Тёмный

KHASAARIHII IGA SOO GAADHAY MARKAAN 6BILOOD JOOJIYEY COLLAGENKII... 

AJ & Fadna
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

www.youtube.co...
Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
/ @ajfadnafamilyvlogs8664
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
joinhoney.com/ref/sm2xs7k
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
Contact: aj.fadna@gmail.com

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 286   
@AJFADNA
@AJFADNA 3 года назад
Sadex nooc Collagen aan isticmaalay. Linkan ayaad kadal bankarta. ANTI-AGEING COLLAGEN amzn.to/2R2X5Ja Collagen powder halal amzn.to/2Dw521i Powerful Marine Collagen Tablets - Boosted with Hyaluronic Acid, Biotin & Blueberry - 1400MG Complex - Hydrolysed Type 1 - with Vitamin C, E, B2, B7 & Minerals - 90 Capsules amzn.to/3lDN6Yt
@hawomohamed8775
@hawomohamed8775 3 года назад
Asc fatna walalo one year ayan isticmalaya midkan capsules marine collagen ka wax is badala kuman hayo jirkayga wa very dry hada igu dhantid mid ka wacan ilawadag huno mahadsanid
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 3 года назад
Thank you huuno waxan utilise garaynayy collagen powder ilaa 2019 waxana ka helay faaiido badan wxana ku qasta vitamine c merci beaucoup 🥀🌷💐🙏
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 3 года назад
Allha timhuh wey I datan mcn please video ma dawan iso sheg faidada
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 3 года назад
@@abshiroomaar5541 vedeo daawo collagen timaha way bixisa iyo cidiyaha hadad wado mudo maalin walba qaado ayaad ku darsan coffee ama caano am biyo oo aad cabaysa thank you
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 3 года назад
@@salmaanmoomin thanks
@zaynib4299
@zaynib4299 3 года назад
Walaalo waxkastaa waxay kufiicanyihiin wax dabiiciga naftiina xanuun how horseedina ayaan idin odhanlahaa maraqa aad kubadisaan qudaarta iyo baamiyaha bes itaasaat meelkasta kuu qurxin
@FADSO
@FADSO 3 года назад
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN. .
@Shukri127
@Shukri127 3 года назад
diyaar
@shukrihussein156
@shukrihussein156 3 года назад
We we need more like fadna RU-vid been ku naqaana lkn fadna runta ku jeclahay
@ayan.mohamed2767
@ayan.mohamed2767 3 года назад
Walahi 9 bilod ayaan joojiyay wayo collagen aan isticmalayay baa yara kala goday, walahi waxad sheegaysid ayaa igu dhacay lakin waan fahmi laa, timahaygii way dhamadeen jidhkaygu madow fool xun baa sarmay wana it’s so dry so last week ayaan la so booday xabad kale ano yaban, lakin imikan fahmay sobobtaa ee thank you sis
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 года назад
Abaayo mid fcn ma ii shegi kataa waxaan ahay xamilo marhore ayey igu danbeysay waxanba noqday nooc kale markan dhalo ayaan rabaa inan isku dadalee
@aanaan6027
@aanaan6027 3 года назад
Midkee fiican abayo igu cawi weligey ma isticmaalin hada rabaa inan bilaabo
@ayan.mohamed2767
@ayan.mohamed2767 3 года назад
@@fadumonuur7264 huno midkan isticmalo Amazon baan ka dalabay waa lafaha adhiga iyo digagada iyo fish 🐠 ka oo isku wada jira marka xoog bay I anfacday waxa laa idhahadaa ( Multi Collagen protein )
@ayan.mohamed2767
@ayan.mohamed2767 3 года назад
@@aanaan6027 huno midkan isticmalo Amazon baan ka dalabay waa lafaha adhiga iyo digagada iyo fish 🐠 ka oo isku wada jira marka xoog bay I anfacday waxa laa idhahadaa ( Multi Collagen protein )
