Тёмный

KIBIRKA ITOOBIYA IYO HADALADA JILICSAN EE XASAN SHEEKH, XOGTA MOOSHINKA, BEENTA MADAXTOOYADA IYO.... 

Aftahan Production
Подписаться 267 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 24 дня назад
Subxaan Allaah Ilaahayow xaqa nagu suug oo Diciif hanaga dhigiin Wallaahi ruunti waxa halkaas nadhigay waa sadex Wax yaalod oo ah Qawl jiliicsan oo daciif ah iyo Caziimo la"aan Ama talo xuumo iyo gacan adayg Acuudu billaahi mina shaydhaani rajiim Bismillaahi Raxmaani Raxiim Ilaahayow diin tayada dad kayaga iyo dal kayaga iyo duun yadeena noo badbaadi
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 24 дня назад
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤❤❤❤ilahyow badeen noga qabo kuwa raba ineey nag xogaan inshaaalh❤❤❤
@sirhamza5644
@sirhamza5644 24 дня назад
The most important professional somali journalist of somali people where ever they are and most influential reporter base on reporting hidden information of somalia
@bby6
@bby6 24 дня назад
Balwan you are great reporter brother so keep going
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 24 дня назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi wa runta dowlada bahalodey iyo dowlada Ethiopia labaoda wey fashil man shacabka somaliyad bey ruwayad u dhigayan wa lagu tugah oo xishoni wlkn abdulahi balwan ruwayad kala jirdo madaxtooyada mooshinka beenta
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 24 дня назад
Horuu u yiri madax weynihii somalia allaha unaxariistee mudane mohamed siyad bare.hadal jilicsan iyo gusnugul rer laguma dhaqo.marka somalia waxayrabtaa nin sidii Mohammad siyad bare oo kale u hadlo.calunta siyasada mado waxa jirto tirah waxjira hadal kafiican gacan kahadal marka
@ashafarah6052
@ashafarah6052 24 дня назад
Salaan sare Brother Balwaan Hassan Sheikh ma,Aamin sana inuu Soomaalia Madax ka yahay. Dhaqaalaha ayuu ka gurtaa.
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh 24 дня назад
Waana mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤Waadhawnahay balwaan
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 24 дня назад
Itoopiya inaya kibirito xasan dhiiqaya ka Arkeen dalkii walaahaya wuu gataya waana lagu daawanaya😟
@saedulahdilad5422
@saedulahdilad5422 24 дня назад
Xasan sheekh waxaa ugu wacan in uu si jimicsan ula hadlo Galada isagaa ah Murtad is qarinaya. Wax badan baynu aragnay isagoo u rukuucayaa gaalada mid meeyd ah iyo mid noolba.
@sharifhamza-u9n
@sharifhamza-u9n 24 дня назад
Madaxda weey baqaya itoobiyo ma noola dagaalkii itobiya iyo somali 1977 markii ciidama qabtay meelo badan ayeey Ku arkeen daasadihii hilibka kismaayo iyo warshadi lasaqo qoray markaay dowlada somali aragtag ayaa ruusha ayeey 48 saacada
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 24 дня назад
XasN shiik mslahz murtid meesh lacag u fadhiya.
@abdulkadirabukar7181
@abdulkadirabukar7181 24 дня назад
ASC BALWAAN OKIYAALKA WAAD KA WADATAA SXB
@art_lto2450
@art_lto2450 24 дня назад
Viva Ethiopia 🇪🇹 ♥️ From zaylac🇩🇯😁
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 24 дня назад
Caruurtii lagudhalay Halka riyaal bad tahay iyo dafida
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 24 дня назад
Cadowga itoobiyan Ka ah waxay arkeen xassan gurgurte oo tuug ah daciuf ah hadal jilicsan Ku hadlaya qofka nocas ah wa jikicsan yahay
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 24 дня назад
adeerkey xasan sh waxaan leeyahay dalkaan hadaadan badbaadin karin adeer iska tag.
@israwadani9113
@israwadani9113 24 дня назад
Cabdillaahi balwaanoow marka hore waan kugu mahad celinaynaa sidaad siraha utaqaano nooguna soo gudbiso xasan shiikhna sir buu ka hayaa apii axmed sida dadka soomaaliyeed fahansan yihiin sidaa darteed hadal adag ma oran karo
@jamayasin2155
@jamayasin2155 24 дня назад
Xaqiiq waa sidaa aad u sheegtay Xasan Sheikh baa laga arkay
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 24 дня назад
kkkkk isagaa saxeexay muxuu luuqad adag kula hadlaa
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 24 дня назад
Mooryaan xasan xaraash qaran baqti baqti u sajuude dalka walaga qabanaa insh Allah tuuga dalka gatay
@abdi5852
@abdi5852 24 дня назад
Sidee hal nin Oo doqon ah ummad Dhan masiirkeeda war UGA tuuri karaa. Baarlamaanka beenta ah xitaa khiyaano qaran ma Ku eedayn waayeen mana kansali waayeen heshiiska xaaraanta ah ee UU Ia saxiixay Muuse Juudaan.
@saidabdi136
@saidabdi136 24 дня назад
Xassan qof ka liitaa ma jiro lkn Soomaali waa u xoog badan yahay, Qashin.
