Тёмный

KAAF IYO KALA DHEERI PART 32 FULL HD 2019 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 1 млн
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,5 тыс.   
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 4 года назад
Salaan Sharaf Asxaabeey Jimcaha Dambe Ayuu Dhamaanayaa Filinkan Kaaf Part 33 Ayuu Ku Dhamaanayaa Noolaada Asxaabteyda
@iiwaadqurux2818
@iiwaadqurux2818 4 года назад
😭
@naftauroon3313
@naftauroon3313 4 года назад
😭Dhamaanayan
@mohameddiraac43
@mohameddiraac43 4 года назад
abukar wan ku slmy sxip qaali
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 года назад
Marba part saa ugu daraysid 40 noo gaadhsiin doontaa Mahadsanid Abukar mahdi
@hafsahafsa5344
@hafsahafsa5344 4 года назад
Abukar Mahdi nolow nolow
@sahrosiciid6391
@sahrosiciid6391 4 года назад
ilheey riyadada ad rajeyneso haku rumeeyo cafimd iyo ciibado suubn 🙏
@Dreamgirl-ee8oj
@Dreamgirl-ee8oj 4 года назад
Ameen dhamnteen insha allha 👏🏻
@zamzamtani2784
@zamzamtani2784 4 года назад
Aamiin 🤲🤲
@umuamiin3815
@umuamiin3815 4 года назад
Ameen ar axpapi subscribe to my channel
@hanitaa777
@hanitaa777 4 года назад
sahrodawo offecial subscribe 60 ayaan kaaga dhigy eee adiguna igu caawi pls
@haliimasacdiya5292
@haliimasacdiya5292 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Agqg-Bw8uPs.html subscribe please
@macalinqaraac6324
@macalinqaraac6324 4 года назад
Walaalayaal qofkii like like ta iigu deeqa ilaahey sideeda Albaab ee janada ha u furo.
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
macalin qaraac subcribe isaar wll please
@xafsoxasan3902
@xafsoxasan3902 4 года назад
Isoo booqda plz
@fardowsaomar6328
@fardowsaomar6328 4 года назад
Amiiin
@macalinqaraac6324
@macalinqaraac6324 4 года назад
@@nazlinbeauty8797 Sadeena kuugu saareynin Nazllin.
@aflaamcusub
@aflaamcusub 4 года назад
OmG😭
@ismadhibeofficial9508
@ismadhibeofficial9508 4 года назад
oo masaasuuku dhamaanayaa asaxaabatay muuhayn inuu dhamaado waan idin salaamayaa
@ugbadkhadar6151
@ugbadkhadar6151 4 года назад
Mansha Allah waan sugay
@samiirosiman8299
@samiirosiman8299 4 года назад
Hadaa caawa dhaan filimkan dartiis uso jeedy like isaara waligy like maheelineee
@bishaarocooking4232
@bishaarocooking4232 4 года назад
Aniga iisaar wan kusaarey
@deeqoabdullahi1898
@deeqoabdullahi1898 4 года назад
@@bishaarocooking4232 Isar abyo ane wankusaraya
@munodhaqane5786
@munodhaqane5786 4 года назад
Inta kaxun inuuu filanka dhamanyo like😢😢
@fowsiamohamed4135
@fowsiamohamed4135 4 года назад
Inuu dhamado marabno pic poss iyo royimow mamo feynuus 😘👈 wa idin xisi Dona
@channelmuslimayush5071
@channelmuslimayush5071 4 года назад
Allahuma Aamiin yaa rabi Aamiin yaa rabi
@maayaabdalaa3401
@maayaabdalaa3401 4 года назад
Inta saliga nabigajecel scw like dhac kusiiya please
@hmhayatio9877
@hmhayatio9877 4 года назад
😂😂😂 butterfly an darema 🦋 kulaha 😂😂
@nasteexonalka5213
@nasteexonalka5213 4 года назад
Walee roomiyow jebkiisaa baran baro ku dhashy waa sida la rabay Yes
@shhshshshxhxb3189
@shhshshshxhxb3189 4 года назад
Fadlan xayeysiiska aad dhexda galiseen dhamaadka ku aadiya shekadu naga kala qaseee
@hodannutritionistgirl8226
@hodannutritionistgirl8226 4 года назад
Asc ahapapi juma wngsan yaa umatul muslimiin see la yhye
@dhallgobeeddhaayahauroon6533
@dhallgobeeddhaayahauroon6533 4 года назад
Xalqadii 33 lagama hayo jimcahan mise anaa arag
@baariproduction4498
@baariproduction4498 4 года назад
Inta khayrka jecel #LIKE IYO #SUBSCRIBE Ila wab igaga siiya
@sucaadsadri5892
