Тёмный

Kitaab uu jinka qoray !? Shamsul macaarif | kitaabka ugu sharta badan taariikhda | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 270 тыс.
50% 1

kitaabka lagu tilmaamo kan ugu khatarsan ee la akhriyo , akhrintiisana laga dhaxlaayo cawaaqib xun sida qisooyin badan ay leeyihiin aanan arki doono .
kitaab lagu murmo cidda dhabta ah ee aliftay in uu jinka si toos ah uqoray iyo in uu u meeriyay qoraaga kitaabka , kitaabka ugu caansan sixirka shacwadada shamsul macaarif , ama shamsul macaarif al kubraa , oo ay culimida mulimiinta isku raaceen xaaraantinimadiisa ayadoo lafiirinaayo waxa ku qoran bogagiisa sida u yeerida magacyo boqorrada jinka
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 934   
@diywithhubi
@diywithhubi 4 года назад
Acuudu bilaahi Mina shaydani rajiiim. Waxan Allah na abuurtay ka magan galnay sixir iyo jinba. Waanka baqaa kitabkan hada ka Horne waan maqlay .ilahay baan ka magan galnay shayaaadin insi iyo jinba. Wallo waad ku mahadsantahy.
@Ibraahim2
@Ibraahim2 4 года назад
Wllo waxan wax laga baqo maahan ilaahay dalo saaro hana ka baqin ilaahay ku kal soonaw waad madsantahy
@apdohakim1650
@apdohakim1650 4 года назад
Alle ayaa wayn
@abdirahmanmuminsharaawe9578
@abdirahmanmuminsharaawe9578 4 года назад
ᴡʟʟᴋɪᴇ ᴄᴜᴍᴀᴀʀ ɢᴜᴜʟ ᴘᴀᴀɴ ᴋᴜ ʀᴀJᴇʏɴAᴀ ᴡʟʟᴋɪᴇ ᴏᴍᴀᴀʀ ɪɪsʜᴀᴀʀ sʜᴀʀᴀғ ᴘᴀᴀᴅ ʟᴇᴅᴀʜᴀʏ
@abdirahmanmuminsharaawe9578
@abdirahmanmuminsharaawe9578 4 года назад
ᴡʟʟᴋɪᴇ ᴄᴜᴍᴀᴀʀ ɢᴜᴜʟ ᴘᴀᴀɴ ᴋᴜ ʀᴀJᴇʏɴAᴀ ᴡʟʟᴋɪᴇ ᴏᴍᴀᴀʀ ɪɪsʜᴀᴀʀ sʜᴀʀᴀғ ᴘᴀᴀᴅ ʟᴇᴅᴀʜᴀʏ
@MariyoMaxamed-q7i
@MariyoMaxamed-q7i Год назад
Allah kaa cafiyo alana haku caafiyo ustaad waad kufududaaty kitaab sheekh buuni oo wali ilhy ahaa ayaa qorày kitaabkan qofkasto muslim ah walh waa u muhim weliba samankan ay shayaadiinta iyo baadhilka uu batay inta fahamtaase yar waa sababta qofkasta u radinaayo الانسان عدو لما جهل horaa looyiri.
@xeroow
@xeroow 4 года назад
Subxanallaah waan maqlay waxaan lkn xog intaan la eg kama haysanin walaal (allaah haku xafido) umada islaamka isha iyo sixirka allaah haka ilaaliyo amiin
@cabdixakiim4046
@cabdixakiim4046 2 месяца назад
Aamin
@xeroow
@xeroow 2 месяца назад
@@cabdixakiim4046 4 sano kadib baa isoo jawaabtay
@milgomahamud61
@milgomahamud61 4 года назад
Subxanallah Allaha naga badbadi fitnda adunka iyo tan akhiro In an akhriyo iskba daye magacisa ka naxay Allaw naga badbadi shartoda amin🤲🤲
@mariawasuge3323
@mariawasuge3323 4 года назад
😥😥 xasbunallh iguma ogid kolkaas حفظك آلله عمرك يا معلمي شكرا جزيلا لك يا أخي الكريم
@أبوعباسابنمحمد-س3ب
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم نعوذ بالله من كل شيطان الرجيم نعوذ بالله من السحرة وشرهم نعوذ بالله من عمل الشياطين 🤲
@الدينالنصيحة-ص1ك
@الدينالنصيحة-ص1ك 4 года назад
OGAANSHO HORAY USOCDA ILAAHAY HA IDIN MARAKEEYO🤲🤲🤲
@abdirizakclips898
@abdirizakclips898 4 года назад
Mawliid Abdirahman adigaba xataa bro
@hassanmohamed806
@hassanmohamed806 4 года назад
)ìkjbb
@iframabdi8905
@iframabdi8905 4 года назад
