Тёмный

Khuraafaat iyo Been | Mowduuc Xasaasi ah | Sii faafi | 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 255 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

12 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 3,1 тыс.   
@ogaansho
@ogaansho 3 года назад
Like dheh muuqaalka si uu youtubka dad badan usii gaarsiiyo .
@zermaahir186
@zermaahir186 3 года назад
Horta sida aad uu uga hadshay maaha oo jinku wuu galaa banio aadamka sida uu arsuulku csw sheegay lkn waxa qalda ah sida uu u dawaynayo sheekhan aad soo dhigayo meeshan lkn waa qalad waayn in la yidhaa jinku dadka ma galo waana qalad in uu qofku barmaamin diinta la xidhiidha isagoo iska xanaaqsan uu soo duuubo jinka iyo waxa uu awooda u leeyahay iyo waxaanu awoodinba waxa si wacan uga hadlay sheekh caanka ah ee reer hargaysa ee la yidhaa sh maxmed ismail nin kaas oo si aan suufinimo iyo hunduis toona ku jirin u daweeya dadka muslimkaa ee xanuunkan haysta nin kii garanaya garanayee waxaanan kugula talinayaa in aad sio daawato muxaadirooyinkiisa wana barmaamijka kaliya ee aan kugu saluugay inta aan wax kaa daawanayay lkn isaga laftarkiisu ma sahlana
@kaamildhako6978
@kaamildhako6978 3 года назад
Waan dhahay mahadsanid ustaad cumar inshaar samaynta video gan muhiim ka ah
@dr.shideyare6924
@dr.shideyare6924 3 года назад
Aaryee beenaale sidan Kumar moodayn
@saabiriinahmed1773
@saabiriinahmed1773 3 года назад
Haye mudane ogaansho waanagu ogtahay boss
@kaldeeq5918
@kaldeeq5918 3 года назад
Ok ustaad omar taasi waa run balse shaydaanku dhiigga ayuu raacaa maxaa ka jira 🤔
@abdirahmanhalane2307
@abdirahmanhalane2307 3 года назад
Waa mowduuc ay adagtahay in lagu dhiirrado, wax badan ayaan fekerkan qabey lkn meel an soo mariyo aanan helin balse waa Alle mahadii haddii maanta Ustaad Cumar Inshaar iyo @Ogaansho an ka helay farriintii an u baahnaa cid gudbisa 👌😍.
@yasinshuceyb3317
@yasinshuceyb3317 3 года назад
AAD iyo Aad Abdirahman Halane Sxb wa sidad shegtay
@lordofdarkness3877
@lordofdarkness3877 3 года назад
@@yasinshuceyb3317 Sixirku waa wax jira wax la dafiri karo maaha
@yasinshuceyb3317
@yasinshuceyb3317 3 года назад
sir Ma LA dafiri kare base Qabka lo isticmalay iyo Adegsiga bulshada Aya ah Dhaqan An fcnen Sida Qaar u dhaqman ama uso bandhigan Ujedkoda iyo rayigoda aya Qaldan Cumar inshar wan Ku racsanahay arinta
@yasinshuceyb3317
@yasinshuceyb3317 3 года назад
@@lordofdarkness3877 lama dafirin
@lordofdarkness3877
@lordofdarkness3877 3 года назад
@@yasinshuceyb3317 wuu dafiray sxp wax jin la dhaho oo qof gala maba jiro bu kuleeyahay cumar inshar taasna waa qalad waayo sixirkuba waa jin dadkana wuu ka dhex hadlaa Runtii dadka qaar ayaa hantidooda iyo wax walba oo ay nolosha haysteen waaya sixir dartii. Sidoo kale isha iyadna waa jin waana xaq nabiga scw ayaana sheegay isha bina adamku inay jirto runtii. Cumar inshar jinkuba inuu qofka saameeyo wuu dafiray runtii taasna wax fican maaha hadi lagu sixro inaad is cilaajto weeyi runtii lkn aniguba kuma raacsani odayaashan qaabka ay wax udaweeyaan.
@FardowsaindhaQalbi
@FardowsaindhaQalbi 3 года назад
Aniga araga ayaan lahay waxam sababsaday xanuun lkn ila mantan jogana reerkayga waxay raben inan ado gobaahas lkn qalbigayga wan kuqanciwayay wana ku sabarsanahay qadarka rabi mahadsanid walac aya igu abuurna hadse wan kaqatay goaan
@bidhaanshe6004
@bidhaanshe6004 3 года назад
Masha allaah walalo guuleyso rabi haku haku xifdiyo
@sacdiyoabdullahi2542
@sacdiyoabdullahi2542 3 года назад
indha haaga allaha wax kugu tuso maal8n kamid ah maalmaha
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 3 года назад
Wll aniga u tegay isla markana wiil iga yar oo ila dhashay u geeyay sheekadu waa biyo qudha dumarkuna way iska dhacan xiliga ay guur rabaan
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 3 года назад
Lkin wll hdad indho la dahay wxn oo dhan side uso qorty
@turkishmovies6464
@turkishmovies6464 3 года назад
Macalin jinku wuu jirah awoodo qaarna wuu lee yahye balse ibna aadamka quliibtiisa ee saaid ujilcantahay oo kiliya ayaa ka cabsada. Anu hada cilmi aan qof ugu sharixi karo ma lihi moducan balse Sharaxaad waadix eh oo ku suubsan jinka iyo sixirka wuxu yahye channel kan ayan kaso dawaday mercifulservant "jinn and magic" mahadsnid macalin.
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 3 года назад
Aad iyo Aad... Difaaca Qiyamka, Qawaaniinta, Qawaacidda iyo Mabaadi'da Suuban Ee Diinka Islaamka Waa nagu Waajib. Mahadsanid Ustaad Cumar Mohamed Inshar.
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 года назад
Wlhi isku fikir ayan nahay ustaad cumar ani waxan aminsahay inay khurafat tahay ya ila mida 👇🙏 ha idhafina iso Bookhda ♥🌙
@taarikhdaislaamka6716
@taarikhdaislaamka6716 3 года назад
wlhi isku iskufikir nahay
@qisaasknolasha7798
@qisaasknolasha7798 3 года назад
M.