@sucaadsadri5892 4 года назад
Ilhaan guulbey kudhawdahay wan kanaxsanaa lakin hada wan faraxsanahay
@cumarzakisoomaali9048
@cumarzakisoomaali9048 4 года назад
INTA DHAGAYSIGA HEESAHA NECEB QURAANKA AKHRISKIISA JECEL LIKETA KU DHUFO ❤👈
@muniirgooh7221
@muniirgooh7221 4 года назад
Xxx
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 4 года назад
Muniir Gooh xx ma jeceshahay hhh
@cumarzakisoomaali9048
@cumarzakisoomaali9048 4 года назад
@@gureyfanax5005 ma wax kale wax
@nimcocali9535
@nimcocali9535 4 года назад
Aniga waan jeclahay quraanka lkn waan dhagaystaa heesaha
@kaltuunbalbaarlashukulaati1762
@kaltuunbalbaarlashukulaati1762 4 года назад
cumar zaki soomaali quraanka
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 4 года назад
Filimkaan maxaan anoo uur leh fiirsaday caawana Alx aniga iyo nuunaheygaa wada fiirsaneyno hhhh Alx intii uur leh ALLAHA u fududeeyo
@badran262
@badran262 4 года назад
Aamin yaa raxman
@najmoqaali4355
@najmoqaali4355 4 года назад
Amiiiinnn abyo allhy hno fudedyo
@deeqomaxamuudkaahiye2811
@deeqomaxamuudkaahiye2811 4 года назад
masha Allah allaha idin barakeeyo abaayo
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 4 года назад
@@deeqomaxamuudkaahiye2811 aamiin abaayo
@Suusaan8890
@Suusaan8890 4 года назад
Maryama xuseen isku mid baan nahay anoo uurleh ayan dawan jiray lkn anaga wa odinka waynahay awladaallaha no xafido intii muslim ah
@somalibio6269
@somalibio6269 4 года назад
2020 sanad aad ku faraxdo oo riyooyinkaga ku rumobaan alle hakaaga dhigo Edit: thank u for 1k likes
@nebdiali5747
@nebdiali5747 4 года назад
Ameeeen
@jamacdahircabdi5522
@jamacdahircabdi5522 4 года назад
A aaaamiiin wall dhamaan ten
@fooscadey5696
@fooscadey5696 4 года назад
Aamin dhamatenaba
@anfacaragsan3742
@anfacaragsan3742 4 года назад
Amiiiin adigane sidokle😍😍😍😍@shavi broo
@nimcoaxmed9605
@nimcoaxmed9605 4 года назад
Aamiin yaa raabi
@salmohassan6113
@salmohassan6113 4 года назад
Intii nabi mohmed scw jacel like ha isarto👍👍👍
@TheFuaad12
@TheFuaad12 4 года назад
Scw
@supermegafantasyland4262
@supermegafantasyland4262 4 года назад
Farta Xaaji scw
@qwenherphsorhassan9542
@qwenherphsorhassan9542 4 года назад
Nabiga like hakuradsan iisara le iskadheh
@nadiifohassan6948
@nadiifohassan6948 4 года назад
Scw
@ubahali9319
@ubahali9319 4 года назад
Farta Xaaji Scw ❤️
@mahadzakaria7317
@mahadzakaria7317 4 года назад
Hooyo macan hada jeceshahay Wll hooyo iga xanuunsan igu so duceeya in uu alle ii caafiyo 😰 😰 Qayr allaha idin siiye Intii qoralkeyga aragto wxan u rajaynaya nolol iyo qurux badan
@umrayaan8269
@umrayaan8269 4 года назад
Allaha cafiyo hooyo macaan
@marwofaadumo4534
@marwofaadumo4534 4 года назад
Alle ha caafiyo wll
@fathihaji6352
@fathihaji6352 4 года назад
alle hkuu cafiyo hooyo mcaan waan jeclhy wallaahi
@suhuromar6988
@suhuromar6988 4 года назад
Allah cafimaad degdeg ah oo taam ah hasiiyo insha Allah
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 года назад
Mahad Zakaria ale hakuucafiyo wll hooyo mcn caafimaad taama alle hasiiyo
@mustalifamohanad1590
@mustalifamohanad1590 4 года назад
Inta jecel quraanka kariimka allaha jeclaado
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 4 года назад
WAXAAN AHAY HAL ABUUR SOMALIYED WAXAAN SI XUSHMAD LEH KAGA CODSANAYAA IN AAD WALAAL I SAARTA HAL #SUBSCRIBE Mhdsanid 100%_
@ikraanmow1412
@ikraanmow1412 4 года назад
Amiin wllo
@boqoradaquruxdalogaharey6126
@boqoradaquruxdalogaharey6126 4 года назад
