Тёмный

Macaa Nimankii Alaabta Hablaha Hoostooda Lagu Yareeyo Ayay Iibinayaan🤮☹️☹️🥲🤣 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 124   
@queenruby8792
@queenruby8792 Год назад
Wallahi when I come to to your comment section I always intend to leave my opinion but this video I can't I was laughing the whole thing.....u are just one of kind you should look into stand up comedy 😂😂😂
@zainabahmed9405
@zainabahmed9405 Год назад
May ALLAH give you long life with property sis🤲🏽Aameen. In Shaa Allah you'll be around for a long time cause you're doing plenty good for our people🤌🏼 Nagu wacdi oo nagu tuff we need you sis.❤ Like you said ILAAHAY baa kusoo diray😇
@a.k7513
@a.k7513 Год назад
I think we need sex education, our people are insanely obsessed with sexual intercourse yet very ignorant about how satisfying relationship is, so high school curriculum must include sexology
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Год назад
Kitaabka la dhaho dibu nabi scw ana daawadii nabigeena suubanaa scw ayaa looga hadlaa iyo axaadiista ee barta diintiina soomaaliyeey
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Год назад
how are you for hanging
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 9 месяцев назад
Tukuluush tiimir gadhiiwayeey wuxu yiidhii waa Qadhaadh dheeg haudhigiin ❤❤
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Год назад
Fatxiya nimankan waa kuwa qasqaska iibiya ...hadda waxayka shidantahay khuraafatkan hoosta lagu dhoobayyo. Been iyo belaayo iyo sun ayeey ka ganacsanayyaan.
@ubahhappyabdulraman
@ubahhappyabdulraman Год назад
Uff if dulaysta gabdha kadhaada 🤮 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@superkikochannel3209
@superkikochannel3209 Год назад
Marokko ayaa dhaqankaa laga yaqaan
@SomGrl88
@SomGrl88 Год назад
Fathia has become an expert on dulaystes. You should write a book at this point for our next female generations to warn them about dulayste. ❤
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Gabadha aabo la aanta ku soo korta in dhiigu ku soo deg dego Wlhi waa run
@hafifaabdi2507
@hafifaabdi2507 Год назад
Today I visited my husband, grave and I came across your sister Safiya Grave today. I remember I visited her with my husband at Providence Hospital if I’m not wrong, May Allen Grant the highest Janna I made Du’a for her Today Sister.
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Год назад
Dhibka wa nagahan an isku kasonen waxan aqana nagta dhashay 13 ciyala oo ku fanaysa mar walba wan is tola kkkkkk meeshiba way washay kkkkk
@fadumobulale173
@fadumobulale173 Год назад
😂😂😂😂 aqas oo shaandho ama baastamiir baynoqote
@ayahosman
@ayahosman Год назад
Qoyan waxaad arkeysa kuleh dareen malihi o ayadi nafteeda edeyneysa oleh maxa dareenka lagu kordhiya shaqadi u duleeste gabay bey nsfteeda ku edeyneysa balo hoosta idinka gashay dheh wa umad caqligi ka guuray😂
@fadumobulale173
@fadumobulale173 Год назад
😂😂😂 ya noolba sow fircooni ma nihin waxa laradiya xoguu jooga sow laynama dhufaanin 😢
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Год назад
acudu bilahi mina shaydanir rajiim dumarka somalida waxa ilamaha loogu qala miskahooda iyo meeshooda oo yar isagu xagu ku arkay kuwan wax waynaday i wish inay wada waynan lahayeen easy u dhali lahayeen dumarka somalida wa dadka dunida ugu misko yar mid cadi u dhali kartaba way yar tahay ilahay u sakhira mooye ta ugu sadex cisho foolataa war buness buu ka wata waxan jirin buu ka iibinaya dumarow yaanu idin dilin kan oo kale dumarki somaliyee d dulayste isu cadeyaan abuuutii ilahay uga tageen hadana weli wa silicinaya dulayste mantana hoostoodii buu u soo dhigtay awelba habarha qaar yaa la iii shegay odhan jiray wax ba la yaraynaya oo babain jirya dumarka
@shukrimohamud9402
@shukrimohamud9402 Год назад
Fathia Dumarka Somalida cudur Duleesto ku dhacey oon dawo laheen waxey kuwaan Aduun ka lagu cadaabey labo labo
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Год назад
Waxad arkaysa nag weyn oo ninkeda uun rabta inay kaga shekayso kkkk ish lama hadlo naa naga tag ban idhi
@zahramuhumed2542
@zahramuhumed2542 Год назад
ha iifuraato hadana ha iixidhnaato kkkkkkkkkkk
