Тёмный
No video :(

Maraakiibta Turkiga Oo Badda Somalia soo Galay 

Hashi
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

#SubcribeHashi

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Месяц назад
💔😭 Sidi cadada aheed wax kasta ay saxiixan iyo waa wax u gaar ah Xasan iyo kooxdiisa ay wada dhacaan Lacagtii Wadanka 🇸🇴👍
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Ina aderka hado madaxwey aha laha waa tageri lehed wilibo qawilka daa aya ku tager taa baqyar
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Месяц назад
​@@user-gl2go3kp6sAdigu Xassan CULUSOOW I baad qabiil ku taageeraysaa hadaad wax ku haysato waaba kugu qaadan lahaa laakiin kuma oga inaad aduunka ku nooshahay nasiibdaroda ini haysata waaye gaajo rafaadku dhiiga umada uu isku daadinaayo waad ku farax San tahay.
@nasriina12345
@nasriina12345 Месяц назад
B​@user-gl2go3kp6s Kan oo.kale la arag hub tahriibin badii Ethiopia waxa kasta waa saxiixey marka runta maa ku dhibetsa
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Mxaa ron baqyar sheg
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Adiga ma amxaro tahay mise oromo
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Masha Allah Somalia Waxey Dhaxda ugashay Reer Galbeed Aan Ogoleen In Wax Yar Oo Horumar Yeelato Dhibka labaad ee Umadda Somaliyeed Heesto Waa Argagixisada iyo Qabyaalada oo Sii labo jibaartay
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e Месяц назад
Allaahu akbar scw
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Месяц назад
waa guul soo saaridda khayraadka dalka soomaalida dhibaatooyinka ugu waaweyn oo soomaalida haysta waxa ka mid ah faqri dagaajiyey oo cadaw waliba ka faaiidaysatey sidaasi darteed guuul
@Subeyriga
@Subeyriga Месяц назад
Suleyman xaashi waa siyaasi alaabta uu xayeysiinayo iska ilaaliya waxan ahay qof iibsadey wagiya ayaa diirku iga baxay walaalayalow
@user-lk1hz4cs2k
@user-lk1hz4cs2k Месяц назад
Adiga ayaa jecel turki waa hiilka qaranka Somaaliya waana wadnaha ummada turkish m Xasan waa dal jire
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Месяц назад
Xasan io kooxdis Waa laga soo celin wax kasta eey dalka ka dhacen insha Allah dalka ayaga MA leh
@ashawooo
@ashawooo Месяц назад
Mashallaha tabarkallah illahaya wadanka cadawaga noga Qaba no xasali
@yusra2501
@yusra2501 Месяц назад
Hadan shaki ka qadno cidwalba shidaalka waa laga guuri sas muyuu ku dhamanyaa adlisti turki ha soo saro. Waynu ilaalinaynaa dalkeena
@axmedtigta7323
@axmedtigta7323 Месяц назад
Waa soo dhoweyneynaa turkiga Aar hay cunee yaan dawoco ilig itaabsiin
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Месяц назад
Wan canbareynayaa arinkas xad gudubka ah ee turkey ka wado Xeebaha Somalia Vila somalia Kama jirto dowlad somaliyed oo sax si siman ugu qaybin karta Khayraadka iyo shidaalka
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Месяц назад
Somalia dowlad la aqoonsanyahay ayaa ka jirta oo hab sharci ah ku timid iyada ayuuna calamka la macaamilyaa
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
@@user-iz4tc3kh5qDowlad la Aqoonsan yahay Somalia wey ka jirtaa Waa Sax Lakin Dowlada MD Hassan Sheikh Isaga Isma keenin waa La Doortay Oo Baarlamaanka Umadda Somaliyed Ayuu Ka Kooban Yahay Intaasi Waan Isla Garanay Xisaabta Ku Darso Hadii Madaxweynaha Uu Maqli Waayo Baarlamankii Somali Ka Koobneed Ee keenay MD Hassan sheikh in Kalsoonida Kala Laaban Karaan inta Naftada usheeg sxb
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 Месяц назад
Waa wax wanaagsan, hanoo ilaaliyeen baddee na ayaguna ha iska Dal dashaan khayraadkeena, koley anagu Ku intifaaci weyney kuma uheshiin weyney. Koley balaa cuni lahayd....
