Тёмный
No video :(

Markaadan wax Niyad ah u Haynin Qabahsada wax ku anfacaayo | Xalka caajiska . 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 161 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

15 май 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 540   
@abdilatif_7
@abdilatif_7 2 года назад
اللهم إنا نعوذ بك من العجز والكسل..🤲
@mataanyare7582
@mataanyare7582 2 года назад
Amin
@aslanalinoor3522
@aslanalinoor3522 2 года назад
Aamiin
@umuamiira6098
@umuamiira6098 2 года назад
Aaamin
@Haliizah
@Haliizah 2 года назад
Aaamin
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 2 года назад
اللهم آمين🥰🥰
@ahmedamiko8145
@ahmedamiko8145 2 года назад
Qofkii Allah ka fogaado ayee caado u tahay in hadafku kaa lumo AlHamdoulillaH 🤲🏻
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walalkey subscribe iisaar
@abdifatahmuse8493
@abdifatahmuse8493 2 года назад
Waa Oraaah cajiiib ah qofkiii fikiraya
@bushra1672
@bushra1672 2 года назад
Waa xaqiiq taa
@Winner-178
@Winner-178 2 года назад
احرص على ما ينفعك واستعن بالله ولا تعجز وان اصابك شيئ فلا تقل لو اني فعلت كان كذا وكذا ولكن قل قدرالله وماشاء فعل . xadiiskan nabigu scw waxa uu ku sheegay dhowr talo oo muhiim ah 1:ku dedaal wixii ku anfacaya 2:ilaahayna kaasho 3:hana ka caajisin 4:ha umurugoon wixii ku dhaafay 5:qadarka ilaahayna ku qanacsanoow Insha allah ✊💯
@hassenmumin
@hassenmumin 2 года назад
Tiktok Malihi alhandulilah
@mutaassahardiid1780
@mutaassahardiid1780 2 года назад
اللهم اني أعود بك من الهم والحزن والعجز والكسل والبخل والجبن وطلع الذين وغلبة الرجال
@sayidcalicalixasan454
@sayidcalicalixasan454 2 года назад
Cumar alaha kuxifdiyo🤲 maxaayelaay waxaad katalisaa mustaqbalkeena arimahaad kahadlaysane waxay sitoosaa uquseeyaan dhalinyarada🥰
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
Haddii aad u jeeddo Magaca Allah love saar الله💗
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 2 года назад
Waar waxaan kushegeya love 💘 Allah run miya katahay mise like kuweydine ruunta sheg حبيبي يا ابو joog
@maxamedxasan6503
@maxamedxasan6503 2 года назад
❣❣💜💜
@mohashiine6702
@mohashiine6702 2 года назад
♥️♥️♥️💯
@sharmarkenuurcali4771
@sharmarkenuurcali4771 2 года назад
@abdulnasirabdulkadir9369
@abdulnasirabdulkadir9369 2 года назад
@honorrashka5716
@honorrashka5716 2 года назад
Walahi kanaalka aan hada qoraayo ku saabsan caajiska madawan oo ilahey ilogyahay balse waan ku farxaa kanaalka ogaansho guul iyo gowanimo dad jaceel aad u qabto dhalinyarada somaliyeed wax badan ayaad ku leedahay nolosheyda and future ka mana ku hilmaamidooni cumar inshar waxaan ku rajeynaya Janatulfardoso insha Allah
@alialasow9354
@alialasow9354 2 года назад
Wllhi ana kula midaa ahay hadaan awoodi lahaa waan ku dalacsiin lahaa si aad dhalanyarada iska jifo us toosisid waxaa thy wll Omar inshar in saan dhaba ah
