Тёмный

"Reer Somaliland-now, Djibouti ma ogola inaad noolaataan..." Xildhibaan Gureeje 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 26 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 244   
@sambadawi8197
@sambadawi8197 28 дней назад
Never forget our beautiful nation. Long live Somaliland
@Hakammed
@Hakammed 28 дней назад
Guruuje Dalkiisa Waa Shaqsi Jecel MD Muuse iyo Somalilandna kala Saaraya wlee Waa Xildh Og Shaqadiisu Waxay Tahay
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 28 дней назад
Yes
@huzeinbile
@huzeinbile 28 дней назад
Geesi Mp guruuje well said
@QaadiroSaleeban
@QaadiroSaleeban 28 дней назад
Abwaan.qadiro.salebaan.oo.kahadlay.arimaha.somaliya.iyo.itobiya.waxa.u.kagsjawaabay.wan.tageer.sanahay..dhexdhe.xadka
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 28 дней назад
Kkkk garuuje let us see his future & where his heels rest in at the last kkkkk hayaay kkkk .
@fathiayu3868
@fathiayu3868 28 дней назад
Inaadeer nac nacada joojiya oo gacmaha is qabsada gacmo wadajir ayey wax ku qabtane hore wadajir ayey somaliland ku guulsatee aynu cadowga meel uga soo wada jeesano somaliland guul iyo gobanimo ayaan u rajeynayaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 28 дней назад
Isaaq kala taag
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 28 дней назад
Sln sowtay bur burtay ma mid cusuba ino dhalatay adeer jooji beenta
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 28 дней назад
@@user-sn5yz7vg8v anagaa waxa naa magaliin garxaajis state samaysanaynaan
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 28 дней назад
@@user-sn5yz7vg8v tuugaa ina biixi and his dog Ina kahin waa laa labaynaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 28 дней назад
@@hassan-mp1pk Xasan dhedig Alla waa khaniiskii Alle isaaq Ma lala ka xeeyo faqashee xasan dhaliyoow xasan kintir xasan labeeb xasan Malooli
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 28 дней назад
Waxaad u moodaa inay warbaahintii qayma beeshay sababtoo waxay waraysanayaan ninkaan oo kale ee aanba garanayn wax aan ka ahayn qabyaalad iyo jufaysi isla markaana caynaya madax qaranka sida Madax W Dr Sh Xassan Alle ha barakeeyee!! Tan kale waxaa gali kara heshiis dowlada dhexe uun!!
@dulmar9139
@dulmar9139 28 дней назад
Dawladaydii hawiye gudcur baygudaysaa👍👍👍😂😂 Geesi noolaw👍 Guul somaliland insha Allah ❤🤍💚💪💪💪💪
@mohamedabdulahi643
@mohamedabdulahi643 23 дня назад
Hadi dowlad qabiil jirto waa dowlad ku shega Somalilnd ee isaq😂😂
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 28 дней назад
Waa xildhibaanka keliya ee runta sheega guruuje buufi cayayaanka
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 28 дней назад
Somaliland finish
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 28 дней назад
Waliba waa mucarid ka saxda ah
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 28 дней назад
Dhadiga isaaq munafaqdiin
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 28 дней назад
Jeeganta gabal reduce dhacay naga duwa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 28 дней назад
@@user-sn5yz7vg8v jeegaantoo waa baroor tuugaa laa nacay
@hisjama9312
@hisjama9312 28 дней назад
well done xildhibaan guruuje halyey qaran nolow🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 28 дней назад
Munafaqdaa dhadiga isaaq
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 28 дней назад
Wlhi bilahi xildhiban gurjeh runta Ayuu usheegay waayo maamulka muqdisho Reer baahysta dawalad ba ma hadaba dawlada Somaliland ayaa Laga kari layahayba dee Turkey waa in Somaliland cashar udhigtaa
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 28 дней назад
Guruuje peace ✌️ wa ninka kaliya xaqiiqda kahadla iftiimiyana keep up
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 28 дней назад
Waliba waa mucaridka saxda ah
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 28 дней назад
