Тёмный
No video :(

MADAXWEYN XASAN SHEEKH OO HANKII SOOMAALIYA EE MIDOWGA AFRICA U GOWRACAY DANAHA JABUUTI. 

Abdijaliil Show
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

MADAXWEYN XASAN SHEEKH OO HANKII SOOMAALIYA EE MIDOWGA AFRICA U GOWRACAY DANAHA JABUUTI.
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 76   
@abdulugaas4413
@abdulugaas4413 2 месяца назад
Wlhi dadkii soomaaliyeed masiibo ayaa ku habsatey waxan alle uga baryeyna nasri khayr iyo kuwan oo alle dulqaado
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 2 месяца назад
Sub xanallah xasan Allah wadanka hakaqabto
@rujaal
@rujaal 2 месяца назад
Waa wax lalayaabo, in Madaxweyne Dalkiisa horumar aan u ogolayn!
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 2 месяца назад
Xasan han yare, mooryan, qaran dumis, khayin wadan, tuug, xabale fagte, mayd cashuure, qabiilayste, dawlad xume, ciidan xaduuqe, maxaa laga fili karaa nin ku suntan waxas oo dhan? waa waxba! Waayo waa shakhsi madhan oon u iman dowlad dhis iyo han ee uyimid maxan cuna yaa ajanabiya oon wax isiiya aan usaxiixo waxay rabane iyo iwm. Allah ummada somaliya ha dhaafiyo sida ugu dhakhsan badan Xasan ayax.
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
Well.said musibo.deg.deg.ah.alalha.kurido.xasan.munafaq
@user-wy1nb1yh7o
@user-wy1nb1yh7o 2 месяца назад
Yuna kuwasine iska ilaali shuubo yahay
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 месяца назад
Wakaas Hawiye aaway Soomaali dii Daarood ka necbeeyd waxaa soo socdaa kadaran
@HassanIbrahiimAli
@HassanIbrahiimAli 2 месяца назад
Maangaabnimo
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 месяца назад
Fight for your Wright ❤
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 месяца назад
Meshi Marwo la mariyey ba Fowzia na lamariyey Somalia 🇸🇴 ilaha umaqan 😢
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 2 месяца назад
Asc Fowsiya dadaalkaaga ha ka harin waan kugu taageeraynaa iinsha Allah .
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 месяца назад
Waa cajiib kuwii kitaabka ugu dhaartay masuuliyada 🇸🇴 inay danaha dalkale hormariyaan💔💔😭😭
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Cafar nin ah Vs Marwo Foosiya xaji Adan Somali Ah ❤ Adiga 25 Milyan Somali Ah Kugu Taagersanahay Rag iyo Haweenba Umadda Somaliyed Hambalyo Kuleenay Sidaa Ugu Adkeesatay Kuwii Kaa hor istaagay waagii Hore iyo Kuwa Hada kusoo Jeediyey Waanu la xisaabtameena Abayo Hore Usoco Noosoo Dhici Kursiga Umada Somaliyed Xaqa Uleedahay Adiga Gabar Somaliyed Ah Jabuuti Ninka utaagan Waa Cafar Maanta Cafar Wakuwaa Xabada Ula taagan Somalida Kilinka Somali Galbeed Guuleyso Foosiya❤
@aishaibrahim2964
@aishaibrahim2964 2 месяца назад
ilaahaw wadankeena dhibaatada kadulqaad aamin yaarabi
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 месяца назад
Somalia Xaal Qado 😢
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 2 месяца назад
Sorry marwo Angu madax weynaheene ma lihin madax weynaha dalku waa nin U shaqeeya dalka jabiuti Iyo Kenya wad guuleysan in shaa lah Mamo alle ayaa Kula jiro Iyo umada soomaaliyeed ❤❤❤❤
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
Horta xasan meed.canshure.qabure.fagte doqo n bahahin ya dortay
@suadfarah5701
@suadfarah5701 2 месяца назад
Ismaaciil Cumar Geele, Xasan sheekh waa maafiyo wada shaqaysata. Waxayse kukala duwan yihiin, Xasan Waa tuug nacas ah, ismaaciilna waa tuu smart ah
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkk rayla guul kursiga cidlo ka qaado
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 2 месяца назад
Fawsiyo waa gabar aqoonyahan ah oo dalka uso shaqeeysay.
