Тёмный

Ma Tijaabin Kartaa ? | Rootinka Andrew Tate | 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 120 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

14 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 420   
@MaryanAbdisalan-zi4yz
@MaryanAbdisalan-zi4yz 5 месяцев назад
Our Role model is Prophet Muhammad SAW
@Siciid22
@Siciid22 5 месяцев назад
English yaad kul hadliy 😮
@ANTAAY_GEMAR
@ANTAAY_GEMAR 5 месяцев назад
Yeah that is correct❤
@Siciid22
@Siciid22 5 месяцев назад
Afsomaaliga sax
@user-wv8yo1fj9y
@user-wv8yo1fj9y 5 месяцев назад
​@@Siciid22 stop somali here be smart this is youtube
@Siciid22
@Siciid22 5 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣 subxanlh
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 5 месяцев назад
Asxaabey wiil aa habaryar u ahay biri qaliin galooyo iigu soo duceeya si niyad ah yaa rabbi 🤲🥺
@somalimedia33
@somalimedia33 5 месяцев назад
Alle ha caafiyo wllken
@abdikadirabdillahi4323
@abdikadirabdillahi4323 5 месяцев назад
Ilaahey ha u fududeeyo qaliinka🤲
@FardawsaMahdi
@FardawsaMahdi 5 месяцев назад
Allah subxanaho watacaala ha ufududeyo qaliinka, caafimad taam ah na Allah siiyo
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 5 месяцев назад
@@FardawsaMahdi Aamiin abyo mahadsanid 😊
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 5 месяцев назад
@@abdikadirabdillahi4323 Aamiin wllo kheyr allah idin siiyo I.a wuu ku guulesana
@edit.v19
@edit.v19 5 месяцев назад
Number one somali channel 🥇🇸🇴
@YousufSheikh-iy6jd
@YousufSheikh-iy6jd 5 месяцев назад
اللهم انصر اخواننا في 🇵🇸 فلسطين،في كل مكان
@abdifitahcfk1009
@abdifitahcfk1009 5 месяцев назад
آمين يارب
@amiinmuhiyadiin
@amiinmuhiyadiin 4 месяца назад
آمين يارب
@Abuumuscab25
@Abuumuscab25 5 месяцев назад
اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد و بارك على محمد وعلى آله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد ❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 5 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasiibmohamed4863
@nasiibmohamed4863 5 месяцев назад
Blood pressures high ka dhigaa coffees ☕ hadii extra la cabo wadanaha heart rates waa siyaadiyaa
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 5 месяцев назад
Tusaalaheenu waa udgoone xabiibulahi muxamed scw
@Ridkafilms
@Ridkafilms 5 месяцев назад
Waa mowduuc aan kasugaayay ustaad ❤😊
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 5 месяцев назад
Ogaansho ayaan tartan kula jiraa labadeena kii like bato 😂on like pls 😢
@Nuurmaanka
@Nuurmaanka 5 месяцев назад
Marka guleysto Kusowacaa wlshey Good Luck 🤞
@Hana..sheeko
@Hana..sheeko 5 месяцев назад
Hambalyo rer comment kula jiro 😂
@mustafamohamed1146
@mustafamohamed1146 5 месяцев назад
Mininkiisa miyaa kula tartamee
@mustafamohamed1146
@mustafamohamed1146 5 месяцев назад
😅😂😂
@ahmett5835
@ahmett5835 5 месяцев назад
Mala yacni iska.dhaaf
@maxamedjeele9728
@maxamedjeele9728 5 месяцев назад
Ku saliya xabiibkena صلي الله عليه وسلم ❤❤
@mohaadde296
@mohaadde296 5 месяцев назад
Dadka qaar role model ka ee fahamsaneyn wlh qofka leedahy waa ii role model ogow waxey lamid tahay adoo dhahay aduun iyo aaqiro asaa ii hogaan ah marka si aan u badbaadno aduun iyo aakhiro aan doorano kii uu rabigeena inoo doortay NNKH NABI MOHAMED SCW ❣️🥰
@LaapDaweeye
@LaapDaweeye 5 месяцев назад
Scw Scw Scw❤❤❤
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 5 месяцев назад
اللهم صل على سيدنا محمد عدد ما في علم الله صلاة دائمة بدوام ملك الله
@phaatullhasssan6947
@phaatullhasssan6947 5 месяцев назад
Omar inshaar wan kugu raacsanahay fikradahaaga wanaagsan adiga ayaaba ku dayasha mudan pro tusaale nool ayaad inoo tahay Allah ku barakeeye Routine nadda dadka guuleystay inoo soo baddi i.a
@ismaaciilMaxamuud-en6sl
@ismaaciilMaxamuud-en6sl 5 месяцев назад
جزاك الله خيرا جزا .الا يعزك ويرفع قدر ك
@MubaarigAxmed-mi5kw
@MubaarigAxmed-mi5kw 5 месяцев назад
cumar ii shaar runtii qalbigaag nagagtaal insah alaah dhalinta soo maaliyeed abaal kaad u gashay waad nagaheli doontaa ilaahay aaa khira iyo aduumba haku waa fajiyo mahad sanid
@libaaxdaanyeer4490
@libaaxdaanyeer4490 5 месяцев назад
waa runtaa sxp inshaa alaah
@shahid_hamza
@shahid_hamza 5 месяцев назад
قال رسول الله صل الله عليه وسلم ''من كان مستنا فليستن بمن قدمات''
@barkhad21
@barkhad21 5 месяцев назад
01:18 Runtii si cajiib ah oo kooban baad uga hadashay ka cumar ahaan waxaan ku leeyahay ku soco aad iyo aad baana kuugu bogaadinayaa, mahadsanid.
