Тёмный

KAAF IYO KALA DHEERI PART 21 FULL HD 2019 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 1,1 млн
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,4 тыс.   
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 лет назад
Salaan Sharaf iskusoo Noqod Wanaagsan Asxaabeey Caawa Waxaan idinka Codsanayaa inaad Youtubkan Shidaan Subscribe Siiya pls Soo Booqo Horta LINK RIIX ru-vid.com/show-UCRUjqIQ5yq68ggNAw_bcq4g?fbclid=IwAR0v7PE5gchz7tyR91RoflnSb1h3SKAXGCcXG129jMgDl-_ox45jaiS_Llg
@dekamohamed3987
@dekamohamed3987 5 лет назад
Abukar Mahdi waa mhdsnthy abukar mahdi 🙏 Mida kle waa ku fuliyay codsigaada waku saary subscribe RU-vid codsugada maaa diidi karnaa
@qalbisimansaafi4073
@qalbisimansaafi4073 5 лет назад
Insha allh pro tnx
@AbdallaReal
@AbdallaReal 5 лет назад
Waaa diyaar mudane codsigaada in la tix galiyo by mariyuna official
@sweetheartinaadem8436
@sweetheartinaadem8436 5 лет назад
WAAN saaray codsigaaga aqbal
@Mudan-
@Mudan- 5 лет назад
Abukaar mahdii siidaa noo shaaraftay oo nogu shaqaaynasiid mahaad saniid yutoub kiin wan usaray
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 5 лет назад
Team mamo Feynuus sheekh dahir like dhac iga sii 👌👆👆😘😘❤️🥰
@sadiamohamed5068
@sadiamohamed5068 5 лет назад
M.a mama faynuus qof nool iga dheh team ilhaan
@kingqeys3940
@kingqeys3940 5 лет назад
Team abukAr mahadi Cawa waa arooskeyga igu soo hampalyeya like please
@safiaomarhasan5107
@safiaomarhasan5107 5 лет назад
Hambalyo walal guurkada guur qeyr qabo allah kaga dhigo
@kingqeys3940
@kingqeys3940 5 лет назад
@@safiaomarhasan5107 ameeen Wll qali
@suhuurabdala7923
@suhuurabdala7923 5 лет назад
Hambalyo Ging
@kingqeys3940
@kingqeys3940 5 лет назад
@@suhuurabdala7923 thnkz wll suhuur
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 5 лет назад
King qeys congrats but maxaa meesha ku dhex dhigey dee get ready la dardaaran hooyana hadii dhowr saacadood war lagaa waayo in wax jiraan daal ugu yaryahay
@loloabd1308
@loloabd1308 5 лет назад
Ani ahaan marizaa la xanaaqsnhy 😭😭
@bislesahardiid2205
@bislesahardiid2205 5 лет назад
Fayruus Edo adag ku soco ku soco
@ramlamuhamed8501
@ramlamuhamed8501 5 лет назад
Mamma Feynuus qatar waaye walaahi
@faadumofeysalcawil6361
@faadumofeysalcawil6361 5 лет назад
Kkkkk feynuus ka helaa se u jileyso atatatat ku te like dhac igu sii intii ka heshay❤👍
@qalbinuura1738
@qalbinuura1738 5 лет назад
Wllhi mama feynuus waan ubaqaayay armaa loogu imaada ayaan islahaa kkkkkkkk
@xamdixaji8977
@xamdixaji8977 5 лет назад
Wallahi caawa faynus aaba naga farxisay caadi mahan lkn week 2maalin maad noga dhigtaan
@cabaasmohamedcabdi7488
@cabaasmohamedcabdi7488 5 лет назад
wll adigo cafimad qabo hda dawanesid allah cafimad kuu siyadiyo like ha iga xasdim😭😭😭
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Wllky subscribe igu caawi plz
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz abayo
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Cabaas Mohamed Cabdi kuusarey like wll subcuribe iggu caawi
@dhageysiquraan6340
@dhageysiquraan6340 5 лет назад
Cabaas ku saray pls subscribe isar
@shekoofficial
@shekoofficial 5 лет назад
@@najahqurxinta9230 xppti subcrebe iku caawi abayo
@shuceybadam
@shuceybadam 5 лет назад
Faynuus shaqo weyn baqatay inta faynuus taagersan like ta waaa dhankiina thanks all.
