Тёмный

OGOOW COLLAGENKA WAX TARKIISA | XAGA UURKA IYO... 

AJ & Fadna
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

ANTI-AGEING COLLAGEN
amzn.to/2R2X5Ja
Subscribe to our family channel: ‪@ajfadnafamilyvlogs8664‬
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
Contact: aj.fadna@gmail.com

Опубликовано:

 

25 окт 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 433   
@hawonuurmahdi8657
@hawonuurmahdi8657 4 года назад
Fatma thank you so much qaali markasto.waan kaa faa.iday kii hore ayaan isticmalaa walahi kheyr allaha ku siiyo jirkeeyga siduu noqday iyo wajigeyga waad yaabeeysaa quruxda 🤗💃 sxbadeeyna wan la share gareeyay walahi collagen pullover was life changing to me abaayo allaha waxan kaaga baryayaa in aad farxad iyo caafimaad ku noolaato sis❤❤👸🙏
@Amran22668
@Amran22668 4 года назад
Abaayo sidee loo cuna bal ii faaide
@hawonuurmahdi8657
@hawonuurmahdi8657 4 года назад
@@Amran22668 abaayo subixii shaahaa aad cabeeysid ayaad qaato ku dareeysaa kadibna wad cabeeysaa subaxkasto waan caabaa
@nashaadnashaad1459
@nashaadnashaad1459 4 года назад
Princess mahdi Xbbtiyey adigo raali ah xagee laga heli kara collagen ka mahadsanid
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 года назад
princess mahdi abaayo masha allaah ilaahy haku siyaadiya quruxdaada nooce aad isticmaashay abaayo maiku cawinkartaa?Swedan ban deganahy waa heysanaa dugamada life aniga pulver macabi kari.Asa kapsal ah ban rabey abayo mcn.
@AJFADNA
@AJFADNA 4 года назад
Masha'allah walal ilahay hakuu siyaadiyo. I'm very happy to hear that you benefited from my video. amiin amiin kuligegeen xabiibti. 💕❤️❤️💕
@CafimatFican
@CafimatFican 4 года назад
MashaAllah enjoy your pregnancy time 💕💕
@hanabeautychannel7427
@hanabeautychannel7427 4 года назад
Cafimat Fican isoboogo iyo subscribe Saar
@AJFADNA
@AJFADNA 4 года назад
Thank you xabiiti💕💕💕
@sadiamohamoud2617
@sadiamohamoud2617 4 года назад
AJ & Fadna Abaayo waxaa la dhahaa dibaaxyo coloosha xariijimaha
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 4 года назад
Masha allaah mahadsanid abaayo macanto 😍❤️💐💐💝
@AhmedAli-xl7pd
@AhmedAli-xl7pd 4 года назад
Masha allah aj&fadna wallah qalbiga ayan idinka taagera keep going huuno ❤️✊🏾
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 4 года назад
Maasha Allah Tabaarakallah Jazaakallahu khair abayo ee qofwalbo maisticmaali karaacy? Thanks sis
@ubaxabdixasan1592
@ubaxabdixasan1592 4 года назад
Mansh allah Wll allah ha kuxifidiyo sogataya abaayo Thanks ❤❤❤
@amalabdisamed8523
@amalabdisamed8523 4 года назад
Ascww Iam happy that I got this information,it is beautiful important video.
