Тёмный

Left Hargeysa When I Was 10 - Markan Soo Qaxnay Waxan Ahaa 10 Jir 

Khadar Baashee
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 57 тыс.
50% 1

Left Hargeysa When I Was 10 - Markan Soo Qaxnay Waxan Ahaa 10 Jir
Ahmed Mohamed Guled left Hargeysa when he was 10 years old.
He went back to Hargaysa as a young man. He later on lived for a while in England.In this video he will talk with us about his life in the diaspora and back home.
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Axmed Maxamed Guled isaga oo 10 jiir ah buu kasoo qaxay Hargeysa.
Wuxu ku labtay Hargeysa isago dhalin yaro ah.
Kabacdi na uu gudbay ingiiriska halkas oo mudo kusoo noola
isaga ayaa bari inoga waramay noloshisa.
Any questions/suggestions/tips ?
Instagram ►►► / ​
Facebook ►►► / kudhufo.ent​
Tiktok ►►► www.tiktok.com...
Email ►►► kudhufo.ent@gmail.com

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 215   
@iskufilanbeauty
@iskufilanbeauty 3 года назад
MashAllah I love his story & his smile. I really appreciate the Somalis who were the first to come and live outside of Somalia/Somaliland. They really worked so hard and paved the way for other Somalis after them to become successful too.
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 3 года назад
Mashallah beautiful stated sister. May allah bless you my queen
@abdulrahmanzaksido5150
@abdulrahmanzaksido5150 3 года назад
@@mrhassanali3297 afsomali ku hadal wll Ha iskala wenan wa afkaaga Hooyo
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 года назад
@@mrhassanali3297 haye maanta waa sidee dareenkaagu.?? Ma kii uun baad tahay mise waxbaa iska kaa badalay. 😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 года назад
@Haroon Jama cabaadka jooji😂😂😂😂
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 года назад
@Haroon Jama halkee ku damqanaysa??.🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾
@maxamed7258
@maxamed7258 3 года назад
I accidentally found one of your videos and went to your channel found this video. Amazing stories. Thank you!! Keep up please do more videos. Our story is similar-I’m from Hargysa and living qurbaha for 25 years.
@saidbashir3335
@saidbashir3335 3 года назад
Masha allah muuqaaladan sowbadi wll
@MA-qt3ib
@MA-qt3ib 3 года назад
Kudhufo thank you for this, this is so interesting, it is a great way to document the stories of somali migration stories. Very positive channel.
@nimolanger4473
@nimolanger4473 3 года назад
Ich freue mich das du mein grußen Bruder interviewt hast. Es gut wann die Somalische Menschen erfahren wie das Leben in Europa ist und welche Erfahrungen man gemacht hat. Mit freundlichen Grüßen Nimco M. Guled.
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 3 года назад
Nimco dheeray
@AliAli-zq2mu
@AliAli-zq2mu 3 года назад
you're doing great work my brother, keep going! Very insightful videos, especially for those who grew up in the west.
@fulfunymygrateful8954
@fulfunymygrateful8954 3 года назад
0
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 3 года назад
Good story, I quite enjoyed the content! Thanks 👍🏿
@elmidini1390
@elmidini1390 4 месяца назад
1998 baan galay comebkaa sholbach waa meel xasuusbadan igu leh it wos long time memory
@khadraabdullahi5477
@khadraabdullahi5477 3 года назад
Mansha allah afsoomalisa ayan ka helay dadki shalaya imidna afsoomaali ayay iloobi
@vector_vector__
@vector_vector__ 3 года назад
Reer waqooyigu SOMALI adag ayay leeyihiin .
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 3 года назад
Amba 30 sano Norway. From Hargeisa to dulcad to Norway 1990. Waxan mooda in An anu sheekenayo
@zaki7231
@zaki7231 3 года назад
Skjera kompis. Amba sidoo kale from Hargeisa 1993 to Norway ilaa iyo hada
@OHH2004
@OHH2004 4 месяца назад
Dulcad Boy I remember first time I went Dulcad camp ⛺️
@anabhussein9209
@anabhussein9209 3 года назад
Masha Allah masha Allah he is right where you grow up is your home. Also is beautiful story.
