Тёмный

MARKEY LUGTA IGA GO’DAY BEE IGA TAGTAY 

Fartun Duvet girl
Подписаться 347 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Опубликовано:

 

17 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 121   
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 9 месяцев назад
Walaal gang fadlan like, comment and share. Aniga waa ka soo bixi challenge ka 😂 boorka iga jafa. 5k views mahee tahay 😅
@abuuki
@abuuki 9 месяцев назад
haa dear waa ka sk bixi karta
@YussufAbdulrahman7
@YussufAbdulrahman7 9 месяцев назад
Anagana wan kasoobaxeynaa
@user-mz4oo9li7v
@user-mz4oo9li7v 9 месяцев назад
Abayo macan wilka lugta wayey xaskisa ka taktey ana xaskisa u badalya jaceyl badan sinaya wlhi wa iga run hadu diyar u yahy ushek hadu ogalado iso shek qali wlhi bentey ma ahan sidu yahy ana kurabo ushek
@user-mz4oo9li7v
@user-mz4oo9li7v 9 месяцев назад
inta nolahy garabkisa ban ahan dona ushek
@AQOON-KORODHSI
@AQOON-KORODHSI 9 месяцев назад
Waa nasiib daro in sidaaso dhan jahli u yihiin dhalinta somaliyed ee qurbuhu 50/50 waxa aaminsan gaalada lkn islaamku wuxu waajib kaga dhigay ninka inu bixiyo biilka gabadha iyo ka caruurta mana aha baryo ee wa khasab😢😢
@Diva-v
@Diva-v 9 месяцев назад
Sax👌gabdho badan ma oga xaqa u Ilahey siyey o nimanka u uga soo qaaday Tan ayada laga rabo iyo tiisabo.
@ikraangureey6218
@ikraangureey6218 9 месяцев назад
Qofka aad isqabtaan qadar hadey ku dhacdo maahan inaa uga tagto 😢wiilkaas wala murugooday wlhi😢
@munimarvisuals
@munimarvisuals 9 месяцев назад
The first confession: walaaleey don't marry the guy who wants 50/50!! It is not fair to you both. And there is nothing worse than waiting for someone to count pennies for you. Love yourself sis and wait for a man who will give you the life you yearn for. The second confession: yeah what Fartuun said. The third confession: So sorry walalka wayeey. Niyada khyr usheg, you will get back your life in sha Allah and find someone who will cherish you for you.
@sumayoxasan1520
@sumayoxasan1520 9 месяцев назад
RU-vidr ka aa ugu jeclhy aatahy abaayo ilahey meel sare haku gaarsiiyo🥺🌷2019 ilaa hada walalgang aaka mid ahay🫶🏼
@simranmohamud8986
@simranmohamud8986 9 месяцев назад
Diinta nimanku qeybta afarta xaas lo baneyey miyey ka yaqaanan naagtan haday billionrad thy xitaa qarashka guriga waa waajib saaran ninka wax dood gali karah maba ahaa farax qasaaro 🤦🏻‍♀️
@alibinali2141
@alibinali2141 9 месяцев назад
Muuqaalada waqti udhaxeysii abaayo, waa aragnay inaa balantii kasoo baxday Views fcn si Aad. Uheshid ❤
@munimarvisuals
@munimarvisuals 9 месяцев назад
Yaaas I listen to you like a podcast while preparing the kids to school 😂👏🏽👏🏽👏🏽 noo so baadi
@hafsaomar8266
@hafsaomar8266 9 месяцев назад
Fav RU-vidr ❤
@Diva-v
@Diva-v 9 месяцев назад
The runaway wife and 50/50 are perfect for each other hope they meet in the future. 1+1 =2 xaasid 😢
@blackmessi9855
@blackmessi9855 9 месяцев назад
You made my night fr😂yeah they are perfect for each other xaasid yaasha
@Diva-v
@Diva-v 9 месяцев назад
@@blackmessi9855 they deserve each other 😂
@modernxaliimo4731
@modernxaliimo4731 9 месяцев назад
Fartun love you! May Allah protect you! ❤ What I find disturbing is the lack of value young people have for one another. You have a young woman who is more concerned about $ rather than her partner, his qualities being honest and transparent about what they both expect from one another, marriage etc. Another young man who’s facing the trauma of his leg getting amputated and his wife leaving him in his time of need. This makes me wonder what our people think love, compassion and commitment mean in a relationship?! I know you already go above and beyond with the great advice you give, please continue reminding them that there is more to life than money, remind the young people to find value in the partners they seek and not just $ or looks.