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 года назад
@@ayan.mohamed2767 mahadsanid abayo kanini miyaa ama waa waxkale
@nasrahassan1540
@nasrahassan1540 3 года назад
Daacadi tio qof ah waa fadna meel kale yaa lagaraadin
@khadiijahassan7768
@khadiijahassan7768 3 года назад
Haa wlhi msha allah aadban u jeclahay gabadhan wana kadaidaystaa
@hananqurux9457
@hananqurux9457 3 года назад
Masha Allah dheh sis
@almazcabadirashiidshikh4317
@almazcabadirashiidshikh4317 3 года назад
From Hiiran Balladweyane ❤️ waan ku taageera Fadna routin kaga i noo soo Gali❤️❤️❤️❤️
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 3 года назад
Yes abooyo I definitely noticed, I didn’t have to wait 6 months to see the difference it takes like a week for me and I always get back on it again
@umumaxamedofncb4952
@umumaxamedofncb4952 2 года назад
Wan ku salamay fatma wllo waxan raba inad iisoo sheegti nooca ugu fiican
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 года назад
Mashallah runti collagen adiga ayan kabartay horay umaqon runti hada wan sogaday wan bilabay mrdaw Lakin fadna wa ilaqurux badantha isbadal kama muqdo Mashallah
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 года назад
Wxan sameya shekoyinka Cartoon somali iso booqda nd Support wllo mhadsanid ❤️
@Dagandawlo24
@Dagandawlo24 3 года назад
Fadna Xbbt gacmaha waxad ku qurxisy natural hdy yihiin nalawadaag Mahadsanid ❤️❤️
@xaawafaarax523
@xaawafaarax523 3 года назад
Xbbth fadna waxan u xiisnay motivationadi aad na siin jirtey wlhi
@maimunahmed6198
@maimunahmed6198 3 года назад
Mashaalah thanks for sharing abayo lkn waxa radisa option kale oo side affect lahayn coz wax side affect leh maficna natural ways radii and thanks once again sanoguso sheegtay
@fatumaabdi9926
@fatumaabdi9926 3 года назад
waa so gada mana is dicmalo waxaa hada jacladay kuwa juice collagen ku jiro protan
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 года назад
1=collagenkii cid walba ma isticmaali kartaa? 2=hadaan protein isticmaalo ma isticmaali karaa? 3=xagee laga helaa ma supermarket mise online ka? MAHADSANID WLL
@naimahassan6053
@naimahassan6053 3 года назад
Xabiibti meeshaa kaheli karno noo soo sheeg kenya ayaa joogaa
@mankaahmed9541
@mankaahmed9541 3 года назад
Abyo aniga mida madoow ayaan isbitaalkeeda waxaan biwaaway bishii 3.2020 illaa hada waan wadaa Masha allaah midabkeygii ayaa iisoo laabtay wajiga iyo jirka qurux ayay ii noqdeen timaha xitaa wey ii bexeen cidiyaha ay i jajabi jireen hada alx cidiyo xoog leh ayaan yeeshay kheyr allaha kusiiyo xabibti♥️♥️♥️ walhi wax fcn ayaan kaa faaiiday
@nimosuleiman9493
@nimosuleiman9493 3 года назад
Keep going hbbt Allah ha ku xafido waxad samaysaa walwalka wxa dawo u ah dikriga badan marka badi
@najibph208
@najibph208 3 года назад
6sano kadib Inzhallaha ayn Cuni doona collagen🔥
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
Mchlah my beautiful family 👪
@qamarmohamoud2818
@qamarmohamoud2818 3 года назад
Thank you eedo illaahay ha kuu barakeeyo take care yourself 🥰❤️❤️👍
@hananqurux9457
@hananqurux9457 3 года назад
Masha Allah sis Allah ku nabd yeel quruxey melkasto waxa kasto isticmasho iska jeceylhy wlhi
@deeqomaxamed2403
@deeqomaxamed2403 3 года назад
Fish collagen...C..vitamin wlla kaa iga so warm kasan imika bilabaye qofkii isticmaalay adigo mahadsan keeban ugu fican?