@@user-uf1ih4uf5z ha wayo isagu ugaranaya mucaaradnimada saxda
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 28 дней назад
Qadaad waynta walee guruuje maanta waakudaadiyay guul somaliland
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 28 дней назад
Hanagu xuuxin adeer jeganta gabalkedu dhacay ewaqtigu ka dhamaaday
@hamsemukhtar3599
@hamsemukhtar3599 28 дней назад
Xildhibaan sare wax illahay madax kadhigay buufi cayayaanka
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 28 дней назад
Munafaqdii dhadiga isaaq
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 28 дней назад
Adeer yaa cadow inoo ah somalia ka marmite maynee 4qaaqle jegantu gabalkodu dhacay hanagu mer merin
@Khadar-zj9xw
@Khadar-zj9xw 28 дней назад
Turkiga iska dayoo dhulbahante iska celi
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 28 дней назад
😂😂😂 waad la heshay nasaqaa sidii dameerka ciyey 😂😂😂❤❤
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h 28 дней назад
Somaliya inaas aay somaliland hadal hayso baa unafa wax kale oo aay haysa majiraan toloy xagaay masibadu ka haysa alla kariim ha loo duceeyo Somaliya barkaad xaasid noqoto wasidan haysata Somaliya
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 28 дней назад
Adkaatay aqoonsigi zero weli kkkkkkkk😂😂😂
@nadiraosman6726
@nadiraosman6726 28 дней назад
Qaaraxland Amisonland alshabab
@ummuisra6721
@ummuisra6721 28 дней назад
Shurunshuur samaale xaggee maraysaan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 28 дней назад
Kkkkkkk Buurahaan kasii. Dhaa dhacaynaaye naga hadha kk
@abdullahiguled
@abdullahiguled 28 дней назад
Dowladnimoy xaaL Qaado adeer Qabiilo Qaran noqon weydey EE ummadda Ka xishood ma xishoodeyohow
@HaraadtirMEDIA
@HaraadtirMEDIA 28 дней назад
Waa geesi geesi dhalay
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 28 дней назад
Absolutely qunsuliyad turkiga halaga saaro jsld waayo waa cadaw doqon ah oo Isla wayn
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 28 дней назад
Kkkk yaaku aqoonsan marqaanoow😂😂
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 28 дней назад
@@abdifitahabdullahi4675 ogow aqoonsiguwuu ISKA iman doonaa duliyahaw xayawaanka ahi illahaybayna gacantiisa Ku jirtaa se ma ogyahay INAy kaa xaaraantahay inaad dhulkan jsld aanay dawladnimada Ku faanaysaa ka shaqayn karayn taasna kaamaan baryin ee XOOG iyo xeelad iyo Itaal ayaa kuu sheegtay qadhmuunyahaw xayawaanka ka liitaa
@ismailjama9452
@ismailjama9452 28 дней назад
Oo ma qunsuliyad bay kuleeyhiin turkey maamuul gobaleedka somaliland??
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 28 дней назад
Isaaq land dheh waaxay sln​@@ismailjama9452
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 28 дней назад
Mansh Allah Mansh Allah wa sax hadalkasi❤
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 28 дней назад
Xubinimadii xisbiga waddani halkaasuu ku waayay! Wuxuu si cad oon gabbasho lahayn uga horyimid siyaasaddii Waddani
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 28 дней назад
Munafaqdii dhadiga isaaq
@truthinyourface7345
@truthinyourface7345 27 дней назад
Waa xaqiiq
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 27 дней назад
@@Aw88-c1r munafaqdii djqdiga isaaq barooranaysaa
@fowziasheekibrahim8998
@fowziasheekibrahim8998 28 дней назад
Alaanta turkig joojiy meheradiihina alabtoda haku iibinina magacyadoda tukanadoda aad kuqoraten ka masaxae❤
@hassandarar
@hassandarar 28 дней назад
Adigu waxaad ka midtahay cadawga gudaha ee xisbiga wadani maantana wax marhore kulmiye hore usheegay
@halimadirie5301
@halimadirie5301 28 дней назад
Huwantu way ka siman yihiin inay isku diraan shacabka wallaalaha ah xukuumadaa is haya shcab isma hayo waxa commentiga qorayana huwantaa u badan
@sahnim7481
@sahnim7481 28 дней назад
😂😂 Adigu lander maad tahay kama horeyso intaad Xildhibaanka ujawaabwyso.