@cabdulaahiisxaqguudow5449
@cabdulaahiisxaqguudow5449 5 лет назад
shuceyb adam feynuus gud
@reo9475
@reo9475 5 лет назад
shuceyb adam Shaqo caalami ah waliba 😂😂😂😂😂😂😂😂
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 5 лет назад
I love faynus iallahay cimriiga haa u dheereyo cafimad allaah siiyo
@beerlulainahassan1744
@beerlulainahassan1744 5 лет назад
😂😂Faynuus sifcan ayay u gashay 😂
@shuceybadam
@shuceybadam 5 лет назад
@@reo9475 faynus Romeo wadnaha bay gosay
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 5 лет назад
Wll muraad kasta oo aad leedahay alle hkuu fududeeyo like saar ❤❤
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
Murti iyo Madadaalo walal isaar subcribe adoo mahadsan
@nafisamohamed7726
@nafisamohamed7726 5 лет назад
Ku wastay like du lacala idin dhashay like kulaha tuugsi bay ku jiran uuf ciil maxa iga haya
@zamiirabiib1921
@zamiirabiib1921 5 лет назад
, ,& Xt
@yonishassan4256
@yonishassan4256 5 лет назад
Bosska flilm ku waa Faynus inti tager sani like yany nala dhaafin 😂😄
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
yonis hassan walal isaar subcribe adoo mahadsan
@zamiirabiib1921
@zamiirabiib1921 5 лет назад
@@dalnurisoofficial2416 z
@zamiirabiib1921
@zamiirabiib1921 5 лет назад
shhsu
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 лет назад
Tageero wayan wlipa🥰❤
@mulkinuura8120
@mulkinuura8120 5 лет назад
Aarsigi ilhaan inta ila sugaysy liketa 💗 ❤wll
@abdimalikadaani1838
@abdimalikadaani1838 5 лет назад
Ilhaan meeqan sugaaye saan
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 5 лет назад
Qebta arsiga Maa suugii karo ilhan hadey kabaxeysa waxii so maray
@wowwow8431
@wowwow8431 5 лет назад
Aniga aya kugu racsan feynus viva
@mulkinuura8120
@mulkinuura8120 5 лет назад
Fayrus shaqo wngzn bay qabaty
@sahrosiciid6391
@sahrosiciid6391 5 лет назад
inta u xiistay oo sugeyday waxan ilhey ka baryaaa inuuu noo danbi dhaafo aduun iyo aqiraba muradkada ilaheey haku sahlo oo macsi laheyn amiin amiin ☝☝plz likme
@dahriinaelmi5208
@dahriinaelmi5208 5 лет назад
Amiin amiin
@ramlaruun2553
@ramlaruun2553 5 лет назад
Aaamin yaa rabi
@aaminan7255
@aaminan7255 5 лет назад
Ilaahay haynoo dambi dhaafo aamiin
@gabadhafarxadajecel1530
@gabadhafarxadajecel1530 5 лет назад
Amin
@mohammedabdulkadir4663
@mohammedabdulkadir4663 5 лет назад
Sahro dawo amiin amiin amiin ya rabi
@yahyesudeysi3005
@yahyesudeysi3005 5 лет назад
Wll hada jaceshahy farxada hooyoyinka like isaar
@shugraanhassan5519
@shugraanhassan5519 5 лет назад
Horta re kaf I kala dheri wan nisalamy tlbad wad naga laragteen tuwayda man sugukrilhaa wlhi awa uun arkay 09 :7 2019
@lindhalifestyle9952
@lindhalifestyle9952 5 лет назад
@ali abdulaahi hassan subscribe isaar wll plz
@lindhalifestyle9952
@lindhalifestyle9952 5 лет назад
@@shugraanhassan5519 subscribe isaar wll plz
@kaafiyagacal6041
@kaafiyagacal6041 5 лет назад
yahye Sudeysi
@cabduqadiryusuf9562
@cabduqadiryusuf9562 4 года назад
I
@osmanmahad6625
@osmanmahad6625 5 лет назад
filmkan hadaaney feynus sh.dahir ku jiri lahyn flop🤷🏼‍♂️ buu noqonlahaa yaa igu raacsan👍👆
@haniymohammed28
@haniymohammed28 5 лет назад
Kkkkkk naag nool walhi
@magolabdulle5811
@magolabdulle5811 5 лет назад
Super Waye feynuus
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
Osman Mahad walal isaar subcribe adoo mahadsan
@sundussaafi1363
@sundussaafi1363 5 лет назад
Kkkkkkk
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
@@haniymohammed28 wll subscribe isaar please
@drriimh4709
@drriimh4709 5 лет назад
Kaalay soomaali weyn Ani somali ma ihi Miyaa waligey like leyma Sarine please lik Shere subscribe isoo dhaweya Wan ku cusbahay youtop
@monajama8260
@monajama8260 5 лет назад
745321748472535000
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 лет назад
Ku naax huuno Kugu kasbenee🤣😂
@raliamohamed5220
@raliamohamed5220 5 лет назад
Aamiin
@raliamohamed5220
@raliamohamed5220 5 лет назад
AH KAAF IYO K A LA DHEERI 22
@raliamohamed5220
@raliamohamed5220 5 лет назад
@@monajama8260 V
@fatimazahraa2180
@fatimazahraa2180 5 лет назад
Team ilhaan xarago like dhac igu siiya plz
@ahmedgeedi5326
@ahmedgeedi5326 5 лет назад
like mahan shumis aan kugu daraa waliba
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 5 лет назад
Aniga xitaa Ilhan I can wait intey arsanayso
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 5 лет назад
sheekada xiiso xanbaarsan wacdaro ayaa soo socda sugaynaa munye iyo minyarada iyo marisa caday qabo ninka marisa hakaa caraanee waxaas ka qaraaxo ah😁😁😁😁✋👍❣🌹
@beerlulainahassan1744