@nasiimmohamed7222
@nasiimmohamed7222 3 года назад
20 sano ayaan jiraa hooyaan ahay soomaliya joogta plz jeexjeexa jirka waxa bi iya isoo sheega
@zeynabcomarjama2029
@zeynabcomarjama2029 3 года назад
Abaayo waxaan doonayaa inaan kula sooxiriiro walaalkay waxaan rabay meel aan kaala sooxiriiro ee halkeen kaalaso xiriira abaayo kollaginka nuucaan ah maad nosoo bandhigi kartaa wabseedka aad ka dalbatay abaayo khayr allaha kusiiyo
@koos1302
@koos1302 3 года назад
Nasriim mohamed kareem baa jira wll hadii aad waydana liindhananta ku xoq meesha ku dildilacsan
@mounamoussa6821
@mounamoussa6821 3 года назад
Shea butter isticmal huno
@halimah7164
@halimah7164 3 года назад
@@zeynabcomarjama2029 huno Amazon ka ka dalbo iskana ilaali xaaran ayay u badan yihiin ku qor ta kaluunka ama halal collegin
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
Collagen protein the best lakin. Hadaad joojiso wuu kaa daba imanaya 😱hablo cheese ka iyo khudaarta badsada
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 3 года назад
Waa abayo cuntada nafaqeysan hadaad badsatid maqaarkada wuu quruc badnaan lakin waxaan la qadanaayo hadad joojiso wey kaa dawa iman
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 3 года назад
Marka cuntada cafimatka leh aan ku dadaalno hadaa somaali nahay cuntada xageeda waan ka dhimanay
@keyfqalbi3128
@keyfqalbi3128 2 года назад
Mala jojinkaro miya
@nazraabdi458
@nazraabdi458 3 года назад
Mnsha allah abayo thank u so much qali waa idea wangsaan
@hamdagelle1596
@hamdagelle1596 3 года назад
Asc walalo fadumo waan ku salamay aniga hadan rabay in aan istcimalo waayo waxan so gadstay shalay maxa igula talin qaali ma iska dayaa mise waa bilaba iso jawab
@mounatiti8446
@mounatiti8446 3 года назад
Aniga ilaa malintaa soo galisay waan wadaa wali ma joojin 2 years baan wadaa alhmduli llah shokran 🥰
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 3 года назад
Asc walasheyda waxn ka codsana kan fcn sidn ku aqon laha waxn joga somaliya muqdisha midkle hooyo uur isku diyarineso ayan ahay amuu wax ii dhibaa si fcn nagu so fahfahi kan fcn sidna ku aqoon lehen mahadsanid jwn ayan kafila i.a tyrodn awal ayan qabay hada wala iga wayay lkn wili timihi ima baxan weyna i datan gibilkeyga/korkeyga wu isbadlay midabkisa tnks
@amiira164
@amiira164 3 года назад
Aniga 24sano jira collegen ka aa waxa qaatay hada mudo 2bil ah masha alah waxa ka daremay skin ka glow iyo tinta oo dheraneso tinta dartet aad ooku faraxsanahay ilahow yee saas iku dhicin hada joojiyo koley ani mawadaye mudo le raba ina wado
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 3 года назад
Abayo hada somaliya jogto gar ahan muqdisha isheg mesha aad ka heshay io midka fcn
@mariamofficialpagemariammo2243
@mariamofficialpagemariammo2243 3 года назад
Machallah tabarakallah familly qurux badan allaha idin xafido Wllshey inan kala hadlo ayan rabaa dhinaca collagen ka xageen kala so xidhaadha fadlan hadii aad wakhti ii helayso
@ikhlaasabdullahi9108
@ikhlaasabdullahi9108 3 года назад
Wixii aad ka taqaanid abaayo nooga wada faaideey
@ubahindho3414
@ubahindho3414 3 года назад