@amalismail7772
@amalismail7772 5 месяцев назад
Alhamdulilah waigay qof kama role model, Naftayda ayaa role model ii ah ❤lakin wixii wanaag ah waad ka qaadan karta qofka ibnu adam ka ah
@ismailibrahim98
@ismailibrahim98 5 месяцев назад
Qof walba oo ubaahan inuu noloshiisa dhiso waa inuu ku dabaqaa marwalba dhinaca diinta iyo wixii ilaahay raali kayahay, marka xigta routinka waa waxyaabaha qofka ka dhiga mid noloshiisa waddo toosan ku haga oo wixii aad qabanlahayd oo dhan kuu qorsheenaya , jadwalka waa waaxyaabaha u badan ee u qofku hormar ku gaadho kolay aniga xataa waan sameeya! maalintii aan bilaabay routine ii qaaasa waa maalintii noloshayda isbadashay alx, mahadsanid ustad CUMAR INSHAAR. Anigana youtube ayaan leeyahy qofka doonya inan kala faaidaysano wuu isoo raacikaraa shukran.
@derow17
@derow17 5 месяцев назад
Ruuxa ii soo dhowaada taako,waxaan usoo dhowaada dhudhun in leeg,Ruuxii I soo dhowaada dhudhun in leegna,waxaan usoo dhowaadaa baac in leeg, qofka ii yimaada isagoo lugaynaya, Anna waxaan ugu imaadaa ruclayn iyo orod " Xadiisu Qudsi Allah kuligeen Hainagayeelo kuwa xagiisa ucarara oo Maciinsada milicsada oo aanan maraba kajeesan
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 5 месяцев назад
Aamiin Aamiin yaa rabi ❤❤❤
@AminaMush-xi1bq
@AminaMush-xi1bq 16 дней назад
Amiin
@mahdicadde1504
@mahdicadde1504 5 месяцев назад
My role is nabiyualhi muhamed scw ❤❤❤
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah 5 месяцев назад
Ani omer inchar baa romodel ii a wlhi😢 respect wllky Ada wallky ah waayo wall iimanolla siduu igu caqli celinlaha aya igu caqlicelisaa😭
@Madridista686
@Madridista686 5 месяцев назад
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@LaapDaweeye
@LaapDaweeye 5 месяцев назад
Scw Scw Scw❤❤❤
@sumayoabdirahman1479
@sumayoabdirahman1479 5 месяцев назад
ican't wait 1m team ogaansho Insha Allah 🎉🎉🎉❤
@user-vf6dg5tb2g
@user-vf6dg5tb2g 5 месяцев назад
Anagu hadan muslim nahay waxan kudeyana rasulkena muxamad scwقال تعالي لقدكان في رسول الله أسوة حسنة
@NASAA_explore
@NASAA_explore 5 месяцев назад
Sidhaa an udawadha last vidio wan isbadale xita wandelete tiktok wlh ruuntee waxan sodaremoyaa isbadal yarr wlh xaxiqthii "guleyso walal cumar
@engahmedsection5071
@engahmedsection5071 5 месяцев назад
Mahadsanid, ustaaad.
