Тёмный

Khaalid Dhoobo Xasuustii Maxamed Faarax Heesta Ilwaad BulshoTv qaraami 

Bulsho News
Подписаться 390 тыс.
Просмотров 381 тыс.
50% 1

Khaalid Dhoobo Xasuustii Maxamed Faarax Heesta Ilwaad BulshoTv qaraami
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv - stream.iqbroad...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ realbulshotv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved
Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 161   
@abdiazizfaarah6670
@abdiazizfaarah6670 3 года назад
Hoygii fanka iyo suganta hargeisa Legend khalid wuxu na xasuusiyay Ragii waaweynaa
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 3 года назад
Xusuustii maxamed faarax Erayadii Abwaan Jilaa Boon Xirsi, Khaalid dhoobo si wngzan ayu usoo qaadey
@ciltireamiin3138
@ciltireamiin3138 Год назад
I always suffer because of my soft heartedness but actually I like listening such songs to reduce pain it always touches me anyway thanks big bro Mohamed Amiin from kenya
@MahamedhussenHassan
@MahamedhussenHassan Год назад
0 𝓹𝓪𝓻𝓮
@yusramohmett6099
@yusramohmett6099 3 года назад
Xasuusti abahay 🥺
@muraadstudio1558
@muraadstudio1558 3 года назад
Dhal fanaan
@mustafemoge8409
@mustafemoge8409 3 года назад
Allah yarxama Aabo walal legen ayu ahayee
@fin5823
@fin5823 2 года назад
Alaahyarxam
@mahameddeeq9485
@mahameddeeq9485 2 года назад
Alle ha u naxariisto 🤲
@apdisalanmohamed165
@apdisalanmohamed165 6 месяцев назад
Heesta yaa loo qaadey.😢❤
@mohamedjamamohamedjama4029
@mohamedjamamohamedjama4029 Год назад
Wllhy ban ku dhaetee heestan waxa an dhagaysanayaa. Habeen axad ah. Waxaan joogana wajaale Oo Tahriib ayaan yahay aroorta i sha allah ayaan jigjiga u baxayaa. Alle waxan waydiisanayaa inuu muradkayga khayr ka yeelo.11/27/2022. Time 12:54 Night. Hooyo zamzam maxamed qaalib naxdintaadaa alle khayr ha iga dhigo🙏.wllhy hooyo wan ku jeclahay💓💝☹️😓😓😓
@zadiikgahayr453
@zadiikgahayr453 Год назад
😢sorry Saaxiib hadii fariintaydu kuso gaadho waxan jeclaan laa inad Ila soo hadasho si aan wax kuula xalliyo
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Год назад
Sxb sorry anigaaa tahriib fudud oo jaban kuu hayeee naftaaada ha haligin. Xataaa wanku caawinayaa. Hooyadaana haka nixin waaba intaasoo murugadada wax ku koqotaa
@Boldmelanin
@Boldmelanin Год назад
Iskasoo warbixi wll 5 bilood kadib ayaan commentigaga arkaye
@macab6141
@macab6141 Год назад
Ilahay haa KUGU nabad yeelo MEESHA aad hada joogto
@abdinasserabdirashid3475
@abdinasserabdirashid3475 9 месяцев назад
Sanad ka Dib Bishu Bishii Tahay Saacaduna Saacadii Tahay ayaan akhriyay Qoraalkaagan, Waxaan ku Rejo Waynahay In aad Gaadhay Hadafkaagii iyo Yoolkaagii, Qoraalkaygan Haduu ku soo Gaadho Waxaan ku Leeyahay Alle Haku Xafido Waxaanan Jeclaa In aad Fariintaa iiga soo warceliso
@abdizmethabdirhman2501
@abdizmethabdirhman2501 2 года назад
Heestan Xataa Hadaad Million Jeer Daawato Xiisaheedu Mid Kaa Go aya Maaha ❤
@hodanmahamed2299
@hodanmahamed2299 Год назад
Isku mid nahye 😚💖
@muxiyoeid5039
@muxiyoeid5039 Год назад
Rip ✌🏽
@mohameddollar4665
@mohameddollar4665 3 года назад
