Тёмный

Markale ayee isku dayi doonan‼️ 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 809
50% 1

somali viral video,somalia,somali,somali shorts,somali tiktok 2024,viral video,somali tiktok 2023,africa viral video,somali mums,somali songs,shorts somali,somali be like,somali comedy,#somalia,viral shorts,somali songs 2021,somali music 2023,somali president,somali president italy,tiktok somali 2023,funny animal videos,comedy videos,italian somali,somali president interview,somali pirates attack,somalia land,italy somalia,#somalisocialmedia

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 4 месяца назад
Dr mahadsanid .
@HawaSalah-n6u
@HawaSalah-n6u 4 месяца назад
Walal mahatsanit cashi radan le no wat
@Malik-ck6hj
@Malik-ck6hj 4 месяца назад
You've earned my respect!
@CR-oc1st
@CR-oc1st 4 месяца назад
Yessss! This is nice!
@bkstshkk
@bkstshkk 4 месяца назад
You are more fun than anyone
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 4 месяца назад
Khadaroow aniga marar badan baa la igu soo noq-noqday laakiin ma fahansaneen! Dad-kaan waa bahdilan yihiin mana xishoodaan abaal iyo naxariis-na ma leh. Thank you so much my brother. ❤❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 месяца назад
Wax xishooda ma ahan waana mangaaban yahiin
@UsmanAli-kq5wh
@UsmanAli-kq5wh 4 месяца назад
You're a gift to those around you 💪
@AwanAli-ld1dr
@AwanAli-ld1dr 4 месяца назад
You're a gift to those around you 💪
@Максим-и7ь7щ
@Максим-и7ь7щ 4 месяца назад
Your kindness is a balm to all who encounter it.
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 2 месяца назад
Thanks wllo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Thanks for watching
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 4 месяца назад
Dr waxaad aad ubaratay dadkaan waa sidii shayaadiinta oo kale aad ayeey uqayaano badanyihiin 😢😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 месяца назад
Haa walaalo waa shayadiin
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 4 месяца назад
Waa dad xanuunsan lkn Alle ayaa laga magan galaah qof sidaas ahna mar ayaan la kuley lkn horaan ka fahmey u jeedkiisa hana danbi aad laheyn ayey dusha kaa sarayaan waan is xanaajiyaan lkn hadad markay xanaaqaan aad ku qososhid dacadii😂😂🔥🔥🔥waa gubtaan 😁😁Marka ha leyska ilaasho waa dad yarantodii la dhibaateyey oo dadka inay ka aarsadaan rabaan ayaan umaleyn. Mahadsanid wllo👏👏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 месяца назад
Waa runtaa waa dad yarantoodi la ciilay oo dhib iyo dhibaato soo arkay oo wili aan ka kabsan dhibtii ay soo mareen marka waxey dhibaan dadka kale si ay u dareeman inee leeyihiin awood oo kale
@MOF-sw8jc
@MOF-sw8jc 3 месяца назад
Dr. Sidee baan ula dhaqmayaa dadkan inkastoo aan lasoo kulmy dad noocaan hadana aniga wey ila nool yihiin dadkan sidas darted marar badan wxaan dreema klsooni darro Io liiditaan 😢 please reply
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Walaal waad inaad mid ogaata sababta ay kuu weerari haayan waxaa waaya waxaad tahay shaqi Illahey siiyay karti ama qurax ama kalsooni wax ayee kaaga maseersan yahiin taasa keenaysa inee weeraraan kalsoonidaada ama ay isku dayay inee ku liidan daawo videos badan adaa fahmi doona sidad naftaada u difaaci laheed salut
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 4 месяца назад
Macalin libaax ba tahy cilmi ficanna waankaa faa,idnay lkn Afsomaaliga iska dhis & take it positive 😊
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 месяца назад
Haye thanks for watching
@queenabdi4319
@queenabdi4319 4 месяца назад
Thnks wl lkn si ay dadka cusub u fahman ciwaanka ka dhig narsissistc ama hadalkaaga ku soo dar marwalba.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 месяца назад
Haye thanks for watching
@manoqaali
@manoqaali 2 месяца назад
alla mxaa ku dhahy dhaqankan iga badal haye dhaha hadana wu sameyna qalad iga galaa anu iga dhigaa inaa qaldanahy wu bahdily shaqsiyadeyda guur ku balnay wuu iga baxay 15 bari kala maqanahy dr plz icaawi wu igeystay la xanunsanahy inu dib igu so laabto marabo😭😭😭
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 месяца назад
Walaal dadkaan qool iyo balan midna ma leh daawo videos badan si aad u fahanto gameka ay dadkaan cuyaaran
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 4 месяца назад
Waa sax weey laqdabo badanyihiin kuwa sun ah ayaan deris nahay bishiiba hal mar ayeey buuq iyo is qabqabsi nagu furaan kadib weey is dajiyaa hadana bishii kale wixii aan isdagaalney ayeey dib ubilaabaan wlhi amakaak ayaad udhimaneeysaa hadaa dadkaan sunta ah la dhaqanto markeey wexeey doonaan kugu sameeyaan ayeey caadi iska dhigayaan 😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 месяца назад
Haa waa lagu yaqaana dhaqankaas daawo videos badan si aad u barato sida la iskaga celiyo dadkaan
@seytunosman6336
@seytunosman6336 3 месяца назад
Asc walale Aniga inad igahadlesa moda dad hada kahor Anigo Mel kucusub ihumeyen sibiniadan kabah iladaqmen kadib ilahay irid ifuray wagursade ilahada wakanolan laahay Ani umatago waiskahire madah gala gurigada mataga waji ubadale kolka ayagi Ani nolasheda unbe kumash qul sanyihin gurigedi il bekuriden seun afka igadan laayen on iguhaya guri fican bedagante ninkeda wuficanye seudahayen anagi dan hanun bakabihi wene waba kaharay wena ogyihin wehe igu sameyen meidafan nolasheda Maha ugu mashqulayan okaraban meidafan wagibsan ogante ihumeyen mantana waidaba socon Aniga gurigeda maimanayan wahe igu sameyen yey ogyihin lakin melahas unbe kahad hadlayan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Illahey garabkaada ha galo walaal guuleyso
@seytunosman6336
@seytunosman6336 3 месяца назад
Walale dad ad bananka kamarte od kuhumeyen ohadana kahadlayan mehe omanta Dan nolashada daba socdan il kugu delen afna kaga harenin mehe wahas wan layabane
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
@@seytunosman6336 Nolosha ayee ka dhaceen wax camal ah ma yahaan
@MaliAli-xk6cn
@MaliAli-xk6cn 4 месяца назад
Damn I like this a lot. AMEN!
@КонстантинСтеблов
@КонстантинСтеблов 4 месяца назад
Your kindness is a balm to all who encounter it.
@TataJo-zv5oe
@TataJo-zv5oe 3 месяца назад
Waa runtaa.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Thanks for watching
Далее
Лучше одной, чем с такими
00:54
Просмотров 654 тыс.
WAX KA OGOW DADKA MASKAXDA BADAN SİRTA KA DAMBEYSA
17:02
Wax ka ogoow Caanaha powdar ka. NIIDO. Caafimaadkaaga.
13:17
Wey soo noqon doonan #Narcissistsneverleave
14:40
7da Marxaladood ee narcissistic trauma bond
14:48