@beerlulainahassan1744 5 лет назад
Fatima zahraa part 22 1 week kabid miya abyo
@kadijaali3597
@kadijaali3597 5 лет назад
Adna like ii saar waa kuu saare
@nastehoibraahim1685
@nastehoibraahim1685 5 лет назад
Www faynuus wlhi shaqo wngsn bey qabaty Romiyow hakugu tagnato dulufow 😁😁😁 Team ilhaam plz like dhaac iku sii
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
Nasteho Bintu Ibraahim walal isaar subcribe adoo mahadsan
@wgthuggishikhddcadawi5525
@wgthuggishikhddcadawi5525 3 года назад
Jag har inte varit 7th in i duschen för mig är det dags att gå till post haha 😂 jag 🙋 det 3 jag 🙋 🕒 jag 8 jag är 9th and the first day of school is going to be a 🕔 year in the summer of duty 2 the. Jag har inte varit 7th in. Det finns 🕒 🕓 2nd year in New 🕓 2nd 🕓 21st 🕓 and a 87 of the day after that a little more than the first time ⌚ and then the next time ⌚ was in her room for the first time ⌚ and then click you to play a game of duty 2 zombies you will see the a variety in the WOODS that will be make up it in will last night 🌃 in.... Jag 8 is the best place in the daytime to near you a little girl 🕓 you have been working with you for a while now 50 you will have 50 of to make 50 a great day 🕔
@mohammedomar1048
@mohammedomar1048 2 года назад
Nooo
@maymungujis2204
@maymungujis2204 5 лет назад
Caawa farxada aduunka tem xarago guusha noo soo dhaw romiyow guul daradisa inta ku Farxasan farta taga
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
Maymun Gujis walal isaar subcribe adoo mahadsan
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 5 лет назад
ilhaan guul ayaa ku dambeyso insha Allah inta tageerto like isaara👌👌👍👈
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 лет назад
Wll ado rali ah subscribe iso dheh shugran
@ishafilms9730
@ishafilms9730 5 лет назад
Team ilhaan plz let her win this time hope next Friday we want story go forward time ilhaan to play her part let Romeo bad days starts 💪🏼💪🏼😁
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
Isha Mohamed walal isaar subcribe adoo mahadsan
@mohamadnorelmi2426
@mohamadnorelmi2426 5 лет назад
Asxaabta inta Ilhaan tageero u ah Like igu sharfa🤙🤙
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 5 лет назад
munyo waa arsatay
@mohamadnorelmi2426
@mohamadnorelmi2426 5 лет назад
@@beelobeeladaydi3154 hhhhh caafi ma ahan 22 aya ka daran abaayo
@AdnaChannel
@AdnaChannel 5 лет назад
Walee saan usugaayi 👍👍
@gayaalkoo736
@gayaalkoo736 5 лет назад
Adnadayda jeclahay
@halimaqaali1040
@halimaqaali1040 5 лет назад
Adna wala wada sugaye abyo
@boqorad.dheymanluul838
@boqorad.dheymanluul838 5 лет назад
adna wa ku slamay xbbti waan wada sygeynay qebtn we naga so dahday
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 лет назад
Adna cdey ahaa
@najma112
@najma112 5 лет назад
Adnadey waa ku salmy
@subeyrsuldaanmohamed5162
@subeyrsuldaanmohamed5162 5 лет назад
Caawa kaaf iyo kaladheeri xiiso badannaa asxaabay waxa xiisaynaya like saara please
@sharafabdi2015
@sharafabdi2015 5 лет назад
Nimanka dibada jira shaah bas maa quraac looga dhigaa 😂😂😂 aar qurbo joogaaaa
@subeyrsuldaanmohamed5162
@subeyrsuldaanmohamed5162 5 лет назад
Shaax caano leh shukukulaato rooti layskumariyaa iskushaandhaynta hadaa iskudarto Shax aakaboodaysa sharafay
@Samaanjecel
@Samaanjecel 5 лет назад
Sax xidaa waan kusoo ceshdtay
@dhigowabdi1658
@dhigowabdi1658 5 лет назад
Sharaf Abdi sxb adiga xitaaa hadaad timaado don’t worry shaaxa ayaa uga dhigeesa quraac sxb
@kalsoonkalsoon8327
@kalsoonkalsoon8327 5 лет назад
subeyr saalax
@farhiyadiamond4821
@farhiyadiamond4821 5 лет назад
Mama faynuus shaqo fican ayay qabatay 👍👍👍👍👍👍👍ilhaan guusheedi way soo dhawatay waxn sugnaba 👏👏👏 team ilhaan ismuujiya 👍👍
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 лет назад
Kkkkkkkkkkk
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 лет назад
Shaaqa qaran wale
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
@@aishahabib7823 abaayo subscribe isaar please
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
Fariiha degan abaayo subscribe isaar please
@farhiyadiamond4821
@farhiyadiamond4821 5 лет назад
Sacduush cooking Channel Waan kuusaray qli😘
@AhmedAli-we2ti
@AhmedAli-we2ti 5 лет назад
rasuulka ku saliya
@sadiyasadiyo786
@sadiyasadiyo786 5 лет назад
Kkkkkkkkkk walahi feynus wanoshaqeysay hadan nahay tagerada ilhan xarago tankis edo mcn nistexo iyo romiyo yaidingaray
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
Sadiya Sadiyo walal isaar subcribe adoo mahadsan
@calixasan257
