Тёмный

mashruuca Xalane ee gabdhaha somaliyeed Ninka looka shakisanyahay Waa ninkan 

MORAAL MEDIA
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@user-vi3yp9vy7j
@user-vi3yp9vy7j Месяц назад
Allah Allah Allah SOMALIA 🇸🇴 Allah Allah 😭 😢😢😢😢
@Filsanmohamed-w1o
@Filsanmohamed-w1o Месяц назад
Anigu gabadh somaliyeed in ay dhibaatooto marabo wxn halkan fariin uga dirayaa gabadh walba oo ila dhalatay somalinimo na midaysy wn idin baryayaa/tuugayaa haku fududaanina la macaamilka raga noocan ah anoo yar isoo martay in ay adiga kugu dhacdo marabo anigu mrkii aan ogaaday ninkaas in uu gaal ahaa naxdin darteda wxn qaaday shock heer aan hadli waayo mudo 6 bil ah anoo qof walba oo wngsn uga shakisan wanagiisa in ay xumaan ka danbayso please dadka noocana ka fogaada noloshina mustaqbalkina iyo diintina ka fikira sbbta aan sidaas idinka oo kliya idiin farayo ayaa ah raga noocas ah i know very well dumarka oo kliya ayey beegsadaan ragu kuma jiraanba mrks isku badnaada inaa wx idiin soo qoro waqti ayey iga qaadatay balse wxn reynayaa in uu qoraalkaygu wx idinka badalo
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
Wlahi arinta aad sheegtay waa wax jiro oo rabto in laga fiirsado Allah inoo badbaadiyo gabdhaheena wlashy qaali lkn gabdha qoorkood kii hun guri ahaa ayaa hor cararay wlashy qaali subxana Allah
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 Месяц назад
Subaxaanallaah yaa sheegay inuuyahay Soomaali ninkaan?? Alle Ayaa umaqan Umada soomaaliyeed Allah ugargaaro Aamiin Aamiin
@heerqaran580
@heerqaran580 Месяц назад
Asigoo soomali ku hadlaayo mar arkin miyaa
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 Месяц назад
@@heerqaran580 maya ma arag Waaba yaabaye
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Месяц назад
Uf reer Moqudisho Waad urteen is Ka Xoreeya Xalane
@YoUkNoWiT163
@YoUkNoWiT163 Месяц назад
Subxaanallaah! Waa wakhti fitana Allow xusnal khaatima
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 Месяц назад
Gabdhaha dayuusiinta iyagu meyskaga seexanayaan ruux kasta xabadkiisa kolkaas baa la leehahay uurbaa lagu inkiray alloow badbaadi gabdhahaas shilinka uj hor caraeay,
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw Месяц назад
From hargeisa reer muqdisho wake up 2025 dhalinyaradu system ka dawladnimo hala waregto mida kle away dhalinyaradii ciyaal xamar iyo ciiyaal weero mesha cid idinka lexjeclo badan majirto wayo madaxdina dhan wa la gatay so dhalinyaro idinka aya ah police dharcad agency milatery court dhaman wa idinka one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munahaji8716
@munahaji8716 Месяц назад
Waa somali ajanib ma ahan
@Filsanmohamed-w1o
@Filsanmohamed-w1o Месяц назад
Wll i aaamina ama ha i aaminina anoo yar ayaan bartay wiil somali ah oo haysta diinta masiixiyada waqtigaas saaid ayaan u yaraa horena wxba uma fahmin sidaa darteeda wuxu rabay in uu diinta iga saaro dhamaan calamadaha uu ninkaas lahaa wxy ka muuqdaan omer baariyow sidiisa oo kle wuxu ahaa qof mrkii aad aragto siduu dadka ugu naxariisanayo aad la yaabaysid aadna is odhanaysid qofkan muxu sidan oo dhan ugu wngsn yahay qof la mida dunida ma joogo sidoo kle wuxu ahaa qof bixiya daqli ama dhaqaale badan isagoo leh wxn diyaar u ahay in aan caawiyo qof kasta qisadiida halkan kuma soo koobi karo runtii lkn alle ani sharkiisa uu i dhaafiyey wxanan ogaaday mrkn 14 jir gaaray in aanu muslim ahayn sidoo klena afkiisa ayuu iiga qirtay hadafkiisa ugu weyn in uu ahaa in uu diinta islamka iga remove gareeyo omer baariyow aniga wxn uga shakisanahy