Тёмный

Khadiija Foodey Nuur 🔥Iyo Heesta "XAABAALE" 

WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться 209 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@maxamedaxmed2986
@maxamedaxmed2986 Год назад
Khafiija fooday mid ka mid ah fannaaniintii ugu codka fiicnaa Heesatan waxay ka mid tahay heesihii silsladda ahaa abwaan maxamed cali kaariye AHU iyo shankaroon qisadii jacayl ee dhaxmartay. Mahadsanid waaya waayihii wacnaa
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare 2 года назад
Khadiija waa midkamid ah kuwa ugu codka wangsan fanaaninta soomaliyeed Iyada ,xasan aadan iyo axmed cali ciyaal Waxay ahaayeen fanaaniintii qaadi jiray silsiladdii heesihii jacaylka ee abwaan maxamed ali kaariye
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare 2 года назад
Waayo waxan idinka codsanayaa Taariikh faneedka fanaaniinta kala ah Caashaya yoonis C/khadar xasan laari Maxamed axmed dhabarlow iyo Faarax guuleed samatar. Xiliga ay dhinteen iyo Meesha ay ku dhinteen
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 2 года назад
Waa ereyadii alaha unaxariistee abwaan m c kaariye iyo jacaylki dhabta ahaa
@hassanmaxamed4059
@hassanmaxamed4059 2 года назад
Sxb waad mahadsanid in badan ayaan dayday heestan waxaa lahaa erayada maxamed cali kaariye
@A.A.E93
@A.A.E93 2 года назад
Waayo Waayihii Wacnaa: aad baad u garanaysaa xiliga casiriyaha iyo heesaha ku haboon inaba caadi maahid legend horo usoco sxb.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Bslanteni was sidaa. Weey xanuunsysa jirku alla muu daweeyo xabiibku fiimi doola siyo heet ah ah aaah.mahadsanid
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 2 года назад
Baraawo waayo waayo
@mohamadabdinasir5288
@mohamadabdinasir5288 2 года назад
Heesihi silsilada ahay ee jaceylki maxamed cali kaariye helay uu ka sameeyay ayey ka mid aheyd hestani...
@ibrahimahmed2814
@ibrahimahmed2814 2 года назад
Inkasta oo aan fankii ka baxay hadana maanta heesta waa dhagaystay redio muqdisho 1960 kii
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Baba fanka qebtee ugu jirtay hadii tarikhdii jecel abwan kariye hadi wax ka xasuusato noo sheeg
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 года назад
Walee Helsihii hore waa lanacay
@ahmedmire5471
@ahmedmire5471 2 года назад
Haa
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 2 года назад
Sida Daadkii Xaabaale waa kan soo xallinayee Xaabaale ciddi taqaan baa taqaan halkuu ku yaalo
@abdisalam4728
@abdisalam4728 2 года назад
Burco weeye
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 года назад
Waxaan filayaa in heestaan ay ka turjumayso Jaceylkii dhabta ahaa ee Abwaan Mohamed Ali Kaariye AUN uu u qaaday Fanaanadii caanka aheyd ee Shankaroon Ahmed Yuusuf Sagal. Dareenka dhabta ah ayay ka soo maaxdaan ereyo cajiib ah 😣 oo Bulshadana kii kaas oo kale dareemayaa uu kaga nasto culeyska hayo. Waayihii Wacnaa waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad noola wadaagtay adiguna.
@AHMEDAHMED-v7l5c
@AHMEDAHMED-v7l5c 6 дней назад
@@abdullahihersi1188 waxaan kula kulmay Shankaroon waxayna ii sheegtay sida magac Sagal ugaga baxay Radio Hargeysa iyo arimo badan oo jaceylkan Abwaanka ku saabsan iyo wiilka Abwaanku dhalay ee Waaberi oo kooxdi ii Waaberi loogu magaca daray. Maamo Shankaroon maqalkeeda waxaa iigu dambeysay dhimashaddii Hadraawi oo aan iyadoo Minneapolis uga tacsiyadeysan aan media-yaha ka maqlay. Dhab ahaan wey u qalantaa jaceylkaas,waana gob meel taagan Allah ha xifdiyo aduun iyo Aakhiroba.
Далее
How to get skins for FREE? #standoff #skins #coins
00:34
ОН У ТЕБЯ ЗА ДВЕРЬЮ!
22:33
Просмотров 470 тыс.
Diyaaraddii Duuliye Muse Bixi & Faankii Edna!
7:58
Просмотров 3,7 тыс.
Mudantii Haweenkay
9:58
Просмотров 22 тыс.
qaaci filfil  qadiija foodeey hadaan ka daawobo
7:03
Просмотров 25 тыс.
cumar muuse ceeldheer
7:25
Просмотров 298 тыс.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
Просмотров 3,7 млн
Khadiija Foodey | Heest Hadaan Ka Dawooda
5:56
Просмотров 13 тыс.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
Просмотров 2 млн