@blackmessi9855
@blackmessi9855 9 месяцев назад
Your are a very wise person mashallah,I really loved everything you said 👏🙌
@Quruxsan-ut9qb
@Quruxsan-ut9qb 9 месяцев назад
Maalinka arke channel kaaga ilaa maanta isku si baan ujeclahay sister ❤
@soulonajourney1343
@soulonajourney1343 9 месяцев назад
I've been a walal gang since snapchat with your cousins days and I have seen how you grew as a person mashaAllah but your unfiltered honesty stays the same 😂😂 keep going abayo
@Silimaa77
@Silimaa77 9 месяцев назад
Our queen and inspiration, you are beautiful the way you are ❤️❤️❤️❤️
@QamarXirsi-qd1qm
@QamarXirsi-qd1qm 9 месяцев назад
2021 kgu soo biiray dhamaan vedio yadaada waan fiirsaday hormar wacn kuleyahy sis❤👏
@ikhlaasmoha4850
@ikhlaasmoha4850 9 месяцев назад
Mashallah fartun maalmahan active ba tahy noso badi daawashada iyo like ta nagu haleey queen❤
@amulamohamoud8242
@amulamohamoud8242 9 месяцев назад
I am loving this Fartuun,, keep it up Quruxeey ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ds8wv6dv6e
@user-ds8wv6dv6e 9 месяцев назад
first 😂 fartun love you
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 9 месяцев назад
Tuuuny aniga 2019 ilaa mnty kula jooga inta Mlin mka xiiisa dhcin videos kada I’m big fn for you n love wlhi🥰🥰🥰🥰🥰🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻
@Silimaa77
@Silimaa77 9 месяцев назад
We love you fartun, appreciate you a lot keep going inshallah
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 9 месяцев назад
Keep gonig insha Allha 400k🎉❤ mcnto❤
@nyg1162
@nyg1162 9 месяцев назад
Keep going wll❤️💪🏽💪🏽
@samiyakhalif6171
@samiyakhalif6171 9 месяцев назад
❤ our queen
@mariamahamoud2606
@mariamahamoud2606 9 месяцев назад
Wow fartun Yaa kaa fiican markaan❤
@user-sp7gh4kv3g
@user-sp7gh4kv3g 9 месяцев назад
Keep going my queen ❤❤
@salmodaahir2171
@salmodaahir2171 9 месяцев назад
wall gang adinkanane sida udhahdid jeclahy 😂 much love wll
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 9 месяцев назад
inshallah duhur wanagsan fartuun🎉🎉🎉❤❤❤
@yusrra11
@yusrra11 9 месяцев назад
MashAllah sister
@fartuncadarmuxdiin4264
@fartuncadarmuxdiin4264 9 месяцев назад
We appreciate the time a effort you put in entertaining us ❤😅😊
@zoyahfosita3579
@zoyahfosita3579 9 месяцев назад
Keep going sister ❤
@mounaahmed6517
@mounaahmed6517 9 месяцев назад
You did it fartun abayo sidas ku wad❤❤
@Aragsan214
@Aragsan214 9 месяцев назад
I’m the first ❤🎉
@ashaibrahim3312
@ashaibrahim3312 9 месяцев назад
Masha Allah i love you ❤️ ❤
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 9 месяцев назад
ماشاءالله تبارك الله حبيبتي حفظك الله ❤❤❤❤
@zahramohaa2973
@zahramohaa2973 9 месяцев назад
🎉🎉🎉 you too abayo we love you 😍 ❤️ 💜
@abuuki
@abuuki 9 месяцев назад
my dear sis fartuun
@samiakhalif3872