Manshaa Allah Mahadsanid Xabibti 👸🤗
@munohassan9592
@munohassan9592 3 года назад
waa gabadha kaliya oo video faaido leh sogaliso intey somalidakale is xagxaganayaan oo youtube yada iska soceynayan
@ayaanmohamed6683
@ayaanmohamed6683 3 года назад
Mashallag tabarakallah wllo allayxfdiik adi familyga
@mpslesom1548
@mpslesom1548 3 года назад
I use collagen before you after you and I use organic vegetable please don't use seafood you can use organic vegetable
@missyusuf5869
@missyusuf5869 3 года назад
yes i used the vegetable one
@raxoosman4486
@raxoosman4486 2 года назад
Xasasiyo hadii aan leyahy kan kalinka ma qadan kara
@sadiayalahow3005
@sadiayalahow3005 3 года назад
Thank you
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 3 года назад
Inesgrmkaga isheg abayo
@deqanur9526
@deqanur9526 3 года назад
Asc abaayo waan ku salaamey adiga iyo familkagaba abaayo arinta ku hesata aniga ayee ihesataa waayo waxaan qabey teeyrood mudo 8sano ah waxaan qaadan jirey daawo ka bacdi waleyga qaley waana leyga soosarey qaliinkii ka bacdi waxaan isku arkey timaheygiyoo dhulka ku socda o shalo hadaan galiyo dhulka eyey gashey o maanta waxaaba dhib igu ah taakada laxirto waxaan laxariirey dhaqterkeygii wuxuu iga baarey dhiiga B12 jawaabti wexee noqotey noormel dhaqterkii wuxuu igu dhahey teyroodka lagaa qaley a igu wacan tinta saas noqotey waxaan kaloo isku arkey waaan cayiley o hilibaa jirkeyga korey
@deeqoo2230
@deeqoo2230 2 года назад
Wllo fadnay cid walba miyaaa isticmaaali kara
@mohamedozzy1446
@mohamedozzy1446 3 года назад
Somalia Malaga helaa markaa waxay bidaartu nala galayzaa wa collagen la'aane😄
@naimamohamud934
@naimamohamud934 3 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@nuwara8333
@nuwara8333 3 года назад
Anaa kawaayy somalia so radi adna hadaa hesho iso sheek
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 3 года назад
@@nuwara8333 xolaha laga hela
@foadismail9773
@foadismail9773 3 года назад
Marqa.ariga cab wll kaasa ka fcne
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 года назад
Lafaha maraq kasamesta
@Razaan-xl1oh
@Razaan-xl1oh 2 года назад
Abaayo somalia ban joga mana laga helayo hdii an maraqa badsado kwrn
@afrah5198
@afrah5198 3 года назад
Keep going frangine from djib🇩🇯
@khadraali2931
@khadraali2931 3 года назад
Aww waxaan kugula talinayaa walaley waxaa cabtaa moringa moringa border waxaad arkidoontaa timaga iney so aad ubaxayaan waad cabeysaa and you will get energy The moringa has a lot of protein then all other one
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 3 года назад
Abyo xage laga helaa
@cadeybolo7383
@cadeybolo7383 3 года назад
Abaayo hadii lajojiyo amu dhib dadka ukeenaa mise dabiici Aya jiro plz
@mushtaaqmaxamed2921
@mushtaaqmaxamed2921 3 года назад
byo plz sawirka iyo sida loo isticmaalo nala wadaag teeda kale hooyo nuujinaysa ma isticmaali kartaa ilma 2bil jira
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 года назад
Maasha allah
@rahamasalah786
@rahamasalah786 3 года назад
Masha allh
@sacdiyomohamud8327
@sacdiyomohamud8327 3 года назад
