Тёмный

xalane ayeey Rabaan ineey inoo sharaxaan cusman iyo Ashraf waxa ka Socda ee Bal Ila arag 

MORAAL MEDIA
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@aminamohamed9733
@aminamohamed9733 17 дней назад
Cismaan isagaa ka daran Ashraf kana afdheer waa in laqabto sida ugu dhaqsaha badan .
@nadiifosalaad1763
@nadiifosalaad1763 17 дней назад
Aaway iilkii xaafidka ahaa illaahow noo xafid caruur teena
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 17 дней назад
Cunug yar oo safaarad casuumeeso waa sheeko kale😂
@umusara996
@umusara996 3 дня назад
Yaa madax weyne ka eh dalkaan dowlado kalaa ku dhex nool yaa rabi yaa raxmaan somali caawi aamiin
@Labwa313
@Labwa313 16 дней назад
Yaa alla xalane meeshan waa in laxira. ilahayaw alshabab sooceli yaa rabi.dadba al shabab markay maqlan xasasiyoda laakiin soomaaliy waxay ubahantahay alshabab.maxaytahay meeshan laashegayo may dawlad skegan xidho.ah yaa Rabbi caruurta iyo dhalinyarada islamka oo dhan xifdi
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 17 дней назад
Wacadaele caruurtii futadoodii waa loosoo dhigtey hal shey bey ku badbaadi kartaa caruurteena duburtooda hadii kale khaniisan ahay aabe iyo hooyo baa soo socota nimankaan dilka haloo badiyo hal laayo dowladaba yaan lala sugin inta hada barnaamijkaaan gashay oo khaniisnimadiiagu talaaley hala dillo inta luuqyada lagu sugo waa jihaad tarbiyad ah
@zakariamohamed3418
@zakariamohamed3418 17 дней назад
Ilmaha dhulka lagu cariiriyey tuulo walbo madax weyne joogo, marka hore cancerka gudaha soo daaweeyaa
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 17 дней назад
😅😅😅
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 17 дней назад
Somaliya cid rogeysamalehdhalinyaradanabwax madhibin. Waxaan waxaa lacag ku qata madaxda sare iyo kuwa hoose culumada waxbey ka ogyahiin odayaasha dhaqanka waxbey kabogyahiin . Waayo wadanka waa lakontorolilahaa. Kuli waa shaqaalaha xalane
@Fardawsacc
@Fardawsacc 17 дней назад
Walalayaalow wiilashena somaliyeedow hnayaal dalka Idinka ayuu idin baahan yahy Bacda Allahi , ee odayaasha xilka ka qaada dalkeenu wu bahdilan yahy Waxan la yaabanahy in waayeeladii aa musan yihiin xilkane ku soo cararayaan 😢😢
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 4 дня назад
Xasan shekh dalkii Somalia 🇸🇴 la odhan jiray waa baabiyay 😢
@RahmoOsman-ug6kp
@RahmoOsman-ug6kp 16 дней назад
Waa inkey shacka can ey xalane laga ceriyah cadankan meshan sidedaba
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p 9 дней назад
Wiilkan wa Ciyaal casir wa qaniis wiilasha sacudiga school carabta wiilasha lagu kufsata wlhi 2wiil qaniisa ah wiilasha waaween Saudi Arabia Ka imado wiilasha yar yar halaga ilaaliyo we kufsadan😢
@foossamatar7855
@foossamatar7855 10 дней назад
Asc wwb habo, jazaakallah kheyr madaxda soomaaliyeed ayaa ka masuul ah iyo qof walba oo qabiilka dib udhaca noo keenay wax ku maamulay oo aa dan ka lahayn dhalinyarada iyo maatidaa
@Caliya7
@Caliya7 17 дней назад
Hadey safaarado deganyihiin dadka somaliyed ee basaborada ajnabiga heysta maxey wadamada deriska u,aadan oo aaney halkaas u tegikarin waa sheekakale.