@shaakircali9184
@shaakircali9184 2 года назад
Videogaan 100% waxaad kaga hadashay xalada aan hada ku suganahy thanks for your inspiration ✌🏼🙏🙏🙏
@abdiali6334
@abdiali6334 2 года назад
Alxamdullilah Allow caajiska naga qaad hawlaha na anfacayana samirkoodana nasii 💙🤲
@omaramati8045
@omaramati8045 2 года назад
Marka hore wanku salamaya wll cumar wxa kugu amaanaya ina tahay qof so gudbiyo wax 100% umada anfacaayo gaar ahan jiilkeena tabarta daran ee saidka ujilicsan. Runtii chanel wxan ku xiranahay mudo ku dhawad afar sano ah wxa huba ina wax badan ka faiday caqli ahan , fikir ahan iyo dareen ahanba. Waxa hubaal ah inan dawaday muqaladaada 99% xita kuwi iga horeeyay, wxa dhacda inan dagsado video yada qaar si an kaniini ahan isku laqsiiyo oo an danahayga ugu tooso. Abaalbad nagu ledahay alla wxan kaga baryaaya cimri, caafimad iyo cibaado suuban🙏🥳
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 2 года назад
Wlhi fasax iyo dhiirigalintan baa isku kaysoo aaday Alxamdullilah Thanks wllo 😍
@abdiali6334
@abdiali6334 2 года назад
Walahi inan iska fadhiyo ayaan isku dayaa si an u dareemo in niyadaydu nasatay kolkol an kaligay inta koob shaha qato an Lake biyaha iska dawado 💚🌍
@OmarAli-ul9uo
@OmarAli-ul9uo 2 года назад
شكرا معلم جزاك الله خيرا
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 2 года назад
Aamiin Ya Allah
@xaliomar6663
@xaliomar6663 2 года назад
Ali Omar magaceyga kala gedis a ledahay
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 2 года назад
alle ha naga wada yeelo kuwii qaata qowlkaga dhiiri gelintada iyo dhabar ka riixaga walaal mr. omer inshaar your are our role model bro thank you alone👋🏻👍
@Zaakir_media
@Zaakir_media 2 года назад
Mahadsanid.walaahi waa mawduuc waaqica taagan tilmaamayo mudane Omar ilaahey hakuu dambi dhaafo adiga iyo kan waalidkaaga
@abdulkaniabtidon6260
@abdulkaniabtidon6260 2 года назад
Mahadsanid ustaad Omar inshaar
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 2 года назад
Mahadsanid ustad an waxbadan ka faido jasakalaa happy 18may
@libandirie2657
@libandirie2657 2 года назад
*Shukran ustaadii xaqiiqatan Nolasheyda waxyaabo Badan aya ka badashay qaasatan 2dii Mowduuc ee ugu danbaysay* 💯❤ *Waxa itusisay Sida aan U fakiri jiray Si Ka duwan shukran Yaa ustaadii* 🙏🙏
@farascade5971
@farascade5971 2 года назад
wax akhriska Kaso hadal, fadlan Cumar. si maskaxda shaqadeeda perfect u noqoto📚📚📖♥️👔😎
@farhanwadani4583
@farhanwadani4583 2 года назад
Adigu caado ma uleedahay wax-aqriska?
@farascade5971
@farascade5971 2 года назад
@@farhanwadani4583 ha Alx, adne??
@ahmedbarkhad5265
@ahmedbarkhad5265 2 года назад
Waa mawduuc xasaasi , oo halaag iyo qoomaamo sababi kara haddaan hadda lala tacaalin . Shukran Ustaadii .
