Тёмный

Mark Zuckerberg iyo Farriinta Uu Gudbinaayo | iyo Qodobo Kale 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 61 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 213   
@habibadubed6146
@habibadubed6146 4 месяца назад
اللهم أعزّ الإسلام والمسلمين، وأذلَّ الشرك والمشركين، ودمر أعداءك أعداء الدين، واجعل بلادنا آمنةً مطمئنة وسائر بلاد المسلمين.
@ApdirashidMohamud
@ApdirashidMohamud 4 месяца назад
❤Aamiin
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 4 месяца назад
Amiin yaa allah
@abshakuroffcial3690
@abshakuroffcial3690 4 месяца назад
Aamin🤲
@HcecenioHcecenio
@HcecenioHcecenio 4 месяца назад
Maxaad la orodaa Marka aad maqasho saliga nabiga scw 😭
@BlissfulNasheeds-vx4ip
@BlissfulNasheeds-vx4ip 4 месяца назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@abdirahmanhasen1837
@abdirahmanhasen1837 4 месяца назад
Scw scw
@HanadDayax-qo5kl
@HanadDayax-qo5kl 4 месяца назад
Caleyhi salatu wa salam 🇸🇩🇸🇩
@SaabariinIbrahim-qg4se
@SaabariinIbrahim-qg4se 4 месяца назад
Dadnimada waa intaad fikir iyo hami leedahay ❤
@islam_the-only-sense
@islam_the-only-sense 4 месяца назад
👏xqq
@SHUCAYB-sd2xy
@SHUCAYB-sd2xy 4 месяца назад
SCW❤
@M.KhadarAhmed
@M.KhadarAhmed 4 месяца назад
Cumarow wllhi inaa tiktok iska dhaafa adaa iigu dheeri geliyay iyo siigaba Dambigaaga ALLAH Ha dhaafo zxp
@queenliza596
@queenliza596 4 месяца назад
Tiktok marka jooojiso nolosha abaa macananayso
@wllmaareye
@wllmaareye 4 месяца назад
​@@queenliza596 oocada 😁😮
@ARIZAK766
@ARIZAK766 4 месяца назад
Masha Allah ilaahay ayaa ku soo hadeeyay brother
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 4 месяца назад
Aragtidayda ahaan....wuxuu si dahsoon u leeyahay Gaza ha la baabiiyo....نعوذ بالله من شرّه.....waxaanu leenahay...zahaayinta ha la baabiiyo....Reer Gaza iyo Muslimiintu ha guulaystaan
@Isniin_media
@Isniin_media 4 месяца назад
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد 😢❤
@Football-fans327
@Football-fans327 4 месяца назад
Scw scw scw
@naasix9080
@naasix9080 4 месяца назад
Hambalyo cumar inshaar ma ogtahay I aad dhalin yaro badan aad wacyigoogu in uu dhismo aad ka qayb qaatay mahdsnid ustaad
@nimcaannuur3749
@nimcaannuur3749 4 месяца назад
Masha Allah, guuleeso wll iguweeyn, xaqiiqda ayaad kahadashaa
@Hippobottomless
@Hippobottomless 4 месяца назад
Cidamada xagjirka ah uu ninkan kamid yahay. Dalinyerada uu tashkiliyaa
@Sabry365
@Sabry365 4 месяца назад
14:23 bal iskaba dhaaf waxuu isku dayaya inuu ummadisa u helo bad iyo dhul dheri ah
@faahiyeelectronic5503
@faahiyeelectronic5503 4 месяца назад
Haysku xiijin somalia man waa dad dhintay waa hore magacban ka joogna Diinta baan qabilka dooranay markasbad dal ka hadlaysa wll😢
@user-moisak14
@user-moisak14 4 месяца назад
I.A WADANKA WUU HAGAAGI DOONAA🤔
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 4 месяца назад
OGAANSHO CHANNEL ❤👏🇸🇴💯✔️
@Maryancabdulaahi600
@Maryancabdulaahi600 4 месяца назад
Hampalyo hampalyo ustad from 2019 to 2024 aad ayn ugu faraxsanhy wlh cumar inshaar guleyso 🥰 wax bdn ayn ka fa.iday runti 😊allaha ku dhowro igu salaan faysal cumar inshaar fysl yre allaha barakeye
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 4 месяца назад
