Тёмный

Shirkada SAMSUNG | Guul dhiiri galin leh | qisada hormarka samsung 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 135 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 392   
@عبدالشكورالعباسي
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته عن ابي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال " من قام رمضان إيمانا واحتسابا غفر له ماتقدم من ذنبه " رواه البخاري ومسلم
@ayubomaraden867
@ayubomaraden867 6 лет назад
عبدالشكور العباسي ✔✔✔✔✔✔
@muuqbaahiyesoomaali8269
@muuqbaahiyesoomaali8269 6 лет назад
عبدالشكور العباسي Jazaakallah kheyral jazaa
@ibrahimlixlecikrama6139
@ibrahimlixlecikrama6139 6 лет назад
عبدالشكور العباسي جزاك الله خير جزاء
@djmoha3937
@djmoha3937 6 лет назад
عبدالشكور العباسي
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 6 лет назад
aadba u mahdsantahay inshaarkeena❤️
@zihamiizhmoha2602
@zihamiizhmoha2602 6 лет назад
Ku jacliyaa omar markaad soo jadinaysi dhiiro galinta mahadsanid omar
@khalifahhassan9518
@khalifahhassan9518 6 лет назад
Quruxey Wanku salamay Huno
@zihamiizhmoha2602
@zihamiizhmoha2602 6 лет назад
Wcs
@apdiwahaabmxaabzey5885
@apdiwahaabmxaabzey5885 6 лет назад
Channel aad uqali ah #OGAANSHO runtii wax badan oo dhiiri galin ah ayaan ka faa.iiday hore usocda 👏👏👏
@shantagolahasare3067
@shantagolahasare3067 6 лет назад
Tolow anagu hadaanu somali nahay goorma ayaan halkan iyo meel ka saraysa Gaaridonaa ale ayaanu guul karajaynaynaa
@SomaliGlobal
@SomaliGlobal 6 лет назад
Masha Allah Mahadsanid wll Omner adiga iyo bahda ku xidhan #Ogaansho Salaan Qaaliya ayaanu Hawada idiin soo Marinaynaaa
@abshibarre3254
@abshibarre3254 2 года назад
M . a shp thnkz
@mustafecoddeyproduction891
@mustafecoddeyproduction891 6 лет назад
Xaggah baraha bulshada Ragga wax soo galliya Midka ugu horeeya #Cumar Walliba codkiisa ayaa isaameeya Walaalkeen cumar inshaar Allah waxaan kaaga baryayaa Janadii inuu kugu casuumo Àamiin aamiin Waa bil ramadaane
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro 2 года назад
Ma nooshahy wll
@konan7729
@konan7729 6 лет назад
Masha allah walakey wad ku mahadsanthy mawducyada wanagsan aad inaso gudbiso marwalba horena usoco ayan kuleyahay nolow waliga waxan kalasocda from Hamburg-Germany .
