Тёмный

KAAF IYO KALA DHEERI PART 30 FULL HD 2019 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 816 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Видеоклипы

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,9 тыс.   
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 4 года назад
Asxaabeey Codsigiina Wan Tixgiliyaa Bal Anigana Codsigeyga Qiimeeya Oo Booqda Subscrabe Dhaha Link Waad Ka Heli Doontiin Anigaa idinka Huba ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-tO8qShJqSwk.html
@happyofficiall
@happyofficiall 4 года назад
ru-vid.com/show-UCjLwElkm9VM6nerV3gMt-FA Anigane ii gu dara please Somaliyey
@raaqiyasalbatooyo6109
@raaqiyasalbatooyo6109 4 года назад
mhdsnidiin team kaaf iyo kala dheeri
@ifrahmohamedabdulle3018
@ifrahmohamedabdulle3018 4 года назад
Ok Wlllehen Mahadsanid 🙏🙏🙏🙏🙏
@ramlaabdikariim2844
@ramlaabdikariim2844 4 года назад
Thanks abubakar mahdi
@khadramaxamedusmaan8120
@khadramaxamedusmaan8120 4 года назад
Hye wllū
@sumayocadey2126
@sumayocadey2126 4 года назад
Azkariga rufyaanka ah in la fashilo inta dooneyzo like ta dhac igu siiya lcak mahee
@abdirizakshidane2215
@abdirizakshidane2215 4 года назад
Sheekada cawa caadi ma ahn Boss Baas oo ❤jacel❤ galay😂😂😜 intii jacelka Aaminsan like saara ❤❤❤❤💪💪💪💪
@ibtisaamcdy8701
@ibtisaamcdy8701 4 года назад
Waaliiga so hormare miyaa 😁😁 keep going yaaqee best film ever
@goobjoogofficial1304
@goobjoogofficial1304 4 года назад
wan farax sanahay madama aa u horeya
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 4 года назад
70milyan ciyaar ma’ha 😂😂
@fartuunabdisuleymaan4002
@fartuunabdisuleymaan4002 4 года назад
Asc asxabta anku sxbnay kAAF iyo kala dheeri aan cfmad Ku WADA fiirsano
@leyloabdullaahiahmed3729
@leyloabdullaahiahmed3729 4 года назад
Walee bos bas waa gangistar wen waba lagabaqa kan yarantisa meqa qof ayu sodilay qatail igadheh
@allemagan987
@allemagan987 4 года назад
soomaali qariban meelkasta dulinimo ayay lajoogaan balha eeg kiidalka wax ku dila dibada ayay udiraan kii dibada wax kudilana dalka ayay usoodhoofiyaan
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 4 года назад
Saxiix wlhi yaab aduun waye Somali nabad helimeyso walee
@ilwaaddeeqsan6106
@ilwaaddeeqsan6106 4 года назад
Inta Sargaalka quruxda badan aragtay 👆👆👆
@fatima-vt2eh
@fatima-vt2eh 4 года назад
Cabdi xamid waa ika qosliye
@abdirahmanyusuf8856
@abdirahmanyusuf8856 4 года назад
Nabiga inta jacayl like ii sara
@raxmocookingbeauty3612
@raxmocookingbeauty3612 4 года назад
SCW SCW SCW
@xafsomaxamed5102
@xafsomaxamed5102 4 года назад
Csw
@xamsemo5976
@xamsemo5976 4 года назад
Scw
@TheFuaad12
@TheFuaad12 4 года назад
Scw
@shamsomohamedsheikh5755
@shamsomohamedsheikh5755 4 года назад
Askariga in lafashilo inta ku frxzan liketa ha iladhafina😁😁😏👍
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
shamso Mohamed sheikh iso booqo abaayo
@shamsomohamedsheikh5755
@shamsomohamedsheikh5755 4 года назад
@@zuzuqurux6828 ok xbbti
@husseinkafi5187
@husseinkafi5187 4 года назад
@@shamsomohamedsheikh5755 abaayo mcnto subscribe isaar plz
@jidkasaxdaah8981
@jidkasaxdaah8981 4 года назад
Walal qali iso booqo o faafi kheyrka jazakallah kheyran taabo meshas ⬇️⬇️⬇️ ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Xn3qQBjLYHM.html
@jidkasaxdaah8981
@jidkasaxdaah8981 4 года назад
@@zuzuqurux6828 Walal qali iso booqo o faafi kheyrka jazakallah kheyran taabo meshas ⬇️⬇️⬇️ ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Xn3qQBjLYHM.html
@keligeedfariid6308
@keligeedfariid6308 4 года назад