khaalid dhoobo shb qali waanku salaamay marka hore mansha allah ilaahay codkaaga hakuu barakeeyo wllo hadad aragto qoraalkaygan waxan kaa codsanayaa inaad soo cusboonaysiiso heestii nawaal ee uu qaadi jiray caabi mire dacar
@fahimehabdi
@fahimehabdi 3 года назад
Ppp
@fahimehabdi
@fahimehabdi 3 года назад
P o
@sackidollar2257
@sackidollar2257 3 года назад
Caawa waaa haben sabti Ah Waa habenkii sadexaad iiida Waaa ku mirqamay Heestan Xususs Qaaliya Axdiyooow lagaaa guru Dibna kuma aamino
@EngAbdirixiim-hp6zq
@EngAbdirixiim-hp6zq 12 дней назад
Khaalid xuseen jaamac inaadeer waadku raaxeysatay heesta mahadsanid baanu ku leenahay
@abdirahmaanofficial825
@abdirahmaanofficial825 3 года назад
Xasuustii Aabahay Maxamed Faarax xirsi shire ❤🙏 raxmaanku hakuu naxariisto
@sosmanahmed2155
@sosmanahmed2155 3 года назад
Amiin wll alle qabriga ha uwaasiciyo
@yahyaali3065
@yahyaali3065 3 года назад
Aamiin ilaahay godka ha u waasiciyo aabahaa
@MrCabdirashiid100
@MrCabdirashiid100 3 года назад
Aamiin wll Alle qabriga ha u nuuriyo
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 2 года назад
Ilahay haw naxriistoh aabahay
@khalidcanada6106
@khalidcanada6106 Год назад
Amiin wll
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
Subtle soft and sensational voice Khalid Dhoboo
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 3 года назад
Waa Heesihii Aanku Bartey Telefishanka Qaranka Markii La Furey Mohamed Farah Allah Ha U Naxariisto Khalid Dhoobo Waa Fanaanka Heesaha Dib Uu U Qaado Aanad Dhagaha Kala Labaneyn Mashallah Hees Qiimo Badan Abwaan Boon Hirsi AUN 💔
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
His once is clear as crystal and soothing really
@ZAKIMOHAMEDfficial.8707
@ZAKIMOHAMEDfficial.8707 Год назад
Heestan waxa an ku xasuusta kaltuun. Qof wacan oo wanaagsan oo qalbi fiican Ayey aheyd lakiin wakhti ayaa diiday inan wada joogno. Anigana qalbi wan ka sii Daayey oo wax xumaan ah kuma hayo waliba si niyad saman ah ayaan kugu du ceeyey.❤😥😥😥
@kamaalabdirahmansalaad7297
@kamaalabdirahmansalaad7297 3 года назад
Ereyadaa macaan waxaa lahaa abwaankii waynaa jilaagii boon xirsi 1974kii mar uu makhaad kashaqayn jiray misna uu gabar jeclaaday ayuu sameeyay heestan laxankana waxaa lahaa al fanaan maxamad faarax waah waah iyo xasuus hore
@sackidollar2257
@sackidollar2257 3 года назад
Masha alllh alfanan khalid dhoobo cod Macan
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
He needs full support and full praise
@abdihakiimck5000
@abdihakiimck5000 3 года назад
Legend khaalid dhoobo 👏👏👏
@yahyaali3065
@yahyaali3065 3 года назад
Axsan yaa fanaan Khalid dhoobo, waa qaali xusuusta fanaaniintii hore
@fin5823
@fin5823 2 года назад
Habeenkii igu horesay aan heestan maqlo 1994 aroos xaafada siinay
@apdisalanmohamed165
@apdisalanmohamed165 6 месяцев назад
Legendow wan ku salamay❤😂
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
Simple a style unique and real sophistication at its highest level Khalid Dhoobo
@abdikahin8843
@abdikahin8843 3 года назад
Mashalah khalid
@muraadstudio1558
@muraadstudio1558 3 года назад
Waxaasaa fan la dhahaa
@hamsamuse6263
@hamsamuse6263 3 года назад
