Тёмный

Waa Isku Dire | Triangulation | Naftaada Uun Badbaadso Isma Badalaayee. 

Ishraq Yasin
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 2,5 тыс.
50% 1

#iskudir #narcissism
#isbedel

Опубликовано:

 

16 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 76   
@halimahassan9704
@halimahassan9704 Год назад
Walaalo anaa la noolaa the biggest narcissist you will ever meet. He put my world upside down, I had kids with him he wasn’t normal. In the end I got soo ill I end in mental hospital I learned my lesson and found myself and had the courage to get rid of him and raise my kids alone. I feel myself again I regained my health and look much better Alhamdulilah. This people are demons not human they don’t have empathy atall subhanallah. May Allah protect the people from them Ameen.
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Masha Allah abaayo macaan❤ Alhamdulilah 1000 times that you were able to recover and regain your life❤ May Allah continue to bless you🤲🏽 And thank you for sharing your experience with us🌸
@halimahassan9704
@halimahassan9704 Год назад
@@ishraqyasin thank you sis , I am glad you are educating so many, that they don’t even realise they are in a narcissistic relationship. Wa dad sun ah, even they destroy your health your life your sense of beings and your purpose in this life. Keep up the good work Mashaallah I support you fully ❤️❤️❤️❤️❤️
@siti2shekh602
@siti2shekh602 Год назад
Ilahey ajar haka siiyo abaay ameeen🤲🤲🤲
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Amiin macaan❤
@mona-pb7bz
@mona-pb7bz Год назад
Jazakallah qeyr Abaayo barnaamijyadan wa muhiim ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allah yajziki kulal khayr abaayo❤ Aad iyo aad. Share dheh insha Allah!
@fardowsamahmed9845
@fardowsamahmed9845 Год назад
Asc walaashey nabbarkaa mahelikaraa
@ahmeddaahir8635
@ahmeddaahir8635 Год назад
Masha Allah walal kheyr alah ha ku siiyoجزاك الله خيرا ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin walaal Ahmed❤
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Год назад
صلى الله عليه وسلم❤
@Deriyemar588
@Deriyemar588 Год назад
Yes waa jirtaa is alaliya oo bartaa dadkan ina aqoon uledahay ayaa oga bixi kartaaa
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol Год назад
Wll mahadsanid inbadan Wax badan ayaa kaa faaiday ilahay khyr haku siiyo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Amiin..khayr Allaha ku siiyo❤
@Deriyemar588
@Deriyemar588 Год назад
Jazakalah abayo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Iayana wa iyakum xabiibti🤲🏽
@cazaamliibaan5378
@cazaamliibaan5378 Год назад
masha allaah jasakumulah
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Iyana wa iyakum walaal🤲🏽❤
@kalsonchannel2712
@kalsonchannel2712 Год назад
Wa run wey kaqabsadan maskaxda aneyna igu dhacay markas Ayn wax wali camal igu dhacen iyo ilowsho
@abdirizakahmed1781
@abdirizakahmed1781 Год назад
Runbaad sheegty walaahi sifiicanbaanan udareemayaa waliba cadaymihii ayaan hayaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Alle waxaan ka rajaynayaa inaad ka badbaaday❤
@AhmedHJ4983
@AhmedHJ4983 Год назад
Mawduucyada Ciladaha Nagsiga iyo narcissist habdhaqanadooda aad ayaan u xiiseeyaa mar ayaan kula soo xiriir maalmaha Ciida sida aan waxaan anigu ka bar aan kula wadaago
@nayrusmohamed1090
@nayrusmohamed1090 Год назад
Thanks
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Год назад
Wcs masha alaah waa mahadsantahaye ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Adigaa mudan abaayo Sahra❤
@cuntocunissomalimukbang3858