@alijimale3280
@alijimale3280 6 лет назад
sax somaliyey gomeysiga gobanimo ka doorta tahriibka tacab ka doorta ceyrta camal ka doorta qabiil ka qaran ka doorta hurdada horumarin ka doorta shisheeyaha sharaf ka doorta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 xiriga ale qabsada dhamaantiin hana kala tegina macnaha heeskhilaafina واعتصموا بحبل الله جميعا ولا تفرقو
@mohamedjimale8023
@mohamedjimale8023 6 лет назад
Ali jimale Masha Allah sxp 👏👏👏
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 года назад
Waxan noqon millionaire wllkey omarow❤❤
@s.bchannel2489
@s.bchannel2489 6 лет назад
Waa mahdsanhy cumar vedio kan wax badan ayn ka faaiiday masha'all ha kaa ajirsiiyo
@Ahmvdov
@Ahmvdov 6 лет назад
Aad ayaad u Mahadsantahay Macalin Omer Inshar Barnaamijyada Noocane noosoo badi Insha AlH
@cabdiyarestudio1111
@cabdiyarestudio1111 6 лет назад
QOFKA DAWAN DOONA 2019 LAKE ISAR INSHA ALLAH
@talentedpeople783
@talentedpeople783 3 года назад
2021 dawanaya
@qadijomacalin8974
@qadijomacalin8974 Год назад
2022 daawanayaa
@MohamedEid-np9uu
@MohamedEid-np9uu Год назад
2023 baan dawanaya walahi
@maryammukhtar5207
@maryammukhtar5207 Год назад
@@MohamedEid-np9uu same nahay
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b Год назад
2023 daawanayaa sxb
@anisoburleeg8989
@anisoburleeg8989 6 лет назад
mahadsanid waa mowduucyada agu wanaagsan oo aad soobandhigto kuwa noocaana fadlan noosoobadi
@khaledosman4024
@khaledosman4024 6 лет назад
saxiib cumar aad baakuracsanahey waxaan jeclahey inaa hormarkaado bro madaxa guul cadawgada hoos ilove you barnamijkaga
@libanbashirwarsame3063
@libanbashirwarsame3063 6 лет назад
Tnxd bro omar aad baan kaaga mahadnaqaayaa waxaad noo soo gudbisay
@Muwaxid10
@Muwaxid10 6 лет назад
Asc omar insha alah wan ku salamey wll tan ramadan karim walalaha musliminta meel walbo aad ka joogtan calamka oganshi wan u xisey wlh chanalkayga omarow alle haku barakeyo wll
@luqmaanladane40
@luqmaanladane40 6 лет назад
Dhiiri galin maaha ee waa Dhiirrigalin. Hab qoraalka ina ka sax walaal. Mahadsanid in badan.
@kayteofficial8445
@kayteofficial8445 6 лет назад
Runtii wax badan baan ka faa'iiday wana dhiiri gelin, jazakallahu khyr sxb.
@jimcaaleshacraawi6700
@jimcaaleshacraawi6700 6 лет назад
Mcha Allah runtii wax loo baahan yahy dad dalkooda iyo dadkoodaba sida dad kaas oo kale tukaankii maanta waa shirkadaa arlada haysta horumarka dhabta ahi waakaa ku dayasho ayuu mudan yahy
@Real_Abbas
@Real_Abbas 6 лет назад
SOMSOM 2020 Somalia ayaa laga soo saari donaa insha'allah 🇸🇴💪
@baahimaahi8787
@baahimaahi8787 6 лет назад
😂😂😂😂😂😊riyo malmeed
@abdulkadirgacal3267
@abdulkadirgacal3267 6 лет назад
Horay u soco dadaal waad gaari 👏👏👏👏👏👏
@khadiijaqani3680
@khadiijaqani3680 5 лет назад
😂😂😂😂😂
@cabeeydaahir
@cabeeydaahir 6 лет назад
💻💻📱
@farxiyaahmeddamal3871
@farxiyaahmeddamal3871 6 лет назад
SetGroups Hhhhhh
@aliakfilms4894
@aliakfilms4894 6 лет назад
Hh waxay dee hhhh
@KhaalidKaamil1
@KhaalidKaamil1 6 лет назад
0
@Soo_koobida_filmada
@Soo_koobida_filmada 4 года назад
Adke
@SIR_MOHAMED77
@SIR_MOHAMED77 6 лет назад
cilmiga allaah ha kuu siyaadiyo
@hahabsaamin4236
@hahabsaamin4236 6 лет назад