@MalaCVB
@MalaCVB 3 года назад
Ma sha allah great story thank you Kudhufo keep going
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 года назад
Waa waayo aragnimo dad badan wadankii joogaa wax tareysa waad mahadsantahiin oo tuseysaa qurabhaa macanhiisa dhabta ah
@noloshanabdoon5594
@noloshanabdoon5594 3 года назад
Great interview, it’s Full of Information and Storys. I like it . Ku dhufo keep going Man. Abdikhadar from Frankfurt
@KaafiaYuusuf1995
@KaafiaYuusuf1995 3 года назад
Wll soo badi somalidii hore ee jarmalka waraysigooda 🙏👌
@hadermmj832
@hadermmj832 3 года назад
Asc Salaam kadib Masha Allah yarku aadbuu caaqil u yahay mida xigta mir quru kuma uusun hadal luuqad kale min bilow ilaa dhamaad afkii hooyo ayuu ku hadlay ,halka kuwa dalkii jooga ay u heystaan luqada kale in lagu jano tagayo ama ruuxaan garan uu jaahil mugdi kujiraa yahay. Guul ayaan u rajeynayaa asaga iyo qoyskisaba Aduun iyo Aaqira .
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 года назад
wllhi arintaasi bogaadin buu mudanyahay walaalkeen
@MullaMadar
@MullaMadar 3 года назад
I laughed when he said I returned to my hometown where the birds even knew me😂🤣 you are funny my brother wherever you are God bless you *KU DHUFO CHANNEL* You have become the first channel to prepare an interview ancient peoples who entered Europe a long time ago it was a great need for such interviews like this waxaan rajeynaa inaad inoo badin doontaan insha allah HOREY U SOCDA SAAXIIBAYAAL
@MA-qt3ib
@MA-qt3ib 3 года назад
But he is right though, you matter to those who love you
@homerkmsimpson
@homerkmsimpson 3 года назад
Nice content since you ve started !
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 3 года назад
Asc Ahmed mohamed guled hiro soco waxan daganahay Bayern 👍👍👍
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 2 месяца назад
Mashaallah
@Mmy713
@Mmy713 3 года назад
Waaaaw 12 October niyow malaha isku class ayaynu ahayne magacaaga ii soo sheeg waxan joogaa Uk 🇬🇧
@ahmedguled9810
@ahmedguled9810 3 года назад
Ahmed Mohammed Guled
@Mmy713
@Mmy713 3 года назад
Reer Goljano miyaad ahayd
@ahmedguled9810
@ahmedguled9810 3 года назад
Haa
@ahmedguled9810
@ahmedguled9810 3 года назад
Caga baaskiil ayaa aha mamulaha iskuleena
@عبدالكريماسدى
@عبدالكريماسدى 3 года назад
Ninka ani meelbanu u wada qaxnayey horohaadley
@abdimuhumed735
@abdimuhumed735 3 года назад
Man sha Allah !!!
@NomadConsultant
@NomadConsultant 3 года назад
Great video Walal and thank you for sharing this 👍🏽👊🏽
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 года назад
Thanks wll
@inayain3240
@inayain3240 3 года назад
Wlhi waraysigu waa fikrad fiican
@farahninwayn7734
@farahninwayn7734 3 года назад
Mnsha Allah kaluun ayaanu cuni jirnay ayuu yiri he is fanny 😂😂😂
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 3 года назад
Msha Allah masuul
@TheAMINAW1
@TheAMINAW1 4 месяца назад
We all were one Somali until the British broke us up. My father is from the Isaaq tribe in Somaliland. Our great poet and warrior Hassan fought the British and prevented them from making Somalis slaves as they did in West Africa. We fought the Portuguese to, and all other invaders. We are Somalis it is the blood line even though we came from different Tribes that has broken up into clans. We have been fighting for centuries petty of us over land that is already ours. The land belongs to all Somalis and Somalis only. My people are 200 years behind they think they are still fighting with swords. Now we have three armies with guns and bombs, pirates and planes. We are capable of wiping each other out for good. The British were wrong, Barre was wrong, and the killing of civilians were wrong. The splitting us up is wrong. All Somalis should be independent and help our country grow strong, rich and peaceful. We may have a love and ancient hatred for each other, from centuries past.That can only change for the better in time. The question is when? It is now 2024, I feel this year or 2025 this epic saga, this generational conflict will climax, this old story will end for the better or worst. However, we do have to live on the same land, and share it because, it is not yours, mine it' is ours. Separating and telling Somalis they are not Punt Lander's or Somalilander's or Somali, and they can't go here or there is wrong. Selling our land to non Somalis is wrong, and it is stealing from the Somali people. The Ethiopian MOU deal with Somaliland hasn't gone through as of yet, and if Ethiopia insist on stealing or invading our land it will be war. Honor Hassan and Huru/Horus and come together and live and let live in peace. You can't run or hide from your blood line. We can't deny that we are all Somalis. Although we embrace Allah, but we come from the god of the underworld Pluto, who has never left us. We have been living on his dark side lets change for the better, and live on his bright side moving forward. I burn a candle to honor Hassan and Huru/Horus my and our ancestors every night. Peace!
