Тёмный

Qisada Safar 2 Sano Qaatay ! : Maalintii la isku dayay Raadinta Yajuuj wama Juuj . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 404 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 618   
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 года назад
Taariikhda Islaamka Fiiro Gaar ah Ha Loo yeesho Hana La Akhristo Siiradii Iyo Dhaqankii Nabigeena Suuban CSW❤️ Qisooyinka Dagaaladii Nabiga CsW ee fidintii diinta Islaamka Ku soo Dar✌️❤️
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 года назад
ﷺ ﷺ ﷺ
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
No twitter No Facebook No Instagram But over 2 billion followers That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣
@muslimtv4527
@muslimtv4527 2 года назад
Wall magaca nabiga صلى الله عليه وسلم iska sax waa Muxamed maahaan maxamed
@mukhtarahmed1776
@mukhtarahmed1776 2 года назад
Muxamed na maahee waa muxammad
@shabcanmuse9012
@shabcanmuse9012 2 года назад
صلى الله عليه وسلم 📿👑
@clahiabdi9122
@clahiabdi9122 2 года назад
Bigger than that
@SULDAN-MEDIA.
@SULDAN-MEDIA. Год назад
صلي الله عليه وسلم
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 года назад
Allah soonkaga iyo salaadada haka aqbalee isoo booqo🤲🥺❤
@amalabdiadenamizha8219
@amalabdiadenamizha8219 2 года назад
Amiin amiiin
@AhmedAli-il9wx
@AhmedAli-il9wx 2 года назад
The best Somali RU-vidr Omer iinshaar. Respect walaal sharfan. From Burco.
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 2 года назад
👉❤️🥰
@thereds7223
@thereds7223 2 года назад
Wllka nin kaan la soco wax walbo oo soo gudbiyo waa run wllhi
@shuayb8pack
@shuayb8pack 2 года назад
Sxbow anaga qoraxda nooma dhacdee armeey halkaan tahay 🥺
@hamseabdi2184
@hamseabdi2184 2 года назад
😅😅kasoo baxso dee maxaa kudhigay meesha
@cabdulaahimohamad368
@cabdulaahimohamad368 2 года назад
@@hamseabdi2184 🤣🤣🤣🤣🤣
@msssammy
@msssammy 2 года назад
😂😂😂
@aaminamohameth5955
@aaminamohameth5955 2 года назад
🤣🤣🤣🤣
@amiiraadm3501
@amiiraadm3501 2 года назад
Fadhi Kuma yaalo 😂😂
@saadoali4444
@saadoali4444 2 года назад
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال اللهم نسألك رضاك والجنة وأعود بك من سخطك والنار اللهم اغفر لي ولوالدي والمسلمين والمسلمات وللمؤمنين والمؤمنات يوم يقوم الساعة
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Aameen
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 2 года назад
ameen
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 года назад
Af- somaali ku qor
@abdiazizaliissa9286
@abdiazizaliissa9286 2 года назад
Amiin
@suzzus3126
@suzzus3126 2 года назад
Amiin yarab
@abashirahaaji2605
@abashirahaaji2605 2 года назад
Isoo duceeya wa yara xanuunsnhy cafimad kheyr qaba allah isiiyo dhaman inta ila mid ah
@khalidmuse4402
@khalidmuse4402 2 года назад
Allaha ku caafiyo walaal
@axmedanashde9194
@axmedanashde9194 2 года назад
alle haku caafiyo
@ahmedosman9775
@ahmedosman9775 2 года назад
Rabi hakucafiyo wll
@ismaaciilcali6589
@ismaaciilcali6589 2 года назад
Alla haku caaffiyo walaal.
