Тёмный

KAAF IYO KALA DHEERI PART 22 FULL HD 2019 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 946 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,8 тыс.   
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 лет назад
Asxaabeey Hadaad Howlaha Duubista & Directar & Camera Man & Editing igu Ogeedeen Newska Caawa Waa Abukar Mahdi Oo Filinka Kaaf iyo Kala Dheeri Wax Ka Jilay intaxaanka inaan Ku Baasay iyo inaan Ku Dhacay idinkaan Natiijada idinka Sugayaa kkkk thanks
@xamdaciise2581
@xamdaciise2581 5 лет назад
Khatar ku tahay wlahi😎😎
@fartuuncalibaalle9517
@fartuuncalibaalle9517 5 лет назад
Abukar Mahdi u welcome
@4ALone4ever
@4ALone4ever 5 лет назад
Maba dhacesiit inaa bastit moye wayo wxa tahay qof wngsn keep going
@4ALone4ever
@4ALone4ever 5 лет назад
Mamo feynus iyo abukar mahdi wlhi jilinkina cadi ma ahaan
@xamdiahmed3460
@xamdiahmed3460 5 лет назад
Godka doliga manageysey caawa hhh waa naxey waxaa modey looyarki in laqabtey
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 лет назад
Anigu filinkaba feynuus sh.daahir darteed ayaan u daawada alle ha daayo waa best majaajileysto filinka iyadaa kala kicisey
@ramlamohamed6309
@ramlamohamed6309 5 лет назад
Aniga xitaa waa fanaanad qaran. Kulahaa horta run hadii laga hadlo cunugu waa rif rifan yahay.
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 лет назад
@@ramlamohamed6309 hhhhhhhh wlhi feynuus lama haweysan karo waa axsan jilaa
@hodohugur5856
@hodohugur5856 5 лет назад
It will be hard to wait all thz days. Kazoo dhakhsada please
@princessahlaam3669
@princessahlaam3669 5 лет назад
Team ilhaan like dhac igu siya😊😊😊🤔🧐
@cqadirahmed8146
@cqadirahmed8146 5 лет назад
Inta ila aragtay monye ino roomatiga dhabta jelaayo like isra
@fatimaimaan5665
@fatimaimaan5665 5 лет назад
Maasha alaah inta uk ka daawato lakta ii saara
@raxmanour7368
@raxmanour7368 5 лет назад
inta ilhan tagersan like iisaara
@ridwaruxii8552
@ridwaruxii8552 5 лет назад
Ilhaan guusheeda inta sugaysa like dhac 😍
@adanadan1926
@adanadan1926 5 лет назад
Ninkan asbru saxibkiya waanin cabsi cabsiya
@ridwaanmohamed4320
@ridwaanmohamed4320 4 года назад
Last iyo kala dheeri waan lasoocda jiimco walba kadaaw
@kingrajaa9432
@kingrajaa9432 5 лет назад
inta Kampala Ka daa wato Like saar mxd sugeysaa
@prettybeautychannel1722
@prettybeautychannel1722 5 лет назад
@@simansweatychannel3822 iisar wankuu saaraa
@farhiyafiskaabdiabdifiskaf4485
Inta Nairobi
@nimconalka5713
@nimconalka5713 5 лет назад
Faynuus Dahab manuu kugadin qosolkiibaa iga dhamaday
@updyzhakour8739
@updyzhakour8739 5 лет назад
Qof kazta oo qoralkayga arka waxan u rajaynaya guul iyo farxad
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
upDY zhakour m.a adna sidokle wll subscribe iisaar blz
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
@@simansweatychannel3822 isaar ankiu saree wll
@wacyigalinchannel2918
@wacyigalinchannel2918 5 лет назад
@@simansweatychannel3822 wan ku sarey abayo subscribe isar anah
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
wacyi galin chanel 2 waan kuu saray
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
Sacduush cooking Channel iiisaar hye
@hanielmi5683
@hanielmi5683 5 лет назад
Roomiyow waxay mom faynus ku sameysay inta taagerto like isaar 👇🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👈
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Hanna sweet wlshey subcuribe iggu caawi
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
Najah Kitchen & Beauty Blz subscribe iisaar
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
Hanna sweet abyo subscribe iisaar blz
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 5 лет назад
Hanna sweet Axsan Wlhi wax fican ayey sameeysay
@raaxoxasanjimcale1488
@raaxoxasanjimcale1488 5 лет назад
Feynus Cadi maba ahan
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 5 лет назад
Waligeey 2like xitaa ma helin muslimow plz bal cawa Ii sara
@عبداللهعبدادم-س7م
dhaqqan xumada hajoojiyaan muunyo iyo xaaskiisa yar inta igu raacsan like ta
@farxiyabarrow3002
@farxiyabarrow3002 5 лет назад
haaa wlhi
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 5 лет назад
Horta xaaskisa ma run bey uthy🙄
@faadumocaarid9418
@faadumocaarid9418 5 лет назад
Ar wadna xanun waynaa ilhan hadana xaga loyarka ayaa laga so galay inta ilhan ila sugi la gusheda soo yaca
@sahrasalah2580
@sahrasalah2580 5 лет назад
Sax waa dhaqan xun yihiin jiliina ma aha sidaas meel ayeyna dhaqankii uga dhaceen aniga waxaan u malaynaa inuu qabo waa yaab ma isku xishoonayaan
@AsAs-ve1ds
@AsAs-ve1ds 5 лет назад
💋❤️😭🐓
@sahrosiciid6391