2 sano aya laiqaba welina alle uwad ima sinin inta iga daran iyo inta ila mid ah awlad salex ah aduun iyo akhiro lagu libano raxmanka hainagu deeqo inta heysatana bari alle hauga dhigo plse duco somali maxamed
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 года назад
Aaaamiin abaayo dhamaantenba
@sacdiyamaxamad9845
@sacdiyamaxamad9845 4 года назад
Aamin aamin adiga waad dhalaysa ee sugo
@boqoradaquruxdalogaharey6126
@boqoradaquruxdalogaharey6126 4 года назад
@@sacdiyamaxamad9845 insha.allah abaayo
@munaabdillahi4709
@munaabdillahi4709 4 года назад
Aamiin yaa rabi
@umrayaan8269
@umrayaan8269 4 года назад
Kula mid ayaan ahay allaha nawada siiyo dhamanteen
@ummuatikahaaji9634
@ummuatikahaaji9634 4 года назад
Waxa jira dad noola jimcahan kiisi cafimaad na qabay maanta qabriga jiifa aynu uducyno inaguna aynu ogaano kama wacnine in wakhti ina hayo haalo shaqaysto akhiro
@abdiazizissak7095
@abdiazizissak7095 4 года назад
Allah unaxariisto
@faatimafaatima-dt2pe
@faatimafaatima-dt2pe 4 года назад
Inta ka xun dilka elmaas elman like saara una duceeya allah u naxariisto
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
faatima0263 faatima0263 subcribe isaar abaayo please
@khadijamediaproduction9637
@khadijamediaproduction9637 4 года назад
Walal allh hauraxmado wexey eheed walaashey habaryartey mcn iidhashay
@hamdinur9382
@hamdinur9382 4 года назад
illhey haw naxariisto
@duniyocuntoiyoqurxin2069
@duniyocuntoiyoqurxin2069 4 года назад
Iftiinkaa ku badan nagahaan intaa isleedahay cadeey indhaha na xanunjisay🤣🤣🤣
@wardoxuseen8215
@wardoxuseen8215 4 года назад
Allaha unaxariisto wllo
@mahadcabdi6229
@mahadcabdi6229 4 года назад
Cawa igu horeysa ee wllayal like isaara
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
mahad cabdi isoo boqo wll please
@nuurarahaaf2542
@nuurarahaaf2542 4 года назад
Hhhh😂😂Ar jecliyaa jabka Rumiyo inta igu raacsan like ha saarto
@raxmoruuxi5950
@raxmoruuxi5950 4 года назад
Anaa kugu racsan wali in la xiro rabi lhy
@salemosman7173
@salemosman7173 4 года назад
Ilahay aduunka dhibaato haydinka ilaaliyo akhirana janatul farduusa aclaa haydin geeyo
@mohamedinasalan7093
@mohamedinasalan7093 4 года назад
Intii ilhan meesha katagerta like igu qabo😅
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 4 года назад
Inta sugeysay kaaf io kala dheeri like kuqapo 👇😂😂
@queennatasha6274
@queennatasha6274 4 года назад
Mr lama joojiyaha soomaliya 😂😂
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Salman Abdullahi subscribe isaar wll
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Queen Natasha isoo boqo abaayo
@alishaali7774
@alishaali7774 4 года назад
✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🍝🍝🍝🍝🍝🍝🍝🍝
@alishaali7774
@alishaali7774 4 года назад
Salman Abdullahi 💯💯💯🍝🍝🍝🍝🍝🍝
@abdirizakshidane2215
@abdirizakshidane2215 4 года назад
Romeo cawa Apatiitka ufurnay 😂😂😂 Kan maqayada jogo kulaha family oo masar jogan halahan cunan😂😂😂😂
@cabdulqaadirxuseengaraad333
@cabdulqaadirxuseengaraad333 4 года назад
Aan ku salino xabiibkena scw scw scw .inta muslim dhimatay allaha unaxriisto
@kaltuunbalbaarlashukulaati1762
@kaltuunbalbaarlashukulaati1762 4 года назад
cabdulqaadir xuseen garaad aaaminaamin
@ikrancarab4727
@ikrancarab4727 4 года назад
Sallahu caleyhi wasalam
@naaanqurux4982
@naaanqurux4982 4 года назад
Waligiin 10 like ima siinina cawa sfcn iskugu diyariyay sarirta korkeda hada ka dawaneysid dhac iigu siiii juma wangsan guys ❤😘😘👏
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Naaan Qurux subcribe isaar wll please