@safa-55
@safa-55 5 месяцев назад
Ogansho mrkn dhageysanyo shaqada isla mrkiibn dhameeyaa alle hku dhowro wllky lkn muuqaalo bdn noo soogeli❤
@mohamedabdi-qe3ke
@mohamedabdi-qe3ke 5 месяцев назад
Our role is prophet Muhammad (SAW)❤
@shumacboy
@shumacboy 5 месяцев назад
Alxamdulilaah astaaqfurulaah subxaanalaah
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 5 месяцев назад
Golden voice ustaad cumar😎👋
@Real-islamic-channel
@Real-islamic-channel 5 месяцев назад
mahadsanid ustaad ya ahlan wasahlan
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 5 месяцев назад
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤
@ccasiiscraxmanxasan
@ccasiiscraxmanxasan 5 месяцев назад
Mahadsanid wll qaliya
@user-gs6up6ib5d
@user-gs6up6ib5d 5 месяцев назад
Mahadsanid pro
@deeqbile572
@deeqbile572 5 месяцев назад
mahadsanid omar inshaar
@fy4r
@fy4r 5 месяцев назад
Qofka aynu ku dayano waa nabi maxamed scw❤
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 5 месяцев назад
Cwm walalo waa muhiim inay noloshu qorshe leedahay ilahay ka sokow waxan ka faiiday taloyin muhiima oo dhinacwalba leh mahadsanid markan imi 🇺🇸 ma oqoon english waxan aday iskuul shaqo waxan bartay luqadi hada uma bahni qof icawiya marka adiga usababa wayo wad tahay dhirigaleya mahadsanid walalo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@VatimaYyyy
@VatimaYyyy 5 месяцев назад
Tnx UstaaD❤
@alitabaar1
@alitabaar1 5 месяцев назад
Thank you ❤️
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 5 месяцев назад
Dadka samenta leh rotein koda soo badi wll
@MohaMacalin-hp1fu
@MohaMacalin-hp1fu 5 месяцев назад
Thanks ustad umar inshar❤❤
@zein78
@zein78 5 месяцев назад
Fav chenell ❤
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 5 месяцев назад
Niin kaan sida kale waa nin mudan kudayasho viva adre tate❤❤🎉🎉
@madoo199
@madoo199 5 месяцев назад
Mahadsanid Omar.❤
@Real_00533
@Real_00533 5 месяцев назад
Xaliye so sameee
@kajamohamed
@kajamohamed 5 месяцев назад
Isku fikir dhanka inaan kudayan dadka caanka ah cumar inshaar
@shijo2055
@shijo2055 5 месяцев назад
Waxaa ku dayasha no ah nabi maxamed scw❤❤❤❤لقد كان لكم في رسول الله أسوة حسنة ❤❤❤❤
@nadermohamed5375
@nadermohamed5375 5 месяцев назад
Mahadsanid walal cumar, waxan rajaynaya inad qaar kalena soo duubi doonto❤ Alle garabkaga Ha galo.
@YoTurkish
@YoTurkish 5 месяцев назад
First one big fan omer
@Caalim267
@Caalim267 5 месяцев назад
جزاك الله خيرا
@AnnoyedAtv-hw9qv
@AnnoyedAtv-hw9qv 5 месяцев назад
GoldEN voicE ❤
@phaatullhasssan6947
@phaatullhasssan6947 5 месяцев назад
Ogaansho channel means life
@Freestylerfutbol
@Freestylerfutbol 5 месяцев назад
Coffee-gu ma cfmd ba mise waa cudur waa mowduuc la isku hayo (controversial topic), lkn study badan oo la sameyay waxe isku raaceen in aanu dhib wayn jirka u geysan. Coffee-gu nashaad horaad ayuu leyahay (firfircooni inta uu jirka ku jiro ah) waayo wxa ku dhex jirta maado ku dhagta Beta receptorska wadnaha oo aad u kicisa shaqada jirka sida wadna garaaca taasna wxy keeneysa wadna garaca oo bata - dhiig badan loo ta tuuro - xubnaha jirka oo dhiigu sfcn u gaaro gaar ahaan maskaxda iyo murqaha (wana halka firfirconidu ka imaaneyso). Coffee-gu wadna garaaca wuu yara siyaadiya sida aan sheegnayba balse ma siyaadiyo cadaadiska dhiiga (blood pressure) qof caadi ah iyo qof dhiig kar qababa.! Waxay sidokale dhahan; coffee-gu wuxu yareeya qatarta cudurada wadna xanuunka (risk of CVDs) sidokale waxaa la cadeeyay inaanu wax xiriir ah la laheyn kansarka (not associated with cancer). Lkn ciladaha uu leyahay wxa kamid ah haddii in badan aad isticmaasho, wuxuu kuu horseedi karaa hurda yari ama inaad iska waydo hurdaba (sleep disturbance). Ugu dambeyn; hooyada uurka leh looma ogola inay isticmasho wax ka badan 2 koob oo coffee ah maalinkii, waayo wuxu keenaa in uu yaraado miisaanka uur-jiifka (low baby Weight). Waa dhakhtar somaliyed oo idin leh salaaman dhamantiin, ustaad cumar iyo dhmn asxbta ku xiran. Jimca wngsn.
