Тёмный

Liyaa, xaaskii nabi Ayuub 

Abdulaziz Oogle
Подписаться 430 тыс.
Просмотров 217 тыс.
50% 1

Walaalayaal, waxaynu wadnay qisooyinkii haweenkii wanaagsanaa ee khayrka badnaa, waxaynaan so qaadanaynaa maanta taariikhdii xaaskii nabi Ayuub ilaahay naxariistiisa korkiisa ha yeelee.
Waxaynu la soconaa in nabi Ayuub uu ahaa nin wanaagsan oo Ilaahay caabuda markaasaa Ilaahayna siiyey ubad badan, xoolo badan, adoomo badan oo u adeege, hase ahaatee mar kaliya ayaa nabi Ayuub la imtixaamay isagoo laga qaaday caafimaadkiisii, caruurtii uu dhalay, xoolihiisii iyo adoomadii u adeegi jirayba.
Hadaba waxynu milicsanaynaa taariikhdii haweenaydii nabi Ayuub oo ninkeedii wanaagsanaa la qaadatay nolol cajiiba, dhibtii soo gaadhayna la qaybsatay. Haweenaydan waxa la dhahaa magaceedu waa Liyaa bintu Manshaa ibnu Yuusuf ibnu Yacquub ibnu Isxaaq ibnu Ibraahiim. Waxay kasoo jeedaa qoyskii nabiyada ee reer banu israa’iil, waxaana qabay nabi kamid ah nabiyada Ilaahay, wayna rumaysay oo la qaybsatay nolol raaxo leh.
Nabi Ayuub oo xoolo badan Ilaahay siiyey sidoo kalena ubad badan la siiyey ayey Xaaskiisan Liyaa ay ahayd mid u adeegta daacada iyo raali ahaanshaha ninkeeda. Labadooduba waxay ku noolaayeen nolol barwaaqo oo aanay dareemin dhib ama wax ay kahdaan oo nacaan.
Markay mudo dhan todobaatan sanadood ay wada noolaayeen, ayaa mar kaliya waxa qoyskii ku habsatay masiibo ama imtixaan Rabaaniya, oo uu Allah doonay inuu ku ibtileeyo nabigiisii Ayuub iyo haweenadii nabi Ayuub ee Liyaa. Waxay waayeen xoolihii iyo ubadkiiba kadib markii ay dabayl dab wadatay ay ku dhufatay beertoodii.
Nabi Ayuub oo dhibtaas u dulqqatay oo Ilaahay ku kalsoon ayaa hadana isagii waxa asiibay cudur paralays ka dhigay, oo uu la fadhiistay. Nabi Ayuub wuxuu noqday bukaan jiif ay daashatay cudurkaas halista ahaa.
Haweenaydii Liyaa oo shalay ahayd gabadh boqorad ah oo lahayd xoolo badan, ubad badan, adoomo u adeega iyo sawjkeeda oo u caafimaad qaba ayaa mar qudha ay kusoo habsatay dhibtani. Odaygeedii ayaa dadkii ka yaaceen oo xitaa dadkii ehelkiika ahaa ayaa ka orday ayagoo dhahaya: “Ayuub, waxa loo ciqaabay waa danbiyo uu shaqaystay!” halkan ka akhriso gaaldiid.com/Xo...

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 204   
Далее
Taariikh nololeedkii Saara Nabi Isxaaq hooyadii
31:33
This mother's baby is too unreliable.
00:13
Просмотров 14 млн
skibidi toilet multiverse 042 Trailer
01:57
Просмотров 2,9 млн
Women’s Free Kicks + Men’s 😳🚀
00:20
Просмотров 5 млн
##### qiso:sixirku see kuyimid####
5:03
Просмотров 186
Qisadii nabi saalax (cs) abwaan idaajaa
17:16
Просмотров 3,2 тыс.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
Просмотров 14 млн