Тёмный

Kiiskii Ashraf oo meel Qatar ah gaarey | Waa maxey xogta soo korortey ee aadan ogeyn? Telefoonkiisa! 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 153 тыс.
Просмотров 75 тыс.
50% 1

Kiiskii Ashraf oo meel Qatar ah gaarey | Waa maxey xogta soo korortey ee aadan ogeyn? Telefoonkiisa!

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 236   
@hasnaahmed1
@hasnaahmed1 15 дней назад
Hooyo hajoojinin inaad tiraahdo laaxowla walaaquwati ilaa bilaah ku celceli wiil kaaga wuukuu imaanaa Inshallah
@fardowsaabdullahi234
@fardowsaabdullahi234 15 дней назад
Haa walahi
@khada917
@khada917 15 дней назад
Ma wiilbaa mise waa gabar ruuxan rooseetada marsaday
@user-se2dm4yy4l
@user-se2dm4yy4l 14 дней назад
Nin baa laga hayaa ileen qabyaaladu kululaa,munasaroow gariiraaye hooyadiis maxaad u waraysan waysay oo aad murugada hada kaa muuqata u muujin waysay markaad arintiisa ka hadli jirtay ? Waa adigii inaad ciyaaro champion league soo tabinaysid jees jees iyo qosol uga hadli jirtay? Kani waa reerkiina sow ma aha? Yaa wariye beeleed kkkkkkkkk
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed 14 дней назад
Xoogbadanidaa maandhadeey wiilkaan iskucidba maahee mase masji ka cabdi shiiqaal Lee maa maqashay ​@@user-se2dm4yy4l
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 14 дней назад
​@@user-se2dm4yy4l waar nio anaaba isweydiiyay wlhy gariiraaye maxidhan yhy kan se wax miya laguhelay hada kawar hyso legenow
@LJama6119
@LJama6119 15 дней назад
Yaan qofna la difaacin ama la eedeyn ilaa wax la hubsado.
@maslah345
@maslah345 15 дней назад
NABIYU LAAHI MUXAMED SCW
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 15 дней назад
X horumar ah majirto ee fasahad ayuu bulshada KU wadey waana in umada laga qabtaa🥺🥺🥺🥺🥺
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 12 дней назад
Waa maxay fasahaadka uu umada ku hayey bal noo cadee
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 8 дней назад
@@mohamedjamal3222 Horta inuu qaniis yahay Allah uun baa og taasi ma lagu dabaabi karo in la hubsadan waa waajib is aan loo dulmin, laba dhaqankiisa ayaa dadku dhibsadeen sidaa lipsta afka! Maad isku daalin war jiraaba halkaas buu iman
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 15 дней назад
Cidda soodirtay oo xalane fadhiya oo dhaqaalaha siisa gabi ahaanba waan dalka lagasaaro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 15 дней назад
Madaa la Joogtay in Xalane laga soo Diray oo ILLAAHEY XAGIISA UGU GO'DAY 😡Amaa Dhashaa WIIL iyo GABAR QANIIS AH
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 15 дней назад
Waad hurudaa hadaad aaminsan tahay inay dawlad jirto hasan munaafaq lacag aruursi iyo isku dirka qabiilada ayuu mashquul ku yahay hasan waa munaafaq munaafaq dhalay oo tuug ah qabiiliiste qurun ah..
@MuhammadAbdullhi-wu7lq
@MuhammadAbdullhi-wu7lq 15 дней назад
𝑊𝑎𝑛 𝑘𝑢𝑔𝑢 𝑟𝑎𝑐𝑠𝑎𝑛𝑎ℎ𝑦
@Wardhere77
@Wardhere77 15 дней назад
Cunuga amaankiisa ha la sugo.
