Тёмный

Life Of A Nomad Somalia - Nolosha Miyiga Gaalkacyo 

Khadar Baashee
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

Life Of A Nomad Somalia - Nolosha Miyiga Gaalkacyo
In this video Bashir is talking about his life as a nomad.
He grew up near Gaalkacyo Somalia. He tells us about the struggles
he faced, the dangers and the beautiful side of that life
---------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Qaybtan Bashir wuxu inoga waramaya noloshi miyiga iyo siduu u soo
koroy iyo dhibatada miyiga.
Any questions/suggestions/tips ?
Instagram ►►► / ​
Facebook ►►► / kudhufo.ent​
Tiktok ►►► www.tiktok.com...
Email ►►► kudhufo.ent@gmail.com

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 153   
@RasKay09
@RasKay09 3 года назад
I am Afar tribesman of Eritrea, I have lived similar life growing up...our lands are even harsher than Somali lands...Nomadic life is the best and I am tired of western life. I will go back soon
@Global.Nature1
@Global.Nature1 3 года назад
There is no money there you have to say thank to the people who offer batter life
@Global.Nature1
@Global.Nature1 3 года назад
The problem is us we are the one who killing each other for nothing don’t blame someone else
@villasomalia1756
@villasomalia1756 3 года назад
No place like home Somalia
@Amy_omer
@Amy_omer 2 года назад
This is the story of my mother who lived half of her life as a nomad in the area between somaliland and Ethiopia, she was 18y.o when she got married and left to cadan to go to my father and since then she didn't come back to miyiga.. She is now more than 60 years old mashallah
@saidbulale2741
@saidbulale2741 3 года назад
💯 BEST Somali RU-vid channel.....I have been in the UK for 37 years
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 3 года назад
I understand all he's saying and still reading the subtitles 😄😂😂
@Omarj1986
@Omarj1986 3 года назад
Lol same. I had to look away to just appreciate the story.
@NoorAli-km2hm
@NoorAli-km2hm 4 месяца назад
Same to wlhi🤣
@salmaa2871
@salmaa2871 3 года назад
I want to go back to miyi , my story is kind of similar, i went trough evrything he said and more.. And i left when i was 9 or 10, And being in Europe 24 yrs, my heart never left miyi and i never had the same tranquillity that i once had in miyi here in Europe. i always wanted to go back, my heart NEVER settled in these Godless Nations.. may Allaah makes easy for us Amiin ya RABB ya Allaah.
@salmaa2871
@salmaa2871 3 года назад
@@jikadanora4023 La Ilaha Ila Llaah, somali odhan ma cuntey ufurten yutub?. Subhaan'Allah
@saciida360
@saciida360 3 года назад
What does miyi means?
@hamzayouareawesome253
@hamzayouareawesome253 3 года назад
@@saciida360 miyi means countryside or maadiye!!!!
@salmaa2871
@salmaa2871 3 года назад
@@saciida360 it means nomads/nomadic being nomadic😁
@geesigadhulkahooyo2551
@geesigadhulkahooyo2551 3 года назад
@@salmaa2871 Inte joogta huno khatar badan ayu so maray
@abuomar4929
@abuomar4929 3 года назад
That is my story too. I left that life in 1969 at about 11 years of age.
@jameschase5715
@jameschase5715 3 года назад
This is my story and more! I left Miyi at age 12. I can relate to this it's very true.30 years later I'm a locksmith based in the UK still go back to miyi.
@moustafaahmad3392
@moustafaahmad3392 3 года назад
Loved watching this! One of the most interesting life histories I've came across.
@bashiryassin7714
@bashiryassin7714 3 года назад
Wlhi waa sheekooyinka dadku ugu jecelyihiin idiinkoo mahadsan wll barnaamijyada caynkaan ah soo badiya
@samiramu3615
@samiramu3615 3 года назад
Mashaallah very beautiful Story👏🏽
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 3 года назад
Masha allah aad iyo aad ayey xiiso iigu leedahay inaan dhageysto sheekadan gaar ahaan nolosha miyiga iyo dhalinyarada
@jameschase5715
@jameschase5715 3 года назад
This brother, very honourable.