@sahrosiciid6391 5 лет назад
inta ayago cafimad qabto firsanayo ilhey ha idiin siyadiyo cafimadka cimri dheer iyo cibado suban ☝☝☝
@mustafecabdiproduction8975
@mustafecabdiproduction8975 5 лет назад
Aamiin dhamaan teenba wllo
@casiyabintuhassancasiyabin2738
Aamiin aamiin sahro dawo
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
Sahro dawo abaayo subscribe isaar please
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
@@mustafecabdiproduction8975 wll subscribe isaar please
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
@@casiyabintuhassancasiyabin2738 abaayo subscribe isaar please
@ahmedfandhe3786
@ahmedfandhe3786 5 лет назад
Mnshlh wa film lagasoshaqeeyey oo maskax kusocda wa sodhawynayna balse anshaxa ilaaliya dumarkuna ha is asturan maadama dad islaama nahay inta igu raacsan like
@hawaluulabdiali3669
@hawaluulabdiali3669 5 лет назад
Waa sidaas wlhi wa iney is,asturaan gabdhaha
@adoontialle1425
@adoontialle1425 5 лет назад
Ahmed Fandhe sax
@mohamedbaasiin5637
@mohamedbaasiin5637 5 лет назад
Abuukar ganacsadaha reer italy siwanaagsen ayaad ujishay waxaase iigasiidaran waligay waxaan maqlijiray Abukar Mahdi waxaan modijiray oday hadaa sidaan dhalin yaro utahy afka hore maxaa ogasoogali weyday sxb huray usoco
@qaalidumar1779
@qaalidumar1779 5 лет назад
Ahmed Fandhe wlhi taas baa been ahayn sababto ah umad muslina nahnay hadana waliba soomali ah
@xamdicalijacel1463
@xamdicalijacel1463 5 лет назад
mash allaahu waa filmlag so shaqeeyey
@faisalfuad1313
@faisalfuad1313 5 лет назад
Been ha sheegin inta sugysay Xalqada cusub Commentigna Toos utimi Like igu sharaf❤🙏
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Faisal Fuad kuusarey subcuribe iggu caawi wll
@hoygamusalsalaadka3224
@hoygamusalsalaadka3224 5 лет назад
Dadkaan waba la yaabay waa la Isla qabaa hadana wax bay Isla xaysiinaayaan yaab 😂😂🤣🤣😚
@faisalfuad1313
@faisalfuad1313 5 лет назад
@@daryeelchannel4760 haa so daaH
@faisalfuad1313
@faisalfuad1313 5 лет назад
@@hoygamusalsalaadka3224 kula ArkaY 😂
@faisalfuad1313
@faisalfuad1313 5 лет назад
@@daryeelchannel4760 maxan ka fa'idyaaaH
@rubaabbaasto633
@rubaabbaasto633 5 лет назад
Team ilhaaan io Maamo Faynuus Sheikh jumco wanaaagsan like iiisaaaaaar
@yuusufmaxmdhnad8200
@yuusufmaxmdhnad8200 5 лет назад
Wnaagsn
@shaymaahmed1887
@shaymaahmed1887 5 лет назад
romiyow inta jabkiisa Rabta like isaara ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@محمدمحمد-ث7ف2ص
@محمدمحمد-ث7ف2ص 4 года назад
shayma ahmed Aadan
@محمدمحمد-ث7ف2ص
@محمدمحمد-ث7ف2ص 4 года назад
shayma ahmed Aadan
@deeqodagan586
@deeqodagan586 5 лет назад
Inta xayeysiinta iska bootiso ani cml farta soo taaga😂
@aragsanaragsanmohamed7085
@aragsanaragsanmohamed7085 5 лет назад
Deeqo Dagan wlhi isku midbeynu nhy
@بيتيمملكتي-ذ3ل
@بيتيمملكتي-ذ3ل 5 лет назад
👍
@umaansal6680
@umaansal6680 5 лет назад
Ani
@ruqiyomohamadnur6158
@ruqiyomohamadnur6158 5 лет назад
👍
@abdiqanibarale8666
@abdiqanibarale8666 5 лет назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qaaliluularajadacalafkaans6649
Ilahay inuu jano firdawsa kaa waraabiyo qiyaamaha like isaara
@aminomohamed4870
@aminomohamed4870 5 лет назад
Edo.basbaas.kkkkkkkk
@noorcade
@noorcade 5 лет назад
Inta taageersan Munye minyarada jacelkoda like iisaaaara pls😘😘😘😘😘😘😘😘
@ladanofficial
@ladanofficial 5 лет назад
qaliyey abay SUBSCRIBE dhac ku sii channelkayka ado mahadsan
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
@@aminomohamed4870 abaayo subscribe isaar please
@maido1436
@maido1436 5 лет назад
Abaayo io aboowe cawada lee like ii saaro nh walaashiin ma ihiyooo 🤩🤩🤩🤩❤️
@iftincali6861
@iftincali6861 5 лет назад
Intas kabadan ika ista hishaa xbbti
@iftincali6861
@iftincali6861 5 лет назад
Intas kabadan kusaraa abbayo
@allemagan987
@allemagan987 5 лет назад
ilaahayow nasii irsaaqad wanaagsan like iyo sharetaana dhan noodhasfi
@allemagan987
@allemagan987 5 лет назад
aaminta badiya
@lindalifestyl4409
@lindalifestyl4409 5 лет назад
@@iftincali6861 subscribe isaar wll ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-_pw9ocATkgs.html
@xariiromar2641
@xariiromar2641 5 лет назад
Best film xiligaan aya u soo jeeda daawashadiisa inta Nairobi igala daawata plz like igu sharfa
@queendhusseinsheikh579
@queendhusseinsheikh579 5 лет назад
Yaa salaam mamo feyruus caadi mahaan 😂😂 inta mamo feyruus tageersan like isaara my lovely people
@badriaabdikaliif7340
@badriaabdikaliif7340 5 лет назад
queen D Hussein sheikh my Love 💗💗💗💗
@leilamohamed2975
@leilamohamed2975 5 лет назад
Hgjgtu
@naftauroon3919
@naftauroon3919 5 лет назад
Team ilhaan like igu qabta waan guleysanee❤❤❤