M.a ustaad labaad ayd thy
@Maryancabdulaahi600
@Maryancabdulaahi600 4 месяца назад
@@hasandhacarbe2009 mahadsanid
@AwoMohamed-dr2lc
@AwoMohamed-dr2lc 4 месяца назад
Runta weeyan wll teda kale dadkan comment so qorka araag bal qeybtay fikradoda ay so bandhigi lahyen ayay rasulka scw iyo ilahay ku qarbanyan axxx niyow si aqli leh u so hadla please
@Xirsiev
@Xirsiev 4 месяца назад
Horta waxaas dad maaha umaleynaa waa sticker RU-vid ku leyahay meel kasta diyaar kuyihine😂😂
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 4 месяца назад
​@user-jv6ip6fe8m ma nooli 😂😂😂
@Qomaal__mustaphe
@Qomaal__mustaphe 4 месяца назад
One love team ogaansho ❤️😂☝️
@Abdikadirhussein_
@Abdikadirhussein_ 4 месяца назад
Mahadsanid abuu faysal (cumar inshaar)❤❤❤ from Garissa Kenya .I am your fan number one
@andynathon4771
@andynathon4771 4 месяца назад
Ilaahay adookale hanoo badiyo hana nakala fahansiiyo kan gacal nooah iyo kan dhagar noo maleegaaya ilaahay hanaga dhigo kuwa ilaahay taladooda saarta iskuna tashada ee aan cidna waxkasugin cudurka qabaligana allaha naga madoobeeyo allahuma aamiin
@Xariif_1
@Xariif_1 4 месяца назад
Only 7k ka hartay 1million lets go guys 🔥
@user-Zekko
@user-Zekko 4 месяца назад
Just 6k
@KiraDeath-Note
@KiraDeath-Note 4 месяца назад
Just 5k
@SAID__APDULLAHI
@SAID__APDULLAHI 4 месяца назад
Best RU-vidr Ogaansho
@MohamedAbdillahi-lu9lm
@MohamedAbdillahi-lu9lm 4 месяца назад
😅😅
@hodoabdi7082
@hodoabdi7082 4 месяца назад
Wllahi Omaroow wll anu xly ban isweydiinayey sbbta somalidu u idhahdaan aniga wax siyaasad iga galay malahan waa wax aad loola yaabo qof ksta waa in uu mawqifkiisa muujiyo
@king-kj2zn
@king-kj2zn 4 месяца назад
Ha noqan sidi daabad intay wax cunto waxna cabto tiktoka ka niikisa rawaahu ustaad cumar inshaar 😂
@mohamedabdullahi763
@mohamedabdullahi763 4 месяца назад
😂
@Asma_indhacad
@Asma_indhacad 4 месяца назад
18 jir kabadbaaday dhalinta waxay walaaqanayaan 😂❤xamdilallah
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 4 месяца назад
@@Asma_indhacad m.a haweeney adag baa tahay wadadaas ku taagnow dabaylo iyo duufaanaa dhacayee☝️
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 4 месяца назад
@@Asma_indhacad m.a haweeney adag baa tahay wadadaas ku taagnow dabaylo iyo duufaanaa dhacayee☝️
@suadabdullahi1451
@suadabdullahi1451 4 месяца назад
@@Asma_indhacad mashllh hanbalyo dhinaca diiniga kusiidadaal inshllh
@mohamedburhaan4007
@mohamedburhaan4007 4 месяца назад
RU-vidrka kaliyoo indhihiisu furan yihiin dad badanna indhaha ufuray aqoonyahan xeel dheer oo ku dayasho mudan cumar inshaar sxb waaku taageernaa bartaa ka wad casharada iyo barnaamijyadaada khusuusigaa, madaxwaynaha dalka hadaan ahaan lahaa, taliyaha Nisa ama wasiirka arimaha dibadaan kaa dhigi lahaa waayo nin kusoo biri kara inaa tahay baan ku kalsoonahay
@Hamzik04
@Hamzik04 4 месяца назад
Shukran Ustaad جزاك الله
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh 4 месяца назад
Anku salino nabigena maxamed csw ❤❤❤❤
@CakashYare
@CakashYare 4 месяца назад
Scw❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 месяца назад
Marna Ha Aaminin kuwa Cadawga Alle ah!