@caynaashecayga6578
@caynaashecayga6578 2 года назад
اللهم انا نعود بك من العجز والكسل❤ اللهم اميين🤲🏻🤲🏻
@zaahiraabdirahman3362
@zaahiraabdirahman3362 2 года назад
اللهم آمين يارب العالمين
@xamdimaxamed2185
@xamdimaxamed2185 2 года назад
جزآك الله فى الدنيا والآخرة
@bishaaroiyodigniin8962
@bishaaroiyodigniin8962 2 года назад
Masha Allah waa muuqaal xaqiiqi ah misana waaqici ah oo dhallinyarta maanta dhibaato ba'an ku haya. Waad ku mahadsantahay ustaad sida aad dhallinyarada u baraarujiso oo aad ula dareenka tahay
@abdirahmanabdullahi1562
@abdirahmanabdullahi1562 2 года назад
Shukran OMAR waxbdan ka faiday m.a
@moratajr3643
@moratajr3643 2 года назад
Masha Allah bro walahi aad ku jeclahay Sababto ah video kasta Inaaa Ani iga hadlaysid umaleeyaa everything it's true Thank u
@somalishow3560
@somalishow3560 2 года назад
Sax weye lkn wax kasto oo caajiska kamid ah waxaa daaweyaa akhrinta qu'aanka iyo kuxidhnaasha haa rabi
@Salmah1999
@Salmah1999 2 года назад
Talo wangsn wlhay shukran wll ❤️
@shaficiismail2880
@shaficiismail2880 2 года назад
Alle haku xafido ustaad fadlan noosoo badi barnaamijyada dhalinta anfacaya if iyo aakhiraba waad mahadsan tahay ustaad ❤
@csf9959
@csf9959 2 года назад
Walaalkey ajar iyo xasanaad farabadan. Allah hakugu abaal mariyo wayo wax badan ayad noosogud bisa oo wanagah aad is dhado somalida wanag aye utahay
@sheekhabenmaxamuud9684
@sheekhabenmaxamuud9684 2 года назад
Aad iyo aad baa u mahadsan tahay ustaad 💯💯💯
@idrisabdi3873
@idrisabdi3873 2 года назад
Asc wllo cumar waan ku salaamay wllo waxaan maanta comment u soo qorayaa dareen qalbigayga ka soo goay wllhi bilaahi Wllo noloshayda waxaad ka badashay wax aad u badan waxaan ku jiray nolol madow hada Axl waxaan ahay qof fikira dantiisa raaca wakhtigiisa ka adag nolosha la dagaalama abaalkaasna adiga ayaa mudan inshalla maalin ay noqotaba waan kuu abaal gudi waxaan Alle kaaga baryayaa muraadkaaga oo bilaa macsiya inuu midigta kaa siiyo inshalla waad guulaysan wllo cadwagaaga Alle ha jabiyo ifka hibo ku noolow Aakhirana halkii roon inshalla janadaa inoo balana 😓😓😓
@All-Anime15
@All-Anime15 2 года назад
Wll layaal dhibaato ayaa ihaysata marka inuu illahay iga dul qaado iigu duceeya🥺🤲🏽
@maryanmilgo5713
@maryanmilgo5713 2 года назад
Allah haka dulqaado
@abdirahmaanali234
@abdirahmaanali234 2 года назад
Alaah hakaaadulqaado wlloh mcn
@kawsarsalebaan5699
@kawsarsalebaan5699 2 года назад
Alle haka dul qado wllo
@Marwanahmedosman92
@Marwanahmedosman92 2 года назад
Waxa ugu fiican uguna fudud ee hadda labarta Waa Programming&Graphic design. Meel walb ayadna kaheli karta ayagoo courses free iyo kuwa lacag.
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 2 года назад
Ilaahay haku sharfo wllkay cumar waxtarka aad ummada uhayso waa mid aad u miisaan weyn runtiii.
