Тёмный

Masaajid lagu dhisay 12 Milyan oo doolar  

Explore Somalia with Said Fadhaye
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Masaajid lagu dhisay 12 Milyan oo doolar

Опубликовано:

 

3 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@user-rh2mc9zl6r
@user-rh2mc9zl6r Год назад
كل الحب للاشقاء من اليمن ❤
@ibadomohamed
@ibadomohamed 9 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الله
@moadam7003
@moadam7003 9 месяцев назад
You just got a new subscriber lol i can’t stop watching these videos. Well done and thanks!
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Год назад
Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar aamiin kusoodhawaada magaalamadaxdii dalka soomaaliya ku soodhawaada magaalamadaxdiinii ku soodhawaada magaaladiinii iyo dhulkiinii hooyo 🎉
@omarwadani9678
@omarwadani9678 Год назад
Cajiib waa muqaal la yaab leh iyo technology aan wali dalka horrey loogu arkin Said Fadhaye ustaad shaqo wacan guuleyso
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Mahadsanid!
@januarySl2024
@januarySl2024 Год назад
Hambalyo ! waa masaajid qurux, waqaar iyo haybadii Islaam leh. Illaahay ha idiinka dhigo mid aad ajarka ku badsataan, xaqa ku rumaysaan dulmigana ku reebtaan. Masaajid wuxu masaajid noqdaa marka qalbi saafi ah, niyadsan iyo dar Alle loo dhiso loogu cibaadaysto. Laakiin hadii loo dhiso iga sheeg, munaafaqad iyo axzaab wuxu noqdaa masjid daraar iyo meel lagu gubto.
@sabaaxabdinasir9433
@sabaaxabdinasir9433 Год назад
Mansha Allah Congratulation abtiyo horay u socod wangsn💯🔥
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Thanks abti
@alikeys776
@alikeys776 Год назад
Guul Somalia 🇸🇴
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 Год назад
Maashah
@Raas639
@Raas639 Год назад
Walaalo, music iyo masajidka kala ilaali
@sabahsabrie1426
@sabahsabrie1426 Год назад
Cali jimcale
@mariamhassan5345
@mariamhassan5345 Год назад
Duubidii ugu fiicneyd laakiin music aa dhagaha nooga jabisay
@elahmedyyare4557
@elahmedyyare4557 Год назад
Masha allah
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Год назад
Maasha Allaah
@hindacabdilahi-dr3fv
@hindacabdilahi-dr3fv 11 месяцев назад
Masha Allah ❤️
@halimaali308
@halimaali308 Год назад
Masha allah ❤️
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 Год назад
Mashallhe beautiful pace and love for Somalian ✌️❤️☝️❤️Mashallhe thanks
@amalabdulla6049
@amalabdulla6049 Год назад
Always creative👌
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Thanks
@ahmedgarma
@ahmedgarma Год назад
Vlog aad looga shaqeeyay. Well done saaxiib.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Guuleyso mudane
@mobiibaye6435
@mobiibaye6435 Год назад
Guleyso sxb
@safiayusuf9431
@safiayusuf9431 Год назад
Majidka waa fiicantahay in la dhiso Laakinse Masaakiinta ku rafaadsan jidafka mugdiso maa lacagta wax laga siiyo
@somaliirishmedia5895
@somaliirishmedia5895 Год назад
Well done, wa ikhayar culus, motorcycle ka qaylo ayaa ka teertay culees dartiis, wa salaamayaa Uthama iyo Ahmed Garmaqate… the Hollywood
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
🤣
@mahamedali6038
@mahamedali6038 Год назад
Masaajid kaan laga dhistay number kii 2526 oo somali oo dhan ka dhaxeeya oo uu usagu ka faaideystay miyaa lagu dukan karaa
@where3431
@where3431 Год назад
Saaxiib drone taa magaceeda ma igu caawin kartaa?
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Drone maahan sxb
@abdirahinhassan1635
@abdirahinhassan1635 Год назад
Fatxi2
@sayidnuur6957
@sayidnuur6957 Год назад
waxaa ceeb inugu ah malaayiin soomaalia ah ayaa ku dhimanaysa gaajo iyo biyo la,aan masaajid waxaa lagu dhisay 12 million oo dolar ah hadii nabi mahamed hada noolaan lahaa caleehi wasalaam edeb buu idin bari lahaa markaa hala caawiyo masaakiinta soomaaliyeed ee baahida iyo miyo laaan kudhimanay sanad kasta. Istuska hala iska daayo .Help your people before wastin money a building you can pray any where god except your prayer
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 Год назад
