Тёмный

MA JIRO. NIN WALSHIS LA RABA NIN FAQIRA LKIN WA JIRA RAG RABA DUMARKA AAN WAX ? 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula 3 месяца назад
Faqiir ha guursanina sababto ah wuu shaqa tagay, markii la diido.
@AymanHassan-d2w
@AymanHassan-d2w 3 месяца назад
Garagu runta ayaa dhibta. Nin adiga waxba kugu soo kordhinayn oo nolashiisa meel ula. Adiga muxuu kuu sheega. Wax barta shaqeesta. Naftiina barta. Isku Filnan caqli ahana gaara💗
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ❤❤❤.بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ❤❤❤اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤
@FaadumiinMaxamednur
@FaadumiinMaxamednur 3 месяца назад
Gabdhooy waxbarta Oo shaqeesta sii lagu dhihi waxba ma qabsan kartid ❤❤❤ noqo gabar maskaxiyan iyo jismiyan ka dhisan
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤
@KhadroMahamoud
@KhadroMahamoud 3 месяца назад
Thanks waa sidaa walaal
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 3 месяца назад
Waa ku waan niman ka raga ah ee mas kax da caa cafimad ka qab taa ku fikira rag is ku ma jiree hal weyadan dhagees ta ❤❤❤❤ masha allh allow noobadai rijaaladaan caq liga u saaxiib kaa masha allsh
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
❤أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ❤🤲
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️❤️❤️اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَ‌ؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ‌ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا‌ ۖغُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲🤲🤲لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ‌ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡ‌ؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ‌ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ‌‌ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَاطَاقَةَ لَنَا بِهٖ‌ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb 3 месяца назад
Thanks Abayo mcn ❤️
@hannahahmed7602
@hannahahmed7602 3 месяца назад
Short term pleasures vs long term success
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 3 месяца назад
Kan dacisalx laleyhy oo noocwalba dumarka ucaayo Mala qayliyo oo raga kacelshan dumarka ar yaab badana nagaha lee loo xogleyhy
@HafzacabdilaahiHafzadugsiye
@HafzacabdilaahiHafzadugsiye 2 месяца назад
Lkn suaaal ayaa yidhi gabdha has somaliya joga wey dhaga xiranyhiin wale waa yaaab wll wax walba waan inagaga horeynaa aqoon iyo wax waliba iyagaaa stress gurayha ku dhex dalee ha daalina dheh😂😂
@زوجةمحمدالتواضع
@زوجةمحمدالتواضع 3 месяца назад
Walshey mcn aniga gabar oo gursan rabto ahy mar dhaw jamcada ban dhigtaa Il tali walshey ❤❤
@han47722
@han47722 3 месяца назад
Dhamyso jamacada hadu kuu ogal yhyna isku wado hawshaada
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 3 месяца назад
Abyo waxaa kula talin lahaa wax barashadada inadan joojin markaa dhamesaneh inaa shaqesatid adan guriga lee ku egaanin
@FaadumiinMaxamednur
@FaadumiinMaxamednur 3 месяца назад
Sistreey balante Waa gabar karti bdn aan xaqeeda la dafir kariin
@maryamisse6494
@maryamisse6494 3 месяца назад
Meesha inaga qaada dumaroow, dayac iyo darxumo iyo duuflaal kadheeroow, yaan doontu kuladagin dabinyaan luguu dhigin dooro dookh adleedahay yaan dabin laguu dhigin. Hadii loobaahdo gabagaa waan badinayaa, sheekadaanan ku dul alifay
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 3 месяца назад
Xmadiyey xbbti ma anaa kaa kumay mise adaan sogalin wayadan ❤
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 3 месяца назад
Somalia gabdhaha qurbo joohta guursadan waa kuwa waxbartay oo jamacaha dhameyay badankood
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 3 месяца назад
Unfortunately 🤷🏽‍♀️ Waa raga Soomaaliyeed wax raadinaya gabadh aan wax’ba Baran.