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
bella ina jaamac kuusarey abyo subcuribe iggu caawi
@naftauroon3919
@naftauroon3919 5 лет назад
Ok abaayo
@maxamudmaxamud9668
@maxamudmaxamud9668 5 лет назад
aniga waxa ka mid ahay dadka cawa dhan sugayay
@simanahmed4469
@simanahmed4469 5 лет назад
Abuukar mahdi feynuus wey kujeclatay
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
bella ina jaamac abaayo subscribe isaar please
@osmanmahad6625
@osmanmahad6625 5 лет назад
faynus shekh dahir filmka Adaa super hit ka dhigay Maamo faynus alle hano kaa daayo our legend lady🙏🙏👍👍
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Osman Mahad Aamin wll subcuribe iisaar
@abdiqanibarale8666
@abdiqanibarale8666 5 лет назад
Ani xataa wan saaraaa anigana isaaara asxbta
@cabdikhaliq4369
@cabdikhaliq4369 5 лет назад
Mahadow adna ma la socotay
@amiirasaid4311
@amiirasaid4311 5 лет назад
Wallhi runtaa drteed baan udaawadaa flimkba wll
@osmanmahad6625
@osmanmahad6625 5 лет назад
Cabdi Khaliq aad oo weyn sxb
@abdiqani609abdiqani2
@abdiqani609abdiqani2 5 лет назад
Hooyo hadi aad uxiztay like igu qabo👈❤
@faayqalbi9359
@faayqalbi9359 5 лет назад
Abdiqani609 Abdiqani ana u xiisay oo waliba u oman hooyaday bal adiguna iisar isku bahi bn nahaye
@samraainaalli8463
@samraainaalli8463 5 лет назад
Ana niga daran walalayalo igu duceya lee intaas aa igu filan please ino Illahay Jannada Ka warabsho
@abdiqani609abdiqani2
@abdiqani609abdiqani2 5 лет назад
@@samraainaalli8463 all mamoyinkena janada allaha ku kulmiyo amin
@Badraanahmed2173
@Badraanahmed2173 5 лет назад
Inta jecel guusha ilhaan like isaara 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@crahmaanmaxamuud1122
@crahmaanmaxamuud1122 5 лет назад
alhan ha guulyso too
@barwaqoofficialbarwaqooffi1247
Intii ogol inaay ilhaan inaay guulaysato Farta taaga illaahay hani bareekeeyo
@hphjkl3196
@hphjkl3196 5 лет назад
zagj
@hphjkl3196
@hphjkl3196 5 лет назад
066778*532479
@yahyesudeysi3005
@yahyesudeysi3005 5 лет назад
Wlll waalidkeyn allaha udambi dhaafo like isaar
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
yahye Sudeysi aamin subcuribe iggu caawi wll
@maahiraxmedcali6601
@maahiraxmedcali6601 5 лет назад
Aamiin aamiin
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@@najahqurxinta9230 Wan kusaray adna isar
@xaliimoibraahim5787
@xaliimoibraahim5787 5 лет назад
Hadaad ilhaan guusheda sugayso like dhac dhac kusii
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
Xalimo ibrahim subcribe igu cawi
@MubYus
@MubYus 5 лет назад
Xaliimo macaan.. dhac dhac ayaan kuu saaray.
@leylacadey8859
@leylacadey8859 5 лет назад
Nastexo ine qiyanto romeo qofki igula faraxsan plz sabscribs isara codsi iyo like somalinimo hade jirto iyo islanimo
@abdulrahmanmire8450
@abdulrahmanmire8450 5 лет назад
Waxba ma soo dhiginee maxaa laguu saara
@umuilyaasmedia5684
@umuilyaasmedia5684 5 лет назад
@@abdulrahmanmire8450 subscribe isaar walal
@fayzhfayzh4601
@fayzhfayzh4601 5 лет назад
Waan kusaary quruxey
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@@fayzhfayzh4601 Wan kusaray adna isar wll
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@@umuilyaasmedia5684 Wan kusaray adna isar wll
@amaldaganamaldagan1333
@amaldaganamaldagan1333 5 лет назад
Waligey 10 like ma helin plz iisara walashina ahy🙏
@jirfe
@jirfe 5 лет назад
Waan ku siiyey sister
@shukriqaalihaaji3990
@shukriqaalihaaji3990 5 лет назад
Abaabala muunye dheesha cayaarta ka dhaaf eeboow
@shukriladan135
@shukriladan135 5 лет назад
KatikalDHERi
@abdallablack1885
@abdallablack1885 5 лет назад
Waligeey hal like ma helin bal maanta ii codeeya wllaheey☝️☝️☝️
@leilamohamed2975
@leilamohamed2975 5 лет назад
Utter yurt ug
@leilamohamed2975
@leilamohamed2975 5 лет назад
Jfdyfdgfhgrucc by dhib drug ytifc
@jaqoowmaxamuudxasanxasan620
@jaqoowmaxamuudxasanxasan620 4 года назад
SSC
@cabaasmohamedcabdi7488
@cabaasmohamedcabdi7488 5 лет назад
wll hda aragtay postigan igu sali nabigena muxamed scs scw like ha iga xasdin allah janatul firdows ka warabiyo😘😭😭😭😭😭
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Cabaas Mohamed Cabdi wll subcuribe iggu caawi
@mubaxmedia7616
@mubaxmedia7616 5 лет назад
Scw
@sacdiyojamac8360
@sacdiyojamac8360 5 лет назад
Scw
@cabaasmohamedcabdi7488
@cabaasmohamedcabdi7488 5 лет назад
@@najahqurxinta9230 adna ii sar ku sry
@Naaneeycaddey
@Naaneeycaddey 5 лет назад
scw
@muuseahmed4472
@muuseahmed4472 5 лет назад
Dadkuba waxey dhahaan like saare anigana bal ii saara 😂🤣🤣🤣🤣
@haliimasacdiya5292
@haliimasacdiya5292 5 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-VlqaqlcY3ks.html subscribe iisaara