wa kitab cajib ah runti wanka hela wiilkan waxyabaha uuso galiyo wana cajib runti 🌼allah kubarkeyo akhi
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 года назад
Accudu Bilaahi minash shaydari Raajiim Bisimalahir raxmaanir raaxiiim
@abdirahmanabdulkadirmohame9318
@abdirahmanabdulkadirmohame9318 4 года назад
Maasha ,alaah xaqaaiq iyo taariikho aanwx badan ka faaiday maasha alaah
@aminamaqsud2254
@aminamaqsud2254 4 года назад
Masha Allah aad ayaad ogu madsanta dadalkaga Jazaka Allah kheyr
@faarahsalaad9637
@faarahsalaad9637 4 года назад
Waxan jeclahay wax yar in aan kula wadaago qorma yar : Waad ku mahadsan tahay la wadaagida barnaamij kaan qiimaha badan balse wallkay Dadka somalidu waa dad layaab leh waxii aad tiraah yaan la aqrin wayba ku ordayaan Taasna waa Danbi wayn ama waxay la kulmi karaan dhibaato iyo qalqal diimeed wa acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim
@sadekagey56
@sadekagey56 4 года назад
Walal waxan kugu bararujin sida aad u aqrisay ayada (qudsi) mahan wa (qudusi) ustaad omar inshaar allag haku xifdiyo
@guuldoon245
@guuldoon245 4 года назад
Waa qiraa'a kale saaxib
@cabdiwaasacsiigaysigawaama6656
@cabdiwaasacsiigaysigawaama6656 4 года назад
@@guuldoon245 qira ade kale waa tee tobanka qiro waa tee mida saaleh
@omardayibogaas9370
@omardayibogaas9370 4 года назад
Wll cumar inshaar aad iyo aad ayad u mhdsanthy in bdn, nolosheyd wax bdn oo xun xun ayad kabadashay badalkeda jana alah haakugu badala ,, mhdsanid wll qaali
@bisharoabshir454
@bisharoabshir454 4 года назад
Wax walpo aa soodhigtid inaaa sii baari aaan jeclahay wadada ayaaad igu toosisaaa anigane waaan kusii socdaaa jizakallah wll qaaali lkn bugaan maraadinaayo insha allah 🥰🥰🥰
@zakariyemahamud7536
@zakariyemahamud7536 4 года назад
Waliga ma maqal adna hadaa ila midthy like dhac ku sii
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 4 года назад
Asc ina ader mcn ilahey inagama qado jisakalaahu qeyran sheikh shugran Allah hakudeysto 🇸🇴🇸🇴💘💙💚💝😁😍😘🌹🌹
@hannad879
@hannad879 4 года назад
Amin Queen
@ilkacasesrsofficials3750
@ilkacasesrsofficials3750 4 года назад
Wllkay aad iyo aad ayaad u mahad santahay run ahaanti si qurux badan ayaan u dhegaysta barnamij-yadada
@abdilaahikhader5003
@abdilaahikhader5003 4 года назад
Masha Allah , ustaad omer inshar ilaahay ha xifdiyo
@abdullahiabdi8359
@abdullahiabdi8359 4 года назад
Mahadsanid wll Omer 🥀🌸
@radaarofficialchannel7366
@radaarofficialchannel7366 4 года назад
Waxan ka daawaday sahanka xogaha 1sano io badh kahor Inta sahanka xogaha ku xidhan like dhac dhac🙏
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 4 года назад
Anigaba wllo
@koos1302
@koos1302 4 года назад
aniguba wallhi
@hazard..8343
@hazard..8343 4 года назад
Aniga🖕
@Mdirrp
@Mdirrp 4 года назад
Aadan waa ninka somalida ugu horeyy dhanka fikirada iyo Inuu kahadlo waxyaabaha ay thy in la ogado sida masoniyadda , iyo inu sameyy xalqado anti khiristos ah .