Mar hadii filimkii dhamaad yahay dhamaan dadka aanu filimkan ku bahowney waan idin salaamay farxad iyo mustaqbal wanaagsan baan idiin rajaynayaa dadkygii😊😍
@hindamahmed6447
@hindamahmed6447 4 года назад
Thank
@hodanmacalin1786
@hodanmacalin1786 4 года назад
Wan kaa qaday
@umulkheyrcadey6016
@umulkheyrcadey6016 4 года назад
Amiin thanks xabbti
@TheSayax22
@TheSayax22 4 года назад
Sidookale saaxiib
@ghguiif2864
@ghguiif2864 4 года назад
Sidhokale
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
Hayay number one hadad 1 ilaa 30 lasocoty like iisara sidayda team ilhaan guushu waa xagena❣✊🏻✊🏻😍
@fatushfilsan846
@fatushfilsan846 4 года назад
Mahad sanid sidan uu sugaye wanba daley
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
@@fatushfilsan846 ZiDoH kleh wllo 😍
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Fatush Filsan iso booqo abaayo
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
badra Mustafe channel iso booqo walal
@hayhagranofficial2037
@hayhagranofficial2037 4 года назад
asxabu giit hye badra
@qaaliluularajadacalafkaans6649
@qaaliluularajadacalafkaans6649 4 года назад
Ilaaha nabi maxamed scw samo ku umaan idinku dhaarshe like ta ha il dhaafina anigaba waan usaara qof walbee
@sadiadiamond9535
@sadiadiamond9535 4 года назад
Dadka dhaarta kutuugsana war ilaah kacabsada
@raxmacadi1140
@raxmacadi1140 4 года назад
Qaali Luula Rajada calafkaan sugaa nabi Mohamed dheh maxamed scw wexee noqoneey maxamed dhan scw laraacsiyo wana qalad maxamed waamagac xumaane ha iifahmin
@halimasuleiman4885
@halimasuleiman4885 4 года назад
Mxaaaa ugutuuugsan nabiga iyo magaca Allah dhaaarta hoooy illhay ka cabso like wx matareeee
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 4 года назад
Waan ku saarey waayo hadal aan la dhaafi karin ayaad tidhi
@qaaluushmuxydiin1899
@qaaluushmuxydiin1899 4 года назад
Eeyaha alla kabaq mxad dharta ugu rdsaneysa like ta
@wardasuldan7448
@wardasuldan7448 4 года назад
Kaaf iyo Kala dheeri hadad 30 habeen ila dawatay waa in Ayno wallo noqonaa😍😍
@nimcoshaandi3606
@nimcoshaandi3606 4 года назад
Wardo benta ma aha hhhh
@sagalsagal2022
@sagalsagal2022 4 года назад
Waynahayba wlshy
@yasminasaed8291
@yasminasaed8291 4 года назад
Walalo wan nahay xbbti 30 xalqadood Baan wada sugeynay jimce ksta
@wardasuldan7448
@wardasuldan7448 4 года назад
@@sagalsagal2022 Wlltinimado Waa Nolol Mcn❤💯
@wardasuldan7448
@wardasuldan7448 4 года назад
@@nimcoshaandi3606 Wlltinimado Waa Nolol Qurux bdn😍😍
@فطومصادق-د8س
@فطومصادق-د8س 4 года назад
Inta jiifta iguma fiirsanooya lek igu caawiya walaal ahaa aan jeclahay😍😙❤❤❤❤❤
@halwohenna
@halwohenna 4 года назад
Boss pass inuu sida ajaanibka filimada u jilo in igula raacsan like 💗 Sara heee
@sabnaasabuuni8451
@sabnaasabuuni8451 4 года назад
Walal jimcahan manta maleso galin miya shekada kaaf io kale dheri hello
@rahmaadan4457
@rahmaadan4457 4 года назад
Intii hooyo jecel like hayla dhaafina
@naftauroon3919
@naftauroon3919 4 года назад
Romiyow inu dhibaatodo intii rabto like dhac igu siiyaa❤
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
ich heiße iso booqo walal
@naftauroon3919
@naftauroon3919 4 года назад
@@zuzuqurux6828 ok baaayo
@kowsardheer1461
@kowsardheer1461 4 года назад
@@zuzuqurux6828 ok walaal
@ruweydomaxamud8787
@ruweydomaxamud8787 4 года назад
@@zuzuqurux6828 ghhh
@suhanawil7784
@suhanawil7784 4 года назад
Ich heiße cambaro
@mohammedibrahimsoomalia9233
@mohammedibrahimsoomalia9233 4 года назад
Waligey 10 magarin ee walaalayaalow like 10 ii saara
@aliabdi1077
@aliabdi1077 4 года назад
Hhh
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 4 года назад
Mohammed ibrahim Soomalia hadaaba 40 mareysaa lol