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 Месяц назад
Waa Muslim haday daldashaan waa walaaleheen haku noolaadan intii gaalo qaadan leheed Turkigan u ogolahay
@sahromahamud
@sahromahamud Месяц назад
Manshaallaah Illaahoow Nasoo Gaar Sii Turkiga Waa Guul Ilaaheey Hanaga. Qabto Masar Oo Nasoo Gashey dagaalna Ka Aas Aaseyso Soomaaliya 🇹🇷🇸🇴🙏🇹🇷🇸🇴🙏🇹🇷🙏🇸🇴👮‍♂️👮
@abdinasir7998
@abdinasir7998 Месяц назад
Masar so ti ma aha dhulka somaliyed horey gumay siga ugu gacan galisay ee rer galbedka oo ingiris kaw ka aha ku warejisay lalushna Lagu siyey harar ya ugacan galiyey ingiriska?. ka dib inras so ingirisna xabashi kuma warejin inti kalana isaga iyo talyani iyo faransis ma qayb san to,lay turkiyow adan tolnimo daba ka sugaya mustaqbalka dhaw insha allah...
@Abukar-c6y
@Abukar-c6y Месяц назад
War wax wax kuu taraayo waa wax ugu fiican oo soo Maro somaliya
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Месяц назад
Xabashida Turkiet ayaa noo dhaamo
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 Месяц назад
Warkan qabyalad baa ka muuqata
@abuudeeq200
@abuudeeq200 Месяц назад
Haa qabyaalad iyo xoogaa maseer, quuri waa......si toos ah waliba
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 Месяц назад
Qabyalada alle hanaga daweeyo
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l Месяц назад
Wax La gadey majirto,
@AbbasAbbas-k9h
@AbbasAbbas-k9h Месяц назад
Cbb Waxlagaaweeydiimaayo 4:32
@Subeyriga
@Subeyriga Месяц назад
Kala garo soo saarida khayraadka ummada somaliyed u ooman tahay ee dhaxalka u ah iyo xasan shekh oo 4sano uun joogaya qabyaaladada banaanka ha keenin
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Месяц назад
Waa xayawaan u shaqeeyo carabta diidan ineey soomaaliya qeeyraadka loo soo saaro
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Месяц назад
Gulayso indeer
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Месяц назад
Corruption corruption corruption!Who owns Somalia 🇸🇴? Somalis or Hassan Sheik or Muse Bihi? Or Foreigners? Somali people have been sidestepped in this all
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
ilahay bah kah shifay xasan moryan iyo villa family ilahay ku dulay tug dhaqan xun barlaman kamah jiroh somaliyah
@Subeyriga
@Subeyriga Месяц назад
Alaabta suleyman xaashi iibinayo iska ilaaliya sababta oo ah waa wariye iimaankiisu lacag uun yahay
@hersisnoophersisnoop5165
@hersisnoophersisnoop5165 Месяц назад
Good news
@AbbasAbbas-k9h
@AbbasAbbas-k9h Месяц назад
Cbb Waxlagaaweeydiimaayo
@Amir-Muse
@Amir-Muse Месяц назад
DBB
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 Месяц назад
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@AbdalleNur
@AbdalleNur Месяц назад
Shidalka wa lasosaraya rufyan Arab ushaqeya warkiisa marabno
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Месяц назад
Aad iyo aad❤
@FardussYussuf
@FardussYussuf Месяц назад
Shidalka ma shaqsi baad mooday in u leyahay
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Месяц назад
Saudi arabia iyo imaaraadka buu lacag ka soo qaatay ninkaan si oo been abuur ugu faafiyo umada
@xasancali438
@xasancali438 Месяц назад
Asc wariye sare waxad kahadleysaa soomliya dhisan oo dhameystiran soomaaliya toban waraabe ayaa cunaye wiilka libaaxa ee tababarka heerka sare soo qaatey 100 sano meeshu kula tago aan aragno
@CwaaxidRabiic
@CwaaxidRabiic Месяц назад
Nio sxbow bal war nagasii wadamada bada somali iska jooga ee macdan taa iakagurta waxana kamid ah spein
@mahadabdifatah5293
@mahadabdifatah5293 Месяц назад
Warkan waa war lagu Farxo hadii aay dhabtahay
@adan_mohamedali4067
@adan_mohamedali4067 Месяц назад
Jaajuusiin ayaa ku jira sida adigoo kale