@viko.3279bq
@viko.3279bq 3 года назад
Ana kula mida
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 3 года назад
Anigu qaabka cilaajka iyo quraanka sida logu cayaaray wan kasoo horjeedaa
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 3 года назад
Lkn ilaa hada haweenka waxan galaya mxu yahay qaar badan ayaa is gubay is dilay qaar badanbaa cararay La waayay dadkaa MX kaxaysta
@M.gamer20248
@M.gamer20248 3 года назад
waa sax wll laakiin waxaan ku qoslay farmaajo muu galoo jin oo deni muu galoo oo muuse Bixi muu galoo intii ku qososhay Like ii saara🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@liibana22
@liibana22 3 года назад
Wa ku jira wa waxay wadanka u iibsadeen.
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 года назад
Haa kudhaca dheh kuwaas
@Masdille
@Masdille 3 года назад
Anaa kuu Huba jinku inaanu Muuse Galayn Liin ayuu siinaya Hada kahor midbaa madaxtooyada soo hor istaagay ilaa hada lama garanayo halkuu muuse geeyay.
@safwandaib2524
@safwandaib2524 3 года назад
Waa runtii wàayahee muxuu u galaa uun dadka nolosha hoose ku nool ee uu ugali waayay dabaqadaha sare
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 года назад
@@Masdille kkķkkkkķkkkkkkk alla wadnaha muuse soo waydiiya ninkaas meeshu geeyey wallahi qosola iga keentey talanti ayaad uleedahay dad kaqosol siintee keep goin wllo
@cabdishakuurcade7562
@cabdishakuurcade7562 Год назад
Hadaa dawaneeso 2023 like saar 👍
@tiriiboyofficlal
@tiriiboyofficlal 10 месяцев назад
Yaa kusheegey😂
@Sosovvvv6482
@Sosovvvv6482 3 года назад
Wlhi waxaas waka cabsa jiray waana ka duceysa jiray marwalba alx hada cabsida dhan waa ay ka suushay gudahayga wlhi alx 🤲🤲❤ilhy janada haku galiyo teacher
@zakariyaahmed8286
@zakariyaahmed8286 2 года назад
Jini miyaaa Ka baqayse 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 yaaaa huuuu ilaaahy Ka magalnay yaaqy qrxey
@MubarakHadi
@MubarakHadi 3 года назад
Aad baan ustaad Cumar kuugu bogaadinayaa sida aad ugu hawlan tahay hagidda iyo hogatusaalaynta bulshada, gaar ahaan faca cusub. Waxaad hormuud u tahay inta dhisaysa hab-fekerka faca cusub. Ramadaan Mubaarak. :)
@Soyaal226
@Soyaal226 3 года назад
Vidiogaan ku bosti garee youtupkaada
@hoodocali421
@hoodocali421 3 года назад
macalinkeeni labaad ramadan mubaarik
@abdallaabdullahi5942
@abdallaabdullahi5942 3 года назад
Ustaad waan kuu xiisnay
@sayidomarolad2696
@sayidomarolad2696 3 года назад
Ramaad mubarak ustaad Cumar & ustaad Mubarak. Allaha idin wada dhowro.
@abdullahabdi2986
@abdullahabdi2986 3 года назад
.
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 3 года назад
Wlhi waa mowduuc muhiim ah oo waayay qofka hadloo naga qabto labadan nin waxaanba layaaby ayaa ah sidaa sheektay Omar sababta naagahas qaaqaawan ugu dhicin ee kuwa asturan ugu dhacaayo cajib lkn masar waa jiraan kuwa sidaan cml uqaraabto oo meela ufurtay mahadsanid ogaansho 🤗
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 3 года назад
Alhamdullilah rabi ka sokow waxa mahada iska leh abaheyga mcn Oo anoon waxba kala ogeyn diinteena mcnkeeda igu soo barbariyay Anoo yarnah i baray in ay wax waliba niyada ka sugnadan Aabe mcn janadii rabi kugu bisharey🥰🙏
@NololiyoNature
@NololiyoNature 3 года назад
JazakAllah wll, qof kasta sidasan ugu sheega, in Allah SWT uu ka awood weynyay wax kastoo aduunkan jooga hadi aad isku xidhana aad guulasanayso InshaaAllah
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 года назад
Subxaanalaah Allaahu Akbar cilaaj waxana inoogu Filan Faataxada hadaynu Aamino lakiin 2da rusheeye waxoodu waa khuraafaad cad illaahay haynoo gargaaro🤲 Ramadan mubaark dhaman Reer OGAANSHO
@crahmanqeys5347
@crahmanqeys5347 3 года назад
Wlhi Waligey Ma Aaminin Hadana Ma Aamini Doono Qur.aan Hadan Rabo Maan Kitaabka Aqrisado Kutubkaas Ayaa Ilahey Noso Dajiye 😍
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 3 года назад
Wa SiDaas wlL
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 года назад
Sax wllo allah sharkiisa hanaga qabto
@HusseinAbdi-lf5oc
@HusseinAbdi-lf5oc 3 года назад
Kwrn isha marka? Aniga waa lasocda qof inuu khurafadkise laa imankaro lkn kwrn qof cilaj neh lageynin quran la aqriye lagadaxhadlay kwrn cuqdad nafsiga kudahayo kee wae waa kabaxa marki ladaho kabax? Marki uu kabaxo neh qofki ficnanayo hhh so aniga nimankan Rusheye iyo waa kasoo horjedaa lkn wey jiran waxan
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 года назад
@@HusseinAbdi-lf5oc anigu waa waajirtey aan xiiseen jirey sheeq rushee ya yaashaas lakiin hada waan ka amin baxay waayo kuwaan ayaagaba illah kashifey maxaay dad kutufaan ayagaa cuqubo kusocotaaye
@HusseinAbdi-lf5oc
@HusseinAbdi-lf5oc 3 года назад
@@kowsarhappeychanel4219 haa ani kuwaan waa kasoo horjeda boqolki boqol lkn qof quran asigo loo waadin oyaay ama qeyliyay asigo mel neh lageynin cilaj neh lageynin guriga lagadaxshiday waaa aragnay marka jini bas ma ahaa sixir ayaa jiro iiil neh wee jirta sixir nabiga scw ayaa lasixray iil neh nabiga ayaa noo shegaay marka qof inuu daho waxa as majiran waa qalad
@doodohajjihassan6339
@doodohajjihassan6339 3 года назад
Mahadsanid wll Ogaansho. Ramadan Mubarak
@ahmedtimire6760
@ahmedtimire6760 3 года назад
Wlhi waa vidoes kii kowaad ee aan youtube ka daawado ee aan si kal iyo laaba comanti iga bixiyo anoo dhiiran faraxsana only leangn ayaa i fahmi kara
@rayannuura1904
@rayannuura1904 3 года назад
Mashalaha waa wiil aqoon iyo kalsooni isku darasadaya isku fakar ayaan nahay🥰 allaha ku sharfo wllo
@soolmediainc49
@soolmediainc49 3 года назад
Rusheeye waa lasoo qabtay beentiisa caawa ayaan ka hadlaynay 😂
@Annaatti
@Annaatti 3 года назад
Ustd muuqaal aad lasoo daahday. Wxn rajeynaa in muuqaalkaan uu gaaro qofkasta oo Soomaali ah hajoogee halkuu joogo. Aad ayaad uahadsantahy Ustde, kheyr Alle haku siiyo wll. Kuwaan na Alle hanagaqabto.
