Тёмный

SIRTA GANACSIGA. MAXAD U BAHAN TAHAY SIDAD U NOQOTID RUUX GUUL KA GARA GANACSIGA 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@pinkoceanview5130
@pinkoceanview5130 8 месяцев назад
May Allah protect you, sis Wallahi. You are such a gem, and I love this video. Thank you, sweetheart
@Rayaan277
@Rayaan277 8 месяцев назад
Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤
@khadracali334
@khadracali334 8 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 8 месяцев назад
Mashallaah tabaarakallaah Waa Barnaamij cajiiba Barnaamijkani.
@xamdamaxamed743
@xamdamaxamed743 8 месяцев назад
Mahadsanid wll
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 8 месяцев назад
Allahuma baarik❤
@saadiadirie3877
@saadiadirie3877 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤mashaa xamda quruxay waa kusalamay❤❤❤❤❤abaayo mnc❤❤❤❤
@hamdaahmed7222
@hamdaahmed7222 8 месяцев назад
Aniga iyo gabdho badan baa meel an kaa bilabno ayaan❤garalanahay Wlhi
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 месяцев назад
My Sister Hamda is Nice❤🌹🌷⚘️🤲💝😘
@sumayaabdirizakmohamed4144
@sumayaabdirizakmohamed4144 8 месяцев назад
wow mashallh hamda
@Adnahasan58
@Adnahasan58 8 месяцев назад
Wow xamdaay ilahey haku xafido
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 8 месяцев назад
Mahadsanid hamdiyey Lkn baryahan reaction kadhaman laadhy wa uxiisay muqalkan cml 😂
@SemsemAli-v7y
@SemsemAli-v7y 8 месяцев назад
Masha allah fariid 🌹🌹🌹🌹
@Suusaan8890
@Suusaan8890 8 месяцев назад
Xamdi barnamijyada ganacsiga so badi
@fardosahade5470
@fardosahade5470 8 месяцев назад
Mahadsanid abaayo Hamdi guuleeso . Aniga fikiro badan aan haayaa ganacsiga oo waliba jaceel uhaayo oo xiiso kaliya iga aheen oo ilaa yaraanteeydi jeclaaa .lkn nasiib xubo Afrika lee ka shaqeeen karaan balse wali Yurub qorsho kashaqeen karo mahaayo. 😢😢😢😢
@umucubeydabilow3235
@umucubeydabilow3235 8 месяцев назад
Mahadsanid abayo jazakallah
@nasteexoaadankaarshe1107
@nasteexoaadankaarshe1107 8 месяцев назад
Masha alah ❤
@hanadiabdalla8351
@hanadiabdalla8351 8 месяцев назад
Masha Allah xabiibti jazaak Allah kheer❤
@Shacnially
@Shacnially 8 месяцев назад
Mash Allah we are love sister
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 8 месяцев назад
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷I love when you say waxaan amiinzanaya so beautiful sounds amazing ❤❤❤
@nadiacumarcabdalla1528
@nadiacumarcabdalla1528 8 месяцев назад
Masha allaah abaayo shukran jazakallaah ❤ aniga ahan waxan ku fikiroyaa ganacsi inaan bilaabo aniga wax an jeclahay ayaan jiro lkn ninka iqabo marwalbo woxo idhaha dharka dumarka iibi sawabto ah iyaga kala socod leh waxan ad shegeyso lama xiiseeyo ayu dhaha taasna wexe ii kenta inaan dib u dhigto ganacsiga
@Warsansiman1234
@Warsansiman1234 8 месяцев назад
Waxbo dib ha udhigin abyo Dhar dumar asi ku xiran mayo hda kento ee kaliya waxa rabto mayihin wax ay bulshada ubahanyihin Kuna soconayo firi un
@RiyadhMohamud
@RiyadhMohamud 8 месяцев назад
Thanks huno
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 8 месяцев назад
Xamdi wan gaga mahad celinaya inad gabdhaha dhiri galiso wll ani ad ayan u jeclahay ganacsiga iyo inan isku filnansho gadho xoga caqabado jira aya ad igu samixi wayay lkn waxan jeclahay oo an aqan cilanka wali ma bilabin si ganacsi aha lkn ad ayan rajo uga qaba inan ku gulaysan dono malin malmaha kamida
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 8 месяцев назад
Manshaallah keep going xabibti ❤
@dahermouna4298
@dahermouna4298 8 месяцев назад
Tack ❤
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 8 месяцев назад
Abyo inaa kula hadlaa rabaa intee kaa helaaya nh . Muhiim kuu ahy wlle abyo pls 🙏.
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 8 месяцев назад
Xamdi Abayo qamar ka xage kaso gadey plz iso Jwb
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 8 месяцев назад
Abayo hada kuradinaye ar marawaxooy imaaw ban search dhahaye
@markisaltowba5130
@markisaltowba5130 8 месяцев назад
Ascwll xamdi hooyada miyeey dhimatay wll igana raalinoqo
@fardosahade5470
@fardosahade5470 8 месяцев назад
Waxaan dhihi lahaa gabar walbo oo Afrika joogto ka faaideesta waqigiina ku qabta wax walbo rabitaankiina kusaleesanyahay qeebta dhaqaalaha iyo ganacsigaba. Hamigiina iyo hankiina hasareeyo gabdho. Siina faafiya fidiyoowgaan. Sideey daad badan aga faaidaan.