@calixasan257 5 лет назад
kkk
@farhiadaganchannel3201
@farhiadaganchannel3201 5 лет назад
😹😹😹😹😹 caadi ma ahan feynuus sfcn u shaqesaty
@fadumpsheikh5925
@fadumpsheikh5925 5 лет назад
Ala saas usugaayay somaliyeey waligay mahelin 10 like isaara waladay
@kingyaya9507
@kingyaya9507 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@DaganjiikoouioiInamaxamed
@DaganjiikoouioiInamaxamed 5 лет назад
Waaaaaw waaaaw masha allah feynuuuus waa kabaxsatay waad iga farxisay ilhaan ayaad garab siisay waa
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
Fadump Sheikh walal isaar subcribe adoo mahadsan
@Boqran.official89
@Boqran.official89 5 лет назад
Ilahaan xarrago cidii tagerto plz like I sara
@zuhuurachannel6350
@zuhuurachannel6350 5 лет назад
aayatiin xbbt qaali subscribe igu w
@wardaa7186
@wardaa7186 5 лет назад
Kkkkk
@zahrasaid439
@zahrasaid439 5 лет назад
@@zuhuurachannel6350 kkjjj
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 лет назад
Mi
@kassimabdimohame4381
@kassimabdimohame4381 5 лет назад
Jimcada dambo cafimad anku dawano Allha nagrsiyo😭🤲🏾
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 5 лет назад
Aamiin yaa rabi
@umumuctasimcookingumumucta8400
Amiin ya alah
@sumadqaran
@sumadqaran 5 лет назад
Filmkaan dhoowr jeer ayaan dad ka maqlay hal week baan ku daawan baan idhi waxay Dadka bilo dhan lasoo socdeen . Kk noolashii baan ka dhacay caruurtii baan iska ilaaway xataa waxaan gaadhay anigoo baby yaroo 2 bil jiro saq badhkii markaan nuujinayo inaan daawado Odaygii Oo i ag hurdo🤣🤣🤣 idinkana dhoowr bilood baad soo daawaneeyseen
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 5 лет назад
Sumad qaran hhhhhhhh ilaa iyo watigii uu biloowdey waan daawanayey jimce walba you tube baan dhex wareegaa ilaa laga soo daayo. waa filim cajiib ah aad baan uga helay dhan walba waa kaalay iska arag
@Layla6793
@Layla6793 5 лет назад
Jumca Mubarak to you all ku saliya Rasuulkeenii Suubanaa SCW SCW SCW
@ikraaam1202
@ikraaam1202 5 лет назад
sidaan usugaaayeyleee kaaf io kala dheeri bun cml iiqabatay❤😂wxan sugaapa waa Romio nasteexa fooziyo iyo ilhaan wxa kala qabsada time illhan xarago like👎
@raaxoxasanjimcale1488
@raaxoxasanjimcale1488 5 лет назад
Waw
@sucaadodheyman3411
@sucaadodheyman3411 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣💪
@احسنعبداللهيوسف
@@raaxoxasanjimcale1488 jecliya romiyoow iin saanlogalo
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@Anhaar official Wan kusaray adna isar
@ugbaadcabdi6457
@ugbaadcabdi6457 5 лет назад
asc
@khadarmohamoud9135
@khadarmohamoud9135 5 лет назад
Weriye axmed xasan cawke alle hawnaxariisto qabrigana haw nuuriyo aamiiiiin aaamiiiin Waa aas aasaha fikirkan KAAF IYO KALA DHEERI 😭😭😭😭😭
@ikraaam1202
@ikraaam1202 5 лет назад
May wll Axmed xassan cowke ma ahan waaa Axmed daahir cawil oolooyaqaanay cawil daahir dib uxasuuso mhdsanid wll
@khadarmohamoud9135
@khadarmohamoud9135 5 лет назад
@Anhaar official Kuu saaray wll
@حليمهمحمد-ط8ص
@حليمهمحمد-ط8ص 5 лет назад
Aaamiin aamiin
@abdikhafur1055
@abdikhafur1055 5 лет назад
Aamiin
@mohamedshucayb3475
@mohamedshucayb3475 5 лет назад
Amiin amiin
@diamonddaib5153
@diamonddaib5153 5 лет назад
Romea waa Abaalkaaa waliba in lagu xidho ayaan sugaynayaaa Team ilhan xarago and faynuus 💪💪💪
@monajama8260
@monajama8260 5 лет назад
Nocaka kalewagan ud nagurumatayamata
@monajama8260
@monajama8260 5 лет назад
363748218901657900
@caaliyacudoonabdulahiabdi2002
@caaliyacudoonabdulahiabdi2002 5 лет назад
@@monajama8260 eese6 ,
@IfrahIbrahi
@IfrahIbrahi 5 лет назад
Team Ilhan we win wlhi✊ thank you mamo feynus🗣🗣🗣🗣
@shekoofficial
@shekoofficial 5 лет назад
ifrish Ali xppti quruxey subcrebe iku caawi abayo❤❤
@IfrahIbrahi
@IfrahIbrahi 5 лет назад
Hye abayo
@faisalfuad1313
@faisalfuad1313 5 лет назад
HooYo McN inta ixtaarmkeda ka Adag Like Farta kusoo Tag illhay HoYooyinka walalhayga musliminta cimrigooda Dheere Amiin 🙏👑❤
@ridwaomarridwaomar8621
@ridwaomarridwaomar8621 5 лет назад
Amiin😍😍
@lindhalifestyle9952
@lindhalifestyle9952 5 лет назад
@Anhaar official subscribe isaar wll plz
@lindhalifestyle9952
@lindhalifestyle9952 5 лет назад
@@ridwaomarridwaomar8621 subscribe isaar wll plz
@abdurrazzaq7441
@abdurrazzaq7441 5 лет назад
soqor alx hoyada hade ku noshahay hade dhimatana allah unaxristo.so qor hada jeceshahay neh like saar wll mhdsnd
@princessahlaam3669
@princessahlaam3669 5 лет назад
Abdur Razzaq alxm rppi ha idhfo
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Abdur Razzaq wll subcuribe iisaar
@hamdiahmed5682
@hamdiahmed5682 5 лет назад