@sumayosheikhnor5764
@sumayosheikhnor5764 5 лет назад
Mama feynuus Best actor adaan kuu qiray team maama feynuus hadaad thy Like dhac igu sii
@hassanabdi6046
@hassanabdi6046 5 лет назад
Nabiga KU saliya umada soomaaliyeed scw scw
@queenalizebeth1401
@queenalizebeth1401 5 лет назад
Calayhi salatu waa salam
@hafsayasin1280
@hafsayasin1280 5 лет назад
Scw
@waxnaftauroonchannel7814
@waxnaftauroonchannel7814 5 лет назад
Sacwasalam
@frtounapdy1335
@frtounapdy1335 5 лет назад
Scw
@aliabdilaahi9629
@aliabdilaahi9629 5 лет назад
scw
@msssmile896
@msssmile896 5 лет назад
Shaqada aaay heyso maamo feynuus sheikh daahir inta ka heshay like ha isaarto
@HargalTv
@HargalTv 5 лет назад
Kaaf iyo kala dheeri Team ilhaan xarako Aarsi Lee sugaynaa walee
@naxariisproduction3683
@naxariisproduction3683 5 лет назад
Team ilhaan guul 💝
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 5 лет назад
Kan rufiyaan waaye
@shamsacadeeymarkacadeeyshu8505
Feyruuuus inay laaadar thy qofkii ila fahmay like dhac😀😀😀😀
@foosdjama8266
@foosdjama8266 5 лет назад
Faatima Jeylani faynuus caadi ma aha 😂
@sabrinahabraham8341
@sabrinahabraham8341 5 лет назад
🤣🤣🤣 ladarad weyn waye waliba
@shamsacadeeymarkacadeeyshu8505
@@foosdjama8266 hhhhhh waaa ka qeyliyey wlhi
@xayaatulqalbi8758
@xayaatulqalbi8758 5 лет назад
inta ku faraxsan jabka roomiyo like
@maryamadam8444
@maryamadam8444 5 лет назад
أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلّا هو الحي القيوم وأتوب إليه
@hodanqaasim8152
@hodanqaasim8152 5 лет назад
Xabiibti fariin iga farxida ayaad itustay Thank you
@maryamadam8444
@maryamadam8444 5 лет назад
@@hodanqaasim8152 adaamun wllo اللهم اغفرلي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات آمين وصل الله على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@fariidafaraxsan7134
@fariidafaraxsan7134 5 лет назад
Nacalaa minyaro kutaalo dumaraw like isara ragaw agtayda yad idinku arkin Viva minween Hadi kale singalnimo😀😀😀😀👊
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
Warda Sagal ku saray Blz subscribe iisaar 😰
@aaminoalimohamed9109
@aaminoalimohamed9109 5 лет назад
Warda Sagal madaxaa i xanuunaa markaan minyaro maqlo
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
Aamino Ali mohamed subscribe iisaar abyo blz
@aragsanaragsanmohamed7085
@aragsanaragsanmohamed7085 5 лет назад
Warda Sagal naaa bax waxa laguugu nacaa qabtaaa aqas
@nasriinfaarah3898
@nasriinfaarah3898 5 лет назад
Viva minyaroyinka😂😂
@mariamaosman9915
@mariamaosman9915 5 лет назад
Pls ilhaan darted inta tagerta like isaara 💋💋💋👍👍👍❤❤❤
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 5 лет назад
NIN SIDA MUNYE OO KALE ROMANTIC AH INEY ILAAHEY II SAHLO LIKE II SAARA YAAQEY
@xasancali4780
@xasancali4780 5 лет назад
Duco hadaaa rabto like yaan leysaarindheh hhhhhhhh
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 5 лет назад
Saamiya Induo maxaa ku falee kaas naago badana ah
@nastaqaali1714
@nastaqaali1714 5 лет назад
Kaas naagtiisa weyneyd kaso tagay godadle wye
@munasarhassan3482
@munasarhassan3482 5 лет назад
Alla gabadhow dhaqankii waad badasheen markaye mid walibaa romatiik dhahadaye idiinku ma tihiin
@sumadqaran
@sumadqaran 5 лет назад
Ma Ninka Naagta 7 caruura ooga tagay baa romantic ah🤔🤔🙈🙈 godale waa gadiisii
@tanaadtv9192
@tanaadtv9192 5 лет назад
inta 5 somalia jacel like isaara
@diamondd2246
@diamondd2246 5 лет назад
Jimco walbo sida wagaa dugsi dhigan jiray cml waa farxaa filmkan dartii yaa ila mida😂😂
@talisoyusuf2366
@talisoyusuf2366 5 лет назад
😂😂😂😂😆😆😆😆
@amiiraxq6256
@amiiraxq6256 5 лет назад
Hhhhh me
@fardowsomaxamud3608
@fardowsomaxamud3608 5 лет назад
Aniga
@shukriladan135
@shukriladan135 5 лет назад
@@talisoyusuf2366 ka
@shukriladan135
@shukriladan135 5 лет назад
@@fardowsomaxamud3608 b
@aabeallehakunaxaristo1369
@aabeallehakunaxaristo1369 5 лет назад
Inta kenya kadawanaysa like ta ha iga xasdinina hee cawa lee like idin wediyay
@MohaaChannel
@MohaaChannel 5 лет назад
Amran Omar waan ku saray
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@@MohaaChannel wan kusaray adna isar wll subcribe
@aabeallehakunaxaristo1369
@aabeallehakunaxaristo1369 5 лет назад
@@MohaaChannel walal waa kusaray subcribe
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 лет назад
Ani aa ka dawaanooyo walibo nairobi
@ssh1898
@ssh1898 5 лет назад
Garisaa waliba
@chuchugirl8218
@chuchugirl8218 5 лет назад
Ninka gangster ka bilad ayu uqalma his acting is 100%
@ramlamohamed6309
@ramlamohamed6309 5 лет назад
Saaid waanba ku haystaa caadi maaha waa kaaba laadar wayn.