@user-sj4gw6ic3s
@user-sj4gw6ic3s 3 дня назад
Inadhulakasa laSiyo ma ahen KENAY dega Somali Abani mahanadi ladhaho ficaneda
@mohamednooraden9098
@mohamednooraden9098 15 дней назад
202050,labada Kun iyo kunton sidaan miyaa 😂
@laaska0014
@laaska0014 16 дней назад
xalane waa meesha dalkeena laga baabiinaayo
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 14 дней назад
Runtii waa sax wadankasto waxa oo leeyahey xaafd dhan oo safaarda bas loogo talgaley sida sucdiga cml waxa oo leeyahay xafada safaaro bas leh
@Caliya7
@Caliya7 17 дней назад
Futadii ilmaha muqdisho waa lasoo weeraray ee halaga awdo oo haladaboolo meeshana haladumiyo hadii dad nool jiraan soomaaliyee.
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 16 дней назад
والله كلامك صحيح
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 15 дней назад
asc, waa in la baaro oo la iska wacyi galiyo, oo waliba shacabku ku banaan baxo, si nabad ah, taasi waxay keeni in la helo xal, siyaasi yaan la isku haleyn.wbt
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 14 дней назад
Xariga wiilasha waxa kahoreeyo in xalene ay noqoto meel ay kataliso dowladeena
@ashanur7166
@ashanur7166 10 дней назад
Saxiiix
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 17 дней назад
Was wazirka Somalia 🇸🇴 iskada dowladi hore laga didijiray in ay gasho macadala adiga oo dhocila
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 14 дней назад
Meeshaas waa meel ka xor ah dowlad iyo shacabka caadigaa , ninki somali ah oo gala ama mashriic cadow buu wada ama waa qaniis ama waa rufiyaan ka shaqeeya in uu bool bool u furfuro wadanka , ama dowlad ha ahaado ama nin laga shaqaaleeyay dida ashraf ha ahaado .
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw 16 дней назад
I think in marka xiga dhaman Kuwa mission kan fashily in dil Shirqool ay udhigi donan wa hadi ay arinru aad u weynthy midakale siday ku dhici karta meel muqdisho kamid in ay cadaan No go area kadhigtan wa dulinimo just dhalinyarada qudha aya mesha babinkara
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 17 дней назад
Walalyal xalane wa mel kamadax banan somali dowlada somaliya shaqo kuma leh wax dagan hayadah qaramad madobe iyo safaradha iyo ajanib fara badan iyo cidan shasheyo o fara badan wa mel ijar ah dowlada wax kaso gale daqalo badan mahan mel qof iska gali karo xita dismah ku yala uma eko xamar sida yurub ayay udisanthay xita camera 📷 loma ogolo amar lan qofki tago wa inow shega sababt ileh dihimesid aqbilkey adagan😅ma dintad aya badali rabta mise qomalud nimo ayad usocota
@Umusamsam24
@Umusamsam24 17 дней назад
Umada kale safaradoda dowlada bey hoos imada mana ah meel la xirxiro lkn somalia dhan kasta lagala tagalama madama yahin boql kiba boql muslim
@saafi1302
@saafi1302 3 дня назад
Ilmaha qoomu luudkaa foolxumada iyo caatada waa wax lagu ogyahay
@Imaan92546
@Imaan92546 10 дней назад
Xalane wa kawaankii lagu qalayey umada Somaaliyeed waana magaaladii waxii qomuludka iyo kuwii ilmaha kufsanayey ay dagaan ee dhaweyo dhalinyardii is abaabushey xalane Isha Haku hayaan dowlad illaaliyo meesha ma joogte
@geenyodila9095
@geenyodila9095 14 дней назад
Xalane ha la gubo war intey goori goor tahay mushkilada soomaali ka jirta waa meel balaayo ka jirta allow na badbaadi dalka iyo ilmaha 💔💔💔😭😭
@Karaama-tr9ut
@Karaama-tr9ut 15 дней назад
Xalka xalka xalka Waa in uu shacabka u istaago arintan xalkale majiro
@FardussYussuf