Mashalah khalid ax yaa cod Alle haku barakeeyo codka
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 3 года назад
Kol hadii ilwaad oon igu ag dilay dhooba yare hoygii murtidada hargiesa hadh wanag
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 года назад
Khaalid waa nin miisaaman
@somalinimonadeeqdayousef4971
@somalinimonadeeqdayousef4971 3 года назад
Ax yaaa fanaaan wllh khaalid dhoobo
@zidikabdi5233
@zidikabdi5233 3 месяца назад
Heestan waa heersare fanaan khaalid dhoobana halkeeda ayuu dhigay Addis Ababa ayaanu ku dhagaysanaynaa anagoo si wacan u murqaamayna
@hawaysteofficial5766
@hawaysteofficial5766 3 года назад
❤️Kʜᴀᴀʟɪᴅ xᴜsᴇɴ ᴊᴀᴍᴀᴄ 🥰❤️
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Год назад
Woow amazing song Mxd isku keen barteen Igaga baxdee igu ilowdee Eid Mubarak tomorrow inshallah 27/6/23
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 3 года назад
Khalid dhoobo sln sare wll Ramadan kariim from Germany 🇩🇪 dadkii hore ayaad na xasuusisey Alle haku sharfe
@AlxaqiiqaMedia
@AlxaqiiqaMedia 11 месяцев назад
Eesh calaa fanaad 👏🏻👏🏻
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 года назад
Fanaaanka kaliyeee dareenka heestu leedahay ku muujiya oheey oooh!!!
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 года назад
Khaalid dhoobo😍😍
@ShukriKhaliif-fc3jt
@ShukriKhaliif-fc3jt 2 месяца назад
Hees Xasuus Dheer igu leh 2021
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 5 месяцев назад
Sanad xassuus gaara iguleh iyo waayo gaara ayaan ku xasuusta heestan 2021k
@abeali-sk4hb
@abeali-sk4hb 4 месяца назад
Mahamed Yuusuf baa hore u qaaaday walal heestan
@mukhtaarmohamed6056
@mukhtaarmohamed6056 Год назад
Waa Hees meexaamo iyo macne jacayl xanbaarsan. I like this song and any kind of them. ❤
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 3 года назад
Maxamed faarax ahun heesagi kooxdi danan ee reer hargeysa Xaafadayadi Shidka
@adendiranehaden3780
@adendiranehaden3780 2 года назад
Beaux paroles,si la personne te comprend ..... magnifique !!!
@yahyehargaysawi9177
@yahyehargaysawi9177 3 года назад
Axyaa Fanan xasustii maxMed farx iyo erayadii boon xirsi al fannan khalid dhoobo
@foziasalad1152
@foziasalad1152 3 года назад
Khalid dhoobo nice 👍
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
Erayadii boon xirsi iyo codkii maxamed faarax ILAAHAY labadaba ha u naxariisto Khalid noolow adeeradaa heestoodii meel qiimalaad saartay.
@husseinmohamed633
@husseinmohamed633 3 года назад
Axsan hesta hees
@Cadaroosh
@Cadaroosh 3 года назад
2002 Waan xasuustaa Cajiib
@HilalYousuf-xx9ze
@HilalYousuf-xx9ze 2 месяца назад
Axdiyoow la guur dibna kuuma aamino 💔💔💔💔💔💔😭😭😭
@kadarzisu360
@kadarzisu360 3 года назад
Legend khaalid yare
@khalidcanada6106
@khalidcanada6106 Год назад
Khalid dhoobo bro heesta barteeda Ayan dhigtay codka Allah ku barakeyo bro
@inantaSomalilandkufanta7766
Heestan waxey ahed inan mar hore barto axsan cod khalid dhoobo💋🔐🎤
@mohamedmuse2224
@mohamedmuse2224 3 года назад
Mnshalh mnshalh alle cooD kaa hku barkeyo wll
@saddamassad8449
@saddamassad8449 3 года назад
Erayadii AUN Boon Xirsi.