@chuchugirl8218
@chuchugirl8218 5 лет назад
Ramla mohamed haa qaali wa qatar
@indhozalma4347
@indhozalma4347 5 лет назад
Inta ka hashey maamo faynuus Khiyaanadeeda Like ta
@ilhaansamaaraoffecial9920
@ilhaansamaaraoffecial9920 5 лет назад
Inta jiif ku daawaneeso like ha iisaarto🙏
@munaqali2818
@munaqali2818 5 лет назад
Abukar mahdi in uu riwayada ku soo biiray inti ila aragtay like iisara
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 лет назад
Anaa kula arkay waa ka baxsaday😂😂
@maaidamaanka8124
@maaidamaanka8124 5 лет назад
filimku anaga waaiska fiirsaneenaa wllhi dhib ayagana kasoomareen aad iyo aad umahadsantihiin inta jilayso filimkaan tixanaha ah kaafi iyo kaladheeri😭😭😭😭
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 5 лет назад
Waaku baryaa subscribe iyo like isaara maxad iixasdaysaan hhhhh kaftan waye isoboqda qosol kadhargaysane😂😂😂🤣🤣🤣🤣😘😍😍😘😍
@ummalikchannel7154
@ummalikchannel7154 5 лет назад
Isar adiga neh walal waku sari ummu rshiid
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@@ummalikchannel7154 Wan kusaray adna isar wll
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 5 лет назад
@@ummalikchannel7154 abayo marhore ayanba kusaray lkn kulama socon xbbtii isaar
@Anas-ti7kq
@Anas-ti7kq 5 лет назад
Waaan kuu saaray adna iisaar Fadlan mahadsanid
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 5 лет назад
Waa maseray dadkii oo dhan like bay heleen anigana i siiya walaalayaal
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
Hodan subscribe isar abyo
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
Wan kusaray
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 5 лет назад
Waan kuu saaray
@ckck4073
@ckck4073 5 лет назад
⚘⚘⚘⚘⚘
@farhiyazoona9011
@farhiyazoona9011 5 лет назад
ar aniga like maba tuugsan aqaano jah 😭😭😭
@ayeyo9503
@ayeyo9503 5 лет назад
Abukar mahdi bil ixsanak asparo dib danbe laadir haka dhigina😅😂
@ibadoibadoyussfomar298
@ibadoibadoyussfomar298 5 лет назад
Niyad samida Waa ii nolol kkk he
@zakimuqdishawi
@zakimuqdishawi 5 лет назад
Inta Muqdisha ka daawaneedo LIKE
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
Muqdishaawi Media Productions ku saray subscribe iisaar blz
@MISSHERMAN2007
@MISSHERMAN2007 5 лет назад
Ana iisaara waa idiin saaray
@MISSHERMAN2007
@MISSHERMAN2007 5 лет назад
@@simansweatychannel3822 follow me too sister 💖💙
@marwaan_gamers4103
@marwaan_gamers4103 5 лет назад
Ilaahoow feynuus noodhaaf cimri dheer iyo cfmd cibaado supan allow kusii
@aminadam2989
@aminadam2989 5 лет назад
Amiiiin edo feynus inaba cadi ma ahan
@kifaayoharago76
@kifaayoharago76 5 лет назад
Inti ila sugesay like i saar plz🙏😢 ya ila arky tima weyne inu jcl jilayo 😂😂😂
@mohammedabdulkadir4663
@mohammedabdulkadir4663 5 лет назад
ahlaam fashion 😰😰aniga masha allah gawedha wa niyad udhisayi rageyga ❤️💯
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 5 лет назад
I'M ReeR Burco 😂😂😂😂Kulahaa ReeR waxau dhahan iska hadlow Ina igyare But miss so much Burco My City❤️From France 🇫🇷
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 лет назад
france is very poor .tres pauvre et rasist payee
@rayaninamahamud1822
@rayaninamahamud1822 5 лет назад
dhowrsan__ 143 wow reer walshy
@sheehboy2488
@sheehboy2488 5 лет назад
🤣🤣🤣bon chance avec la France c’est déjà la galère pour ceux qui sont nés là
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 лет назад
😍❤
@nimcoabdi7170
@nimcoabdi7170 5 лет назад
waad mahadsantheyn wlh wan ka Reestay Turki ayaa i waalay masha alaah wan ku fraxsanhay flm soomali in aan fiirsado
@happyofficiall
@happyofficiall 5 лет назад
Walalayal illahay dartiis subscribe isaar walalayal allaha janada nagu kulmiyo ya rabi please subscribe please subscribe Somalia ban ahay walashin ban ahay
