Тёмный

Jooji kalmadaan 👈 ( Noloshaada ayay dhaweecee 🙀 ( Sideen ku Noqdaa Qof…… ??? 

Lajecley Awil
Подписаться 2,5 тыс.
Просмотров 503
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

19 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 10   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil Месяц назад
Asc Dadkaygoow soo dhadhawaada ❤
@FatumoAbdullahi-ln2jz
@FatumoAbdullahi-ln2jz Месяц назад
Lijecleyda isooboqo❤❤
@kalafazii7055
@kalafazii7055 Месяц назад
Maashaa allaah wllshey guuleeso ❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil Месяц назад
mahadsanid apaaayo🥰🥰 soo dhawoow
@kalafazii7055
@kalafazii7055 Месяц назад
@@LajecleyCawil atatatatata Ha yeelin wllka waaye 😅❤️
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil Месяц назад
@@kalafazii7055😂😂😂😂 istaqfurullah walalkeyow so dhawoow 🙈🙈
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka Месяц назад
Soo dhawoow xabiibti ❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil Месяц назад
❤❤
@samiaahmed678
@samiaahmed678 Месяц назад
Masha Allah lajecley noolow abaayo ❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil Месяц назад
Nolosha kuna ciisho inbaay
Далее
Alisha Lehmann joins Juventus Women 🤍🖤
00:16
Просмотров 1,4 млн
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
Просмотров 323 тыс.
5 Gabar ha tusin
11:49
Просмотров 54 тыс.
QOFKA NOOCAN AH HA GUURSAN ( 6 DIGNIIN 😱
17:02
Просмотров 1,6 тыс.
AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫
14:55
Просмотров 9 тыс.
Haka cabsanin dadka sida ay ku arkaan....
10:53