@ibtisaammohamed9649
@ibtisaammohamed9649 4 года назад
Mansha alaah jazakallaah kheer uqtii
@munojama9198
@munojama9198 4 года назад
Mansha Allah tabaraka Allah ha xifdiyo walaalo
@nestehamohame
@nestehamohame 4 года назад
thank you my sister jizakumlahu qeyr 😘😘😘😘
@shaomaabi1521
@shaomaabi1521 4 года назад
Thank you wll Allah ha Ku xafido adiga iyo family gaaga
@bellaskitchen9392
@bellaskitchen9392 4 года назад
Ma Sha Allah Abayo. Mahadsanid
@saidaaabi3236
@saidaaabi3236 4 года назад
Masha allah fadna mahadsanid abaayo 😘😘😘😘😘
@ummumusab7526
@ummumusab7526 4 года назад
Masha ALLAH tabarakallah abaayo illahey haa ku xifdiyo
@zuzumahamed5525
@zuzumahamed5525 4 года назад
Fadna horu usoco wlshy iska kaa jeclhy ♥️💋 alh hakuu barakeeyo uurkaaaga aamiim alhna ha kuu fududeeyo umusha aamiin♥️
@nasrafaisal5726
@nasrafaisal5726 4 года назад
MashaAllah thanks abayo🥰
@laminiabass9494
@laminiabass9494 4 года назад
Mashallah fadna and aj famii qurux badan horay usoco
@uniquelife5616
@uniquelife5616 4 года назад
Thnk u darling FATNA😍👍
@hanaahmed2211
@hanaahmed2211 4 года назад
Quick question "Did you family doctor or OGYM (obstetrician) approved it safety for pregnancy and baby? Thanks
@hudaali6615
@hudaali6615 4 года назад
Fatna wllo jazakalah khayr Ilaahay ha idinxifdiyo 😘👍👍👌
@siimaaaresiimabilan1189
@siimaaaresiimabilan1189 4 года назад
Macha allah fadna mahadsanid
@ashajimale2265
@ashajimale2265 4 года назад
Asc Fadna Mansha Allah Kheyr Allaha ku siiyo Thanks 💖💖🌺🌺💝💝🇸🇴💖🌺💝❤️
@hooyotarbiyo5384
@hooyotarbiyo5384 4 года назад
Wcs abaayo mahdsanid wlh wax badan baan kaa faideystay mclimadeyda qeyr allah kusiiyo
@edabsansidihoyadeed704
@edabsansidihoyadeed704 4 года назад
Love you fadna Allah yaxfidkum adiga iyo familkaga mar walbo dadka u faideysaa qof aad u qalbi ficantahay 💕💓
@Honey_MB
@Honey_MB 4 года назад
Mashallah Fadna mahadsanid wllashay qaali! Dad ba ayaga oo dadka raba inay wax u fa iideeyaan hadana la fahmin waxay ka hadlayaan Lkn Adi wellhi wad ku fiican tahay iyo su alaha ka imankara good!❤
@haniahmedy9877
@haniahmedy9877 4 года назад
Mnsha allaah abaayo allaah khyr hagu siiyo
@ayancaday29
@ayancaday29 4 года назад
Masha Allah abayo shugran illaahay haku barakeeyo 👌💗💗
@zuruurismail4482
@zuruurismail4482 4 года назад
Manshallah fadna guuleyso farxad ku noolaada adiga iyo familygaagaba
@shukriabdisamed4009
@shukriabdisamed4009 4 года назад
Masha allah fadna wad isbadashay qurux wlh masha allah wan ku yacenaa
@LUCKY-zn6tq
@LUCKY-zn6tq 4 года назад
Thank you sis.
@Yahyeaj
@Yahyeaj 4 года назад
Wcs abyo mansha allah mahadsanid 😍
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 4 года назад
Masha Allah abayo qali mahadsanid
@istarcawad2132
@istarcawad2132 4 года назад
Masha Allah huuno sida wanagsan aaad nola wadagtid 👏👏👏👏👏
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 4 года назад
Fadna wa sii quruxbadnaatay masha Allah love you sister ❤❤❤❤
@halima6960
@halima6960 4 года назад
Masha Allah. Tabreek My Allah protect you and your baby. Allaha kuu adkeeyo.
@Somalia2020
@Somalia2020 4 года назад
Thank you sister
@zaraalichannel2863
@zaraalichannel2863 4 года назад
masha Allah sis❤shukran
@yusufmuse4687
@yusufmuse4687 3 года назад
Xagan ka he li kara wll
@ducowaalid1duco154
@ducowaalid1duco154 4 года назад
Mashaa allah walaashay qurux thanks 😍💝💝💝💝
@safaqalanjo1126
@safaqalanjo1126 4 года назад
Mansha Allah Wallo qali Alle ha kuu barakayo
@hanabeautychannel7427
@hanabeautychannel7427 4 года назад
Safa Qalanjo isoboogo iyo subscribe Saar
@Ismahankhalif
@Ismahankhalif 4 года назад
Mahadsanid Fadna cadeey Xoxo
@umumohamedamiiish2233
@umumohamedamiiish2233 4 года назад
Mansha allah alle haku barakeyo carurtada xajigaga
@aftahjama7094
@aftahjama7094 4 года назад
Masha Allah wlshy fadumo waad na cawisay 💯
@khalifaomer9893
@khalifaomer9893 4 года назад