Alx alx allaha idaayo
@nabaadlayloon3385
@nabaadlayloon3385 5 лет назад
Alx
@hiboabdala4908
@hiboabdala4908 5 лет назад
Allaha u naxariisto hoyo mcn
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 5 лет назад
Kow kow inti 6 bisha ay kufogeyd ksidaydo kale like dhac si faynus inta tagersan subscrib dhuc kusii🤣🤣🤣
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Degan sidii Ayeeyded kuusarey like subcuribe xabiibti
@mssmroumahofficial4350
@mssmroumahofficial4350 5 лет назад
Mama faynuus shaqo wacane qabatay kkkkkkkk Romeo jabkisa inta ku faraxsan like subscribe dhac dhac ngu si
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 5 лет назад
Cawa wan xanunsanaya ee iso duceya in allh icafiyo walalahayga somaliyed cafis iyo masamax dhamantinba 😭🙏
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 лет назад
Illhy hku cafiyo abyo
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 лет назад
Ilahey ha ku cafiyo xbbti xamday
@maxamedshariifascgaraadka8838
@maxamedshariifascgaraadka8838 4 года назад
allaha,kucaafiyo
@shanwiilojamiilo3535
@shanwiilojamiilo3535 5 лет назад
Hhhhhhhhh Ala jecliyaa Maamo Feynuuz meel iga saar romiyoo iyo inta la shakheysa u hiili Ilhaan Mac hhhhhhh I like it jabka romio
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 5 лет назад
shanwiilo.jamiilo i soo.booqo subscribe ii saar
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
@@maarifacollege-kenya1264 wll subscribe isar Anku saree
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 5 лет назад
@@SacduushcookingChannel wan kuu saaray adigane ii saar
@qosoliyoqaraaxo3155
@qosoliyoqaraaxo3155 5 лет назад
Kusali Rasuulki Scw scw caawa waa jimce
@farhiyafiskaabdiabdifiskaf4485
Scw
@ifisnafiso6594
@ifisnafiso6594 5 лет назад
Mudugwaaaaaasw
@burcosomaliland4158
@burcosomaliland4158 5 лет назад
Thank you fs
@abdihakiimomar4958
@abdihakiimomar4958 5 лет назад
Scw
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
Scw
@Qezah-b7t
@Qezah-b7t 5 лет назад
inta sugaysay notifications ka kaaf iyo kala dheri sidaydoo kle like dhac igusiiya tuugsi casriyeysan 😘😘😘😘
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Balqiza beellah kuusarey like xabiibti subcuribe iggu caawi
@goletv523
@goletv523 5 лет назад
Fadlan wala SUBSCRIBE like it's my chanal usaar walakyal
@zuhuurachannel6350
@zuhuurachannel6350 5 лет назад
balqiisa sharafeey subscribe igu caawi
@zuhuurachannel6350
@zuhuurachannel6350 5 лет назад
@@goletv523 wllkey subscribe igu caawi alle dartiis
@goletv523
@goletv523 5 лет назад
SUBSCRIBE iisaar anigana
@luckys.2287
@luckys.2287 5 лет назад
Yesssssssssss👍Ilhaan garab fiicanbay heshay maanta👏👏👏👏 Romeo waykuu dhamaatay. Marisa iyo Ilhaanba way guulaysanayaan💪💪💪💪 Edo Faynuus wallee waa geesiyad❤
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 лет назад
Qali dumar subscribe iso dheh shugran
@hiboqarbuush7551
@hiboqarbuush7551 4 года назад
1234567890$
@SaedSaed-nm4fx
@SaedSaed-nm4fx 5 лет назад
Feynuus wax fcn ayaa qabatay waad xiran tahay roomiyoo istiyaari jimcada dambe hhhhhh
@nashaadofficial170
@nashaadofficial170 5 лет назад
mamadaaan oo muunye xaskisa weyn eh inay saa id uqurux badantahy yaa ila arky
@ramlahussein8850
@ramlahussein8850 5 лет назад
Nashaad Bashiir Cali ani kula arky❤❤🤐
@ridwaanmohamedridwaanridwa112
@ridwaanmohamedridwaanridwa112 5 лет назад
Mamada haaa saaid waliba labis udheer
@nashaadofficial170
@nashaadofficial170 5 лет назад
@Anhaar official ok walal wan kuso saraya mgcn waya miya chanlkda
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 5 лет назад
iyadoo yar hadaa arki lahayd waadba la cajabi lahayd marisa ,maasha allah
@marwoladiyalibanxaskisamax3490
Waa somali iyo talyaani iska dhala ma qurux ku yar masha allah maarisa kaarbone
@nasteexocali6436
@nasteexocali6436 5 лет назад
Yaaaaa ila arkey gabadha minyarada ee muunyo iney jileyso qeybta dharka xayeysiiska
@mumtaazcfalifaarax8061
@mumtaazcfalifaarax8061 5 лет назад
Yes dharka ayada gado oo xayeysiiso
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 5 лет назад
tuug kawana,kuhelay,roomiyow
@dhigowabdi1658
@dhigowabdi1658 5 лет назад
Caadi maaha ilikd yarta
@nimcofaarax5066
@nimcofaarax5066 5 лет назад
Aniga kkkk
@kiinibraahimhaaji950
@kiinibraahimhaaji950 5 лет назад
Aniga
@baarkaliinka7962
@baarkaliinka7962 5 лет назад
Muunye cawa inu shumis ka dhargay hada ila aragtay like i Saar😂😂😂😂😂😂😂
@zuhuurachannel6350
@zuhuurachannel6350 5 лет назад
baarka liin sharafeey subscribe igu caawi
@baarkaliinka7962
@baarkaliinka7962 5 лет назад
