Тёмный

Qofka JECESHAHAY 6 daan Calamadood ka fiiri..... 

Lajecley Awil
Подписаться 2,7 тыс.
Просмотров 1,4 тыс.
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

1 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 27 дней назад
Waa runtaa
@falismohamed-yb2wg
@falismohamed-yb2wg 27 дней назад
🫠🫠🫠👍👍👍👍👍
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 27 дней назад
Lajecleeydena❤❤❤
@Kowsar15
@Kowsar15 27 дней назад
aad iyo aad abaayo💯
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 27 дней назад
❤❤❤
@shukri846
@shukri846 27 дней назад
Sax 😢
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 27 дней назад
@@shukri846 🥰🥰🥰
@channelkeenamaanta4673
@channelkeenamaanta4673 27 дней назад
Ila 2007ki ku aqanay saan jaceyl oga hadlaysaa 😂😂
@samiaahmed678
@samiaahmed678 28 дней назад
Asc lajecley horey u Socon apaayo ❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 28 дней назад
Mahadsanid qaali ❤❤😊
@Isracabdirashiidahmed
@Isracabdirashiidahmed 25 дней назад
Abayo please 🙏 wax ban kula wadagi rabaye xage kala so xirira qliyey 🥺
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 23 дня назад
Apaayo fb igaso qabo facebook.com/lajecley.cawilrani
@user-ml8ld1kl6b
@user-ml8ld1kl6b 27 дней назад
Shaydaamad yaheey dadka diinta inay isla bartaan bey ubaahan yihiin kal tag shaydaan bes baa ka dambeeyo, maxaa udihi weeday 6 calaamadood oo guurkaada ubaahan yahay diin barasho ama xaqqa lakugu lee yahay inaa baratid
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 27 дней назад
Ilma yar baa tehee orodooo seexo huuno
@user-ml8ld1kl6b
@user-ml8ld1kl6b 27 дней назад
@@AwoodaHadalka labo xaasas iyo xoolo buu ilaahay ii barakeeyay ii sheeg walaal masuuliyada aad heesid adi. Gabadhaan waan yara dageestay oo wax badan aan usabray xaasaskayga bey sheegtay. Dad ka wee toobad keenaan oo wee is badalaan markaa naxriista runta Waa sabarka iyo inaa ilaahay xasuusisid dad ka kuu dhow Hadaan maqli lahaa qoftaan mar hore baa furi lahaa midh lkn ilaahay baa xaalada badalow oo isagaa ulaabtay alx
@user-ml8ld1kl6b
@user-ml8ld1kl6b 27 дней назад
@@AwoodaHadalka is weedii intaada cid walba waani ka qaadan, imisa ayado quran iyo hadith bey soo qaadeen ? Imisa culumo bey soo magac sheegeen?
@falismohamed-yb2wg
@falismohamed-yb2wg 27 дней назад
😂😂😂😂👍👍🫶🫶
Далее
AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫
14:55
Просмотров 9 тыс.
QOFKA NOOCAN AH HA GUURSAN ( 6 DIGNIIN 😱
17:02
Просмотров 1,7 тыс.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 8 тыс.
WAQTIYADA AY QASABKA TAHAY INAA ISKAGA TAGTID👈
16:39
7 CAADO OO BADALAAYO NOLOSHADA..
19:54
Просмотров 773