@mariaabdi9879
@mariaabdi9879 3 года назад
Alx 2020 wexe ii noqon laheed sanadki iigu xuma nolosheyda dad qarabada idhahay hooyada cilaajka keey luuqado kalane marmar weeku hadasha hooyo xanuun nafsayan haayey wexe soomartay nolol xanuun badan alx hada wee fcn tahay ane flirkeyki xuma ilahay ayaaa itusay xumantisa wllkey mahasanid ilaahay haku xifdiyo alx
@abdiweliaddowofficial4775
@abdiweliaddowofficial4775 3 года назад
Maria Abdi wallo halke kala so xirira Xanunadaz Qof u hayo oo aan kala dalnay cilaj Aya ino Joga plz🙏
@abdiweliaddowofficial4775
@abdiweliaddowofficial4775 3 года назад
0616277292 whats up iga so qabo si aad icawido oo sida udawedy igu shegty wllo mhdsnd🙏
@hiboxasanahmad4171
@hiboxasanahmad4171 3 года назад
abaayo waan u bahanay side kula so xiriira gabar aya sas naga ah inan wx ka ogada raba dawada hooyo ilhy ha u siyadiyo cafimaadka aamin
@shelbia.c4798
@shelbia.c4798 3 года назад
@@hiboxasanahmad4171 jini haayo hadii lagu dhaha waa been hadaba lasoco waxaani waa cudur nafsi kaliya
@gediabdikerimm.890
@gediabdikerimm.890 3 года назад
Waxaan ahay ardey barta culuumta caafimaadka, waxaan joogay 5tii sanee ugu danbeyay malaysia iyo philippines waligayna maan arag wax ka sheekaynaya, Lkn anoo ah qof dhakhtara hadana wan aaminsanaa arinkaas wayo barbaarintayda saas ahayd Insha Allah barnaamij kan kabacdi waxa isu dayayaa inaan baadhish xeeldher ku fiirsho Mahadsanid wll omar inshar
@zermaahir186
@zermaahir186 3 года назад
Horta ninkani sida uu uga jadlay maaha oo jinku waa galaa banio aadamka sida uu arsuulku sheekay lkn waxa qalda sida oo u dawaynayo sheelha uu soo dhigayo meesha lkn waa qalad waayn in la yidhaa jinku dadka ma galo waxaana qalad in uu qofku barmaamin diinta la xidhiidha isagoo iska xanaaqsan uu soo duuubo jinka iyo waxa uu awooda u leeyahay iyo waxaanu awoodinba waxa si wacan uga hadlay sheekh caanka ah ee reer hargaysa ee la yidhaa sh maxmed ismail kaas oo si aan suufinimo iyo hunduis nimana ku jirin u daweeya dadka muslimkaa nin kii garanaya garanayee waxaanan kugula talinayaa in aad sio daawato muxaadirooyinkiisa
@iibayaanichannel9069
@iibayaanichannel9069 3 года назад
@@bakaalabdi2136 qaabka ay dadka udaweeeyan cilaajyadaan dambe waa mashruuc lkn jinku dadka wuu galaa bal maxa haayo dadkaas wada jiran
@cabdiraxmaanyaaya8118
@cabdiraxmaanyaaya8118 3 года назад
Aad baad u mhdsanthy wll omar lakin ani waxaaan arkay dad ay dad kale ka dhex hadlayaan micnahygu yhy waa il cml taasna way jirtaa lkn kan jinni baa ka dhex hadlaya taasi waa been wn kugu rcsnhy wll omar lkn ishu way jidhaaaa
@fardusyasin227
@fardusyasin227 3 года назад
Professor
@cartanofficial4905
@cartanofficial4905 3 года назад
Dr tiixlagad Anigu waxaan sameeyay baadhitaan Aad u Badan waxaanay Arintani kusoo ururtay Saddex Qodab Mida koobaad ee u Badani waa Hysteria waxaana u Badan Hablaha iyo dumarka 30 jirada u Badan. Waxaa sidoo kale jira xaalad kale oo ku Badan hablaha dadayar ama Qaangaadhka ah 15 ilaa 20 ee ku jira xiliga waxbarashada Badanaa hablaheenu ma cunaan cunto ku filan waxaana aad u badan kuwa iyaga oon Quraacan tagaya goobaha waxbarashada taasina ku sababto inay galaan xaalad loo yaqaano hypoglycemia sidoo kale waxa jira kuwa Qaba disorders ka suuxitaanka. Intaa waan dhaafin waayay
@hafuunofficiall5874
@hafuunofficiall5874 3 года назад
Wax kahadlo waanba wayay qurafadkan socda balse haku wana qaatan hadalkaaga Insha.alah waxaan rajenaya ineey dad badan wax ka faa.idi donan Ustaadi ramadan wangsan🖐
@juneydyare8732
@juneydyare8732 3 года назад
Aad iyo aad ayaa u mhdsnthy ustad Omar, wadna Ku mhdsnthy sida quruxda bdn we ad noogu soo diyaarisay mawduuca.