@RaxmoXuseen-h4e
@RaxmoXuseen-h4e 15 дней назад
Isagaa afkiusa isku xidhay sidaaan wada ognahay waayo money is a dangerous 😮😮😮
@Dasher10158
@Dasher10158 15 дней назад
subxanllh alle mamdas qalbiga ha qabojiyo isagana inshallh anu noqon waxa lagu tuhmayo
@user-wz8hk3iv3q
@user-wz8hk3iv3q 15 дней назад
Mantay oo sabti ah ayan ku arkay maxkamada irideeda hore oo laga baxo Aniga waxan ka imid uk waana aqaana dadka quumaluudka ah sadaey u labistan iyo socodkoodaba intaba wiilkaad waan ku arkay mantay duhurkii kadib. Soomaliyey wiilku ma fiicna halaga qabto bulshda
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 15 дней назад
Aad iyo aad xaalku ma fiicna😢
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 15 дней назад
Hadalba waad dhamaysay
@ayanmohamed9873
@ayanmohamed9873 15 дней назад
Hada adi uk ka timid ad qolayad sas u taqanid tahay walalo wilkan ma ahan waxad tahay adiga le is yaqana qofkasta su yahay bu dadka modaa
@fertunali1007
@fertunali1007 15 дней назад
Ayaan 😂😂😂
@shankaroonahmed6809
@shankaroonahmed6809 15 дней назад
@@ayanmohamed9873ninka james charles role modelka u yahay miyaa difaace
@maslah345
@maslah345 15 дней назад
UMADII NABIYU LAAHI MUXAMED SCW AYAANAHAY (AWLADII NABIYU LAAHI ADAM CS ) NABIYU LAAHI MUXAMED SCW NA WAA SAYIDKII ILMA ADAM CS
@FadxaadenAhmed
@FadxaadenAhmed 15 дней назад
Hi Ashraf waaye, I hope inaad hooyaday aragteen 😂
@user-bp7tr6ze4t
@user-bp7tr6ze4t 14 дней назад
​@@FadxaadenAhmed😂😂
@SSS78781
@SSS78781 15 дней назад
❤❤❤WAXI DHAQAN XUN OO IDIL HA LA XUKUMO
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 15 дней назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@sulekhanur1539
@sulekhanur1539 15 дней назад
Maamooy inta ilaahey kacabsatid wiilkaada ha di faacinee eee uduceey tan waa aduun lkn tii aakhiro aakadaran 😢
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 15 дней назад
Ninkan hdii lagu helo qaniisnimda waa in la toogtaa
@gamer5Real
@gamer5Real 15 дней назад
Masha Allah
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 15 дней назад
Subxaanallaah allow sahal amuuraha
@MohammedAbdinasir-sx8qz
@MohammedAbdinasir-sx8qz 14 дней назад
Thank you for your information keep going
@FarxiyaCali-s9l
@FarxiyaCali-s9l 15 дней назад
Allah usaqiro walal asharaf xuriyadis allah uso celiyo aamiin 😢
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 15 дней назад
sax alaha asturo❤❤❤❤❤😢
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 12 дней назад
Subxaana Allah. Hooyada Allahayoow u Nasteexee oo ka qabo daalimiinta.
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr 15 дней назад
Wiilka anaku manaqaan lkn dhaqanka qabxadaha leeyahay
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji 15 дней назад
Hooyada hadalkeeda wa in si naxariisleh loo eego
@omhajar69
@omhajar69 15 дней назад
Badanaa inta edbin u baahan!
@jamiiloabdule8236
@jamiiloabdule8236 13 дней назад
Wiilkaan xoolaha iyo maalka ay cadow ku yiin uu shaysanayo waa xaafidu khur aan❤❤❤❤
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 13 дней назад
Ninkaan qof horumarkiisa la xun ma jiro ee waa qaab dhaqabkiisa, kaliya fiiri wajigiisa Qaniiz ayuu u jihaystay😢
@caishacuud7830
@caishacuud7830 15 дней назад
wilkaas allaha u dhib dhamo xaqiiqada allah sahlo kolay anaga wilkas wax kuman arag bashaal mahee
@CalmLargeWaterfall-oj2rh
@CalmLargeWaterfall-oj2rh 15 дней назад
Cidda dhasheya Hala taliyen wiillkoda waayo bulshad ha ka joojiyo
@FrankManAllday
@FrankManAllday 13 дней назад
Meey xumaanta ay marka hore ka qabato. Islaamahan caruurta xumaanta ayagaba kula jira.
