Тёмный

Kaftanka Siyaasada 509 oo aad u xiisa badan 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 229 тыс.
Просмотров 56 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 211   
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 2 месяца назад
ASC, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend , CALI XARAARE, La Daadihiyaha Barnaamijka Yaasiin Abuukar & Bahda , SATV Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah, Kaftan Xalaal Ah, Siyaasadda Aan Ka Marneyn, Guuleysta Inshaallah
@MohammedAli-yw3hd
@MohammedAli-yw3hd 2 месяца назад
Caliyoow jazaaka ALLAAHU khayr xaqaad ka hadashaa runtii
@teatime6853
@teatime6853 2 месяца назад
Madaxweynahaha dumarland mustafa martin waa caleemo saarney 🙏🇸🇴💯
@musemohamoud2429
@musemohamoud2429 2 месяца назад
Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa shaydaan eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah 😢
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 2 месяца назад
Ali the legend brother 🙌
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 месяца назад
ILLAHAY amrkiiy Aniga iyo yasiin yare isku marbaanu Qosolaa Cali xaraare ayanu isla dhuuxnaa.
@nabiilgoets3152
@nabiilgoets3152 2 месяца назад
😮😮😢😢 13:33 a
@ammeyhajji
@ammeyhajji 2 месяца назад
Aniga kaa qoslinaya cali ninkaa maada so baray bn ahy😂😂😂😂
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 месяца назад
@@ammeyhajji Oo Macalinku waaba adigamiyaa waabad igaQoslisay xaqiiqatan 😂
@SalaadAadanguure
@SalaadAadanguure 2 месяца назад
Asxaabta kaftanka siyaasada waa idin salaamay
@teatime6853
@teatime6853 2 месяца назад
Mustafe martin ragee wuu kacaalwaye iney waxdilaan iyo waxdhacaan mustafe waxoodii ayu wax ugu daraa 🙏🇸🇴
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 2 месяца назад
Alelahe ali wad la heshay martin Halo magacabo wasiirka haweynka 😂😂😂😂😂 🎉🎉🎉🎉
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Cali xaraare iyo Mustafa Martin meesha ha is ugu yimaadaan next time. I can't wait.
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 месяца назад
xaraare iyo Maartin way iskusoobaxaan I agree with you.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
@@khadramahdi4116 marka ay labadodu is dacàdaynayaa waa ku ka helaa.
@iidsalah1989
@iidsalah1989 2 месяца назад
the best combination xaraare iyo martin MY FAVOURITE waa loo xiisay martin lool
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
@@iidsalah1989 ha is arkaan, maba isugi Karo.
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 2 месяца назад
Kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yacin
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 месяца назад
Kaas rabi ha soo hanuunsho Ma lacag raadin baa halkaas geysay soomaali subxaanalaah
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 2 месяца назад
ASCWB CALI IYO YASIIN yare salaan qaaliya idin salamay. ALLAH haydin sharfo sxbayaal. Lkn waxa ku qosly sxb MARTIN oo Diimo badan sida isaga iyo haweenka uwada shaqeeyaankkkkkkk
@karingarfod9151
@karingarfod9151 2 месяца назад
Mashaa Allah ali haraare 😮😮😮😮geesi
@fouadmogueh
@fouadmogueh 2 месяца назад
Ali nice to hear again
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 месяца назад
Mustaf Maartin Madaxwayna Africa ayuu uqalmaa kadumarka iyo kan Somalidba wuu dhaafay saxibayaal Viva Maartin.
@YaasiinJaamac-kd3su
@YaasiinJaamac-kd3su 2 месяца назад
Waaa idinsalamaya cali Harare iyo yaa sin
@aweesabdullahali1633
@aweesabdullahali1633 2 месяца назад
Walahi waaiga qosliday saakay dakii aaba ilayaabay sheekha kaligiis sacbinaaya😅😅😂😂😂😂😂😂😂
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 2 месяца назад
SOOMAALIYA MAANTA MEESHII UGU XUMEYD AYEY TAAGAN TAHAY. ILLAAH AYAA U MAQAN. DALKII WAXAA KU HABSADEY SIYAASIYIIN CAADO QAATA AH OO AAN U NAXAYNIN DAL IYO DAD. ILLAAH AYAA KA WEYN MEEL DARAN ALLAHA KU RIDO DAALIMIINTAN.
