Тёмный

Maamulka Gobolka Banaadir oo shaaciyay in 35 Qofood oo Ajnabi iyo Soomaali ah laga helay cudurka 

Dalsan TV
Подписаться 166 тыс.
Просмотров 3,1 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 11   
@abcbc4008
@abcbc4008 28 дней назад
Masha Allah gobolka banaadi waxaa idinka cosanaa in si fiican loo baaro maqadaha iyo hotelada in ay si fican u dhaqaan qaandoyin farkeetada saxamada bakeriyaash hadey si fican loo dhaqin waxaa laga Qaadi karaa cagaarshoga .Allah ha xafido umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 28 дней назад
Please hala geeyo tiirka hala dilo toogasho halagu xakumo waaay waaay waaay dowlad la.aaneey ba wataas dal beeylaha aan noqonay
@abobasement346
@abobasement346 28 дней назад
Xabashi iyo kenya 🇰🇪 cidamadan Africankah bah kenay cuduradah meshah dhakhtar u qaboh cuduradah fafah Hiv waa wax lagah naxoh in somalih halkah gartoh
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 28 дней назад
Inalilahi wana ilahi rajicun somali bes weeye waa lagu talaaley waaana Ethiopian
@SumaayoSumeeyah
@SumaayoSumeeyah 28 дней назад
😢
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 28 дней назад
Maxaa loo musaafuriyay waxey aheyd in laxiraa sawabta keentay iney dalka uyimaadaan ayagoo cudurkaasi qaba
@apdyrahmanmohamed6172
@apdyrahmanmohamed6172 28 дней назад
Walahi somali wa udhamatay
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 27 дней назад
Dadka ajaanibta waxaa adeegsado Dadka diyaasbaraha wee shaqaaleesiiyaan ayadoo Dadka wadanka u dhashay shaqo la,aan hayso. Waxaa qasab ah Dadka ajnabiga ah in ay fududeeyaan qaraxyada waxaana adeegsado xerada xalane . Si bulshada soomaaliyeed meel kasto looga dilo. Qarax. Cuduro iyo caqiido la,aan.
@ahmedsharif9454
@ahmedsharif9454 28 дней назад
Lacag raadis
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o 28 дней назад
Fayo-dhowr meesha kuma haysaan
@abdisheik2041
@abdisheik2041 28 дней назад
Somaliyeey goormaad wax fahan taan ? waxaan waa mashruuc been ah. Cidi xeebta Liido difaaci waysey ayaa ku leh Caafimaad kiinaa ilaa lineynaa. waa sheeko been ah
Далее
To mahh too🫰🍅 #abirzkitchen #tomato
01:00
Просмотров 864 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 521 тыс.