Walal waan ku baryayaaye fadlan ha idhaafin ee #like isii 👍👍👍👍
@farhiaali5107
@farhiaali5107 4 года назад
Maasha alaah Abaayo mahadsanid
@rasmiosman4497
@rasmiosman4497 4 года назад
Shukran abayo
@fatimahalsomali772
@fatimahalsomali772 4 года назад
السلام عليكم ورحمته اللّٰه وبركاتة sis am in New Zealand how i get that please answer me if you have time
@faadmafaraxsan9969
@faadmafaraxsan9969 4 года назад
Thank you for your share us sister i will buy it insha allh I have thiroid glands but i hope operation as soon insha allh I life in iswedan
@jiialassow2321
@jiialassow2321 4 года назад
Skin tone ka u ku ilaalinayaa ,thank you wan bilaabay result na wan ka arkay 🙏🏽🙏🏽😍😍
@saadiomohamed9677
@saadiomohamed9677 4 года назад
Maasha allah fadna abaayo
@zukaynachannel1
@zukaynachannel1 4 года назад
Alahh muraadkaaga oo macsi lahayn haku siiye fadlan isoo booqda oo igu soobiira wax aad ka faaidaysataan waad idiin hayaaye
@aminamohamed9220
@aminamohamed9220 4 года назад
Masha Allaah sister ❤️
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Congratulations your baby Masha allah
@sahramahamedahmed2553
@sahramahamedahmed2553 4 года назад
Fadna mahadsanid wlleshay maxaan ku kala garanayaa sidee u isticmaalayaa insha allah jawaab
@hanabello8390
@hanabello8390 4 года назад
Masha Allah waye collogen adbuu uficayahy jirka dhalaluu sinaa cafimad jirkana wuu bahanyahy
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 4 года назад
Masha Allah abaayo
@najmowithcooking4679
@najmowithcooking4679 4 года назад
Masha allaah mahad snd fadna cadeey
@nimcomaxamuud2113
@nimcomaxamuud2113 4 года назад
Mansh allaah walalshay fadna
@rumaysaasabriye5703
@rumaysaasabriye5703 4 года назад
Fadnaa big hearted
@furqaanahmedsalim3137
@furqaanahmedsalim3137 4 года назад
Asc fadna waxaad no so galisa hooyada nuujisa wax yabaha ay iskaga ridikarto calosha ama.ma cabi karaa liindhanan iyo biyo diran si aan u rido hadii ilmaha wxba yelen thnks
@ummumanha8578
@ummumanha8578 4 года назад
Mansha Allah ilahay ha nokaadayo qali
@ikranawale5450
@ikranawale5450 4 года назад
Masha allaah tabarakallaah quruxay ilahay haku barakeeyo wllo mcn tolow turkiga ma laga heleya
@ciddycadar1995
@ciddycadar1995 4 года назад
Shukran xbbti qaali
@safiamahamed1716
@safiamahamed1716 4 года назад
Thanks 🙏 asc fadna qaaliyey wanu ka fa idaysatay❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shukridiriye9793
@shukridiriye9793 3 года назад
Mahadsanid Fatima willo qaali
@halimoosman9528
@halimoosman9528 4 года назад
Thanks fadna xbti sual bn ku weydisanaya wait lose bn ku jira wxn u bahanahay protein powder xalal ah oo exercise jirka ku fcn kan ma u is tic mali kara hadii kle iga so cawi pls xbti mid xalal ah oo fcn pls pls iso jwb byo qli allaha thanks❤😘
@whitecrystal1792
@whitecrystal1792 4 года назад
100k ee ku dhawyihiin Aj & Fadna asxapey aan gaarsino 100k
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Masha allah thank you
@rahmaali2777
@rahmaali2777 4 года назад
Wll mahadsanid qali miisaan miyuu kordhinayaa huno
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 года назад
Fadna waxaad noo furtaa xiisad faranche ah cml😅😂😂😂😂🙏💞😍🔥🌺🙏 vedio vedio ga xiga iyo 100,000 ayaan isugu imaaaney naa i.a 🎊🎉🎉🎊🎉🎉
@ayanyoussouf7287
@ayanyoussouf7287 4 года назад
Mansha allah wlshay qaali thank you so much
@hanabeautychannel7427
@hanabeautychannel7427 4 года назад
Ayan Youssouf isoboogo iyo subscribe Saar
@ayanyoussouf7287
@ayanyoussouf7287 4 года назад
Oky xbbti
@awoahmed4320
@awoahmed4320 4 года назад
Wll salaam miyaad ogtahay inuu ilmaha wayneeynayo fatiminada badan milee uu baby aad u wayneeyaan bal noo soo sheeg iyo qofka uurka iskudiyaarinaya ma u save baa
@mariyachannel3858
@mariyachannel3858 4 года назад
Wll hadad tahay somali hil dhaafin subscribe iyo like
@fadumofarah2031
@fadumofarah2031 4 года назад
Wa ku saray abayo
@ummabdallah8771