@ruunraha1631
@ruunraha1631 4 года назад
Intaa sarirtaa saran oo dawaneysa sidheydho kale like dac dac igusii cml 🤣
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Ruun Raha subcribe isaar abaayo
@sahraonline
@sahraonline 4 года назад
Baryo maaha iigu qabo bal kkkkkkkkkk
@xareedabdulahi8742
@xareedabdulahi8742 4 года назад
Hellooo meday qaybtii 33 xaad waaaaaaaaaw
@shaymasharaf1535
@shaymasharaf1535 4 года назад
Izoo duceeya azxapey muradban leeyahay alle inuu iizahalo🤲😥
@maryamamuqtaar7982
@maryamamuqtaar7982 4 года назад
Asparo dhuuso yaaa ila arkey😂😂😂like ii saar
@ViscoHotels
@ViscoHotels 4 года назад
Kaaf iyo kala dheeri inta ila jecel like ii zaara
@kaltuunbalbaarlashukulaati1762
@kaltuunbalbaarlashukulaati1762 4 года назад
encourage life haa wan tageera
@zamzammaxamedilaahaykacabs2095
@zamzammaxamedilaahaykacabs2095 4 года назад
Ilaahay ubad kheer qaba hakuu sahlo abaayo
@queenpharahszn6266
@queenpharahszn6266 4 года назад
Qofkii like isiiyo I.a wax kafarxiyoo helayaa 👌👌💯❤❤
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
fardowza haaji ali Abdale subcribe isaar abaayo
@qaalimohamed4292
@qaalimohamed4292 4 года назад
Aamiin Aniga II ducey abayo
@queenpharahszn6266
@queenpharahszn6266 4 года назад
@@qaalimohamed4292 I.a xpptih waxaa jecshahy allah kuu siiyo oo wanaag san👏👏❤❤
@qaalimohamed4292
@qaalimohamed4292 4 года назад
Aamiin ukhti
@anushaainaboqortooyodeqaja9392
@anushaainaboqortooyodeqaja9392 4 года назад
Fardowsa iduceey aniga
@yaasmahennadesingchannel5385
@yaasmahennadesingchannel5385 4 года назад
Fadeexadan waa filanaayay romiyow istaahil😜xaqi ilhaan waa so baxay inta fishilka tuugada ku faraxsan like 👇😅😅😅😅
@hanitaa777
@hanitaa777 4 года назад
yaasma beauty salon subscribe 23ayaan kaga dhigy eee adiguna igu caawi pls
@fatumahassan1805
@fatumahassan1805 4 года назад
Ttjjfk Khgkot
@nacimaiman
@nacimaiman 4 года назад
Filmkaan kaaf & kala dheeri Hadaa biloow ilaa dhamaadka lasocotay Like dhac iigu sii👍🏿 😘♥️♥️♥️thanks Abukar mahdi ❤️❤️❤️👏🏾👏🏾
@Redmensupportes
@Redmensupportes 4 года назад
Inta kaxun inu Ku dhamanaya part 33 like😭😭
@rahmadahir3039
@rahmadahir3039 4 года назад
Kkkkkkk
@Redmensupportes
@Redmensupportes 4 года назад
😬😬😬
@fadumoadulahisalat7875
@fadumoadulahisalat7875 4 года назад
Kkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂
@umuamiin3815
@umuamiin3815 4 года назад
@@rahmadahir3039 subscribe to my channel wllo
@umuamiin3815
@umuamiin3815 4 года назад
@@Redmensupportes subscribe to my channel 🙏🙏🙏
@bashka.hassan
@bashka.hassan 4 года назад
Balan waaye caawa inta subscribe iisaarto in aan usaaro..... wlcme🙏🙏
@fatimaapdirahman4469
@fatimaapdirahman4469 4 года назад
Qof walbo qoralkeyga arko illhy ban ku dhariyaye iso ducey murad baan leyahaye rabi janadiisa hakugu bishareye maha xoog waa cosi illhy dartiis ah
@hodanqueen8287
@hodanqueen8287 4 года назад
Alle ha ku aqbalo muradkaga
@muhiimlovemuhiimlove6359
@muhiimlovemuhiimlove6359 4 года назад
Alle hakuu fududeeyo wll
@happyhappy-wf5yn
@happyhappy-wf5yn 4 года назад
Ilahy muradkaga o bila mcsi ah ha ku fudydiyo
@nimcoabdi1022
@nimcoabdi1022 4 года назад
All haku fidaydiyo
@ubahmohamedkacaan5364
@ubahmohamedkacaan5364 4 года назад
Muradkago maczi ahayn alle hkusiyo
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 4 года назад
WAXAAN AHAY HAL ABUUR SOMALIYED WAXAAN SI XUSHMAD LEH KAGA CODSANAYAA IN AAD WALAAL I SAARTA HAL #SUBSCRIBE Mhdsanid 100%_
@deeqoabdullahi1898
@deeqoabdullahi1898 4 года назад
Isar all wankusaraya