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 2 месяца назад
Viva beesha arab
@AbddiUhu
@AbddiUhu 2 месяца назад
Calow waraasada haweenka martin ayaaba kama fiican goobe 🎉🎉🎉🎉🎉
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 2 месяца назад
Alla somalidu dulimii badan Reer jigjiga dulimiga ma joojiinaya 😭
@farahguirrehhassan7105
@farahguirrehhassan7105 2 месяца назад
Aringa djigjiga aya yaab baadan iyo dulmi badaan 😢😢😢
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 2 месяца назад
mustafa martin waala galey maanta 😅
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 2 месяца назад
Sheekh baa ka mid ah saddexda qof ee naarta ugu horgali doonta waana Sheekh inlagu dhaho aduunka niyo kama aheyn
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 месяца назад
Quwadaada rabi kaa qari waa tan axmed ismaaciil oo kale damac yaraa
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 месяца назад
Waaw
@Mascud12
@Mascud12 2 месяца назад
Amuusan aqoon luqada
@abdimahamud6165
@abdimahamud6165 2 месяца назад
Samater waa Guulwade
@shuaybtube2690
@shuaybtube2690 2 месяца назад
Mid walbo koofiyad xirto sheekh ma ahan
@abdussalemaare2566
@abdussalemaare2566 2 месяца назад
Maashaallah cali xarare iyo yaasin kaftanka siiyaasada maalin Imaa dhaafo
@safiaalim240
@safiaalim240 2 месяца назад
😍👏 ربى يحفظك على حرارى
@hirsirashid3741
@hirsirashid3741 2 месяца назад
Ali best like u funny story
@AliDheeg
@AliDheeg 2 месяца назад
(AHN) maansadii abwaan Haddraawi ugu dambaysey adduunyadu waa beesteed rabiyo boqor baad ka tahay...gebo-gebo
@shukrishukri801
@shukrishukri801 2 месяца назад
Asc Ali Harare iyo Yassin Yar. Yassin Dualeh da.adi ba ka so baxdey cajis badan ba laga arga marka Yassin Yar aya hada shidan🎉 oo ka qosol badan.
@sadaamraamsade9483
@sadaamraamsade9483 2 месяца назад
Cali xaraare waxaan daawadapa maantuu aniga idacaayadeeeyey
@mustapheibrahim3
@mustapheibrahim3 2 месяца назад
Waar Jarmani idinka soo salaamayaa culimo
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 месяца назад
Sheikh Ma'ahan midkan waa kuwa Munafaqyada ah ee Muqalka oo kaliya ooga eeg Astaanta Sheikhnimada.
@guleit89
@guleit89 2 месяца назад
Warsangali is waraystay
@AbdillahiMadarr
@AbdillahiMadarr 2 месяца назад
Wan idin salamay dhaman bahda somali américain tv
@SfiilitoSfiilito
@SfiilitoSfiilito 2 месяца назад
C Ali xaraare waxaan ku waydiyey soomaali shiiq maleedahay
@nasserbin-amin9176
@nasserbin-amin9176 2 месяца назад
Mascha allah ❤❤
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 2 месяца назад
Ninkas somaliga ah waa nin xanunsan
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 2 месяца назад
Waa horgale mahad cambaashe oo Maryland jooga Allah khudag.