@aydarusali5488
@aydarusali5488 24 дня назад
Mudane balwaan ookiyaalaha casrigaa noo sheeg qiimihiisa iyo meesha laga helo kk
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 24 дня назад
Jabhadka Aby Ahmed wa qof macangeh ah odamac waalan yahey kuligoodba itoobiyaanka sababtaas darteed yaa looga baahan yahey inay isxaliyaan itoobiyaanku iyagoon Xaq ulaheyn bad iibkeed somaaliyeed oysan muuse biixi saamiri iyo masuulkaloo badda soomaaliya iyo berigaba iiiibinkara aysan jirinba?? Badda soomaaliya beec mashinba waa in Aby itiobiya iyo intakaloo kula heshiiyeyn boobka iyo bililiqada kheyraadka dalka soomaaliya odhanba waa in lagu Hortagaa arintaas dhalhso
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 24 дня назад
Waa soo dhawaada axmaarooy I qasada..yaa been loo sheegaa.
@ramlanuur8015
@ramlanuur8015 24 дня назад
Balwaan.waxaad.lashaqaydaa.itoobiyaan
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 24 дня назад
Xasan dhiiqo iyo group ka la shaqeyaha waxaa lugu itixaamayaa dadka soomaaliyeed ilaahow xasan umada dhaafih
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 24 дня назад
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 24 дня назад
itoobiya wa in layskaceliyo xasan sheekh wadan difaaci maaye wa nin hadal jilicsan wa in xilka laga qaado
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 24 дня назад
Sababta waxaa weye, Ethiopia waxay far ka haysaa madaxdeena oo wax ka og sababta ay u haweysanayaan.
@israwadani9113
@israwadani9113 24 дня назад
Hadaan xasan shiikh abii axmed sir ka hayn hadal adag buu jeedin lahaa laakiin waxaa seegtay inuu iska aamuso inuu nac nac iyo hadal bakhtiya ku hadlayo oo bakhtiya uf wuuna magac dilay
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 24 дня назад
Xasan.sheekh.waxa.loo. Doortay.inay.soomaaliya. Fadhiid.noqoto.iyo. 2091.dib.ugu.nqqoto
@gacalgacal1064
@gacalgacal1064 24 дня назад
N sheeg in hal kaniisad ayey kazoo wada bexeen a ii iyo xasan shiikh sidaas ayow u xushmeynaa cabsi owka cabsanayo mareykan oo kaniisad ku taalo
@yasminali5763
@yasminali5763 24 дня назад
Absolutely true xassan shiikh he is very soft failure government 😮
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 24 дня назад
Awal bay wax isku ogaayen
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 24 дня назад
Iyobiya kalsooni bay ku qabtaa masaxweynaha maalinkuu xasan keen somalia markaas baa la isbsean.allow yaa yiraah kursigaafa ha ju cuyaarin.
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 24 дня назад
Ethopianku afka buu dadka ku baqsadaa Abiy waa in indhaha loo shitaa wuu kibraye
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 24 дня назад
Xasan iyo abii waxa ka dhaxeeya bisnis hadu xasan run sheegayo muu eryo safarada ETOBIY iyo DAYURADOD ????? ETOP walalo maa nahiin cadowga xabshida
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 24 дня назад
Iyobiya kalsooni weyn bzy ka haysataa xasan shiikh.faro waaaaweyn bay itobiya ka hzysaa madaxweynaha.hadii.mzdaxweynaha faro laga hayo wadankana faraa laga hayaa.xasan iyo farmaajo waa madiidan axmaaro, ka ka Milan inay axmaaro iska celiyaan.walaal.geesi somali baa loo baahanyshzy.
@Tasniim1
@Tasniim1 24 дня назад
Ishiisaa laga arkaa ushiisaa lagu tumaa.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 24 дня назад
Ishiisa la arkaa ushiisa lagu tumaa.xasan waa qalbi axmaar.
@aishamohamed4406
@aishamohamed4406 24 дня назад
Hassan yaa dili jiray marku yaraa. Qof ilaa cabsanaya ayuu u egyahay.
@cabdulahiyarow2169
@cabdulahiyarow2169 24 дня назад
Xasan shekh wuxu raba waxo xaday xoolaha dadweynaha u xaday ayu rabaa nabad ino ku cuno dagaal ma rabo guryaha u dhistay ma rabo in laga dunsho sasoo raba bad iyo bari iyo qubuuraha u gato
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 24 дня назад
Waa ciyaal maamo baad bay meesha ku joogaan.
@cabdiraxmaanaxmed1625
@cabdiraxmaanaxmed1625 24 дня назад
Hadii uu qof shaatigaaga kugu qabsado kaana xoog badanyahay waa inaad is jilcisaa iskana sasabtaa caqli ahaan intaad muslim kaa celiyo ka heleyso hadii kale adigaa is dilay
@calihindi25
@calihindi25 23 дня назад
Xabsiga dhexe xabad ayaak ka socadaa
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 24 дня назад
Waxaad ogtahay ayaad iska indha tirin Hassan Shiikh iyo Xildhibanada waxa laga Hayaa Sirta ugu Xun é lagu Sameeyo Nin Rag ah Waxa Cabitan logu Daray Drogo Masawiro Xun mana Hadli karan 😡👍🏻
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 24 дня назад
Rabi talo ku filaan inshaaalah❤❤❤❤
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 24 дня назад
LEGEND BALWAAN GACMAHA KA DHAQO ARINKAAN INTUU JOOGO XASAN
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 24 дня назад
Xasan sheekh wuxuu aabe ku abuuray wali ma dhicin
Далее
кажется, началось
00:45
Просмотров 1,9 млн
Qaraxa Liido Beach & Dooddii Sh Umal & Sh Soomow!
18:11
QUBANAHA SMC (4003)
1:30:11
Просмотров 12 тыс.