Islaamku waa 5 tiir. Shahaadada, Salaada Zakada, Soonka iyo Xajka. Hadaba Salaada waxaa ka horeeya Shahaadada bes. Salaadu waa ka horeysaa 3da kale ee Zakada ku jirto hadaba meesha Salaadi lagu oogayaa(Masaajida) in la dhiso waa ka horeeysaa in lacag Zako la geliyo.
@MrSheikh778
@MrSheikh778 Год назад
Xamar masaajid kuma yaree waxay ku fiicnaan lahayd, waxaan maqlay in dhowr iyo labaatan milyan lagu dhisay, lacagtaa 10000 oo qoys barka cayaasha hadii min 5000doolar loogu qaybin lahaa noloshooda ayeey wax badan ka badali lahayd nasiib daro isma caawino
@darishore814
@darishore814 Год назад
Waa kanaa Reer negative sheeg, aayad quraan kuso dagtay in masaajida la dhiso la qurxiyo teeda kale Reer baadiyow guri ilaahay u dhistay oo ku badalatay guri qasri janada ilaahay kaaga badasho so baro diinta inta aad xaasidnimo iyo jaahilnimo laso daacsan
@MrSheikh778
@MrSheikh778 Год назад
@@darishore814 waxaan kula yaabay dadka Somaliyeed qof hadii uu cabiro sida u arko dagaal ayaa lagu qaadayaa, war anigu masjid waa qurxoon yahay waa fool xunyahay ka hadlin, waxa ka hadlo waa qofka dhisay waxa uu raadinayo waa sadaqo jaariya, maxaa ku jaban in dadka Somaliyeed oo soo barkacay lagu sadaqaysto iyadana waa sadaqo jaariya boqolaal sii dhalaan ajirkooda wuu kuu socdaa nolo shooda wax badan ayaad ka badashay, soo ma arag Quraanka sida Allah ugu soo celceliyo in la garb is taago dadka waxba haysan camal ka fiican ma jiro sadaqada, xayawaan baad tahay oo iska soo boodaya, neceb umada Somaliyeed masaakiinta noloshooda wax laga badalo
@darishore814
@darishore814 Год назад
@@MrSheikh778 marka hore lacagta Adiga ma tihid qofkii laha marka xigtana aqoon iyo diin Kuma gaartid sheekha dhisay masjidka marka intaa Laga so tago ajar u dhigmo malahan masjid la dhiso hada ogtahay waxay ka macno thy in masjid la dhiso maba ka hadasheen arin masjid la dhisay wax kale oo dhan marki laga si tago, Mid ogow dhaqankan aad sameeneyso Hada ee wax walba dhaliilka ah somalida lagu yaqaan lakin waxa lagu kala duwan yhy markii masjid xata Kula gasho.teeda kale sheekha mar walba 1000 massakiin aa sheegeyso ka badan Ayu quudiya u gaar gaara
@MrSheikh778
@MrSheikh778 Год назад
@@darishore814 lax yaheey iska aamus qof wax kala maba tihid
@darishore814
@darishore814 Год назад
@@MrSheikh778 hhhh waa xanaqeysa miya marka ruwaayadaadi xaasidnimada iyo xiqdiga ku hoos qarineysay la qarxiyay baacoow hater ina thy waxe na tusineysa ina Low life thy xakiim xaaraaye xaaladaha jeex jeexay xaasidnima u horeysa qalbigaaga xaar oo xaakim kaaga bari ximaar yhow 😂😂
@yahyamurat7307
@yahyamurat7307 Год назад
Kitlesel mekânların kapısı daima dışarı açılması lazımken, bütün dünyada camilerin kapısı neden içeriye açılır? Allah rızası için bir cevap bekliyorum.
@ahmeddiini3
@ahmeddiini3 Год назад
Youtubka isagaa kuu baahan legenow noosoo badi vlogyada
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Mahadsanid!
@halabaishwiaba
@halabaishwiaba Год назад
Totally different the way you shot, what a man you are?
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Год назад
Thanks!
@user-tr1nd8fm6z
@user-tr1nd8fm6z 6 месяцев назад
Waar muusiga ka reeb baydka ilaahay.
@Barre371
@Barre371 Год назад
Masaajid aan lagu dukan karin waaye oo dadka lacagta leh loo dhisay
@ara0612799479
@ara0612799479 Год назад
Marka 12million oo dollar lagu dhisaayo afar jidaar, maa dadka masaakiinta oo guryo la,aanta ah guryo loogu dhiso. shoowiiste ayaa dhisay, idiot
@ksalah1993
@ksalah1993 Год назад
Masha allah
Далее
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
14:37
Просмотров 7 тыс.
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 1,2 млн
Flo Rida - Whistle НА РУССКОМ 😂🔥
00:29
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Просмотров 65 тыс.
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
FUUMA - Waan La Yaabay!
6:53
Просмотров 17 тыс.
DAARUSALAAM - XAAFAD CASRI AH!
10:11
Просмотров 21 тыс.
Waa Sidee Waxbarashada Sare Ee #Somalia?
17:16
Просмотров 15 тыс.
Safarkayagii Laascaanood
12:48
Просмотров 26 тыс.
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 1,2 млн