@dhabtanolasha3165
@dhabtanolasha3165 5 лет назад
Ii saar aan kuu saaree
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 5 лет назад
zamzam happy ii saar aniga waa kuu saaraa
@dhabtanolasha3165
@dhabtanolasha3165 5 лет назад
channel aniga waan kuu saaray ii saar walal
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@@dhabtanolasha3165 Wan kusaray adna isar wll
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@@hodanshirechannel3418 Wan kusaray adna isar wll
@ninayee1869
@ninayee1869 5 лет назад
Iisoo duceeya awlaad la 'aan ayaa i haysa walalayal
@farhiyahanshi7931
@farhiyahanshi7931 5 лет назад
Illahay awlaad bari ah haku siiyo walal amiin amiin yaa rabbi
@ilwaadquruxcumar602
@ilwaadquruxcumar602 5 лет назад
Ilahay hakusiiyo kuwo bariyal ah
@sumayedagan7402
@sumayedagan7402 5 лет назад
Allh hakusiiyo awlaad salix ah aamiin
@ninayee1869
@ninayee1869 5 лет назад
@@sumayedagan7402 aamiin walal
@ninayee1869
@ninayee1869 5 лет назад
@@farhiyahanshi7931 aamiin walal
@malak4651
@malak4651 5 лет назад
Inta rasulka csw jec l like ii saraa ❤❤❤
@khadradegen883
@khadradegen883 5 лет назад
wilka boos ka ah oo shadhka jimiska xidhan sujud baa ku talo masha alla yaa ila arkay
@ayaanahmed7105
@ayaanahmed7105 5 лет назад
Wan Kula arkaya
@khalidguntigab1175
@khalidguntigab1175 5 лет назад
@@ayaanahmed7105 haa
@axmedaj8261
@axmedaj8261 4 года назад
Katiinad aapa uxiran sujuud mahn eee waa dhawac😀😀
@adoontiiallaah7021
@adoontiiallaah7021 5 лет назад
Illahay SWT dartiis igu soo duceeya inuu alle i caafiyo. rabbi SWT inuu awlaad salixiin ah isiiyo ducada walaalaha way kacdaa idinkana malaaigta rabbi ayaa idiin duceeneeyso allaha ajar haidiin ka siiyo
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 5 лет назад
Hada cawa dhan sugaysay like dhac igu si plz😂😂😂😂
@hikmachannel6791
@hikmachannel6791 5 лет назад
P
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 лет назад
@@hikmachannel6791 wll Qaali subscribe isaar please
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 5 лет назад
Adoo kabahaga kuugu jirin hadaa dawaneyso videogan like wash wash iiGusii 👇🤣😂😂😂
@anigaanigalewaye4498
@anigaanigalewaye4498 5 лет назад
Okay huno
@ikramdiini9278
@ikramdiini9278 5 лет назад
Wlalow adi inta xita ma jogta gacan ku tagy lug ama kugu daraa 😂😂😂🤣🙏
@umusidrachannel2523
@umusidrachannel2523 5 лет назад
Ani wanjifa maxan sameya heee kabah igumajirin imbow
@fardowsoahmednoor9815
@fardowsoahmednoor9815 5 лет назад
Salman Abdullahi ani kabo maigu jiro
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 лет назад
Wllhi adi caadi matihid channnlkasto wax lee so shegee ani makoo waa fadhiyaa gabna igma juraan see lik kuugu saaraa
@mohammadjamasahal5210
@mohammadjamasahal5210 5 лет назад
Inta 🇩🇪 Germany joogto like iisaaraa
@biibaali9489
@biibaali9489 5 лет назад
Ma jogo garmal wa isodiidey 2015 isodiiden 😓
@dhoolali7869
@dhoolali7869 5 лет назад
@@biibaali9489 😭😭😭
@biibaali9489
@biibaali9489 5 лет назад
@@dhoolali7869 waa caadi abayo unka ahed man tahribin lkn canada let warejiyey
@dhoolali7869
@dhoolali7869 5 лет назад
@@biibaali9489 masha alah waa ok hadii aadan yurub kuwar wareegin
@awoelmiali4993
@awoelmiali4993 5 лет назад
Xasuus iam in germany 10days only 16/9/2019habeen salasa 2:48daqiiqo ilove my life naabiil naahraf
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 5 лет назад
Hhhhhhhhh *Ar feynuusaa* Gacan ku taagay wlhi miskinta caadi u jiidjiiday Rufyaanimo see ugu fcn thy lee 😃😅😂😀😀😂
@أسريعليابراهيمعمر
Kkkkkkk wayku dheeray saa
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
Alla min yaradii waxpa Qabsaday Necbiyaaa minyaroyinka Fadlan like
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 4 года назад
Minyaro maxay isla haysaa Ludlum bay haystaa.