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 2 месяца назад
😂😂😂HORGALIHII SOOMAALI JOOGEY MA AMERIKA AYUU TAGEY😂😂😂😂😂😂
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 2 месяца назад
Kkk cali ciyaalo sanca maca khubusti iyo basbaaski 90s 😂 old days
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 2 месяца назад
Caliyoow soomaalida mar hore ayaa dameera laga dhigay oo waa kuwa is qarxinaya
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 2 месяца назад
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 2 месяца назад
Xaadir macalin is Ohio Boy
@Abdullahi_abdi20
@Abdullahi_abdi20 2 месяца назад
Yow yow come on greeting you from Nebraska 😂😂 laughing on how JD Vance is a weird guy 😂😂😂
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 2 месяца назад
Wuxuu fahmi wayey cali leapfrog. Waa academy work waxaa fahmikara ninkii jamac galay erayga leapfrog
@ammeyhajji
@ammeyhajji 2 месяца назад
Hada samaroonay wxd naleedihiin prof ka cilmiga ushegy hala fahmo, war ninka waalan ordaya qabsada 😂😂😂😂😂
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 2 месяца назад
no comment. Wa laqay
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 2 месяца назад
Odayasha sharafta leh Ali xarare & yasiin
@YaasiinJaamac-kd3su
@YaasiinJaamac-kd3su 2 месяца назад
Abdi calii. Harare waan kutageera
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 2 месяца назад
Alloow sahal amuuraha
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 2 месяца назад
Inalihi waa inalihi rajuucun ma lacag ayuu halka u galay inuu Donald Trump sacabka u tumo oo u tageero xasuuqa reer falastiin shiekh maha kanii Ilahayow cali xarare noo daa hadii ana somali nahay hal qof oo runta sheegii kara kuma jirto an cali ka ahayaan runta badan cali xarare ✅️🤲🤲🤲
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 2 месяца назад
Soomaalidu siyaasi aan wax xala u wadin bay qabyaadal ku taageertaa ee shiikh ma wuxu moodey inay isku qolo yihiin Waa yaab iti amakaag
@KhadijaSayidAbanur
@KhadijaSayidAbanur 2 месяца назад
Sheekh malaha ma farmin Tram waxa looga sacbiyay
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 2 месяца назад
Walalayal salida geeska afrika ma heli kara
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 месяца назад
Kaftan ka Siyaasadda see u aragtaa?
@nabiilgoets3152
@nabiilgoets3152 2 месяца назад
Asc #ali Next l Hope inad kaso hadashaan arinta oomar barbar insha'Allah
@abdisheikhmohamud904
@abdisheikhmohamud904 2 месяца назад
Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah
@saja9892
@saja9892 2 месяца назад
War ninkaan qosolkiisa hafiirsane hadalka dhegeyso Hadaad waxa la sheegayo dhibsaneysid dee cali baa sheegayee ninkaan daayoo isaga bax meesha maxaad u daawan
@YusufAli-kp9uc
@YusufAli-kp9uc 2 месяца назад
Kun kiilo mitir oo iskuweer waa 20km x 50km (example) ... ee maha dhul ilaa Burco to Baladwaayn ah.