@hamzabokah
@hamzabokah 3 года назад
mashaallah tabarakallah that’s a very amazing story‼️
@villasomalia1756
@villasomalia1756 3 года назад
Mashaa Allah beautiful story amazing i was born in miyi
@moismail2675
@moismail2675 3 года назад
Good story and very good quality video and editing.. Keep up the good work 👍🏾
@saidbulale2741
@saidbulale2741 3 года назад
💯 very good editing and set-up 📈 insha'Allah by next year
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 года назад
thanks
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 3 года назад
Nomads don't kill women ,children,scholars and guests〈maganta〉 . that's beauty of our culture
@khalidjama4280
@khalidjama4280 3 года назад
Mashaallah Adeer Bashir beautiful story
@mohayare7982
@mohayare7982 3 года назад
Dad waa dadkii hore Dalna Waa Somalia
@mohayare7982
@mohayare7982 3 года назад
@@jikadanora4023 wakusoo booqday subscribe na waan kuu saray mamo
@HowTo3036
@HowTo3036 3 года назад
Please continue this!!
@100somalilanderburco9
@100somalilanderburco9 3 года назад
I love to watch your channel masha allah. This storey is reminds me of most of my family back in miyi. I am the only one in a western country and what the adeer said is soo true, when you are a Nomad you truely are free and that's the besuty of the miyi as I have learnt. I would love to go to miyi and make a life there insha allah one day so I can taste the freedom.😭😭 All my family are in miyi and I love the simple life that miyi offers.❤
@moismail2675
@moismail2675 3 года назад
Hope you get there and make a great life.🤲🏾 I am looking to the same InshAllah 🙂👍🏾
@salmaa2871
@salmaa2871 3 года назад
same here,. may Allaah makes easy for us Amiin ya RABB ya Allaah.
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 года назад
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن
@mohamedhanad9715
@mohamedhanad9715 3 года назад
I love the story 👍thank you very much.
@magnificentdarwish7956
@magnificentdarwish7956 3 года назад
Me too I left miyi so long ago now I am 68
@fadumaguleed5189
@fadumaguleed5189 3 года назад
Mashaa Allah waa Bashir Deerey Lafoole ayaa iigu danbeeysid
@AblaNur
@AblaNur 3 года назад
This is such a good series. Love this
@MalaCVB
@MalaCVB 3 года назад
Wow ma sha allah great story
@maestrodaes9934
@maestrodaes9934 3 года назад
Masha Allah bro amazing video and a great interview, stories were amazing 👍🏾🙂
@ibadofarah7596
@ibadofarah7596 3 года назад
Mansha Allaah tabaraka Allaah🦋
@ayaanleahmed8981
@ayaanleahmed8981 3 года назад
Walal keep going mar waliba tarikhdaa kaa hadlaya ino so gudbii
@abdirahman6734
@abdirahman6734 3 года назад
Very interesting interview thanks kudhufo keep working
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 года назад
Odaygan waa ugaaz Run ahantii horay u soco dheh
@mos1954
@mos1954 3 года назад
Very nice Channel
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 3 года назад
Nowad sheekada walo bahan yahay please Very good story
@samiramaxame9617
@samiramaxame9617 3 года назад
Wll noo soo badi please video yada noocana 🥰🥰🥰
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 года назад
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ننننن
@abbesson15
@abbesson15 3 года назад
Ninkaan iyo anigu isku taariilkh baan nahay👍
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Waagii sharaf sharafta soomaalidu jirtay ayay soomaalidu caruurta iyo dumarka iyo culimada waayeelka lama dilijirin lamana waXyeelayn jirin Hada sharafi dhimatay
@aliguled2166
@aliguled2166 3 года назад
Beautifull story. Classic somali life
@Cocologs
@Cocologs 3 года назад
Thank you so much... I love these stories
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 3 года назад
Maasha allah asal soomaali
@ugbadm6075
@ugbadm6075 3 года назад
More stories of him please👍
@abdullahdhoore3814
@abdullahdhoore3814 3 года назад
Bashir deerey ayaa layiraa ninkaan ciyaal lafole college ayaan isla Aheyn cayaartoy basketka ayuu ahaa waxid h/gidir sacad ..waakusalaamey bashir derey..
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 3 года назад
Waa runtaa dhoore bashiir deereey ayaa lagu naynaasi jiray waxaa iga khalan in ex orphan xamar laga keenay iyo in uu dharcad ahaa
@abdullahdhoore3814
@abdullahdhoore3814 3 года назад
@@ahmedfarah5718 Saaxib seetahay waxaan u maleynaa inaad ciyaal lafoole ahead adna mar hadii magacawday dharcad iyo orphane xamar ..bal isooqabo ahmadow insha allah
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 3 года назад
@@abdullahdhoore3814 Asc,Dhoore in balance baan ku salaamayaa, anigu waxaan ka mid ahaa dhallinyaradii ku soo kortay, ku soo barbaartay XDhk ee lafoole,waxaana la I keenly 1970kii dabayaaqadiisii. Qiyaas ahaana waxaan jiray 8 Sanno.