Abayo wlh ich qofki lanoolada dareemi karo ♦️
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aad iyo aad❤
@nuzliin2470
@nuzliin2470 Год назад
Wlh qer allahaa hakusiyo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin abaayo❤ Adigana sidoo kale🤲🏽
@osobeey1459
@osobeey1459 Год назад
sideen u jari kara qof owlaad iyo ilmo idinka dhaxeyo and the same time waa qof reerkisa iyo danaha gurigaba kasoo baxaya balse aan ani iyo asiga aan waxba isku fahmeen lakiin sida kale wajibki allah saray kasoo baxaya yaab
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Guurka furihiisu waa is fahan. Insha Allah video khaas ah baan ka soo samyn doonaa arintan❤ Ilaahay garabkaaga ha ahaado abaayo❤
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 Год назад
Wakhtiga uyar laqado
@leylamuse5441
@leylamuse5441 Год назад
​@@ishraqyasinanbo wlh sadex carur u haya lkn isbuc walbo buq socda rerka bilkoda iyo wax walbo bixiya lkn ani qof inu i imado ma rabo xita dumar xita
@somali9133
@somali9133 Год назад
Xppti wan kusalamey qofkan waan ladhaqmay waliba ka qarsoon si hose ayaa dadkalagusodiri waan inkira anoo og waxay samaynayaa waxay noqdan masakiin markala inkiro
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Waan ku salaamayaa sidoo kale❤ Waa miskiin seefle.
@malyunarab2632
@malyunarab2632 Год назад
@aptiali1907
@aptiali1907 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@dhaymandhayman
@dhaymandhayman Год назад
Abayo dadkan markad runta ushegto iyo waxay ku qaldanyihin ma ahan dad eeda xamilo karo sowma ahn wa saxantihiin lee lagu badbadi karaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aad iyo aad. Iskhaafis!
@abdirizakahmed1781
@abdirizakahmed1781 Год назад
Waxaan o dhankaraa dadkan waa xanuun xun oo maskaxda dadka ka asiiba soo badi waxa layskaga difaaco iyo waxa ay kabaqaan
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Wcs ,Masha Allah. Lkn suaal dad waxaan arkey kaa aamusaya markaad la hadashidna caadi aad u arkeysid lkn danbiile kaa dhigayah toodadan dusha kaa saarayah marka ma la dhihikaraah waa naarsistam ??jwb ayaan kaa sugayaah
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Abaayo waa labo calaamadood oo kamida ah. Aamus iyo eedeyn xad dhaafa.
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Haa mahadsanid abyo waan jwb aan ku qancey💯💯👏👏
@AbdirahmanHussein-vm7iq
@AbdirahmanHussein-vm7iq 11 месяцев назад
Haa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
5.
@fadumoshiekh-bk2zw
@fadumoshiekh-bk2zw Год назад
Wll waad mahad santahay aamusnaanta iyo narcissistic taha xadhiidhka ka dhaxeeya
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Adigaa mudan abaayo❤Aamuska dadka ayey ku ciqaabaan. Jah wareer si ay kuugu abuuraan bay u aamusaan iyo kiis iska waal.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
5.yarta
@HhsHah-zo2jk
@HhsHah-zo2jk День назад
Abayo.ninkaygu.waa.narsiiti.wakafogaday,afarsano.ayankalamaqanahay4
@malyunomar8507
@malyunomar8507 Год назад
Asc abaayo acuudubilaahi minishaydaani rajiim waa shaydaanul insi ma ahan caadi war wuxu maxay ka abuuran yahiin dadka kugu diraayaan ku waalayaan buuqa ikiraada hadaad ka niifin way jiranaayaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Waa runtaa abaayo. Allahumma najinaa minhum!
@user-bq1id4cd4q
@user-bq1id4cd4q 9 месяцев назад
Asc ishraq wll lanbar kada whdssp ka ii soo qor wll ado rali ah
@ishraqyasin
@ishraqyasin 9 месяцев назад
Wa calaykum assalam walaal. Number ma ma haysti anymore. Messenger uun insha Allah.
@chefmaryanbarqadle2728
@chefmaryanbarqadle2728 Год назад
Ascwrwb walal narsistiga wax ma jecladaan