@mustafeMS
@mustafeMS 3 года назад
Waraysi fiican Gut gemacht
@fadumojama22
@fadumojama22 3 года назад
Walahay waxan kayabay macalinka uskaday haydin tabtenecajiib
@ahmedsharmake3825
@ahmedsharmake3825 3 года назад
Masha alaah soo badi insha alaah wareeysiga somalidii hore ee jarmalka
@TheBabyymonkey
@TheBabyymonkey 3 года назад
Keep going!
@Sama-tj7wk
@Sama-tj7wk 3 года назад
Ma sha Allah very nice👍🏾👍🏾👍🏾☺️
@niciimaali7629
@niciimaali7629 3 года назад
Mansha Allah abtigay qali alle ha ku xafido💞
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 года назад
Mida kale xasuusta kamaa lumin sawridii caruurnimadan waa haayaa maansha allaha
@twitchdaada_sk7953
@twitchdaada_sk7953 3 года назад
Waa sheeko fican masha allah keep going #Khudhufo Channel ❤🇸🇴
@nimcocabdi3881
@nimcocabdi3881 3 года назад
Dugsig 12 October waa iskulkaan dhigan jiray waxan dhameeyaya 1986_1987 waxan ka sareeyaya 5 sano
@ruboxasancilmi6931
@ruboxasancilmi6931 3 года назад
Masha Allh
@amalayuu3965
@amalayuu3965 3 года назад
Anigu 2007 ila 2008 ayaan dhameyey gacmodheeree
@mohayare7982
@mohayare7982 3 года назад
Masha Allah dadkanoo kale waxbaa laga dhaxlaa dhalinta kunool GERMANY dadkaan halala shekeysto
@sumayamuhumed1678
@sumayamuhumed1678 3 года назад
Woww!
@abdirahmaanmuhumed678
@abdirahmaanmuhumed678 3 года назад
Amazingggg
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 2 года назад
Mash allah ilahay cimariga hakuu barakeyo
@mohayare7982
@mohayare7982 3 года назад
Kudhufo channel sxp waxbadanaa kafaidnay keep going
@historynerd7549
@historynerd7549 3 года назад
Mansha allah May Allah bless you
@Somfox1
@Somfox1 3 года назад
Hargeysaay Hirdooglaay , hoobaan bislaataay .. Hargeysa is a fast growing capital city all around africa , where there is peace , stability , peace and love
@saeedofficial
@saeedofficial 3 года назад
Soo badi wll videos ka noocan ah
@maryanahmed1781
@maryanahmed1781 3 года назад
Reer ingriis hadaaan nahay khaati baan ka joognaa somali yurubta kale kasoo qaxda hadhowna ingriiska caayaya plz yurubtiina jooga
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 3 года назад
Maa shaa Allah
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 года назад
Ma.sha.allah.allah.famligada.ha.kuu.xafido
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 года назад
DALKEENI JMH SOMALILND MNTA WA NBD DAWLADNIMO DIP U DHIS XORIYAD FAQASH IYO ILMA AFWEYNE WAAN KA ADKAANEY ALXMDULILAAH AQOONSIGII ILAAHEYNA WAANU HEYSANA KII DUNIDANA WAAN SUGEYNA GUUL QARANKA BARAKEYSAN EE JMH SOMALILND
@hamdi7738
@hamdi7738 3 года назад
Waanka helay muuqaaladiina maraykanka maad soo gaarsiin kartaan wareysiyadiina? Soomaali badanbaa halkaas ku abaajidaye
@OG_Dutch
@OG_Dutch 3 года назад
Im 39 never seen somalia
@umimohamed2323
@umimohamed2323 3 года назад
Maskiin, don’t worry 😉 You will see one day
@zaki7231
@zaki7231 3 года назад
Wiilku wuxuu yidhi 2004 ayaan Hargeisa tagay, wuxuuna ka soo laabtay dhamaadki 2007 balse qoraalka ama textka 2017 ayaa ku qoran... just to point it out.