@ibraahimrasta3610
@ibraahimrasta3610 2 года назад
The one and only legend omar inshar keep going legend 💪
@alcadaalamedia448
@alcadaalamedia448 2 года назад
Maasha Allah shugran wll sida wanaagsan ee aad wanaaga noola jeceshahay
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walalkey subscribe iisaar
@apdallevich7927
@apdallevich7927 2 года назад
Ustaadkaygii waad mahadsanatahay❤❤👑
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 года назад
Xaqiiqatan marka u I so dhacay notification waxa ku jiray howl an bilaaway 6 dii subaxnimo waxana laga yaabaa iney ila gaarto 6 da galabnimo keliya waxa ku nastay inaa dhageysto muwduucaan ku saabsan caajiska
@azatwayel9380
@azatwayel9380 2 года назад
Masha allah Cumar inshaar Walahi Abaal.Kaada ma Gudi Karno ilaahay Ajri Faro badan Haka Siiyo Walal
@abdulmohammed9940
@abdulmohammed9940 2 года назад
shukran al ustad cumar
@gahmed5947
@gahmed5947 2 года назад
Waxa iman doonta waqti dadku diiniyan iyo aqlaaqiyan ay san hada ay yihin ay kasii liidan doonan Axadiista nabiga scw hdd taqaano wd garanaysa Imika waxa jirta in wixii ceeb ahaa shalay ay maanta qofkasta ay caadi u yihin
@Huduhassan5862
@Huduhassan5862 2 года назад
Meel waan fadhiisataa anoon waxba gacanta kuhayn lkn waxaan ufadhiistaa xuska Allah sida إستغفار صلى على رسول تسبح لا حول ولا قوة الا بالله Waxanan helaa daganaasho waxaa iifurma albaabo badan waxay iga xijaabtaa xumaanta wakhti lumiska walaahi waxaan ku badhaadhay xuska Rabigya wanagsan alxamdulilah waxaan noqday qof xiftida قرآن كريم ah الا بذكر الله تطمئن القلوب 😭😭😭 Dikriga ayaanan kaga badbaaday fidnada internet ka iyo isticmaalka tiliphonka Waxaan soogalaa 24saacba saacad waxkayar manaan sogaleen intaana waxanka ka eega wax miihim ah Alxamdulilah waloow aanmarkii hore qof kaan imaka ahay ahayn waxaan dhashay marlabaad wuxuu Allah sabab iga sodhigay dad wanaagsan waxaan helay asxaab wanaagsan ku waasoo wanaga ifara xumaantana iga reeba markaan ucararay xaga rabigay ucarara xaga rabigiin waxaad noqonaysaan dad xuduudle oo kutaagan kusocda jid nadiifa
@maankaabdi580
@maankaabdi580 Год назад
Ducadaan afsoomali ahan igu soo qor
@Huduhassan5862
@Huduhassan5862 Год назад
Ducadee wllo
@maankaabdi580
@maankaabdi580 Год назад
@@Huduhassan5862 dikriga ayan kwday
@Huduhassan5862
@Huduhassan5862 Год назад
@@maankaabdi580 Wllo inaad istiqfaarsatid oo nabi scw kusalidid kalmada laxawla walaa quwata ilaa bilaah iyo tasbiixda Aad badsatid waa intaa
@maankaabdi580
@maankaabdi580 Год назад
@@Huduhassan5862 haa shukran qaali ramadan mubarak wlalo
@souhaibcolly7973
@souhaibcolly7973 2 года назад
Farmaaaaaaaaaaaajo geeesi hiil wayay🤐💙💪
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walalkey subscribe iisaar please
@amishasheikhofficial1466
@amishasheikhofficial1466 2 года назад
Dar illahy baan kuu jeclhy wll cumar❤
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 года назад
Hadad Rabto inad Nolal Farxad Ah Ku Nolato Talaboyinkan Raac 1 Salada Wakhtigeda Ku Ilali 2 Istiqfarta 3 Xanta Iska Ilali 4 Habenki Wakhti Hore Seexo 5 Wakhtigaga Nadami Yacni Bila Camalka Iska ilaali 6 Sadaqada Ku dadal Hadad 6 aad Nolasha Ku Ilali Isbadal Wayn Ayad isku Arkaysa
