Тёмный

Juquraafiga | mowduuc xiiso leh | dib uhabayntii muquaalkii shalay 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 88 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 365   
@ogaansho
@ogaansho 6 лет назад
macluumaad cusub ayaan ku soo daray waxna waan kabadalay muuqaalkii udambeeyay
@mrabdirahmanibrahim1375
@mrabdirahmanibrahim1375 6 лет назад
thanks dear brother Ogaansho
@farxiyaahmeddamal3871
@farxiyaahmeddamal3871 6 лет назад
OGAANSHO جزاك الله خيرا واحسن جزاء
@najaxinajiinow5390
@najaxinajiinow5390 6 лет назад
OGAANSHO shukran
@manaalofficial772
@manaalofficial772 6 лет назад
OGAANSHO walal mahadsanid dadka darenkoda sidada u ilalisay allaha ku ilaliyo inkastoy ficned juqurafiga dalkena inan wax ka ogano
@habiibmedia2472
@habiibmedia2472 6 лет назад
OGAANSHO mahadsanid in badan waxa tahay mcalin onlineka wax nagu bara hadana wax mushaar ah naga qaadan Abaal-marin janaa ugu macan Allah kugu abaal marsho😎👏
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 лет назад
Waxbdan badan badan ayaan iga baxay #cumar ma aqaan mel aad kunoshahy lkin waxan dareema inatahay qof insaniya oo aad ufur furan 👍
@ahmadooahmadoo2727
@ahmadooahmadoo2727 4 года назад
Mashallah waar murankaa kubatai ubalballaadhiii Aad iyo aad baad umahadsantahayyy wallaal qaaaaliyaaaaaaaaaaaaa
@ibnuhussein5080
@ibnuhussein5080 5 лет назад
Mash alh my favourite channel
@anisadqahmed1419
@anisadqahmed1419 6 лет назад
Thanks wallo guulayso ❤❤
@abdirahmanbashir9113
@abdirahmanbashir9113 6 лет назад
waan ka xumahay waxii shalay kugu dhacay/ku dhacay chanlka wax keeni kara niyad jab kugu yimaada wax aan doneyno maahan midaan. walal waan kaa raali galineeynaa waxii kugu dhacay waliba si 100% ah. ilaahey ha kaa ajar siiyo shaqada aad noo hayso. waana kaaga mahad celineynaa.. #horay_usoco.
@abdiladifnur2465
@abdiladifnur2465 6 лет назад
Man sha allh wa mawduuc an sugayay wll
@xlcy.9437
@xlcy.9437 6 лет назад
Mahadsanid macalin❤️ يا استاد
@yahyamessi4059
@yahyamessi4059 4 года назад
Mashaalh wll Omar Ramadan karim
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 5 лет назад
Masha Allah aqoon badan ayaad haysaa qof waxaanad ku qiimaynaysaa Marka uu Soo qaado wax uu sharxayo inuu uu San ka gudbayn ilaayo you ku fahansiiyo keep going brother
@xurmo4031
@xurmo4031 5 лет назад
Wallaw wan ku tageeraa Masha Allah illahay haku barakeeyo bowe
@butafla4864
@butafla4864 5 лет назад
Omar inshar Wxaan ka codsana in aad nooso gud bisid taarikhda somaliya madaxda soo martay inta eeyihiin Mdaxweynihi ugu horeye iyo raisul wasarihisa iyo madaxweynihi 2aad iyo raisul wasarihiisa ilaaa waqtiga hda lajoogo iyo gobolada wadanka inta eeyihin iyo halkii gobol inta dagmo uu ka koobanyahy Adigoo mhdsan inoosoo gudbi aad iyo aad ayaan ugu baahanahay
@abdifatahosman832
@abdifatahosman832 6 лет назад
Mahadsanid cumar siwacan baaad yeeshay
@suhaib9811
@suhaib9811 6 лет назад
Omer inshaar Go Forward Brother Si Fiican Baanu ULA Soconyaa Barnaamijyadaada
@abdisamadjoe
@abdisamadjoe 6 лет назад
Saaxiib macluumaadka aad nasiisay aad ayaad ugu mahadsantahay.