@miraaupdy1985
@miraaupdy1985 8 месяцев назад
Sidaan kula socdo lee abyo wax bdn ayaan kaa faiday wllhi wali commnti kuma so qorin mnta lee😂 qalpigaa kaa jeclhy walshey mcnto❤
@Nastehamohamed0
@Nastehamohamed0 8 месяцев назад
Asc abaayo setihiin dhamaantiin adiga caruurta xaajigii abaayo waxaan haystaa kuras navy blue dahayadee ii galaayo abaayo macaanto
@yuuuuga1
@yuuuuga1 8 месяцев назад
Beige ama cadan abyo Alx waan fcanhy
@najma5685
@najma5685 8 месяцев назад
Asc abyo Aniga waxan hesta 200 boqal waxan rawaa inaa duukan ku furto waxan rawaa inaa gado qudarta waan jacel hay ❤ Iso jawaaab abyo waan ku dawada mar kasta
@Quruxbadan7com
@Quruxbadan7com 8 месяцев назад
At least manta
@XamdaMaxamed-sw4os
@XamdaMaxamed-sw4os 8 месяцев назад
Xamda hooyo ma kuu noola miyaa wlll❤
@miskiomar9481
@miskiomar9481 8 месяцев назад
Xamdieyey Akuma weydiiye horta eedo kuso korise lee sheegta iyo aabaha oo dhinte aawe hooyada maku nacde abyo😢
@nadiacumarcabdalla1528
@nadiacumarcabdalla1528 8 месяцев назад
Abaayo sas ha dhihin ilaali qalbiga walasha🙏 hooyo ubad keeda naceyso majirto
@miskiomar9481
@miskiomar9481 8 месяцев назад
​@@nadiacumarcabdalla1528abyo wxle jiro koley hooyo dhan afkeda masoo qabto ma aqan
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 8 месяцев назад
❤❤👍
@Nastehamohamed0
@Nastehamohamed0 8 месяцев назад
Waxan joogaa nairobi
@munamohamed1078
@munamohamed1078 8 месяцев назад
Abayo aniga wan jeclahay alabaha aad gado isnabkagana wan ku xiranahy lkn man heli kara south africa ayaan jogaye
@yuuuuga1
@yuuuuga1 8 месяцев назад
Qalbi africa ayuuw soo garaa sanadkan alabteyda inshlaaah
@munamohamed1078
@munamohamed1078 8 месяцев назад
Ok mcnto waan isla socondona i.a markay imadan wlhi said ban doqada oga helay aniga❤ horay usoco abayo
@iqrahussein678
@iqrahussein678 8 месяцев назад
Abaayo go ayaasha meeqa ayaa gadaa qali ani waaba kudhibqabaa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 8 месяцев назад
Xamdi2000 waaye snbkeyga Ila soo hadal qalbi
@MohamudSiyad-ff7ro
@MohamudSiyad-ff7ro 8 месяцев назад
Hhhh sab karb qali waxan ahi gabr soomliyed wan jclhi in an saqito lakin aboyo ninkn wada jogno ma jclo in an saqisto waliba waxn ka soo jeda famili waxaba hasanin talo abyo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 8 месяцев назад
Abyo adiga talo fcn sii naftada taas waaye tan aad guul ku gari kartide
@MohamudSiyad-ff7ro
@MohamudSiyad-ff7ro 8 месяцев назад
@@yuuuuga1 sugran dumsi huuno
@nasroabdi3685
@nasroabdi3685 8 месяцев назад
Nayaada umuliso ahy somalia joogta shaqadeydii walimahelin lkn waxey iga heysaa in aan gabdhaha kugudo oo adinka bilaabo pls😂😂
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 8 месяцев назад
Walaley umuliso nimadhadha kushaqesyo .gudhis wax ladoho walagatagay gabdaha hostodha haudawan
@nasroabdi3685
@nasroabdi3685 8 месяцев назад
@@yusramaalim4865 Oo cadaaa😂😂
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 8 месяцев назад
😂😂 wlhy wad iga qoslisay Walaley adi mel furo markay ku surto gasho qli
@hamdamohamed3583
@hamdamohamed3583 8 месяцев назад
Hamdi abyo mahasanid waxan ahay hooyo da,yar hal caruura heesato singal ah oo rabta ineey nolosha wax bdn ka badasho wxn rabaaa inan youtupe kuso biiro wxn ubaahnaa talo fikrad io dhiiga galin intaa baan kaaga baahanhy abyo wan rabi lahaa hadan contest kaa helo si aan kuula hadlo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 8 месяцев назад
004740617832
Далее
The REAL Truth Behind the DVD Logo
01:00
Просмотров 31 млн
Шоколад приходит на Землю.
00:23
Просмотров 166 тыс.
Maaraynta Dakhliga Shaqsiga
13:16
Просмотров 2,8 тыс.
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12