Тёмный

MARWA 4 MATAANO DHASHAY MashaAllah HAMBALYADA WAXAGIINA 

Marwa Star Cooking
Подписаться 89 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 143   
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 2 года назад
Masha alh yaa alaah nagu deeq ilahow rabiyoow adaa awood badan ee nagu deeq owlad salixiina oo matana mataana ah
@xafsamaxamed700
@xafsamaxamed700 Год назад
Aamin yaa rabbi
@haala552
@haala552 2 года назад
Goorma afar dhaleysay ayaan hore deit sameyneysay qofka so galisay see loo aamina
@marwo228
@marwo228 2 года назад
رب يرزقنا ويرزقك دريت صالح 🥰
@luulomar1467
@luulomar1467 2 года назад
Ilaahow isii w gabdhood oo mataano ah aad ban ujeclahay iyadana alle ha ubarakeyo
@Ubaxbashiir-qn9xg
@Ubaxbashiir-qn9xg 2 года назад
Iaahay haku rumeyo abayo somalida waxey saradiyan wa lahelaa ilaahay haku siiyo kuwo qeyr qaba qoraalka markan arkay wan farxay
@DreamGirl-yh1ci
@DreamGirl-yh1ci 2 года назад
Masha allah jacliyaa matan cafimaat qabo allah isiyo inta rabtan allah siyo
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 2 года назад
Masha Allah Allah hasiiyo intii anhaysan awlad salixana bariyina inta haysatana Allah hanoo barakeeyo aniga familykaygu waydhalen matano waliba qaarbadan ana waa jcly Allah hanasiiyo aniyo intii kale jelba amiin yaa rabi
@ladanmoo885
@ladanmoo885 2 года назад
Run miyaa 4ta Manshallah Somalida waa iikow qof 4 mataano ah dhashy ma 💓❤️
@Sucdi-je8rb
@Sucdi-je8rb 3 месяца назад
Aamiin Aamiin Aamiin
@ayanahmed355
@ayanahmed355 2 года назад
Allaha kuu rumeeyo adi iyo anagaba 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤❤
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 2 года назад
Mashaallaah walaashey qaali allaha ku barakeeyo
@fardowsaabdirahmanabdi3774
@fardowsaabdirahmanabdi3774 2 года назад
Masha allaah Marwa abyo qeer badan lgu sadaliyey allha ku rumeyo anga dhan iyo inti heysanin rabi hku irsaaqo aamiin
@hibo6578
@hibo6578 2 года назад
Masha allh marwo ehludiin baatahay saa dadka uwanisid bankahelaa barakalaah xbbtii
@FarxiyoAli-i8n
@FarxiyoAli-i8n 7 месяцев назад
Maash alaah. Abayo selocuna kaniniga mataanaha waxaisoqoray taqtar ee malinta Kowad mancuna
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 2 года назад
mashaala illahey hakufudedio hausha iyo ubad kheir noqda
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 2 года назад
Mataanaha jidka ayay ku soo jiraan abaayo waan sugeynaa
@amiiirah8767
@amiiirah8767 2 года назад
walalaey Allah kuu barakeeyo managa qarsane inaa 4 mataano dhashay maqlaye masha Allah Allah kusiiyo abaayo hadeey been tahay
@ikliilaahmed1149
@ikliilaahmed1149 Год назад
Asc marwa Abayo Adiga iyo abayasha mesha kujiran iso duceya ino Allah isiyo owlad baari oo salixin ah Insha Allah
@suleekhofarax5597
@suleekhofarax5597 2 года назад
Abaayo ilaahay haku siiyo 4 matanaha oo qayr qaba cafimaad kudhal
@naciimocadow2617
@naciimocadow2617 2 года назад
40week ahay iso duceya inu illahey i fududeyo abayoyin
@xalimoxasan6350
@xalimoxasan6350 2 года назад
Dhegyere ku faaidey marwo masha allah uur gabar
@hamdihassan2854
@hamdihassan2854 2 года назад
Sidee u isticmaashay abaayo ma ii faaideenkartaa
@ramlaaxmadramla2840
@ramlaaxmadramla2840 2 года назад
xasiimo xasan see loo caba noga soo faideh mansha alah
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
MashaAllah mabruuk abaayo dhagayara gabdho badan baa allaah qeyr ugu daray waa ku faraxsanahay allaahuma baarik
@xalimoxasan6350