@wizfitaxofficial2192
@wizfitaxofficial2192 3 года назад
ربي يحفظك runtii chanelkan ogaansho waa chanel aad u fcn allah haku xafido bro wax badan ayaa noo soo bandhigtaay ♥️☺️
@hillowleofficial1549
@hillowleofficial1549 3 года назад
Wxaas inta aaminsan iney quraaafad yihiin like isaar inta isku fikirka nahay wa idin sugaya😀😀
@maryamahassan377
@maryamahassan377 3 года назад
Qof iimaan dhab ah leh rumeysan alle iyo rasuulkiis jini maba kbaqo guuleeyso cumarow runta rabi ayaakugu jecel🙏🙏
@B-0922
@B-0922 3 года назад
جزاكء الله خيرا wllky aad mahadsnthy inta aad dadka runta u sheegtid oo waxani just ganacsi tahy
@mohamedabdiali451
@mohamedabdiali451 Год назад
عمر انشار جزاك الله خيرا لقد أجدت وأحسنت
@munira005
@munira005 3 года назад
Qolooyinka Furtey Guryaha Cilaajka Lacag fiican ayey kasameysteen Waa ugadhey Filinkaan 10 Sano ka hor ayaan ogaa 😂 waxaa mahad leh “Allah “ Also Waxan umahad celinaa Omar Inshar Thanks so much indeed Sidaad ugu dhiiratey Keep Going 🙏🏾
@LFCFANS
@LFCFANS 3 года назад
Waligay wllhi ma aaminin hadana balaa aaminta 😀Qofkan hablihio waa fasahaadiyay
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 3 года назад
Mawduuc aad umuhiim ah. Aadbaan urabay qof codkiisu meel dheer gaadhayaa inuu mar uun kasoo hadlo arimahan. Thank you so much.
@mustafebakaal3249
@mustafebakaal3249 3 года назад
Wiilkan fikirkiisa ayuu ka hadlay lkn jinku waa wax jira inuu dadka muslimaadka ah dhibaateeyo Gaalada muxuu ugali waayay ayay yidhaahdaan lkn gaaladu iyagaa dhunsanba marka hore Lkn isagu inuu dadka hanuunsan jidka kaleexiyo oo uudhibo ayuu rabaa Inbdn wd aragtay gabadh dhacday kadibna qur.aanka marka lagu akhriyo ay dhawaaqayan gubanayaan leyihin naga daaya qur.aanka Sida oo kle gabadhu aad bay urafaadsan thy xilikasta wey dhacdaa Markaa waa cudur nafsi ah lama odhan karo Koley jinka iyo dhibaatadiisana waxbaa kajira Alle wixii ummadiisa dhibayaba haka qabto aaamiin Lkn kuwan leh sheekhyaan nahay ee wax rusheeyaa iyaga toodu waa khuraafaad wax kajirana majiraan in layska qabtana weeyi
@mohamedabdiqani3909
@mohamedabdiqani3909 3 года назад
@@mustafebakaal3249 de sxb somalida kaliya muslimin ma aha sow ma ogid muu musliminta turkiga, imaaratka , masar muu kudhoco jinku macnaha musliminta somalida kaliyu ku dhacaa miya , Shekadan ma fahmin aniga🤦‍♂️🤦‍♂️
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 3 года назад
@@mustafebakaal3249 somalida miyuu jecelyahay? Ummada kale ee muslimka ah makabaqaa?
@mustafebakaal3249
@mustafebakaal3249 3 года назад
@@mohamedabdiqani3909 sxb wxy noqonaysaa maadaama oo aynaan wadamadaa kunoolayn bal inaynu wadamadaa tagno oo aan soo ogaano inuu galo iyo in kle Anigu waligay matagin waxbana kama sheegi karo Lkn jinku inuu dadka galo waa wax jira
@mustafebakaal3249
@mustafebakaal3249 3 года назад
@@nin-geed-saaran bal aynu uluur galno Oo aynu wadamadaa tagno Sidhabans usoo ogaano inuu galo iyo in kle Lkn jinku waa wax jira sxb inuu dadka galo dhibana
@najibph208
@najibph208 3 года назад
Cilaaj baa Zchool ka so hore jeeda Wllhi Casabi an ka qaabo awood uma lihi ina eego am Hore maRo Lkn Alx khurfadki wuu iga baxa Alx😥😢 JasakAllah khyr wlaaalo👏✨
@liibana22
@liibana22 3 года назад
😃🤭
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
Iskuul ✅ Wallaahi ✅ Cabsi ✅ Laakiin ✅ lkn Alxamdulillaah ✅ Jazaakallaahu kheeyran = ilaah hakaa abaalmariyo ✅
@talasamemedia5487
@talasamemedia5487 2 года назад
Thanks ustaad Omar Inshaar
@rahma_h2y
@rahma_h2y 3 года назад
‏يعلمنا الصيام أن أعظم الفرح ما جاء بعد حرمان ومشقة؛ تأتي فرحة الفطر بعد إمساك يوم، وتأتي فرحة العيد بعد امتناع شهر، وتأتي فرحة الجنة بعد انضباط عمر؛ فاللهم أعنا على ترك ما تكره لتكمل أفراحنا. ‏- بدر الثوعي
@barkhadjamamoh7720
@barkhadjamamoh7720 3 года назад
ماشاءالله ابدعت الكلام وزينت جملته ماشاءالله قراءت تعليقك اكثر من مرة ومازلت متعجبن به🤔🤔🤔🤔 ماشاءالله
@rahma_h2y
@rahma_h2y 3 года назад
@@barkhadjamamoh7720 ربنا يبارك فيك
@yaxyemaxamed9520
@yaxyemaxamed9520 3 года назад
O
@engismail9412
@engismail9412 3 года назад
ماشاءالله تبارك الله
@barkhadjamamoh7720
@barkhadjamamoh7720 3 года назад
@@rahma_h2y امين يانا واياكم
@casrifilms1746
@casrifilms1746 3 года назад
Cumar inshar oo dhulka lagalay khuraafadka rusheeyayashaa somalida🤣🤣reaction degdega ....