in aanu muslim ahayn isla markana uu yahay qolyaha diimaha kle faafiyo ugu danbayn anaa soo arkay qof sidiisa ah omer neh islaam ilama aha xogo aad u badan ayaan ka ogahay qolyaha nocaas ah wx walba oo qofkaas samayn jirayna wn xasustaa isagana dhamaanta astaamihi ayaa ku cad midna aan idinku daro qolyahas ma aha ku raga beegsada dumarka oo kliya ayey ku kooban yihin isla markana xooga saaran isagana wd aragtaan mlin ale keeno gabadh ayuu la sawiran yahay xogo intaas ka badan qofkii raba ama danaynaya ha ila soo xidhiidho
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 Месяц назад
Oo ayagu qabdhahu ma xoola maxey ugu dhagdhagayaan raga ilahaw xishoodka nagu xafid yaarabi oo gabdhaheena iyo kuwa muslinkaba ilaali yaarabi
@shugriahmed3374
@shugriahmed3374 Месяц назад
Ninkaan aiga wuxuu iila egyahay nin afsoomaaliga bartay uusan aheyn soomaali
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 Месяц назад
Waa somali sax ah aniga ya qaan hayad baariw funuation ayuu maamul ka hayey dhaw jer baa la xidha
@user-pz8ec9up1p
@user-pz8ec9up1p Месяц назад
Walaahi markaan arkaayay wiilkaan waxaan mooday ajnabi mar kii uu ku hadlay luqadeena waan yaabay oo waxaan moodey in uu bartay ma saan buu somaali ku yahay alaw na badbaadi
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад
Kuwa fiila somaliya xita jooga iya mashruuca ka mida xita😂😂😂
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Месяц назад
Ninkaan waa reer xamar dulobay . Sama fale maaha ee waa shar gale nin naftiisa ku xayeysiinaya taatuu hey'ado shaqo gaara wata .
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
War somalidu wa wada FBI😂😂 M.a meel hala saro wxi dhaqan xumo wado
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 Месяц назад
😂😂😂
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Месяц назад
Alle deg deg ha u soo qabto oo magrigooda dhulka hala gooyo
@heerqaran580
@heerqaran580 Месяц назад
Waa saxsantahay kusoco sxb
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 Месяц назад
Dowlada Somalia waa in Ay ilaaliso wixi galaayo ama ka maxaayo xalane. I believe no one under 18 should go in there.
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk Месяц назад
It doesn’t make sense under or over 18 dowlada Somalia have to check what is going on in Xalane
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Месяц назад
Barnaamij yada dhaqan xumada wata iyo fusuqa iyo qudhunka waxay horta kugu soo galan waa samafalee waa mucaawino waa gargaar . Marka soomaaliyeey hda dalkiini iyo dintiina daayacdeen mxa diiday ina dhurwa kastee soo hunguriyeeyo
@Filsanmohamed-w1o
@Filsanmohamed-w1o Месяц назад
Waar i aaamina ninkaas islaaam ma aha ka qabta gabdhan intayna sidaydii shock qaadin oo aanay aamusine caawiya raga somaliyed mxy gabdhahooda u daawanayaan ma waxa sugaysaan inta dhamaanba la idin kla wareegayo😢😢
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 Месяц назад
Af Waa koo May liki aamee af uun baad haysaan maxaad kaloo aad qabateen waa qowda maqashii waxna ha u qabanin waxba youtube ha soo galina iddiinka uun baa wadankiina ceebaynaaya oo aadana wax u qabanaynin
@barlin1622
@barlin1622 Месяц назад
Waa layaab weyn
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Месяц назад
ka soo hubiyaa intaydan iska buuqin ninku ma nin soo muslimay baaa mise waa nin somali ah marka hore soo kala cadeyaa intaydan qofka denbi ku oogin ma soo warysan kartan ma soo ogan kartan xaqiiqada
@niyaaladem
@niyaaladem Месяц назад
Waxaa uu hayahayba garan meeynee ALLE hasoo hanuuniyo.