@madaromar9660
@madaromar9660 4 года назад
🙋‍♂️Ogaansho Janalka anona Video Dawan Aan Like Siisiiyo anoo Ku Kalsoon Barnamijka uu soo Gudbinayaa Inuu qimo Leyahay alla Yacisak Omar Inshaar🤗
@supperbiipoofficial7716
@supperbiipoofficial7716 4 года назад
Cumar Inshar Allh Ku Barakeeyo ❤🤲
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 4 года назад
Allah ka magangalaya Allah ku xafido my dear bro sida aad nala wadaagtida aqabaaro wacan shukran
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa 4 года назад
Waxaan akhriyey kitaabkan 2 bilood kahor. Waxa aan ku arkey waxyaabo cajiib ah, asraarta xuruufta buu ka sheekaynayaa. Waxa aan ka akhriyey afartan safxadood, bilawga waxaad dareemaysaa in aad haysato kitaab qayim ah oo fiican. Waxaad is odhanaysaa maxay dadka caalamka ku nool oo dhami u akhriyi waayeen. Aayado quraan ah baad ku arkaysaa markaasaad iska sii jeclaysan laakiin waxyar kadib wax waliba way dhaqdhaqaaqi doonaan. Anigoo akhriyaya oo bogga 30aad marinaya ayaa waxa i ag yaalley buug aan wax ku qoranayay, mise buuggiibaa is gedgediyay. Waan yaabey! Haddana koobkii biyaha ahaa ee i ag yaalley baa dhaqdhaqaaqey! Guriga keligay baa joogey, kadib albaabkaa 2 jeer lasoo garaacey. Waxaan is idhi fur waa ehelkii safarka ku maqnaa oo soo noqday eh, mise waxba waan waayay! Guriga ayaan kusoo wareegay laakiin waxba ma arkin. Kolkaasaan qolkii ku soo noqday. Mise waa wax haykal bina aadam leh oo i hor taagan. Haddana markiiba uu qarsoomey. Waan fadhiistey, aad baan u harraadey. Koobkii biyaha ahaa baan is idhi cab, mise dhiig buu isu bedelay! Kadib waan daadiyey. Waxaan seexday illaa 2dii habeennimo balse waxaan soo kacey 7dii habeennimo ee kale. Cajiib intaasoo dhan maanan dareemin gaajo iyo harraad toona, waxaan soo kacey anoo xiise u qaba in aan buuggii akhriyo. Waxba yaanan hadal idinku daaline markii aan xoogaha yara wadey waxa igu soo baxay makhluuq indho bisadeed oo cascas leh, haddaan ka sii sheekeeyo qaab dhismeedka makhluuqaas qaar badan baa naxdin dareemi doona. Makhluuqaasi sida dumarka ayay u dhawaaqaysay. Markiiba dabadeed quraan baan akhriyey waanan waayey. Kadib buugiina waan tuurey. Inkastoo ay tajaarib adag ahayd haddana waxba kama faa'iidin. Ilaahayna wuxu yidhi "ولا يفلح الساحر حيث اتى" Sixiroole meelkastuu tago ma guuleysto. Noloshaada haku ciyaarin ha u dhawaan buuggaas, weliba dadka qalbiyada jilicsan leh waxa hubaal ah iney waalan doonaan haddii ay u dhawaadaan buuggaas. Waxaan kasoo turjumey intan wiil akhriyey buugga oo carbeed
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 года назад
😂😂😂 Astaqfurullah war Quran maxad u shidan wayday Bisinke. I hope in Cumar inshar Akhristo qoraalkan
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 4 года назад
Waaba loosheegay maxay u aqrinayaan ilaahayaw aanan u dhawaan.
@fardowsaabdul4076
@fardowsaabdul4076 4 года назад
hhhhhhh waa sheekadii aflaamta cabsida
@saabiriin1232
@saabiriin1232 4 года назад
Kkk been buu isku soo aad aadiyay lama aamino waxkasta alle ayaa ka weyn الله أكبر من كل شي
@mohamuttpesofficial1502
@mohamuttpesofficial1502 4 года назад
Ani xataa komontigaa da markaan akhrinayey waadhaqdhaqayey macala intanan dhaqdhaqaaqa asheegayso akhrin😱
@khalidsl686
@khalidsl686 4 года назад
May Allah (swt) protect us from such kufur and disbelief and shirk. Stay away from such evil practices and keep your self busy with the remembrance of Allah (swt) Dikir.
@ROOBLE940
@ROOBLE940 4 года назад
تنبيه! "يا عيسى ابن مريم"آية بالفتح لا بالكسر في ابن.