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
@World Archive Dhab = حقىق xaqiiq Falcelin ✅ Wallaahi ✅ Ilaah haku barakeeyo Cumar ✅
@shelbia.c4798
@shelbia.c4798 3 года назад
@@c.m.a.1937 nio adi mxaa kaa qaldan
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
@@shelbia.c4798 Ninyohoow ✅ = Ninyahoow ✅
@casiocurious8744
@casiocurious8744 3 года назад
@@c.m.a.1937 😂
@shelbia.c4798
@shelbia.c4798 3 года назад
@@casiocurious8744 sxb ninkan mxaa ka waldan😂😂
@daadir3042
@daadir3042 3 года назад
"ولكن أكثر الناس لا يؤ منون "
@faadumadaahir9760
@faadumadaahir9760 3 года назад
I agree
@jamiiloibraahimabubakar1564
@jamiiloibraahimabubakar1564 3 года назад
Mahadsanid walal omar inshaar
@Roro_feghi
@Roro_feghi 3 года назад
رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير وسعادة 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💛🌙💛🌙💛🌙
@cumaraxmed3259
@cumaraxmed3259 3 года назад
wllken omar inshaar 1 million subscribers aan gaarsino waxuu noogujira bos muhiim ah Ilahay umadeen ha,hanuuniyo qurafaadka somalia aan minsanyihin waa midhalis ah oo shirki keeni kara
@jehida8275
@jehida8275 3 года назад
Qeyr alle haku siiyo wll🥺❤ You're really motivating person ❤❤ Aniga dadka meelaha jini dartiis ooga haro, ma eheen , lkn qof jini haayo markaan maqlo waan cabsan jiray Lkn no more ❤
@NSalah2006
@NSalah2006 3 года назад
Maasha ALLAH, runtii aad baan uga helaa barmaamij yadaada oodhan...... ALLAH ha ku xafido.
@AliMohamed-pq7nb
@AliMohamed-pq7nb 3 года назад
Rabiyow bishaan nasii kheyr keeda Kuwa harayna nagu soo biiri Nagayeel sadkii nabigeena (scw) Ramadan mubarik
@diinisanweyne4353
@diinisanweyne4353 3 года назад
SALLA LLAAHU CALEYHI WASALAM
@calimaxamed6661
@calimaxamed6661 3 года назад
Aamiin
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 3 года назад
Jazakallah khayr wllo. Subhanallah arinkan waxa fududaynaya waa jahliga iyo aqoon yaraanta xaga diinta ee umadena haysata waxay keentay in leebajo cml laysku maydho😢 iyo in hebla hebla sixirtay la dhaho oo umadi kala shakido. xalku waa inan diinta si saxa u barano intena taqaanana aynan umadena la fadhiisan
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 года назад
11:50 min meqa jini aa tihin waryaa😹 Hdad qososhey like Istaqfurullah
@leilamohammed4327
@leilamohammed4327 3 года назад
Alhmdlh waligey meel cilaaj maadin hajiga quran nooo aqriya guriga💞❤️
@bigprofilmsvlogs2692
@bigprofilmsvlogs2692 3 года назад
Ustaad Omar inshaar m.a Run ahaanti somalideena Wali waxan Ku jirnaa Jaahil Nimo ama Aqoon Yari Balse way Yartahay Inta aqoonta Leh hadii ay Hadlaan Xitaa in LA aamino Aad bay U yartahay waa 100%5 dadka aaminya Cajiip Aad bad y mahad Santay Macalinkaygaw 🙏🙏
@ibraahimdholacase236
@ibraahimdholacase236 3 года назад
Wlhy bilaahay waxatahy qofka qudhee ka hadlay wax aanay dadbadan kudhiirankarin Fidran aan inbadan aamin sanaana waadka hashay m.a ilaahy hakubarakeeyo
@relaxingsoundsforsleep2939
@relaxingsoundsforsleep2939 3 года назад
Mahadsanid zxp qali cilmiga iyo cimriga alle haku siyadiyo 🙏
@sahrasuleiman7609
@sahrasuleiman7609 3 года назад
Mashallah 🤩 waa loo bahnaa qof ka hadlaa waad mahsantahay wll 👍
@daadirooyaye6471
@daadirooyaye6471 2 года назад
B nnm m m m m m m m m m m m m m m m m?m m m m m m m?l?v?LG?LG?LG?LG?LG?LG?LG?LG?LG?LG?LG?l?lol?v?lol?l??all?? Llvkvkvl
@wsymilyaaz803
@wsymilyaaz803 3 года назад
Waa aakhiru zaman Alle haw naxariisto wakhti uu dadku ilahay uun ka biqi jiray Alle haw naxariisto wakhti ay dumarku asturnayen Maantana waxaynu arkayna dumar yagiyoo jidhkodi muuqdo baraha bulshada laso dhigayo yado la leeyay waxba laga saaryaa Indhahaaga laab adinkana ku xidh baytka ilhy carrabkana ku qoo dikriga ilahy🙂🙃
@rashidafarax8717
@rashidafarax8717 3 года назад
Inu jini online lagu bixiyo walahi waa qosol kale 🤣🤣
@mohamudfarah4753
@mohamudfarah4753 3 года назад
In aan cid aan Ilaahay (Allah) ahayn looga cabsan adiga oo aan arkayn waa arin sax ah, laakiin ha ilaawin in la akhristo magan galyaadka diinteenu sheegtay. Mahasanid.
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 года назад
Aniga quraanka aad ayaan u akhristaa Waxaana kala kulmey mucjisooyin faro badan oo daryeel ii wada ah xitaa ilaahey wuxuu igaga xijaabaa shirqoolada & dabinada la ii dhigaayo oo qaar badan riyo ku arko,waxaas oo dhanna waa nimcooyinka quraanka,markaa waxaan cibaado ka aheyn oo shaqeynaya malahan,markasta ood cibaadada badiso ilaahey baad usii dhowaaneysaa sharkana waad kasii dheeraaneysaa ee cibaadada hala badsado,
@phatmaabdalla9280
@phatmaabdalla9280 3 года назад
After watching video i entered comment section 99%: begging Me: 🤦‍♀️
@user-ic4xr9lz6g
@user-ic4xr9lz6g 3 года назад
Horta mala yaabtay dadkan wlhi qeebta komantiga dartod ayan u nacay
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 года назад
Waxbay baryayaan
@dibmalek6412
@dibmalek6412 3 года назад
Who is begging, Walal be humble on them
@noorabdi5939
@noorabdi5939 3 года назад
Waryada waa dad naladhashay rixi diida meel latabanayo ma lacag ayuu dad ku sadaqeysan karaa ama cunto sorry sorry aniga kama dalo waligey.