@sacdiyoxuseen3757
@sacdiyoxuseen3757 4 года назад
Faaa iidada like hdaa noo sheegto waan kuusareynaa
@mascamo3772
@mascamo3772 4 года назад
133 + kagaad maroysaabee
@zoomlucky2171
@zoomlucky2171 4 года назад
Ilaahey walalaheena dhibateysan how gargaaro ee Baladwayne Aan u duceeyno🙏
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Ilwaad Ahmed iso booqo abaayo
@faadumofarxaan5155
@faadumofarxaan5155 4 года назад
Alleh haw gar gaaro dhamaan umada islaamkaha meel walbo ay joogan
@ismahanyaray8670
@ismahanyaray8670 4 года назад
Aaamin
@sacdiyamaxamad9845
@sacdiyamaxamad9845 4 года назад
Allow u gargar wan u duceynayna
@fatxisharif4982
@fatxisharif4982 4 года назад
Aamiin allah ha u gargaaro wllaheen
@bahjokhaliif7077
@bahjokhaliif7077 4 года назад
Boss Baas american films ka xitaa hadii laadar looga dhigo booskisa wu ka soo bixi karaaa 👊🏻👊🏻👊🏻 ladarka soomalida 👏🏻👏🏻👏🏻
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 4 года назад
Wlh ani waka cabsadaa😥
@ramlacadeey2328
@ramlacadeey2328 4 года назад
Haa runta .bilad is tahilaa ninjas for jilinka
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 года назад
ninka keliya ee kaso baxay booskiisa weeye
@halgankanolosha7992
@halgankanolosha7992 4 года назад
Kaasabay naagi jeclaatay caawa belo fargalo badan lkn khatar waaye boss baas
@baxsanaxmed4159
@baxsanaxmed4159 4 года назад
Jag vet boss baas bäst
@halwohenna
@halwohenna 4 года назад
Ilhan xarago inay gulaysato Inta kuraacsan like 💗 iisar
@YT-MAQUUSTE
@YT-MAQUUSTE 4 года назад
Riyo Kastoo leedahay rabbi haku rumeeyo wll❤😢 #SUBSCRIBE Dhac Dhac igu sii lacag ma ahane❤😭😭😭ifkaa lagu yahay walaal😢
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
DHEEGASHO iso booqo walal
@farhiyaali806
@farhiyaali806 4 года назад
wll wana ku saraya
@deekaofficial3368
@deekaofficial3368 4 года назад
@@farhiyaali806 wllo ii sara aan ku sare
@Maasal123
@Maasal123 4 года назад
Group of kaaf iyO kalla dHeeri Mar Hadiiiii MudO pilaa aynu dareeN iyO daymO mida kuwada dawan jirnay waxaYnu noqonaY friends and family so i lOve you sisters and brothers
@suhayrqays7523
@suhayrqays7523 4 года назад
Somali Mohamed like dhacdhac maa igu sii sanoo waa walshiin oo idin tuugayse suhur qays 💕💓
@faraxcabdi9659
@faraxcabdi9659 4 года назад
Ana boss base socodkisa ka hely hadalkisa gaangiis iga dhe😂😂
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 4 года назад
Officer ka wuu qaldamay inuu qoowdhan uwaca ma aheeyn because hadhoow sideey udaba galaan ayaa adkaaneeyso oo wuu is ilaalinayaa
@hapoonsuldan364
@hapoonsuldan364 4 года назад
Inta apdi xamid tagerta liketa dhac iguh zih😂😂
@maryamadam8444
@maryamadam8444 4 года назад
أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلّا هو الحي القيوم وأتوب إليه
@WarsanMedia12
@WarsanMedia12 4 года назад
Xuska Mawliidka Nebiga SCW SCW SCW awgii iigu saara Subscribe
@awomaxamuud5745
@awomaxamuud5745 4 года назад
AK Somali Films scw scw
@najmaali6851
@najmaali6851 4 года назад
AK Somali Films scw
@diiriyeMedia
@diiriyeMedia 4 года назад
Scw
@zainabsalat7155
@zainabsalat7155 4 года назад
Inta muslim oo xanuunsan ilaahey swt ha caafiyo inta murugeeysan ilaahey murugada ha ka qaado
@razmi4568
@razmi4568 4 года назад
Aaamiiin yaa rabi
@asaldhaladinacumar1011
@asaldhaladinacumar1011 4 года назад
Amiin ya rabi🤲🤲
@ismahanyaray8670
@ismahanyaray8670 4 года назад
Aaaamin wll
@hamdamunira5448
@hamdamunira5448 4 года назад
Aamiin
@ismahanita4
@ismahanita4 4 года назад
Amen
@sahroruun2600
@sahroruun2600 4 года назад
Romeo sida loo galay hadad ka heshay like ta dhac dhac ku sii...