@ummabdallah8771 4 года назад
Kuu sarnay
@shaomaabi1521
@shaomaabi1521 4 года назад
Hahaha masha allah I am half Somali half Pakistan I love my mom from Somalia
@khadravlogsofficiall5007
@khadravlogsofficiall5007 4 года назад
Mashaaa alahaaa xabibtii aanika qaaday walahii cadi mahaaa
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 4 года назад
Thanks Abayo
@salmacabdiraxman3852
@salmacabdiraxman3852 4 года назад
Masha Allah xabibtii
@farhiasaid1974
@farhiasaid1974 4 года назад
Fatima i never got boring your videos ❤️
@farhiakitchen
@farhiakitchen 4 года назад
Thanks walal
@abdirahimabukarabdirahman6904
@abdirahimabukarabdirahman6904 4 года назад
mash allh fadna abayo thnks waxa inuu shegta dildilaca jirka waxba bi inaayo
@kaltunali6397
@kaltunali6397 4 года назад
abaayo fadna waan ku salaamayaa abaayo Ani wadankii ayaa joogaa saan u heli karaa creamkan aadna xbti waad u mahadsn tahy jasaakallaah
@fadumoibrahim1679
@fadumoibrahim1679 3 года назад
AJ and fadna waxaa rabaa collagenka uurka sidee ku aqaansanaa kan xalaal iyo kan xaranta ah
@rasmiosman4497
@rasmiosman4497 4 года назад
Abayo jeex jexa jirka o cayilka keeno cream bi.iyo nosogali ado mhdsan
@idiletaidil7304
@idiletaidil7304 4 года назад
Masha allah qurux baad noqotay
@shabacabdi7223
@shabacabdi7223 4 года назад
fadumo quruxey alleh haku barakeyo wll❤️
@hanabeautychannel7427
@hanabeautychannel7427 4 года назад
shabac abdi isoboogo iyo subscribe Saar
@hodanherad7497
@hodanherad7497 4 года назад
Please walalo where can I get this cream ?
@aishaosman9446
@aishaosman9446 4 года назад
Abayo, this one doesn’t ship to the United States. Can you please recommend a similar one? Thank you sis!
@suadohussein2770
@suadohussein2770 4 года назад
Yes me too ani wuu iga diiday
@adoondiallayaarabinoonaari3414
@adoondiallayaarabinoonaari3414 3 года назад
Asc wlalo linkigan aan KU so dhigey hadad argto manoso sharixikartaa koginka cuntoyinka laga helo mahadsanid
@ilhamdheeman5418
@ilhamdheeman5418 4 года назад
What about if someone is breastfeeding can they use
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 года назад
RUNT WALASHEY FADNA WA QOF DACAD AH ALAHA HAKU BARAKEYO COLGAN hada ayan ubahanhay wan kafiday abayo mahasanid
@amiirachannel6108
@amiirachannel6108 4 года назад
Mashallaha xbbti sowrkiisa mana. tusi kartaa
@safiaofficial7074
@safiaofficial7074 3 года назад
Keep going sister
@fatumomohamed5789
@fatumomohamed5789 4 года назад
mnsha alh runti intan qof ytkisadawanayey gabadhan ad ayan ugahela thanks wlashay qalbinadif ayatahay
@suberamin9609
@suberamin9609 4 года назад
Abyo hurdo lan ba i heso ma ika cawin kara abyo.mcnto iso jwb plz linkgana noso gali
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
Fadna inan waji furan dabecada dadka laguso jitaa m.a😘❤🥰🤗
@rahmaskitchen468
@rahmaskitchen468 4 года назад
Wow mashaallah
@ubahabdirahman8322
@ubahabdirahman8322 4 года назад
Kan qof uur leh lee maa isticmaali karo mise qof walba
@argsanquruxdiihooyadeed4846
@argsanquruxdiihooyadeed4846 4 года назад
Mnshaa allh xbbti
@maryanabukahasan741
@maryanabukahasan741 4 года назад
Mahadsanit fadna 22year ahay uur 4bil ahay plz ma cuni karaa collager 22years mise over
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 4 года назад
Masjllh tnks xabiibti ani lama cunug lee dhalay weyna iga soobaxeen tnks xabiibti hada waan dhalay ma isticmaali karaa jisaklllh waa noo faaideysay noo sobadi
@nuraabdikadie2658
@nuraabdikadie2658 4 года назад
Masha allh wllo wadmahad santahy kenyan joga tolaw mahelayaq
@farxiyofarax7619
@farxiyofarax7619 4 года назад
Masha aallh 1🥰
Далее
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 810 тыс.
SIDA AAN USTICMAALO APPLE CIDER
11:54
Просмотров 105 тыс.
Collagen Peptides Vs Marine Peptides
3:56
Просмотров 53 тыс.
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 810 тыс.