@beereed8478
@beereed8478 3 года назад
Fadlan afsoomali ku hadal abyo mahadasanthy
@mohamednourmohamudmohamud1852
@mohamednourmohamudmohamud1852 3 года назад
Mahadsanid wlle cumar waa mawduuc muhiim ah aadna aan ujeclaa inaad kasoo hadasho mahadsanid way jiraan culumo badan oo ka hadashay sida shiikh mukhtaar axmad faarax hada ani waxaan ahay reer garowe waana meelaha ugu badan ay ka jirto arimahaan deganada somalida inshaa allaah waa laga bixi doona.
@EngCayni
@EngCayni 3 года назад
Walaal alle haku barakeeyo Islaamku ma diidana jinka sixirka iyo ishuba in ay qofka ku dhacaan iyo in la quraan saari karo lkn qaabkan cusub ee loo quransaaro ayaa qaldan
@ayoushnor6156
@ayoushnor6156 3 года назад
Aaad baad umahadsan tahay wll cumar wlh waxad iga bixisay shaki yar oo igu jiray o ah in jinku dadka gali kro ama ka dhex hdli karo Quraafad danbena qulubteyda manta kadib ma gali donto oo dhankas ah👏👏
@maxamedcalitifoow734
@maxamedcalitifoow734 3 года назад
Masha Allah walaal Allah haka ajir siiyo dadka jahliga ah sidaad ugu iftiimisay xaqiiqda. Allah ha hanuuniyo intan muslimka ah ee lunsan🤲🤲.
@shuuriyeyare3023
@shuuriyeyare3023 3 года назад
Ramadan Mubarak 🌙asxaabta ogaansho Cumar inshaar allaha kuxifdiyo xaqiiqada ayaad abaartay waana mawduuc in laga hadlo mudnaa
@tigerwiilwaal3063
@tigerwiilwaal3063 3 года назад
shuurıye ramadan kareem waxa tahay fanaanka ugu dagan fanaanınta fanaan afgaaban oo aqoonyahan
@plmari3236
@plmari3236 3 года назад
Sax waallhi omar inshaar waa nin wax badan fahansan inagagana na fahnsiiyey mahadsanid ustaad
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 года назад
Cumar inshar keeg going and never give up Xaqiiqtan arin tani waa sax Dadkani Waxay u so digteen xoola umada iyo dhibataynta shacabka somalilda
@AliAydarouzy_69
@AliAydarouzy_69 3 года назад
Cilmiga Iyo Caafimaadka Alle Hakuusiyaadsho😇❤🙏🏻
@dany..21
@dany..21 3 года назад
Waxan ku noolahay dalka somalia waxaan indhahayga saaray hooyoyin badan oo aamin sam cilaajka oo ka tagay qur'aanka subxallah Cajiib
@wacdarogroups
@wacdarogroups 3 года назад
Sxbow Cilaaajka mxaa lagu aqriyaaa qur'aan ma aha miyaaaaa ?
@antospubg7116
@antospubg7116 3 года назад
@@wacdarogroups anaa umaleyn jiray In quran laga akhriyo
@wacdarogroups
@wacdarogroups 3 года назад
@@antospubg7116 mxaa he laga aqriyaaa aniga Quran lee maqlooyaa 'e
@antospubg7116
@antospubg7116 3 года назад
@@wacdarogroups digri iyo af carabi Qur'an u ekeesiiyeen meshan dadka jooga wlhi mclinka waa Ku raacsanahy jaahilin waye
@elmasaar4335
@elmasaar4335 Год назад
@@antospubg7116 hadan baabin 🙄
@Dugsiiye2002
@Dugsiiye2002 3 года назад
Ma 300 baa dislike lagu tilmaami karaa,halka uu ka haysto 15kun oo like, malaha waxaad ka mid tahay Nuucaa ku shaqaysta khuraafaadka. Walalo Omar waad ku mahadsan tahay ku dhiirashadaada 🙏🏻 . Jazakalaah khayral jazaa
@zakarianor8909
@zakarianor8909 3 года назад
Asc walall waan gu salamay soo lama dhihin quraanka waxkasta ayuu daawa uyahay sidaas darteed quraanka daawa ayaa laga wadaa
@nimconura3294
@nimconura3294 Год назад
@@zakarianor8909 quraanku daawo wuu yahay lkn jini larushaynayo oo daawo looqorayo majiraan waa runtii Wiilka
@siradmohamed3362
@siradmohamed3362 Год назад
امراض نفسية وتضليل لا وجود للجن شكرا استاذ
@abdifatahwebdeveloper117
@abdifatahwebdeveloper117 3 года назад
Mashallah wacyi galin noble prize u qalanta jazakalahu khayran wll Alle haku anfaco umada somaliyeed
@ibrazaki3060
@ibrazaki3060 3 года назад
Aniga quranka iyo alah iyo Rasuulkiisa rumasanahy wlhi scw
@anazduceyzaneh184
@anazduceyzaneh184 3 года назад
Team ogaansho ramadaan Mubarak first one
@ahmedaadan8315
@ahmedaadan8315 3 года назад
Allah haku barakeeyo nolow intay nolali jirto 😍😍macalin Omar inshaar
@salmacayuuni1243
@salmacayuuni1243 3 года назад
Jini iyo il iyo sixirbO inuu jiro rasulkyna ayaa noo shegay scw 😍 wuu jiraa dawadisnah waa adkarta iyo quraankaH hadi aad ogan lahyd inta qof la dhiban xanundaN really v nocaan noloma soo wadagi laheyN ee dadka ha waliN
@skyblackholles5403
@skyblackholles5403 3 года назад
Wlhi waa runtaa nin kaan wuxuuba dafirayaa cudurada sabab jinka wuxuu aamin san yahay aragtida reer yurub dhahaysa jin ama sixir ma jiro waxaa sheeg sheega muslimiinta ayey ka dhaadhicisay yahuuda sixirka aduunka ku baabi isay cumar inshaarow ilaah ka cabso ee axaadiista iyo quraanka hakala reebin ee diinta islaam ka soo baar baar
@darmaantube9258
@darmaantube9258 3 года назад
Sax wayy
@shshss1192
@shshss1192 3 года назад
Sax abaayo qaali ..waxaa mooday qof aqoon leh balse waxaan bu ku hadlaa yaab!