@xalimoxasan6350 2 года назад
biyo ku karkariya qabooji galaas ka caba hilig dhiiga sidaas bansameeyey insha allah 2018 yaan guursade hada uurheley daawo wanka daaley markas marwo janalkeeda ku arkey dhegyeraha siliga nabiga badiya
@zeytuunmr7752
@zeytuunmr7752 2 года назад
@@xalimoxasan6350 meeqo bil Ayaad isticmaaleysey abaayo
@sharifkhalinle654
@sharifkhalinle654 2 года назад
Allah hakubarakeyo
@ramlaadan8136
@ramlaadan8136 Год назад
marwo abayo diga cadaca marku so dowyahy nur mala qadi kara iilahey ba bixiye❤❤
@sheymachenel919
@sheymachenel919 2 года назад
Masha Allah
@fatmaally7311
@fatmaally7311 2 года назад
Masha Allah TabarakAllah. Mabrouk Alf Mabrouk ❤️♥️❤️
@qalbinuura5731
@qalbinuura5731 Год назад
Aamiin yaarabi ❤❤❤❤
@ashanur7166
@ashanur7166 2 года назад
Bisinka adi hadii sas lagu dhahay dhim maleh lkiin anaga maxa shashada beenta noguso qoree veuis iga dheh3!!!!!!!!!!!
@hamdiyaabdilahi274
@hamdiyaabdilahi274 2 года назад
Masha allah allah haku xafido abayo
@bisharayunisyuniskosar7210
@bisharayunisyuniskosar7210 2 года назад
Ilahayow uziyadhi nicmadha......ilma wanagsann ilahayow kadig
@shuushuucadeey2275
@shuushuucadeey2275 2 года назад
Abaayo mrwa waxaan ahay hooyo kufaaiiday xabaturashaad halkee kusoo gudbiyaa mcnto lambarkaaga waarabaa I.alaah isoo qor wll Nokaga
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
+254708038966
@lajecelnaftauroon2498
@lajecelnaftauroon2498 2 года назад
Masha allah run allaha kaaga dhigo abaayo
@fartuundaahir8272
@fartuundaahir8272 2 года назад
Mansha Allah Alle ha udaayo Amiin yaa rabi
@deeqocumar3438
@deeqocumar3438 Год назад
Aaamin allha ku dasto abaayo mcna
@zuheylomohaa1078
@zuheylomohaa1078 2 года назад
Ayaantaan walagu waayay xbbti welcome back hambalyo hee
@umumunira4982
@umumunira4982 2 года назад
Mashallah tabarakallah 💞 welcome back abayo
@sacadiyoshiiqmuqtaar5443
@sacadiyoshiiqmuqtaar5443 Год назад
Maasha.allaah.dhiboodhan.allah.kadhowro
@farxiyoxaji3656
@farxiyoxaji3656 2 года назад
Maan shaa alaah ilaah hakuu barakeeyo
@ikramabdi8645
@ikramabdi8645 2 года назад
Masha Allah congratulations 🎊
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 2 года назад
Maansh Allah soo dhawoow Ukhti qaali
@ladanluula1
@ladanluula1 2 года назад
Wlshey meel aankala soo xiriiro ayaan rabaa
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 2 года назад
Masha allaah
@surerabdi1194
@surerabdi1194 2 года назад
Manshallah alle haku xiftiyo adiyo matanahaba
@ayanadan7920
@ayanadan7920 2 года назад
Abayo kaniiniga clomid ayu dhaqtar isoqoray marka intaan cunaayo ninkayga ma isku tagikarnaa bls iisheeg abayo
@ayanadan7920
@ayanadan7920 2 года назад
Aniga dhiigayga sadex malin bis ayuu ihayaa maalinka 5aad bilow ayuu idhahay
@ikraamyoonis579
@ikraamyoonis579 2 года назад
Haaaaaa 5 maliinteee kuutahaay bilooow 5 xabo
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 2 года назад
Abayo iskadaa kaniinkaas ukunta kala dhamaynaya
@ayanadan7920
@ayanadan7920 2 года назад
@@ikraamyoonis579 abayo lkn xajiga mala kulmi kara intaan cunayo
@ayanadan7920
@ayanadan7920 2 года назад
@@maryanmohammed9927 abayo waan bilabay hada labo habern ayan cunayo maxam sameya
@hamdimohamed3637
@hamdimohamed3637 2 года назад
m.a hormar wcn
@farhiyamahamud7512
@farhiyamahamud7512 2 года назад
Asc Abyo waaan kugu hiranahy passgekaga abyooo iso duceyoo inuuuu ilaaaah matma Qeeer qabooo ilaaaah isiyoooo alhamdlhi Abyo aminta idhahoooo Ducadoooo iso badiyooo walashiiiin ayaaan aheeeee waxa kaliyeee isku qabaaan karnoooo waaaa ducoooooo