@Yaasiin1
@Yaasiin1 28 дней назад
Dadka waxa oqraya reer somaliland maha wa faqash rer Koofur iska dir wada
@user-co5qb5kp4j
@user-co5qb5kp4j 28 дней назад
Xildhibaanka kaliyee cadawga dibada u jawaaba
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 28 дней назад
Yes
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 28 дней назад
Waa xildhibanka qudhee kala yaqaana qaranimada iyo mucaarida iyo siyaasada caalmka gessi weeye nin rageed ah guulayso
@dmm7903
@dmm7903 28 дней назад
Ilaahow dad liita wax ha noogu darin bal nooca Jamhuriyadda barakaysan sheeganaya eega .
@CabdiiJaamac
@CabdiiJaamac 28 дней назад
Lakan lajandhalay kaligaa ayaa namatala
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 28 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 28 дней назад
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ou4xj6gj3e
@user-ou4xj6gj3e 28 дней назад
Waa runti❤❤guruje❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 28 дней назад
Munafaqdii dhadiga isaaq
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d 28 дней назад
Xildhibaan maxaa kuu diidey Runta sida aad ugusheegto Somalia Inaad ugu sheegto ,Xisbiga wadani ,ee ka sheqeeya dhibtena o keliya ,
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 28 дней назад
Afkii oromoda ayaad kudashay
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 28 дней назад
Geesi
@waaberi4446
@waaberi4446 28 дней назад
Guruujow goormad bogsatay. Waxad tahay toban Wajiile. Allah aya ku yaqaan...
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 28 дней назад
SOOMALILAN SEDEX MELYIN OO WELI WAX DHIMAN WEEYE WAXA KU NOOL EE BEENTA ISKA DAA
@abdihashi9863
@abdihashi9863 28 дней назад
Hogaanka Xildhibaanada ayaad tahay ❤❤❤❤❤
@hassanhussein272
@hassanhussein272 28 дней назад
Neefkani sowkaa sidii habarawashii u hadlay wuxu sheeka xumaa reer miyigani
@ku-kaaje
@ku-kaaje 28 дней назад
Waar dadkan. Cafimaad haloo diro. Oo adigu ma dalbaad tahay. Kuwan galadu lacag baay igu siin lahayeen hadaan u sheego. Waa umad wada xanusanaysa. Subxana llah.
@AwaysElmi-xb6rn
@AwaysElmi-xb6rn 28 дней назад
Nin kaligii garamay lagama gar helin Garuujana waa ceynkaa waayo waxa lagu anqiriyay waa naca iyo naceybka umadda soomaaliyeed
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 28 дней назад
Libaax guuruje noolaw Somaliland guul
@cabdirashid5579
@cabdirashid5579 28 дней назад
Wa indhergarad guruuje
@cabdilaahisuge7254
@cabdilaahisuge7254 28 дней назад
Ciise dhulkìisa idoor ka talin maayo shidaalka saylac ciisaa iskaleh oo lasoo bixi
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 28 дней назад
Waar waanba sugared qof ciise ah walhy Wallo Wuxuu u ham iyo dig leyahay muuse qalqal in aad ka godaan somali weyn oay axmaaaro idin qabsato olawaayo qof ciise ah ilayn lughaya waa xuduuda Jabuuti iyo somalia hayeelina ku jahaada muuse juudaan walhy lacag doon weeye iyo inuu idin baa bi iyo Hadu run shegaayo mu siiyo ber bera????
@AmanMessi17
@AmanMessi17 25 дней назад
cisaha benta iyo riyada kada sxb jabuti latag warka ee maha seylac no no no
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz 28 дней назад
Garuujow golihiina ayaaba cadow kasta laga taageeraa markaa dadwaynihii idin soo doortay ayaa idinku khasaaray dalka wax aad faaido uleedihinba majiro
@Daher-o6g
@Daher-o6g 28 дней назад
Goormad wax garata!!! Sowti aad lahaydeen adiga iyo xirsi gaab tuug iyo ciro jilic DJIBOUTI waa walaleheen! Waxba ha ku dayan KULMIYE...
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 28 дней назад
Somaliland waa Somaliland hadda 21.
