Тёмный

WALAASHEY INEE IGA LANDEEREY SAN TAHAY BEE IGU FANTAA 

Fartun Duvet girl
Подписаться 351 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Год назад
Asc walaal gang, 2 days iyo afar video 😅 shaqo fiican baa wadaa lakiini mesha views baa eber eh! Your side baa liita 😂😂😂❤
@HilalAbdi-y9e
@HilalAbdi-y9e Год назад
Proud of u sisy, don’t worry waxa technology yala guriga kaa shidaya😂❤
@FarhiyaCwali
@FarhiyaCwali Год назад
Abayo waa fcnthy ku wad sidaaa❤❤❤
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 Год назад
Don’t worry waa share gareeyneyna ❤️
@istareexkader1679
@istareexkader1679 Год назад
Abyo 1m hadaan ku gaadhsiin karoo wan ku gaadhsin laha😢❤
@queennuura9106
@queennuura9106 Год назад
Abaayo hooyo waan uxiisnay 😢❤ mamo saciido ereg 😊
@falhadimohamednur6644
@falhadimohamednur6644 Год назад
Love is like forgetting ur sadness, ur problems when u are around that person.nothing else matters as long as he/she are there.
@nagaddoualeh6610
@nagaddoualeh6610 Год назад
For me love is an art that the two lovers create as they wish. Not to mention that love is a hormone and state. When I say state I am talking about the moment that this person is experiencing.
@R4M4L3
@R4M4L3 Год назад
watching your videos, I realized everybody in this world has a problem, but we always tend to forget that, thinking we are the only ones going through this. but there is always someone having worst day than you. whether it may seem little issue to you but to them it seems huge. we just have to have sabr and make dua and keep going.
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Год назад
jacaylka anu ma aqaan wx aan ku tilmamo wayo horta ma guursan sido kalena xidhiidho badan ma sameeyo waayo waxaan ka baqa nabsiga sido kalena waxaan ka baqa qaladkan sameyo in hablahayga laga jaro saas awgeed ayan isku ilaliya qalbigayga wn dhawra lkn hadan jacaylka eego waxan is leyay waa xiise io isku danaysi wana wx dhamada anba dhamaan kara wayo hadusa dhamanayn laysma fureen ana wax kaste oon dareemo hadii aan tukado kuna ducaysto hadii qofka mustaqbal igu jiro in alleh qalbigayga ku qabojiyo hadii klena alleh iga saro qalbiga marka ma arag qof kusii jira ila qof ka baxa moye saas awgeed jacayl ma jirto hadu jirana waa wx dhamada in may idea
@truecomment3650
@truecomment3650 Год назад
Langaab & Laan dheer oo walaalo ah. subxaanalaah.CARUURTA TARBIYADOODA HALA HAGAAJIYO❤
@Maya-w5d2s
@Maya-w5d2s Месяц назад
I'm dead bro😭😂😂😂😂😂
@hafsaomar8266
@hafsaomar8266 Год назад
Best RU-vidr Somali ❤ the only person I always watch her videos your so unique wllo keep it up 👍
@PLanetFIerce1
@PLanetFIerce1 Год назад
I love the new challenge to yourself 🎉 do this more often abayo we love watching you!! #walalgang
@fartuncadarmuxdiin4264
@fartuncadarmuxdiin4264 Год назад
You go girl ❤we proud of you babbbie
@ikraangureey6218
@ikraangureey6218 Год назад
Guuleed. Aniga ahaan aada ujeclahay lkn qaabka gabadhaas maahan 😂 anyway jcylka aniga ahaan waxn ku dareema qofka ficilka uu ituso iyo hdaladiisa iyo qaabka uu iila dhaqmo aniga lkn qof muuqiisa in jcyl lagu dareemayo ma aqaano wlhi😮😂😂😂😂