@abdullahdhoore3814
@abdullahdhoore3814 3 года назад
@@ahmedfarah5718 Ok ahmed anigana waxaa laykeenay 1973 markaas yaryarka ayaan aheen meeshas ayaa laygu guday..naynaas malaheed xagee joogtaa oo kunooshahay anigu london ayaan degenahay mudo 20sano 8sanona holland ayaan degenaa
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 3 года назад
@@abdullahdhoore3814 Asc Dhoore, salaan sarre ka dib,waxbarshad waxaan dhammeystay 80-81, haatana waxaan muddo 26 sanno ah ku noolahay kenya, waxaa la ii yaqaanay axmeddayib.
@funnyboy5382
@funnyboy5382 3 года назад
Barnaamijyada Nucan ah waa kuwo faa,ido iyo waaya aragnimaba leh waana idinku dhiira galinayaa masha Allah hormar wacan #waxan Ka mid ahay dhalinta Ku xiran ee subscribe gareystay chanalka
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 2 года назад
Maashaa alaahbarakee alow reer mudug
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 года назад
Mashallah dhaqanka miyigu waa dhaqanka dhabta ah 💯 ❤️
@hawoadenmohamed7561
@hawoadenmohamed7561 3 года назад
Waa abtigey ninkaan waa hooyadey ina adeerkeed mashaallah abti waa ku salaamay
@gaala9156
@gaala9156 3 года назад
Asc asxabta wan nisalamay salan kadid. Waxan jaclalahay markale sheeko kale
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 2 года назад
Nosobadiya ader shakadisa wan kahelay
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 года назад
Masha allah bashiir taariikh fiican
@TheLIKKLE12
@TheLIKKLE12 3 года назад
Mashallah daadki hoore nabada ahh 🥰
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 года назад
Dhaqan ka miyiga xiliga barwaaqada u ficnyaha
@wakaazaproduction2995
@wakaazaproduction2995 3 года назад
Waa sheeko aad u qurux badan!
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 6 месяцев назад
Masha allaah
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 года назад
mnsha allah waa sheeko cajiiba
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 года назад
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نن
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 3 года назад
Rag waa ragii hore hadalna waa intuu yiri adeer kheir badan Allah haku siiyo Allahuma aamiin. Allah maxaad dhib badan usoo joogtay hada ka hor baa baadiyaha eedadey ii kaxeeyeysay markey itirahdo geela horsoco waxan dhahaa wuu igu istagi markey gadaal soco tirahdana Allah eedoy dhurwaybaa i cunayah ayaan dhahaa meeshey halsac ku tagi jirtay ayaan lix saac ku tagnay walee dib kaagama soo kaxeeyo gurigiina ayeey tiri sedex cisho ka dib baabuur baa la isoo saaray oo guriga leygu ceshey 😂
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 года назад
Farax mashal mutucalim qali ah mashalh
@homerkmsimpson
@homerkmsimpson 3 года назад
Nice !