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 года назад
THX
@miimiabdi7281
@miimiabdi7281 3 года назад
Mansha allah
@ahmedabdi4635
@ahmedabdi4635 3 года назад
Meel Walba Ood Joogtaan Alle Haydin Ilaaliyo Reer Somalilandow' Ma Jirto Meel Anka Jecelahay Somaliland Iyo Shacabkeeda lkn Waayuhu Wuxu I geeyay Dal Shisheeye
@umumuna2441
@umumuna2441 3 года назад
Sido kale wlo 🤍👋
@EngYounis
@EngYounis 3 года назад
Somalia inteda kale na masuul
@jamachassan2567
@jamachassan2567 3 года назад
@@EngYounis suashaa maxaad uwaydiin waa niman wax tirsanaya
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 года назад
Berbera kaalay ila jilaab kaluunka saaxiib, dekedii Berbera walahi waa masha Allaaaah
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 3 года назад
Sido kale walalo
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 года назад
Manshalaah walaale
@Dhool2016
@Dhool2016 3 года назад
Masha alah
@famfam4729
@famfam4729 3 года назад
Dhulka ilaahey ayaa leh amba london ayaan ku soo qaatey nolosha inteeda badan in ka badan 30 years meel aan dunida ku doorsan lahaa ma jirto ..mar aan tagey jermalka waan dhameysan kari waayey intii aan ugu talo galey hana caayin uk waa meel sharci iyo kala danbeyn leh walaalkayow
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 года назад
Ninba malaxdii lamacaan ....uk wa runti wa africa ..waa meel wasakh badan ....wa ado Indian jooga😁😁
@abdialiahmed668
@abdialiahmed668 3 года назад
Wasakhda ingiriiska wa lawada ogyay ee waxba hacadhoon
@famfam4729
@famfam4729 3 года назад
Ma cadhoonayo oo qofba waa aragtidii waxaa uun aan bayaaninayey walaaladayow qofba waa meeshuu ku koro meeshaa aad idinku amaaneysaan ilaahey wuxuu igu ogyey inaan soo goostey tigidh dagdaga qofba meeshuu joogo ilaahey ha inagu wada xifdiyo
@bilana289
@bilana289 3 года назад
Fam Fam Waa runtaa 🇬🇧 oo keliya ayay somalidu timaada iyagoo Europe ka yimid
@abdirazakessa5887
@abdirazakessa5887 3 года назад
12 oktoober waa schoolkaan dugsigaygii dhexe ka baxay,Gacma dheere waa bacda Nebi,maclimiintii shaqada qaran waxaan ka xasuustaa,xasan jidhi oo ciyaal gol jano ahaa
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 года назад
❤️❤️❤️❤️I LOVE YOU ❤️❤️❤️❤️ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️I LOVE NABI ❤️MUHAMMAD SALALAAH ❤️CALAYH ❤️WASALAM ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@amiinofficial4364
@amiinofficial4364 3 года назад
Mant dulcad yaa garnay way yar yahiin dadka garnay an harta sheekh ayay uu jirta 4km
@Quendahabsan
@Quendahabsan 3 года назад
Anaa garanaya kuna dhshy 😌
@amiinofficial4364
@amiinofficial4364 3 года назад
@@Quendahabsan imisa sano ka hor
@munaofficial1689
@munaofficial1689 3 года назад
Anaa garanaya ilaa buushaale
@sscboy3547
@sscboy3547 3 года назад
Allihii dulcad iyo daroor na dajoow adaa daayinee dib noo celi soo maaha
@samedcomedy
@samedcomedy 3 года назад
🙌🙌🙌🙌
@hamzik2255
@hamzik2255 3 года назад
Shimbirihu iga yaqaaneen xita funny🤣🤣🤣
@monkmodemalik8225
@monkmodemalik8225 3 года назад
Man I hope people that don’t speak somali did not take that the wrong way.. birds can mean something different in England!
@hamzik2255
@hamzik2255 3 года назад
@@monkmodemalik8225 let's hope they don't take it serious.