@@zuhuurachannel6350 wa ku saray sis
@adenosman5768
@adenosman5768 5 лет назад
@@zuhuurachannel6350 hhhhhhhhhh
@hamdihenna2051
@hamdihenna2051 5 лет назад
@@zuhuurachannel6350 subscribe ku sarey adna isaar wll
@hamdihenna2051
@hamdihenna2051 5 лет назад
@@baarkaliinka7962 subscribe ku sarey adna isaar wll
@omarsscnl
@omarsscnl 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walaahi romeo eedo feynuus baa heshey omg waa laadarad sax ah eedo feynuus waaaaaaw war liketa iigu booba
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 лет назад
Aboowe omar subscribe igu cawih
@omarsscnl
@omarsscnl 5 лет назад
@@ayaninabeautycooking1687 waa kuu saarey
@dayartacusubdayarta5321
@dayartacusubdayarta5321 5 лет назад
Inta masejkega Aragta cimri dher iyo cafimad idin rajeyna 😀plz subscribe my chanel thnkz All
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 5 лет назад
hakasarto,marisa waaheyse,weyse,waalagu haynaa
@AbdallaReal
@AbdallaReal 5 лет назад
Plz subscribe isar wll
@ambiyahassan1946
@ambiyahassan1946 5 лет назад
Aamin wankusaray
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@@ambiyahassan1946 Wan kusaray adna isar
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@@AbdallaReal Wan kusaray adna isar
@marwokafiaayan5659
@marwokafiaayan5659 5 лет назад
I mean I wait so longtemps this films I miss so muchs is very gread
@sochedorg5775
@sochedorg5775 5 лет назад
Abukar Mahdi waa In muunye La Karbaasha oo Caruurtiisa Lagu dabaa, Next Round Waxaan Sugnaa Maarisa In Jabkiisa ka shaqeyso
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 лет назад
Wll subscribe iso dheh shugran
@khadaryare4229
@khadaryare4229 3 года назад
@@ayaninabeautycooking1687 qqqqqqqqqqqqqqqqqqqq
@naftauroon3919
@naftauroon3919 5 лет назад
Team ilhaan like ❤
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 лет назад
Intii u Xiistey Flimka Like Isku Muuji 😂😂😂😂😂
@bahjoismael3130
@bahjoismael3130 5 лет назад
Somali American 🤣🤣🤣🤣
@luulakadir8048
@luulakadir8048 5 лет назад
Abukar mahadi ina ader mar kale hanagu kala goyn 😂😂😂😂
@gdhfgsgf7515
@gdhfgsgf7515 5 лет назад
Haa waan uxisnay walhi guul ilhaan
@reo9475
@reo9475 5 лет назад
Marisa! Hell hath no fury like a woman scorned, no one is angrier than a woman who has been rejected in love. Go get your grove back Marisa!😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@miskiosman1118
@miskiosman1118 5 лет назад
Mpq0GHSU HSO
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 5 лет назад
Thank you feynuus such a great job!! Haha he deserved him to get stolen from
@HAMARISTUDIO
@HAMARISTUDIO 5 лет назад
Kkk roomiyow godkaaga biyaa Kuugu soo galay mama feynuusna waa shaqeysatay
@maxamedmahraawi1626
@maxamedmahraawi1626 5 лет назад
aaaaway ruwaayadii 22
@yasminali74
@yasminali74 5 лет назад
Nasteexo iyo Romeo Godkiina aya biyo idinku soo galay🤣🤣🤣 iLhaan Xaqada Dhacso Qaali❤💯🤣🤣🤣🤣Mama Faynuus ILove You Shaqo fican aya no qabatay hada nahay Team iLhan❤❤🤣🤣
@ahmeddaahir8377
@ahmeddaahir8377 5 лет назад
My dhiigeyga pls in aan ku la soxariiro ayan rawaa walhi abayo
@yasminali74
@yasminali74 5 лет назад
@@ahmeddaahir8377 Fb igala so hadal
@ahmeddaahir8377
@ahmeddaahir8377 5 лет назад
@@yasminali74 daahir Hasan igu qoran abayo
@ahmeddaahir8377
@ahmeddaahir8377 5 лет назад
+27676972141 abayo iga sobaq pls
@idhilahmed569
@idhilahmed569 5 лет назад
????
@zainabsalat7155
@zainabsalat7155 5 лет назад
Qofkasto oo ilaahey swt garsiiyo maalinta isniinta ha sooma hal sano dambi dhaaf weeyo
@aasiacadeey6495
@aasiacadeey6495 5 лет назад
Wa Sax wll khyr allaha kusiiyo
@umuilyaasmedia5684
@umuilyaasmedia5684 5 лет назад
@@aasiacadeey6495 subscribe isaar walal
@nehaalnour7783
@nehaalnour7783 5 лет назад
maalintaaas maxay ku adan tahy walll
@mandeeqabdi6985
@mandeeqabdi6985 5 лет назад
Insha Allah abaayo waan sooma wa kumahad santahay xasuuusintada
@xubixarago4090
@xubixarago4090 5 лет назад
Jazaka laahu khaYr
@romanticpoywofficial6479
@romanticpoywofficial6479 5 лет назад
maamo feynuus meshe ka jirto wax noola ka jiro keep going maami 😍😋
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 лет назад
Wll subscribe iso dheh shugran
@hiboaadan8240
@hiboaadan8240 5 лет назад
Mamaa feynuus yes
@hiboaadan8240
@hiboaadan8240 5 лет назад
This
@sagalsagal852
@sagalsagal852 5 лет назад
Wlhi faynuus sheikh dahir qoof nool waye iskadhaf hadeba Romeo siriq u dhigtey ya 👍😂😂😂👌 wax harsan maba jiran mama faynuus cupka adunka halasiyo 🏆🏅🥇
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 лет назад
kkkkkkkok
@aminoahmed4446