@mohamedabdi4977
@mohamedabdi4977 28 дней назад
Waadamer caadiya hada ayaa lagagasiidaraya sifiicana lagugaracayaa
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 28 дней назад
Futadaada amisoon ka ilaasho
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 28 дней назад
HORTA GOBOLKAAD AWDAL AABAHIIN MALAHA HADAAD DOONEYSAAN BERBERA XIIS IYO MEEYDH ORDOO SIIYA XABASHIDA
@soraya.a7956
@soraya.a7956 28 дней назад
3 qodob? Waa aflagaado. Lkn taariikhda been haka sheegin caruurtaan hada jirto wax way aqriyaane Cyprus Turkey ayaa lahaa Greek na waxaa ku wareejiyey Italia markiii uu qiyaamay sultaankii Turkeyga dadka Greek ee degana waxaa soo dajiyey reer galbeedka kadibna waxaa lagu heshiyey in ay deganadaan dadka Turkish dhulkooda.lkn 1974 ayaa Greek kaniisadaha ku baqeen in laga nadiifiyo dadka muslimiinta degan Turkey iyo kurd kadib Turkey UN ayuu geeyey dacwada iyo xasuuqa ay wadaan cunsuriuyiinta.Christianka lkn dheg looma dhigin kadibna Turkey ayaa dagaalka galay wuxuuna caymiyey jazeerada intii kasoo hartay taasi waa taas.. Armenia?
@user-le9lw3nb2w
@user-le9lw3nb2w 28 дней назад
Bad aadan lahayn ha isa siin hana sheegan naftaada runta u sheeg oo isaaq inta dhulka ilahey kaa siiyay bismllayso way dhamaatay reer reer kale u dawladeeya ee ha ka hadhin maamul goboleedada dalki waad mirqaansantahay iyo inaad riyoonaysid ma kala Safari karo
@ahmedcabdille349
@ahmedcabdille349 28 дней назад
Guruuje waxaan kumoodayay inaad tahay nin og ileen bar banaan baad tahay ethiopia ma is waydiisay waxa ay doonayso aan kuu sheego xabashidu waxay doonaysaa inay dhulka sml oo dhan qaadato . Hawiyahan aad caayaysana habeenyahow miyaanay ahayn kuwii aad shalayto lahayh isku iris baanu nahay lax baad tahay weli lagaadayo oo cid aanu ogayn gaadayso guulwade formal guulwade...
@AwaysElmi-xb6rn
@AwaysElmi-xb6rn 28 дней назад
Garuujow deelqaafka iyo aqoon yarida siyaasadeed ee kaa heysata ayaa maanta kaa muuqata
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 28 дней назад
faqash
@AwaysElmi-xb6rn
@AwaysElmi-xb6rn 28 дней назад
@@jamiilaJama-c5c faqash waxaa ah ninki aan garaneyn tiisa
@abdirahmanhad
@abdirahmanhad 28 дней назад
IRIR SAMALE IS FINISHED?🤣🤣🤣 Idoor mirqaan waacaan
@AbdihakimDahirmire
@AbdihakimDahirmire 28 дней назад
Madaxwaynaha Mustaqbalka Guruje
@user-mp3ui8ov3d
@user-mp3ui8ov3d 28 дней назад
Sheeko munaafaqad weeyi qalbigaad kala jirtaa kowaad ka sheekaynayso
@user-oo2hj3vk5r
@user-oo2hj3vk5r 28 дней назад
Guurje waxad ahyd nin caqli wacan laakiin beryahan sidii kale ayaad jabuuti iyo somaliya iyo kiiniya midwalba xadaarad iyo wàlaaltimo ayaynu kula dhaqmayna waakuwii dhibaatadi abarta iyo tii dabkaba ina caawiyay hadal kaa qaawan eehawada laga yidhaa waa kuliye ku fashilay soomaali ya kaliigi taliskii waakii dhay hawiye ayaa riday marka hawiye xadaarad ayaala doonayaa inayu kaga helno citiraafka laakiin cay waxba matato saaxiib guruure
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 28 дней назад
Hawiye waa somali
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 28 дней назад
Isaaq Oromo masaas baa ? Isaaq anxaara soomaalida ka xigta masidaas baa
@hassanhussein272
@hassanhussein272 28 дней назад
Kani waa munaafaq naclatulaahi calayka
@mohamedabdi4977
@mohamedabdi4977 28 дней назад
Adigaba awaysgeedow u eeg o ukudhalay waagu idingaracayey
@aadanxasan2832
@aadanxasan2832 28 дней назад
Waa ninkii nacas ahaa ee ciidagale somaliland waxaa odhan lahaa hala soo xidho
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 28 дней назад
Kani waa nacas, shalayna sawdigii difaacayey, dadka ma xoolo aad leedahay baad u haysataa hacooyow. Dadka ka xishoo oo nacnacda kala hor tag dadka.