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
Yarabi allaah kugu arzaqo owlaad qeyr qabto xabiibti
@hodanibrahim6628
@hodanibrahim6628 2 года назад
Aamiin aamiin aamiin
@zeytuunmr7752
@zeytuunmr7752 2 года назад
Aaamiin yaa rabi abaayo Allah ku siiyo mataano cfmd qabo baari ah Anigana Waan jeclahay
@leylamuumin3492
@leylamuumin3492 2 года назад
Maasha allah tabaarakallah
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 2 года назад
Masha allaah ❤❤
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 года назад
Mansha Allah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Mashaa Allah💞
@monahaji1907
@monahaji1907 2 года назад
Masha Allah.
@ayuush-rf7eu
@ayuush-rf7eu 26 дней назад
Abaayo lambar kaga raba xagee kaa hela talaa kaara
@zahraabdi8772
@zahraabdi8772 2 года назад
Wcs habby.. Masha Allah tabarak Allah
@sahroadamali8251
@sahroadamali8251 2 года назад
Maasha allaah
@amranibrahim177
@amranibrahim177 2 года назад
Mansha allah Abayo
@luuulhassan3767
@luuulhassan3767 2 года назад
Aamiin aaamiin yaarabi abaayo iso ducey Ani weli ma curan dhaqtar qalbiga iga jebiye lkn ma aminsani iso duceya inu allh igu arsaqo olad salixina
@minhaaj4840
@minhaaj4840 2 года назад
Allaah ku siiyo ubad qeyr qaba Abyo
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 2 года назад
Allah kusiiyo abayo
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 2 года назад
@ luul abyo insha allaah Allaah wuuw kaa farxin doonaa ee ducadaan badi abyo رب لا تدرني فردا وأنت خير وارثين
@sahraisaaq7768
@sahraisaaq7768 2 года назад
Alle ubad khayr qaba hagu siiyo wl ha niyad jabin
@najmafashiondresses5992
@najmafashiondresses5992 2 года назад
Allaha kusiiyo abaayo saliga nabiga scw badi waad qayraysa I.a
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 2 года назад
Aamiin aamiin yaa rabi
@farxiyoisaaqcabdi532
@farxiyoisaaqcabdi532 2 года назад
aamiin yaa rabi
@milgoaressaress7674
@milgoaressaress7674 2 года назад
Mansha allah mahatsani walashey macan,
@umusalmaan7231
@umusalmaan7231 2 года назад
Maasha Allah baaraka llah
@munasaciid9208
@munasaciid9208 2 года назад
Mashaa Allah welcome back abayo mcn❤️
@salebandaher7572
@salebandaher7572 2 года назад
Mn shaallh ale ha ku barkeyo
@mohamedbuldhe8367
@mohamedbuldhe8367 2 года назад
💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💔💔💔💔💔💔💔💔masha alaah
@saraabdull3693
@saraabdull3693 2 года назад
Mashalaah welcome back
@intifaacofficial8885
@intifaacofficial8885 2 года назад
Alaahuma Aamiin
@amranibrahim177
@amranibrahim177 2 года назад
Allaha kubarakeyo
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 2 года назад
Amiin ya rabi
@fhfhgfhfug9430
@fhfhgfhfug9430 2 года назад
Maasha allaah hambalyo qaali
@hawasoulemanhawasouleman-8262
ASC marwa abyo
@sweetamla2058
@sweetamla2058 2 года назад
MashaAllah tabarakallah
@zahraabdi8772
@zahraabdi8772 2 года назад
Allahumma Ameen
@ikramabdi8645
@ikramabdi8645 2 года назад
Welcome sz
@hawahassan42
@hawahassan42 2 года назад
Welcome siz qaliyey
@aminhashi1333
@aminhashi1333 2 года назад
Marwo waa kugu cusubahay abayo Lamar laga helo ayan raby aad ayan kugu nahanay thank you
@ramlaadan8136
@ramlaadan8136 Год назад
abayo uurka ka wada
@nadiiranuurcali6466
@nadiiranuurcali6466 2 года назад
Asc marwo malmhan waa lagu wayay
@amiiirah8767
@amiiirah8767 2 года назад
xagee ku dhumatay ayaantan walaley hada umul aheyn ?