@B-0922
@B-0922 Год назад
Wax aan jeclan lahaa inaad sidaa video noogu soo badisid wllo Gang 🤘❤❤❤❤❤
@xurmaysan6655
@xurmaysan6655 Год назад
Guleed aniguba .......😂😂...... Lkn qofka haduu jeclaaado qof caana baxarbaad ku jirtaa. Niyad jab kubilaamaysa, murugo , iyo stress. Wow xaladahaas oodhan ani makaro farax aan caan ahayn daydaynayaa iyadana ilahay qalbiga ha uuga reeba jacayl bastar ayaa helee 😂
@hanihassan5954
@hanihassan5954 Год назад
Hhhh aniguba wiil. Caana jclhy qaab aan ugu sheegto garan la..ahy😮😮
@Safa-iu6gy
@Safa-iu6gy Год назад
I think is a weird feeling you get when the person you like are close to you but I don't know though I had never experience anything like that but getting some informations from TV series 😅
@nimcomaxa2muuse780
@nimcomaxa2muuse780 Год назад
Waad noo dadaashay labadan malin thank you 🙏❤
@adiljb5943
@adiljb5943 Год назад
Intan nolaa waligey qof ma anan tageerin lkn 2019 ilaa hada waxa tageraa queen duvet
@xafsa1939
@xafsa1939 Год назад
also guleed simba he's my crush 😭😭😭😂❤
@HSH20233
@HSH20233 Год назад
Wax laandheer la dhaho majiro ان اكرمكم عند الله اتقاكم
@YussufAbdulrahman7
@YussufAbdulrahman7 Год назад
Assalamu Calaykum...Kow laba Kow laba..Alif ba ta..ABCD...One two three...Waa inigoo ah Yuuusuf Aadbaan kusalamayaa Fartuuun
@najaxupdy9594
@najaxupdy9594 Год назад
Nin la,aan xataa hadey dhacdo nin fanaan ah ma guursaden marna telefonkisa ilaali marna show haduu qabto waardiye ka ahaw bes ani meeshas baa ku suuxi lahaa😂😭
@KefahApdul
@KefahApdul Год назад
Horta ani dhibka iheesto jclba iguma dhaco😂😂 qofkasta iska rabaa😂😂😂
@Sucdiiina
@Sucdiiina Год назад
Alla saxb aniga iska yabana ma ila qabta dhibkas xiiso ba nafta iga qaday waligy jaceyl ma dareemin😂
@shawtty3185
@shawtty3185 Год назад
Guleed simba thing is obsession 😭
@timadhere3554
@timadhere3554 Год назад
1k waxyara igadhiman igaarsiya ❤❤❤ fartun wakuslmay👋
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 Год назад
we proud of youu bbbeiiis ❤💋💋😂🫶🏻
@luulqueen8198
@luulqueen8198 11 месяцев назад
Wlhi my opinion no matter what qabil you are put your head up
@sanjimin4734
@sanjimin4734 Год назад
Go go my girl you got this 🎉
@hamdixsan
@hamdixsan Год назад
Alla Jecliyaa Fartuun
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 Год назад
Wcs xpppti waa kaa heynaa 2bo video keeep going ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations 🎊 👏 💐 🥳 💖 ❤️ 🎊 👏
@alibinali2141
@alibinali2141 Год назад
Salaaaman fartuun my sister ❤ Fiidnimo wngsn
@khadiijoali2517
@khadiijoali2517 Год назад
Waad kasoo baxday balanta sidaan ku wad bbe❤
@ugasohaji
@ugasohaji Год назад
Ayanta active thy Masha'allah Aragaga ii farxad
@bilan321
@bilan321 Год назад
😂😂Guled simba mxey nagaha kujecladen yaab ,,war sheikhyaha maad jeclatiin
@ayeshaabdool4737
@ayeshaabdool4737 Год назад
Soomaha!😂
@ismahanhussein662
@ismahanhussein662 Год назад
Queen fartuun ❤
@sagalhasssn7923
@sagalhasssn7923 Год назад
Fartuun iyo ani waxa sugeynaa qofki nosoo sheeego wa maxay jecel?