Aad iyo aad waxan anigu ka dawaday muqalka Samsung Glaxy s8+. Samsung horumar weyn ayay ka gareen Teknolojiyada casriga. Wad ku mahadsantahay sxb muqalkan quruxda bdan e ad nala wadagtay #Ogaansho our chanel
@osaamasharif1657
@osaamasharif1657 6 лет назад
Mahadsanid Omar WE LOVE OGAANSHO
@omarabdirahim2146
@omarabdirahim2146 5 лет назад
JAZAAKA LAAAH CUMAR KHEER ALAHA HAKA SIIYO WAA NA DHIIRAGELISAY
@abdihakinjamadaar3727
@abdihakinjamadaar3727 6 лет назад
mnsha allah Cajib Aakhi WCS 💚❤️🖤🧡💙💛💟
@acmprincess5605
@acmprincess5605 6 лет назад
Ilhy wuxu ku siyey aqoon cod macan ad dadka kusoo jidato msha allah ilhy hku barakeyo wll
@abubakarmubarak1244
@abubakarmubarak1244 6 лет назад
Wad mahadsantahay omar inshar insha alah somalia aniga soo saari shirkada caalamka ugusareeya
@abdullahimuhudin435
@abdullahimuhudin435 6 лет назад
Mahadsanid walalkey omar inshar
@saidabdulahiabshir9458
@saidabdulahiabshir9458 6 лет назад
Manshalaaah Omar insher channel kaaga you tube aaad buuu u faaido badan yahay
@yousofothman638
@yousofothman638 6 лет назад
maasha allh chanalka waan idin mahadcelineynaa balanteenu wa iskaaashi hor mar leh
@iamsomali5842
@iamsomali5842 6 лет назад
cilmi badan ayaan ka faaiday alla haku dhowro
@keedyare3852
@keedyare3852 4 года назад
Masha allah all a haku xafido wll qaali ah
@alhadafboon351
@alhadafboon351 6 лет назад
Masha Allah wllky cumar Waanu kaa faaidnay in badan allaha ku ciseeyo
@assad1015
@assad1015 6 лет назад
Masha allh wll aad iyo aad ayaan u xiiseeyaa channelkan wax badanna waan kaa faa'iidne hore u soco LPH
@mohametbashe8550
@mohametbashe8550 6 лет назад
Saaxib omar illahay darti ayaan ku jeclay
@hhh1490
@hhh1490 6 лет назад
Mashlh wallky omar waa mawduuc aad u qiimo badan Horay usoco hormarkaagu waa hormarkeena
@siinshiinfiin678
@siinshiinfiin678 6 лет назад
Mansha allah walal insha allah kuwo Wax soo Kordhiya alle haynaga dhigo
@samanbadansidihoyadedmcn6157
@samanbadansidihoyadedmcn6157 6 лет назад
Jasakallah kher walal Omar
@abdiamericoameriko9435
@abdiamericoameriko9435 6 лет назад
Dhiiri geliye waayn ayaa tahay sxb mahadsanid
@SomGaming77
@SomGaming77 6 лет назад
Woow waxaas ayaa i anfaca zhp omar waad guulaysatay dhanka rajadaada
@bukharifarah1931
@bukharifarah1931 6 лет назад
Mansha allaah hore usoco omar wax bulshda anfaha usoo gudbisaa horu mr wacan
@abdifatahmohamed4401
@abdifatahmohamed4401 5 лет назад
cumar zxp wxd kow ka tahay dadka soomaaliyeed ee ugu faaiidada badan RU-vid
@farhanyare6382
@farhanyare6382 6 лет назад
Mahadsanid ogaansho
@ahmedfarah3232
@ahmedfarah3232 6 лет назад
Shukran walal Omar
@m.a.a2454
@m.a.a2454 6 лет назад
Jazakillahu khyr walaal .
@sulthanilkacazeh2451
@sulthanilkacazeh2451 6 лет назад
shukran wll
@hamdafaisal2244
@hamdafaisal2244 6 лет назад
Masha allh omar inshar go forward wllo
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 6 лет назад
Masha allah walal khayr alle ha ku siiyo.
@amiirsaadaq8618
@amiirsaadaq8618 6 лет назад
Waa runtaa SAMSUNG'S baan kadawanaayaa video Gan. ❤
@mohamedadam1276
@mohamedadam1276 6 лет назад
Dhalinta Kuxeran #Ogaansho iyo daawashadooda muuqaalada dhiira galinta leh ee Omar Inshar wexe idareensiineesa in dhalinteena tahay kuwo soojeedo o dhagahooda uduleelaan talo bixinta iyo dhiira galinta taaso rajeenayo in tobonaanka sano e soosocda wax ween iskabadali doono dhalinta soomaaliyeed.