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 3 года назад
Masha Allah, Bashiir Deerey . Waa taariikh dhaxalgal ah ,ha socoto ingj.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 года назад
You remind me my awoowe 💘 😻 💜 💛 💚 🧡 bless you ader
@ahmedhuseen743
@ahmedhuseen743 Год назад
Waa nin habargidir ah sacad ama saleebaan saan filaayo
@ibroali5575
@ibroali5575 3 года назад
sidaacaduu uyidhi "Waa dhiman gaadhay wllhy" lol
@caynashejama4561
@caynashejama4561 3 года назад
Ninka oday ah horena muuqaal uuleeyahay waan u daawaday waa nin waayo arag ah
@somreliefsomaliyouthrelief5141
@somreliefsomaliyouthrelief5141 3 года назад
WaYo Arag! 👌✌️
@somreliefsomaliyouthrelief5141
@somreliefsomaliyouthrelief5141 3 года назад
@@jikadanora4023 hye wyhy halkaasi kasi wd dedalka
@fdajnckds7790
@fdajnckds7790 3 года назад
Mashaa allaah
@xamarey8143
@xamarey8143 4 месяца назад
dadka ka ka yimid miyiga oo inkiraaya maqla sida uu ugu faanayo ruuxa soomaaliga ah haduuna isagu ka imaan miyiga aabihiis ama awowgiis ayaa ka yimid miyiga waa sumadii awoowe hadaadan miyi laheyn asal ma lihid gibil cadku meesha ay soomaaliya ka dagan yihiin ayaa sumadii awoogood ah oo waa soomaalimarka waa lagu faanaa ee lagama faano dad waxaa soo baxay xamar ku wada dhashey guuleyso kabtan
@wm9669
@wm9669 3 года назад
Mashallah this guy is interesting. I wonder if he still has contact with his relative
@Zamzam-we2wt
@Zamzam-we2wt 3 года назад
Nice 👌👌
@أحمدحسين-ز3ض9ض
@أحمدحسين-ز3ض9ض 3 года назад
ما شاء الله
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 3 года назад
shekooyinka cadanka ma'ugu sheekeysa siiba wadanka joogto germany?
@hassanhandulle330
@hassanhandulle330 3 года назад
Walhi nolashaas waaa soo mary
@ahmednache8690
@ahmednache8690 3 года назад
Aniga awowgey allaha unaxristo ceel aya kudamay🥺
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 года назад
Noloshada amay ba dhaantay
@mohamedhanad9715
@mohamedhanad9715 3 года назад
Manshaa Allah
@hassanhuhussein14
@hassanhuhussein14 3 года назад
Waa nin weeyn hadane Ciyaalka xaafada ah
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 года назад
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ننن
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 года назад
Good channel 👍
@QISOOYIN353
@QISOOYIN353 3 года назад
Subxaana Allah adeerkan ilaah Ha Barakeeyo masha Allah ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-e336OMAyJME.html
@abdirahmanabdillahi3042
@abdirahmanabdillahi3042 3 года назад
THIS MAN HAS A LOT TO SAY
@cawoxasan9272
@cawoxasan9272 4 месяца назад
Sheeko nuxur leh
@idalahow
@idalahow Год назад
Ninkaan wuxuu ku adkaaday life kaas....
@bashirali4380
@bashirali4380 3 года назад
Lol, waa nolosha Somalida inta badan ku soo kortay welina jirto...wax badan baan kula wadaagaa xagga noloshaas aad sida Wanaagsan uga hadashay.
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 года назад
Mashalh🤣🤣🤣🤣🤣
@aliguled2166
@aliguled2166 3 года назад
I don,t think 50 metres
@cabdiraxmaanstudio206
@cabdiraxmaanstudio206 3 года назад
Qaby labaad ma leeyahay Videogan?
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 года назад
Maalin dambe ayaan so dhigi doona insha Allah
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Odaygan Saw Germany Ma jooga ?
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 года назад
Haa
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 года назад
Oh Maska waan necebahay 😡😡😡
@mahamedali3017
@mahamedali3017 3 года назад
ninkan waxba dalkeena qiimo uma laha
@mahamedali3017
@mahamedali3017 3 года назад
@@qalbihodon721 waa nin rifad le ah aan doonayn cilmiga uu bartay inuu dalkiisii geeyo
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 года назад
Kudhufo Wll subscribe isaar
@mohamedhanad9715
@mohamedhanad9715 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkk
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 года назад
Koofi anan ayu u eg yahay ninkan
@saidrooble5076
@saidrooble5076 3 года назад
Kkkkkkk
@saidrooble5076
@saidrooble5076 3 года назад
Kkkkk adeer waa iga qoslisey wallaahi
@saidrooble5076
@saidrooble5076 3 года назад
Waa rundiis
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 3 года назад
I like the history but I didn’t like the silly noise at background!! Plz didn’t do this kind of thing future video’s,it was so enjoyable but I couldn’t!😡
Далее
My Life in Mogadishu (60's) - From Miyi to Magaalo
11:32
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:24
Просмотров 214 тыс.
sirta nolosha qeybtii 4aad . (lacag iyo hormar ) somali
10:08
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH?
10:05
Просмотров 278 тыс.
shacabka somali
15:45
Просмотров 2 тыс.
Life in chains: the plight of Somalia's mentally ill
11:43
Dhigaalka raga iyo baadiyaha😋
9:01
Просмотров 260 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:24
Просмотров 214 тыс.