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 4 года назад
Walaalayaalaw xaasidnimada iskadaaya anba waan idiin saara like idinkuna iisaara
@abdiburkut8753
@abdiburkut8753 4 года назад
Sirta Nolasha Soomaali
@queenliiza7704
@queenliiza7704 4 года назад
Inta ku faraxsan inay Munyo iyo mariiza isku so noqdayn like dhac igo siya
@queenamula5385
@queenamula5385 4 года назад
Inta xalay hurdo darteed udawan kari wayzay like izaar
@MudaneChango
@MudaneChango 4 года назад
Waabad Akhrisaye ilaahay indhaha Hakuu barakeeyee iskaga dhufo wixii Niyadaada ku jirana Allaha kuu Rumeeyo Amiin🙏 . . . . 🔖Subscribe walal #Thanks a lot
@mamozahrad.x9533
@mamozahrad.x9533 4 года назад
Omm mlijq{ppp)))}}}}}}) {.
@mamozahrad.x9533
@mamozahrad.x9533 4 года назад
🤣 Kkkkk m pp IL pp pp l mum
@munamuhumedmunamuxumed9123
@munamuhumedmunamuxumed9123 4 года назад
Hada ayaan bilawday waxaan ka booday sawiradu cadayn maaha waxan filayay in askarigan la ciqaabo inta ila mida like isaara heee
@fadimaadontiialle8333
@fadimaadontiialle8333 4 года назад
Inta cabdi xamiid ku qososhay like ta heyla dhaafina sxbyaal
@zakariyecabdullaahi6504
@zakariyecabdullaahi6504 4 года назад
Filimka dhamaad cmlaa
@hamdiahmed8086
@hamdiahmed8086 4 года назад
C/xamiid inta taageersan fulinimadiisa 🤣🤣🤣🤣🤣like plz hhhhhh geesi goobah uu yaalaa ku lahaa
@zureer5014
@zureer5014 4 года назад
HadaaD jiif ku fiirzanayzo #like izaaR abaaYo waa iGa coDzi waa qaYbtii ugu daMbeYzeYe kulaN daBe inzHa Allah dHmanTin❤💖💖
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
ayna Yar iso booqo walal
@zureer5014
@zureer5014 4 года назад
@@zuzuqurux6828 Haye xabiibti😍
@fartuncabdicali3671
@fartuncabdicali3671 4 года назад
Wll maha qeybtii ugu dambesay e 2qeyb ayaa lagu daray
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 4 года назад
istaagaa ku fiirsanooyaa kkkk
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 4 года назад
@@zuzuqurux6828 waan kuu saray iisaar abaayo
@naciimoquube1680
@naciimoquube1680 4 года назад
Wa malintii iku horesay ee like isara
@aishaahmed6911
@aishaahmed6911 4 года назад
Hhhhhh Romiyow in daremo silc iyo saxrir inta jcl like ta dhac dhc igu siya
@nimaahmedeey4676
@nimaahmedeey4676 4 года назад
Cawa gusha ilhan ayn u fadhinaa I like ilhan Harago ❤❤
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Nima Ahmed iso booqo walal
@nimaahmedeey4676
@nimaahmedeey4676 4 года назад
@@zuzuqurux6828 hye xbbti
@rahmabeautyhealth2349
@rahmabeautyhealth2349 4 года назад
Walaalahay qeyr alaha idin siiyo iyo waxaa jeceshihiin hooyo soomali aan aha RU-vid aan ahay subscribe igu caawiyo ilaah ha idin barakeeyo soomaliyey wax weyn ma ahan subscribe
@fatxisharif4982
@fatxisharif4982 4 года назад
Wn ku saarey subscrbe
@rahmabeautyhealth2349
@rahmabeautyhealth2349 4 года назад
@@fatxisharif4982 waa mahadsan tahay abaayo
@haniqurux4644
@haniqurux4644 4 года назад
Waku saare subscribe
@rahmabeautyhealth2349
@rahmabeautyhealth2349 4 года назад
@@haniqurux4644waa mahad santahay qeyr alaha ku siiyo
@reeqacarab
@reeqacarab 4 года назад
@@rahmabeautyhealth2349 waa kuu saaray illahay amarkii
@ayanlesamaale
@ayanlesamaale 4 года назад
Inaaba caadi maaha, dadku miyey dheex seexdan meesha tolow. Hhhh Soomaali Mahamed wan idin jeclahay
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Ayanle Lucky Men iso booqo walal
@habooncadeey835
@habooncadeey835 4 года назад