@aminoahmed4446 5 лет назад
Team of ilhan like saar team of romeo unlike saar
@nimaofficial2966
@nimaofficial2966 5 лет назад
Plz plz abubakar qaybta 22 noso daya filmka meel qatar ah ayu maraya plz sodaya
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
mahira khan walal isaar subcribe adoo mahadsan
@caafimaadkoriyeofficial9140
@caafimaadkoriyeofficial9140 5 лет назад
Ugu dambayn waykan 😀 Anna cid like isiinysaa ma jirtaa😅
@hamdimohamedmuhumad5466
@hamdimohamedmuhumad5466 5 лет назад
Naagaha ingiliska wali waa dambeyan qolofkiii sagashameyadi ay wataan kkkkkk
@caafimaadkoriyeofficial9140
@caafimaadkoriyeofficial9140 5 лет назад
@@hamdimohamedmuhumad5466 😂😂😂😂😂😂😂😂
@caafimaadkoriyeofficial9140
@caafimaadkoriyeofficial9140 5 лет назад
@Anhaar official hore ayaan kuugu saaray❤❤❤❤
@hadiilchocola
@hadiilchocola 5 лет назад
Cwa faynuuus beerkay i caseesay 😅😅🤣🤣🤣😅😅🤣🤣
@umasacadiyo975
@umasacadiyo975 5 лет назад
Wlhi aniga xitaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
Hadiil Chocola walal isaar subcribe adoo mahafsan
@sakariyeabdirisak8005
@sakariyeabdirisak8005 5 лет назад
Faynuus Sheekh daahir HAAYADA DIB U HESHIISIINTA 😁 GALMADUG BAA U BAAHAN FAYNUUS AGENCY 🤣🤣
@abdirizakic7464
@abdirizakic7464 5 лет назад
Feynus sh dahid best action ayad samesay cawa love you a lot 👏👏👏
@fardowsamohamedhirsi5188
@fardowsamohamedhirsi5188 5 лет назад
Abdirizaq Ic i I'm
@beerlula1047
@beerlula1047 5 лет назад
I am the first maxaa inabdan sugaye inta ani cml eheed liketa ❤️🙏🤗😁
@dhageysiquraan6340
@dhageysiquraan6340 5 лет назад
Like diyar subscribe isaar pls
@beerlula1047
@beerlula1047 5 лет назад
dhageysi quraan Waa kuu saaray wll
@beerlula1047
@beerlula1047 5 лет назад
Sacdiyo Diyo 😁😂
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 5 лет назад
abay waa dhacdaa marisa
@somalibio6269
@somalibio6269 5 лет назад
Inta u xiistay kaaf iyo kala dheeri like iisara❤️
@muadmohamed3113
@muadmohamed3113 5 лет назад
Kkkkkkkkkk
@yusrasusu9951
@yusrasusu9951 5 лет назад
Inta jecel jabka Romeo like qac igu siiya😂😂😂
@123R-n1i
@123R-n1i 5 лет назад
Romiyow si wacan ba lo galay 😂😂 Feynus na shaqo wacan ayey qabatay Wlhi iga qoslisay duqda
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 лет назад
Samidey subscribe iso dheh shugran
@indhadeeqaabdi326
@indhadeeqaabdi326 5 лет назад
Doqon markuu warka dhamaado ayee dhahee codkaa duubanaa ku celi yaahuu 😏😏😏
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 лет назад
Sharafey subscribe iso dheh shugran
@indhadeeqaabdi326
@indhadeeqaabdi326 5 лет назад
@@ayaninabeautycooking1687 waad ii saaranthay ee adna iisaar wlshey
@fartuuncali8061
@fartuuncali8061 5 лет назад
Nagtan munye qabo wa nag fudud🤣🤣🤣
@riyabella2323
@riyabella2323 5 лет назад
Meeshan waxa iga cadaadey nin haduu naag helo ilmo waxba kama galin
@ahmedhassanhusein419
@ahmedhassanhusein419 5 лет назад
waa la ilaawaa dheh
@princessfadoum4621
@princessfadoum4621 5 лет назад
Wlhi duq feenus cdi mhn Wey kabsarensa flmka ❤❤ Allha nkaadyo maamo 🤩
@fardowsamohamedhirsi5188
@fardowsamohamedhirsi5188 5 лет назад
princess Fadoum on
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 5 лет назад
War duq ha dhihin sota wax walba maskax uadeganeysa mashaallh
@fowsiyacookingfood3058
@fowsiyacookingfood3058 5 лет назад
Allah ciil badnaa feynuus waxeey aheeyd ineey jiifato oo ducumintiga caaga qashinka banaanka ku soo ridato, roomiyoow uu tartiib wadnaha istaago
@leyloabdullaahiahmed3729
@leyloabdullaahiahmed3729 5 лет назад
Ayadu kudhagilaha markas lkn hada majadonikaro
@fowsiyacookingfood3058
@fowsiyacookingfood3058 5 лет назад
ma fahmi laheeyn hada waa qaf xanuun, hadeey warqadaha kaliyah ka baxsan laheeyd galka guriga na eey too toosin laheeyd
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 лет назад
Faynuus shaqo fiican bay qabaty👏👏👏❤
@asmiitaabdik9869
@asmiitaabdik9869 5 лет назад
Caawa waanba ilawsanaa iminka uunbaan arkay soo noqod wanaagsan bahda kaaf iyo kala dheeri
@fadumohusein7480
@fadumohusein7480 5 лет назад
Waad iQoslisay mamaa faaynus inlagaa horyimado mawadakacab saan
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 5 лет назад
intii sideydoo kale u xiistey kaaf iyo kaladheeri like dhac igu sii week wuxuu igala badnaa sanad hhhhhhlol
@updihafidfaarx3802
@updihafidfaarx3802 5 лет назад
Qofkii ugu horeye manta 😂
@fatmasharif5726
@fatmasharif5726 5 лет назад
Ar like ta yaa liga baqileen pls isaar intii ila sugayeen kaafi kaali dheeri 😜😜
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