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 Год назад
Dhibka nahaytaa waxuu yahay aqoontaa aadnooguyar hada waxani waakiimikada lagu daro waxyaabaha plastic ah marka lasmeeynaayo isku sooururiyo tiiyaa bina'aadanka loo isticmaalaa soomaalidana waxwalbo caag lagu sooshubo oo sawirlagu soodhajiyo waxaa layiraahdaa waa creams loo isticmaalo noocaas taaseeyna aaminaan waa waxeey dubka isaga fiiqaan oo layiraahdo waa daawada leesku cadeeyo tana waalamid because waxeey ubadanyihiin dad wixii loosheego qaato aanan aqoon badan lahayn dhibka ugu weyna kuwaasuu kudhacaa
@samiroawil6277
@samiroawil6277 3 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkk qaali run badan ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Gabdhaha yar yar dhiiga waxa ugu soo deg degaa waa nax dinta iyo war warka
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 Год назад
😂😂😂😂labalabo nimanki soomaliyed uf
@ubahhappyabdulraman
@ubahhappyabdulraman Год назад
I like your confidence habo don’t mind qoyoan’s opinion love ur programs
@medicaldegree8891
@medicaldegree8891 Год назад
Waalidiintii xataa caruurtoodu waxay sameynayaan ma oga ,haday og yihiin way Kala talin lahaayeen ,,fatxiyey u sheeg inay exercises sameeyaan haday adag doonayaan. Albaab ku lahaa iyaduba ma taqaane, hadaad aragtid ilintir waxad ogaaneysaa in dad Badan oo aan Aabo lahayni dagaalkii laga dhaxlay
@medicaldegree8891
@medicaldegree8891 Год назад
Somali waxa Ka soo harey weji bir iyo maxaan cunaa waxyaabaha ay ku kacayaan xataa xooluhu way Ka xishoodaan
@ruqiyaabdihassan359
@ruqiyaabdihassan359 Год назад
😂😂 oo nimankan ilen waxay la soo wada ordayan habenkii u horeyay bay wada rabaan allah mesha niman ma joogan aniguna naago ma haynooy bay dhihi jirtay fathia absiye
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Год назад
It will be the end of it if the west starts to advertise such a thing as there would be uproar from everyone including men 😭😭
@saharaaxmed5838
@saharaaxmed5838 Год назад
Labda af maha ee waa afka hoose bay ka washeen oo ilahay ma yaqanana
@hamdivan7046
@hamdivan7046 Год назад
Masha Allah fathia huno quluubtayada ayad ku nooshahay waxaa fahmi kara waxad ka hadlayso qof Allah jcelyahay 💋💋
@hodan112013
@hodan112013 Год назад
Iyagoo waxba isku hayn bay la waasheen. Wasakh weeye
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Год назад
Fathia it's not only Somali"s women's,Asian & Moroccan women's 😅specializes in this products.
@asmahanosman8997
@asmahanosman8997 Год назад
You’re right
@siinatshire6395
@siinatshire6395 Год назад
Nin iyo naag waa ka siman yihiin intey wax baran lahaayen wasma ka soo haray
@burco7626
@burco7626 Год назад
Salaam beautiful soul 💕 Dulayste iyo Qoyan wa kasta ka filo. This is disgusting. Maybe he doesn't have much in the downstairs department 🤔
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 Год назад
Maxad wax badan og tahay
@amalabdi6617
@amalabdi6617 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ninka Kabihiisi dacawo ka cuntay ugu daran 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@adarkherdon5818
@adarkherdon5818 Год назад
Kkkkkkkk Waa Run Taa
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Kii qas qaskii iibinayay baan la yaabnay ee kana ka daran imikana vajeeyje loo soo dhigtay oo bussiness soo galay😂
@bilanadan4276
@bilanadan4276 Год назад
😂😂😂alla run badana farxiya cabsiiye walee la aanta somali waa sii qurmi lahaayen habooy 😂allow ku xafid dulayste iyo qoyan laga yaab ayaan daro nin dhan oo waxaa iibinaya subxanallah 😢
@ubahhappyabdulraman
@ubahhappyabdulraman Год назад
Am advising you young girls and all women plz give time yourself and educate yourself plz and plz make yourself prioritize wallahi you will be proud of yourself gabdhooooow isku badnaada
@eveibrahim7705
@eveibrahim7705 Год назад
It is very disgusting really😮😮😮😅😅😅 saane aheed hadana saaan😮😅😅
@Twa917
@Twa917 Год назад
Xishood wuu dhintay walahay Somali sibaa
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Год назад
Qofkii.yeela.waxwalba.cudur.hakudhaco.waxaywataan.far.walatay😘😍❤💚💟💞💗💖💝🕴🕴
@ashalul565
@ashalul565 Год назад
Dad iyo Dal dumoow yaa ku leh adiguba qaado, Ilaahow nadaba qabo hadaanu nahay soomaali.