@HamzaElmiAli
@HamzaElmiAli Месяц назад
À pars moi hamza elmi ali je réagissent que tu es le omnipotent et celà Mme je le plein
@user-yb6mu2yu1h
@user-yb6mu2yu1h Месяц назад
Hadii ay inadhacayso tuurki haynadhaco
@user-lk1hz4cs2k
@user-lk1hz4cs2k Месяц назад
Acuudi bilaahi warka ha qaloocinina
@mohaadem6348
@mohaadem6348 Месяц назад
Mnsh alh
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 Месяц назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Месяц назад
Afku kama go. Suleman Guul Weyn carabta ankan raysano
@idrissismail4563
@idrissismail4563 Месяц назад
Warya turkigu gurmad ayu ku yahy , Talon haadi aad gaadaneyso daaya turkiga waa dad Islaaam aah wlhi hadi kale waraabe ni kala qaadan
@cabdishiikh4560
@cabdishiikh4560 Месяц назад
Cabaad wayne najis qabyaalad qurunsatay baad tahay lkn xitaa kooxdii rooxaanta qabtay way fahmi waayeen warkaaga afsomaligii baaba kuu ganbiyay adaa dhiban saxiib allaha kuu kaalmeeyo
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 Месяц назад
War waa cadi hadaba itobiya ayaa doneysey iney na dhacan
@aminahussein9450
@aminahussein9450 Месяц назад
ASC. Intu Cadow an abaalkaga heyn ku cuni lahaa u da`aa turkiga isaga koley ku jiir naxaayee.
@elmimaalin3612
@elmimaalin3612 Месяц назад
Asc walalow wakuslami alaxaa ku brkeya wlal wxan kaga baxnxay knenka gonjabka siden kuxilikra wxan joga kenya fafaxin igase xoya iga xnonsan
@abdurahmanyusuf7704
@abdurahmanyusuf7704 Месяц назад
Wax walba oo labada dal ku heshiiyeen madibada inlakeenaa mase waa in warbaahinta wax kamida loo sheegaa
@drkhaalidgeesh3915
@drkhaalidgeesh3915 Месяц назад
Fadlan ii saar like ❤❤❤
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 Месяц назад
Somali sumum Bokmum umyun
@Subeyriga
@Subeyriga Месяц назад
Iska ilaaliya alaabta suleyman xaashi xayeysiinayo sababta oo ah maaha nin iiman iyo diinle iimaankiisu waa lacag qof la aamini karo ma aha
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Месяц назад
Xashiyow hadii calaf lagu leeyahay waa la cuni doonaa..
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Месяц назад
Baarlaman maaha waa jeeb dhibaano lacag ayey ushaqeya dal Uma shaqeyan
@dahirmohamed7116
@dahirmohamed7116 Месяц назад
War Turkeya Somalia waxay xili buu uhiiliyay taa ogow
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 Месяц назад
Middle East eye newkas soo carab Malahan carabna somalia oo qayradked inaye laso baxdo maraban marka carab aaa saan tiri marbno
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Месяц назад
Saleyman hashi. Waxoo lacag ka soo qaatay Saudi arabia oo aan marnaba ogoleen in somalia shidaalka loo soo saaro. Ninkaan waxoo u shaqeeyaa carab asigoo doonaayo inoo been iyo dacaayado ka faafiyo hishiiska tan kale turkey lacag ma bixi sida carabta cml lacagta xisaab la aanta meel walbo ku harqiyay
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 Месяц назад
Hadaadba soomaaliya wax ka sheegto waad xanuunsan hadaadan madaxwayne xasan wax ka sheegin ?? Waa la yaab ??
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Месяц назад
Hhhj
@Subeyriga
@Subeyriga Месяц назад
BARYAHAN WAXAN SULEYMAN KA MAQALNA IN TURKIGA UU WAX KASHEEGO LACAGNA KUSOO QAATEY NACAYBKA TURKIGA INA DHILO
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk Месяц назад
ninkaan xashi layiraahdo si buu dowlada mucaarad weyn ugu yahay wlhi waxan kala garan la ahay inuu Wariye yahay iyo inuu mucaarad dowlada kasoo hor jeedo yahay.. iL gaar ah halagu haaayo ninkaan wixisa Wariyinimo maaha ee isku dirka dowlada iyo shacabka buu kashaqeynaya waana sababta taaagero badan uuku waayay ama viewskisa uu hoos udhac weyn uu ugu yimid...