Maliza iyo odaygeda intii kufaraxday like ta isara
@somalibio6269
@somalibio6269 4 года назад
Inta askiriga in la ogaaday ku faraxsan Like iisara 🙏
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
shavi Broo iso booqo abowe
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 4 года назад
haye,aw,muunye
@hindajama8461
@hindajama8461 4 года назад
Aniga
@kassimabdimohame4381
@kassimabdimohame4381 4 года назад
Liketa lacag malagu helaa😱🤷‍♂️😁
@rubaabbaasto633
@rubaabbaasto633 4 года назад
Muraad Baaan Leeeyhy Wlaalahaygooow IiSooo Duceeeya In Alle Subxaanahu Watacaalaaa Iigu Guuleeyo ama Uu Iii Fududeeeyo Iisooo Duqeeeya Niyada Iigasooo duceeeeya Waxba Qoraaal Ha Iisoo qorniina Hadiii Inagu adeg YhY walaaalahaygoooow Waaana idiiiin Baryayaaaa Markle Io Mar Afraaadba !Allow Muraaadkeyga Iii Fududeeee Adoooonmadaaada Adooon Kamid ah Baaan ahaye Aamin Inshallllh Guuul Baaan Rajaynayaaaa io Khayr❤🔥❤
@deqoabdi3251
@deqoabdi3251 4 года назад
Allaha kuufududeeyo Amuurahaaga
@xubiyeyxadadalbakri3160
@xubiyeyxadadalbakri3160 4 года назад
Alle haku fududeyo arimahaga
@cadarfarax378
@cadarfarax378 4 года назад
Ilaheey muraadkaada oo qera ale hakuu sahalo
@hodanhure7847
@hodanhure7847 4 года назад
Allah kufudeyo wlo
@saynabmohamed9914
@saynabmohamed9914 4 года назад
ilaahay murad kaga midigta aallah kusiyo waxaad doonayso ilaahay haku fududeyo
@sicidoabdi6432
@sicidoabdi6432 4 года назад
Guusha ilhaan cida ku farxsan like isaaro
@razmi4568
@razmi4568 4 года назад
Aaway hee guusha
@abdullahiyyare4717
@abdullahiyyare4717 4 года назад
Waanku farax sanahy GUUSHA ILHAAN
@Caasha739
@Caasha739 4 года назад
Away hee gush a
@sahraonline
@sahraonline 4 года назад
Subscribe igu qabo xbti
@naemahyousf6245
@naemahyousf6245 4 года назад
anaa ku faraxsan
@Cuuudeey
@Cuuudeey 4 года назад
Team ilhaan liketa ha ila dhaafina❤❤❤
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
yarta cashaqa iso booqo abaayo
@Cuuudeey
@Cuuudeey 4 года назад
@@zuzuqurux6828 hye xppt
@nuuraxaajicali5347
@nuuraxaajicali5347 4 года назад
❤❤❤❤❤❤
@jidkasaxdaah8981
@jidkasaxdaah8981 4 года назад
Hadad Aragto Qoralkeyga Allah waxan kaga baryaya Inu kusiyo Awlaad kheyr qabto amiin amiin Ya Allah Kheyrka faafi jazakallah kheyran taabo meshan ⬇️⬇️⬇️ ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Xn3qQBjLYHM.html
@ruwaydaruwayda8759
@ruwaydaruwayda8759 4 года назад
JIDKA SAXDA AH amiin amiin yaa rabi
@mekupartist954
@mekupartist954 4 года назад
اللهم امين يارب العالمين وجميع المسلمين والمسلمات
@casiyabintuhassancasiyabin2738
@casiyabintuhassancasiyabin2738 4 года назад
Aamiin aamiin yaa rabi
@rumanchannel73
@rumanchannel73 4 года назад
Cawo walalahey somaliyet subscribe like isara wan idin barya
@ayanabdirahman1887
@ayanabdirahman1887 4 года назад
Ninka boos baas wlhi wa talent wxkasta ooloo dhiibo halkeedu dhigaa gangsternimada halkedi malinti policela sidoo kale hore usocda teamkygi
@luqmanosman3080
@luqmanosman3080 4 года назад
I love boss bass
@luqmanosman3080
@luqmanosman3080 4 года назад
He's good actor
@asmajirde5937
@asmajirde5937 4 года назад
I hate bosbaaas
@najmaabdiwali1641
@najmaabdiwali1641 4 года назад
Wll sida usugaye hdi usugese like👍🏻 10 dqiqo u so dib dhacy😭
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Najma Abdiwali iso booqo abaayo
@jidkasaxdaah8981
@jidkasaxdaah8981 4 года назад