@fadumojama7350
@fadumojama7350 3 года назад
Wiilkan Nimco maxamed uwmaxamuud ma walaakeedbaa
@muxamedcabdiwahaab6812
@muxamedcabdiwahaab6812 3 года назад
Ma jeceshay barashada Qur'aanka kariimka ah. Ma kuu suurtoobi weyday inaad si toosa qur'aanka uga barato goobaha lagu barto, Hadaba walaal Al-Qimah Qur'aan Academy ayaa kaa haqabtiraysa dhamaan daraasaadka islaamka oo uu ugu horeeyo Qur'aanka Kariimka ah. Hadaba iska diiwaan geli Al-Qimah Qur'aan Academy. Casharada ku baro sitoos ah adigoo isticmaalaya Imo, Skype ama whatsapp. Fadlan guji Linkigan hoose si aad isu diiwaan geliso. chat.whatsapp.com/EVTr28c0ZGsDED0HrJ7sDO Mahadsanid.
@bilana289
@bilana289 3 года назад
🇬🇧 ha caayin weli lama arag qof 🇬🇧 ka tegey oo 🇪🇺 dib isaga dhiibey markaa ha caayin 🇬🇧
@saeedbuni2567
@saeedbuni2567 3 года назад
Inaadeerooo Germany dadagan jiray
@khalidjama4280
@khalidjama4280 3 года назад
Haai Happen
@عبدالكريماسدى
@عبدالكريماسدى 3 года назад
Ninkani meel ayanu u wada qaxnay ciwaanka ayan arkay wali hadalin ma wada dhagaysan inta comments qoray ey
@OHH2004
@OHH2004 4 месяца назад
Shimbiruhu nayaqaaneen xataa 😅😅
@calixoogsade4368
@calixoogsade4368 3 года назад
Good stories to be honest. In fact I watched most of the videos of this channel and they’re good but it’s just reflects and idea which the average Somalis have. oo ah imisa sano aa jooogta qurbe ama xilima soo gashay qurbaha.
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 года назад
Thank you very. much for your feedback, that was my goal to show the life of the average somali
@calixoogsade4368
@calixoogsade4368 3 года назад
My gratitude to you as well . Wish you all luck.
@diliwo
@diliwo 3 года назад
Waxaaan joooga libya videogaaana xabsiga ayaaan ku dhex daaawanaya rafaadka ninkaan ka muuuqdo markaan arkay barkinta xabsiga aaaba iska dheereestay
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 года назад
Beenale
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 3 года назад
Astaghfirullah ilaahay xabaiga libiya mxd u waydiisan video laguma daawadee waa cadaab yar allah nama tusee
@niciimaali7629
@niciimaali7629 3 года назад
Barigaa aad timi anaa ku soo dhawayn lahaa lkn sorry marka wn yara
@caliyalhoo
@caliyalhoo 3 года назад
Good point noloshu waa korimads meeshad ku qaadatay ani America age 12 an ku imid 1994 Somalia more than 6 times an ku laabtay 2 weeks kabadan ma joogi Karo ticket kaga dib an u bedelaa soo laabta boring
@adams8968
@adams8968 3 года назад
Wale waan kala duwanahay I find qurbaha very boring
@Zamzam-we2wt
@Zamzam-we2wt 3 года назад
👌👌
@hydoffdhagaweyne1037
@hydoffdhagaweyne1037 4 месяца назад
Why does he have scars on his face? Possible gang activities??
@mrkan3556
@mrkan3556 3 года назад
Qofbaad tahay la tabaayay #KUDHUFO! Dadkaasi waxay tabayeen qof maruun wax waydiiya si ay Wixii #Waayo iyo #Wacaal ah ee ay usoo joogeen bulshadooda ula wadaagan.
@ramlajama8355
@ramlajama8355 3 года назад
Dee Germany waxay ku xuntahay saga dukaanada iyo cuntooyinka xalasha ah ma haystaanengriiska was wadanka ugu dhaqqlobadan yurub ughuna dadbadan 28countyy weeye iyo ingiriiska waxaas oo dhan cunto xalallaha ma helaanama cunto freshahengriiska adeer dadka jooga ayaa ka dhigtey waxoogaa xalaal30kaa sano dhiib xalaal Ahmad aragyurubna ingriiska ayaa ugu dukasno badan ugu dadbadanugu Muslim badan ugu dhaaqlo badan dhowr wadanbaan tegaywaxay cunayaan Malala ito xaaran kala garanmaysid
@abdiqani396
@abdiqani396 3 года назад
barnaamijyo fiican ayaad keenteen ee balaadhiya guud ahaan jarmalka ilaa Austria wadamada isku afka ah
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 3 года назад
wll galabta ayaa chanalkaaga iiga hor ahayd hal abuur cajiiba ayaad la timi halkaa ka wad wallaahay waa loo baahan yahay waayo dadka xogo badan iyo qisooyin ayaa ku duugan xataa hadii aanads muuqaaal wofka ku helayn tellwphone lala hadal mahbadsanid
@saidsamatar5704
@saidsamatar5704 3 года назад
Waa Nin Rag ah, Luqada uu ku Hadlayo ayaan aad uga helay, Reerka Reer Waqooyiga la yiraahdo Soomaalida waa ka Fiican yihiin, Hadii Gabar Jarmal ahi Dhasho Soomaali ayay ku Hadlayaan.