@Xamdadhamac
@Xamdadhamac Год назад
Mahdsanid xbbti ❤ waad noso badisay videos kii 😊
@afrodancelover1778
@afrodancelover1778 Год назад
Sidas kuwad fartuney 🎉🔥🔥
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Год назад
Kkk mahad mawalashed kamaseresa
@nyg1162
@nyg1162 Год назад
Masha Allah wll, thanks ❤️
@amaanzanhussein9237
@amaanzanhussein9237 Год назад
Waa baa khadar keyow iyo nimcaan hilac crush ku ahay hda marka arkay wa isku qoslaa mrka adine sas noqo sndoyin kdib tan kle abayo ado gbr qiimo bdn eh ma nin waardiyen karta naga dhaf yqy naftada ha bahdilin 😂
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 Год назад
Isku hoyo waye Lkn wa kla aabo Sas cml kwda mrka ha u bixin waxsi iney wx dhihin kso qaad ❤
@nyg1162
@nyg1162 Год назад
We don't know jaceel, team skaabulo😂
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 Год назад
queen fartun wan ku salame
@nijaj9157
@nijaj9157 Год назад
I was busy but I had to comment about the second dilemma. I used to listen the songs of a singer and I saw myself slowly developing a feeling lol. I had to stop listening music and Alhamdulillah I knew it was haram but I know the reason now. It’s all the sheitan. Abayo stop listening to his music and tell yourself it just sheitan play with your feeling. Don’t thief it too much and make a new hobby. I don’t usually go to the weddings but one time I was like yeah I am coming to the wedding if he is coming. And at one point, I was like I have to see him/vist him in his state😂. All were my daydreaming 😂
@somaliilatalitube.7119
@somaliilatalitube.7119 Год назад
Love is line😂straight line or rough line jacayl noceeya haya gawarta
@hudaali2574
@hudaali2574 Год назад
Aniga xata iga dabageya jaceyl muxu yahay😂
@prinzhishaam750
@prinzhishaam750 Год назад
Wa qooq qaan gaadhe😮😅😅sikale kuma fahantide
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 Год назад
GbdHa kowad ani ahn wxa ku dhahay ha is liidin somalida dadkay dhahn waa la dheeraya waa dad dhiiga soo galay oo dadka soo dhacay marka wxa dhahda qabilkagu waa gacan lu dhiig layaal ma dhiig 😮 afaa ledahy iska celi dadka la dhaho langab waa dadka aan dadka dulmin naa wxna ima dheride dulmiga ka gbsaday dheh😊
@Mariamm34
@Mariamm34 Год назад
2days 4 vidoe🎉❤
@asmaaaden2973
@asmaaaden2973 Год назад
Sweetheart ❤
@naimamohamud4412
@naimamohamud4412 Год назад
The girl who is in love with gulled Simba is being delusional hurdada kagac saaxib😂😂😂
@queentasniim2696
@queentasniim2696 Год назад
Kaa wx jiro mhn bee 😂😂
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx Год назад
Fartun ❤
@halimahirsi1942
@halimahirsi1942 Год назад
Fartun love you sis mcn
@amira1438
@amira1438 Год назад
😂😂😂ani shaqadeyda waxa waye inaa ku nacsiyo 😂😂😂 gabartasi waba qatar wayo nin aan aqonin ayeba i jacladay miyaa 😂😂😂
@Naruura4
@Naruura4 Год назад
Aniga jaceylka waxaa ku darema qofka ficilkiisa iyo hadaladiisa afkartisa yacni nuuca qofka gudaha ka yahay not physically yaa Ila qabo
@amaal556
@amaal556 Год назад
