Тёмный

KA ADKOW NAFTAADA// AQOONSO AWOODAADA👈 

Lajecley Awil
Подписаться 3,4 тыс.
Просмотров 1,3 тыс.
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
Asc Dadkaygow isku soo labad wanaagsan ❤❤❤
@MaxamadYarisow-u7j
@MaxamadYarisow-u7j 4 месяца назад
Masha Allah hbo mcn❤
@maxamedilko9601
@maxamedilko9601 Месяц назад
❤❤❤❤
@faysageeenyo110
@faysageeenyo110 3 месяца назад
Mahd sani my queen
@anabali5298
@anabali5298 9 месяцев назад
❤Masha allah alaha ku xafido amin amin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
Allahuma ameen dhamanteena xabiibti
@maxamedilko9601
@maxamedilko9601 22 дня назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 9 месяцев назад
MashaAllah
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
Soo dhawoow qaali ❤❤
@IdmanBeerdoon-c1o
@IdmanBeerdoon-c1o Месяц назад
Taqwada halagu dadaalo
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil Месяц назад
😍🙏
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 месяцев назад
Masha alllllah gabadh caqli badan nolow❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 5 месяцев назад
Mahadsanid apaayo farxad igu inolow ❤️❤️
@axmedsalal330
@axmedsalal330 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 9 месяцев назад
Masha Allah 🥰
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
🥰🥰🥰
@nastehojamal9054
@nastehojamal9054 9 месяцев назад
Asc mashaAllah inte kalasoxiriirikaraa abaayo adomahadsan.😊
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
Wcs wr wb qaali Email kan igalasoo xiriir Lajecleycawil@gmail.com
@AxlamImaan
@AxlamImaan 6 месяцев назад
Sharaf iyo cisi ayad ledahay abaayo allihi mud abuuray aqli wuu ku dhamaystiray allaha ka abaal mariyo dadawyaw sidayda nafsaniya ayad daawaysay kafurtay cadawga nafta
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 5 месяцев назад
Allah Haku barakeeyo apaayo macaan ❤️❤️🥰
@axmedsalal330
@axmedsalal330 9 месяцев назад
La jecley talo ayaan kaa rabaa gabar ayaan jeclahay way i xumaysaa markaan go aan.ka qaato.way isku ooyisaa maxaan.sameeyaa.waana.jeclahay
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
Asc Ahmed Bro Talo waa tii ILLAHAY lkn waxa jiro waxan awood ulenahay oo an xakamen karno sida dareenkena iyo nafteenaba Jacayl la tuugo jacayl ma ahan Jacaylka sidisaba waa dareen labada dhinac ah oo la iskusoo celiyo hadii uusan qofka kusoo celinaynin dareenka aad siisay oo aadna ogaato adiga ayaa noqonaayo midka naftisa dulmiyay gabadha hadii aysan ku ixtiramaynin kuma jeclo ee naftada ha udulminin qof aan ku ixtiramaynin waxad heli kartaa gabar ka wanagsan oo kuso celiso dareenka aad siisay 🥰🙏👈
@CanabXuseen-l4n
@CanabXuseen-l4n 4 месяца назад
Asc abaayo talo ayaan karaba wil ayaan jecelhy lkm isga a dareensiyo inuu ijecelyhg markii weydiyo wuxu idhaha wn ku bahany kaliya hadana kama dareemo mida kle wax yabo iweydiya isga un aan ka goaalnyo ena rux kle ka ogaal markii isku dhacno aniga unbaa raadiya eee isga ima raadiyo markii soo noqdo wax ku farax San iska dhiga sirihisa wuu iga qariya sida telkisa wllo ila tali Ana waxa is dhaha wuu ku jecel yhy hadana wal wal ayaan daremya 😢
@maxamedilko9601
@maxamedilko9601 22 дня назад
❤❤❤❤❤
Далее
Sideen ku Joojin kara Maseerka? ( Qodobo muhiim ah )
19:30
Учёные из Тринидад и Тобаго
00:23
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
Naftaada Ka Adkow || Control your self
19:16
Просмотров 6 тыс.
Qofka JECESHAHAY 6 daan Calamadood ka fiiri.....
13:29
Просмотров 2,5 тыс.
እቲ ቀቢጸዮ ነበርኩ ፍቅሪ
22:31
Просмотров 26 тыс.
Sameey 8 Caado oo badal Noloshaada ( Guusha Nafta... )
17:56
WALWALKA iyo ISLAHADALKA, ANXIETY and DEPRESSION PART2
16:01
Ka Fagow 9 Caado 😫 ( Kalsoonida Nafa.)
15:40
Учёные из Тринидад и Тобаго
00:23