@SADAAAMLakiboy
@SADAAAMLakiboy 15 дней назад
Alla waxkasta og😊
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 15 дней назад
Waa in dowlada ay albaabada isugu dhiftaa Xerada Xalane, waa meesha kaliya ee ay isugu yomaadaan caowga soomaaliyeed kuwaas oo ah ajaanib reer galbeed ah, kuwaas oo ka shaqeeya burburka siyaasada, nabada, waxbarasha, caafimaadka iyo akhlaaq xumida sida sinada iyo qaniisnimada...
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 8 дней назад
Waka xumahay walahi
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 15 дней назад
Sharciga Somalia yaalaa waa hunguri inuu lacag haysto ayaa la eegayaa
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 14 дней назад
Ilaahay waa caadil
@farahhassan1299
@farahhassan1299 15 дней назад
Ninkan faanka ayaa lagu ataagay ashraf lacag in lagarabuu u egyahay
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 14 дней назад
🙌🙌War Ninka Dila, Waxasoo Lacaga Somalia Mataalee😅kiisku waa cadyahayee😅😅🫡🔥
@OsmanFaisal-mu6sz
@OsmanFaisal-mu6sz 15 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 15 дней назад
wiilka halasoo daayo insha Allah laakiin wiilka wuu dhaqan xumaa maxaa dhacay oo eey wiilkoda ula talin waayen
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i 14 дней назад
😊
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 15 дней назад
Ninyahow hooyo waa hooyo Lakin waxaa fiican hooyada in ay ogaato in ay will dhashay will u eg ama ay gabar dhashay! Markaa hooyada waa in ay ka warhayso waxa ay owlaadoda yihiin
@Bigayssheikh55
@Bigayssheikh55 14 дней назад
Ninkaas waxa umaleehaa in lagu been abooranaayo qabiilkiisa ama qof nimidiisa marka dadku macaafimaad qabaan guulayso wallo
@duniyakordahab
@duniyakordahab 12 дней назад
Kusali xabiibkena Mohamed asxabta munasar one like
@hassanMohamed-do6nl
@hassanMohamed-do6nl 15 дней назад
Somalia no government where Is said ali,,,kiska abyo lul abdi aziz😢😢
@adamcabdi8875
@adamcabdi8875 15 дней назад
Mr. Si hoose kkkk
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 15 дней назад
DUlmigu waa xaraan ninkan iskadaya 😢 khanis maha😢
@halimoosman8415
@halimoosman8415 14 дней назад
😊😊😊😊😊😊
@axmedcise2079
@axmedcise2079 14 дней назад
Wiilkan waxaas haduusan aheyn alle kabaqa ee daaya waa dhalinyare
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 15 дней назад
Wcs wall
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 15 дней назад
Haadad Rabtid Inad ogatid Waxa Ka socoda Somali Akhri Buugta Siiba Buuga Mashruuci La Dagalka Nuurka
@WargalFilms
@WargalFilms 15 дней назад
Bugas xagen kahela
@fatumaadam3067
@fatumaadam3067 15 дней назад
@@WargalFilmsHaa xagee laga helaa
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 15 дней назад
Buugaagta qofkasto akhriyaa Indho aanu markii hore lahaynbu yeesha Ilaa aad marka danbe Ogaato inaad xata Sii jeedka wax ka arkagto Siiba buugta la dagaalanka nuurka Qofkastoo somaliya inuu gaadho waa waajib
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 15 дней назад
​@@fatumaadam3067isago bdf ah ma u baahan tahay
@WargalFilms
@WargalFilms 15 дней назад
​@@jannadalajaara402meel laga heli karo magaranysaa
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 15 дней назад