@deeqoali57
@deeqoali57 3 года назад
30 sano wa waqti yar dadba ku jabey horta
@QASAAID
@QASAAID 3 года назад
Somaliayey suaal Ayan wata sharciga jarmalka bixiso iska nolow ah passport ma wata sida Kan 3 sano cml sharciga iska nolowga ah Hadu Ka dhaco halki sano un malagu Sina mise kabadan
@adams8968
@adams8968 3 года назад
Injiriska aya ka wanagsan jarmalka kuligina wa igu raacsantihiin.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 года назад
8da bisha, Laada Farmaajo- Fahad-Beyle-Mursal-Khadiijo-Wasiir Jamaal-Wasiir Dube-Mahdi M. Guuleed Khadar-Xijaar Baliis.
@hollaatme2991
@hollaatme2991 3 года назад
War ninkani waa nin dayaansan taatabashada cadaanka sidaa jaahil uma adeero kadaa germany cayarta
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 года назад
Waarun adu mala shalay ba timii ama magalo weyn bad daganayd ....wazan ushegayo waruun tuuloyinka cadanku sidaas bay odhan jireen ....xaata habla yaryar suaalo layaable ku weydinayeen
@Istahil416
@Istahil416 3 года назад
dadka dalka joogow qurbe qiimo ma leh, dalkaaga waxka noqo oo ku faa'id una faa'iidee dadkaaga.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 года назад
Kani WAA mid beenbadan waqtigii UU dhashey iyo waqtigii school dhameyey isma helanan Ninkani WAA mid AAD u daaley balwada WAX tarimayo WAA xabsigii SOMALIA Waxa UU KU badashey xabsiga qurbaha
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 года назад
Is this the same guy who is married to that extremely annoying girl on RU-vid & Twitter who is always saying anti Somali things? I believe she claimed her husband was Ciidagale and this guy looks just like him.
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 3 года назад
your comment is also annoying, what do you mean anti Somali?
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 года назад
@@burcaawidb5170 She hates the Somali people. She hates herself. She says a lot of dumb insecure things. Not clan or regional based as you probably assumed judging by your response.
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 3 года назад
@@KalelaChannel got it, and you are spot on about my assumption .
@simba1418
@simba1418 3 года назад
@@KalelaChannel why tho ?
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
@@burcaawidb5170 Your energy changed immediately when you realized she didn t come from your tribe and she attacks Somalis in general. Your sick in the head Walal Rabbi Haku Caafiyo 😏🙄
@aliahmed4351
@aliahmed4351 3 года назад
anigu 30 kahor ayaan jarmal soo galay kamks shegayo ayaan soo maray ma arag wax madow la yabaa arintasi ma aha mid jirta
@kaamildhako6978
@kaamildhako6978 3 года назад
Dalku waa wayn yahay
@mohamodibrahim8758
@mohamodibrahim8758 3 года назад
Axmed Maxamed Guleed Faarax maanshallaa. Waxan nin aabbahaa ay ku wada xidhnaayeen Baraawe iyo Laanta Buur. Maxamud Faarax Somali baa lay yidhaa markii horena reer Berbera ayaanu isku ahayn. Maanshallaa waan ka helay sheekadaa waayo aragnimada leh. I will continue watching your RU-vid channel. Keep going forward adeer.