@hussvoice4985
@hussvoice4985 4 года назад
indho uroon channel bananas bedbugs and we eieueueeuweeetwweeev wWas ijsschots s snjbsbsbbsjhhssbshsvcnnddnkddndnndnddnbdbbdbdndndndnbdbddbdhdbbdbdbddbddbheoreyteejexe
@aadanosmaan4881
@aadanosmaan4881 4 года назад
Sorry waan sodahay yaa ila soodahay intii ila soodahday salama🖐🖐 cwa lkn hada imaaday✊✊🇸🇴✊
@muhacade5542
@muhacade5542 4 года назад
✋✋✋✋✋✋
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 года назад
2 mnit iyo intaaanooo dad ahaa xabiibiyaaal mameshaaad sexateeen bal likta hayladhaafin anba kulama dhaafeene
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 года назад
Rowda xbbti so boqo channel keyga jasakalah
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 года назад
@@ayaninabeautycooking1687 hye
@xasancali4780
@xasancali4780 4 года назад
Inta ku farax san 33 like waaxaa ku xigda 34 hhhhhhhhhhh
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Xasan Cali isoo boqo wll please
@xasancali4780
@xasancali4780 4 года назад
@@nazlinbeauty8797 hada kahor aan ku soo booqday laakiin mar horey eheeed
@farhiyazoona9011
@farhiyazoona9011 4 года назад
Inta ka xun inuu filimka kaaf iyo kala dheeri dhamaado like dhac dhac igu siiya bal❤
@galayrhalac6374
@galayrhalac6374 4 года назад
Flim ku markuu dhamaabo bos baas bilad sharaf ha la siiyo hana loo aqoonsado actorka ugu jilista fiican sanadka sababtoo ah filinka la'aantii qiimo ma yeesheen!
@Ilhaan2
@Ilhaan2 4 года назад
Inta nabiga maxamed scw jecal lek dhac dhac ikusii
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 года назад
Ilhan xbbti so boqo channel pllz
@Ilhaan2
@Ilhaan2 4 года назад
@@ayaninabeautycooking1687 ok xaayti so ima arkin
@sundusziman2609
@sundusziman2609 4 года назад
Cawa qofkii 3aad anoqday inta iga danbeysa likta yaa layla dhafin 🙏🙏🙏
@rahmaabdillahi7586
@rahmaabdillahi7586 4 года назад
Amarka illaahay ninkaan flimkan saaidka u taageeraa waa boos baas😂 team ilhaan baa ahay lkn dhinacba Bos baas ka wataaa
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 года назад
Rahma cdy iso boqo channel keyga
@deeqoabdullahi1898
@deeqoabdullahi1898 4 года назад
@@ayaninabeautycooking1687 abyo iso boqo ane wankuboqana
@sarahsaed1598
@sarahsaed1598 4 года назад
Same🤣🤣🤣
@innanta1438
@innanta1438 4 года назад
Hahaha alla beerka😂 Asparo sidu u dhacay film jilid wa ka weyn tahay ee jabniin halagaso baaro duqa🤣
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 года назад
Qali so boqo channel keyga
@innanta1438
@innanta1438 4 года назад
@@ayaninabeautycooking1687 wan boqday subscribe👆an kugu siyay cml noh😉
@safachannel684
@safachannel684 4 года назад
Wllyal iso duceya in u alle ilma yar mataano ah i siiyo insha allah😭😭🤲👈
@zanaali3034
@zanaali3034 4 года назад
Ale hakuu siiyo Awlaad kaa farxisa aduun iyo Akhiraba
@axlaamaadam1149
@axlaamaadam1149 4 года назад
allaah ku siiyo abaayo awlaad baariya inshaa alaah samirka iyo istiqfaarta badi
@xabiiboxaaji9954
@xabiiboxaaji9954 4 года назад
aamin
@shankaroon7098
@shankaroon7098 4 года назад
Aamin aamin wllshy
@safachannel684
@safachannel684 4 года назад
@@zanaali3034 aamin wll mcn
@ifrahadanabdulahi8857
@ifrahadanabdulahi8857 4 года назад
Respect full abukar mahdi❤❤❤❤❤
@mukarammukaramcilmi9088
@mukarammukaramcilmi9088 4 года назад
Waa dhamaday
@YT-MAQUUSTE
@YT-MAQUUSTE 4 года назад
Asxaabta Halkan ku midowday Soomaali Weyn, Team Abukar Mahdi, Please aboowe iyo abaayo #SUBSCRIBE Dhac Dhac igu sii lacag ma ahane❤😭😭😭ifkaa lagu yahay walaal😢.