@abdinaasirmaxamuud5388
@abdinaasirmaxamuud5388 2 года назад
Siigo aya iga hari la mxn sameya wll😭
@abdinaasirmaxamuud5388
@abdinaasirmaxamuud5388 2 года назад
12/5 ayan sameyay iminkana wn sameyay🥺
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 года назад
@@abdinaasirmaxamuud5388 saxib WIXI Naftada Waxyelo U Gaysanaya Wa Laga Ilaaliya Siigo Wa Qofko Gacntisa U Galmoda Su.alo Is Waydii Maxad Faida Ah an ahayn Qoomamo iyoMurugo Bahashu Wa Halis Jidhka Ayey Disha Qofka Cabsi Ayey Ku Beerta Kalsonida Ayey Disha Cajis Ayey Qofka Ku Kenta Fahmo Daro Ayey Kentà xasusta Oo Gurta Ama Yarada Xiftin La.aan Walwal Muqalkaga Jidhka Oo u egada Sidii Qof Wayn Adigo Carur Ah Saxib Waxan Iska Daah Go.anka Qado Is Badal Same Iska Dah Wax Waliba Oo Kugu Keeni Kara Inad Samayso Afadan ad U Xun
@abdinaasirmaxamuud5388
@abdinaasirmaxamuud5388 2 года назад
@@AidarosHassan wllhi sxb horta aad ayad u Mahad santahay nio anigu mid ban isku arko dadka horta lama wadaagi karo o uma shegi karo sxbkay o igu yidhi mad sigaysata maya ayn idhahda inkasto anay bahashu aad i dilin o jidhkaygu caadi yahay hadana de qof caato ah wan ahay waxba ma xasuusanaayo caajis marar ah wan isku arkay balse sxb marka ilaa 6 ama 7-10 iska daayo hadana malin ayan sameya insha allh isk duce wll😔🥰
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 года назад
@@abdinaasirmaxamuud5388 Saxib Wad Joojin Karta Markad 6 .7 ila 10 Cisho Dayso meel Fadhiso Jadhkaga Iyo Maskaxdada Eeg Is Badalka Ku Yimid Kadibna Niyada Ka Saar Bila Camalka Iska Ilali sport Same Sida Jimicsika Kubada Ciyar Waxan Waxa Sabab Kalinimada Hadad Dadka Dhexgasho Wad Dhayn Karta Kana Duceyso Salad Waliba Oo Ad Tukado Illahay Waydiso Inu Ka Modobeeyo Dhanka Saxibada Waxad Tidhi Saxibkay Aya Ii Waydiyay Waxana Ku idhi Mya Wad Ku Saxan Tahay Nolashada Wixi Ka Dhex Dhacaya Adiga khas Ah Ku Ahadan Imika Saxib La Isku Halayn Kaaro Ma Jiro Magaladu Ku Galinaya Waxasu Sameya Ama Way Kaga Madaysanayan Marka Ha U Sheeg Adiga Naftada Ha Ka Soo Goodo inad Jojis Sxb Khyr Badan ayn Ku Rajeynaya Aniga Ku Balan Qadaya inad Isbadal Badan Arki Doonto 3 Bilod Kadib Waxad Noqonaysa Qof Buuxa
@faadumoxassan1519
@faadumoxassan1519 2 года назад
Mahadsanid mudane inshaar. Cabqari aan ka faa'iideystey baad tahay runtii.
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 2 года назад
جزاك الله خيرا أخي
@cabdisalaamibraahim6873
@cabdisalaamibraahim6873 2 года назад
شكرا استاذ عمر انشار
@dr.ahmedderie5918
@dr.ahmedderie5918 2 года назад
Mahadsanid wll Cumaraw. Waxaa i anfacay Video hore oo aad kaga hadlaysy social mediaha iyo dhibtiisa oo aad kusoo Qaadatay Dr. Cal new port markaa aad ban u yareyay. Mahadsanid wll Cumar
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 года назад
Assalamu allaykum 💡✋🌙🌃☕. jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@mohamedadanabdirahman5172
@mohamedadanabdirahman5172 2 года назад
Walhi waxaan kugu xiranahy waa hadalada xaqiiqiga ah guuleyzo ❤️🇸🇴🙏
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah 2 года назад
Bartamihii sanadkii hore Waxaan soo degsadey soo degsadey Tiktok lkn isla daqiidaas ayuu dhulka iiga dhacey mobiki , markaas ayaanba mobilkayga ka mamnuuca gabi ahaan.