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 Месяц назад
Soow tii loo diiday soow maaha caawinta itoobiya
@abdullahimahamed288
@abdullahimahamed288 Месяц назад
9:16
@Badri123-o1q
@Badri123-o1q Месяц назад
Aniga waxay ila tahay itaal darada manta naheeysa o Ethiopia igu damacineyso waxa dhaanta analog Turkish is dhiibnah tan iyo intact ay wooden ka so laabaneyso
@abdalemursalissa1901
@abdalemursalissa1901 Месяц назад
How are you doing today for
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад
Dhib male itoobiya ineeysan bad leheeyn ayuu turkigu ku hoowl gelayaa isagaana garta inuu ka eryo badeena
@abdiashkir6259
@abdiashkir6259 Месяц назад
Kan sanad kahor ayaan block saaray yaa ii argagixisagaan qabiilku duleeystay farmaajo qof ibnu aadan kaliita aan hogaan somarin dhankasta kaliitay ayuu hogaan uyaqaanay
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Месяц назад
Farmajo ayaa beeray cbb daan qabyaalada faafisa
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Месяц назад
Inkastu tuhun badani jiro Hadana arinkani wuxu cadeyn Dona in uu heshiiska ku jiray Difaaca dalka iyo badaba iyo Inkaleba wx walba wy so Bixi dontaa???
@HamzaElmiAli
@HamzaElmiAli Месяц назад
Faites vôtres travailles
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 Месяц назад
XASAN SHEEKH XASAN SHEEKH XASAN SHEEKH KU QAFIIF KU WAALO
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Месяц назад
@@abdulkadirmohamed8285 Hayso Xassan CULUSOOW GURGUURTE sariiro dahab ah kugu seexinaayo qaado isaga dhanba Nagala tag kuligiinba
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 Месяц назад
@@Ayan-le4hb ayaaneey Xasan waxba iima aha laakiin xaashi weriyaha xasan shekh uunbuu hayaa Adigana gaabgaabso gabar baad tahaye
@OmarAli-rf4nr
@OmarAli-rf4nr Месяц назад
Kii kahoreeyay muxuu ahaa barlamaankaas gudoomiyihiisa tuu farmaajo iska xiran jiray sooma aheen mawaxaad rabto maad noosheegaysaa waxaad dadka tusinaysaa indulaguu dhagaysan
@Subeyriga
@Subeyriga Месяц назад
SULEYMAN XASHI MA LAGU TILMAAMI KARA QOF DIINTA ISLAAMKA WAX KA TAQAAN AMA AAKHIRADIISA ILAASHADA ISAGA OO LA OGYAHAY WARARKA UU SHEEGO IYO NACAYBKA INDHAHA TIREY
@muqtarahmed7664
@muqtarahmed7664 Месяц назад
Aryaa iska ooy wikaaba waad iska ooy jirtay
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 Месяц назад
Beenaale. MD Hassan sh guul iyo gobanimo
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Месяц назад
Guuuul
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 Месяц назад
xasan shiek wa tuug wax kasto jeebka aye ku shubanayan
@bayaxowaaran2176
@bayaxowaaran2176 Месяц назад
HSM waxbo madhaafi
@abuukaralikoofi7448
@abuukaralikoofi7448 Месяц назад
Nacas naxun xasan yaaa ku haayo
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 Месяц назад
Turkigu wuu taagersan yahay heshiiska MOU ee dalka somaliland iyo ethiopia ay wada galeen bes somalia ayunbaa ka samrila somaliland kkkkkkkkkkkkk Wayse ku qasbantahay inay ka samirto
@Subeyriga
@Subeyriga Месяц назад
Waxa la ogyahay in turkiga somali kiristanka ay necebyihiin suleyman xaashina la cag ayuu ka qaata kiritanka
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 Месяц назад
War hoy dowladi ma jirtee intaan wadanka lala wareegin iska qabta tugadan aan dhergayn
@axmedtigta7323
@axmedtigta7323 Месяц назад
Waa soo dhoweyneynaa turkiga Aar hay cunee yaan dawoco ilig itaabsiin
@AbbasAbbas-k9h
@AbbasAbbas-k9h Месяц назад
Cbb Waxlagaaweeydiimaayo
@AbbasAbbas-k9h
@AbbasAbbas-k9h Месяц назад
Cbb Waxlagaaweeydiimaayo
Далее
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
НЕДОВОЛЬНА УСЛУГОЙ #shorts
00:27
Просмотров 18 тыс.