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 Год назад
Meesha hada aa fadhisid beelo waaye
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣 Allah fadhiya kujecliya . Duleyste balaayo kugu dhacday isugu muu weynaysto alasbta
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Год назад
Dulayste waa ka ii jogoo waa ilma yar
@ugasoelmi2138
@ugasoelmi2138 Год назад
Fathiya qaarbaa lacag kubixiya oo jiriiriq iska dhiga oo maalintii laguday iska dhiga marka qoyan isaga unbay qancisaa nafteeda waxba uma oga
@xamdashugri2810
@xamdashugri2810 Год назад
Ala habo anu wali gabadhban ahe lkn wxn asxbta ka maqlay ninkaygu haduso dalo u sexda that means only friday ayu darenleyahy😂adna wxd ledahy wxa ficnanlahyd inu so dalo😂
@ayannur9480
@ayannur9480 Год назад
Nimanka Somalida badankood waa Bisbas ma ka koran sidas darteed waxay u bahan yihin Geed yar oo deqo. Dumarka Somalida waxay dhalayaan ilmo badan.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Год назад
Fathia walaal. Ragii waxaad kunoqotay sunta harkaha.
@hawaismail8960
@hawaismail8960 Год назад
Umada soomaaliyeed intii xumayd baa badatay ee xishoodkii iyo ixtirssmkiiba kategay
@fahm3d88
@fahm3d88 Год назад
Waxaakaloo in la iska wacyi galiyo ubaahan kiimikada korka lagucadeeyo dhibaato badan buuku hayaa dumarka africa. Gaar ahaan somalia.
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 Год назад
Farxiya duleyste lasaar 😂😂😂😂
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Год назад
Ayeeyo Adiga 30 sano ka hor Baa kugu Danbeysey Bikir
@cafiifoaweis9375
@cafiifoaweis9375 Год назад
Masha allh habo runtaa kugu jeclahy ❤❤❤
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Год назад
Yaaaaab
@HalimoAbdullahi-pp9pe
@HalimoAbdullahi-pp9pe Год назад
Nimanka Soomaalida Ayaan. Meesha wax ku haynin
@khayrjecel-yt5lj
@khayrjecel-yt5lj Год назад
Hhhhhhj Kelmadaa aad baan uga helay runtii Alla maxaa nagu dhacay wllaahi Kelmad qalbiga ka soo go day.
@marianmohammed67
@marianmohammed67 Год назад
Muhiimadu waa lacag sun ayay la wareegayaan wali lama maqal lamana arag waxanoo kale cajiib
@khadraabdule2340
@khadraabdule2340 Год назад
Allah dartii ban ku jeclahy walashey qaali allow ku xafid marna wan qoslaa runta ku kugu jelahay
@ugasoelmi2138
@ugasoelmi2138 Год назад
Akhas duyuus mawax uu kasheekeeyo ayuu waayay lacagtaa lagashay
@Ali34388
@Ali34388 Год назад
Alaah beerkka qosol igumaharin maanta ilaahow adaa Farhia dilettant usoodiray afkaaga caano laguqabay kusoco Ina abti sax sax very good 👍
@سميهاسماعيل-ط7ب
Xaqiiq da ayaa kahadashay meesha wax kuma hayaan waa mar uu caraysan yahay iyo markuu rafaad San yahay iyo ur caraf la,aan
@aminadubat9109
@aminadubat9109 Год назад
Salam , sister Qali wallah you get the point MashAllah . I married brother Somali then divorced and I got a white guy I meant married wallah there was nothing worst than my brother Somali marriage .He was the only one getting satisfy , but he never satisfy me ,and the time that he was taking with me was less than 5 minutes . Ya Allah how can woman ever be happy with 5 minutes ride. Sister qali how can I communicate with you privately please? ❤❤❤❤❤❤.Good job with your point.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Год назад
Email me first gacalo Fathiaabsienetwork@gmail.com
@dhoolnuur8400
@dhoolnuur8400 Год назад
Hoyoyada ku firi dheh marka hore
@jakey2424
@jakey2424 Год назад
Waxaan dareemayaa in aannu yarayn. Haddii kale maxaad uga xanaaqday kkk