Mashllah abaayo qeyr allaha ku siiyo xoga ka hor aan radinayey wlh hooyo nuujisa ahay tiinteyda xanuun iyo dadasho xaad dhaaf ah kee ugu fcn abayo adigu mahadsan link isow diir amazon mahdsanid
@AJFADNA
@AJFADNA 3 года назад
Sadex nooc Collagen aan isticmaalay. Linkan ayaad kadal bankarta. ANTI-AGEING COLLAGEN amzn.to/2R2X5Ja Collagen powder halal amzn.to/2Dw521i Powerful Marine Collagen Tablets - Boosted with Hyaluronic Acid, Biotin & Blueberry - 1400MG Complex - Hydrolysed Type 1 - with Vitamin C, E, B2, B7 & Minerals - 90 Capsules amzn.to/3lDN6Yt
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 3 года назад
@@AJFADNA muxu iga cawina gacmaha I jex jex may lkin calosheyda wa cadi int ka hela mcnt please igu cawi inshallha I love you
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 3 года назад
@@AJFADNA gacmha wey iga yhin sidas wlhi ma welaka ma aogi please iso she ama iso sari thanks inshallha
@bishaaroabdulkadir384
@bishaaroabdulkadir384 3 года назад
O sadexdaba ma isticmaalin mise kan raban dalban mida kle fadna hada 25 galay so ma isticmaali karo
@aanaan6027
@aanaan6027 3 года назад
@@AJFADNA abayo midkee u fiican 3 daba midkee wanagsan oo aniga iyo xaajiga isla qadan karnaa
@nimosuleiman9493
@nimosuleiman9493 3 года назад
Wll xageen ka helnaa marka somalia joogno
@fatimaomarabdi6774
@fatimaomarabdi6774 3 года назад
Thanks 😊🙏
@raxoosman4486
@raxoosman4486 3 года назад
Abyo qof uur radinayo ma isticmali kara mcnto iso jwb
@ramaas5896
@ramaas5896 3 года назад
AbYo uur hda radineso alla baxsho lkn macjunu nisaa 3xbo istcmal
@ashashego3474
@ashashego3474 3 года назад
Masha Allah lakinse malayga waxaa ka buuxo mercury iyo qashin badan malaiygii hore oo kale ma ahan u better in aad raashinka organic u bedelataa.
@ummuayan8227
@ummuayan8227 3 года назад
Habo sadaxdaba maisticimalikarna mese midqudhaa habo isojawaab fadlaan
@aminaabukar1092
@aminaabukar1092 3 года назад
Asc Waxan rabay hadi a waqti Hesiod in ad iso Qortid Collagen ka an kujirin Gelatine o Dofarka Mahadsanid
@zaynib4299
@zaynib4299 3 года назад
Masha Allah walaalo Allah haydinhafido ♥️♥️♥️♥️♥️
@Zameryyy
@Zameryyy 3 года назад
fadna routinekaga nosoo gali qali
@shukridiriye9793
@shukridiriye9793 2 года назад
Abaayo waxan istimaalay 3 bilood oo keliya kabacdi waxaan yeeshay uur markaa cunikari waayey marka waxan dareemay daal iyo lafaxanuun badan dib ayaan ugu laabtay hada waan ku fiicnaday
@genyadasoomaliland9160
@genyadasoomaliland9160 3 года назад
Aj and fadna m.allh🧡
@suleqomm4983
@suleqomm4983 3 года назад
Thanks Fadna🥰
@amiir1114
@amiir1114 3 года назад
Fadna wad qurux badantay wanad ufhalatay walal
@samiira5275
@samiira5275 3 года назад
Mahadsanid wllo wlhi 😍
@bellaso6304
@bellaso6304 3 года назад
Welcome back sis
@fardowsoawil1400
@fardowsoawil1400 2 года назад
Intee kahelikaraa
@Hfs235
@Hfs235 3 года назад
Abayo ilmihii igu horeyey malinta dhala caloshu icuncunty halmel wan xoqay dilacay noqoty marka waan joojiyey xoqidii hada ilmihii labada dhalay weligayna caloshayda madilacin wayo xoqidiiya joojiyey
@munamohammad5464
@munamohammad5464 3 года назад
Xbbti collagen mahaa I think waa stress life