@goodperson.870
@goodperson.870 4 года назад
Ina lagu barta ka fiican saas lacag iyo magac ku helee ee mahan qof aadan garanaynin inoo ku saaraayosubscribe
@happyofficiall
@happyofficiall 4 года назад
Ana ku saaray walal horay usoco
@EMMAO0
@EMMAO0 4 года назад
Ku sare pro hormar wcn
@ifrahmahamud5433
@ifrahmahamud5433 4 года назад
DHEEGASHO ku saray
@qaalimohamed4292
@qaalimohamed4292 4 года назад
Caloosha ayaa I hurisay waan saaray 😁
@farxiyodiamond125
@farxiyodiamond125 4 года назад
Ku saliya xabiibkeena maxamed scw scw scw scw
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 года назад
Filmka Dambo leesugu imaan maayo macsalama asxaabta like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂😂
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 4 года назад
1 qayb hartay
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 года назад
Ebar waaye
@asdafaavideoproduction8741
@asdafaavideoproduction8741 4 года назад
Please NABIGA HADAD JECESHAHAY SUBSCRIBE ii saar channel keyga
@mohaabdi3534
@mohaabdi3534 4 года назад
walaalaha halkaan sogaray nabiga aan kusalino (SCW)
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Moha Abdi isoo boqo wll please
@mohaabdi3534
@mohaabdi3534 4 года назад
@@nazlinbeauty8797 waa ikanaa sister
@farhiyomahamed7851
@farhiyomahamed7851 4 года назад
Inta jarmalka kafiirsaneso like
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 4 года назад
Farhiyo Mahamed ani
@mrs_abukar_arab
@mrs_abukar_arab 4 года назад
Aasbaro iyo boos wey iga qosolsiiyeen inta igu raacsan lik iisara
@abdixaabsade7603
@abdixaabsade7603 4 года назад
Travel hargysia to xamar Intii muqdisho jecel like igu cumaamada
@ritaajsomali8561
@ritaajsomali8561 4 года назад
Qodhan wuxu dhahay Bangkok thailand kadag romiyo nokaly anaga ku sodhawehene hada nahay rer thailand 😁
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
Hadad sidayda sagal mar kuso noqoty RU-vid like iisar guushu waa xagena cawa team ilhaan ismuujiya😍😘❤♥️☝️
@tajirburiye2855
@tajirburiye2855 4 года назад
thanks bro Abukar Mahdi Caawo dhan ayaan sugaayay wlhi
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
tajir buriye isoo boqo wll please
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 4 года назад
WAXAAN AHAY HAL ABUUR SOMALIYED WAXAAN SI XUSHMAD LEH KAGA CODSANAYAA IN AAD WALAAL I SAARTA HAL #SUBSCRIBE Mhdsanid 100%_
@apdiaziiz4520
@apdiaziiz4520 4 года назад
Cawa yaa raagsaday this movie Team ilhaan like Filimkan yaanu naga dhaman 😎
@xafsoxasan3902
@xafsoxasan3902 4 года назад
Isoo booqo plz
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 4 года назад
WAXAAN AHAY HAL ABUUR SOMALIYED WAXAAN SI XUSHMAD LEH KAGA CODSANAYAA IN AAD WALAAL I SAARTA HAL #SUBSCRIBE Mhdsanid 100%_
@habonosman4450
@habonosman4450 4 года назад
Alla waa fuuray Qowdhan freezerka gal “ ma digaag baad na mooday “ kulahaa 😂😂😂😂
@saidalhusseini3030
@saidalhusseini3030 4 года назад
Inta caawa la gaaday oo reer Africa ah “like”
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Said Al husseini like 3wll subscribe dhac igu sii adna please
@xafsoxasan3902
@xafsoxasan3902 4 года назад
@@nazlinbeauty8797 isoo booqo plz
@suleeqosomali9835
@suleeqosomali9835 4 года назад
Aniga rer asiya ahay
@maryanawad5045
@maryanawad5045 4 года назад
Taleefankaygi iga xumaaday maanta gabar ayaan dhahay qofyeheee iidhiiiib filim aan kaa daawane jacayl aan uqabo filimkan
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 года назад
Maryan qali so boqo channel keyga shugran
@filsanmohamed2257
@filsanmohamed2257 4 года назад