@nickmic3728
@nickmic3728 24 дня назад
Omar homeboy from america bravanese 😂😂😂😂
@AaminoCali-h7o
@AaminoCali-h7o Месяц назад
Samaafale waxaan uaqaan cali qadab eekanu samafale ma'ahan waasixin fale
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 Месяц назад
War ninka wax cad makuheysiin gabdhuhu waa gayaankiis wana nin somali ah waa cunsuriyad waxaan madama uu nin cadyahay ninkan waa reer xamar gurigiisa ayuuna joogaa shaqo yeesha
@sahafiyare4434
@sahafiyare4434 Месяц назад
War haceebowin Mar hore buuhanunay nin
@sahrahassanali9340
@sahrahassanali9340 Месяц назад
Wawareey oo maama jawaahir waaba maamo kamid ah dawladee waryaa waxan dawlad kusheegtaaba la og ish😢
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Месяц назад
Xatta mamada hala daba galo in ay qarash ku qaadato garabsiinta dadka dhaqan badala dhalinyarada .
@Jamac20
@Jamac20 Месяц назад
War ninkan tatto u marsan hala daldalo waa mujrim caruurta iyo dumarka loo soo direy
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo a
@user-gw4yl2xd5d
@user-gw4yl2xd5d Месяц назад
hala qabto ninka
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk Месяц назад
War Baastarkaan gabdhaha Halaga qabto Calaacal Waxba Mataraaaye Ama 2Baalooto Madaxa Haloga dhufto Stupidka
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Месяц назад
Waa caruurta malaha lakala.baxo
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 Месяц назад
ASC ASC M.M WAA IDIN SALAAMEY XAQIIQDA RABI BAA OG ANIGU SAMAFALAHA MA AQAAN BALSE WAXAA JIRA WADAMADA YURUB & MAREYKAN KU DHASHEY AMA MUDO DHEER KU NOOLAA WEY ISKA SAMEYS TAN AYAGOON UJEEDO KA LAHEYN CIDNA U ADEEGEYN HADANA UU ISKA DHAAFEY FACILADII DHALIN YARA NIMADU U GEYSEY UNA SOO JEESTEY ARIMAHA QEYRIGAA UUNA DAACAD UGU SHAQEYNAYO DALKIISA IYO DADKIISA
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
Dhaqan xumo🚫🚫🚫
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Месяц назад
Samafalaha ina mada kawasayaa
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Месяц назад
Keep going naguhu iyaga wata
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 Месяц назад
Habartan xanuunsan ayadana ma siilka ayeey ku leedahey taatoo
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад
🤣🤣🤣🤣 yaa
@niyaaladem
@niyaaladem Месяц назад
😂😂😂😂😂 istaaqfurullaah, uaa og bedela.
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Месяц назад
Kkkkk
@halimaomar7967
@halimaomar7967 Месяц назад
Maxaa ninka cidi inlaga sareeyo necbed miya dabadhigate
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Месяц назад
Carurtii baa lawasay
@amaldhere9097
@amaldhere9097 Месяц назад
Daaadurka Xamar miiyaa lugu sameye miise quurbah ayaa laga soo cerriyey ninkaan halkee kaa iimaadaye were his comin from you have to find out
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
waa reer xamar ninku
@سعيدمحمدسعيدمحمدسعيد
waasheedaan. biilaaidab
Далее
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Просмотров 71 тыс.