@XamasNasri
@XamasNasri 2 месяца назад
Muga nin aa ku disheen gacantiina xaad ugu kaar xoqonaysaan maalinta reer puntland 🤔 aryaa majeertoonow hambalyo from agoon yar Abgaal. Habarta masayraa dilidoona
@amanoffewwords8714
@amanoffewwords8714 2 месяца назад
27:15
@sharmakeali2914
@sharmakeali2914 2 месяца назад
Falanqaynta siyaasada u badal magaca sabato ah waa dhacdoyin run ah baa ka hadasha ee kaftan maaha
@abdurahmanyusuf5012
@abdurahmanyusuf5012 2 месяца назад
Waanu taageer sanahay sxb
@nuromohamed2121
@nuromohamed2121 2 месяца назад
Kaftanka siyaasad caawa mafiicana
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 2 месяца назад
First person
@hamse.daud1
@hamse.daud1 2 месяца назад
Somaliland siyaasadeeda ayaa ugu saameyn badan geeska africa gaar ahaan somaalida
@sinan3845
@sinan3845 2 месяца назад
Waa kaftanmeysaa 😂😂😂😂
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 2 месяца назад
Marka isheg
@kaýsesuĺayman
@kaýsesuĺayman 2 месяца назад
maxamed kaahin maanta ayaa magac u heshay
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 месяца назад
Cali xaraare maanta xeraw baa lagu moodaaye
@abdirazakelmi1156
@abdirazakelmi1156 2 месяца назад
17:25
@SHUBAALMEDIA
@SHUBAALMEDIA 2 месяца назад
Calaow sheekhu sacab matjmayo ee maxaa isku kaa sawiray
@mowlidabdi8847
@mowlidabdi8847 2 месяца назад
Arinta jijiga hadii ay wax jira tahy waa ceeb wayn oo dowlada saameyn ku leh
@mohamedyakub457
@mohamedyakub457 2 месяца назад
Weelka soo biyo raaci
@abdurahmanyusuf5012
@abdurahmanyusuf5012 2 месяца назад
Wast N Jurisalam
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 месяца назад
Shiikha haa malaaa kaasiii waaa nin laqalday kkkkkk
@sadaamaadam4515
@sadaamaadam4515 2 месяца назад
Caloow xisaabta aad sheegtay waa area ( bed ) ee ma aha dherer iska hubi tusala aad bixisey.
@YaasiinJaamac-kd3su
@YaasiinJaamac-kd3su 2 месяца назад
Abti waa Yasin jaamac
@mohamedyusuf4020
@mohamedyusuf4020 2 месяца назад
Waa cadankii nagumeystay oo hadana macdanteena guranaayo. Bal hadee xarashanayaa mey turkiga siyaan
@kaýsesuĺayman
@kaýsesuĺayman 2 месяца назад
caliyow waa haragaysa halkaasi
@ammeyhajji
@ammeyhajji 2 месяца назад
Wasaaradda qoyska ceeb mhn, meesha qalad baa laga fahmay Wasaarada cidkasta qabankarta, generalka yaan loo gefin( qoys waxa ladhahaa Aabo, caruurtiisa iyo Xaaskiisa) haweenku wasaaradkasta loo magcaabi karaa iminkana wey hayaan😮
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 2 месяца назад
Ina xaraaraw inaadeerka dabcasar ayaan la xidhiidhey oo xadhiga ii jaray wax ma kaqaban kartaa waxnaa ka yara ogtee ma is tidhiba?...
@habibahussien6055
@habibahussien6055 2 месяца назад
Ali yoow maad na soo gaar sisaan saliida timaha badesa keena london please suqa waamo ee somalida
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 месяца назад
Mustafa.Martin waa tuug cadaa, waa in wasaaradda haweenka loo dhiibo.
@NiciimaHassan-fh7wp
@NiciimaHassan-fh7wp 2 месяца назад
Aaaway dadki lahaa dhulkas
@Zakhiya
@Zakhiya 2 месяца назад
Kkkk horta wadaadku mafahmayay waxa odaygu ku hadlayo armuu iska raaciyaya sawaxanka
@mohamedshiine5305
@mohamedshiine5305 2 месяца назад
Ali haraare ad ban uga helaa barnamijkaan . Iyo xirfadaada suxufinimo. Laakin hadan shaqo ku dhiibi lahaa waxan ka dhigi laha baare . Ama
@AbdirahmanGelle-v9k
@AbdirahmanGelle-v9k 2 месяца назад
Taliyaha nabada sugida sxb
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 2 месяца назад
Hadalkaan dhihi lahaa Cali aya yidhi Booska Goobe Wasiir Tiktok haloo magacaabo waan kugu raacsanahay qodobkaas Calow