@abashirahaaji2605
@abashirahaaji2605 2 года назад
@@ismaaciilcali6589 aamiin wll
@NJawte
@NJawte 2 года назад
Barnaamij qurux badan oo aad u tayo sarreeya. Mahadsanid, walaal Cumar. 😍
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 2 года назад
Keep going I love bo
@cabdixakiin1469
@cabdixakiin1469 Год назад
​@@iraadhuruusecoliraad1734 Ppp
@deeqshiiqdhageyqeed010
@deeqshiiqdhageyqeed010 Год назад
a
@ms9917
@ms9917 2 года назад
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه
@maxamedmaxamuud1369
@maxamedmaxamuud1369 2 года назад
Siiil
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤
@Warbadanaadadku
@Warbadanaadadku Месяц назад
Intee ka soo boqdaa😢wllkey mcn ❤
@suruurhaaji...4490
@suruurhaaji...4490 2 года назад
((إن يأجوج ومأجوج مفسدون في الأرض فهل نجعل لك خرجا علي ان تجعل بيننا وبينهم سدا)) Darbigii uu dhisay dul qarnen waxay awood u lahan wayeen qabiiladii ya,juuj iyo ma,muuj iney kasoo baxaan maxaad u maleynee inuu qof ogaado meeshey ku jiraan allhu aclam 🥺❣❣
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 года назад
رمضان مبارك جزاك لله بخير يا أخي العزيز الشريف
@Khaire.10
@Khaire.10 2 года назад
Fadlan inta ramadaankan lagu gudo jiro inoosoo gudbi qisada ya'juuj wamajuuj🙏🏼
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 года назад
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@nam12865
@nam12865 2 года назад
أللهم أعنا بذكرك وشكرك وحسن عبادتك 🍀🤍🤲 ..جزاك الله خيرا كثيرا يا أخي
@Muuse99
@Muuse99 2 года назад
Plz soo badi qisooyinka nuucaan cml adoo raali eh ❤
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 года назад
Jzakalaah Qayr,Ustaad Omar,Barnaamijkan Bishan Barakaysan Ee Ramadaan ♥️Waan Kaaga Mahad-celinaynaa Soo Gudbintaada,Haddaanu Nahay Bahda Ku Xeran Ogaansho.
@farhiyoabdullahi9525
@farhiyoabdullahi9525 2 года назад
Walal cumar guuleeyso insha allah baraka laah ❤❤
@mohaabdi11
@mohaabdi11 2 года назад
Woow ilaahey haku xifdiyo wll omar inshaar noo soo bedi qisooyinka asxaabdii hore wliba hdd awoodo malin wlbo video noso gudbi mhdsnd ustaad👏🥰♥️
@husseinsidiiqhamshari5819
@husseinsidiiqhamshari5819 2 года назад
*janaladii soomalida kaligaa ayaa ka hadlay masiibadii ku habsatay hargaysa cadaay wad ku mahadsantahay waan ogahay mowduucani inaanu khusayn Kii hargaysa balse aan u ducayno walaalaha hargaysa*
@mustafejamal7038
@mustafejamal7038 2 года назад
رمضان مبارك 🥰🎋🌍
@cabdirixmaanxasan8035
@cabdirixmaanxasan8035 2 года назад
Omar inshaar wll macaan waxan kuweydiin laha inaad soo badiso qisoyinka islaamiga ah iyo kuwii osmaniyiinta qabsashadii spain ee muslimiinta i.a waan rajeynaya inaad kasoo hadasho🥰🖤
@teemdaruuraha2844
@teemdaruuraha2844 2 года назад
Magacaygu wa Hassan wallhi mowduc fiin wy illah hakaa abal mariyee mahadsanid cumarow
@iamk3977
@iamk3977 2 года назад
This is what we need💯👏
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 2 года назад
Juuj wa majuuj xaggay jogaan ? Horta waxaan ognahay bini'aadanka hadda nool inay yihiin 8billion ku dhawaad wixii hore u noola hadii aan qiyaasno kaba soo qaad ugu yaraan waa 10 billion dadka dhalan doonana alla og lakiin ilaa 2100 waxaa lagu qiyaasayaa in ay 5 billion ugu yaraan ku soo biirayaan oo dadku 13 billion noqonayaan markaa hadaan isu wada gayno waa 23billion sidaa aan ognahayna dadku badanaa waxay u badan yihiin xagga xun tusaale ahaan xiligii nabi Ciise c.s iyo nabi Muxamed (scw) u dhexeyay iyo xiligii nabi Ibraahim c.s iyo xiligii nabi nuuxba c.s dadka Ilaahay si toos ah u caabudayay in ay faro ku tiris aad u yar ahayeen markaa haddii aan nidhi dadku xagga xumaantay u badan yihiin haddi aan dhaho ugu yaraan 15 billion oo ka mid 23billion ayaa Ilaahay farintiisa diiday ma wax layaab leh miyaa? Taasi waa maya. Markaa qof Ilaahay farintiisa diidana waxaan ognahay in ugu dambayn u gali doono naar. Haddaba Sida xadiiska saxiixa ku sugan nabigu (Scw) wuxuu yiri nabi aadam waxaa la dhihi doona sooc ........................................ nabigu scw wuxuu yiri (1000 ka mid ah waa juuj wa majuuj 1 kamidana waa dadka kale ) Markaa hadii aan isku dhufano 15 billion dadka caadiga ah *1000 juuj waa majuuj Waxa inoo soobaxaya 15.000.000.000.000 (15tirillion) naarta loo soocayo waa haday u yartahee lakiin tirada runta ah Ilaah baa garan Su'aasha kowaad ee mudan in la is waydiiyo waa 15tirillion dhulka hoostiisa in ka mida ma ku noolan karaa mise dhulkan oo dhan bay ku wada noolan karaan labaduba waa maya waxaa nooga jawabaya xadiiska nabigu scw ku yiri ..xadiisku waa dheeryahay inta dambe ayaan ka reebaya.... Nabi Ciise c.s markay ka soo baxaan buurta duur waxay arkayaan Dhulkii oo meel cag la dhigo aan la hayn markaas ayay ducaysanayaan markaana Ilaahay wuxuu u soo diraya shimbiro,shimbiraahsna ayaa qaadaya maydadkooda. Dhulkana Ilaahay roob ayuu ku soo dajinaya si ay u nadiiyaan uurtooda ....... Su'aasha labaad ee mudan in la is waydiiyana Suurtagal ma tahay iyadoo xadiisku inoo sheegayo in meel cag la dhigo la waayay in ay dhulkan hoostiisa ku nool yihiin Su'aasha sadexaad ee mudan I la is waydiiyo waa Geeduhu xagay ka soo baxaan ma Dhulka hoostiisa mise Dhulka dushiisa sida aan ognahay juuj wa majuuj waa bini aadam waxay qutaan bay u baahan yihiin oo oksijiin ayay u baahan yihiin oo xitaa hadday xayawaano haystaan xayawanadoodu waxay daqaan ama cunaan bay u baahan yihiin. Marka anigu fakarkeyga marka ah markaan qiimeeyo waxaan qabaa fikrad tan ka duwan Culimo qaarkoodna ay qabaan Horta tan kowaad ayadda ku jirta kahaf ee juuj wa majuuj in darbi lagu xidhay ah waxaan leeyahay in ay yihiin dad sidooda kale uu Dhib badnaa oo markaa gidaar lagu awday ama awoowayaashoodii hore ayay ahayeen oo ay ka soo farcameen. Dadkaasina aysan ilaa hadda gidaarka ku jirin. Kan labaad Xadiiska bukhaari ku jira oo leh intuu nabigu scw isku qabtay far murdisada iyo far suulka uu leeyahay inta in le'eg ayay gidaar kii ka fureen waxaa lagu macnayn karaa wakhtigoodi ba soo dhawaaday oo nabigu scw isagoo cabiraya qiyaamaha ayuu far dhexda iyo labada farood ee geesaha ka xiga ayuu yiri anigu iyo qiyaamaha intaasan isu jirna taasna waa lagaaga qiyaas qaadan karaa. Haddaba xadiiska uu dambeeya ee sheegaya juuj wa majuuj ee ku jira tarmiidi hal sanadna leh ee ah in ay maalin kasta qodaan malinta ay insha allah yirahdaana uu u furmaayo waa la cileeyay oo ibnu kasiir iyo dad kale ayaa cileeyay Mida u dambaysa haddaba juuj wa majuuj xagay jogaan horta ma jiro hal xadiis oo sheegaya in dhulka gudihiisa ay ku jiraan iyo dushisaaba jogaan lakiin haddii aan qiyaasno waxaan dhihi karnaa waxa ay ku nool yihiin meere aan meeraheena ahayn taasoo uu halagoodii uu noqday markay Dhulka fasahadiyeen in Dhul kale oo an ahayn loo qaaday kasoo nagana Cimilo duwan waana waxay nooga bateen xiligii Ilaahay qadorana ay ku soo noqonayaan oo qiyaamaha ah hadii aad tiraahdid sidee ku soo garayaana la soco dadkii hore ma ay rumaysan karin lakiin annagu maanta waan rumaysanyahay in meere kale la aadi karo iyagoo naga badan maxaa u diidaya in ay meerahayga yimadaan Waxaan ku soo gabagabayn lahaa Allahu aclam taasi uun waa aragtidayda waadna I saxi kartaa. 1:50 Tan kale sitri sidaan ognahay waa astur waxaa laga wadaana waa dhar ama hu' ee ma aha iyaga iyo qoraxda ayaanan waxba u dhaxaynin hu'gu waa mid adiga iyo qoraxda idin dhexaya.
