Тёмный

Madaxwayne Muuse Intii Farmaajo Kursiga Ku Fadhiyay Ayuu Fadhiyayaa, Beesha Cabanaysana" Suldan Cali 

Bulsho News
Подписаться 377 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

Madaxwayne Muuse Intii Farmaajo Kursiga Ku Fadhiyay Ayuu Fadhiyayaa, Beesha Cabanaysana" Suldan Cali
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv - bit.ly/3OtZlnj
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho-tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

9 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 Год назад
Waa subeeriyadii asalka ahayd caqliga ilahay hakuu barakeeyo adeero
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 Год назад
Maasha allah allah ha ku barakeeyo
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Год назад
Ilaahay amniga iyo iimaanka ha inoo kobciyo. اللهم انا نسألك الأمن والايمان.
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 Год назад
Waa fikrad wanaagsan.illaahey kheyr ha ku siiyo.waa war xikmad leh.mahadsanid.
@aminselmi8378
@aminselmi8378 Год назад
Adder Allaha Haku sharif. May Allaha gives a speedy recovery from your health.Ameen
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc Год назад
MA IGU SHUBAA
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 Год назад
Maansha alah subeer awal ragaasaa ka dhashay nooolow adeer
@sahraadanabdi144
@sahraadanabdi144 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ciidankaga somalilander ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ciidankaga somalilander ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ciidankaga somalilander
@khadraomer6956
@khadraomer6956 Год назад
Maasha alaah suldaan ale hakucafiyo
@ZM1233_
@ZM1233_ Год назад
Mash Allah
@nasteexocali8725
@nasteexocali8725 Год назад
😢😢😢😢😢
@aminaahmed1458
@aminaahmed1458 11 месяцев назад
Ok
@mrbulshawibutaale6066
@mrbulshawibutaale6066 Год назад
Asc ilaahay caafimaad haku siiyo cirigana khayr hakuu siyaadiyo Alaylehe talo ayaad bixisay ilaahay ha ku xafido !
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Год назад
Ninkani waa run yaqaan,ilaahay garabkiisa ha galo.
@xamdixasan1284
@xamdixasan1284 Год назад
Asc
@ismacil9022
@ismacil9022 Год назад
Alla haku csfiyo ninjira melcad
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk Год назад
Suldaan cali waa wax ku ool weeye waxgarad ah thanks
@user-ek2mf7yo3o
@user-ek2mf7yo3o Год назад
Sax you are right 🥰🥰🥰🥰❤️💚🤍💪
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Год назад
Suldaan wax garad ah alle cimriga ha kuu dheereyo
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Год назад
Kani waa shiikh isaxaaq oo soo daahiray
@burjilibax
@burjilibax Год назад
Wad fcntey farmajo iyo muse bixi isku mid ka dhigtey bilasharciga ku fadhiya
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Год назад
Wuu Casilanyahay Suldaan Oo Illahay ba Casilay
@liinaali1910
@liinaali1910 Год назад
Ader mahad sanid suldan khasaraba wad dhantaye
@mohamedabotan9983
@mohamedabotan9983 Год назад
Diiksii xagaatuu waa odaaygan oo kalee. Baaskii siyaasadaa wudaaqaqaay adeer Suldankii Guud wuu hadlaay ariintaas waa finish. Farmaajonaa wuxuu isbaadalaay markii labaa xafadood huub iyo meelshiiyo beeled kasoo baxeeyn. Waxaa doonaysaa inaa Hargeisa huub laagu qatoo siduu Musee Shaani mirkiisu ugusoo nooqdoo?
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Год назад
Hooyda iyo aadiga waaliginba DIIKSII XAGAATUU EEYO AFKA DHEERI HAAL CODA NAAGA HEELIMYSAN MAXAD KUU CAAYSA