@Samatalis1
@Samatalis1 2 месяца назад
Xasan sheikh madaxweyne somaliyeed ma ahan waa shaqaale jaajuus u ah kenya iyo jabuuti iyo wadamo kale.
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 месяца назад
CABDUL JALIIL. SHOW. SXB . QAAÀAALII. AH🎉. OO. WADAA JOOGNEY. MAGAALADA. ANKARA TURKEY 🇹🇷. ANIIGA. WA ZAHAL ABDI BOULALE. OO. JOOGA MAGAALDA. DJIBOUTI 🇩🇯. EE. CASIIMADA DALKA JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 месяца назад
FOWSIYA HORAY U SOCO 💪🏻 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 IS FIRST ❤❤❤
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 месяца назад
Nabar ad fileysey naxdin maleh
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Xassan waxaa loo soo diray burbirka Soomaaliya Allaha dhaafiyo umada
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 2 месяца назад
Rabbi ha ku guulayyo kursigaa Marwo Fawsiyo
@ahmedelmi4884
@ahmedelmi4884 2 месяца назад
Waa wax lala yaabo!
@jamamohamedmoalin5226
@jamamohamedmoalin5226 2 месяца назад
subxaanalah illaahoow dalkaan ka qabo calooshood ushaqeystayaasha na qabsaday u olloleynaayo dlalaka shisheeyaha
@Fahma
@Fahma 2 месяца назад
Kursigan ninka kenyaatiga ah baa qaadanaya waa ninka mucaaradka ku ahaa madax waynaha kenya waana ninka somalia kala jarkeeda u o loleeya xasan shiikh somalia dhulkuu kagalay laakiin mesha barlamaan ayaan jirin iyo xumuumad xasanoow ilaahay cuqubo hakugu dhifto somalina alaha kaa qabto ilaahoow iga aqbal
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 месяца назад
ISMAIL OMAR GELLEH NINKA UU WAX KA CODSADAY WAA XASAN SHEEKH EE XAMSE IYO KUWA AFARTA MAAMUL XUKUMAA MIDKOODNA SHAQO KUMA LAHEYN DIIDMADA LAGU DIIDAY
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 2 месяца назад
Dad moriyaan ah baavila somaliya joogaa
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 2 месяца назад
Xassan sheekh maaha madaxweyne Qaran. Sidey kudhici kartaa in madaxweyne wadankale xassan sheekh kuyiraahdo musharaxaaga reeb isaguna uuku aqbalaa. Barlamaanka waa in arinkaan usoodhexgalaa xassan sheekhna meesha laga tuuraa
@abdiwaleabdirizakali9454
@abdiwaleabdirizakali9454 2 месяца назад
Waa wax aad looga xumaada in dawlad ay lugaha qabato mu waadin xaqiisa tastuuri ah wana ceeb iyo fadeexad dul hogonaysa dawlada xasan sheilh
@HassanKamil-jz5et
@HassanKamil-jz5et 2 месяца назад
Wa kaa hee Qabir qode faido maleh😂🤣
@felisabdi3794
@felisabdi3794 2 месяца назад
Xasan maaha nin wadan iyo magaciisa midna u daneynaya… lkn waa mid u baahan in la ogaado, teeda kale, odeygani meel uu Soomaliya isbaaro u dhigtey buu raadiyaa, waa daaalim oo aan wax horumar ah inuusan u socon waxkale, Xasbunallaah Wanicmal Wakiil…
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 месяца назад
Subxanallah wba dhib taasi
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 месяца назад
Xasan nacladd ailaahey haku dhacdo
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 2 месяца назад
Geesiyad qaran haka yaalin
@MohamedMohamed-uh6sp
@MohamedMohamed-uh6sp 2 месяца назад
Dadal horay udoco. Kuleyahay
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 месяца назад
War soomaliyey tuugan xassan dhiiqo dalka halaga qabto Nacala dhalaygan damiir lawaha nin asagii U niikinaya 😮😮😮
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 месяца назад
Tuuga tuugu dhalay xassan duufle gurgurte Ismaciil baranvaro hooyada was war waxan duliga bila damiirka qabuure la qufayo ogayne ma sheekadan ayu bilabay Nacala Ku dhalay
@MohaancoutinhoCuuke
@MohaancoutinhoCuuke 2 месяца назад
Aad ban uga xumahay hadii madaxdii qaranku uu hankoodu aad uhoseeyo
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 2 месяца назад
Guurguurte waa dabadhif nin ku caanbaxay
@user-ik1me7kr8f
@user-ik1me7kr8f 2 месяца назад
Cumar iyo xasan labaadaba ilaahey naarta heydiinkurido.