Ninkan khaniis maah 😢
@mohamedomar-mn8ks
@mohamedomar-mn8ks 15 дней назад
allah baa waxkasto og
@IlhaanDool
@IlhaanDool 15 дней назад
Waaa nin dhaqan x̌un ee runta ka hadla
@mohamedomar-mn8ks
@mohamedomar-mn8ks 15 дней назад
ogaw hadii adan waxba ka ogayn inuu allah subxanahu watacaala uu kuu caronayo🥲
@siradm
@siradm 15 дней назад
Dowladdu Cabaasna ha soo qabato iyo wixi dhaqanxun oo dhan, wiilkan kareemada ayaa wajigiisa sidan ka dhigay, qaabka uu iska dhigayaana wax qurxoon maaha, sawirkiisi hore waa caadi laakiin kuwa dambe caadi maaha
@shahidcali2926
@shahidcali2926 14 дней назад
Munasar waad iga qoslisay waa gariiraye hhhhhhh
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 14 дней назад
wariye beeleed baad yhy xaqiiq
@fadumoaxmed-q5g
@fadumoaxmed-q5g 14 дней назад
caruurta. hala ilaaliyo
@bongasasa3895
@bongasasa3895 15 дней назад
Indho buur NGO lacag ayaa gartay listen how he is down playing this case
@anwarmohamed9335
@anwarmohamed9335 13 дней назад
Xaada ikacday maxey kawada wiilkeyda hooyadii ba leh ma qanisa side xaada ukacda munasar qaniis xita woo udooda marka waxa oo soo wado aya kabadan manta hadad qaniis udodeyso 😢😢
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 15 дней назад
Gariiraya halo geeyo kuwa cadanka xalane joogo halakeno cadanka qanisylka ah
@batulaali5118
@batulaali5118 15 дней назад
Horumarkiisa ayaa laga xunyahay
@khada917
@khada917 15 дней назад
Horumarku ma in rooseto la marsado saynta la ruxaa yaab
@bluerain3282
@bluerain3282 13 дней назад
@@khada917😂😂😂 Run badn
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 14 дней назад
Hooyo ma ogaankarto ee halabaaro hana lagaqabto kuwa snshaxxumida wada ee dhalinyarada marihabaabinaya!
@adonallah
@adonallah 15 дней назад
Ninkaas iyo asxabTiisa Hala maxkamadeeyo Hala daba kaco dadka kadanbeeya filimkaan
@naimaabdullahi5098
@naimaabdullahi5098 15 дней назад
Kuwa bdn oo qaniisin ah aajiran eeehalawada xiro ama halaiskadaayo😏😏😏😏😏
@fmou1283
@fmou1283 15 дней назад
Waa farxaad hadii laqaabty niinki afkacsa 😂
@user-ju4vc1zf5y
@user-ju4vc1zf5y 14 дней назад
Cadalada alaahayo
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 15 дней назад
XATAA HADII WAX LAGU WAAYO HALA XIRO 5 SANO OO DHAQAN CELIN AH
@Gudbiye1
@Gudbiye1 15 дней назад
Haddii aadan joojin xayeysiinta qofka xun waxaad waayi doontaa macaamiil badan waxaan la hadlaya adiga Munasar Maxamed
@somalihanolato741
@somalihanolato741 15 дней назад
Waa hooyo somaliyed xaq bay ku ledahay wariyaha somaliyed codkeda inu gudbiyo
@mohamedmohamed-ft1rx
@mohamedmohamed-ft1rx 15 дней назад
Asi qaniis nimo views mkaso galine
@proggmmer
@proggmmer 15 дней назад
marka ogatay in oo yahay shiqaal wad isbadashay narka hore adiga noo keenay magac u bixiyay bahan dhibkaan leyahay xafdiisa u dhacay kadib rawa ina rafrafto adiga noo kenay
@asiyasiyad4335
@asiyasiyad4335 15 дней назад
😂 ashraf kiis culus ka imanaya hhh 😊
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 15 дней назад
Sxb.hooyo.xaarka ay.dhasho xaadoole bay.dhahdaa waxba ma oga hadhawrto waxa kucadaata
@samiraamira-xo4wg
@samiraamira-xo4wg 14 дней назад