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 года назад
JAZA'AKALLAAHU KHAYRAN, LAAKIIN SOOMAALIDU WAAD DAD JECEL WAX WALBA INEY KA WARDOONAAN
@inamohmed2456
@inamohmed2456 4 года назад
Qofka ugu horeeya ee saaka subax wangan Omer inshaar❤️
@jimcaalemuse4254
@jimcaalemuse4254 4 года назад
mansha allah wll cumar izhaar wlal somaliyed alle hakaa abaal mariyo sida wacan eed wax noogu soo gudbiso alle labada daarodba haku geelo
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 года назад
Jazaakalaa kheer 👆illaahay xaqa haynagu sugo Aamiin 🤲
@Macalimow48
@Macalimow48 4 года назад
Mahadsanid omar inshar so gudbinta barnamijka *Baraarujin* waxaad ogaatan in ey jiraan dad isku sheega in ey dabiibayaan dadka ama ruqyo kutufayaan iyaagoo sheegayanaya in ey dadka ka saarayaan jiman Lakin adeegsada kitaabkan wax kamida sida magacyo jin Allah ha inaga duwo sharkoodee
@maxad_shukribashiir9370
@maxad_shukribashiir9370 4 года назад
Cumar_inshaar Walaalow_ha_noo Soo_kudbin mowduucyada noocana Aad baan u nibcahay iyaga iyo wax_ka sheekeeya 🙏
@axmedyousuf885
@axmedyousuf885 4 года назад
Ustaad allaha ku barakeeyo qofku haduu suuratu baqra akhristo si joogta ah iyo adkaarta subaxi iyo galabtii ma umalaynayo in haduu kataabkan ka faaiidaysto uu jin iyo wax kle waxyeelayaan si u wax uga ogaado bal waxa ku qoran isagoo xirsi xiran oo adkaata waaridadaa marwalba ku dadaala
@hussenabdulahi9457
@hussenabdulahi9457 4 года назад
شكرا صاحبنا العزيز وجزاك الله خيرا وحظك الله في الدارين
@salmanalpatron7549
@salmanalpatron7549 2 года назад
P
@salmanalpatron7549
@salmanalpatron7549 2 года назад
P
@mustafaiskahaay9058
@mustafaiskahaay9058 4 года назад
Mahadsanid walken omer
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 года назад
Inta kasoo daawatay sahan xogaha after 2 year liketa💕
@lenommahamoudhassan3812
@lenommahamoudhassan3812 2 года назад
Bismillah Cawdubillahi mina SHAYDAANI rajiim "WA YAQULUNA MATAA HADAL WACDI IN KUNTUN....". "KHALAQTU JINI WAL INSI ILAA LI....". INA DIINU CINDALLAH ISLAAM. WAA DAGAAL IYO NABAD WAXA U TIIRA :"I TAAQULLAH".
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 4 года назад
Ogaansho: sxb kitaabka shamsul macaarif inaa ka faalooto maahan sababtoo ah soomaalida hadday baranayaan oo waxay moodayaan wax fiican, soomaalida waa sunta hargaha.
@cayduruusfx9358
@cayduruusfx9358 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 года назад
Soomalida meeshi humaan loogi sheego way soo tijabiyan waa sun Sahan media aya wuxu ka sheekaynaayay filimada Galmada iyo waxyabaha xun ,mrki shirkad aya magaceeda lasheegay mida wuxuu soo goray hda soo fiirina kuyiri Waa noocas soomalida
@cabdulahidhr2989
@cabdulahidhr2989 4 года назад
Waaw caadi maahan waa in laraadiyaa
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 4 года назад
@@yusufabdi3855 Kkkkkk Sxb maahmaahdan ah soomaalida waa sunta hargaha nin soomaaliya oo ka yaabay madax adayga soomaalida baa bixiyay, hadda wadanka aan joogo dowlada waxay tiri todobada fiidnimo wixii ka danbeeya yaan la socon ummada kale way seexdaan soomaalida kowda habeenimo kuwaa lugaynaya midda kale xaafadaha qaylada buuqa walaahi soomaalida in la daweeyo bay u baahan yihiin.
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 4 года назад
Anaa akhriyay dhib maleh
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 4 года назад
Wcs warxma. Horta hal wax waan bartay idinkuna ka faa'idaysta in uu jinka ama shaydaanku aysan waxba ugaysan qof aadame ah uu aadamuhu ka awood badan yahay,lkn hal wax haday kaa helaan way ku badalayaan lkn kuma dilayaan wana maskaxdaada inaad iyaga ku qabato markaas ayay kaa faa'idaysanayaan oo ay maskaxdaada waxyaabo badan ugaysan karaan ogow lama arag qof jinni dilay lkn qofka isagaa isdila ama waxbuu dilaa ileen waalagu jiraaye.
@zuwaaraahmed6059
@zuwaaraahmed6059 4 года назад
Wcs ustaad omer inshar aad ayad u mahad santhy 👏👏💯
@abdiqafaarmaxamuud5085
@abdiqafaarmaxamuud5085 4 года назад
Cumar wll garan mayno waxaan abaalkaga ku gudno ilaahay waxaan kaga baryaynaa in uu janadiisa ku geyo aamin azxpta like Sara si uu Cumar inshar u arko
@ifrahhassanhilaac2782
@ifrahhassanhilaac2782 4 года назад
Channelkan Waligay comment kama baxsan Walal Jazakallah sida ad marwalba inoga soo gudbiso Xaqiiqoyinka
@zakimohamed2860
@zakimohamed2860 4 года назад
Adiga mudan
@ifrahhassanhilaac2782
@ifrahhassanhilaac2782 4 года назад
Wan dhawahay Apayo Mahadsanit
@Geesitoosan
@Geesitoosan 4 года назад
Hhhh
@mohamedabukar8627
@mohamedabukar8627 4 года назад
Asc walalkey alaha ha ku baryeyaa adun iyo aakhiraba gabadha weriiyaha ee Al jazira khadija akhoonteeda iyo wadanka ay u dhalatey jawabteeda Mar igu qadari wlh walalkey
@gymerboi6759
@gymerboi6759 4 года назад
Thnkz
@aajowofficialchannel3431
@aajowofficialchannel3431 4 года назад
Jazaakallahu kheyral jazaa Shekh Omar Allah ku amansado wll sida khryeka nla wadageysid
@dahirsharifabdi9446
@dahirsharifabdi9446 4 года назад
Allah haku xafido🤲 ustaad omar
@mohamedkhadar2644
@mohamedkhadar2644 4 года назад
Shamsul macarif iyo libaanu ruuxi ma xidhiidh bay leeyihiin mase wa kala duwa yihiiin wll nala wadaag insha allaah hore usoco one million ayaan ku rajayn in aad gaadho idanka illlahay
@abdifatabhaybe1907
@abdifatabhaybe1907 4 года назад
Maasha alla barnaamijyo qiimo badan
@hcm9462
@hcm9462 4 года назад
Anigoon aqrin baan ka cabsaday ilaah baan ka magangalayaa fitno aduun iyo aaqiro ba🤲 .