Walal qali iso booqo o faafi kheyrka jazakallah kheyran taabo meshas ⬇️⬇️⬇️ kadib subscribe igu caawi ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Xn3qQBjLYHM.html
@mamadyare5310
@mamadyare5310 4 года назад
😭😘😊❤️🇹🇻
@mohammedibrahim3071
@mohammedibrahim3071 4 года назад
Marku so galay wan arkay lkn ninkayga ayanu wada daawana isagan la sugayey xaladii caaawa ayu marayaa lkn dhamad😪😪😪
@ladanofficial
@ladanofficial 4 года назад
NAJMA isar SUBSCRIBE 1k waxyar aya ika dhiman icawi mahadsanid
@belahappyabdi2996
@belahappyabdi2996 4 года назад
Qufkasto rajo leh allha u rumeyo inta meshan ku kulantay meel qer badan kuwa ku kulma allha idinka yelo ano sagal ah wani salamohayaa😎
@asmaladan4535
@asmaladan4535 4 года назад
Amiiin
@umasacadiyo975
@umasacadiyo975 4 года назад
Aamiin yaa rabi
@hodanmacalin1786
@hodanmacalin1786 4 года назад
Amiin wan kaa qaday
@anisaabshir4171
@anisaabshir4171 4 года назад
Amiin
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 года назад
Aamiin yaa allaah
@momostaph3610
@momostaph3610 4 года назад
Kkk aasparo 70M$ meshii liga saro dhiig ma leh ku lahaaa kk so funnY wlhi tagero ku ahay nio
@kowsarqueen44
@kowsarqueen44 4 года назад
Walaalhy somaaliyeed isooduceeya inuu faraj kheyr qabo iifuro muraad ayaan leeyahy ilhy Haidiin dambi dhaafo aduun iyo aaqiroba
@xamdacaydaruus1830
@xamdacaydaruus1830 4 года назад
Alle ha ku caawiyo muraDkagana ha ku fududeeyo wll
@reeqacarab
@reeqacarab 4 года назад
Allah ha kuu fududeeyo walaal
@ogowquruxiiwaadiine5640
@ogowquruxiiwaadiine5640 4 года назад
Intii hrgygsa ka dawanaay like isara
@queensaida5144
@queensaida5144 4 года назад
Aamina cartan adi miii🤣🤣
@ismahanyaray8670
@ismahanyaray8670 4 года назад
Hhhh Like Ta Hargaysay Shaqe
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 4 года назад
Yaa igu raacsan in 5:36 waxa la sheegay aan wax jira ahayn? Timo weyne(munye) aan xaaskiisa garaacin? Wiilka yarna nigis iyo qaawanaan toona dibada loogu arkin? Derisna qeylo iyo hadal toona ka maqal?
@cadeeyqaali4436
@cadeeyqaali4436 4 года назад
Viva Wlh Maxamed Yusuf wuu u aamusay askariga jaajuuskaa🤣 Maxamed Yusuf tii dheereed ku dhigye Romeo macsokor
@aliabdi5883
@aliabdi5883 4 года назад
Jumca mubarak All somali weyn mel walba ad jogtan kheyr iyo barako ayaa idin rajenaya akhirana janatul fardowsa🇸🇴🇸🇴🇸🇴 THANK YOU👇👇
@ivaanahassan5702
@ivaanahassan5702 4 года назад
Amiin dhamanten
@safiodool1888
@safiodool1888 4 года назад
Thank.you.have.a.good.day
@hussvoice4985
@hussvoice4985 4 года назад
Ali Abdi regering to be years and XX 💋 vwvwveg is a great 👍 day vbvsnsnsnXX z’nwwbbvwwhgwybsiigeehigeebebsnisgeeceheejhehoeieye obviously 🙄 is that good app but the way I get it to be able to get my 📲 is a fun fun game and fun t and very very addictive addictive tfun I have a kWh dvd-brander den s Bsvrhekebeveneniehevheekjeeuekiwgwxwnwwwcwv
@afjanohanad7464
@afjanohanad7464 4 года назад
Masha Allah waxan noqday qofkii labaad ee daawaday hal qof ayaa iga horeeyey like halaysaaro inta ilatageerta filmkan
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Afjano Hanad iso booqo walal
@malyuunmaanka7393
@malyuunmaanka7393 4 года назад
1ilaa 30 wa dawanyey malinna maan hadal 😂
@munodhaqane5786
@munodhaqane5786 4 года назад
Team ilhaaan hdaaa tahay time keeenaaa lagaaaray wllee💪🏻💪🏻inta ka xun in uuu filinka dhamaanayana like igu casuuuM👍👍🙏🏻🙏🏻
@aaminacali5079
@aaminacali5079 4 года назад
WaaAaaaw WaaAaaaw 👍👍👍👍👍👍