dawladdu waa xaqdarro ay shaqsiyaad gaar ah ku ugaarsadaan" wiilkan wuxuu u egyhy nin dhalinyaro ah oo iska shaqaysanaya" xumaanta lagu sheegayo waa in caddayn laga keeno" somalidu waa xaasidiin aan caqli badan lahayn" somaliya weligeed horumar ma' gaareyso inteey xaqdarrada ku dhaqmeyso"
@MDuraan
@MDuraan 12 дней назад
Cadeynta in laga keeno Soo waxa loo xiray maahan xoolo
@ahmed26128
@ahmed26128 13 дней назад
Hooyada inuu wiilkeedaa wuxuu sameenayo wax diican iyadaaba afkeeda ku sheegtay oo waxey tiri canugeyga wuxuu sameenayo isagaaba raali ka aheen oo markuu waxaa sameenayo jariiracada kaceyso subxaana laah
@farahhassan1299
@farahhassan1299 15 дней назад
Waa iska ciyaal maama faan waqtigiisa maa la joogaa
@Princehishaam
@Princehishaam 15 дней назад
Why Maleeley oo waxan aragno Daily Tiktok laso fadhiisto laso xidheyn😮😮😢Sidaan xaq miyaa Somalaay😮wllhi anu waban yaabanehe
@somalihanolato741
@somalihanolato741 15 дней назад
Ha laga qabto imada wixii xun
@isiri.2835
@isiri.2835 13 дней назад
Haddalkiisa iyo spcodkiisaaba lagu lalaboon Ilaahay hanaga qabto adaga iyo wiixii la imda kuwa ufoodaya waa la mid Lacag intaasa Hay ad lagama helo socodkiisa baa marqaati ugu filan Iyo Lacagta uu Dadka tusayo
@Himiilo-
@Himiilo- 15 дней назад
Inalillahi waina illahi rajicun war illahey ka cabsada oo duliga iska dhafa somaliyey dulmiga carurtina uga cabsada walahi dulmiga ma haro 7 farac ayu kula soconaya ee illahey utobad kena cafis weydista wiilkas yarka ah
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 15 дней назад
Ilaahay adiga haku qabto
@FaysalWarsame
@FaysalWarsame 15 дней назад
Adigo sxp mawaxad raabta inad uu dodo khanise sxp maxa xun
@ihavenoidea6889
@ihavenoidea6889 15 дней назад
Ma hooyaa awal sharafka ilmahooda dhaawici lahayd
@CqaadirNuuraani-z9e
@CqaadirNuuraani-z9e 14 дней назад
Munasar lacag maa lasiiyay ashraf hooyadiis lacag siisay munasar
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 14 дней назад
Somaliida qaniisiintu iyo fawaaxishta wey ku badanyihiin kuwa baaraaya laftirkooda aya nadiif ahayn waa dat hoogay
@user-vu4st2hd8o
@user-vu4st2hd8o 15 дней назад
Ciidamada ma iska xirayaan wiilkaan anigaba waan ku wareersanaa inuu wiil yahay ama gabar isagoo isruxiruxi jirey afka renji marsan jiray mida kale xalane in gaalo sheedaaman ah ayaa degan maxaa baray markii laqasaday xaafidul quraan ayuu ahaa kulahaa ma xaafid ayaa sidaasi udhaqmaa war umada kaqabta qof alaale qofkii qaniis ah riwaayada naga daa hooyo
@zakariamoallimomarisiyaase4333
@zakariamoallimomarisiyaase4333 15 дней назад
Wx kle iiga zheekey
@oreymediaoreymedia7410
@oreymediaoreymedia7410 15 дней назад
Maantabqaniisa faanineesah shiiqaal waye miyaah Ida wadado waye xaalodhahaye hee 😅😅😅
@easydecoration6101
@easydecoration6101 14 дней назад
Wll munasar intee kala soo xariirikaraa?
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 15 дней назад
Xabsigeyba ku jiraan kuwo 10 sano ku xukuman oo qaniisiina xargey goosatey shaqadaan LGTBQ tan kale dhaqaalaha ay khaniisiintaan heystaan dowladaha qeybtood ma heystaan africa dabar goyn iyo dil waxaan aheyna ku joogsan maayaan
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 15 дней назад
Wiil.ka.yar.haloo.gurmado wax danbiya.laguma.hayo.