Hhhhh romiyow intaa cuntay anigo masar jooga xitaa macuno maxaa waaye dadka masar jooga macunta cun badanyihiin
@mariamaria-zq9cq
@mariamaria-zq9cq 4 года назад
Kaf iyo Kala dheri intey sugeysey like dhag I siya
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 4 года назад
WAXAAN AHAY HAL ABUUR SOMALIYED WAXAAN SI XUSHMAD LEH KAGA CODSANAYAA IN AAD WALAAL I SAARTA HAL #SUBSCRIBE Mhdsanid 100%_
@ahmedomer5799
@ahmedomer5799 4 года назад
Kaaf iyo kala dheeri. ,33
@aaryaretube
@aaryaretube 4 года назад
Ki Sali Nabiga Scw
@barwaqoclahi3422
@barwaqoclahi3422 4 года назад
acuudu billah ani hadu iso dhacay waxana iga so horeyey 213 dadka meshan miyey dhax jiiftan wllyalow like isara inta iga danbeso plz
@fatmafaanta3873
@fatmafaanta3873 4 года назад
Aniga iyo wadad keyga jcyl iskuma guursan wax aan ka shekesanona ma aqoon waan is fiirin jirnay lee lkn hada kaaf iyo kala dheeri intee maree intee ku dhamaan doontaa aanka sheekesanaa hadey dhamaato meesheena lee shibta ka bilawenaa
@yusraali1674
@yusraali1674 4 года назад
🤣🤣🤣🤣 filim cusub raadso hee aad ka sheekaysatan
@hajarabm2400
@hajarabm2400 4 года назад
Musasalada hindiga ah fiirsada kaas baa dhamaane ugu yaraan labo sano waa socdaa.
@naciimosheikhmohammed4199
@naciimosheikhmohammed4199 4 года назад
Kkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣😂
@fatmafaanta3873
@fatmafaanta3873 4 года назад
Mid somali allah ha saqiro wadadka hindi ma jeclo
@rahamhmd2249
@rahamhmd2249 4 года назад
دعواتكم ان ربي يفرج همي وهمكم😔 ان شاءالله.( لاحول ولاقوة الابالله)
@ora-uh2lr
@ora-uh2lr 4 года назад
ألله يفرج هم جميع 🤲
@hanaqalbi8804
@hanaqalbi8804 4 года назад
Waan idiin xiisi doona😭😭😭😭😭
@shamsadahir16
@shamsadahir16 4 года назад
Xagad naga aadi
@deeqoabdullahi1898
@deeqoabdullahi1898 4 года назад
@@shamsadahir16 isoboqo wll
@umuibtisamchannel6786
@umuibtisamchannel6786 4 года назад
Isoboqda walalyal kunki wax yar aya iga diman wad mahadsantihin ❤️❤️❤️❤️❤️
@sagaliinagacal5007
@sagaliinagacal5007 4 года назад
Ku saarey 👍👍
@xafsoxasan3902
@xafsoxasan3902 4 года назад
Isoo booqo plz 2daqiiqo iidaawo anna wan kudawani
@happyofficiall
@happyofficiall 4 года назад
Kusaaray abayo ane ii garo
@umuibtisamchannel6786
@umuibtisamchannel6786 4 года назад
Xafso Xasan ok thanks
@umuibtisamchannel6786
@umuibtisamchannel6786 4 года назад
happy hared channel ok thanks
@kingqeys3940
@kingqeys3940 4 года назад
Asxabta muraad ayan lee yahay ducada igu soo kaba inuu illahey ii fududeeyo
@kulmiyekaka4194
@kulmiyekaka4194 4 года назад
Hadalkas markii laso galayo ahayd Markii la dhargo mahan ku lahaa Like dhac ku sii baan ku le yahay
@abaayosusu6125
@abaayosusu6125 4 года назад
Asbaro qaboowe maku haayo miyaa shaati weynooow. Ruwayadan wan uu xiisi doona week danbo oo ku egyahay
@munaindhoofficial234
@munaindhoofficial234 4 года назад
caawa ana ugu horeya like hadaad jawiga roban dawanayso caawa filimka
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 4 года назад
WAXAAN AHAY HAL ABUUR SOMALIYED WAXAAN SI XUSHMAD LEH KAGA CODSANAYAA IN AAD WALAAL I SAARTA HAL #SUBSCRIBE Mhdsanid 100%_
@munaindhoofficial234
@munaindhoofficial234 4 года назад
Hye kusaraya isaar wlkay
@warsanmediagroup8602
@warsanmediagroup8602 4 года назад
ilaahy Dartiis subscribe igu saara Asxaabey 💚💚💗💗💗💗💗💗💗😎😎
@deeqtutors6288
@deeqtutors6288 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-UqbImADb8SQ.html
@haamudmursal4889
@haamudmursal4889 4 года назад
🌍🌎🌏🌐
@haweyachannel113
@haweyachannel113 4 года назад
studio Tala wadaag wllo wa diyaaar adna isaar
@EMMAO0