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Год назад
malaha wa khaniis dumarka neceb kan dumarka wax yar ban u samanaya leh raga labeebka ha u sameyo
@halimahassan9704
@halimahassan9704 Год назад
WTH 🤭what did he say😮subhanallah I can’t believe it
@hapyhapyhapyhapy
@hapyhapyhapyhapy Год назад
yes
@abdulxassan4657
@abdulxassan4657 Год назад
Xubinta taranka lagama hadlo. Akhas
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣 manoli someone help me
@habibaali2400
@habibaali2400 Год назад
Masha Allah my sister 💯 👍 I love you. You are so smart👑🌹❤️💋❤️
@farxiyfilsan6116
@farxiyfilsan6116 Год назад
😂😂 beerrkii baa icasaaday saan uqoslayeey kkk
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 Год назад
😂😂😂Bisad bay ahayd Fatxiya. Dawaco may ayayn😂😂😂Alla ma nooli😂😂
@ceebla9231
@ceebla9231 Год назад
Kkkkkkk pif paf farhia you make me laugh ina abti 😂
@yusufyasin8630
@yusufyasin8630 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@yusufyasin8630
@yusufyasin8630 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@firdosasileban2111
@firdosasileban2111 Год назад
Waad iga qoslisay wllhy fathia❤
@esraali2398
@esraali2398 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdirahinomarGedi-ls1ez
@AbdirahinomarGedi-ls1ez Год назад
Habo fatxiya waa ku salamay ❤❤
@khadraabdule2340
@khadraabdule2340 Год назад
Farax biriq 😅😅 farxiya cashar u dhigtey
@ashamohamed9299
@ashamohamed9299 Год назад
😂😂😂😂😂
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 Год назад
Walaahi fatxiyay aad baan u qoslay waa toy mardhow ilmaha yari tuuraya duleyste waa sidaas
@abdulkadirbanaana4513
@abdulkadirbanaana4513 8 месяцев назад
Adaaba dad la yaabaayo ismoog
@mustafaAli-ku8tr
@mustafaAli-ku8tr Год назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤
@hawaismail8960
@hawaismail8960 Год назад
Ka soco habaryar wixiii si ah
@yusufyasin8630
@yusufyasin8630 11 месяцев назад
HHHHH ALMAXAD taqaana
@hawaismail8960
@hawaismail8960 Год назад
❤😊 asc habaryar
@aishaali2498
@aishaali2498 Год назад
Alla hooyooy😂
@yusufyasin8630
@yusufyasin8630 11 месяцев назад
HHHHHH
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Год назад
Sax
@warisbotan-jy8gf
@warisbotan-jy8gf Год назад
Kkkkk ruun baadanaa
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Год назад
Kkkkkkkko
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
Ilayn waxay u madheen nimanki somaliyeed waa bilaa Aabayasha, dhimashadu way ku badanthy
@Khadiijo780
@Khadiijo780 Год назад
You are best ❤
@iqrayacquub
@iqrayacquub Год назад
Warshad😂😂
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Год назад
tolow ma isaga sita wax yar dhuuban oo ku lumaya muxu ku keenay gabdha yare somalida badankooda islantii guday baba yaraysee miskiin ragasoo kale wa iyaga catadooda iyo luga dhuubnantooda ka garo alla ku awd dheh dumarka ha nagiigin lagu nagiiye
@Khadiijo780
@Khadiijo780 Год назад
Funny Mashalh ❤
@Muxmux238
@Muxmux238 Год назад
Msha alah abaayo runta u sheeg dulayste nacas finger wato
@dekahaji
@dekahaji Год назад
I’m sorry Dulayste he is inrush all the time 😂😂
@abdullahidirie3757
@abdullahidirie3757 Год назад
Ma layareyn karaa horta😂😂😂😂😂😂😂
@laylacabdi898
@laylacabdi898 Год назад
😄😄😄😄
@maryanhusein7357
@maryanhusein7357 Год назад
😂😂😂😂😂 hapo funny ayatahay
Далее
Horrimarka Dabaldaga Gobolada Somaliyeed
6:58
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29
FATAL CHASE 😳 😳
00:19
Просмотров 1,6 млн
Waxaas Baa Qaraar & Ciil La Yidhaahdaa 🤣🤣
30:40
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29