@Unknownjhggr5678
@Unknownjhggr5678 5 месяцев назад
Cidna uma socoto inay qoraalkaaga akhriso ha is dhibin
@khaliv67
@khaliv67 5 месяцев назад
@@Unknownjhggr5678 Aniga Akhristay 😀
@Freestylerfutbol
@Freestylerfutbol 4 месяца назад
@@Unknownjhggr5678 mahadsanid walal, balse dhib waxa inagu ah inaynaan dadka wax u shegin innagoo kareyna, muhimadu waa u yaboohid (u bandhigid) ee aniga ima saarna masuuliyadda ah in la aqriyo iyo inkale, ilahay swc kama daalo inuu dadka wax u sheego isagoo nooga ogaal badan kuwa ku gaaloobay marka sidee anigo aadmi ah uga daali inan sheego wixi aan garanayo.!
@kalidabdinuh1851
@kalidabdinuh1851 5 месяцев назад
Allaha kubarakeeyo bro
@Cabdinajiibcabdilaahi-bf7yj
@Cabdinajiibcabdilaahi-bf7yj 2 месяца назад
Legendary ogaansho
@xasanxusen6770
@xasanxusen6770 5 месяцев назад
Scw scw scw
@Abdikadirhussein_
@Abdikadirhussein_ 5 месяцев назад
Well done 🎉bro Omar inshaar ❤
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 5 месяцев назад
Aniga ahanteyda wa i cajabiyey ustad inshar
@maxamedxaashi6197
@maxamedxaashi6197 5 месяцев назад
Muhuumku waa in aad sidaa ad shegetay qudah uu rasuulkenu inoo noqdo talabadna waa inaynu waqtigena shaqayno mislimiintii hore ragshaqeya ayay ahaayen aduun iyo aakhiroba guulaha iyo taariikhda aynu maqalnay sidaas ayay ku gaadheen
@user-zu4il3ep4n
@user-zu4il3ep4n 5 месяцев назад
Omar inshar Ustad Routine kle Nala Wadag Insha Allah
@aadenissackabdirahman1546
@aadenissackabdirahman1546 5 месяцев назад
Thanks bro omar inshaar
@mahadhassan3067
@mahadhassan3067 5 месяцев назад
Thanks!
@diinixasan7230
@diinixasan7230 5 месяцев назад
Top G top g tip G MMM Man money , masclune, mentality teacher of future andrew tate
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 5 месяцев назад
jazaaka laah ustaad soo.nabadi arimahan oo kale
@abdirahmanmukhtarchanel5084
@abdirahmanmukhtarchanel5084 5 месяцев назад
Mahadsanid Omar inshaar Runtii Waayo aragnimo badan Ayaan Kaa faa idnay Routine nada Noocan Oo Kale ahna Noo Soo Badi
@maariana7291
@maariana7291 5 месяцев назад
Haa maadama aan cafimaadka bartay coffeega dhibaato ayu ukeenaya qofka hadu badsado ,waxaa ku jirto mado la dhaho caffeeine , qofka maalinki o dhan waxa lo ogolyahy inu ka cabo ugu badnan 3koob lkn 10koob wa ziyaado risk ayu ku jiraa odayga .