@ar-raxmamedia988
@ar-raxmamedia988 2 года назад
Waan ku wareeray qomkan
@jabhaddayoutube149
@jabhaddayoutube149 2 года назад
Fikirkan sibuu sax ilaa muuqda lakiin si buu qariib uu yahay
@muniishaflax7100
@muniishaflax7100 2 года назад
Si khaldan ayaad wax u fasiratay hush
@mohamedibnuismail4435
@mohamedibnuismail4435 2 года назад
Walaal sow Ilahay ma awoodo in uu inaga qariyo iyaga oo dhulkan inagula nool oo aynu arki wayno ta kale eed tidhi meere kale ayay ku noool yihiin siday sheegeen qolyahan cilmiga isbida ee reer galbeedku in meereheenan iyo kan ay hadda usii guurayaan qaarkood ayuun bay nololi ka suurtowdaa Calaakulli xaal Waa wax inaga qayb ah oo aynaan ogayn meeshay ku nool yihiin inaynu ka gaabsanno ayaa fiican wixii soo arooray ee axaadiis ahna aan rumayso.
@abdalaali6591
@abdalaali6591 2 года назад
@@muniishaflax7100 Qofkan maskaxdiisa ayuu maalay aayado iyo axaadiisna wuu soo daliishaday xisaabaadna wuu sameeyey, waxba ha dhaleecayne hadaad aqoon iyo fakar hayso nala wadaag ama aayar aamus markaadan waxba aqoon aamusnaanta ayaa lagu dadaalaaye.
@amincano9255
@amincano9255 2 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@SaidAli-gr8ss
@SaidAli-gr8ss 2 года назад
Masha allah sxb qlli tariikhda iyo qisooyinkaa nooso badi waxbadan baan cawey qisadaa ka fahmey
@osmaibnafan8118
@osmaibnafan8118 2 года назад
رمضان مبارك حفظكم الله ورعاكم
@SAM-2004-0
@SAM-2004-0 2 года назад
هُوَ الَّذِي أَنْزَلَ السَّكِينَةَ فِي قُلُوبِ الْمُؤْمِنِينَ لِيَزْدَادُوا إِيمَانًا مَعَ إِيمَانِهِمْ ۗ وَلِلَّهِ جُنُودُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ وَكَانَ اللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 2 года назад
Maha allh my brother in bdn ayan sugaye in aad ka hadasho taarikhaha lumay aniga sida ila thy muslimintii hore xog we ka hayen ya juuja wa ma juuja balse buugagti xilligas laga so qoray ay ku xaresnaye maktabadi adunka ugu weyned e ciraaq waxaa burburiyey tataarka mangolinti xilligi ay xasuqen islaamka io gaalaba sidas awged aye ila thy in ay dadka samankan nool aysan haynin tarikhihi hore oo lumay🩸
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 2 года назад
Yaaa cumar qisoyinka qoomkas yajuuj wa majuuj noso badi qisada wa igu cusub tahy waxan ku daraya qisoy8nka an ka hayo fadlan noso badi si an uga faidaysano Ramadan kaream wallaha musliminta ahow allaha inaka aqbalo acmaasha 👍