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 4 месяца назад
Galbeedka xaqa kamadhuntan sida kuwa qar dhaha waxan nahay muslim balsa mafaragilineyno siyasada calamka 😊
@Nishkeey
@Nishkeey 4 месяца назад
Omar inshar 1 million ❤ insha allah OGansho
@SalmaanDayibxaashi
@SalmaanDayibxaashi 4 месяца назад
Ogaansho Caqli U Daaaa❤😊
@Mrdalxiis234
@Mrdalxiis234 4 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@andynathon4771
@andynathon4771 4 месяца назад
Ilaahay caqligaaga iyo cilmigaaga hakuu barakeeyo alabadanaa qaar inga midah oomaanta aan fahansaneyn makiidada ama dhagrta mujrimiinta iyo munaafiqiinta noockastoo ayyihiin iyo diinkastoo ay ku abtirsadaanba ❤❤❤❤❤❤
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 4 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا محمد لاحول ولاقوة الابالله
@abdi7932
@abdi7932 4 месяца назад
kolna carabta noo faan kolna noo calaal, maxaa kaa siya horta , waxkasta oo xun maxad somali ugu tusaalaysaa
@PrincessHamda-d2g
@PrincessHamda-d2g 4 месяца назад
Anigaa ugu horeeyay😊
@Moha__saalah12
@Moha__saalah12 4 месяца назад
عمر انشار❤
@ZakeriaAli-o6p
@ZakeriaAli-o6p 4 месяца назад
Horay u Socon sxb cumar inshaar
@ShaaficiDayipyousuf
@ShaaficiDayipyousuf 4 месяца назад
Ogaanshow vedio yadaada waxaan uga tagaa dhererka daqiiqadaha ay soconayaan, Waxaan kugula talin lahaa SOO GAABI.💯
@abdibasid7161
@abdibasid7161 4 месяца назад
Anagaa Ku Qanacsan In Uu Dheereeyo Mana Ka Dheregno Goor Uu Dhameyeyna Garan Mayno Ee Noo Daa Shekha Walal
@ShaaficiDayipyousuf
@ShaaficiDayipyousuf 4 месяца назад
@@abdibasid7161 hamoodin in aad kaligaa daawato. Ee waxa jira dad kale oo fara badan. Markaa ixtiraam dadkaa
@farxaanAydiid
@farxaanAydiid 4 месяца назад
Scw scw ♥️
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx 4 месяца назад
Xage laga doranaya xirfada wll
@husseinabdillahi2473
@husseinabdillahi2473 4 месяца назад
RU-vidradu waxay ilaashadan masaaliixdoda aduunyo oo masoo hadal qaadi karaan magaca GAZA iyagoo ka baqaya in laga xidho channalkooda, hadana waxay rabaan in siyaasiyintu ka hadlaan si xilkooda u waayaan markaa isku mid unbaa tihiine umada kadaaya wareerka. Ree youtuber
@mahadhalil
@mahadhalil 4 месяца назад
Mahadsanid walal 🎉
@FalastinYusuf-wj7cy
@FalastinYusuf-wj7cy 4 месяца назад
Beel caalam beela oo ood leydinku jiid caku siyaasi somaliyeedow😢
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 4 месяца назад
😢😢
@Naimoahmed822
@Naimoahmed822 4 месяца назад
Shukran ustadii 💯🫡
@sukaynasaed
@sukaynasaed 4 месяца назад
Umada aan lahyn qayim iyo mabda'a manoqdan kuwo tartama Allow Alle
@GuledAbdi-jn6tc
@GuledAbdi-jn6tc 4 месяца назад
Inta nabiga jecel scw❤❤❤
@abwaanxuseen1865
@abwaanxuseen1865 4 месяца назад
League of nations Siday u burburtay ayay qaramada midoobey uburburaysaa 10 ka sanee soo socda sida wax ku socdaan markaa eegto.