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Si dhaba may.
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Год назад
Ani wa dareema wa la dhaqmay walibo wllkey eh aabeheyga share meel wax nogu dare asi inu lcgtaas le yhy umaleeya maxa sameya xldaad video kaso sameey
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Insha Allah waan ka soo samayn❤ Ilaahay hakaa qabto!
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Год назад
Amiin
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol Год назад
Sual qaba waxa kaso waydin numberka pls iso jawab
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
+4791275183
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Год назад
Narsista ani quran iga shita arkay oo iska ke xijabayo asiga meesha ani quran ina ka shiito eheed
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Ma maqli jirtay carabtu intay ku nabto ayey nabiga kaaga hor martaa? Meesha carabta, narsisiste ku badal.
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Год назад
@@ishraqyasin sax waye wlhi abyo ani saa ku fahmo wa za'id maxa yeelay wa an so arkay ka hadasho cidamada danyeerada duulo xata waligu so diray wiil aa jiray gbr narsista dhibtay asi aqoon narsiste ani wa aqaanay wa usheegay ine gbdha narsista thy asiga wu baaray ka dib asiga go'an saday inu ka hara marka qaar is dhaha danbi maku laheed iyaada inte imatay itiri ada nisku keen dirtay wllkey narsistihisa gbdhan ka darneed wa laso dagay hal qol abuse aa ka shekeedid dhan igu sameysay is maskiniti wax walbo marka ka guuray wilke la socotay usheeg danbi ma ku le yhy abyo
@Deriyemar588
@Deriyemar588 Год назад
🤣🤣🤣 walahi waa qoslay aniga ninkayga aya ah markaa fahmay game kisa after 11years oo an ka cararay ayu hada idhaha waa saxirad ka carara wu iska Kay ilaliyaa markii la waydiyoo way I sixraysa ayu kuleyahay kkk marka waxay yihin ayey kugu cayayan Subxanallah
@user-el4ji5by2i
@user-el4ji5by2i 11 месяцев назад
😂😂😂😂
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Yarta gabadha khatraaaayqarandadayyareeey.yarta
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Hadaa iskuulka kusoo laabtay macalimad raali noqo😂😂
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Soo dhawoow, waa lagu tabay❤
@MurayaHassan-ro1sc
@MurayaHassan-ro1sc 5 дней назад
Dadka ii dhaw waa wada narcissist hbo mxaa ka yeela 😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin 4 дня назад
Habaryar qalbigaaga ka ilaasho, waxa aad ku farartidna ha u sheegin.
@wiilomiiris
@wiilomiiris Год назад
❤❤❤😂❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
❤❤
@maancali362
@maancali362 Год назад
Ducadaas anaa ku du ceysto really iney kaftn eheeyn waxaa dareemayo qufka ani camal oo abahisa hooyadiisa ayeeyadiisa ee dadiisa npd yihiin, hada allhamdullih cala kuli xaal, aadan kaaga mahadcelinaa howsho muga weyn ee aad inoo heyso
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allaha kaa qabto walaal❤ Ilaahay dulmanaha si gaar ah ayuu u abaal mariyaa.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Buux in saan ah lakiin qibrad baan uleeyahay kaagadaran.Eeeeeeee Astaqfurulah hus hus yur yur nonsesesesesesesees. Waxi lagaaa arko aa laguuladhaqmi lakiina.qatarqatar foojigsanaan.iyaaaaah Natural iyo xornimaan kunoolaaan.seebaaaye
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Leeeee malaysqadariyeeeey yarta minyaroo shaxshaxleeeeey.igadheh
Далее
Hooyada Narsisistaha Ah (Ma Naxariisatada)
12:53
Просмотров 2,3 тыс.
Narcissistiga dadka ay necebyihiin‼️
14:17
Просмотров 2,8 тыс.
Markuu lamaanuhu narcissist yahay
17:20
Просмотров 10 тыс.