@ashwaqmahamed442
@ashwaqmahamed442 2 года назад
Mansha allah hanbalyo
@samirasara8511
@samirasara8511 2 года назад
Mashalaaah somali saas waa marwo waa la iska kaa nabaa waxii larabaa lashegaa abaayo wax fican ay ku sadiyeen kkk
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 2 года назад
Maansha allah hambalyo
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 года назад
Masha alaaaaah xafidullahi
@maryamaawale9772
@maryamaawale9772 2 года назад
Maslh hanbalyo
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
Masha Allah abaayo ❤
@deeqoshikhahmed8277
@deeqoshikhahmed8277 2 года назад
mashaAllah marwo Allaha kurumeyo matanaha
@sumayobashir4054
@sumayobashir4054 2 года назад
Asc marwa
@roodomaxamuud3367
@roodomaxamuud3367 Год назад
Asc wlashay Qaaaaali waan kusalaamay wll waxan ubaahanahy whatssapkaga fadlan
@fardowsaabdirahmanabdi3774
@fardowsaabdirahmanabdi3774 2 года назад
Abayo WhatsApp kada an raby si qaas ku raby abyo iso jwb insha allh
@umumunira4982
@umumunira4982 2 года назад
AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN 🤲
@amiiirah8767
@amiiirah8767 2 года назад
wixii la sheego waxaa ka jiro 🤔
@anabadan610
@anabadan610 2 года назад
Welcome back kkkkkkkkk
@nasrajama1591
@nasrajama1591 2 года назад
Marwo mel lagalaso xedheedho isheeg
@zuheylomohaa1078
@zuheylomohaa1078 2 года назад
Marwo I miss you
@noraabdallah7915
@noraabdallah7915 2 года назад
Alle Hana siyo kuwo salixina
@sulekhoali1266
@sulekhoali1266 2 года назад
Abyo lanbarkaga isooqor
@shuushuucadeey2275
@shuushuucadeey2275 2 года назад
Marwaay please No kaaga wllo
@laylaelmi3120
@laylaelmi3120 2 года назад
Hhhhhhhhhh waa sheeko funny ah
@ruweydamahad4955
@ruweydamahad4955 2 года назад
Manta ayan niyada
@sharifkhalinle654
@sharifkhalinle654 2 года назад
Asc
@ruweydamahad4955
@ruweydamahad4955 2 года назад
Mar wan ku xiisne
@qaaliadoontialle3706
@qaaliadoontialle3706 2 года назад
Number kagi waiga baxay,
@najmamohamed2329
@najmamohamed2329 2 года назад
Hamplyo
@aminoahmed9005
@aminoahmed9005 2 года назад
Marwo caleenti maheysaa
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
Ha
@hodanhodan2887
@hodanhodan2887 2 года назад
Abyo calenta inte ka hela nayrobi ban joga
@no-vx1qc
@no-vx1qc 2 года назад
Sheeka kale wax ka jiro male fuyuus cid ben ka shegtay male
@jasminemofarax9813
@jasminemofarax9813 2 года назад
Whatsappkaga isoo sheeg
Далее
MATAANO MIYAA? UURKA BISHA 2&3aad |MOHAMED AND MARYAM
21:17
God Qodihii Qashinka ee Noqday Macalinka.
6:18
Просмотров 5 тыс.
QISADII GABADHII LACIILAY KAFAIDEYSI WACAN
16:26
Просмотров 116 тыс.
PRANK FARTUUN BAL BALARKA IGU AFLAGADEYSAY….?
11:26
Просмотров 184 тыс.