Muuqa kore ee dusha qofka waad ka jeclaan kartaa lkn markaad face to face iskula kulantaan baaka sii muhiimsan meeqaa qurux badan se waxbadan gudahooda uusan ku jirin
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Год назад
waayaab waanku salamay fartuun❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@fa9875
@fa9875 Год назад
Jacay ma jiro qooq iyo kalgacal baa jira qofka aad u qooqdo ma jeclid ee attractive baad ku tahay qof aadan dareenka qooqa u hayn waad iska jeclaankartaa in uu saaxiibkaga abid noqdo oo nolosha kula wado
@prinzhishaam750
@prinzhishaam750 Год назад
😂😂😂did she Said " waa ban rabe"😮😂Mucjiso Fartun
@aishaguure9942
@aishaguure9942 Год назад
Adoo laandheer ah iyo anoo laan gaab ah ba Hal laan kaso wada baxny ha dhahdo hada ka wentahy na wa kaga horeye wadada dheh hay hada ka yartahyna hooyo laangabke dooraty dheh walalo isku hooyo ah sass u dhaqma maxa waye
@Iman-321
@Iman-321 Год назад
Fartuun cadeyy nagta RU-vid igu heyso 😂😂
@Meoow.0
@Meoow.0 Год назад
Love U abaayooo💗
@AylaAei
@AylaAei Год назад
Love U girl ❤
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 Год назад
Fariid sidaa ku wad ❤❤
@queenofburco5285
@queenofburco5285 Год назад
🙌👸
@hafsaomar4156
@hafsaomar4156 Год назад
Naa aniguba ada kujeclahay sida kudawanayay😂❤
@MohamedSalah.7
@MohamedSalah.7 Год назад
WA dhibata naagaha Keenan ciyaal kala qabiil qabiil ah
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Год назад
Yaa kadameyay hoosha
@Sweet-yn7ft
@Sweet-yn7ft Год назад
Waad dhaqan xuntahay hadad xaskiina io carurtiin ka fikiri leheydeen tan ma dhacdeen dayusiin bilaa aqliya ba tihinee
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Год назад
Walahy adaa dhaqan xun bastar kafikir adigab waa dhashay caruurt masuliyadoda ile had niman tihiin akhiro niliwedinayo
@aizhadiamond7561
@aizhadiamond7561 Год назад
hadan doono labo wadan ban dhalena maxa ka galay dhibatada waa somalida oo qabilada kala sareysinaya wixi xunba dumar dusha kasara intad aduun qastan
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Год назад
Aniga igawad miy
@samiiraabdi1327
@samiiraabdi1327 Год назад
❤❤❤
@queentasniim2696
@queentasniim2696 Год назад
Ani wali jaceyl iguma dhicin igu dhacana ma ogi wlhi 😂 couse i have more crush so maybe inaa mid kamida jeclahy maybe isn't so ani jaceylka waa amin sanhy hda isdhoho xogo qeexna waa inaad qof rabootid aragtidisa, agjoogisa iyo lahadalkiisa inay farxad ku siiso farxadiisa sida in waxa uu ku farxay uu helay aad adiga rabty heshayna murugadisa kuu murugo xita hda adiga faraxsaneed hdu asiga murgo adigana aad la murgeysid jaceylka wuu kla baxa saa og nahyba mid family mid asxaab iyo kuwo klaba soo anyway jaceylka waa wax jira inkasto an aminsanan jiry mar in qofkasta oo muslimba uu amin san yahy 🙄 hdana gadaal wxn ka ogadey qaar an aminsaneen inay jiran lkn kuwaas walayaba runtii siduu qof u dhihi kra jaceyl majiro how 🤔😂
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Год назад
Kkkkkkkkkk jecel maxa lagudare mah kulah shumeh kugalay fartun aa
@Maan3416
@Maan3416 Год назад
1212 اب ت 123 😅😅😅