@cabdibarre2268
@cabdibarre2268 6 лет назад
asc omar inshaar waan ku salaamey sxp waad ku maxasan thy inshaar dhiira gelinta inta badan raaadi waana ku mahasan thy
@bakaraxmed1666
@bakaraxmed1666 5 лет назад
Waa runta wllkyga qaliga ah jazaakallahu kheyr
@kinghajiali8761
@kinghajiali8761 6 лет назад
6minute 50views 16comment 28like❤❤😘 horay usoco wall
@aweysmuqtaar8236
@aweysmuqtaar8236 5 лет назад
Wow
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 года назад
Hada
@ameinahmet365
@ameinahmet365 6 лет назад
Mahadsanid aad ayan ujeclahy juqurafiga
@yusufnurchanal6231
@yusufnurchanal6231 6 лет назад
Masha allah
@saciidcabdirsaaq1848
@saciidcabdirsaaq1848 5 лет назад
aad bad ugu mahadsantahay qaabka soo gudbintada iyo sawirada iyo macluumaatkaaga qiimaha leh aad ban kaga mahad celinaynaa
@mrmaqas1943
@mrmaqas1943 6 лет назад
Shukrn ustd
@mohanad143
@mohanad143 6 лет назад
Nin wx bdn radiya cumar inshar hori u sii soco wlhi chanalkan cidna ima shegin si iskeega ah ayaan ugu helay muqalada lagu so kudbiyo runti inta fikirkaas ila qabta like saar!?
@suhaybhussein9319
@suhaybhussein9319 6 лет назад
mansha.allah.wll illahy cilmiga iyo caqligaba haku kordhiyo wxd kaso.hadasha.wll hormarinta.gancsiga.iyo.sida.gncsiga calamku usocdo iyo.dadka.hormarka kasameeyey mahadsanid
@zubayrjama1823
@zubayrjama1823 6 лет назад
Macalin geographer bano qonaa inshallah dua raba saxabbata iyo channel
@hamzeabdullahi4178
@hamzeabdullahi4178 6 лет назад
Bal wllka waxad ku ka lifteen eega somalidu isku xoog waynaaa war indhaha aad ku diidaysaan maad ku diidan Ethopia iyo kenya
@had1070
@had1070 6 лет назад
asc sxb #cumar_inshar xldaa kwrn iyo cawa baigiba sided thay
@Abdimm7788
@Abdimm7788 6 лет назад
asc ramdan krim mahdsanid omar inshar wllo
@noordinhaji568
@noordinhaji568 6 лет назад
Horey uu soco masha allah
@abdilaahiawil8202
@abdilaahiawil8202 6 лет назад
Haa dee sax sxb yaan lagu waalin siyaasad ha dhex galin
@noordinhaji568
@noordinhaji568 6 лет назад
Masha Allah.... Ilahey qeyer haku siyo walakena cumar inshar
@sirabdiwasachussienilkacas5271
Mahadsanid omer bro
@cabdifitaaxindhayare4456
@cabdifitaaxindhayare4456 5 лет назад
ماشاءالله
@naasirkamalkamal7246
@naasirkamalkamal7246 6 лет назад
Thnkz sxb sare alle haku sharfo
@faatmacismaan8905
@faatmacismaan8905 6 лет назад
Shukran walal
@abdalla9012
@abdalla9012 6 лет назад
Ogaansho wxan kaa rabnaa Juqraafiyo kuwaan oo kale ah MAHADSANID
@mustafamohamed4975
@mustafamohamed4975 6 лет назад
Mahadsanid mudane
@mameromio2922
@mameromio2922 6 лет назад
2second 🦒🦒🦒🦒 barnamijkan markasta waa jeclahay inaa dhagaystooo✅✅✅✅✅
@hassanabdirahman2273
@hassanabdirahman2273 6 лет назад
Mahadsanid wll Geography iyo History aadban u xiseya Thnkz markale bro
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 5 лет назад
Maashaa Allah mahadsanid wllo
@Fodcade-Forever
@Fodcade-Forever 6 лет назад
Mahadsanid ad iyo ad
@abdirahmanmohamed2040
@abdirahmanmohamed2040 5 лет назад
sxb hore usoco wax yaala badan ayaa soomaalida ufaaiideesay
@mahamedfaarax7436
@mahamedfaarax7436 Год назад
Sxp cumar Jazakallah khahyr Aadban utageraa .jannalkaga waayo markasta waxad nala wadaagtaa mawduucyo xasaasiya Aadna aad uga run sheegto jazakallah khayr sxp . Waxan donayay sxp inan suaal kuwaydiiyo xaggee kalaso xiidhidhaav
@aragsanwarsame8883
@aragsanwarsame8883 6 лет назад
Wlh markan arko muqaladada waxan waya kalimad an kugu mahad celiyo rabbi haku Abal mariyo
@husnim.7810
@husnim.7810 6 лет назад