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 месяца назад
abaayo w2aa labo mid horta sideey u badan yihiin waa narcisistic weey xanuun sanyihiin isma oga tan labaad ayagaanan wax baranin oo wexeey u badan yihiin jaahilo
@11naa44
@11naa44 3 месяца назад
Ma aragteen ninkii daaci salax oo mama muna ka daba hadlay shalay ee yiri naagaha somalida wa bulaacad 😳😳😳😳😳😳
@Caliya529
@Caliya529 3 месяца назад
Walaso xiray wsaqa😂
@11naa44
@11naa44 3 месяца назад
@@Caliya529 run miya
@khadraali8373
@khadraali8373 3 месяца назад
Ninku şuurunu uhadlaya lkn gabdhuhu juuq ma orankaran
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 3 месяца назад
​@@khadraali8373gabadha sariirta loo fadhiyaa 😂😂 qof loo taliyaa ma talin Karo Dumarow runta hadiidina 😂
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq 3 месяца назад
Xamdiyay abyo casha youtube faraway share out usamee asxbtana codsi ugudbe
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 3 месяца назад
🌹🌹🌹🌹🌹
@wabaxa
@wabaxa 2 месяца назад
ANIGA WAXA KALIYA OO II MUUQDO MARKA AAN KU ARKO IN AAD FARUURAHAGA U DURATAY SI AAD GUS U DHUUQDO MECNO KALE MA LIHID
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 3 месяца назад
Teda kale waxaa ka yaaway ha lgabar hadeey hadasho mexeey uwada qeyliyaan Kuwo daaci ama shiiq sheganayo ne haduu ka hadlo waxyaabo aan aqlaaq ahaan uwangsaneynin bul shada ama dumarka lid ku ah maxeey aamusnaan lawada galaan oo eey indhaha iskaga tiraan 🤔
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
Asc❤🎉❤ Subhan"Allh ❤❤❤❤🎉❤🎉
@XamdaApdi-p6p
@XamdaApdi-p6p 3 месяца назад
😢😢
@NajmaAbdi-d4w
@NajmaAbdi-d4w 3 месяца назад
😂😂😂wale xamdiyey wad ii hadashay ani ahaan 😂😂😂thank you yaqee walee faarax manta ine qarxaan waxyaraa ogadiman runtaan kuugu jaclahay ina adeerey
@khadijac9841
@khadijac9841 3 месяца назад
😂😂😂😂😂 ala ninkan nimankii siduu waxyeelay
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshalah asaga walashi nin wax bartey asgana mid dhaga xiran malintey u furman dhagaha 🤣
@NajmaAbdi-d4w
@NajmaAbdi-d4w 3 месяца назад
Maanta kii faarax aha ciil baa haya😂😂😂😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 3 месяца назад
Ciil ilaahayba nama badin sownagaa 24 sacadood raali galin idinka keenay 😂 Qof sariirta loo fadhiya miyaa wax samayn karta 😂
@Mohamed-oz9op
@Mohamed-oz9op 3 месяца назад
Subhan Allah nin raba ma jiro gabar ama cid faqri ah. Adeer waa qaldantay. Nin walba gabar wax baratay uu cid maal leh ka dhalatay buu rabaa ilaahey aa gaajo iyo faqri ka magan galnay.
@BeutyNaima
@BeutyNaima 3 месяца назад
😂 wllhy naftaada ben usheegtay runta quruxow suuqeena Soomaalida ufiirso intad caqligaga furtid hooyooyinkood baa fadhiya oo carruurtooda quudinya.. nimankuna maqahi iyo shaah iyo qaad iyo sheeko ayey meel lagadhisay. Car been bad shegaysa dheh
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it 3 месяца назад
​@@BeutyNaimagaalada iyo mushrikiinta zinada aad la saxiibiibtaan idinka oo cashadiina sii iibsanaya uun ka so xurooba inteydaan wax kale ka hadlin guur xalaala haba ii danbeyeene
@hamdimohamed5842
@hamdimohamed5842 3 месяца назад
Gabdha somaliyeed ragi waa mid eee mid noqda sheqii maln dhaweta lahaa gabadha iyodoo folaneyso ninkeeda haduu ubhdo ma diidi karto mxeee uga kici wayeen niman aan diin aqoonin ayaa jiro oo gabadha oo xalad ku kirta kusoo bodi doono lkn naagtan nimanka dhib kama shegin faqri haloga tago caay mhn sheqii maxaa loosoo qaban wye gabdha ayakoo folanayo nimanka kusoo faraxy?
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 3 месяца назад
Xamdiyay dagaal balaadhan baa bilawday oo u dhexeeyaya aan kaqabgalo insha allah.
@nimoosman1426
@nimoosman1426 3 месяца назад
Hamdiyey uk nimanki somaliya guur u wada tageen xataa kuwi xaaska lahaay Waxe rabaan gabar maskax dooda ku shaqeesa waa wada gumeestayaal 😅😅
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 3 месяца назад
Gabadhaan fikir reer galbeed ka dhaadhacsanayn oo diinta garanaysaan rabnaa ma rabno shuubo biirka cabta oo bahalku urayo 😂
@MuhiimAhmed-v8c
@MuhiimAhmed-v8c 3 месяца назад
@@AhmedDaariqgabadha xaqeeda garaneysa fikir reer galbeed bey wadataa miyaa? Gabadha xaqeeda garaneysa ayaa xaqa ninkeedana gareneysa qofkii garaad lehna wuu ogyahay.