@FardussYussuf 15 дней назад
Waa runta walaal shacabka in ay kacan ooy xalane burbuuriyan waye
@AnnoyedHockeyPlayer-ox8sc
@AnnoyedHockeyPlayer-ox8sc 8 дней назад
Subxaan allaah
@xaawocumarcali51
@xaawocumarcali51 15 дней назад
Waawarey warwaxa naga raacderya soomaaliyeey waad raacdeynkartaane,
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 17 дней назад
Safaarad aan visa bixinin maxe qawataa😂
@user-il4cd3kw4n
@user-il4cd3kw4n 15 дней назад
Cunug yar oo safaarad casuumeeso waa sheeko kale
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 17 дней назад
Kkkkkkkkk adoomay iyo sayid koodii oo meesha iskugu timid weeye
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 14 дней назад
Wax laga xaga ku ma cidangan soomaaliya wan runta 👍
@Daqare666
@Daqare666 17 дней назад
ODEYGA SARKAALKA ISAGANA MEESHA MA LAGU CASUUMEY MISE ISAGAA CARUURTA CASUUMA KOLEY KORNEEL CASUUMANA WAA U EKAAY
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 4 дня назад
Lacag bey ka doorteen ragga nimadoodii adduunyo waa dhamaataa 😕😕
@fosfarah9634
@fosfarah9634 15 дней назад
Ma ila arakteen xalane nikishogo iyo kii joogo mexey la madax dhudhuban yihiin
@sadiahassan798
@sadiahassan798 15 дней назад
Waxaan aad iyo aad uga xumahay iyadoo mantay aduunku hor Maray wax walbana la fahansanyahay in ilmaheena xalane lagu fara xumeeyo ama Kaliyah lagala baxo markey willsheena dhan. Qaniisiin laga dhigo markaas ayaad ogaaneeysaan qabiil waxa uu taro
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 14 дней назад
Ha shaqeysan kulahaa ado rag ah haku naageysto nin kulamida oo halagu duleysto walba iska aamusa oo qarsada .
@abdiqadirali5940
@abdiqadirali5940 13 дней назад
Ninkaa leedahay ilmaha yar yuu ka xirin youtbrkaga wa nin wax bartay
@adannur4755
@adannur4755 13 дней назад
Waxaa ka dambiyo shisheye inaa badalin dhaqankina iyo diintana
@AshabarekhSomalia12-po6be
@AshabarekhSomalia12-po6be 13 дней назад
Sacudiga wafadro way leeyihin qomolud kanyar wasiyeysanyhay
@ahmedabdinoor3530
@ahmedabdinoor3530 15 дней назад
Aqyarey ashraf 2 ma ila aragtaan il jawiska maxawaye hayeey walakala shakiye ani makujiri mugo 😅
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 17 дней назад
Meel sarkaal somaali uu ku jiro siduu caruurta ku arki waayay oo waxsu aal ahna uga weydiin karin waxa caruurta meesha keenay mase waa wax saraa kiishu wax ka ogtahay dhalinyarooy daba gal kusameeya maca saraakiisha
@user-ht8ps2jb7c
@user-ht8ps2jb7c 13 дней назад
Caruurtiina iyo naagihiina ayaa lagu wasaaa uskag usage dhalay
@MustafeAhmed-g8v
@MustafeAhmed-g8v 17 дней назад
Mee alshabaab Halkay aadeen
@Umusamsam24
@Umusamsam24 17 дней назад
Inte ma maskinta qarxinayan me halka galan wa rune
@zakariamohamed3418
@zakariamohamed3418 17 дней назад
Ilmaha eeda ma laha, eeda waxaa leh idinka kuligiin oo tuulo walbo qabiilka xirtey, ilmihii dhulka ayaa ku cariiriseen
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 17 дней назад
KUWANE WAA MACMEESHA XAALANE KANE KAN BUU SII BEEYE
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 16 дней назад
Moral media waa dadalaysaan ee kuwaas hanaqabto Alle. Allow naga qabo kuwaas iyo kuwa kale oo qarson oo dhalin yarada halaynaya
@bongasasa3895
@bongasasa3895 17 дней назад
Aar xeey yirahdeen? This how we roll aa!…ciyaalka underage ka ah have free pass to xalane maistirahdeen unuka mamnuuc aan ka nahay that’s at best age discrimination maistirahdeen wax baa ku duugan!