@farhan_taffo
@farhan_taffo 2 года назад
Alleh waxan kaga baryayaa inuu illah kusiiyo 2axad kufaraxdo umar ishaar wnu kaa faid nay runtii
@maxamedadan8801
@maxamedadan8801 2 года назад
ٱللَّٰهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلىٰ آلِ مُحَمَّدٍ wll kusali nabigeeena suuban
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
Sax waye legend ❤ keep going ❤ channelka ogansho ❤ 🙏
@samaabintu8548
@samaabintu8548 2 года назад
جزاك الله خير يا سيد عمر
@Heesocusub752
@Heesocusub752 2 года назад
Ilaahay Haku Barakeeyo Walaal Ogaansho
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 2 года назад
Mahadsanid walal cumar in badan
@fartunhaaji
@fartunhaaji 2 года назад
Hadaladada qaar maskaxdeda wey qabsata oo ma ilaabo. Mahadsanid 💛
@apdiwaaxid_fiyo_0149
@apdiwaaxid_fiyo_0149 2 года назад
Mashaalaha walaalkeen cumar inshaar
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 2 года назад
Akhyaarey guursada xalkaa waa kaas Guurkaagana Haku xerin shahaado aad qadan doonta mushaharkeeda , 10 $ ayuuta ku bilaab haba ahaata , sadax quf ku heshiiya , meel wax dhigo . Ilaahay ayaa Nala garabgalaaa
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 2 года назад
Taalo ku socota ogaansho ... Baryahan program hoos ayuu uu dhacay sabaabto waxa weye dadka uu so gudbi waxa adunka hada ka socda sida dagalka ruushka iyo siyasada calaamka ama technologyada ka hadal,, lkn waa boriin program nocano kale aha ee ku sabsan taalo qof aad ku sinaayso
@maxamedcader4615
@maxamedcader4615 2 года назад
Nolosheyda wax badan baan ka badalay sidaan kula midobay lkn ilaa hada mana ku guulesan mobile ka ina iska yara hakiyo
@shamsamfarah5986
@shamsamfarah5986 2 года назад
Jazzakallah walal
@zakariyesheekh3136
@zakariyesheekh3136 2 года назад
Muuqallkn wakhti aan ubahna ayaan arkay ustaad omar inshar mahad sanid
@iskufilan2699
@iskufilan2699 2 года назад
4:20 wlhi markaa soo waday baan dhabar dhabar ujiifsaday isla markii intaadan dhihin waa halaqonasa waaba halaaqooday😦 saasaba ku tijaabiyay thanks noloshayda waaba sii badashay
@sharmacade5657
@sharmacade5657 2 года назад
Cumar inshaar Allah haku xafido
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 2 года назад
وعليكم سلآم
@aaminaxassan639
@aaminaxassan639 2 года назад
Ilaahow adaan kaa magan galaY caajis ❤
@hawalula7963
@hawalula7963 2 года назад
Mansha Allah wll cume
@abdifatahmohamed8482
@abdifatahmohamed8482 2 года назад
wlaal wllhi waa dhibaatada i hysa lkn markaan dareemo waxaas waxaaan raadiyaa shqo xtaa hadaanan shaqo helin ama camal aankaga mashquul cudurkan caajiska ah waxaan shaqo kadhigtaa raadinta shqada aan raadinyo thanks omer inshar wax badan ayaan kaa faa iiday aniga ahaan jzaaka allah
@saidaomar2166
@saidaomar2166 2 года назад
جزاك الله خيرا
@mullah_
@mullah_ 2 года назад
3:25 Emotional Damage 💔 😢
@nemomohmoud5309
@nemomohmoud5309 2 года назад
Jasakallah omer
@ynskooooo336
@ynskooooo336 Год назад
Thanks brother
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 2 года назад
جزاك الله خيرًا
@abdulqanimaxamed1046
@abdulqanimaxamed1046 2 года назад
Jasak AllaHu khyr wll
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 2 года назад
wcs mahadsanid wll
@raxiimocabdiwali8151
@raxiimocabdiwali8151 2 года назад
Shukran walal aadbaan ooga faaidey mowduucaan
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 2 года назад
Socodka Ustaad ani baa ka koow ah waxaan jooga muqdishu malmaha firaaqa waan lugeeyaa jidadka dhadheer ee muqdishu 3saac baan lugeeyaa. Alxm waxan dareemay fa,ido weyn.