@khadarcade9716
@khadarcade9716 2 года назад
Sido kle hestan waxa jirtay pari inan aanu is jeclayn Dena inantii hargysa ayey qabtay inantan isku rer burco ayanu ahyn 4 sano ayey ku maqanayd oo any wada sheekaysanaynay Dena wax gursaday o markii ay iga tagtaypa oday caaqil ah waxan daresay ciyal ka aqbuuqaya mar walpa way I odhan jiray wa kii yaryara walashay dhashay waxan malqi jiray iyago kuleh hooyo okay Dena inan anu saxiip0 nahay isku xaafado nahay oo oga inan wada hadalano aya I yidhi saaka waxan arkay xaxiipadi hore kaafiya oo xagay joogtay ciyalkedipay waday oo miyi pay ku socdeen wan yaapay wan la hadlay xge jogta miyipan joga wan ku imanaya markan ka soo noqdo hapenki ma seexan 2016 ahayd Dena wan ogaday in la guursaday oo ciyal ledahay ana man is Darensin wan la waday shekadii malini 02 pishii 80 2016 ayan ku kulanay suuqa iyado marka timi ciyalkediina wadata odaygiina la socdo wan ku imanaya pan ku aap0 aya ila socday ayey I tidhi Dena hapenki dame ayan kulanay xafad warkipan u sheegay maxad sida igu gashay I dhihi way suuxdaypa ana man eegine wan iskaga soo paxay sidii dip uma arag khayr pan u rajayna mel kasto ay jogto
@awil849
@awil849 Год назад
Wa fanaan!
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 года назад
Manshalaah ilaahay ha kuu barakeeyo codkaaga
@user-gp5gz2ks3e
@user-gp5gz2ks3e 10 месяцев назад
Boon xirsi ayaa ereyada qoray waa qiso kudhacday isaga ilaahay hawnaxariistee mohamed faarax ayaa naaxiyada socda hore uqaaday isagan ilaahay naxaristo😢
@rashiidibraahim4771
@rashiidibraahim4771 3 года назад
Boon xirsi erayadiisii allaha u naxariistee.
@hamseabdi7764
@hamseabdi7764 2 года назад
Rer xamarka waxay ku maah maahaan kabtaada nooma gasho Khalid Dhoob Legend
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 года назад
Way naga yartay kabtu miyaa ilayn haday ka wayntay waynu gali lahayde, reer ku waa maqluubka waxoodu
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 4 месяца назад
Kkkkkkkkk waa run
@nickal2018
@nickal2018 Год назад
Waa heestii noloshayda igaga oohisey sababta jacaylki koowad ano aad u yar
@AbdirazakDadaal.official
@AbdirazakDadaal.official 3 года назад
Axsan fanaan
@AbdirazakDadaal.official
@AbdirazakDadaal.official 3 года назад
Khaalid xuseen jamac nuur 😇
@omarabdikh8382
@omarabdikh8382 3 года назад
Lengend khalid dhoobo wallee halkeeda ayaad dhigtaY heesta
@khalidbarejama2668
@khalidbarejama2668 4 месяца назад
Khalid dhobo heestan wuu ku raaxeystay si xarago leh u qaaday sxb noolow
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 Год назад
Mansha alaah faniinin la huba waa fanaaninta somaliland
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 2 года назад
Waa fanaan cod mcn the best 👌 👍 voice 😍 👌
@jamaahmed2646
@jamaahmed2646 Год назад
Axdiyow lagaa guur nina kuma aamino . Waan ka xumahay dadka wanagsan oo hada kadib aan is baran doono adoo wanagsan baana ku aamini doonin .