@farxiyoshukrihassanmoalim5493
@farxiyoshukrihassanmoalim5493 5 лет назад
Hhhh feeynuus weey dadaashay inta igula faraxsan like ta ha ila dhaafin
@fatimaabdi2702
@fatimaabdi2702 5 лет назад
Farxiyo shukri Hassan moalim AnakaaH kugulaH faraxzan Adey
@ikraamfamily2412
@ikraamfamily2412 5 лет назад
Hadii aad mogadisho ka daawaneesid please subscrieb iisaar
@awalemohamedelmi54
@awalemohamedelmi54 5 лет назад
Kuu saaray wlshy
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
@@awalemohamedelmi54 ana isar wll
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
Ikram family wan kusaray adna isar wll
@hawohussein9231
@hawohussein9231 5 лет назад
Maamo faynuus iyo minyaradii mxa kla heysto Mamo feynuus walle taageran uhay👌👌
@ummalikchannel7154
@ummalikchannel7154 5 лет назад
Hawo subscribe walal isaar
@Honey_MB
@Honey_MB 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@hawohussein9231
@hawohussein9231 5 лет назад
@@ummalikchannel7154 ku dhahay qli
@samewade7564
@samewade7564 5 лет назад
51:10 xaad bilowday Faynuus 😅😅😅😅
@mohcoonka1218
@mohcoonka1218 5 лет назад
Wlh jakatoorka filimka dhan waa maamo feynuus filinka dhan iyada wado😃
@ummalikchannel7154
@ummalikchannel7154 5 лет назад
Yes man walal subscribe isar
@xamdasaleban1993
@xamdasaleban1993 5 лет назад
Haaaaa
@ubaxmaxameddiiriye1200
@ubaxmaxameddiiriye1200 5 лет назад
@queenamula5385
@queenamula5385 5 лет назад
Wlhi ceep weye muye iyo gabdha waxay wadan inta kaxizhonayza 😰hasoo hadlaan
@ramlamohamed6309
@ramlamohamed6309 5 лет назад
Waxbaa khaldan ma wada dhasheen mise ways qabaan? haday jawaabtu maya tahay Alshabaab hala tuso.
@fartuunxuseen3392
@fartuunxuseen3392 5 лет назад
kkkkkkkkkkķkkkk
@fartuunxuseen3392
@fartuunxuseen3392 5 лет назад
ineee is qabaaaan ayaaa dhici karto
@64yearsago59
@64yearsago59 5 лет назад
Waar odeygii maxaa waalay sawkan waashay maaha.
@أسريعليابراهيمعمر
Hhhhhhhhh int uga waca alshabaab
@jamacdahircabdi5522
@jamacdahircabdi5522 5 лет назад
Walalayaal qer allh haidin siiyo iisoduceeya hooyo muraad leh ayaan ahay ee isoduceya aaamiiiiin🙌🙌
@ramlamohamed6309
@ramlamohamed6309 5 лет назад
Illaahay muraadkaaga oo.aan macsi lahayn haku siiyo walaal
@laylahodan3948
@laylahodan3948 5 лет назад
Aamin wall illahay haku fudaydiyo
@hiboabdala4908
@hiboabdala4908 5 лет назад
Illahey hakuu fududeeyo muraadkada hadeey danbi eheen maamo
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
Alle haku sahlo muradkada
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
Inti qoralkan aragto alle darti subscribe igu sar
@baarkaliinka7962
@baarkaliinka7962 5 лет назад
😂😂😂😂😂 ar faynuus sideey Abuukar ugashay qosol iguma harin
@shaamofficial514
@shaamofficial514 5 лет назад
Abukar miya ninkan maliza ledahay wllkey
@Simran-wg8xt
@Simran-wg8xt 5 лет назад
wlhi waa fuuray mamo feynus shaqo fcn baad qabatay😂😂😂😂😂
@nasteexonalka5213
@nasteexonalka5213 5 лет назад
Www masha"allh cimri dheer eebe ha siiyo
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
Ayaan cadey abyo subscribe iisaar blz
@Simran-wg8xt
@Simran-wg8xt 5 лет назад
siman wn kusaaray xbbti
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
Ayaan cadey mahadsanid qaali 🥰
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
Nasteexo nalka subscribe iisaar abyo
@ikraniitaaragsan689
@ikraniitaaragsan689 5 лет назад
muunyo wlhi nimanki na caynayey yuunaga celiyay qofta sidu u xambaray leee hada ka 2 jeer ayuu xambaroya wlhi hhhhhhhh nimankan bentoda wey gubaty wlhi hhhhhhhh muunyo nin nool
@happygrilbeautyofficial6532
@happygrilbeautyofficial6532 5 лет назад
Walal cafimad iyo cimri dheer allaha kusiiyo.. Alle dartiis subscribe isaar
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
Leyla happy wan kusaray adna isar wll subcribe
@Anas-ti7kq
@Anas-ti7kq 5 лет назад
@@Yahyeaj waan kuu saaray wll Adna iisaar Fadlan wll
@Anas-ti7kq
@Anas-ti7kq 5 лет назад
Waan kuu saaray adna iisaar wll
@shacnihussein6898
@shacnihussein6898 5 лет назад
wan kusaaray
@abdiwakiil2263
@abdiwakiil2263 5 лет назад
Ana iisaar waankuu saaree
@KingJabra_JB
@KingJabra_JB 5 лет назад
Wll hadii aad caafimad qabto pls like iyo subscribe igu caawi muhiim ee iithye thank u
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Hanad & Galtiano waankusara wll adne iisaar subcuribe
@KingJabra_JB
@KingJabra_JB 5 лет назад
@@najahqurxinta9230 kuu saray