@mushtaaqmohan2548
@mushtaaqmohan2548 2 года назад
mahadsanid ustaad
@Ummmusdalifa
@Ummmusdalifa 2 года назад
Alle adigoo kale hanoo badiyo wll omer inshaar
@Muxaadiro_Media
@Muxaadiro_Media 2 года назад
Anigu Mobile ma haysto, waxaan ahaystaa computer aan ka dhagaysto casharada iyo OGAANSHO uun waxan in aad sidayda uun noqon doontaan insha allh waadna is bari kartaan.
@simanaxmed4080
@simanaxmed4080 2 года назад
Shukran wll qaali
@abdirahmanfarah7876
@abdirahmanfarah7876 2 года назад
Mahadsanid.
@sayidcaliaxmed7069
@sayidcaliaxmed7069 2 года назад
Mahadsanid sxb
@eng.abdiwahaab5134
@eng.abdiwahaab5134 2 года назад
Shukran zxp
@zaynshiine
@zaynshiine 2 года назад
Aniga waxaa ka niyad jabsanahy inaa howsha Aan rabo inaa qabto in laigu faquuqo 😭😭😭😭 taas niyad jab iigu ah
@cismaancabdicismaancabdi8764
@cismaancabdicismaancabdi8764 2 года назад
Mahadsanid zxb
@monamohmet8870
@monamohmet8870 2 года назад
Shukrn yaa cumar
@abdikhanimaxamed2205
@abdikhanimaxamed2205 2 года назад
Sxp tiktok waa iska daleday hda mudo 10 bari ma igu sodhicin😁 waa waqti lumis wlhi😁 waa app sheydan wlhi😄
@AIZEL41237
@AIZEL41237 2 года назад
Keep going
@AvrgAvGeek01
@AvrgAvGeek01 2 года назад
Please do more cooking videos, loving the content so far
@akramsomali
@akramsomali 2 года назад
Af somali ayaa looga hadla meeshn
@walakiinsheege720
@walakiinsheege720 2 года назад
Wax karin hadaa rabto chanel kale ka raadso meshaan wax faaido leh inaa kadhageysano rabnaa 😒😒
@muscabahmed1822
@muscabahmed1822 2 года назад
No pro don't cooking channel
@deeqbile572
@deeqbile572 2 года назад
mahadsanid wll omar wax badan ayaan kaa faaiday jazakallaah kheyr
@Elmahdi-p2z
@Elmahdi-p2z 2 года назад
Bloody brother keep going ❤️
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Sxb subscribe iisaar
@abdirahmanahmad6640
@abdirahmanahmad6640 2 года назад
@@Mohamedofficial8 subscribe wad heli isha Allah lkn wax umada anfacayo sogali Allaha ku barakeyo wlaal
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
@@abdirahmanahmad6640 mahadsanid walal noolow🙏
@kadiromar1236
@kadiromar1236 2 года назад
Thanks omar Inshar si aad ah ayu no aan facaya
@abubakar_jimcle877
@abubakar_jimcle877 2 года назад
thank you teacher
@Maan-Hage
@Maan-Hage 2 года назад
Mahdsanid sxb omar inshar
@shugrifarah9562
@shugrifarah9562 2 года назад
Mahadsanid Ustaad 🥰🥰🥰🥰🥰
@ayaanfarah1713
@ayaanfarah1713 2 года назад
Msha allah keep going waxa thy dhiiri galiye nololeed
Далее
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
Просмотров 14 млн
AAMUSNAANTA/FAA'IIDADA AY LEEDAHAY AAMUSNAANTU..?
8:58
7 DHAQAN QOFKA KA HORTAAGAN WUXUU RABO.
16:39
Просмотров 38 тыс.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49