@beyourself4996
@beyourself4996 3 года назад
Walahi kan waa run kitaabka ilahay ayaa ka adag iyo adigo waxa dhan.
@abdifahmohamedkadiye9347
@abdifahmohamedkadiye9347 3 года назад
Wll wa sax quraanka alle iyo adkaarta ba ka adag lkn mid ogow diinteena wa naseexo rabina adoomadiisa bu dhibin ayadaha u cumar inshaar dalishanayo si wacan u dhageeso ! Deetana cumar ka sokoow bal is weydii su aalahan 1 maxa gabdhaha somalida dal iyo dibad joogo kaliya ku koobay? 2 maxa cilaajka gabdhaha kaliya ka buxiye 3 haddad si wacan u fiirsatidna marba marka ka danbeeso maxee gabdhaha cilaajka ugu badanayaan?!!!!
@updirahmandiri2955
@updirahmandiri2955 3 года назад
Ramadan MUBARAK umatul Muslim 🙏liketa dhac
@khaliifcumar3070
@khaliifcumar3070 3 года назад
Aad kaaga mahadcalin sxb inaad ka hadashaa Mowducaan dad badan baa kusirmaaya quraafaadkan thanks bro ka wacyi galintaada umada ku sirmeeso quraafadkan cad
@moupdynaser5004
@moupdynaser5004 3 года назад
Ustaad omar inshaar kal iyo laab baan barnaamijkaan u dhagaystay aad baan kaaga mahadcelinayaa inaad dadkaaga soomaaliyeed ugu adeegtay adeeg midka ugu sharaf badan oo ah cilmiga aad baratay somali ahaan waxaynu ka dhalanay umad aan wax badan oo aas aas cilmi ah dunida ku lahayn marka waajib umadaadaa kaa saaran baad gudatay alaha ku nooleeyo🇸🇴🇸🇴
@benjaminmiralemfahroudin197
@benjaminmiralemfahroudin197 3 года назад
It is really sad that our way of seeing life or the way we think is a big obstacle for us ... and that shows once again that we will never change until we change those ways of thinking and get rid of those bad habits
@benjaminmiralemfahroudin197
@benjaminmiralemfahroudin197 3 года назад
I also add that those disguised only want to make a living by taking advantage of the weakness of those people by making them believe those ghosts or jinn will harm them and they would take care to defend them! Bullshit!!! Open the mind please
@wardheereaxmedweyd7684
@wardheereaxmedweyd7684 3 года назад
Bar raawa caleyk cumar inshaar run ahaantii arag tidaadu waa ay fogyahay ❤👍
@ozackmusic
@ozackmusic 3 года назад
Imisa sugayay inaad kuwan okle kasoo hadashid Mahadsanid OGAANSHO wllhi 💪🏼
@mohamedhassansir-gullet152
@mohamedhassansir-gullet152 3 года назад
Cumarow Waad la soo daahday mowduucaan, beri hore ayaa la rabay inaad ka hadasho balse waad ku Mahadsantahay boqolkiiba Boqol. Sida aad inoogu bidhaamiday.
@watermelonsugarhi5588
@watermelonsugarhi5588 3 года назад
Anigu Waxaan ka baqaa isha bini adamka waayo masha Allah ma yaqaanaan
@giftshow
@giftshow 3 года назад
Allahu akbar, isha iyo xaasidka allaa ka wayn. Qof allaahu akbar yiri ma baqo.
@natashasharmaarke2500
@natashasharmaarke2500 3 года назад
Ramadan kariim inta iga danbesa 🥰😍
@ahlaammoh392
@ahlaammoh392 3 года назад
Ramadan Mubarak ❤ All misliim
@user-cg3pg8ph4u
@user-cg3pg8ph4u 3 года назад
Muslims/muslimiin*
@stevob1793
@stevob1793 3 года назад
Masha ALLAH ALLE haku xafido walal
@maxamedmacalin427
@maxamedmacalin427 2 года назад
Wlhi ustaad xaqiiqda ayaad natustey ilhey haku xifdiyo aduun iyo akhiro
@abdiasiis5527
@abdiasiis5527 3 года назад
Ramadan wanaagsan Team ogaansho 😍🕌🖤🥀
@xafsaxasan2135
@xafsaxasan2135 3 года назад
marka hore waan salaamaya wiilkan la soo wadaagay aragtidiisa waanad ku saxsantay fikirkaaga iyo sida aad u aragto waa ta koowaade mar labaad aduu tan cilaakja waad ku saxsantay waanan aamisanay inaanay wax ka jirin cilaajyadan waana wax aan anuu cilmi baadhisi ku sameeyay anaana u tagay arkay xogta ku sugan dawo ay daeweyan daaye dhibaato ayaad ka dhaxlaysa wax diinta islaamka waafaqsan maaha lkn kumadanbaabi karno quluubtooda iyo waxay wadaan balse waxba kama jiraan markasta ood tagto wax aad helayso oo cafimaada ma leh aan xanuun kugu siyaada ahayn mooye dadku lkn dhalacaynta dadka uun bay u noolyiin iyo inay shakhsiyaad ataga waa ta sadexaade aaduu inaan dadka jin ka hadlin ama dhibaatatn waad ku khaldantay waayo way dhibateeyan dadka wayna ka hadlaan nolosha ayayna cidhiidhi ka galiyaan ilaa ay is haligaan hadii ayna lahay imaan saxa ama kula dagaalamin qurkaanka sunada nabi muxamed scw mar waxan kugula talinaya inaad kala saarto jini iyo shaydaan kan dadka waswaasiya iyo kan dadka dhiba ka hadla kana soo raaca indha dadka xasadka iyo kuwa sixirka adeegsada iyo xataa kuwa dadka raaca shaydaanka maska ama jacayl ahan dadka u raaca marka dhibtiisa maad arag ama mad dareemin lkn ogsoonow dad la dhiban waxyeelada jinka mudo sanada ayaa wax ka garanaya ee soo warayso kadib wax saxa la imow tan kale eed leeday muxuu ugu dhici waayay dadka tujaarta hadii aanu rabi u qorin miyay isgaga dhacayaan waa ta kale sideedadba dumarku waa maato wana uu ka faaidaysan kara sababtoo ah daahirkooda iska yar kamana daxadaraan diintana ma fahmsana jidhkoodana ma asturan kadib isha ku dhacda ayay ka soo raacda saasbayna ku dhibateeyan lkn kala saar baan ku dhuhi lahaa jini iyo shaydaan iskana hubi dadk dhamaan kuma jiro qof jini qaba ama uu ka hadlo qadarka rabina haku xad gudbin cidii alle uqoray uu ku dhacaya wana xanuun ibtilaa oo umada nabi muxaed u gaara in ay daka ay dhibateeyan jinka shaydaanul isiga fadlan isk hub waxaad dadka la wadaago 🙏 alle u doobad celi hadii aanad wax ka arag dhibta jiniga dheh alxm kana fogow mal awaalka 🙏