@xasansalad7014
@xasansalad7014 14 дней назад
Lacag ba shaqeysa ee sharci ma shaqeyo wilkan hadi waxa lagu arko ay run noqdan laluush hadu dhibo wa laso daynaa xaalka somaliya wan naqana
@abdisalaam-albakri
@abdisalaam-albakri 15 дней назад
Somalida wn layaabey Marka qalad lagu qabto xaafidul quruun waaye qof aqoon leh waaye ficilka uusameynaayo waa fiican anshax xumo aqlaaqdaro
@mohamudweli2597
@mohamudweli2597 15 дней назад
Ninyahow amaaba shaxaad lee laga rabaa
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 15 дней назад
Laga yaabee
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 15 дней назад
Yashaxad karaba tacban kaan
@JijoAbdullahi
@JijoAbdullahi 15 дней назад
Kii gariirey la dhahayna shaxaad ma laga rabay 😂😂war dowladnimadiya so labatay wixi dhaqan xun waa la sukula 😅😅
@mohamudweli2597
@mohamudweli2597 15 дней назад
Dowladnimada sideedaba waan la dhacsanahay Ee shaqsiyaal ku qaraabta shaarka dowladeed oo hadaf koodu maxaan cunaa yahay aan arkaa
@farhiyajama3021
@farhiyajama3021 15 дней назад
Ninkan waxan lagu cadeen karaa in Dr u fiiriyo meesha shakiga laga qabo kaliya jawabta oo sax ah ayaa laga heli lahaa
@ihavenoidea6889
@ihavenoidea6889 15 дней назад
Saqajaan maahan make upna waa marsanaa
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 15 дней назад
Yaanladeynin inta kulugleh laga oganayo qamulud ay raban iney cadi noga dhigane
@Quen123-e9o
@Quen123-e9o 15 дней назад
Haa wllhi ilaaheyaa kamagan galnay wadanka wuxuu ladagi la.yahy waa wasaqdaanoo kle kii kle maleeleey ladhahaayy waa qaniis caadiyaa I.a asigana in lasoo xiraa rajeynaa
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi 15 дней назад
Ashraf umada halaga qabto
@DaahirAadanyuusuf
@DaahirAadanyuusuf 15 дней назад
Yaan lagu dambabin inta laga so baarayo
@abdibashir4648
@abdibashir4648 15 дней назад
Qofkaan dhaqan xumo ayuu wadaa, waxay shaqadiiso tahay dhalinyarada inuu khaniisiin ka dhigo si ay soomaalida dhashooda u yaraato, dhalinyarooy toosa qorshaha loo socdo waa idinka, guursada oo ubadkiina tarbiyad fiican ku bar baariya, maalintay soomaali jabayso waa markuu khaniisku soo bato dhalaan toosan la waayo, guursada ilaahy baa idiin balanqaaday irzaaqda idinka iyo qoysaskiina.
@samiyahmuuse1762
@samiyahmuuse1762 15 дней назад
Somalia waxaan dareemaya inaya waxaa badan oo wangasan ayey qabanaya waayo inankiin dadka halaga qabato
@user-pi3vr1bi8b
@user-pi3vr1bi8b 15 дней назад
Fasahaad uu waday diinta lid ku ah. 1.isagoo naag u masajaynaysa uusan qabin. 2.isagoo creamoyinka dumarka isticmalaan. 3.isagoo leh dumarka somaliyeed isma geyna waa walalahay macnahed. 4. Isagoo intaas lacag ah inuu oneday ku isticmalo shegay dad aan waxay cunaan haysan iyo inuu qaab socodkiisa uu u egyahay
@osmanmohamedabdullahi3190
@osmanmohamedabdullahi3190 15 дней назад
Hoyada wiilkeeda tarbiyo ha u celiso.
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 13 дней назад
Afka laguu buuxiyay ninkan wey iska catahay
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi 15 дней назад
Ashraf hadu xumantas wadonilahay umada hakaqabto
@tamiimyaqub7552
@tamiimyaqub7552 6 дней назад
Warkan Bentaa Waye munasar qanis waaye
Далее
Parents' Breakfast Rescue Mission for Laptops
00:28
Parents' Breakfast Rescue Mission for Laptops
00:28