@samiakhalif3872 9 месяцев назад
Well done ❤❤
@monaqaalib-sr8sg
@monaqaalib-sr8sg 9 месяцев назад
Ameen 🥰
@sumayofaysal8514
@sumayofaysal8514 9 месяцев назад
San laga rba borka iska jaf mar walba video cusub challenge adiga iyo akafi teamkina imada markas dawasho fcn helo waku wadana boqoradena hore usoco ❤👑🥰
@user-xo8vo1nt8o
@user-xo8vo1nt8o 9 месяцев назад
Asc my queen wankusalay ❤❤
@Silimaa77
@Silimaa77 9 месяцев назад
Never give up
@HaaruunJaamac-cs2mn
@HaaruunJaamac-cs2mn 9 месяцев назад
Akaw wa akaw waaku salaamay
@fardosa2745
@fardosa2745 9 месяцев назад
Hi fartun🎉❤
@rayaanabdirahman9566
@rayaanabdirahman9566 9 месяцев назад
Ilahey dartiis kujeclhy abyo❤
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 9 месяцев назад
Well done farun manta barkin ba I taala manta waw walal gag ❤
@sadiyaali273
@sadiyaali273 9 месяцев назад
Fartuun mcnto ❤❤
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 9 месяцев назад
Walle walshey waydhadhasheey 😂M a xppty ❤🎉san kuwedh walal gang wadankina marka 😅assignment waye
@simanzakariye7182
@simanzakariye7182 9 месяцев назад
Lakala gobsan hoyadey ılaahay ha unaxarıısto aabe sanad ayagoo ıs qaban xabad ku dhacday lugta laga jaray garab buuxo u noqotay ılaa ee geeri kala wadsy ayagoo😊 dadka dhan dhahayan ka tag ninkan hal gabar kasoo wado
@saladohasan1715
@saladohasan1715 9 месяцев назад
Guul iyo gubnimo❤
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 9 месяцев назад
Fartun❤❤❤❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 9 месяцев назад
Qofka qadarka Alle loogama tago waayo adiga Ayaa Alle kugu tijaabin waxaad yeeshidna waa la arkayaa bal inaad ku qanacdid iyo in kale marka wllo Allah kuu qabojiyo qalbiga 🤲🏼🤲🏼
@samiirosaacid8982
@samiirosaacid8982 9 месяцев назад
Waxan tageero ku ahay 4year kamana xiiso dhaco hormar wngsan ban ku rajaynya byo mcn❤
@safamohamed7441
@safamohamed7441 9 месяцев назад
Quen ❤
@laylaahmed4780
@laylaahmed4780 9 месяцев назад
@ikranbotan8787
@ikranbotan8787 9 месяцев назад
❤❤❤
@naliyah9415
@naliyah9415 9 месяцев назад
Xaasidad teeda wey helidoontaa💔
@strongwomen1433
@strongwomen1433 9 месяцев назад
❤❤
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 9 месяцев назад
abyo wan ku salame
@luulmuuse7065
@luulmuuse7065 9 месяцев назад
50/50 maxaa la dhahaa Wajib waaye inu bilka guriga bixiyaa gabdho qimahiina ogaasa
@user-zs3mg7zu7g
@user-zs3mg7zu7g 9 месяцев назад
Walaley sidhan nagu wad plz 😂
@drsniitaa
@drsniitaa 9 месяцев назад
Halke lagu soo diraa tolow🤔
@faatimomohamed5107
@faatimomohamed5107 9 месяцев назад
M.a wlly hdalkaaga wa ka dhabeesy saas kusoco
@turkeyvlogtv5394
@turkeyvlogtv5394 9 месяцев назад
Hayaaay dooliga daroogo aaa😅
@ribnarim7518
@ribnarim7518 9 месяцев назад
Since when we pay 50/50 hello we are Muslim!!!!