@mohamedali-oz7gp
@mohamedali-oz7gp 2 года назад
Mnshallah SAMARAT CIRAQ WA MAGALADI KU DHASHE AWOWGE SHEIKH ISXAAQ RAXIMUALLAH.JAZAKALLAH KHEYR
@khadarjama8414
@khadarjama8414 2 года назад
Mashallah Akhii Omar nosoo basi qisoyinka waliba waxan ka codsan qisoyinka quranka ina nuso diyarisid Allaha ha ku barakeeyo
@jcrich9971
@jcrich9971 2 года назад
Qisadan wax badan wa sugayay jazaka allah akhi ustad omer👍
@mohamedhaji7148
@mohamedhaji7148 2 года назад
Cajiib runtii waa qiso cajiib ah adiga hortaana aanan maqal mahadsanid cumar inshaar
@thenouh
@thenouh 2 года назад
الله خالق كل شيء
@abdiato21
@abdiato21 2 года назад
Barnamij quruxbadan iyo Ramadaan Isku hel waa maansha Allah❤❤❤
@turxaanlaawe7892
@turxaanlaawe7892 2 года назад
Masha allah qisooyinka nocan ah ayaa ugu wanaagsan wax ladhagayso wax badan ayaaba laga faaiidaa shukran wlal cumar insha allah waxaad kusoo xijisaa qisasa yaajuuj wamaa juuj oo dhamaystiran mahadsanid
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 Год назад
ASC waa Masha Allah Masha waxan illahay kaga baryaya kheyre mid aduun iyo mid aqiiró Isha Allah
@abdikarimnor8536
@abdikarimnor8536 2 года назад
الأخ عمر بارك الله فيك على موضوع رائع
@مشاهدةالاسلام
@مشاهدةالاسلام 2 года назад
ماشاءالله بارك الله
@saedyousf2782
@saedyousf2782 2 года назад
Qisooyinki Asxaabta Inta Bisha Ramdan Inad Nla wadaagto Ayan Jeclan lahaa wll Omar Inzhar
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 2 года назад
Run ahaantii waan kahelay muuqaalkaan 😍 mahadsanid sxb keep going
@ahmeddiriye2849
@ahmeddiriye2849 2 года назад
Teacher ka soo hadal qiso maalmahan wareegaysa social media waxa jirta quraan uu codeeyay sh. Nuzyri banground ay sarantahy cod gabadh oo lagu sheegay sixirka madow🙏
@abdullahityzon3555
@abdullahityzon3555 2 года назад
Xagee kaso dawata baro manala wadagi karta linkiga
@ahmeddiriye2849
@ahmeddiriye2849 2 года назад
@@abdullahityzon3555 badanaa social media carapta ayay wareegaysaa
@alparsalenosman1107
@alparsalenosman1107 2 года назад
Allahu akkbar 💥💥
@hasanzurich8654
@hasanzurich8654 2 года назад
16+12 = 28 Oo dhiganta 2 sano iyo 4 bilood Mahadsanid ustaad cumar
@jaweriamohasalah966
@jaweriamohasalah966 Год назад
Saxiix wllo
@kurulusorhan3158
@kurulusorhan3158 2 года назад
M,S RAMADAN MUBARAK Allah Ku Xafido Üstad
@Abdihakiim.