@EMMAO0 4 года назад
Ku srey wll
@fayzhfayzh4601
@fayzhfayzh4601 4 года назад
istudio tala wadag wan kujeclhy ceeb miyaa bbe wan ku jeclhday kwrn he3
@emraky8971
@emraky8971 4 года назад
Waqtigu yaraan badanaa jimciihi hore dawanayay😂❤️❤️hadana wakaana inta faraxsan like iisaara❤️
@hodancadeey1399
@hodancadeey1399 4 года назад
Adiga ka so arkay mawa ogen ine so dhacday tnx amraney❤💥👍
@xafsoxasan3902
@xafsoxasan3902 4 года назад
@@hodancadeey1399 isoo booqo plz
@maryamadam8444
@maryamadam8444 4 года назад
اللهم صل على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@minaahassan4127
@minaahassan4127 4 года назад
Boss bas inuu maseere inta ila aragte likeeee please 👍😂
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 года назад
Wll so boqo channel keyga jasakalah
@khalidmohamed1865
@khalidmohamed1865 4 года назад
Qofka lasocda kaf iyo kala dhere like ha ila dhafin 🤪
@hariaqueen9724
@hariaqueen9724 4 года назад
Cawa dhan sugaayay alx anoo hurdi rabo uu soo dhacay😊
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Haria Queen subcribe isaar wll please
@hapoonsuldan364
@hapoonsuldan364 4 года назад
Inta zayda zugih karih la ayd like dhac dhac iguh zih 😂😂
@xafsoxasan3902
@xafsoxasan3902 4 года назад
Isoo booqo plz
@deeqtutors6288
@deeqtutors6288 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-UqbImADb8SQ.html
@ayanlemuhamed8448
@ayanlemuhamed8448 4 года назад
Maxaa saas uu dahisen manta maxa waye sabti qeyb cusub wili masobixin part 33 why🤔🤔🤔
@sir-jamatube
@sir-jamatube 4 года назад
Asparo, markiisa hore ayuu qosol u samaysanyahayba.😂
@amalitabea1539
@amalitabea1539 4 года назад
Hadaaa niyada ku haye marka arke farxad😂💕
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Amalita bea isoo boqo abaayo please
@darwishdalmar9859
@darwishdalmar9859 4 года назад
Midki u ku dhamanayay maku so sara dhined 😀
@yuusufmohamed9425
@yuusufmohamed9425 4 года назад
ar caawa anaa ugu horeeyo wlh liketa igu booba soomaaliyeey weligey 10 like ma heline
@qaalimohamed4292
@qaalimohamed4292 4 года назад
😁😁 Wan saaray wllo
@yuusufmohamed9425
@yuusufmohamed9425 4 года назад
Lajeceleyda faraxasan Lajeceleyda faraxasan mahadsanid wlshey
@queenamula5385
@queenamula5385 4 года назад
Yuusuf mohamed bena waz anaa kaa horeyey
@naomiabdey5112
@naomiabdey5112 4 года назад
I'm first Lady
@nuuracaafimadkanolosha2578
@nuuracaafimadkanolosha2578 4 года назад
Intii ilahy ka baqeysa sub i saara channalkeyga
@fatmaupdul969
@fatmaupdul969 4 года назад
Inte sugi weysi like isara hhh
@fariidainahaji9650
@fariidainahaji9650 4 года назад
Jecliyaa siin usugaayay wan ba nooge team ilhaam ku raaxeysta jabka Romeo iyo ruufiyanadisa thanks walalo keep going
@tazniimarale8594
@tazniimarale8594 4 года назад
Waa warey wlhi musasalkan aad ba lo jeclyhy lkn wo dhamanraba😭🔥❤💯
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Tazniim AraLE isoo boqo abaayo please
@tazniimarale8594
@tazniimarale8594 4 года назад
Diyar wye apy0
@shahadayale463
@shahadayale463 4 года назад
Romeo calosha laga qabanaya mcn wuxu cunay 😢😢
Далее
KAAF IYO KALA DHEERI PART 33 DHAMAAD THE END  FULL HD 2019
1:40:49
КВН 2024 Встреча выпускников
2:00:41
KAAF QALADAADKA PART 1 HD
18:48
Просмотров 412 тыс.
SUCDI Oo SACDIYO PRANK QIYAANO KUSAMAYSE
11:30
Просмотров 16 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 30 FULL HD 2019
1:16:04
Просмотров 815 тыс.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 19 HD
1:15:01
Просмотров 191 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 16 FULL HD 2019
56:18
Просмотров 2,6 млн