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 11 дней назад
Dadka wax yar baa darensan waxa wadanka laga wado
@SagalAbdihamud
@SagalAbdihamud 16 дней назад
Safaradii ma waxabaa laga badalay wqxay meeshan aad mode xarun ciidan
@amoudmahdi9937
@amoudmahdi9937 16 дней назад
Timahaa Dheer hadaad aragto waa calamadaha qanisinta😢😢
@user-sj4gw6ic3s
@user-sj4gw6ic3s 3 дня назад
Ilamaha Gay iyo kirisatiyan laga dhigo dadka waayelka ladies WaaSida larabo musataqabalaka ilamaha didn't halabaro FAqariga nogala faideSaha halaShaqesato Kaluunka iyo Xoolaha iyo Beraha halafaSho Galada waxabo kamarabano aniskutaShano Somaliyey ilahay hanaga qabato Fidinadooda
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE 13 дней назад
Mxaa adikaa quseeya Reerkiisa iyo Shaqsiyadiisa. camal Kale ood qabato miyaaa weysay
@geenyodila9095
@geenyodila9095 14 дней назад
Xalane ha laga saaro wadanka
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 16 дней назад
Soomaalia way u dhamaatay that's maxaad ka sugaysaa teeda kale intaasi oo gaalo ah ay joogaan maxaad sugaysaan soomaaliyey intaad afaaro qabiil ku maqan tihiin oo soomaalida dhexdeeda aad iscaynaysaan what did you think qof soomaali oo gali karaa ma jirto waxa ka jirana waad wada og tihiin soomaaliyey madaxdii aaway hadal Badan haan ma buuxiyo afkoo May liki aamee
@dauddahir4170
@dauddahir4170 15 дней назад
Aqas aduun mcn kii katagau joogaan allow na astur inta nafta nag baxayso
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 17 дней назад
Waxa gaal oo daba qaawan hadad aragtid waad yaabeysa reer muqdisho wey og yihiin
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 16 дней назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedibrahim-bk4zr
@ahmedibrahim-bk4zr 17 дней назад
Farmaajo soo celsaa asaa ka adag kuwaas inta farmaajo fahmiweesan iinkane saan uqeyliyaa
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 16 дней назад
Maxuma intalyanigu safaradisa xafladkudhigto sidokale maxuma inlagucasumo masuliyin ururo bulsho ganacsato iyo xita odayaldhaqan balse waxashakikujira casumada carurta sida cunugan anwalidkis lasocon iyo gabdhaha anlaqabin iyadolailalinayo sharecada islamka dasturkena asaska uah safirwalibana saxixay ilalintisa? waxacad in iskudhexkaris kasocdo mesha
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 15 дней назад
Subxanalla😢
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi 16 дней назад
Waxa lagu casumay dabadada dhibatay
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 17 дней назад
Intaaso Ciidan cadaan oo xaas la’aan maxaa kalo ka sogee?