@jamalmo3121
@jamalmo3121 3 года назад
Hhhhh siyasiinta moo ku dhaco. Made my day hhhhh masha allah . Fariid dadkiisa jecel inaa tahay hubaa
@farhanmohamed1504
@farhanmohamed1504 3 года назад
Omar inshaar waad qaldantahey walaal aragtideyda jinku waa uu jiraa waana uu galaa balse sidan loo dawaynayo ayaa qaldan
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 3 года назад
Waa khurafaad iyagana la macmiila jinka markad mesha so gaadho ayad daremaysaa gadhgadhiidh luga xanuun waxay aqrinaya ma fahmi kartid wlh wax lagu sirmay somi cudur iyaga ugama horayn allan kamagan galnay subxanallah
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 года назад
Asc wllka kheerka jecel ramadaan mubarak kheerkiisa allaha nawaafajiyo Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏
@jimcalebiin174
@jimcalebiin174 3 года назад
Omar ishar waan ku saLamay marka hore marka xigta waxaan ku farxay sheekha aad soo qaadaty ee sheekh maxamed ismaciL waxaa dhacday aniga aabahay in uu xanuunsaday ka dib waxaan u geeyay sheekhyo badan midka ugu dhawi waa ka igu dhahay cuudi ama xooLo u qaL adigu somaLidu waxay tidhaahdaa nin buka qoqoL u taLi aniga oo og inaamay waxaas waxaba ka jirin hadana waxaan u saMaynayay caafimadka aabo ugu dambay waxa alla i waafajiyay inaan u geeyo sheekha aad kiLibkiisa soo qadatay ee sheekh maxamed isma ciL KADIB waxa uu ii diray dhakhtar neerfaha ah baadhi taankii kadiba dhaqtarkii waxa uu ii sheegay inuu xanuunkisu maskaxda yahay kadib daawo ayuu siiyay haatana waa càafimaad alx lkn dhibka jiraa waxa ay tahay dadkeenu juhaLay u badanyihiin siiba dadka Baadiyaha waad ku mahadsantahay adigu ustaad runtii waxaad ka hadashay mawduuc muhiima🌙❤
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 Год назад
Xoolo mka siisay wll
@mudhiciro6336
@mudhiciro6336 3 года назад
Good legend Ogaansho is 🔙❤🥰✊🙏
@nimcocumarckiriin961
@nimcocumarckiriin961 10 месяцев назад
جزاك الله خيرا يا اخي العزيز
@xiniiyacadde.
@xiniiyacadde. 3 года назад
1second first,💪person Isku raybaynu nahay ustaad
@zuhaib2229
@zuhaib2229 3 года назад
Runtii wa mowduuc dad badan iska indha tirayeen balse ba'ga ayd ka hadashy ♥️
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 года назад
Mnshlh waa mawduuc muhiim ah oo loo baahnaa alle hakuu barakeeyo cilmiga iyo cimriga
@ahmedsamuelbelalo4671
@ahmedsamuelbelalo4671 3 года назад
Masha Allah wall ariin an ubaxna ayad e cadaysay shukran
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 3 года назад
subhanallah wlhi wanka qiirooday ilahay haka qabto bulshada khuraafadkaan.. quran ka adiga ayaa isku akhrin kara fatixa kaliya hadaa taqaano xata...
@sahroabdirisk9106
@sahroabdirisk9106 3 года назад
Dhamantiin bisharamadan ka faa idaysta like
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 3 года назад
Waajib miyaa bisha ramadaan like ta dislikes
@maxamed-jr5123
@maxamed-jr5123 3 года назад
@@rabitaloudaa32 kheyrk haddaa rabto kafaideyso bisha ramadaan
@nimcoadam4552
@nimcoadam4552 9 месяцев назад
Omar inshaaq, Fariid ayaad tahay aan runta ka gaban. Allaah haku barakeeyo
@daadir3042
@daadir3042 3 года назад
Maanta ka hor maanan ku soo qorin comment balse waxaad taabatay xaqiiq masha Allah. Alle kor hakuu qaado wll Alle ayaa kula jira.
@mohamadabdi4112
@mohamadabdi4112 3 года назад
Omar inshar aad ugu mahadsantahay barnaamijyada qiimaha leh ee aad noo soo gudbisid . Lkn niyow si baad u moodaa thalapathy aan wadaago labadeena. Calashaan Dhowr arimood oon ka fikiray baan arkay adigoo malin ama laba beri kadib barnaamij kasoo diyaariyeyba.😇
@suhaylaimaan1798
@suhaylaimaan1798 3 года назад
Waligay intaan garadaystay maan amini jinka ama shaydanka ayaa qof BinuAdama galay ama fuulay wayo Alxmdulilaah quraanka ayaan si fiican u akhriyay kumana arkin Hal ayad oo leh jinku awood ayuu leeyahay bal waxaan arkay ayado badan oo daciifnimadiisa ka waramaya waxaan Mar uun rajaynjiray in aan arko qof sidayda aminsanayan wllo Allaha kaa jasaaisiiyo Amiin janadaan kugu duceeyay
@najibalva3903
@najibalva3903 3 года назад
Sixirka iyo ishana kwrn wll cumaro
@tasniimmedia1479
@tasniimmedia1479 2 года назад
Mansha Allah wax wanagsan ayuu kaa faaiidayaa qofkii kgu xirmo
Далее
Maxay iiraan Sidaan Ugu Jilicsantahay ?!
11:17
Просмотров 76 тыс.
Meninas na academia
00:11
Просмотров 1,5 млн
Shaydaanka Ayay Caabudaan | Diinta Yazidiga Ciraaq |
10:30
Cudurada Internetka | Fandhaal Podcast 110 |
33:11
Просмотров 37 тыс.