@umuabdirahman515
@umuabdirahman515 4 месяца назад
ALLAHA KHAYR BADAN KU SIIYO SH CUMAR INSHAAR. WAXAAD KU JIRTAA HAWL ADUUN IYO AAKHIRABA U FIICAN BULSHADA MUSLIMIINTA IYO NAFTAADABA OO ALLAH AAD KHAYR KAGA HELAYSO. MAXAA YEELAY ALLAH WUXUU JECAL YAHAY SHAQSIGA WAXTARKA U LEH BULSHADIISA MUSLIMIINTA OYO KUWAAN AHAYNBA OO UU DACWADA SI NAXARIIS LEH U GAADHSIIYO.
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 4 месяца назад
Inshallah ustaad 1M goor dhow .
@OPTHIKANIMOHAMED
@OPTHIKANIMOHAMED 4 месяца назад
1m coming soon ❤
@NasraSheeqxuseen
@NasraSheeqxuseen 4 месяца назад
‏اللهم انصر اخواننا فلسطين وغزه اللهم آمين يارب العالمين ‏‪
@boqorkabartamahanemanjajab8655
@boqorkabartamahanemanjajab8655 4 месяца назад
Sahyuuni iyo islaam is heeysto dhex dhexaaad ka ahay hadaan ku dhaho munaafaq weyn ahay markasta walaalaheey la jiraa Muslim
@ifraaxabdi3446
@ifraaxabdi3446 4 месяца назад
Cooming soon 1million 🎉🎉
@haawomaxamed7408
@haawomaxamed7408 4 месяца назад
Shame so called muslims country free Palestine from the river to the sea ♥️🇸🇴♥️🇵🇸♥️🇵🇸♥️
@abdullahibulla
@abdullahibulla 4 месяца назад
13:45 mowduuca sidu noogu socday baa arimaha somaliya gashay🥸sadar muuqda suaal kadhan xalada dalka wala socona waa ognahy siyasiyinta somaliyeed kuligood beesha caalamka iyo ladagalanka argagaxisada in lagu mashquliyay maxaa kabadali karna!??
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 4 месяца назад
Wax an maqaban karno majirto duco ayan heyna
@Xariir77
@Xariir77 4 месяца назад
Qofnimadaada muuji. Oo fikir gaar ah yeelo. Aanu hadaf kamadhnayn ❤❤. Inshaar lagend
@qasaaye7383
@qasaaye7383 4 месяца назад
Ogaansho adi mow qifkaada ma cado maad ka hadashid xasuuuqa ay AS ku haayaan shacabka somaliyed qaasatan xamar jogo mise muslimka carabta ayaa kaaga muhiimsan kan xamar joogo🤔
@abdibasid7161
@abdibasid7161 4 месяца назад
As Baa Ku Madax Martey Musiibo Ku Ruugtey Shacabka Reer Falastiin Xasuuqa Lagu Haayo Uma Jeedid Oo Gaalo Oo Dhan isku Raacsan Tahay
@walaalahajanaal1105
@walaalahajanaal1105 4 месяца назад
Walahi cumar inshaar waa RU-vid ka kaliye fikirka wanagsan
@abdullahixuseen6508
@abdullahixuseen6508 4 месяца назад
Cumar inshaar waa qabyaali waxaa udheer in uu yahay nin kaligii saxan galbeed Buu ku mereesta ninkAn yuu ku ganban wuxuu ushaqeeya sirdoonka Qadar wali ma aragtay asoo Qadar wax ka sheegaayo Qadar aan ognahay dhibaatada iyo munaafaqada ay ku heyso muslimiinta dhalinyarada aan wax fahansaneyn uu siraa somalida ayuu rabaa in ay carab noqdaan ninkAn waa caloosh ushaqeeste
@xasandaud1021
@xasandaud1021 4 месяца назад
First
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 4 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 4 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy 4 месяца назад
Talyaaniga maad aastay ? Garmalka ,jabaanka iyo talyaanigu isku dhinac bay ahaayeen intayna jabin. Reer galbeedku way kuu cadeeyeen wax walba. Iska caday
@cabdirisaaqmaxamuud9452
@cabdirisaaqmaxamuud9452 4 месяца назад
Tuug argagaxiso mooryaan maafiyo Abii Ahmed asagee ku daad santahay 4year in ka badan dagaal sokeeye ku jiro
@avoidgamer4919
@avoidgamer4919 4 месяца назад