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Год назад
Maa idiinka ciid hargies iyo muuse toona uu qaadan kaara waati aad buuraha koortan waati maajertanye Kaa soo jeedsatan baa tookhweyni
@abdillahihassan8605
@abdillahihassan8605 Год назад
Sheeko yare, Lixle inuu kusoo daayo may ahayn waayo abaal daro ayaa hadalkaaga ka muuqata.
@nasteexocali8725
@nasteexocali8725 Год назад
Mariano. Dadka ska. Muuse Bio I. Uhadlin
@nasirhamudomar3244
@nasirhamudomar3244 Год назад
Rijaall nin rageed madaxdii hore waxba kuma kala duwana
@KAFARAH1
@KAFARAH1 Год назад
Isgarta, xisbiyadii cusbaa oo dhan waxaa laga horkeenay, Wadani iyo Ucid, haday doorasho dhacdo ayagay ugu shubayaan, waxaa yeelay waxay u diidanyihii fursadoodii Madaxnimo, arinkan halka fekereen Mucasridku.
@abdulraven9994
@abdulraven9994 Год назад
Waa odey ka dilaala dhibaatada reeraha waa iimaanlaawe xaaraan cun ah waa odayaasha dilaalay mushruucii 60 milyan ee xumboweyne ee leexsatay waana odayaasha hor taagan in ay hargaisa biyo hesho
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Год назад
Adeer intixanki waad kadacddey
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 Год назад
Kursigi cise muse wuu xarashanahay
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt Год назад
Salaadiintu xukuumadda ma caayin, ee waxay sheegeen in talo kasta oo wadanka lagu badbaadinayo ay diiday. Taasina ay keentay inay faraha kala baxeen oo ay shaqo ku lahayn dhibka uu Muuse geysto.
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 Год назад
Xaarwayne Ina igu shubo talow imisaa loo soo dhiibay inan gumeed kaa uraya
@abdulraven9994
@abdulraven9994 Год назад
Xaaraanta ayaa ka hadlinaysa waar cimri ayaa tahay xaasidnimada ka ducayso.
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Год назад
Waar mala huuba inaad reerka tahy sida ooramada baad uu hadleysay
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Год назад
Qabyaaalada Baro ku noooolow cid waxba ha ka siiin
@somalilandfirst.bashirtara869
Af daboolani waa dahab. Awoow.
@hilaahcali6615
@hilaahcali6615 Год назад
Jini la yidhaahdo muuse ayaa idinku dhacay, waa in laydinka CUUDIYAA
@samdaoffical6375
@samdaoffical6375 Год назад
Qabyaalad ayad lasoo fadhiisatay faaruqow talabaad farmaajo ma xuu ahaa jaahilow idka amus
@galkagundelibaax2866
@galkagundelibaax2866 Год назад
Team Andersson Cooper 🍑🍑🍑🍆🍆ka seexo meesha adeer. Looma baahna badhaasuq.
@asiyaabdilahi6445
@asiyaabdilahi6445 Год назад
Beenta iska is ka taal ciwanka muuse 5 sano wali umay buux samin ee dadka ha ula hadlin sidee ayaa cawaan yihiin wariye suulka ku noqo oo been ayanay noqon arsaqad
@hilaahcali6615
@hilaahcali6615 Год назад
Dadka Somaliland caqliga waxa ka xaday Dhiig miiratooyinka uu budhka u tuuraayo Nin Damiirkiisi iibsaday Ciro ,una Sulo duuban Burburka iyo iska hor imaadka Somaliland, SOOMAALI wuxuu ku iibsadsy 40 kun oo doolar iimasn laawe dantiisa oo krlya eegta, hafdii aan laga tashanina meel xun ayuu u wadas Bulshada
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 Год назад
Nin Abaal Ka Dhaca Ugumaad Horayn Oo Kuwii Shalay Ilaahay Ka Sakow Dilka Kaa Badbaadiyey Dadka Ugu Necbaato. Muuse Biixi 3 JeeR Bay Abtiyashi Dil Ka Badbaadiyeen Isna Abtiyaashi Buu Dadka Ugu Necebyahay.
@aminaahmed1458
@aminaahmed1458 11 месяцев назад
Ok
@aminaahmed1458
@aminaahmed1458 11 месяцев назад
Ok
@aminaahmed1458
@aminaahmed1458 11 месяцев назад
Ok
Далее
Поём вместе с CLEXXD🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15
Поём вместе с CLEXXD🥵 | WICSUR #shorts
01:00