@Abdihakiim. 2 года назад
Mahadsanid wallo waa qasooyin waayo aragnimo xaambaarsan oo wax nagataraya nolosheena . Halkaa kasii soco
@Dayr12
@Dayr12 2 года назад
Masha.allah Saaxiib cumar Nin jiraa 4 sano taageero kuu ahay 👍🎯
@dhhosman
@dhhosman 2 года назад
رمضان مبارك ❤❤
@momohammed6359
@momohammed6359 2 года назад
Maasha Allah Ramadan Kariim sobadi qisoyika wakafaideyna insha Allah shukran wall 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@phenomenonfozi390
@phenomenonfozi390 2 года назад
Mrkastoo aan wax cunayo waxan ku raaxeystaa muuqaaLadaadan quruxda bdan , iLahay hku daayo wll cumar❤
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Год назад
Mahadzanid qisoyinka no so badi ❤
@berrisamaad23
@berrisamaad23 2 года назад
ALLAHA WEYNI ISUGNAATAY haku Sharfo walaal ee barnaamijyadan noo soo badi
@kulmiyemacalinmahamuud6282
@kulmiyemacalinmahamuud6282 2 года назад
Masha Ustaad Cumar aad ayad umahadsantahy runtii waa macluumad naga dahsoona
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 года назад
لالٍــــــه الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين.❤☝
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 года назад
تقبل الله مناومنكم صالح الاعمال رمضان مبارك كل عام وانتم بخير جميعا احبابي Ramadaan mubaarak/ ابريل/2022 meel walbo aduunka ka joogtaan Ramadaan mubaarak❤❤❤❤🙏🤲🇸🇴
@Muztaf22
@Muztaf22 2 года назад
Jazakkallaah ustaad ❤️
@somalifany1931
@somalifany1931 2 года назад
Qisooyinka caynka oo kale ah waa qaar cilmi badan xambaarsan nooso badi wll alle cimriga hakuu dheereye
@faysaldaahir3458
@faysaldaahir3458 2 года назад
Wan ku tagera ogansho ❤️🔥💪💪💪
@saleebaanjaamac4509
@saleebaanjaamac4509 2 года назад
M.a alle codka hakuu barakeeyo wll cumar
@abdirizakdhoodhe9136
@abdirizakdhoodhe9136 Год назад
Wlhy Inkasta Oo Muqaalkan Markii La Soo Geliyey RU-vid Aan Dhowr Jeer Daawaday Hadana Saaka Oo Bishu Tahay 3-April Ayaan Dib U Raadiyey, Waa Aamini Wayey Inuu Muqaalkani Sanad Ka Hor Ahaa😢 Omar Inshar Walal Barnaamijyada Noocan Ahaa Soo Celi Inta Bisha Ramadan🙏
@ilyaashasan8489
@ilyaashasan8489 2 года назад
Side loogu sooma dhulkan 6 bilood qoraxda u dhaceen side saladaha loogu dukana cishaha iyo fajarka?
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 2 года назад
Masha Allah interesting, inoo badi kuwa caynkan ah walaal. Mahadsanid.
@mucadmouse4699
@mucadmouse4699 2 года назад
Hadaad rasuulka ALLE jeceshahy like iisaar Wll kuna Sali SCW❤️
@faaraxcabdicumar1935
@faaraxcabdicumar1935 2 года назад
Waa qiso cajiiba runtii waxaan aaminsanahay qisooyinku inay faaiida badan leeyihiin mahadsanid cumar
@maxamed_axmed
@maxamed_axmed 2 года назад
أخي عمر جزالله خيرا هل تشير لنا كتبا أو مصنفات توسعت هذه القصص والسفر فاذكرنا إن تعرفها
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@abdimalikismail5146
@abdimalikismail5146 2 года назад
Jazaka allah khyr ustaad cumar noo soo badi qisooyinka
@sarakookie
@sarakookie 2 года назад
ramadan kareem wll waa qiso cajiiba noosoo badi wll qisooyinka noocaan ah mahadsanid 🥰🥰👋
@siciidcabdiraxmaan7448
@siciidcabdiraxmaan7448 2 года назад
waa qiso aad yoo aad u fiican. shukran ustaad.
@itsme-xl3hm
@itsme-xl3hm 2 года назад
wll omar podcast inaad noguso gudbiso ayan jeclaan lahaa sababto ah youtube adigo hawlahaga haysta way adag thay ina dhagesatid inad kaso fal celin doonto ayaan rajeynaya wll mahadsanid
@Azzam15128
@Azzam15128 2 года назад
الخليفة هارون الواثق بالله بن محمد المعتصم بن هارون الرشيد بن محمد المهدي بن عبدالله ابو جعفر المنصور بن محمد الكامل بن علي السجاد بن عبدالله حبر الامة بن عباس بن شيبة الحمد (عبد المطلب) بن عمرو ( هاشم ) العباسي القرشي رحمهم الله
@abdirizakfooje760
@abdirizakfooje760 2 года назад
Wallahi aqoonyahan bad tahay masha Allah 👏
@abusharma9221
@abusharma9221 2 года назад
Thnks sheikhequna!