@HilalYousuf-xx9ze
@HilalYousuf-xx9ze 2 месяца назад
😢💔💔💔
@user-zz9cp6dk5f
@user-zz9cp6dk5f 6 месяцев назад
KHALID
@hamdanazir7629
@hamdanazir7629 Год назад
Axdiyoow laga guur dibna kuma amino. Hees anan ka xiiso dhicin Khamis 8/12/2022
@user-le9tg4vt9h
@user-le9tg4vt9h Год назад
Axdiyoow lagaa ag guur nina kuma aamino..waaye zxb
@naasirjaamac
@naasirjaamac Год назад
Khaalid dhoobo halkeedii ayuu dhigay hore usoco zxb
@husseindoojje7927
@husseindoojje7927 3 года назад
Hab ciyaareedkii cabdi tahliil inta kadhex aragtay yarkan ha ismuujiyeen
@apdirahmn
@apdirahmn Месяц назад
Still 13/7/2024
@abdinasserabdirashid3475
@abdinasserabdirashid3475 9 месяцев назад
Muddo Imika Hal Sano ah Celcelis ahaan Todobaadkii 4 Maalin oo ka mid ah kama Maqnaado Heeskan dhagaysigiisa, one of my favourite songs 😢, Qisadii Heeskan Laga Sameeyay iyo Taydu Meel Wayn bay iskaga Eeg yihiin, Waan u ducaynayaa Abwaankii, Fanaankii iyo Cidii Ka Qayb Qaadatay Heeskan. Khaalid Dhoobo Mahadsanid Shoodhe 19 November 2023 Saacaduna tahay 12:31 Habeenimo Burco
@SAMAALE1
@SAMAALE1 2 года назад
khaalid dhoobo noolow nice voice
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 7 месяцев назад
Wxn Dhagaysanayaa Hestan 31/1/2024_malin . Arbaca. 5.45.pm.😢 wlhi waa hees dhaaftay❤ ani maa igu socotaa🙋‍♂️❤🥶🙁
@HilalYousuf-xx9ze
@HilalYousuf-xx9ze 2 месяца назад
Alle ila ogaa 😢😢
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 2 года назад
15/11/2021 Glb Isniina dhagaysan Jcyl dartii 💔😭😭😭 Mxad Isukay Bartey Igaga Baxde igu Ilowdey💔😭😭
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 года назад
Sorry xanuun waye
@cabaasemohamed258
@cabaasemohamed258 2 года назад
Soryy wll🥺🥺🥺
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 2 года назад
💔🥺
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 Год назад
Still😢 Sidii💔🥹🥹
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 2 года назад
Hadaan abwaan ahaan aahaa Khaalid Dhoobo heeso yaan u dhiibi lahaa
@mukhtaarmaxamed7165
@mukhtaarmaxamed7165 Год назад
Noooo Love 💔😢😢
@user-ng7xp3di5q
@user-ng7xp3di5q 8 месяцев назад
Ax yaaa hees iyo badh yaa ila dhagaysanaya 2024 /6/1
@ironmansolariofficial
@ironmansolariofficial 3 года назад
Maanta oo taariikhdu tahay 5/16/2021 waaniga iyo Barkhadle oo si wayn u aasanay lowyada meel jawi dagan lex ahaa.
@laqanyoves7331
@laqanyoves7331 Год назад
Heesta boon xirsi baa sameeyey ilaahay hawnaxariiste mohamed farah ayaa hore qaaday labadooduba way dhinteen u duceeya
@nimcoluky4657
@nimcoluky4657 Год назад
Halkeedii buu dhigey congratulations
@user-le9tg4vt9h
@user-le9tg4vt9h Год назад
Uur jacayl kaala aa ma daaye Maxaad isu keen barteen igu ilaadeen sawtaan ani iyo Adi axdi dhiganay meel Abaaloo waxba ha tarin aqoonay Waxba ha qaban kol hadii ilwaad Oon igu ag dilay Axdiyoow lagaa ag guur Nina kuma aamino Igaadh kareebihi olool ma daysee Maxaad isu keen barteen iigaga baxdeen igu iloowdeen Sowtaan ugbaadiyo sida ila biyo Leh shalay kuu ahaa Abaalow waxba ha tarin Aqoonay waxba ha qaban Kol hadii ilwaad oon Ag dilay axdiyoow lagaa Ag kuur nina kuma aamino
@abdullahialiabdullahi3420
@abdullahialiabdullahi3420 Год назад
Ax ax walee waa hees iyo erayo xul ah
@user-le9tg4vt9h
@user-le9tg4vt9h Год назад
​@@abdullahialiabdullahi3420aad iyo aad ayaan u jecelahay heeatan
@amalnor
@amalnor 3 года назад
Alla ha uwada naxariisto abwaan Boon xirsi iyo Fanan maxamed faarax hees qisadhaba ahayd weeye markuu ka sheekaynayo maxamed farax lafdiisuna uu aad umurugoonjiraay jacaylkii 10 sano !! Fanankan yarna waa cod waanu ku dhadhaweeyaay inkasduu mararka qaar dhoolacadaynayo!