@CaishaSuudi-pp5ep
@CaishaSuudi-pp5ep Год назад
Inta laan dheere ceeb u maleen jirty 😂
@ladanosman23
@ladanosman23 Год назад
cudurka somalida ku dhacay waye layabmaleh
@munshi3853
@munshi3853 Год назад
Fartun we love you abayo❤
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx Год назад
Gabdha dhahday gulled simba ban jeclhay iska samir abyo anba 100 nin oo korea crush ku ahay😭😂ano og inan helen
@Urfavuser-c3n
@Urfavuser-c3n Год назад
😭😭
@stogystones8790
@stogystones8790 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Bureeqo-c2r
@Bureeqo-c2r Год назад
Fartuunay wagaan sharuu Khan nin caadiya u arkay baan sow xasuustay hahah waxaan is lahaa mar baad guursan 😂😂😂
@Ulasilamaz
@Ulasilamaz Год назад
Hanaga caajisin saan ku heystaa 😂
@zainabmire9850
@zainabmire9850 Год назад
Naa cimamadada lama heysan Karo ❤❤
@AishaKaifgacal
@AishaKaifgacal Год назад
We ❤️ you ❤❤❤
@sabiriindeeq-eq4mt
@sabiriindeeq-eq4mt Год назад
First❤
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj Год назад
Jacaylku waa wax dadka gala kana baxa😂😂😂😂
@Urfavuser-c3n
@Urfavuser-c3n Год назад
Exactly 😂
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj Год назад
@@Urfavuser-c3n 😂😂😂
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Год назад
Wllhi qof can ah qofki jecldo asaa dhip qbo mba ku oga mna kula hadlyo keligaa maa wlanesid iska dhaaf wxaz jcel ma ahane ani jcelba ima glin mna aqn 😂
@NastehoLove
@NastehoLove Год назад
Waba shactaro qof iga fog gorma jeclana
@HavzaHussein
@HavzaHussein Год назад
Kii hore anniga oo aan daawan miyuu mid kle soo dhacay😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Год назад
Hurdada ka kac saaxib lol
@naliyah9415
@naliyah9415 Год назад
Bisinka, GS anaa kaa gaarsiinayo ila soo xariir postada aan uga tuurin lambarkaaga😂 Kaftan kadib no been, nolasha ey kujiraan fanaaniinta soomalida Allah kuma geliyo ee ka noqo
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 Год назад
😂😂😂😂😂 🥰
@sofka5478ali
@sofka5478ali Год назад
😂wayaab ninan aqoon ban jeclahay kuteh 😂koley anigu dooq malihi kamana helo qof wa iska nolahay😂
@zamzam892
@zamzam892 Год назад
😂 iskumiid
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 Год назад
Anigoo yar oo 10-13 ah waxn eed u jeclaa ninwariye ah oo tv ga warka akhrinjiray, xafada cartoon warka kadib sogali jiray inaan sugayo modi jiren lkn wxan dawan jiray ninka 😂
@kaaha1233
@kaaha1233 Год назад
Acudubillah xaliimo kuusey waad kaso darten😂
@hudaali2574
@hudaali2574 Год назад
Meeqa gabara jecel ninkas waxaas noloshada ha oga harin fanan latagera arki jiray lkn fanan nolosha looga harayo ikow guleed simba naagu qabana waa maqlayay ilmana waa dhalay ee ka soco
@Samira-ou2ru
@Samira-ou2ru Год назад
@samiiraabdi1327
@samiiraabdi1327 Год назад
❤❤❤
Далее
XABADKA IGA DHACAY AMUU IGU NACAA?
12:12
Просмотров 30 тыс.
She Couldn’t Believe I Did This! 😭 #shorts
00:12
NINKAYGA IMA SOO WICI KARO HADII AA AADO MAGAALKA
8:49
MARKEY LUGTA IGA GO’DAY BEE IGA TAGTAY
8:41
Просмотров 21 тыс.
ILA TALI: GUURKA BADAN BAA LA IGU CAAYA
11:57
Просмотров 44 тыс.