@naxwoibraahim5858
@naxwoibraahim5858 4 года назад
Amiin ya Allah Aduunka waa Fidno Sheydaanku cadow cad uu noo yahy Allah quluubta ba badalo hanagu sugo diinta islam Allah haddu nala jiro Shaydaanka ma na xujeyn karo SUBHANA'ALLAH
@dimishiqmedia713
@dimishiqmedia713 4 года назад
Inta quraanka jacel love wlll
@abdisalanmohamout9725
@abdisalanmohamout9725 4 года назад
Keep going uztaad cumar inshaar
@saxarlaelmi571
@saxarlaelmi571 4 года назад
Waxaan ku dawaqay gacmaha muuqaalka, aqrintiisa iska daaye. Subxaanallah
@AbdirahimAli
@AbdirahimAli 4 года назад
Wlhi waa cabsi waxayba Ila noqotay buuga ino gacantayda ku jiro an aqrinayo subhanallah ilahow adaa ka magan galay
@aaabbb-hd2lx
@aaabbb-hd2lx 4 года назад
Subxanallah Allah ban ka magan gelnay jin insiba
@مازنصقر-ب9س
@مازنصقر-ب9س 4 года назад
عاش يا معلم متابعك من مصر 🇪🇬 نرجو ان تكون مثل هذه الحلقات المهمه مترجمه للغة العربيه وشكراً
@badridjamadjibouti9532
@badridjamadjibouti9532 4 года назад
انا صومالي من جيبوتي لو تريد ترجمة من هذا المقطع فلك ان تخبرني فقط يا بطل😍😍
@badridjamadjibouti9532
@badridjamadjibouti9532 4 года назад
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 года назад
@@badridjamadjibouti9532 وانا ايصا صومالي مستعد🇸🇴
@abudulmajid6040
@abudulmajid6040 4 года назад
M.sha ustaad alle haku xifdiyo❤❤❤
@Naieturre
@Naieturre 4 года назад
xasbunal Allah ninka su'udiyanka indha adkaa intuu akhinayey aniga dhan wanba jareeyey cabsina wayba iga buuxsantay meel jin lagu sheego allow hana gayn🤲🏽
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 года назад
Abayo halmaalin ayaan aqriyey wiilbaa igu qaldey ii faaliyey ma fiicno magacyo jin kuwoda waaweyn ayaa ku jiro 👺😈👺
@M_A_M407
@M_A_M407 4 года назад
Msha allaH omar inshar alle hku xifdiyo
@axmedcabdi2405
@axmedcabdi2405 4 года назад
WaLaaLo Cumar adigoo mahadsan video yada Dhiirigelinta noosoo Yara Badi FadLan Alleh Janada haku GeeYee
@abdiwakiilmaxamed7817
@abdiwakiilmaxamed7817 4 года назад
MaHadsanid Ustaad❤
@Cabdicasiiscige
@Cabdicasiiscige 4 года назад
In badan badan baan ka sugayey channel da somalidu inay ka hadlaan kitaabkan Alxamdulilah
@Mohan4Vlogz
@Mohan4Vlogz 4 года назад
Am gonna test this 😅 Xalay waan dhafray kani waa muuqaalka ugu dambeeyo ee aan daawanooyo Haben wanagsan hada ka dhacahe 🙋‍♂️ 7:37 AM 🇹🇷 ✌️
@habargidirboylandheerebana9906
@habargidirboylandheerebana9906 2 года назад
scw illahow qalbigena noo xasili yaa allah🤲
@Ahmed-ux3oy
@Ahmed-ux3oy 4 года назад
Inta iga danbeeso ongaasho like ii saara 🤙
@zakariaibrahimomar395
@zakariaibrahimomar395 4 года назад
Mahadsanid macalin
@mahamedabdimohamud6257
@mahamedabdimohamud6257 4 года назад
Mart Allah ilah haku xifdiyo wllky omar inshar❤
@muxamedcabdiqani4929
@muxamedcabdiqani4929 4 года назад
Wll horey u soco allaha ku dhwro waxa tahay qf cilmi ilaahy ku maneysty allaha naga dhigo kuwa faa'iideysta hadalada wngsn iyo cilmi ku saleysan
@fatumaisse3493
@fatumaisse3493 4 года назад
Ogaansho channel an jeclhay Mashallah