@n5tv351
@n5tv351 2 месяца назад
so sorry what😊😊😊😊😊
@MoktarAbdi-gy4en
@MoktarAbdi-gy4en 2 месяца назад
waxanraan ah qof dadki doortay ma aha e dadkale iyo dalkale u adegaya maxwayne xasan waxa ugaranlaya ay danta dalkisa madax🎉wayne dadka iyo kumay doran danaha dalalka kale e waxa lagudortay dalka iyo tadadkag jbouti waa cadaw somliyed e kalagaro sadiqa cadawga soliyed
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 2 месяца назад
Hadii xasan maxkamad lasoo taagi waayo Somalia ma dhawo
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 месяца назад
CIIYAARTII. MUDANE. MADAXWEYNE IISMACIIL CUMAR GUELLEH. MIIYAAY. GARTEEY. .MAGAALADA. MIGADISHU
@user-dq6zq3lk5f
@user-dq6zq3lk5f 2 месяца назад
Hassan sheikh waa nin aad iyo aad u jilicsan oo go,aan masiiri ah oo umadeed aan qaadan karin, dal iyo dadna meel wanaagsan uma hogaamin karo waayo awoodiisa kuma kalsoona inuu wax muuqda keeni karo ana horseed u noqon karo. farqabsi iyo hanti xadid buu shaqo fiican u arkaa.
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 2 месяца назад
War ileen Ceeb looma dhinto 😂 Dowladii shilimaad ayay ka adoorbiday sharaftii qaranka
@user-ik1me7kr8f
@user-ik1me7kr8f 2 месяца назад
Laabada maxadeayne waa tuugin. Laabadaba tuuugta
@wizhargeisa3338
@wizhargeisa3338 2 месяца назад
Dulinimo ku dhamaatay duliga
@user-ik1me7kr8f
@user-ik1me7kr8f 2 месяца назад
Cumar xasan waa tuug
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 месяца назад
Nacaas faqash ismooday 😂Aad baan ku faraaxsanaay talaabadaa hassan guurguurte ka qaaday! Naagtaa codow ku moqotay dalkeedii Somaliland iyo toolkeed, waajibkeedii baa la mariyey! Baagaaa!!!
@rocky4066
@rocky4066 2 месяца назад
Xasan sheekh waxa maamula oo uu gacanta ugu jiraa ismaaciil cumar geelle jabuuti ayaa soomaaliya laga hahaha nasiibdaro ilaaheey ayaa nagu saliday wax aan dowladnimo micnaheeda garaneeynin dalku waa beeylah.....
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 месяца назад
😂 sorry
@SakariyeMaxamad-vp4qb
@SakariyeMaxamad-vp4qb 2 месяца назад
Dani miyaa ku yiri ha tanaasulin
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 месяца назад
Bukaan socod kkkkkkkkkkk
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 месяца назад
KURSIGA ABUUKAR BAALE AYAA SIGTAY OO AY RABEEN AAKHIRKII CODEYNTA INAY KU BEDALAAN NIN AY WATAAN KOOXDA XARAASH QARAN EEN FAHAMSANEYN MACNAHA IYO SHARAFTA DAWLADNIMADA
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 2 месяца назад
Somalia illa laga qaabto Ismacil Cumar Geele. Weleen Somalia ma hagaago. Odeyga meel kaasta oo Somalia isaaga dhiib ku waada Balramanka Nus daan ayu isaaga ayey ushaaqeyan .