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
Dhaliil ma leh ha baqsin
@cabaasemohamed258
@cabaasemohamed258 2 года назад
Walhi wuu keeny nin raged aheeen raga xaqooda sheeg khalid ina adeer horay osoco 💯💯❤️🩸
@xasanmahad115
@xasanmahad115 8 месяцев назад
Heestan wxn dip usoo bookhday 20/12/2023 hapeen arpaca ah 02:51Am Hapeenimo Ilaahayoow Muraadkyga Oo macsi lahyn isii
@EngAbdirixiim-hp6zq
@EngAbdirixiim-hp6zq 12 дней назад
Alaya cisak
@user-fv9mj2lb7i
@user-fv9mj2lb7i 9 месяцев назад
Axmad 👍👍👍👍👍
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 Год назад
Wow wuu duldhigay heesta dhoobo
@awilabdilaahialihaahi7728
@awilabdilaahialihaahi7728 5 месяцев назад
Heestan taariikhbay igu leeday Caawana waxanku dhagaysanaya berbera ano jooga xeebta xeeligeeda Friday/12/4/2024: 6:57
@shukriali7215
@shukriali7215 Год назад
❤❤❤voice
@sakariyecabdilaahi1465
@sakariyecabdilaahi1465 2 года назад
Wlhi casan yaa fanan
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH Год назад
Halkeeda ayaad dhigtay Inaadeero Dhoobooy🐆🙏
@sidiiqcabdi7152
@sidiiqcabdi7152 Год назад
My Song💔😔😓
@shiinsiin
@shiinsiin 2 года назад
Maxaad isu keen barteed, iigaga baxdeed. Igu ilowde. Soow taan ani iyo adi, arin dhiganay meele, Alle Ina ogaaa😭😭😭 Abaalow waxba hatarin, aqooney waxba haqaban❌❌❌ Kol hadii ilwaad, oon igu agdilay....kol hadii ilwaad, oon igu agdilay. Axdiyoow lagaa guuur, Dibna kuuma aamino
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 2 года назад
↔️😌😌😌😌😌😏
@zahrahaybe8989
@zahrahaybe8989 2 года назад
wiilkan codkiisa inaba caadi ma ah, huuno qaraami dhan noo soo wada sucbanaysiii heeso waa kuwii hore
@hananahmedhassan4713
@hananahmedhassan4713 2 года назад
Jcylkii iyo ballankii waxa ku tuntay dadaa qiimahooda aqooon ilaaah dad ballankii e galaan kaso baxo hanaga dhigo
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 Год назад
Boon xirsi ❤
@iamhaleel
@iamhaleel Год назад
Ereyada quruxda badan waxa iska leh Boon Xirsi Ahun.
@taajiroffacial7141
@taajiroffacial7141 Год назад
He,s Iyo Badh
@faysalmohamed4245
@faysalmohamed4245 2 года назад
Heestan waxaad moodaa inay arimo ii gaar ah taabanayso xusuus weeyaan wallee june-Augost 2022
@zakiseraofficial3124
@zakiseraofficial3124 2 года назад
heestan waxa hal abuuray majaajilays tihii waynaa Boon xirsi. qiso jaceyl oo ku dhacday. waliba inanta heestan is leh ee lo sameeyey ee jaceylka kaga baxday waxa ay gali jirtay xaafada xiinay ee hargeisa. fananka qaaday maxamed faarax
Далее
Как вам наши образы?🥰🥰🤍🤍
00:10
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 519 тыс.
NEW SONG KHAALID DHOOBO  DAYAXAA LOO GUURAYAA   2019
5:26
Как вам наши образы?🥰🥰🤍🤍
00:10