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Muno Dhaqane iso booqo abaayo
@aliabdi1077
@aliabdi1077 4 года назад
Sdf
@shamsocabdi502
@shamsocabdi502 4 года назад
xayeysiin ayaa nagu bojeyneysan waa maxay
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 4 года назад
Hhh shaxshaxleey hbn kasto shalaa imid ee taagantahy😂😂
@naimajama5806
@naimajama5806 4 года назад
Shax shaxley hbnksto waxay dhaheysa shalay ban imid😃🤣🤣
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 4 года назад
arbeen,badanaa,habrahan
@najmaaxmed5343
@najmaaxmed5343 4 года назад
😂🤣😃😅😆
@fathisaid1266
@fathisaid1266 4 года назад
Boss baas adakaa wa nin adag ma umalaynayo inuu xitaa si run ah inuu jecladay jacayl qof aminsan mahan hhhhhhh ya igu racsan asxabta
@sahraahmed9287
@sahraahmed9287 4 года назад
Team ilhan ❤❤❤
@asiadate236
@asiadate236 4 года назад
Inti ilahay iyo dintisa jecel like iisar
@nastexocanab3992
@nastexocanab3992 4 года назад
Plz isoo duceeya wallaheyga soomaliyeed muraada leyahay illah dartiis igu soo ducee wallayaal
@sagaliinacadeey2390
@sagaliinacadeey2390 4 года назад
wixii kheyr kuu ah allaha kuu saqiro
@nastexocanab3992
@nastexocanab3992 4 года назад
@@sagaliinacadeey2390 aamin abayo
@aabeallehakunaxaristo1369
@aabeallehakunaxaristo1369 4 года назад
Illah haku sahlo wax qeer qaba insha allh
@nastexocanab3992
@nastexocanab3992 4 года назад
@@aabeallehakunaxaristo1369 aamin abayo
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 года назад
Ale hagu rumeyo abayo macan
@zamzammohamed2351
@zamzammohamed2351 4 года назад
First view from Canada Ontario I love walalhen kaf iyo kala dheeri
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Iso booqo abaayo
@farhamhassan3644
@farhamhassan3644 4 года назад
Abaayo I guurso noh si aan Canadian u noqdo
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 4 года назад
@@farhamhassan3644 🤣🤣🤣🤣nin hadafkisa Canada yahay ya wax ku falaya NAFTA nolol iyo jecel rabtaye
@halimaadan1503
@halimaadan1503 4 года назад
Inta sweden ka dawaneyso like dhac ku siiiya👍💖🙏
@yasminali74
@yasminali74 4 года назад
caawa Oo kale wax badan ayan sugeynay Jecliya Romeo jabkiisa😂
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Yasmin Ali iso booqo abaayo
@hodanhure7847
@hodanhure7847 4 года назад
Yaska Alpo kilamidahy 😘
@AhmedHassan-rr5zf
@AhmedHassan-rr5zf 4 года назад
Yaasmiin ali walasheyda ina hooyo ilaah haika dhaafo
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 4 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته احبابي في الله خيركم من رد السلام صلو على الحبيب صلى الله عليه وسلم😍💖
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 4 года назад
@Naima mohomedشكرا اختي حبيبتي
@cagiibaani5648
@cagiibaani5648 4 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صلى الله عليه وسلم وأنت كمان صلي على حبييبنا محمد (ص)
@kadrayoussouffarid1832
@kadrayoussouffarid1832 4 года назад
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته أخي الكريم صلي الله عليه وسلم شكرا
@hiboismail5595
@hiboismail5595 4 года назад
wacalaykumu salam waraxma tulaahi wabarakatu
@xasansaciid113
@xasansaciid113 4 года назад
Wcs
@Deks4669
@Deks4669 4 года назад
Inta abdihamiid ku qososho subscribe ka anka arka 😂😂😂😂
@rodasahal5828
@rodasahal5828 4 года назад
Marisa iyo Munye iney dib u midoobaan oo reerkooda dhaqdaan hadaa ku faraxdey like dhac dhac igu sii lol
@rodasahal5828
@rodasahal5828 4 года назад
@@hajmoh94 whats wrong with it ????