JAZAKALAH KHEYR
@burcotube4213
@burcotube4213 6 лет назад
Mansha alaah zhp Omar inshaar walahay mawduuca waan ka helay
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 6 лет назад
Cumar huno rijaal baa tahay hallaa ka wad dedaalkaaga iyo fikirkaaga wangsan allah haku dharo walaalo. Ramadaan karim hno
@Macalimow48
@Macalimow48 6 лет назад
Dhinaca Geography aad ayaan u jeclahay shukran akhii
@khmarjiboy9477
@khmarjiboy9477 6 лет назад
Mahadsanid wallalky
@user-wk6bc9fw7c
@user-wk6bc9fw7c 6 лет назад
Waan ka helaa channalkan wlh Faido ayaan ku qabaa Qayr allha adin siiyo Halkaa kga haya
@apdiwahaabmxaabzey5885
@apdiwahaabmxaabzey5885 6 лет назад
Chanel aad uqiima badan OGAANSHO maclumaadkii ugu horeeyay channelka ayaan xitaa iska dawada marka wax cusub ay xoogaha raagaan
@ikhlazyouzzif3448
@ikhlazyouzzif3448 6 лет назад
Thanks huno cumar 👍
@c.kariimcumar9659
@c.kariimcumar9659 6 лет назад
Thanks Cumar
@abdullahiahmed7359
@abdullahiahmed7359 6 лет назад
Dambigaaga Allah ha kuu dhaafo
@mohamedsayidhassan4486
@mohamedsayidhassan4486 6 лет назад
Masha allah mahadsanid wll in badan #omar
@DULLA252
@DULLA252 6 лет назад
Wllo noo soo gali badka maamul goboleyda iyo wadamo ay la wenyihiin. Mahadsanid.
@mohakoronto4745
@mohakoronto4745 6 лет назад
Msha allah sxb oomar inshaar wxaa qof qaliya
@hassenfarah8233
@hassenfarah8233 5 лет назад
Mashallah aadbaan u Mahad satay.
@bilalaslam4693
@bilalaslam4693 6 лет назад
Ana mid iigu dar Somalia waa dalka qudha ee izlaama Ee anu ku noolen gaalpa😄
@welovesomaliawanjeclahaywa7883
Masha allah mahad sanid walal macan cumar inshar
@gorgor5149
@gorgor5149 5 лет назад
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sxb
@kozhinbazhir
@kozhinbazhir 6 лет назад
Omar mY ustaad wxan kaa faaidaY wxYar mahan
@zakariyasalaad7884
@zakariyasalaad7884 6 лет назад
Waanku salaamay wll waxaan rapaa taleefan update isku diray sideen u soo celiyaaa sidiisa
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 6 лет назад
Mashallah walal. Wan ka helay barnamijkan. Noo soo bado
@nidaamiyepro9805
@nidaamiyepro9805 6 лет назад
mahadsanid sxb Cumar inshaar
@dhamecumar3816
@dhamecumar3816 6 лет назад
Hor dhicii wad badasheen
@daadirdaadir4264
@daadirdaadir4264 6 лет назад
Masha allah sxpkey
@maxaadtaqaan7286
@maxaadtaqaan7286 5 лет назад
Maran taa anii heer ka gaarta baraha bulshada nala soo xiriir
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 6 лет назад
Mnsha allh zxp horay usoco
@abdikarinyusuf5508
@abdikarinyusuf5508 6 лет назад
Sxp aad bad u mahadsantahay waxan kaala soconaa dalka sudan hore usoco
@uhiilinaftaada69
@uhiilinaftaada69 6 лет назад
8
@BrotherColombo
@BrotherColombo 6 лет назад
Mudane waan ku salaamey waxaan jeclahay inaan ki weydiiyo sideen kaga dhigaa channelkeyga mid leh viewers fara badan
@eng.hassanahmed9823
@eng.hassanahmed9823 6 лет назад
شكرا😚✔
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 6 лет назад
Asc wll Cumar illaaahay hakaa jisaa'i siiyo dedaalka aad ku bixisay faafinta cilmiga
@crisaaqdaahirmaxamuud591
@crisaaqdaahirmaxamuud591 6 лет назад
mansha allaah omer inshar Waxaad inoosoo badisaa juquraafiga
@yahyeabdilaahi7063
@yahyeabdilaahi7063 6 лет назад
Mahd zanid wll omar
@Real_Abbas
@Real_Abbas 6 лет назад
Sxp aad baan ugu xumahahay adoo nala tashanid shalee in aad kanaalkaga ka saartay hadii aadan wax Respect ah noo haynin anagane Un #SUBSCRIBED ayaa diyaar naga ah
@mohamoudfaysal5421
@mohamoudfaysal5421 6 лет назад
thanks you