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 года назад
Mnsha Allah mclin cumr mhdsanid kitabkan wn arky oo waliba dalkyga ku arky
@abduqaadir5319
@abduqaadir5319 3 года назад
sxb intee ku aragtay dalkee waaye dalka aad ku aragtay
@milaanotube7432
@milaanotube7432 4 года назад
Guulayso sxb OGAANSHO🙏🙏🙏
@rahmojeen1187
@rahmojeen1187 4 года назад
manshaa alah ustaad omer jazakalah khayran
@mohamedabdilahi2487
@mohamedabdilahi2487 4 года назад
Sahanka xogaha xitaa wuu ka hadlay lkin wuxuu yiri kitabka akhriskiisa lagu gaaloonayonmawduuc dhan ayuu ka diyaariyay
@smgroup5979
@smgroup5979 4 года назад
Haa 2sanokahor ayuu ka hadlay
@maliifigure7616
@maliifigure7616 4 года назад
Haa waa daawady sxb Saas bayna ila tahy in lagu gaaloobayo aqriskiisa
@amiinabdirahman8602
@amiinabdirahman8602 4 года назад
Waa suura gal in lagu gaaloobayo lkn waa runtii ma odhan karo.
@vennagaming8771
@vennagaming8771 4 года назад
Sxb Linkiga Isoo Dir plz
@kevintrass5747
@kevintrass5747 4 года назад
Sahanka xogaha sheekha la idhaah baa kaaga horeeyey inkastoo hadana aydaan meelo badan isku si u sharxeyn👏
@fatimabeantigey1305
@fatimabeantigey1305 4 года назад
allaha ku barakeyo
@amirofficial5493
@amirofficial5493 4 года назад
Waaa halis in la aqriyo kutubada sixirka ah laga yabo in ey dhibata kaso garta ani mar ayan aqriyay kitab layirahda antikhiristos iyo ardu safiliin wallahi waan baqaa marka aan maqlo magacyo aan kubartay kutubadaa waxan daremay iney dhib igeysanayan wan iska dhafay
@wizzkhalid3039
@wizzkhalid3039 4 года назад
Wiil aad u wanaagsanaa oo masjid dariskayga ah mu adin ka ahaa macalin na ahaa kitaabkaan markuu akhriyay wuu waashay shifo ayuu hadda kujiraa alla ha caafiyo
@mahiramin3917
@mahiramin3917 4 года назад
Wlh allow cafi
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 3 года назад
Walaalaha wxn usheegaa kitaabkan akhriskiisa inuu xaaran yahy sixirka buu kahadlaaa
@Fathijunior
@Fathijunior 4 года назад
buugaa bariban pdf kiisa ban helay, wana buug khatar badan man akhrin lkn dad akhriyey o dhaxal xun ka dhaxley ban maqley mana fiicna in qof ku akhriyo waayo shubshaadkiisa aya xad dhaafa
@ahmed__qalbi5629
@ahmed__qalbi5629 4 года назад
Shubshaadkisa maxa kawadaa pro
@smalikingbzz8833
@smalikingbzz8833 4 года назад
Bro shubshaakiisa maxaa kawadaa
@ahmedapdirizak4172
@ahmedapdirizak4172 4 года назад
@@smalikingbzz8833 shaki buuka WADA Waxan diinta ku jirin oo ku wali kara
@nacuumi8187
@nacuumi8187 4 года назад
Oo wll mad isoo dirtid
@saamqurux2062
@saamqurux2062 4 года назад
@@nacuumi8187 maxaa kufale
@jimaleahmed8836
@jimaleahmed8836 4 года назад
haddi aan shirki lagu galayn waan raadsan lahaa markaan akhriyo dhamantina wan gupi lahaa...Jinni waa caalam Alle inaga qariyay in laga cabsado lama amrin, caksigeeda cadow ka dhigta aya la ina faray.hadad cadowgaga ka cabsatana waa col hortii jabey
@jibriilahmedmahamed1273
@jibriilahmedmahamed1273 4 года назад
Asc walaal waad mahadsantahay sida walaalaha kheerka ula jeceshahey shartana ugu digeeso.