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 28 дней назад
Soomalind GuuL🔥🧚‍♀️
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 28 дней назад
Somaliland finish Turkey 🇹🇷 power
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 28 дней назад
Kkk ina gumeed iska ceytamaya ayaad tahay ( ma sidaas ayaad xildhibaan ku tahay), xildhibaanow xaal qaado , ku darsoo hawiye la,aantiis iyo generaal Ceydiid woqooyi xor ma noqotaan, ku talo gal inaad tahay ( Burco iyo hargeysa oo la yidhaahdo isaaq la,aan).
@user-le9lw3nb2w
@user-le9lw3nb2w 28 дней назад
Wa beenaale waad dhiman waxad sheegtayna waa lagu weydin,qaran qabiil ma noqdo sool iyo awdal kama tirsana somaliland waa reer isaaq la dhaho umada been ha usheegin
@abdirashiidmedia8755
@abdirashiidmedia8755 28 дней назад
Umad somaliyeed ayuu wax ka shegayaa isogoo hadii filter lasaaray xataa duub iyo duli nimo ay madoobaysay ilaahay umada hakaa qabto
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 28 дней назад
Kkkk hawiye waa raggii shalay Daarood oo ku gaaracaya waa kuwii kaa celiyey 1988 kii , Adiguna Daarood kii 1988 kii ku dubeeyey iyo waliba hadeer goojocade iska soo celi, hawiye ayaad u diiday dadkoodii Yemen ka soo qaxay, hawiye Daarood ayuu iska celiyey oo Kenya ku shubay Lkn adigu qoodhaha ayaad u salaaxeysaa
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 28 дней назад
Anta jaahil abu jaahil uqdad xanuun ah ayaa idin haysa xaqiiqda jirta hadii aan kuu sheegno soomaalilays aas aaskeesii ilaa hada waxa ku dhan hantidii jabuuti horayso iyo dambaysaba dawladii afrika ugu quwada weynayd ayaad dumiseen ciisana idiin raacay ilaa hada pasaporka jabuuti ayaad haysataan jabuutina dhulka ugu qaalisan ayaad jogtaan jaahilow aqoon xumadaadu waata amxaaro walaal kadhigatay
@princesshawd6859
@princesshawd6859 28 дней назад
Geesi Guruje ❤❤❤
@SuratMaidah
@SuratMaidah 28 дней назад
Doqon Gureeje
@mawliidhassan5625
@mawliidhassan5625 28 дней назад
❤❤❤❤❤❤Guul.Somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤guul.somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-jv9gi2jg7t
@user-jv9gi2jg7t 28 дней назад
Geesi QaraN Runta u sheeg sidaas oo kale AYAA looga baahan TAHAY huwanta gudaha GuuL guul soomaalilan 💚🤍❤️ SALAAN SARE
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 28 дней назад
Xamaalkii. Ingiriiska ayaad ahayd goor maad dad xoraysay
@princesshawd6859
@princesshawd6859 28 дней назад
Guul ❤❤❤❤
@salaadkariish
@salaadkariish 28 дней назад
Wax dhintay baa tahy Cida dad ubaahan waa adiga amxaar bana tahaye
@rahmanuur5191
@rahmanuur5191 28 дней назад
Guuleso geesi somalilan 🎉
@xogtaheesaha530
@xogtaheesaha530 28 дней назад
Ma passport kii bay kaala noqotay
@saidali6971
@saidali6971 28 дней назад
Wa sax
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 28 дней назад
Reer somalilandnow iskuduubnaada si aad uguuLaysataan
@mohamudabdilahi-8338
@mohamudabdilahi-8338 28 дней назад
Dameer ayaad tahay adiga miyaa wax og
@runahmed9988
@runahmed9988 28 дней назад
Somaliland guul iyo Gobonimo Xil Guruuje Waa indheer garad Guulayso Xildhiban Guruuje
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 28 дней назад
Giisi Ina gurige waxa aad tahay halyay nolow xasan iyo ismaacil colow waxa ba kama qaadayaa somaliland guul ciidanka qaranka
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 28 дней назад
Turkeya power😊
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 28 дней назад