@mohamedismail2830
@mohamedismail2830 6 лет назад
inta jecel midnimada iyo in qabiilka laga gudbo plz like
@Hadyad1
@Hadyad1 6 лет назад
جزاك اللة خير
@kingfahad8244
@kingfahad8244 6 лет назад
Mahadsanid wll inbadan ka hadal geographic
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 6 лет назад
ilaahay hku dhowro wlalkay omar
@abdikaniegeh5000
@abdikaniegeh5000 6 лет назад
Dhulkuu ilaahay inagu manastay baan ka kibirnay.... ax 😞😞 anuu ree somaliland baan ahay.. waar somalay wlhi maanta hadaan xaasidnimada iska dayn wayno... ilaahy baa ina na haligi sxb cumar waan ku jecelahay ❤️❤️
@abdulahiomar4402
@abdulahiomar4402 6 лет назад
diiwaanka Dalka bal qof ka xumaanaya Gobolka Puntland ee Jamhuriyada Somali da Syria buu ka wayn yahay Bal maxaa kalo Qofkas lagula heshiin karaa ma Shirkad maxaa lala wadaagi karaa War Xanaaqa bilaa micniga ah iska daaya Somaliyey ama waligin GAAJO iyo ARGAGIGIXISO caalamku ha idinku caayo Bal Qof Runta marka loo shego farxaa la arki jiraye qof runta diidaya See Somali du horumar u gaaraysa
@abdikaniegeh5000
@abdikaniegeh5000 6 лет назад
Abdulahi Omar ilaa hada maskaxdayda qaadan wayday walahi...
@BEEKOMSA
@BEEKOMSA 2 года назад
Fadlan soo badi
@beygadaalo7670
@beygadaalo7670 6 лет назад
*Txz u bro*
@kadijalove4769
@kadijalove4769 6 лет назад
Bad biyo macaaan iikooooow wax badan kaa ogaaday thnks bro ❤️
@maxamedcabduqaadirmaxamed6407
@maxamedcabduqaadirmaxamed6407 6 лет назад
mash allh
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 6 лет назад
Hada isku daydo ina dad qanciso waxa huba ina hormar kagareynin barnamijkag marka isku noqo kudhihi lahay 😊😊🤔🤔🤔
@essakadar6424
@essakadar6424 6 лет назад
wll dadko dhan lama raligalin karo lkn dadko dhan qalbiyadoda ciyarta wadkadaynkara mahadsanid
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 лет назад
Waxgarad🖒
@Maanbile
@Maanbile 6 лет назад
nasro hussein Walaalka , si Haddii loo fiiriyo ficilka uu sameeyay waa Raganimo, Adne Fikirkaaga maxuma walaal
@Eng_kadar
@Eng_kadar 6 лет назад
Walal dalka muzampique tariikh ku saabsan adoo mahadsan
@mahdicismaan7517
@mahdicismaan7517 5 лет назад
ogaansho waajuquraafistee
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 лет назад
Horumar wcn sxp wngsn Cumar inshaar
@caligaaseyag5216
@caligaaseyag5216 6 лет назад
Ali Hassan Ahmed gesey Waxa sxb hor usocod wanaagsan
@boonchannel1315
@boonchannel1315 6 лет назад
sxb waad ku MahadsantaHaY Macluumadkan faa'idada leh
@abdilahimohammed5927
@abdilahimohammed5927 6 лет назад
Aale haku daayo
@nadarahmed7418
@nadarahmed7418 5 лет назад
Ax cakuye soomaliyaa wlhi xoolaha ladhaqdo wxlama dhamo qof bini Adam ah oo sidii xolaha oon caqliga lhyn ayaa looladhaqmaa damqashana maleh😭😭😭😭😭
@yayaamaanat8150
@yayaamaanat8150 6 лет назад
Thanks
@DooyMediaNetwork
@DooyMediaNetwork 6 лет назад
جزاك الله
@abdirizakmohamud3792
@abdirizakmohamud3792 6 лет назад
Mahadsanid OGAANSHO
@mohamedguunje8330
@mohamedguunje8330 6 лет назад
thankz bro for your information.
@suhaybdaacad9132
@suhaybdaacad9132 6 лет назад
maansha allah hore usoco wll omar inshar
@MohamedHassan-em9bk
@MohamedHassan-em9bk 6 лет назад
Imikaad tahay qof bulshada soomalida wax u sheegi karra oo dhex dheexda ah
@ahmedalxadaari8578
@ahmedalxadaari8578 6 лет назад
masha allh
Далее
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 9 млн
Farriin | 10ka Ugu Hantida Badan Afrika
11:01
Просмотров 263 тыс.
Afrika | 10ka dal ee ugu dhulka weyn | #OGAANSHO
5:58
Просмотров 242 тыс.