Тёмный

MASAR & ITOOBIYA OO JAWAABO YAAB LEH IS DHAAFAADAY & SOMALIA OO LAGA BBAQAYO HUBKEEDA 

Abdiaziz Barrow
Подписаться 72 тыс.
Просмотров 4,4 тыс.
50% 1

MASAR & ITOOBIYA OO JAWAABO YAAB LEH IS DHAAFAADAY & SOMALIA OO LAGA BBAQAYO HUBKEEDA

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 2 часа назад
Somalia 🇸🇴 Egypt 🇪🇬
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 2 часа назад
GUUL. SOOMAALI. WAA MAASHA. ALAAH ❤❤❤❤❤❤
@HaldorCali
@HaldorCali 56 минут назад
Somalia 🇸🇴 guul
@Ismaaciil-b7p
@Ismaaciil-b7p 2 часа назад
Guul soomaaliya
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 2 часа назад
Guul umada somaliyeed cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@Hassankaafi09
@Hassankaafi09 2 часа назад
Walwalka itobiya waa inoo farxad
@hidesideofficial212
@hidesideofficial212 Час назад
Masha Allah ❤❤❤
@AhmedSharif-j9f
@AhmedSharif-j9f 2 часа назад
&Dowlada wixii kahor imaada siyasiyiinta
@calixuseen4324
@calixuseen4324 2 часа назад
Asc isha allaah itoobiya waa burburay
@MaymunaMukhtar
@MaymunaMukhtar 2 часа назад
Waa war fiican inay itobòya calaacasho ninkii dhoof kuyimid bay geeridu dhibaysaa soomaaliya guul nabad barwaaqo iyo gobonimo
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 часа назад
Sax
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Час назад
Runta weeye
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 часа назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
@Ali-vc8cb
@Ali-vc8cb 2 часа назад
Asc. Brw. Soomali waxay tiri waxbadsi waxbeel bay leedahay ithopia dhulkii hore baa laga soo ceshan doonaa ishaarta insha Allah kheyr
@MaxamedSuufi-w8q
@MaxamedSuufi-w8q Час назад
Xabashida iyo yuhuda xabad ayey maqlaan
@LuulXaaji-b7h
@LuulXaaji-b7h 2 часа назад
Insha allaah. Adis Aba ba. Ayan. Ku dhex lugeeyi. Doonaa. Weyna. Dhici. Arinkaas
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 2 часа назад
Ethiopia ayada gardaran Maxaa badeena u geeyey
@OceanRehab
@OceanRehab 2 часа назад
Etobiya waxay dirtay wefdi UN waxaana la soo wernayaa in ay raadinayaan heshiis soomaaliya.....
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Час назад
Wax wada hadal oo aan la yeelaneeyno ma jiraan. Mou haka noqdeen. Ciidamadoodana hararge ha geeyeen. Desembar 25 haka baxeen waddanka haddii aay wada hadal rabaan. Haddii kale keebka iyo rasaasta aya lagu wada hadlayaa ethiopia annaga nooma goodin karto
@MuuseSheekhmaxamuud
@MuuseSheekhmaxamuud 2 часа назад
inay walwa sho waan ubaa
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Час назад
Ithopia iyadoo jiir ka yar ayey iska bixi doonta i,a
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd Час назад
Ethiopia 🇪🇹 revisiting may 1991 DERG collapse. 2024 PP collapse this time is more fragmented than Yugoslavia disintegration.
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed Час назад
Itoobiya waxey fahamsantahay carqalada eykawado wadanka soomaaliya sidoo kale waxey oktahay wabiga niil dhibka uga yimid beeraaleyda reer maser in aan looga hareeyna wey oktahay marka waa hasho geele waa cunee waana cabaadee
@AhmedSharif-j9f
@AhmedSharif-j9f 51 минуту назад
itopia somada Hubeysaa iyagana Amxaaraday taageerayan lajirtaa
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 2 часа назад
SOOMaliya waa inay ka xorowdaa Gumaystaha Itoobiya oo teer Galbeedku faylka Soomaaliya u dhiibeen 1992. Arrimaha Soomaaliya Waa loo diidey Masar, gaar ahaan 1997.