@abdikadirmuse2595
@abdikadirmuse2595 2 месяца назад
Kkkkk
@GoudaneAdan
@GoudaneAdan 2 месяца назад
Asc.cali.runta.haka.bapan
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 2 месяца назад
Wan idin salamaya
@rakbah.c
@rakbah.c 2 месяца назад
3 dexdaa qof inaa edbisaan weeye 😂
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 месяца назад
Samatar xisbi dhaqdhaqi maayee isagaa la rabaa in la dhaqdhaqdo mar sadexaad inyar baa ku hadhaye inoogu yeedhay dheheen aan murdineee😂😂😂😂😂😂😂😂
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 2 месяца назад
Saliida hargaysa ma laga helaa ama la soo dhiibi karaa
@AhmedAlijana
@AhmedAlijana 2 месяца назад
Dahab
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
Kuwah iyo shekhah lagu shegayoh waa idor tah waa lah so ogaday
@zakihaile9736
@zakihaile9736 2 месяца назад
Hadii yihiin maxad ka badalaysaa anaga kule d’trump ba so baxaya somaliland aqoon sanaya wixii faqashana ka so tarxiilaya amarica argagixiso looga mabaahna iyo tuug 👊🏾
@june6206
@june6206 2 месяца назад
@@zakihaile9736hadii cid yu tarxilo Ada u horeeya darood waba madaxda dawlada mareykan ee bal qo an aduunka xil soomali ku matalin oo darood soo hel darbi ka soo boodoy Ada kow ah takale trump ma oromo dhul iyo 😂bad eadinayad moodaysan ictiraf wad heley siin snm bas ah lkn dhulka qabiilada kale ku heli maysan maba Amin sana cid an isaq ahayn nu land tad ku khafiiftene oromo ayaa idinku dhow cid dhulbahante maxabiista idinka soo daysa trump madow maba arki karee aduu darood oo qabiil ah ba Adi iyo awowgaba idin ciilay sorry darood iskaba dhafe majeerten ba kalf gii soomali aduunka ku matala ooy 😂
@zakihaile9736
@zakihaile9736 2 месяца назад
@@june6206 aqoon daraa ku haysa ee reerkan yare leeta e Carlos ha kalifin waa xagjir gus dhuuqa kuwa xilalka haya haday jiraan waana la soo tarxilayaa waa argagixiso iyo tuugo somalia qudhunkay ku hayeen Uma so rarikaraan america wa wada daba dhilifkaana cid danbe oo doranaysa ma jirto amal ba anagaa codka siinay oo Bini aadam ka dhignay hadaba back to qardho iyo gegedii qalalnayd garwe Bye 👋 somaliland 15 ku gumaysanaysay gacabta gumaysigana waad ku so noqon soon or letter
@zakihaile9736
@zakihaile9736 2 месяца назад
@@june6206 adoon yar oo ka soo jeeda reer yar oo reer tabareed ah baa tahay siilka naagihiina iyo futooyinka ragiina ilaalin kari laadihiin oo u talin kari laa dihiin yaa maamul idiin dhiibanaya argagixiso ayaad tihiin dhibtii somalia aad gaadh siiseen baad America la rabtaan no argagixiso iyo tuuginimo 👊🏾 Sool na waa Somaliland soon our leter gacantii gumaystaha ayey ku so noqon 🙈
@ahmedabdalla5857
@ahmedabdalla5857 2 месяца назад
Waar odaygii nacaska ahaa nin kii Mustafe martin ayuu is leeyahay bahdil , because waa. Nin ka horeeya oo aan u nacamlayn karayn
@kaýsesuĺayman
@kaýsesuĺayman 2 месяца назад
lkn maanta doorashooyinka wax ka hadhay 100 cisho oo kaliya Muuse way soo dhammadtay
@Saidalihusein
@Saidalihusein 2 месяца назад
Laakiin qoomu luudh Lama taageeri karo.
Далее
Kaftanka Siyaasada 532 oo aad u xiisa badan
32:51
Просмотров 44 тыс.
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 3,1 млн
What’s your height?🩷🙀💚
00:59
Просмотров 3,4 млн
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
Kaftanka Siyaasada 531 oo aad u xiisa badan
42:18
Просмотров 51 тыс.
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
12:57
Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan
37:18
Просмотров 51 тыс.