Mowduuca aad Soo qaadaba somaliya dhexda kaga jirta ciidan gumeysi ciidan shisheeye Hal muuqal ka samee waxan ku gubaaya muuqalkasta oo Soo galiso la socda hadad sidaa ku wado hawada ka bixi wali waxa iigu daran sida foosha xun eed moodo digaagad sakaradeysa ee u canjilayso .
@ILYAAS252
@ILYAAS252 4 месяца назад
Wll Xaalka Aynu Ku Jidhno maanta Ma ha Mid Mar Qudha Laga Hadli Karo Taa Macnaheedu Waa iN Mar Kasta La is Xasuusiyo In Ay Dhalinta Maanta Aynan Fara Ku Hayn Dowlad iyo Siyaasiyiin⁉️ ANU UMA ARKO HADAL LIIDNAN AH CUMAR INSHAR HADALKISA
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 4 месяца назад
Yaad ku isir sheegataa Umade somali la dhaho ayaad afkooda soo qoraye saa , Qof. Dareen leh oo Og, in uu dal iyo dad ,umad ka dhashaye oo jecel ayaa tusaale loo soo Qaataa video waliba uu ka hadlo wuxuu tusaale kaaga dhigaye sida Dalkiisa iyo dad kiisa u liitaan,
@ILYAAS252
@ILYAAS252 4 месяца назад
@@abdullahadam1238 Wll Runta Dadka Way Dhibtaa Hadii Aan Sidaa La Samayn Dhalintu Ma Darremayso In Wadan Ka Iyo Masuuliyinta Wax Ka Qaldan Yihiin Oo In Lasaxo Ubahan Yihiin!!
@abshirquraab1117
@abshirquraab1117 4 месяца назад
Intaad qiimeynta aad sheegayso aadan gudi u dirin, sida shaqada loogu sinaado oo cadalad loogu kala guulayto,iyo maxkamadaha laaluushka ku shaqeeya wax ka qabo oo saxa adiga,iyo dawladaadu 5taan sano,
@mcguled5038
@mcguled5038 4 месяца назад
Raggii xadaaraddaas diracyada ka gashtey buu usheekeynayaa. 😅😅
@shukrimaxamed4752
@shukrimaxamed4752 4 месяца назад
War ninkan waa beentiisa waa kii kujesjesaye aayado quraan ah maalmihii dagaalka hore Ee qasana iskadhigaye inuu qasa uu lajiro waa Laba wajiile antonio & dhamaan gaalada & gaalo raacyada intaba wee inagu maadsanayaan Allaasa leenahay
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 4 месяца назад
Ustaad kuwaan dhiig kar ayay kugu ridaayaan wadaniyadaa ka maqan beesha caalamkaa wax weyn la ah Burundi oo aduunka ugu faqiirsan ha ku waardiyeyso waa ceeb kuwaan madaxda sheegtaa meeshaas na dhigay
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 4 месяца назад
Ninkan waraysi waxa la fashiliyey in uu qayb ka yahay maasoniyadda oo qofta waraysanaysa ku dhahaysa funaadada Kore iska saar kadib boom fashil
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 4 месяца назад
Muuqaalka intisa dambe qudbadi muuse maanta kaxanajiyey miyaa 😂
@cabdirisaaqmaxamuud9452
@cabdirisaaqmaxamuud9452 4 месяца назад
Anaga Afkaaga nagala bax marax argagaxiso qabyaalad dilootay sida adiga waxaa noo dhaamo beesha caalamka tuug maafiyo khawaarij ah ayaa tahay 5samo siigo ayaa ka hadleeysay hada marka aan villada ka saaray jaajuuskii laangaab ka ahaa ee aad isku cida eheedeen markuu tagay ayaa caac soo leedahay mooryaan
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 4 месяца назад
13:44 Beesha caalamka 😂😂😂 soo udhahaayo lee jeclahay
@A...A09888
@A...A09888 4 месяца назад
Madaxdan dawladaha islamka badankooda oo somalia io somalilnd ka kaw yihiin maraykan ayaa soo doortay danaha cadawga ayayna ka shaqaynayaan
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 4 месяца назад
kuwoo cadaan ah oo dhahaayo ninkaan yahuud waaye cadaankana wuu necebyahay oo in la xasuuqo ayuu taageeraa.