@Said-gn2ec
@Said-gn2ec 9 месяцев назад
Nin baqiil ah 😂😂😂
@Aliko.77
@Aliko.77 9 месяцев назад
First
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 9 месяцев назад
🥰🥰🥰🥰
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 9 месяцев назад
Fartun😂ayamahan khatar tahay
@nyg1162
@nyg1162 6 месяцев назад
❤👍🏽
@khadrabintusheikh8862
@khadrabintusheikh8862 9 месяцев назад
Maanta ku aawe abayo waku sugeenaa yaah hee😅 Noo soo dadaal insha Allah ❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 9 месяцев назад
Caawe soo sari
@kadanali-oc6qp
@kadanali-oc6qp 9 месяцев назад
Bisnka naa ka carardje fiifti fiifti layne. Nin masuul ah maaha waa meelku gaadh haduu rabo sida ugumuu adkeeyeen xata jaku darsato lakiin in uu qasab ugaa dhigo maaha. Somalidu waxay tira farihii dufanlaa wax duuga. Nabadeey.
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 9 месяцев назад
Amin yaa rabi abayo mahad sanid sida qurux dabadan leh ee ad noloso wadagto rayigag mansh allah
@svlwvvally4258
@svlwvvally4258 9 месяцев назад
Nayada nagaha somalida jileeca jojiya gabadhas wax qalad me sameen nimankaba marka xanunsano wa ayaga ni furo mise naag kale gursado so ayadana qof dhamestiran aye rabta
@ebladubow9958
@ebladubow9958 9 месяцев назад
Asc wan ku saray quen
@naliyah9415
@naliyah9415 9 месяцев назад
Gabdhaha soomalida iyo burkacad maxaa isku keenay sanadadaan😭 Fartuun every other one uses nowadays it’s a pandemic.
@cabdicolow359
@cabdicolow359 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munonurali6484
@munonurali6484 9 месяцев назад
Asc waxan raba inan la hadlo wilka lugta ka go ay ee xaskisi ka tagtay inan aniga gursade hada tol nahay i waca ana sidisa ku qadanaye
@zumayainahmohamedzumayalak2269
@zumayainahmohamedzumayalak2269 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@falastiincllahi12
@falastiincllahi12 9 месяцев назад
M.a abayo ❤❤❤❤
@nyg1162
@nyg1162 9 месяцев назад
Khair Allah haku siiyo, Amin.
@user-mq2if3iu9l
@user-mq2if3iu9l 9 месяцев назад
Wanku salamay abaayo Waxan layabanahay 3000k madhaafesid miyaa😂
@adiljb5943
@adiljb5943 9 месяцев назад
Marka xafada imado mesha Netflix Ku ordi jiray Habenadan queen duvet Ku hesta Ducadeda qabta yaqee ❤❤
@munaabukar6796
@munaabukar6796 9 месяцев назад
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 9 месяцев назад
🥰🥰🥰😭🤲
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 9 месяцев назад
Nin ha hos fadhisan dhihila walshey
@sadiyaali273
@sadiyaali273 9 месяцев назад
1 aniga ahan nin hada kula xisabtamaya waxan ku dhihilaha ha guursan. 2 qofka ad isla so qadatey nolasha marku dhib ku dhaco mahan ina ka tagto 😢😢😢
@faizaahmed1993
@faizaahmed1993 9 месяцев назад
Wa dadalosa malhmahn
@ebladubow9958
@ebladubow9958 9 месяцев назад
Asc aniga waxan ka dhiban lah ninka rab 50/50 iska dhafa kuma anfacayo
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 9 месяцев назад