@jamamohamedmoalin5226
@jamamohamedmoalin5226 2 месяца назад
madaxweyne farmaajo ayaa noo sheegay jabuuti in ay tahay cadawga soomaaliya
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 месяца назад
Ka xaaxabiya xasan dhiiqo farmajo vilada kaso bax maxaa ka danbeeyay qabuuro meyd laga soo baxo iyo cabaad aan baxaad laheyn kkkkkkkkkkk
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 месяца назад
Urur samaaale soooo islama ahayn 😂😂😂
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
It's called.irirsamale
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
Lakin siyasadu walal.maleh iyo xasiib.joogta ah
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkk
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 месяца назад
@@deqawarsame-ml7fm im darooood kingdom Daaaawade baaan ka ahay Wxna u aqanaaa dadka kale urur samaaale Siyaaasad nagama dhaxayn ka dho Anaga Iyo idinka
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 2 месяца назад
@@AmalAbdirisakMahameddadkii xasan doortay baa wali barooranaya cajiib 😂 Maamada waan ka xumahay waxa kudhacay
@fartunosman3503
@fartunosman3503 2 месяца назад
Amaa lagaa masaafiriyaa Kenya cabdi jaliil Hamza iyo Hasan Kenya madax ayey ka yihiin ma joogtoo wasiir iyo Hamza waa isku cid waaga hore raiselwasaayaashii hore cadi laakin xamza waa heehee
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Xassan iyo Xamse Kenya Dabadhilif ayey Ka yihiin wax qiima ah oo ay ka leeyihiin mikirto Sideedaba Jaajuus marka laga dhimaysto waa la dilaa ama la tuura
@runloow2202
@runloow2202 2 месяца назад
TANAASUL JABUUTAAY Ma aheyn in xilligan xun oo Somalia ka dhacsan tahay dunida, dagaallo sokeeye iyo burbur awgeed in SOMALIA ay u tanaasusho JABUUTI. Somalia waxa ay qeyb weyn ka qaadatay halgankii iyo xornimadii JABUUTI. waxa ay dawladnimadeeda halis u gelisay una hurtay JABUUTI kaddib markeey ogaatay in itoobiya ay u diyaar garowday in ay QABSATO Jabuuti xilligii xornimada. Somalia si ay u xagal daaciso damaca itoobiya ayeey dagaal ku qaadday itoobiya cashar la yaqaanna u dhigtay saasna ay ku badbaadday JABUUTI Nasiib xumo Somalia waxaa isugu tegey wadamada shuuciga ahaa ee Ruushka, Kuuba, Libiya, Yemen & Itoobiya. Halkaana ka bilaabatay burburkii SOMALIA. Illaa iyo haddana aysan cagaheeda ku istaagin. Maadaama ay Wadadii soo kabashada ku jirto waxey aheyd JABUUTI ineey u tanaasusho SOMALIA iyadoo u abaal gudeysa wadankii u huray dawladnimadooda ee S O M A L I A. Ayna iska deyso cadaadiska ay madaxda Somalia ku hayso oo ay garnaqsato una tanaasusho Fowsiya oo 90% ku guuleysan karta jagadaan dumar ahaan, khibrad, aqoon & kartiba u leh shaqadaan, dib u dhisidda SOMALIA-na qeyb mug leh ka qaadan doonta ayadoo mashaariicda ay xaqa u leedahay ku hibeyn doonta. Dabcan Somalia waxa siyaasiyiintoodu isku heystaan waa la'aan mashaariic horumaineed oo isku filnaasho gaarsiin lahaa. Wadadii caddeydna ku ridi lahaa. Halka Jabuuti ay lumin karto tartanka, dhaqaale ahaan iyo magac ahaanba. SAAS DARTEED ay kaga habboon tahay ineey u abaal guddo SOMALIA, una tanaasusho qofka ugu mudan, 90%-na ku guuleysan kara JAGADAAN FOWSIYA. TANAASUL, TANAASUL JABUUTAAY. TAARIIHDU WEEY QORMEEYSAA. GUUL FOWSIYA
@ahmedelmi4884
@ahmedelmi4884 2 месяца назад
Waa wax lala yaabo!
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 2 месяца назад
Xasan tuuug tuuug dhalay waxkasta uu musuq masuugay
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 месяца назад
Tuuga tuugu dhalay xassan duufle gurgurte Ismaciil baranvaro hooyada was war waxan duliga bila damiirka qabuure la qufayo ogayne ma sheekadan ayu bilabay Nacala Ku dhalay
Далее
ОБЗОР ПОДАРКОВ 🎁 | WICSUR #shorts
00:55
МЕГА МЕЛКОВЫЙ СЕКРЕТ
00:46
Просмотров 473 тыс.
Kaftanka Siyaasada 514 oo aad u xiisa badan
27:15
Просмотров 42 тыс.
ОБЗОР ПОДАРКОВ 🎁 | WICSUR #shorts
00:55