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 года назад
Acuudubilaahi mina shaydani rajiim
@wadanidaacad782
@wadanidaacad782 4 года назад
wan kugu xiran ahay I m the frist one like isaara
@dhulkifliqaait3487
@dhulkifliqaait3487 4 года назад
Asc wrb akhii cumar inshar muqalka aad oga hadhashey wabiga nil nolasha wabiga niil malaha cod, sawt lamaqli malaha Bal akhii nagahagaaji.muqalkaas wa Mar hore wxn rajeynaya inaad cotsigeyga tiix galiso shukran laka.والسلام عليكم ورحمه الله وبركاته
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 года назад
Ogaansho♥♥
@abdirahmanmohamedking3187
@abdirahmanmohamedking3187 4 года назад
Habon 😀😀✌
@ahmednourfarah4187
@ahmednourfarah4187 4 года назад
Walal tik tokta is karaa please
@herowhitelion5564
@herowhitelion5564 4 года назад
Muslim .... magacii subscriber haku raadsan.........saxp
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 4 года назад
MHDSANID WLL OMER INSHAAR
@musesabriye4500
@musesabriye4500 4 года назад
Hada waa seexayana ma fiirsan kari sababo jiro awgeed insha’allah bari subax ayaa daawan doonaa dabcan mowduuc kale haduu yahay waa daawan lahaa 12:20 habeen nimo 🇺🇸
@zakir0242
@zakir0242 4 года назад
🙄🙄 macnha ma seexan kartid Miya marka wxa aad daawato
@musesabriye4500
@musesabriye4500 4 года назад
Magaca mowduuca ka cabsaday
@mouminengineeringproducts8283
@mouminengineeringproducts8283 4 года назад
Waba Subaxee sidee I sexanee
@sadiaaliummuaalaa6338
@sadiaaliummuaalaa6338 4 года назад
Fuley😅
@milgomahamud61
@milgomahamud61 4 года назад
Fuley 😂😂wadba argtey hda maxa kubdhimn
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 4 года назад
Omar inshar aadbu uhowlgla si uuu uhelo xaqiqo sax ah ouu in so gudbiya ilhy hasharfo maclinkena qofkasta okubra hal wax odina ajar bukugu leyhy wxn rajynya inaad hory socoto💝 like Israel👍✔
@nuuradiinmarinjey1998
@nuuradiinmarinjey1998 4 года назад
Walaal cumar waxaan jeclahay in aad kahadasho kitaabka nicronomicon ama العزيف
@sadiaaliummuaalaa6338
@sadiaaliummuaalaa6338 4 года назад
Wcs ww Ustaad Cumar Jazakallaahukheyr
@apdirasakmahamud7801
@apdirasakmahamud7801 4 года назад
Alle haku ilaaliyey oo haku xafido
@amiishali4110
@amiishali4110 4 года назад
Subhanallaah subxanallaah cadubillaah minashey daanirajiim
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 года назад
Subxanallaah allow ha i tusin kitaabkaan 😢😢
@axmedcali5512
@axmedcali5512 2 года назад
@ogaansho ustaad si wacan ayaad noogu sharaxday. Waxaan qabaa su aal ah waxa shirkiga ah waa maxay
@mohmoudahmed8575
@mohmoudahmed8575 4 года назад
Netflix pls hdd haleesho wll fara ba'Anna kuhaya dhalinteeni fariimo halis ah oo caadi kula noqonaya marka uu qofku ku xirmo dhaqankeenana aan meelna kaso galin. Hdd haleesho video kaso samee. Thnks omer
@siciidmaxamed8944
@siciidmaxamed8944 2 года назад
sixirku anuu i wax yeeleeeyey ii soo duceeya in ilaahay i caafiyo aammiin
@SaabiriinSiciidkaariye-nk7vb
alle wax walpo ka sareeya wanad cafimaadi
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 4 года назад
Team Ogaansho Ismuujiya Ani Ugu Horeeyee 👇👇👇 Like this
@suldaangarbo9844
@suldaangarbo9844 4 года назад
Waan kuu saaray zxp team ogaansho
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 4 года назад
@@suldaangarbo9844 Zhp Wn ku saarey Adna iisaar
@m.yousuf7809
@m.yousuf7809 4 года назад
Subxana Allah wll waxa tiri aayadaha qur aanka ee inta warqadda lagu qoro luqunta laguxirto wa jahli iyo shirki hakaasi army sixid ubaantahy mhdsnd
@Gudbi755
@Gudbi755 4 года назад
waa shirki saxidna uma baahana wllo
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 года назад