@miftahahmedaden
@miftahahmedaden 36 минут назад
faalo waxaan leeyahay ciil qabow cadaabta gal xasadkeena hajabo
@cabdirashiidcaydiid9326
@cabdirashiidcaydiid9326 2 часа назад
Somaliya waxey aheyd last 33 years Qof madax lagala dhacey bir ama dube culus kadibna kala garashalaan ku dhacdey iyo dhaqaaq la aan oo sariir dul saaran qofkii madax birta kala dhacey na uu ilaalinaayo si uu udhameystiro oo ey na naftu iyo miyirku ugu soolaaban . Nasiib wanaag somali naf Tii ayaa kusoolaabatey oo dhaqdhaqaaq ayey bilowdey Ethiopia birtii ayey la dul fadhidaa oo iney kaga goyso ayey rabtaa dadka waxey kadhaadhici neysaa ayaa jalaya oo siinaya dawadii iyo rabta iney na somali dib dambe waran u noqon maanta wadankii somalia ka dagi la yahey. Marey worlords ama qab qablayaal sameyso iyo marey shabaab sameyso , waxa ey rabtaana yahey iney somalia qabsato dhamaantiis. Alle ayaaanse ka baryeynaa in somali mideeyo inana garansiiyo maslaxada umada soomaliyeed.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Час назад
Adeer somalia iyada ayaa dagaallameeysa hubna waan heysannaa. Askari masar ah nooma dagaallamayo.
@IbrahimMohamed-ny6yb
@IbrahimMohamed-ny6yb 53 минуты назад
Maya sababto ah itobiya intay waxeedi meldhigatay ayaay rabtaa inay dulkeni iyo badeeni iyo dawladnimadini kudarsato taasna waxaa yeesha gun gobina tasma ogola sidaas darteed intudamaca itobiya kujiro dagaal walama huran inshaa allah gusha waxaa iskaleh dalkeena yooyo
@maadeeysamaale3862
@maadeeysamaale3862 54 минуты назад
Somalia needs lethal Weapon to defend its territorial integrity and SECURE its borders, 1945 artillery suppose to be in the Museums not in a battlefields. That is how behind we are from the enemy who gets bayrakdar, Akinji and all kind of Artillery from Turkey and UAE on a daily basis. We appreciate whatever we can get on our hand and whoever can support our cause. We are running out of time but, let us put our hands together and Unite for our people and Country. Aan meel iska dhigno JUFO-LAND-NADAAN kurtigood XARIGOODU ETHIOPIA yaalo, Caruurteenana dhaxal uga tagno.
@cilmisaney8311
@cilmisaney8311 Час назад
Inaya Etiopien qalsa xaaqaya uladaya somalida waxaya dhahaana baadi ku raagtaya inada ladaya isomada Shaacaba somaliya 30 xassuqasaya qofa la xaasabtamaya ma jiiro marka taasa u sababa
@ilyaasxamariofficial5912
@ilyaasxamariofficial5912 2 часа назад
Sxb waad mahadsantahay midaas khofka somali GA waa dhigiisa inaan Askari noqdo marabo lkni haday dalkayga timado waxkasto oo dhulkayga aan kudifaci karo waan hubaa waxkasto inaan ubareeri karo jawab la anta kulul ee hagaanka dalka ayaan uadkeesanla ahay cillka aanqabo ayaan ithopia ayaan kufuran donaa iga qormidaa team barrow show mahadsanid
@AhmedMahad-pv7zk
@AhmedMahad-pv7zk 48 минут назад
Ethiopia anaga ma is hureeyno weligeen iyaado dad iyo dhul somaaliyed iyaado Naga qaabto ayey weli damaciineysa in aay dalkeena iyo badeena qabto dagaal weliiba aan ku kuso ceeshano somaali galbeed waa wajiib in aan dagaalna balse waxaa u bahanahay wadaajiir iyo towfiiq insha allah
@ducaaleabuukar3607
@ducaaleabuukar3607 2 часа назад
Anaka waxan nahy somaalia cadi naguso dushana waxaa diyar u nahy inaa ka difacano dhulkena iyo badena iyo dadkena xabada isku si ayee wax u dishaa
@akhalif579
@akhalif579 2 часа назад
Gobolka geeska waa qax mahurto itoobiya ayaana qaxeysa, waayo itoobiya isqaris wey soo dhaaftey.