@jaka_toorkachannel4555
@jaka_toorkachannel4555 6 лет назад
Zxp omar wxaan kuu rajeenyaa Hor mar iyo guul sida samsung
@yahyeabdi629
@yahyeabdi629 6 лет назад
Ogaanzho idin jecelnay idinkuna xidhanay guulaysta
@caadan93
@caadan93 6 лет назад
Daal iyo dhidid gadaashii xaqiiq waaye sxb allow my barakey
@ilyaascabdullaahi7730
@ilyaascabdullaahi7730 6 лет назад
Masha Allah abaalkaga waxaan kugudno ma naqaano ugaas alle haku dhowro
@sheekhmustafaofficialchann5978
barak allah Ogansho channel
@moha2channel736
@moha2channel736 6 лет назад
Thanks Omar Video gan hada wxan ka dawanaya ( Sumsang J7 prime )
@mohamedcolombia6725
@mohamedcolombia6725 6 лет назад
mncha allah caqliga alle ku Barake zhp omar
@abdulahijama4066
@abdulahijama4066 6 лет назад
Horu usoco hadaaba guul joogtaye
@abazali5788
@abazali5788 6 лет назад
Omar sxb waxaa fiican inad muqaalka kubilowdid salanta kahor intadan shegin mawduuca
@kabtanhaaw9800
@kabtanhaaw9800 6 лет назад
Abaz Ali oo maxey Dhib leedahay
@ahmedhassanhussein6985
@ahmedhassanhussein6985 6 лет назад
Mar walba cumar asc ayuu ku bilaabi jiray ee maanta ha u qaban macalinkeena. Mahadsanid
@abazali5788
@abazali5788 6 лет назад
Ahmedbashi channel adiga horay uma dawan jirin aan filaa
@askachannel1892
@askachannel1892 6 лет назад
Abaz Ali masha allah
@CARABTAAKOWSTUDIO
@CARABTAAKOWSTUDIO 6 лет назад
Ahmed hassan hussein Was was the way I can i the next day I am on your day and you are free and I am gonna is a shift for that the house and the shift is in a good way for you and I will get paid to pay you for your account and you have a plan and you can work with your dad to work for you to pay me back and pay for you to work on it thanks bye 👋🏽
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 лет назад
ramadaan kariim ogaansho waxaad kasoo hadashaan dadka soomalida ama muslimiinta ah ee horumarka iyo guulaha gaadhay halka aad kolba gaal la imtixaamayo nagu waaninaysaan in aan isku damaqno lkn barnaamijku waa heer caalami waana mahad santihiin
@abshirjama986
@abshirjama986 6 лет назад
Mahadsanid libaaax
@abdulkadirmohammad6909
@abdulkadirmohammad6909 6 лет назад
Masha allah waad mahadsantahay sxb
@anashassanabdulle975
@anashassanabdulle975 6 лет назад
masha allh Omar waa cashar kuwayn qofwalba oo hormardoona. horay usoco wll
@zakariamohamoud4852
@zakariamohamoud4852 6 лет назад
Alle haku asturo waxaoobaahan yhy inaynu sidaa oo kale uxizaab tano zoomaliyeey
@amalizaxaji5046
@amalizaxaji5046 6 лет назад
shukran wall
@ahmedalxadaari8578
@ahmedalxadaari8578 6 лет назад
thankz my bro
@ismailhindi2953
@ismailhindi2953 5 лет назад
alle haku sharfo omar inshaar
@firstnotsecond4572
@firstnotsecond4572 5 лет назад
Alla ha ku barakeyo wll Omar inshar 👍🙏💛
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 5 лет назад
waa arin muhiim ah macalin cumar inshaar
@dayaxchnnleyt9374
@dayaxchnnleyt9374 3 года назад
Shukran
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 6 лет назад
Xal caynkeeya ayan u heli karna horumarna ugu keeni karnaa dalkan bur bur zameeyey haday thy qoraal ama muqaal