@Abdifatah.vlogs7
@Abdifatah.vlogs7 4 месяца назад
Hadaan ku arkaba Abiy Axmed ayaad amaantaa, waxaan umaleeynaa itoobiyaan ayaa tahay lol
@maxamed598
@maxamed598 4 месяца назад
walhi xaqiiqda ayaad ka ahdashey e laakiin yaa kuu yayaanahee oo yaakufahmeya saaxiib
@AhmedGuleth
@AhmedGuleth 4 месяца назад
Happy 18may wax anan waxba ka badalin dhib iguma hayso😂
@barresagal8891
@barresagal8891 4 месяца назад
Run badanaa wiilku❤❤❤ Allah yacizak ❤❤❤❤❤
@aydarokhabiib9097
@aydarokhabiib9097 4 месяца назад
Micnaha galbaadka caankoodu iyagaba siyaasaday faraha la galaan ee an ku dayano
@madinahussain6590
@madinahussain6590 4 месяца назад
Asaga hada waxeey kadahay kaliya xasuusin lkn mayahiin dad wax fahma
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 4 месяца назад
Beesha caalamka ceyr hana siiso ayey nooga dhagtar😢
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 4 месяца назад
Jamacada carabta waa nago anan wax caqida ah rumeysnen wayo waa kuwa heshis ku ah bariiska & hilibka 😅😅❤
@Naisa641
@Naisa641 4 месяца назад
Naago?? ??? Naagaha damiir maleh miyaa lagu yiri??????? Aduunka waxa qaribay wa niman ma agtahay taas wll Adinga ninman somaliyeed ahaan hada ragtihin dhulkiini somaliyeed maxa helay ma is waydiisay dhulkiini dhalankinii dumarkini sharaftiini aaway dhabdhina nin dhul sabool ah kayimid ba kufsada hada gabadho sharaftaada ogow hadii ood waxba ka qaban karan wallaka somaliyeed ina dhigiisa qubto ma kanax horda malin walba waxaan arka 2 wiil oo Somali oo istilayo oo kufaxsan in oo walalkii dalay w cadow baan Dili kulaha 😂😂😂😂😂 oo cadowgo wa Somali kale yaab ninman somaliyeed qar way igabiyeen markaasay isku cayaan naag hoyada waxa Ku samee
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 4 месяца назад
Qofyahay qof wanaagsan baa tahay allah kuxafido walal hada rabto inaad ilahadasho nambarkaga iisoodir
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 4 месяца назад
​@@AMIINGACAL😂😂😂😂
@Wasiirka98
@Wasiirka98 4 месяца назад
@@Naisa641 Mashallah gabadh aqligeedu soo jeedo Alle ha barakeeyo wll
@AbdimajiidMohamed-q9d
@AbdimajiidMohamed-q9d 4 месяца назад
1m I.a
@Shalay-Iyo-manta
@Shalay-Iyo-manta 4 месяца назад
Qirdaaj afsomali iigu sheeg ma garanayo
@Usama.officia
@Usama.officia 4 месяца назад
Madaxda somalida wax ka dulaysan aduunka kama noola
@Mrsamadoon
@Mrsamadoon 4 месяца назад
Hadey wax kaa soo gaadhayaan kawaren omarow
@maxamedamiin8475
@maxamedamiin8475 4 месяца назад
Mahad sanid walalkey Omar ❤️
@FardussYussuf
@FardussYussuf 4 месяца назад
Waa runta walaal cumar inshaar ALLAH ku xifdiyo walaal
@c.r.751
@c.r.751 4 месяца назад
Adigo dhameysan video ga comment ha qorin madax adeega iska da liketane isar thanks
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 4 месяца назад
Allow dadka iyo dalkaba noo hagaaji
@Ibnbaali
@Ibnbaali 4 месяца назад
Raggu waxa ay kula tageyn mabda'a.