@paamsintv6946
@paamsintv6946 5 месяцев назад
Andrew tate waa nin aad iyo aad u wanagsan❤❤
@YousufSheikh-iy6jd
@YousufSheikh-iy6jd 5 месяцев назад
أخي العزيز بن انشار
@japraempire8235
@japraempire8235 5 месяцев назад
Waa mawduuc Aad u quruxbadan Waankuku raacsanahay ina so badisid
@user-yt1lr7fm3o
@user-yt1lr7fm3o 5 месяцев назад
Taa ayaaan been ahayn ustaad mahadsanid ❤
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 5 месяцев назад
Cidda ku dayanayna waa nebigena iyo asxbatisa ❤
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 5 месяцев назад
INSHA ALAH WAXAN DONAYA INAAD KU XIJISO ABUFALAH ❤👍😊
@NawaalCiise-xt8jx
@NawaalCiise-xt8jx 5 месяцев назад
صلو علي منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 5 месяцев назад
Shukrn AKHII👍👍
@mohamudnour8023
@mohamudnour8023 5 месяцев назад
Soo badi mudane ❤ aad iyo aad weliba
@mohamedamiin3411
@mohamedamiin3411 5 месяцев назад
Yeh we want that rotine and others pro thanks how prepare for us this project ❤❤❤
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 5 месяцев назад
Waan xiiseeyaa mowduucaaga
@omar911-if3du
@omar911-if3du 5 месяцев назад
Warsaw sxb
@mrabdu1805
@mrabdu1805 5 месяцев назад
G mindset waa arin wanaagsan ustaad
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 5 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@risafeboy3499
@risafeboy3499 5 месяцев назад
allha ku Barkeyo sxp mcn ❤❤
@user-ze8lv1nj7s
@user-ze8lv1nj7s 5 месяцев назад
Asc
@user-mr5mx8sb8b
@user-mr5mx8sb8b 5 месяцев назад
Ustaad waan kuwataaa
@gobaadwarsame7378
@gobaadwarsame7378 5 месяцев назад
Anaa ugu horeyay
@Daahirsomali
@Daahirsomali 5 месяцев назад
Dhaqaatiirta suaasha ka jawaaba fadlan
@user-jv9jv2ey5s
@user-jv9jv2ey5s 5 месяцев назад
Thanks Zxb Nio mar . Maad kasoo Hadashi Mowduuc kusaabsan Bitcoin Iyo sabanka Hada lamarayo iyo kan Nagu sooadanba Saamaynaty Somalai iyo Dunidaba
@omarabdi7020
@omarabdi7020 5 месяцев назад
Waan information fcn wll ❤
@maxamedcabdi2713
@maxamedcabdi2713 4 месяца назад
Thanks❤
@kingmus76
@kingmus76 5 месяцев назад
Qofba iga xanuusane fataxada igu soomara walalayal inu ilaahay caafiyo 😢😢😢❤
@XafsoCali-ed8sw
@XafsoCali-ed8sw 5 месяцев назад
Allow ku caafi
@mccofficial133
@mccofficial133 5 месяцев назад
Common soon 1 million 🎉
@BileBashiir-hy8sp
@BileBashiir-hy8sp 5 месяцев назад
Guuleyso ustaaf omar
@abdirahmanfarahjimcale3611
@abdirahmanfarahjimcale3611 5 месяцев назад
Clip-kaan Wax Badan Oo Faaiido Leh Malahan, Lkn Shaqsiga Inoo Soo Gudbinaayo Ayaa Ixtiraam Badan Iga Mudan. Mahadsanid.
@Mohamed.solo.344
@Mohamed.solo.344 5 месяцев назад
ma. Road to one million ❤❤❤❤
@AhmedEidle-bk9th
@AhmedEidle-bk9th 5 месяцев назад
Ustaad maha inaad qof wuxu qabta maalinkiisi nala wadaagtide wax .wax noo tarayaa nala wadaag
@boolocadey4661
@boolocadey4661 5 месяцев назад
NABI MOHAMMAD SALALAAHU CALAYHI WASALAM BAA ROL MODEL NOO AH INSHAA'ALAAH ILAAHAAY HANA WAAFAJIYO INAAN KU DAYANO WAA KHUDWO XASANAH .
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 5 месяцев назад
Allah is one 🙏 ❤️ 💖
@qadrah8360
@qadrah8360 5 месяцев назад
Mash.sxb Sobadi ❤
@MohamudSaed-fv3km
@MohamudSaed-fv3km 5 месяцев назад
Mr:waxaan rabaa inaad ka soo hadashid mawduuca sarakiish imaradka ahaa gabood faladay ka galen yeman iyo taarikh dooda madow please
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 5 месяцев назад
I tried Oprah Winfrey's routine for 30 days
Далее
Кто быстрее? (GTARP)
19:19
Просмотров 250 тыс.
Qizim 58-qism | Anons |Nimaga meni bolam o'ladi ?
00:47
His reaction 😳 (via @kaitlyn.b0506/TT) #shorts
00:10
Кто быстрее? (GTARP)
19:19
Просмотров 250 тыс.