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 3 года назад
Sheeko qaxooti xiiso uma hayo waayo somali dhan baa qaxooti noqday wax kale kena
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 года назад
Maxay qaxooti ku noqdeen. Mar kale inaanay qaxooti noqon waa inaad ka shaqayso, iska indhatir raganimo maaha
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 5 месяцев назад
.ha.ilaabina.faqash.isaaqow
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 2 месяца назад
Somaliland
@QISOOYIN353
@QISOOYIN353 3 года назад
Horay usoco walaal content yaashaada aad ayee u wanaagsan yihiin waakula socdaa ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-TCy5t5uk_zY.html
@AhmedAli-yl6wv
@AhmedAli-yl6wv 3 года назад
War wariyahu waraysii xuma
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 года назад
maxaad diidey jalle waa dad si nadifi ah u shekeysanya mise Hargeisa u ku dhashaad ka xuntahey wax dhaliil ah ma laahaa mise qabiilak inla waaydiiyaa kaa maqan kkkk
@shaafiahmed6261
@shaafiahmed6261 3 года назад
😂😂😂
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 года назад
@@abdullahiomarali5241 qarba lahjaada iyo meeshu kaso jeedo markay arkeen negative bilaabaya dadkan somalia siyasada iyo nolaasha kaale aya iska khaldan
@AhmedAli-yl6wv
@AhmedAli-yl6wv 3 года назад
Abdullahi Omar Ali hargaysii waa magalo sharf leh Ee waxan u jeeda had iyo goraale waraysiigi wuxu ku qurux badan yahay sida loo dhiigo
@mussemohamed3895
@mussemohamed3895 12 дней назад
Beenaale waaye ee ha dhgeeysan
@xareed1
@xareed1 3 года назад
kaw reer xamarku amxaarsanaa diyaaradii ba na rushaysay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
War Cuqdad Baad Udhimaneeysaan Ee Waxaas Iska Iloowa Oo Horay Ugu Socda. Acuudubilaahi 🙄🙄
@xareed1
@xareed1 3 года назад
@@Cici_mimi hhhhh halaydinka helo idinka
@ayaanyusuf6792
@ayaanyusuf6792 3 года назад
Hhhh
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 3 года назад
Dadkii laayay waqooyi Waxay ahaayeen dad reer waqooyi oo calooshooda u shaqaysto
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 года назад
No waqooyi Say somaliland
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
Waa Waqooyiga Soomaliya Huuno 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 года назад
@@Cici_mimi huuno waa af somalilander waxaanay lamacno tahay honey Muqdishona waa casimada labaad ee dalka aynu walalaha ee Kenya 🇰🇪
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 года назад
SOMALILAND baa la dhahaa dhulkaad u dhalatay. Maxaa ku helay nin weyn baad tahee!!!
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 года назад
Somalilandta beenta ee ingrisku sameeye miya dhuul ah yaab
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 года назад
@@SNUFFED2ROLLs you can spell SOMALILAND very well!
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
@@dalkaygahooyoorag5594 Maamulgoboleed ok....
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 года назад
@@Cici_mimi halkeed ka hadashay adeer?
@BUUHOODLE
@BUUHOODLE 3 года назад
Iidoor ku ma diyaarad bay ku riyoodaan duqaynaysa kooda yar iyo kooda waynba diyaarad been ah uun bay ka sheekeeyasne
@fardousahmed4850
@fardousahmed4850 3 года назад
Tariikh jirta wye wax been ka sheegayasn ma jirto hadad tariikhda aqoon iska aamus cunsiriyahaw
@BUUHOODLE
@BUUHOODLE 3 года назад
@@fardousahmed4850 huuno tani waa taariikhdii yuhoooda oo kale teeda kale somali waa iswada dishay isaaq ma gabar baa waxay cuqdadan haysa Aniga kula hadlaya xamar baa la iga eryaday ilaa xuduuda Kenya 🇰🇪 ayaa la iga talaabiyey hawiyena cuqdad uma qabo waa walaalahay somaliyeed ragu waa dagaalaa dabadeed heshiiyaa laakin duriyadu way cuqdadadaysan tahay mida kale aanigu waxaan ahay nin RÉÉR samatar ah oo qudhac raamaale ka yimid cunsurinimo qof Somaliyeed umahayo
@fardousahmed4850
@fardousahmed4850 3 года назад
@@BUUHOODLE Adigu wax jiraa ha isku dayin inaad dafirtid Hadad adigu iska ilawday oo dhib kaa soo marin dadbaa jiraa ku wayay dadkoodu oo anigu ka midnahay markaas mxd u odhan diyaarad bay ku riyoodeen been ah??