@shijo2055
@shijo2055 4 месяца назад
نحن قوم أعزنا الله بإسلام 🤲🤲🤲🤲♥️
@HamseMohamed-o3c
@HamseMohamed-o3c 4 месяца назад
Fikir ayaa kafiican xoriyada hadalka mahadsanid ustaad ❤
@Badmaceye
@Badmaceye 4 месяца назад
Besha calamka waxaan ka codsaneyna inaan dalkena dhisano😂😂 Waa waxaa soo socda 2030
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 4 месяца назад
Dayacweynaa😂😂😂
@MohaAmiIn.
@MohaAmiIn. 4 месяца назад
maskiin wlhi wan ka naxay
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 4 месяца назад
Ma aha dad ka gabada waxay yihiin. Sida dadka islaamka ah oo kale. .....majirto dawlad islaama laakiin waxaa jira shacab islaama.......
@yahyeburhan
@yahyeburhan 4 месяца назад
iska sx hadlka dawlad islaami iyo dhacab islaami way isku laranyihiin meelna loo kala qaadimayo wax baro lagaama Kari
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 4 месяца назад
@@yahyeburhan ma adigaa isku ladhay adu. Majirto dawlad islaama Kaliya waxa nool dad islaama. Cilmiga oo si qotodheer loo baran waxay sbabtaa dhibaatooyin ay ka mid thy islawayni. Sida kaa muuqata
@cawkecabdi7745
@cawkecabdi7745 4 месяца назад
Thanks ustaad cumar
@walalmohamed
@walalmohamed 4 месяца назад
waba sogashe like isar😊
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 4 месяца назад
Awdal state nala dhahaa
@mohagurey2214
@mohagurey2214 4 месяца назад
Wa calol xuma wallahi 😭😭😭😭 لا حول ولا قوة الا بله، حسبي الله ونعم الو كيل
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 4 месяца назад
Kasoo hadal xaalada hindiya kajirto maanta @ogaansho
@MohamedAbdillahi-lu9lm
@MohamedAbdillahi-lu9lm 4 месяца назад
❤❤❤❤
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 месяца назад
2024 , waa Sanadkii iigu Fiicnaa ee aan Noolaado Noloshayda, Sbbbtoo ah Aduunka Dhabta ah ayaan Bartay Taasoo Badashay Noloshayda iyo Qaab Fikirkayga.. Ilaahay ayaa Mahad Leh..
@nasamaale6176
@nasamaale6176 4 месяца назад
Ilbaxnimada Roomaanku waa salka ilbaxnimada reer galbeedka maata, haddii aan dowladdii Roomaanku jirin lahayn maanta ma jirteen xadaaradda Galbeedku. marka nin awawgiis guushiisa buunbuuninaya sabab loo dhaliilo ma jirto.!
Далее
Maxaa Gobolka ka socdo | Shaashad 03 |
24:10
Просмотров 47 тыс.
Шоколадная девочка
00:23
Просмотров 821 тыс.
🦊🔥
00:16
Просмотров 308 тыс.