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 3 месяца назад
@@MuhiimAhmed-v8c Haa gabadha diidan in lala guursado in ninka ka dambayso oo ragu amarka leeyihiin oo ay kadamabayso lkn fikirkada reer galbeedka waata shegaysa aniga nin ima maamulo aniga iima talin karo aniga iyo isagu waanu isqabnaa ee ima qabo waa inaanu ila guursanin markaa marka hore xaqii ilaahay adeeca idinku oo ogolaaday in laydinla guursado 4 dumara markaas ayaad xaqiina helaysaan wll xaqaaga hadaad leedahay waan rabaa lkn kiii ilahay ma ogoli sidee isku qabanaysaa
@han47722
@han47722 3 месяца назад
Anaa indhaheyga saarey nin isagoo qaldan raba inuu kaa dhaadhiciyo hadal keyga maqal hadaa tiraa haye an is maqalno mayee aniga imaqal waalaga yaabay ragan allaha noo gargaaro
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg 3 месяца назад
Useless empty mined
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it 3 месяца назад
War iska aamusa iyagoon la guursan ayeyba gaalada la saxibaane waxba yaan loo xayeesiin somalida uun bes hadaba ha guursanina iska daaya
@Caliya529
@Caliya529 3 месяца назад
Ragga somalyed waxay jecel yihin Naag Aan Wax baran Somaliga Xataa aan aqon bal maxay ka helayna inkar idunku dhacdey Wanka yabey
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 3 месяца назад
Walee Gabdhoow waad Gacangasheen? ille ha idiin sahlo.
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp 3 месяца назад
Jawaabtu waa ninka ayaa wax masuuliyada qaadaya
@BeutyNaima
@BeutyNaima 3 месяца назад
😂de shaqayso miya lagu cayey mxad lagubanaysan marka laidinidhaho lacag keen 😂😂
@faadumozahra94
@faadumozahra94 3 месяца назад
Mar un idheh madaxweyne kuwi dhihi jiray camal ayey nimanki qaarna noqdeen, masuliyad nin shaqeysta oo rerkisa iyo ubadkisa dhexda u xirtay uu weynaya maba jirto ee hala shaqeyso oo قوامه uu illahay idin siiyay kaso baxa..!!!
@GeediCismaan-p9x
@GeediCismaan-p9x 3 месяца назад
قال تعالى : الرجال قوامون على النساء بمافضل الله: Dumarku in ay hogaanka qabtaa loguma tagelin
@casalasal6466
@casalasal6466 3 месяца назад
Nimanka naagaha ka liita sow iney dumarku hogaamiyan
@ugaasoskitchen2797
@ugaasoskitchen2797 3 месяца назад
Haa lakiin nin somali rijaal maahan. Ayadaas nin somali wuu diiday.Caruurta ayuu ka hooseeyaa dhinaca masuuliyada😅ixtiraankii rijaalkana wuu rabaa😅 no way.
@فائزالسلطانةبالاامالوحيدةالدول
Lkn ayada tafsiir keda samaha Culumdu ahlu tafsiir sasa kuma fasirin hadalka ilahay ciyaar ma galo ما معنى قوامه ؟ Kalmadas bal baadh waxa culumdu tafsiirku ku fasiren adoo mhdsan 😊 sida ابن كثير Qawamada :- waxa weyeh inuu masuul kayahy inuu ilaaliyo iyada nabad qabkeda qalbigeda ,waxay rabto inuu siyo cuntada cafimadkeda wixi la mid ah Wax kasta abehed siin jiry mrky gurigoda ay jogty
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
​@@فائزالسلطانةبالاامالوحيدةالدول👍👍👍 Waa Sax❤❤ Ragu Dhanne Ma Wada Xuma❤ In Leeysku Kor Qabtaa Ma Aha❤ Qaar Ka Soo Baxa Waajibkooda Ayaa Buux Ah Alhamdulillah ❤❤❤ Raga Somaaliyeedna Waa Raga Ugu Sareeyo Aduunka Allaha Noo Wada Xafido YARABBI 🤲🤲🤲 Waa Uun Aniga Sidaan U Arkaayo --- Fikradeeyda👍👍👍👍🤲 WBT 🤲🤲🤲
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
👍👍👍 Aayadene Waa Aayad Saxiix Ah Waane Sax🤲🤲🤲 Badidoodnne Weey Ku Dhaqmaan👍👍👍👍🤲
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it 3 месяца назад
War iska aamusa iyagoon la guursan ayeyba gaalada la saxibaane waxba yaan loo xayeesiin somalida uun bes hadaba ha guursanina iska daaya
Далее
MAXA RUUXA QURXIYA AMA QOF GULEYSTAY KA DHIGA ??
15:31
She Couldn’t Believe I Did This! 😭 #shorts
00:12
WA SOO LAABTAY KL IYO HOTEL CUSOB
11:44
Просмотров 100 тыс.
SAMIRKU WAA FURAHA GUUSHA!!@sawdamqaalib
41:09
Просмотров 269 тыс.
Sit down Chit Chat | Kaalaya aan sheekaysanee☕️
52:54
ISKU DIYARINTA SAFAR GABAN AYA GALNAY #my_rajo
15:14
Просмотров 32 тыс.
GEERI INTAAN KA AHEEN ISKU DAWEEY DAAWADAAN...?!
13:21
She Couldn’t Believe I Did This! 😭 #shorts
00:12