@maden7818
@maden7818 2 часа назад
Khaa'in kastaa oo itoobiya jaajuus u ah madaxa halaga toogto qabiilkuu rabo ha noqdee. GUUL SOOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Час назад
N😊o body wants Somalia. Idinku madaxa iska toogta.
@cabdisalaantigow2400
@cabdisalaantigow2400 54 минуты назад
Inta Somali etobia dagaalkoda la saadaalin ,midka etobia ka socda Fano ma qabsan doontaa adis ababa bilaha soo fooleh.
@AhmedSharif-j9f
@AhmedSharif-j9f 2 часа назад
Hubka Masar waxaad Lagu Burbirin Rabaa Abia Ahmed Ciidankiisa Amxaaradaa jabhada Xamar jooga
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Час назад
Huba Masar Idinkaa is burburin doonaa.
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 2 часа назад
ETHOPIA WAA YUHUUDA AFRICA HADAL WAXBA KUMA FAHANTO XABADA AYEEY WAXKU FAHANTAA EE HALEEYS ARKO XABASHI IJIREEY
@DaauudJaamac-eh4uf
@DaauudJaamac-eh4uf 2 часа назад
Waziirka ithopiya fitmada isagu aw ambuuray ayuu masar saarayaa benale.dadkad xasuuqday iyaalajari
@ibrahimahamed1605
@ibrahimahamed1605 2 часа назад
Somaliya aawad uma laha inta somaliya ay kala qabsan tahay lagama yaabo somaliya oo somalind diidan tahay in ay somaliya la midooban lagama yaabo cidan kasta iyo hub kasta hadii xasan sheeq la siiyo ay soomaliland meel ay ka marto ayna heleyn
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 5 минут назад
Comments kayga Itoobiye ciidamada ay lee yihiin ma,soo cadayn karaa hal meel oo ay ka,xoreeyeen cadowga Us. Waa been ay ku faanayaan taas bedel keeda meelaha ay joogan ciidamada Itoobiye waaba meel go,doon ah oo aan la iskugu gudbi karin ay haystan cadowga Soomaaliyeed.
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 32 минуты назад
Caalmaku Ethiopian wax wu ka khaban wayay iyadoo xoog soomaali ku so gasha ma masar bu caalmku wax ka khabana
@elminaahmed1070
@elminaahmed1070 Час назад
Oromo weeye damaca oo doonaysa inay Etobiya kagodo oo dhulka iyo Badda Soomaaliya qaadato gumaysi cusub geliso geeska Africa waanukaguulaysanaynaa Oromo waa fulay dagaal wuu,imanayaa lkn waa garaaci waanu,eryanaynaa Oromo.
@XasanAyaanle-b2t
@XasanAyaanle-b2t Час назад
Ethiopia wax dagaal ah maqaadi karto waayoyo iyaadaa dhexdeeda is haysata amxaaro tikree aletaria iyo oromo dhamaan dagaalbay kulajiraan Ethiopia
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 часа назад
Ethiopia maxaa kagalay somalia waxaye laso dagayso waa qalaaq xumo
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Час назад
Berbera is not Somalia. Taa waa in aad garawsataan, qasab beey idin ku tahay.
@AbdirahmanAbdirahman11
@AbdirahmanAbdirahman11 2 часа назад
Guul soomaaliya
Далее
ТАЙНА ТРАВЫ #shorts
00:22
Просмотров 862 тыс.
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:02
Просмотров 10 тыс.