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 3 года назад
Abayo qof 25yrs ka yar ma istcmai kara ama majiran mel Nairobi laga helo iso shega
@amalemma6472
@amalemma6472 3 года назад
Asw walal fadan je suis 22ans est ce que peux porter collagen
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 3 года назад
Inyaro nafa’ah 😍
@samiira5275
@samiira5275 3 года назад
Haaaaaaaaaaaa wlley kan madow aan isticmaali jiray markaan joojiyay waaba yaabay
@queenqaali5710
@queenqaali5710 3 года назад
Abaayo anuu hada waxan bilaabay super collagen +C Plz kaso hadal🙏🙏🙏🙏🙏
@HakaFakarin
@HakaFakarin 3 года назад
Maraqa xoolaha colagenka kabuuxaa
@ayanmohamed134
@ayanmohamed134 3 года назад
Haa walaahi
@anzalabdi524
@anzalabdi524 3 года назад
Hadan iibsanaa wana bilawa thank you mcnto
@Suhuur1
@Suhuur1 3 года назад
My sister keep going 🦁⚘
@fadumofarah4482
@fadumofarah4482 3 года назад
Jizaa kalahu khayran
@cudoonbeauty7840
@cudoonbeauty7840 3 года назад
Waxa cuntaa vitamin B timaha hadi aya ku dadanayan maqarka oo ku bahdilmo cidiyaha quruxdoda iyo vitamin C jirka dibcay ayuu gijiya midabkana wuu qurxina makala yarestaan 2badoda aniga ayaga is ku illaaliya
@mushtaaqmaxamed2921
@mushtaaqmaxamed2921 3 года назад
beenta maahan vitamin b 12 bn isticmaalay timahayga daadanaayy waa istaageen
@sarahmohammed2903
@sarahmohammed2903 3 года назад
Maanshalaah habo anaa u baaha eh itus please
@saadaomer2925
@saadaomer2925 3 года назад
Wllo inan ku so waydiyo banraby Thanks
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 3 года назад
Walalayalow igu caawiya inta isticmashay o muqdisha ila jogto mesha laga helo collagenkan aad ayn ugu baahanahaye mahadsanidin
@redroses4071
@redroses4071 3 года назад
Sawirkan waa funny 🤣🤣🤣
@nawelnalka
@nawelnalka 3 года назад
🤣
@nuuracabdi6161
@nuuracabdi6161 3 года назад
Maxaan istcmaala timahaah i daawanaya wllo wayna i jajabeen
@miskihassan2493
@miskihassan2493 3 года назад
Waxan isticmalaayay 2 Sano lkn waxan iga cabsaday fertility ga iiga soo jawaab abaayo
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 3 года назад
College naturale waxaad ka heli kartaa hilib ka lo'da kubka lo'da . Kubka sow kama koobno laf dheer oo hilib ku wareegsan, marka la Jaro waxaa ku jirta collegen Talyaani waxaa lagu yiraah ossabuka.
@zaynabmire5554
@zaynabmire5554 3 года назад
Waamahadsantahay walalo waxan.kuwaydinaya wax daalka biiya qomarwalba daalan oo hadana cafimad qaba
@sahrabucul5141
@sahrabucul5141 3 года назад
Baabasiir ma iska baartay
@n.a.9620
@n.a.9620 3 года назад
Vitamin B Complex + water ayaa ufican timaha iyo cidiyaha. Xitaa daalka jirka. Marka collejinka waa maqaarka. Ani intas an kor ku sheegay ayan isticmala. Collejinka laqalajiyay. Waxa ka fican adoo week gii 2-3 mar maraq fresh ah caba. Tedkle jir qaleka waxad kula diriri kartaa biyaha 2-3 liters oo biyaha ah cab one week ayan ku dareme isbedel.
@laylocigecabdi6402
@laylocigecabdi6402 3 года назад
Please one question? Sidee looqata please tell me?
@n.a.9620
@n.a.9620 3 года назад
@@laylocigecabdi6402 ma vitamin ka ayad rabta sida loqadanayo wllo? Mise ma fahmin.