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 2 года назад
masha allah aad ban uga helay Ramadan kariim omar adiga caailaadada
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 года назад
Manshalah brother great show keep it up
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 года назад
Masha Allaah ❣️🕋🕋🇸🇴🇸🇴🕋💎💎💎💎💎 jzk kheyr
@hoosweeneshow286
@hoosweeneshow286 2 года назад
ASC shukran kher badan aan ku rajena dayax gacmeed in aan raacno waye inshaallah
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 2 года назад
Waansugayna qiso kale Waadna mahadsantahay wll cumar inshaar
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 года назад
Mashllh wll Omar aad ahaad umahadsanthay Yutuperka ugu wanagsan ayaa tahay
@STREAMNXT01
@STREAMNXT01 2 года назад
RU-vid ina furto oo an dhagesto dadka igu kalifay baa kujirta wlhi 🙏😍🥰
@cumarmaxamed4915
@cumarmaxamed4915 2 года назад
masha allaah waa qiso cajiib ah kuna tuseyso hogaanka islaamka iyo sida masuuliyadu tahay waxaa kujiro cashir ubaahan faham in laka qaato
@nimcaanmohamedcawiye7715
@nimcaanmohamedcawiye7715 2 года назад
The Sun's altitude in Siberia today. The horizontal line signifies the horizon, the vertical lines show the times of sunrise and sunset. Altitude and heading are displayed below the graph. The graph defaults to current time. Hover over it to select a different time. How to use this
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 2 года назад
وعليكم سلآم ماشاءالله شكرا
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 2 года назад
Mahadsanid ustaad si fiican ayaad qisada usoo koobtay qaab cajiib ahna waad u sharaxday😍😍
@hassanhussein2594
@hassanhussein2594 2 года назад
Ma.a shukran wll cumar inshaar run ahanti wx pdn ban kaa faaiiday
@cabdidhere
@cabdidhere 2 года назад
Salama Omar inshaar Ramadan Mubarak walaaleheeyga somaliyeed
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 2 года назад
Masha Allah noo Soo Badi qisooyinka kher illah haku siyeee omar
@msssammy
@msssammy 2 года назад
Maglda garowe xaafda waaberi waa meeshi ugu horeesay ee garowe lga dagay ani waa ku dhashy dhamdkii 2003 lkn mrka 5sno jiray waak guurnay wxii rr waaberi garowe ah salaamyaa✋😇
@allahakbar2496
@allahakbar2496 2 года назад
WAAN KAA QAADAY HHHHH
@mohansoyaan
@mohansoyaan 2 года назад
Qofkanugu horeeeya first coment and like✋🏼🥰😂
@abushanabxaashi8029
@abushanabxaashi8029 2 года назад
Shukran wll Ethiopia ayaan joogaa aadban kuula socdaa qisooyinku cibro qaadasho ayay mudan yihiin ee noosoo badi
@cabdidhere
@cabdidhere 2 года назад
Jazakallah kheer brother Omar inshaar
@Ahmed-ux3oy
@Ahmed-ux3oy 2 года назад
Cumar wan ku salaamay wllkey waxaan kaa codsanaayaa in aad soo badiso ka hadlida qisada dulqarneyn Hadii aad awoodo inta igu raacsan like ii saara 👋 Ramadaan kreem
@abdirizakjama8514
@abdirizakjama8514 2 года назад
Omar akhii wallaahay waa video chanelkaaga aan ugu jeclaaday Akhii noo soo badi muuqaaladan oo kale Si khaasa dulqarnayn mawduuc nooga samee xaguu ka talin jiray
@awilshiine1153
@awilshiine1153 2 года назад
Masha allah youteberka ugu wanagsan soomaliya xaqiiqdii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulmohammed9940
@abdulmohammed9940 2 года назад
shukran ustaad omar
@umuqaali8031
@umuqaali8031 2 года назад
Jazaakalaah qeyr walaalkey cumar Ramadaan mubaarik
@sakiriyeyare9795
@sakiriyeyare9795 2 года назад
Mzha allah alla haku sharfo uztaad cumar❤
Далее
Calaamadaha Saacada ?  | Dhacdooyin wax badan muujinaayo
13:40
ANDDD STILL 😤 #UFC307
00:22
Просмотров 321 тыс.
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12