Wiilka dhibka gaadhay waa qadar alle waxaa dhilahaa niyada khayr u sheeg walal wax walaba way kuu hagaagi
@NajmaAli23-cg2el
@NajmaAli23-cg2el 9 месяцев назад
😅😅😅
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 9 месяцев назад
Lug lee hadeey uga taktay awelba majecleeyn ee nolosha eey ku ilaa shaneeysay
@mustafeahmed3020
@mustafeahmed3020 9 месяцев назад
Haddal dhab'ah shaqsigu waa inaad barataa wuxuu yahay
@sadiyaali273
@sadiyaali273 9 месяцев назад
Ilahay ha cafiyo walalkeyn😢
@F13500
@F13500 9 месяцев назад
Ninka 50/50 kuleh kadiid hadu ka diido iska fur ilahey raga masuliyada saray shaqadada haka tagin waxas wa sheko galo sikasto ushaqeyso adiga leh wa goni wixi ad guriga ku dareysid kaskaga lkn fifty fifty wax jiro maha
@inasanka_
@inasanka_ 9 месяцев назад
I thought its the views that matter not the subscribers.. many Ytubers got dead subs that’s over 500k
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 9 месяцев назад
Your right the views matter. You get paid by the ads.
@truecomment3650
@truecomment3650 9 месяцев назад
“FUKAAREEN” Ma eray soomaali ah oo sax ah miyaa ama meel kalaad ka keentay, Quruxleey iska sax erayada soomaaliga aad isticmaasho and you are doing good. Just edit some of them ❤
@Hajar24787
@Hajar24787 9 месяцев назад
Abyo emailkaga iso qor
@NastehoLove
@NastehoLove 9 месяцев назад
Nin maha 50 50 maxa waye ilahey aya raga masul ka dhigay waxkasto qax aya u ledahy inuw ku siiyo hadabo ha guursan kas
@Emanjamac-7kev8
@Emanjamac-7kev8 9 месяцев назад
50/50 kuyeh ala dumarka maskiin sanaa kaas masuuliyad xitaa maqaadi bcz diinta waxee fartay oo waajibka ugu dhigtay in gawadha aad guursaneeso masuuliyadeda qaato wtf oo xaqaaga kuu dhahaa waa ila qeebsane waa wax waaajib ka yuuna adi dusha kuso saarin . Ninkaagane inaa caawiso wee fiican tahay lkn midan waa disgusting🤌🏿
@fahmoaliadow3942
@fahmoaliadow3942 9 месяцев назад
waxan ka calool xumaaday wiilka lugta ka goday dartiis ay uga tagtay😢 qofkas qadarta waxba kama oga waxas wax ka drnba ku dhici kara sawjkeda maxay ucidlaysay jah imanka ku yar wilkasna waxan leyahay badal khayr qaba wll qof kuu qalma helaysa kumaysan qalmin ayada inay ka tagtayna inay khayr ku ahayda laga yabaa sorry😢
@svlwvvally4258
@svlwvvally4258 9 месяцев назад
Asagaba wu katagi laha mxaa qasab miya qof dhamestiran be rabta qofka haduu muqalka qofka u lanolyehe kuqanacsanen ha iskabaxo
Далее
NINKAYGA IMA SOO WICI KARO HADII AA AADO MAGAALKA
8:49
ILA TALI: AMUU GABADHA DILAA?
14:11
Просмотров 91 тыс.
🎸РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:12:10
Просмотров 1,4 млн
Waxan soo gatay sariiir Cusub -IKEA Shopping!
9:44
Просмотров 2,1 тыс.
CONFESSION: WAXAA LA IGU FURAY ILMAHA OO TV KU DHAAHAY
14:43
NINKEYGA INAA GABAR U SIDO DARTEED BUU IGAGA TAGAY
10:53
NAAG SAAXIB MA GASHO
11:55
Просмотров 65 тыс.
XABADKA IGA DHACAY AMUU IGU NACAA?
12:12
Просмотров 29 тыс.