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
Hanad&galtian wan kusaray adna isar wll subcribe
@saadaqking7660
@saadaqking7660 5 лет назад
Kaaf Iyo Kala dheeri Abuukar mahdiyow Sxpow todobadkii Laba jeer inoga dhig adoo mahad san fadumiini iyo faarax murtiile mawa u jeedne aaway neh
@ummalikchannel7154
@ummalikchannel7154 5 лет назад
Haldoor subscribe isaar walal
@hashimmacalimabdi8384
@hashimmacalimabdi8384 5 лет назад
haldoor Channel se
@hashimmacalimabdi8384
@hashimmacalimabdi8384 5 лет назад
haldoor Channel WG
@aminayariso8524
@aminayariso8524 5 лет назад
Hano kenin fadumina iyo farxax ciyal ciyal cml filiku noqonya
@xafsadarwiish8456
@xafsadarwiish8456 5 лет назад
six back.qoxooti waaye one back kugu dilaaaa😂
@hoyoiyoabboabalkinajanoins3229
Faynuuz ineey edo dey tahay cidii ku farax San like saarra agaah,,
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 лет назад
Faynuus 20jirkii ayan faraha kaga gubane 70ki maku bilawdo hasawe 😂😂😂😁😁
@kaifmuse9500
@kaifmuse9500 5 лет назад
mama faynus super hit liketa dhac igu siya walalyal
@lilzaakirgamer6695
@lilzaakirgamer6695 5 лет назад
Wlloyal beri waa sabti examna waan leyy markaa wlloyaal ieoo duceeya😭😢
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
اقصاص العجيبه Allaha kuu fududeeyo Blz subscribe iisaar 🙏
@qaaliluulahmed8909
@qaaliluulahmed8909 5 лет назад
Wll illaahay amuhaga ha ku sakhiro
@umulkheyrcadey6016
@umulkheyrcadey6016 5 лет назад
Alllaah ha ku fududeyo huno
@farxiyaschorndorf3648
@farxiyaschorndorf3648 5 лет назад
Allaha kuu fududeyo insha Allahu
@sagalali5086
@sagalali5086 5 лет назад
Ilahay hakufuddeeyo.
@salmamohamed629
@salmamohamed629 5 лет назад
inta jifka ku firsanesa like ta haiga ilobina romantic muunyo cml igu duceya 😍😉😍🔥
@xidigtaawdal6463
@xidigtaawdal6463 5 лет назад
Aar imka ilhaan xarago waanka baxay muunye ayaanu dawada meesha io xabadiisa
@4ALone4ever
@4ALone4ever 5 лет назад
Away fadumina iyo nastexo indho farax murti inta uu xistay Like
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 лет назад
Ku saray ana subscribe iisaar Blz
@hodanshacni2919
@hodanshacni2919 5 лет назад
Faynus sheekh Dahir wan ku Haysta👏
@ummalikchannel7154
@ummalikchannel7154 5 лет назад
Siman& hodan& Nasro subscribe isar walalyaal
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 лет назад
Subcribe igu cawiya
@luulmaxamed9819
@luulmaxamed9819 5 лет назад
Mamo feynuus waa flimka quruxdisa yaa ila arkay
@zakiyaxasan3620
@zakiyaxasan3620 5 лет назад
munye gabadha u qabo ee minyara u ah hanaga dayaan anshax xumada
@Najax101
@Najax101 5 лет назад
Mamii feynus qofbaad ku banan tahy respect🙏♥♥
@mahadabdirahman9785
@mahadabdirahman9785 5 лет назад
Fayruus iyo habartan kale waa fuck off their acting due to misbehaviour about young new wife
@beerlulainahassan1744
@beerlulainahassan1744 5 лет назад
Mahad Abdirahman 😂🤣😂I like what they doing 😂
@mahadabdirahman9785
@mahadabdirahman9785 5 лет назад
@@beerlulainahassan1744 why do you like them?
@moha.adan11
@moha.adan11 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂 wow ilhaan hadal weyn ayaaaa ka so yeray ku lahaaa yaa gaaalo geel bari jiray hhhhhh hadalkaas waa iga gadan yahay tlhi 2:03 😂😂😂👌👍👏 guuuleyso ilhaan we miss xarago company blhi💖 muunye iyo minyartiisa they're so dramatic film ka macaankisa waaa ayaga reeer xamar nacalaa sanbuuzkina ku yalo lkn waxan sugnaba Faarax Murtiile iyo Fadumina plz SUBSCRIBE my dadkeyga Somalia mohamed thanks everyone o dawanayo kaaaf iyo kala dheeeeri😍😍😍😍😎
@faatumamohamud1551
@faatumamohamud1551 5 лет назад
Maanta ana uhoryo jimca Mubarak dadki la igabeeray we love somali maxamed ❤❤❤
@ummalikchannel7154
@ummalikchannel7154 5 лет назад
Faatuma subscribe isar walal
Далее
KAAF IYO KALA DHEERI PART 23 FULL HD 2019
1:01:11
Просмотров 889 тыс.
pumpkins #shorts
00:39
Просмотров 17 млн
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
00:36
Просмотров 1,4 млн
GAF IYO GARDARO PART 3
35:21
Просмотров 191 тыс.
SUCDI Oo SACDIYO PRANK QIYAANO KUSAMAYSE
11:30
Просмотров 17 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 30 FULL HD 2019
1:16:04
Просмотров 815 тыс.
KAAF QALADAADKA PART 1 HD
18:48
Просмотров 412 тыс.
SOMALI HIGH SCHOOL PART 14!
20:04
Просмотров 121 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 32 FULL HD 2019
1:00:15
Просмотров 1 млн
FILIM CUSUB: DAB & BAASIIN JILAAYAAL CAAN AH 2019
30:52