@naruuracaday148
@naruuracaday148 4 года назад
Caawa xiisa gooni ah uuleyahay inta ila sugi LA,eed liketa😊👍
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Naruura Caday iso booqo abaayo
@naruuracaday148
@naruuracaday148 4 года назад
@@zuzuqurux6828 OK hppti
@cabdulqaadirxuseengaraad333
@cabdulqaadirxuseengaraad333 4 года назад
Aan ku salino nabikeena maxamed scw
@raxmocookingbeauty3612
@raxmocookingbeauty3612 4 года назад
SCW SCW SCW
@nadaxuseen2847
@nadaxuseen2847 4 года назад
saw saw
@romanticpoywofficial6479
@romanticpoywofficial6479 4 года назад
yes ana caawo uso horeyo 29 xalaqadod hda fiirsate wllshy ama wllky like sharaf leh isaar🙏💖🙏💖
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
RoManTic poYw official iso booqo walal
@rashkayareofficial1159
@rashkayareofficial1159 4 года назад
Filimkaaan inti sugi weysay isbuucaan like ii saara
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Rashka yare Official iso booqo walal
@maxamedcabdiraxmaanciise2433
@maxamedcabdiraxmaanciise2433 4 года назад
Ku sali Nabi Mohamed wcs wcs
@ikyahmed8101
@ikyahmed8101 4 года назад
Walal adiga inta aad coment radis tahay dambi haa galin waa maxay ku sali nabi muhamed wcs taas waa salaan ma ahan kusalin nabi dheh scw anku saxee
@abdullaahisaid7472
@abdullaahisaid7472 4 года назад
this is the number of people who love Ilhaan 👇👇🏼👇🏼 *Team* *Ilaahaan*
@ubahladanmohamed9744
@ubahladanmohamed9744 4 года назад
❤️
@anassomali8754
@anassomali8754 4 года назад
Team ilhaan guulesta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aaminamayow840
@aaminamayow840 4 года назад
kaaaaaaaaaf iyooooo kala dheeeeeeeeri waaaayeeeeeeeee boss bass and faynuus big respect 😍😍💙💙
@isafaricom9876
@isafaricom9876 4 года назад
This needs an Oscar 😂😂 😂
@abdisalaanahmed2883
@abdisalaanahmed2883 4 года назад
Wa Malinta iku horaysay cadi iska diga Nacala ✌️ku talo like baqil nimata iska daya 😂😂❤️somaliye
@dheemancabdillaahi5958
@dheemancabdillaahi5958 4 года назад
Ma jecli inaa in dhibo hadaa awoodan like isara wallyal
@beerlula1047
@beerlula1047 4 года назад
sadaq walee warkaaas run yahay kulahaaa maama shaxshaxleey😂🤣😍
@mariahassan9674
@mariahassan9674 4 года назад
Caawa wa beelo askariga inu fashilmay wn ku faraxsanahay
@selmahassan5794
@selmahassan5794 4 года назад
Asc
@ibrahimxuseen646
@ibrahimxuseen646 4 года назад
Kkkkkk
@ilhanbaby611
@ilhanbaby611 4 года назад
Asmara.ninki.socotkisa.kuhaysto.like.ta.yuiladafin😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤘
@asmoadam5915
@asmoadam5915 4 года назад
Romeo iyo asbaro boss baas qawdhan anwar jabkiina saan u rabo 🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂 xaradin badaye 🤣🤣
@hamdasweaty2073
@hamdasweaty2073 4 года назад
Team ilhaan xarago❤👑❤💪
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 4 года назад
Inta sugeysay like iiga farxi wll 👇❤️ 😊
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 4 года назад
Salman Abdullahi iso booqo walal
@shamsaadan3127
@shamsaadan3127 4 года назад
Like maxu tara wll
@ibrahimaboker5284
@ibrahimaboker5284 4 года назад
Asc walaalaha yaga soomaliyed isoo duceeya inoo ale isiiyo awlad qer qabto
@maslaxahjuhdi1445
@maslaxahjuhdi1445 4 года назад
Inta su geysay like ioga farci wll
@ahmedfarxaan9698
@ahmedfarxaan9698 4 года назад
Anigo cirmar aH ba dhac kgu ziYe😅🙌🏿melwalpa ku dba zcda😅👊🏿
@minaahassan4127
@minaahassan4127 4 года назад
Inta Malaysia igala fiirsaneeso like I saara 🤘😜
@anabnur2179
@anabnur2179 4 года назад
Officer howshuu Qabtay iyo How Handsome Inta Ka Heshay 😍 ii saara plz plz plz plz plz
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 4 года назад
6:55 HaaaTshooow sheekadaas waa run ileen anigu ma hindhiseennee
Далее
KAAF IYO KALA DHEERI PART 31 FULL HD 2019
1:08:57
Просмотров 1,4 млн
KAAF QALADAADKA PART 1 HD
18:48
Просмотров 412 тыс.
КАК БОМЖУ ЗАРАБОТАТЬ НА ТАЧКУ
1:36:32
KAAF IYO KALA DHEERI PART 1 FULL HD 2019
50:07
Просмотров 701 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 32 FULL HD 2019
1:00:15
Просмотров 1 млн
KAAF IYO KALA DHEERI PART 28 FULL HD 2019
1:16:47
Просмотров 844 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 16 FULL HD 2019
56:18
Просмотров 2,6 млн
XUJO PART 3 FULL HD 2020
1:05:49
Просмотров 658 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 3 FULL HD 2019
47:45
Просмотров 422 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 26 FULL HD 2019
1:28:39
Просмотров 865 тыс.
KAAF QALADAADKA PART 2 HD
16:16
Просмотров 392 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 21 FULL HD 2019
1:01:44
Просмотров 1 млн
Ozoda - Lada (Official Music Video)
6:07
Просмотров 14 млн
Сигма Бой (Preview)
0:30
Просмотров 101 тыс.
Farrux Raimov - Yangi boylarim (audio 2024)
3:06
Просмотров 981 тыс.
Vefa Serifova - Cennet Sayilir 2024 (Yeni Klip)
3:12
Devona
3:21
Просмотров 251 тыс.