@shafkadahir6751
@shafkadahir6751 6 лет назад
sax saaxiip allahaa Ku barakeeyo
@calixasanxaaji2338
@calixasanxaaji2338 6 лет назад
shukran ustad
@yoolahsoftwereborama808
@yoolahsoftwereborama808 6 лет назад
Omar sxb waxaa mooda in mowduucyadada yaraaden faido iyo waxkalena hoos u dhigtay cidkaagana aad isku badalay oo sidii hore fasex u aheen fadlan adeegso codbahiyi hore aan kugu naqiinay saana wax ka badal
@bashiirsamawade2307
@bashiirsamawade2307 6 лет назад
Wa runtaada sxb iminkadaan waxaan kadaawanayaa muuqalkan shirkada SAMSUNG
@husseinabdillahi2473
@husseinabdillahi2473 6 лет назад
mahadsanid omaar
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 3 года назад
thnks Alot Ogaansho
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 6 лет назад
Adduunku waa tageen ummada soomaaliyeed goormey yeelanaayaan wax soosaar oo ay katagi doonaan qabyaalad kursi kudirir xaasidnimo iyo aflagaado waana waxey horumar ugaari waayeen arimahaan
@kaykeylonk6712
@kaykeylonk6712 6 лет назад
Omar mahadsanid💯💯💯💯💯
@ladanxasan4041
@ladanxasan4041 6 лет назад
Masha AllAh Ilaahay ha ka jasaa i siiyo
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 6 лет назад
Cid iga hooresa ma jirto Manta wana FaraxsanahY pLz Like hA ila dhafin hadad qof Ficn tHy ❤️❤️❤️❤️❤️
@farxiyaahmeddamal3871
@farxiyaahmeddamal3871 6 лет назад
Curadka Mama Malyuun Liketu mxay ku tarysa waayhe
@yaafa1096
@yaafa1096 6 лет назад
Somaliland Ball hhhhghg
@monaaadan2611
@monaaadan2611 5 лет назад
masha allah
@MohamedMaow-mz4ew
@MohamedMaow-mz4ew 5 месяцев назад
Masha allaahu cumar
@dufeeydaqare6976
@dufeeydaqare6976 6 лет назад
Asc sxb maalmahan cashiradki kowkabadi kale sida Mars iyo isbadalka dabelaha away ogansho?
@ahmadomar8781
@ahmadomar8781 6 лет назад
Ustaad Omar inshsr Ilaaheey Kuwa kula mid Ka ah Hanoo badsho
@kayzehusein8378
@kayzehusein8378 6 лет назад
Wad mahad santahy zxp Runti wax badaN ayu iga badaley ogaansho
@samowadetube3704
@samowadetube3704 6 лет назад
Mch- Allah cumer ishar
@c.kariimcumar9659
@c.kariimcumar9659 6 лет назад
Jasakalahu khayr sxb Omar
@hadafkeyga7786
@hadafkeyga7786 6 лет назад
Tnx brother omar
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 6 лет назад
Masha Allah caawa anigaa ugu horeeya asxbta Ramadan kariim dhamantiin
@makariimfamily8111
@makariimfamily8111 6 лет назад
Thanks bro sida aad no dhiiri galisay wll qaaliya #omer #inshar
@layaabkadunida8014
@layaabkadunida8014 6 лет назад
Waad mahadsantahay wll siwad barnaamijyada sidanoo kala
@abdimohammed5599
@abdimohammed5599 6 лет назад
ramadan kariim sxb cumar
@bestieb6144
@bestieb6144 6 лет назад
Masha allh qofka ugu horeeye
@habiibahussein415
@habiibahussein415 6 лет назад
Thanks Brother noolow
@bashiirsheikhabdullahicuma7101
Mahadsanid
@deekabdillahi4825
@deekabdillahi4825 6 лет назад
da.dal laguma guldaresto thaxxx pro
@Amirwaye12
@Amirwaye12 6 лет назад
Thanks Omar/Ogaansho❤
@axmedrast4626
@axmedrast4626 6 лет назад
Qof wax lagafaaido manta waa yar yahy Masha Allah
Далее
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,5 млн