Safaa shariff abaayo subscribe isaar please
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
@@fatmasharif5726 abaayo subscribe isaar please
@englaamoos2862
@englaamoos2862 5 лет назад
"Gacantaada hadee dhuub-dhuub gasho laguma soo dhufto tartiib-tartiib baa loosoo baxshaa" Feynuus Shiiq Dahir Allow Garaadka kuu Daa
@haphza5055
@haphza5055 5 лет назад
SaaN usuGaaye WaaN delay Yaaaila miD ah
@faysalabdi
@faysalabdi 5 лет назад
Aniga
@fadumoaj2428
@fadumoaj2428 5 лет назад
Qofkii kowad ani ayaa ah😂😂😂 like waa xageena
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Fadumo AJ kuusarey like subcuribe iggu caawi xabiibti
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Fadumo AJ subcuribe iisaar xabiibti
@fadumoaj2428
@fadumoaj2428 5 лет назад
@@najahqurxinta9230 ok
@raaliyocadeey5605
@raaliyocadeey5605 5 лет назад
Alla cawa san u farxay le wlh faynuus sheekh dahir waliged eeba wax kle ehed🤣😂😂😂😂 ruwaydi hablayahow hadma guursan baa so xasuusty wlh😂😂😂😂😍😍😍😍
@ifisnafiso6594
@ifisnafiso6594 5 лет назад
kkkkkkkk jecliyaah jabkiinw
@dalnurisoofficial2416
@dalnurisoofficial2416 5 лет назад
raaqiya cadeey walal isaar subcribe adoo mahadsan
@ismailhassan1494
@ismailhassan1494 5 лет назад
Hadii aad xaaska Muniye kaheshay Like 👍👍👍 dhac kaga si
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
Ismail Hassan wll subscribe isar please
@nasirezmahnasirm3456
@nasirezmahnasirm3456 5 лет назад
Minyarada aad u qurxon
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
@@nasirezmahnasirm3456 wll subscribe isar please
@katradawla5717
@katradawla5717 5 лет назад
Yaa ku heysto muunyo iyo minyarada 🤣🤣🤣♥️♥️
@64yearsago59
@64yearsago59 5 лет назад
Ma adigaa minyaro ah .necbiyaa minyarada ilaahay minyaro nagama dhigo
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 5 лет назад
oob gabdha cunuga sidata waxay isoo casuusisay heesta ayeyaday iiqadi jirtay ********* hoyoo maxaa waydo uwalan hoyoo maxaa ku wareerinhaya hoyoo ha waayin wardheere aabo hoyoo hawayin waxsiiso hoyo ❤❤❤❤❤ allow ayeeyaday inte noshahay cizi iyo sharaf hde dhimtna.janada abaal.uga dhig yaa rab 🥰🥰👌❤
@princessamina9363
@princessamina9363 5 лет назад
Anoo xaamila maxa San igu gashay kulahaa adigaba ilhaan oo cuuryan eh Oo ku aaamintay aa qiyaamtay Nabsi iga dheh
@aishashire6815
@aishashire6815 5 лет назад
Xadow waa lagaa xadi mac roomiyow adi maa iskleh marka saas uxanaqeysid tatatatata
@fartuunabdullahi468
@fartuunabdullahi468 5 лет назад
Like isaara inta iga dambeysa please 🙏🙏🙏
@dhageysiquraan6340
@dhageysiquraan6340 5 лет назад
Wan kaa danbayay like wan ku saray pls subscribe isar
@zuhuurachannel6350
@zuhuurachannel6350 5 лет назад
fartuun subscribe igu caawi alle dartiis
@faadumomatan8199
@faadumomatan8199 5 лет назад
Inta rabigooda caabudo like ii saara ❤️
@abdulahiyarisow3564
@abdulahiyarisow3564 5 лет назад
Mama faynus WA gacan gashay Eedo nool waye Waxa ika si daran timo Wayne romantic kalay iska arag 😂😂
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 лет назад
Aboowe subscribe iso dheh shugran
@nimoabdi2730
@nimoabdi2730 5 лет назад
hhhhhhhhh maama feynus shaqo fican eey qabatay maalmahi wacna weey soosocdan tem ilhan
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
Nimco abdi
@zureer5014
@zureer5014 5 лет назад
Naxdintii zaptiDii HorE ku iLow zaptidaN😁#like izar hadaDu xiiztaY...filimka 😂❤wn iDiN jeclaHaY❤ cafiMad ku waara😍
@لولوقاعيو
@لولوقاعيو 5 лет назад
xaqii baa soo daahirey
@لولوقاعيو
@لولوقاعيو 5 лет назад
alla feya nuusa inteey alaabta qaadeyasey waaradiyAn ahaa nadin badanaa neefa iga soo fuqDey markeeya irida ka dhamaatey
@zureer5014
@zureer5014 5 лет назад
@@لولوقاعيو qudHaYdu wn kula zocdaYe
@inaahmed8909
@inaahmed8909 5 лет назад
6mint ayee talaa intaan dad ah quraansho miyaa imtee ka soo dateen waa yabay ani mugooo😂😂😂
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 лет назад
Taarigada policeka ya arkay war armaa laydinku qabsada🤣
Далее
KAAF IYO KALA DHEERI PART 22 FULL HD 2019
1:16:37
Просмотров 945 тыс.
Офицер, я всё объясню
01:00
Просмотров 4,1 млн
FATAL CHASE 😳 😳
00:19
Просмотров 1,5 млн
KAAF IYO KALA DHEERI PART 30 FULL HD 2019
1:16:04
Просмотров 815 тыс.
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay. Part 2
23:50
Просмотров 515 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 23 FULL HD 2019
1:01:11
Просмотров 889 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 28 FULL HD 2019
1:16:47
Просмотров 844 тыс.
SHORT FILM - AJAKIS IYO MASEER MAXAA KALA HEYSTA? -
27:20
Офицер, я всё объясню
01:00
Просмотров 4,1 млн