Doqon baataay kaatihi adaleh badan kaalika baasitimaalilah
@NurGacan
@NurGacan 28 дней назад
Waa runtiii aduuunka lagama aqoonsna qubrus waqooyiga xoog ku hatstaaa
@abdirahmanyusuf4924
@abdirahmanyusuf4924 28 дней назад
Waaar ninku hadalo cadaaaa isha qadeeed waynta alle hakaaa ilaaaliyo inshallaah
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 28 дней назад
Yaa ku aqoonsan wabaaaaaaaaa Sln finish
@alitani5045
@alitani5045 28 дней назад
We have now two enemies somalia and now djibouti dont forget leaders of keliga Somalia are also our enemies. Turkey has ni bysiness in meddling in somali people issue they should mind their own its own darn business
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 28 дней назад
Guruujow intaadan riyoon seexo 😂
@SicidHugurfarax
@SicidHugurfarax 28 дней назад
Good.waarunti
@Yaasiin1
@Yaasiin1 28 дней назад
Kuwa caytmaya waa daarood iyo hawiye ee dawalda hawiye u hadlayaa qaarba iska dhigaya reer somaliland si ay isugu diraan reer somaliland
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 28 дней назад
Waar xildhibaan ninkan fiqi wuxuu doonayaa in hobyo deked looga dhiso oo turkida dhisto dabateena xabashida ku wareejiyo fiqi waa mooryaan xaasid ah
@shaaficiaadam1184
@shaaficiaadam1184 28 дней назад
Geesi qaran 😊
@ltagroupofbusiness
@ltagroupofbusiness 28 дней назад
Guruuje shaqo wacan
@AxmadMuuse-lr2dd
@AxmadMuuse-lr2dd 28 дней назад
Mucaaradada iyo wadaniyadu waa inay sidaa xil Guruuje kuu kala soocnaadaan hambalyo guruuje
@dmm7903
@dmm7903 28 дней назад
Doqonta Shuftada maraboota ee Soomaliland ku dhegan xaasidnimo awgeed. Waxan maqli jirey doqontu xin bay qoratee xisaab ma oga iyo mid kale oo ah Doqontu il keliya bay wax ku aragta ishuna waa tan xinka.doqontu way maahmaah badantahay Doqoney dabkaa ba,a.
@soraya.a7956
@soraya.a7956 28 дней назад
Arinka waxa loogu yeero MoU, waxaad la gashay Abiy Afbiijo asaga ayaad wey diinee meeshii uu ku Dan Beeyey khurafaadkii lkn Turkey wax hadal ah kuma lihid ileen magacaaga xatee sooma qaadane xaqiiqada in aad wajahdo oo aadan indhaha ka qabsan ayaa dawadaada ku jirtaa...
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 28 дней назад
Inadeer waxatahay nin qaran waanad saxantahay kusoco difaaca qarankeena
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 28 дней назад
رجل
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 28 дней назад
Guruujow noolow xildhibaan.dhabah garanaya wixii.uu udhaartay jir oojoog baan ku leenahay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 28 дней назад
Garuujoow dameer xoolo ah baad tahay Ethiopia ma rabto dekad kiro ah ee waxay rabtaa dekad ay leedahay iyo dhul dee xildhibaan arinta inta goori goor tahay ha laga joogsado, muuse biixi waa benaale saqajaan ah oo wali waa kaa qarinaya wixii Ethiopia usoo dhiibtay
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 28 дней назад
Kililka 6 aad ha ugudhawaaqo MBC anagaa kuwadana
@nadiraosman6726
@nadiraosman6726 28 дней назад
Qaaraxland Amisonland alshabab familjen
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 28 дней назад
@@nadiraosman6726 walaahi Alshabaab hargeysa ayaa losoo wareejin donaa hadii Ethiopian soo cagodhigto xeebaha
@truthinyourface7345
@truthinyourface7345 27 дней назад
Maamulka muqdisho tamar la aan baa haysa
@user-jl5tz9ci4q
@user-jl5tz9ci4q 27 дней назад
Dowlada isaaq xalkee ku ilowday
Далее