Waaa shirki iyo wax Gaalnimo ku horseedaysa wllo iska jir Quran iyo sune kama sugnaan. gaalnimo Na waxay kugu horseedi waayo Rabi kaliyaa wax kaa celin kara markaad xidhanayso bahashana waxad aamini in waxaas wax ka celin midaasna waa shirk Wadna aragtaa in laga keenay Kitabkaas Shayadinta Mideeda kale Saxiriin weeye kuwa qora oo Quran xataa kuma Qora xataa haday ku qoraan waxaa inta badan korka far aan la fahmayn ku qoran inay Rabi iyo Qurankisaba beeniyeen Baadh oo Xuuraan arintaas wad ogaan doontaaye
@halalpolice23
@halalpolice23 4 года назад
Nabigu SCW Xadithkan English ku turjuman wuxu ku sheegayaa in Rabi unan u naxariisan Qofka Qardhaas xidho xataa uu nan dhafayn ilaa intuu ka iqabayo marka Halis weeye iska jira wllo. 👇🏾 Hadith on Amulets: Allah will not bless good luck charms ‘Uqbah ibn ‘Amir reported: The Messenger of Allah, peace and blessings be upon him, said, “Whoever hangs an amulet around his neck, Allah will not fulfill his wishes. Whoever hangs a seashell as a charm, Allah will not leave him without penalty. ” Source: Musnad Aḥmad 16951 Grade: Sahih (authentic) according to Al-Suyuti ‎عُقْبَةَ بْنَ عَامِرٍ أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ مَنْ تَعَلَّقَ تَمِيمَةً فَلَا أَتَمَّ اللَّهُ لَهُ وَمَنْ تَعَلَّقَ وَدَعَةً فَلَا وَدَعَ اللَّهُ لَهُ ‎16951 مسند أحمد مُسْنَدُ الشَّامِيِّينَ من تعلق تميمة فلا أتم الله له ‎8839 المحدث السيوطي خلاصة حكم المحدث صحيح في الجامع الصغي
@m.yousuf7809
@m.yousuf7809 4 года назад
Waxa Aan kahaday wa aayadaha qu anka taas qofkii an ogolayna xataa ma ogolaandoono in kitaab Quran gurigiisa ama gaarigiisa kuhaysto.!
@halalpolice23
@halalpolice23 4 года назад
m.a. yousuf Quran inaad ku qorato ood Qoorta ku xidhato ayaba Dinbii wayn iyo Bid,co ah. Saas darteedba Qardhaas odhanba Loo diiday oo qofkii xidha shirki buu ku dhacay Nabiga scw dhahay waayo haday fiicantahay wanoo ogolaan lahaa. Allah haydin so hanuunsho anaka iyo idinkaba dad waxa laga Xaramtinimiyay wali qiil uraadinaya mala doodi kare
@ogowmacluumo888
@ogowmacluumo888 4 года назад
DIGNIIN!! kitaabkan waan gaalnimo cad hala iska ilaaliyo walaalahay waxa laga yaaba in aad shirki gashid adoon ogeyn quraanka halagu noqdo hadaad akhridid waxaa suurto gal ah in aad laxiriirtid shaydaamo sixirka sida loo furo ayuu kuu sheegayaa kitaabku sixirkana sidiisaba qofkii barta waa gaal xitaa waxay diintu diiday in labarto si sixir la iskaga furo marka please diintaada ha iskaga ciyaarin walaal waa jaceyl aan ku jeclahay, wey jiraan dad uxiiso qaba waxyaalaha noocaas ah kan mid xiiso loo qaado ma aha dad ilaahay caasiyey ayaa qoray markaad akhridid kadabahar kitaabkan dadka cilmiga leh kaliyana usheeg oo iska jira dheh dad waxaa jira iska jilicsan oo ciyaar moodi dadka ha usoo hadalqaadin mahadsanid wallahu aclam. ((ان الله لا يغفر ان يشرك به )) ((واتبعو ماتتلوا الشياطين على ملك سليمان وما كفر سليمان ولكن الشياطين كفرو يعلمون الناس السحر)).
@cabdiwaasacsiigaysigawaama6656
@cabdiwaasacsiigaysigawaama6656 4 года назад
Wll sixirka barashadiisa gaalnimo ma aha ibnu kathiir kitaabkiisa tafsiirka bal dib oogu noqo wll Wuxuu ku dhihi culumada qaarmaa gaalaysiinaya barashada sixirka culumada qayb kamid yaa aaminsan inuu gaalnimo aytahay barashada sixirka
@ogowmacluumo888
@ogowmacluumo888 4 года назад
Haye zxp waad mahadsantahay.
@HaniMaxamed-ip8zm
@HaniMaxamed-ip8zm 6 месяцев назад
Acuudu billaahi mina shaydhaani rajiim
@anwarissa9063
@anwarissa9063 4 года назад
First one love ❤️ my comment sxb
@cabdibakar5677
@cabdibakar5677 4 года назад
Ogaasho horo mar wacn zxb cumar inshaar
Далее
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
Просмотров 1,1 млн