@Maankoos_
@Maankoos_ 3 года назад
Asc wll qaali waxaa kaacodsanaa in aad shoor awud iisameeyso hadaad iiawoodina waxakaacodsanaa in aad iisheer gareeyso wll qali hadoo dhiig soomaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴nimo kujiro in aad icaawiso mal mo badan waa kulasoohad lay maidaneehoosid wll mcn marka codsiyee igatahay hadaa aduunka leskugargaarin inteekala lees kugargaarawll mrka jawasba kasugooyaa adoo mhadsan wll mcn
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 года назад
Fadna how many containers ayaad isticmaasha collegenta i am very relactant using it waan ka wiswisaa uun
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 3 года назад
Abaayo adigu intaan kee ka isticmaashay fadnaay abyo aad ban u rabaa ila wadaag 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 3 года назад
Keese ugu fiican midka xawaanaadka bada laga sameeyey waa kee wll
@mankaboy3955
@mankaboy3955 3 года назад
Ilahay ha inada cafiyo
@ahlamahmed8144
@ahlamahmed8144 3 года назад
sister can you tel me the one you are using please send me the name thank you
@nawelnalka
@nawelnalka 3 года назад
Abyo ani timaha said idadanayo wana qafifka sheegesid kawrn hadan isticmlo 22ayan jiraa??
@deeqoo2230
@deeqoo2230 2 года назад
Collegenka sadaxdanba miyaad wada isticmaashay halmar wllo iiso jwb pleas
@AJFADNA
@AJFADNA 2 года назад
May walal marba mid baan isticmaalay wllo
@deeqoo2230
@deeqoo2230 2 года назад
Midkee ugu fcn ee hada aad isticmaasha iisheg midkaas
@deeqoo2230
@deeqoo2230 2 года назад
Waaan ubaaahnaaaa iiso sheg midka perefrct ah
@anr4578
@anr4578 3 года назад
Fatma xanuun kii seekanoqty waan xanuunsanayaa daawana waa qaataa
@maryamadam6932
@maryamadam6932 2 года назад
Wax hadaa joojisid khasaaro kaaga imaanayo laguma noqdo.
@shaashanaad4071
@shaashanaad4071 3 года назад
Asc
@deqomohammed194
@deqomohammed194 3 года назад
asc maashaa allaah waankugu racsanahay abaayo waxa xaflad ku dhigeysid sadaqeyso dad badan oo bahan ayaa jira ayaga kusadaqeyso abaayo macaan qaladna ha uarkin waa talo
@khadram3457
@khadram3457 3 года назад
Collagen khatro fara badan ayay leedahay xanuuno ayay keenta sida cancer, beerka xanuun, kelyo xanuun, waxa la Mida Maggie ,ama maraq digaaga noocyadiisa kala duwan.
@memeshmed9279
@memeshmed9279 2 года назад
Wll xagaad kasoo maqashey inu xanuun laga qaado collagen
@hawoadan3577
@hawoadan3577 3 года назад
Fadumo soo qor magiciisa
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 3 года назад
Haa abayo waxaan marqati ka ahay wiil cuni jiray ooo timaha ka taa teen
@fatumocilmi2941
@fatumocilmi2941 3 года назад
Walaley ma sawirkiisa iso dirtird mase adaa ibisid
@rowdaali7543
@rowdaali7543 3 года назад
Asc qali waa kuu baahanahay ee xageen kaala sooxiriiraa
@faizasaid5745
@faizasaid5745 3 года назад
Waligayba ma isticmaalin
Далее
LABADIINA KIINE ? ABDIFATAAH & SHAADIYA SHARAF
17:55
Просмотров 260 тыс.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 52 млн
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
OGOOW COLLAGENKA WAX TARKIISA | XAGA UURKA IYO...
11:13
The 5 Miracles of Istighfar
11:38
Просмотров 153 тыс.
What is autism?
1:51
Просмотров 654
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 52 млн