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
@@fardousahmed4850 Xasuuuqii Hawiye Uu Darood Ugeeystay Iyo Saqiiirkii Ee dooxeen Iyo Kufsigii, Rafaadkii Iyo Waddankii Dhamaa Ee Soomaaliya Ee Africa Ugu Horeeeyay Ee Hawiye Burburiyeen Miyaaddan Aqoonin Taariiqddaas? Teedakale Siyaadbare Markuu Majeerteenkii Kursiga Kulaheeystay Uu Xabsiga Wadda Dhigay, Gaalkacyo Oo Wagaas Miyi Aheeyd Buu Amar Kubixiyay Militariga Soomaaliya In Reer Miiyiga Majeerteen Ka Masaakiinta Ah Laduqeeyo Oo Barkadaha Madaafiiic Looga Garaaco. Xasuuuq Aad Ufoolxun Buu Ugeeystay. Waligaa Arki Meeysid Majeerteen Leh Odaygaas Dhintay Baa Saas Noo Geeystay Ee Soomaaliya Waanu Ka go'eeynaa. Walal Waxiiinu Marakan Waalagu Daalay. 30 Sanaad Cuqdad Iyo Calaacal Bilaa Yacni Ah Lasoo Fadhidaan Acuuudubilaah 😏😏🙄
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 года назад
@@fardousahmed4850 Horta Daaroood Xasuuuqa Loogeeystay Wax Lamidda Maad Aragteen? 🤔🤔🤔 Ilaa Iyo Hadda Guryahii Dadkiii Darood Lahaa Ee Qaarna Inta Lagu Dhex Dilay Lagu Dhex Aasay Beey Ilaa Iyo Hadda Daganyihiin Hawiye. Qaarna Xaraantii Umaddii Darood Kaqaxeen Ilaa Iyo Hadda Ku Ilmo Dhalaan. Wallaahi Reerkiiinaan Reero Yuuso Unbaad Tihiin Walacuuudubilaah. Calaacal Iyo Cuqdad Iyo Yuuus Aan Dhamaaneeyn Waa Dhib.
@edmo8912
@edmo8912 3 года назад
Markuu yidhi diyaaradaa na daba socotay oo na rushaynaysay, he reminded , the fucker siyaad bare, naarta ku fagow 😐🖕
@afro-nordicvoice7105
@afro-nordicvoice7105 3 года назад
Oo adna siyaad ma soo gaadhay? 😀
@casarduulofficial8484
@casarduulofficial8484 3 года назад
Waxaanad usoo joogin haka hadlin wayo qow walba si kale ayuu wax i shega marke naarta furaheeda mahaysid janada sidoo kle ee taada ka fakar taada bari aabe iyo hooyo ku oran doonta
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 года назад
@@casarduulofficial8484 walahi anaa dhex joogay oo dharka cad waan tuuri jirnay waayo diyaarada ayaa muuq dheer uu siin jiray. Wuxuu ka sheekaynayo walahi shalay oo kale ayey ii tahay. Maanta Berbera oo siraadan baan joogaa. Orodbaa la igaga saaray shalay maantana kii baa I leh ma dhisan kartid deked, waar Somali waa nacab. Xabashi baa nooga dhow qadaadweyn.
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 года назад
Idileey fariideey anaa dhex joogay maalintaa maantana Berberaan joogaa, qadaadweyn dib isu arki mayno.
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 3 года назад
Calm down sister. Dont speak to a dead person like that. Allah is the best judge and he will judge Said Barre. Fear Allah
@muxamedcabdiwahaab6812
@muxamedcabdiwahaab6812 3 года назад
Ma jeceshay barashada Qur'aanka kariimka ah. Ma kuu suurtoobi weyday inaad si toosa qur'aanka uga barato goobaha lagu barto, Hadaba walaal Al-Qimah Qur'aan Academy ayaa kaa haqabtiraysa dhamaan daraasaadka islaamka oo uu ugu horeeyo Qur'aanka Kariimka ah. Hadaba iska diiwaan geli Al-Qimah Qur'aan Academy. Casharada ku baro sitoos ah adigoo isticmaalaya Imo, Skype ama whatsapp. Fadlan guji Linkigan hoose si aad isu diiwaan geliso. chat.whatsapp.com/EVTr28c0ZGsDED0HrJ7sDO Mahadsanid.
Далее
Life Of A Nomad Somalia - Nolosha Miyiga Gaalkacyo
14:08
The Minister's Millions I Al Jazeera Investigations
25:12
100 Years Old in Hargeysa  - Ayeeyo Boqol Sano Jir Ah
10:25
My Life in Mogadishu (60's) - From Miyi to Magaalo
11:32
Maxaa ka jira The Royal Hotel, ee Hargeisa "Wareysi
12:39