@Geesiyad-channel
@Geesiyad-channel 16 дней назад
Wxba kama galin kulahaaa nacalada xun hdu wx wanagsn meesha u tagay uu sheegi lahaaa ee wx qumam meesha in aanu u tagin wy cadahay
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi 16 дней назад
Jagade haysta lagu casumay
@Faysal-me3xl
@Faysal-me3xl 16 дней назад
Sababta kanyar xalane looga yeedhey waxaa weeyi in sidii shamuuri warbaahinta somalida la aamusiiyo oo laga xidho barta warbaahinta waa shirqool lacag lagu siinayo kuwa taabacsan xumaanta
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 17 дней назад
Waa cabsanyahay jeneralka
@mahamedarten1700
@mahamedarten1700 16 дней назад
Madaxda dowlada iyo sirdonkeedaba way ka waryahaan waxa jira balse mid ogaada , dadka madaxda noo ah badan kood iyagaaba faro laga hayaa sidii sirdoonka yahuuda ay ku shaqeytaanba in dadka madaxda faro laga qabto iyo in video yo noocyo badana laga duubto marka nin duuban haduu madax kuu 9:55 yahay maxaa diidaya in xalane wiilasha yaryar ee baahan la dhalan rogo horeyba madaxdeeni u dhalan rogyey xalane oo iyagaaba sida Ashraf oo kale u muuqan madaxdee oodhalan roganee marka xalane xalane maxanle waa mashiiibo nagu habsatey oo noo badbaadi oo laadeyna
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 16 дней назад
Waa qaniis
@FardussYussuf
@FardussYussuf 15 дней назад
Eeyda xun safaradooda hala xiro talyani gaal ah wadankeena halaga saaro
@adannur4755
@adannur4755 13 дней назад
Sax waye
@user-ex6jv5eh7m
@user-ex6jv5eh7m 17 дней назад
Dowlada way dalantahay wlhi ilaahey somalia xalhau keno ya rabbi
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 17 дней назад
Wallee wiilkaan runtuu u sheegey futadiisuu iibgeeyey markaasuu leeyahay wax kaama galin war is dabaqabo intaadan holof holof noqon kkkk
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 10 дней назад
Xalane sidii loo furay waxas xun xun oo dhan waa maqlayney inay jiran xalane hadan laxirin soomaaliya oo dhan waa u dhamatay diin dal iyo dad iyo akhlaqba in lababi iyo ayaa larabaa mabka soomaaliya laga tirtirayna maraykanu waa hayistan macalinkii quranka no dhigayey ayaa arday jamacaded ahaa wuxuu noshegay in macalimadisi sosartay map ka adunka oo soomaaliya laga saray markay ardadii qayliyen macaa kuwo jaynayis ah aaway soomaaliya ay dhehen ayay tiri kan si qaldan ayuu usobaxay markas ayay soo sartay mapkii saxda ahaa waxad garanaysa kii Etopia soo sartay iyo kan maraykanku sosaren inuu iswafaqsan yahay waxana horeyey kan maraykanka oo waxa danbeyey kan Etopia sosartay. Shekadu waa ilko abeeso hoos bay ka xiriiran. Soomaaliyeey taladu idinkay idiin talaa. RABBIYOOW cadowga iyo munafaqiinta shartoda diin dal dad ba noga badbadi Aamiin yaa Rabbi.
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 17 дней назад
Shekadu waa cadahay adeer
@CabdirixmaandaahirKordhi
@CabdirixmaandaahirKordhi 17 дней назад
Suba xaanalaah war.khanisiita.halaqabto
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 16 дней назад
Kan kor dhow hoyadiis baa soo hadleysa oo dhihin waa xaafidul quran kkkkkkkkkk allow naga qabo
@abdimajid2893
@abdimajid2893 13 дней назад
Haha haha waa ciyaal lagu shubtay
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 11 дней назад
Cunug yar muxuu usheegin safarado yaab
@user-zr7rd8pl7k
@user-zr7rd8pl7k 17 дней назад
Waar dawlada ralikah waxan
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 17 дней назад
Maxaa ku aragtay oo hada ku eedeynee
@leymoonl4297
@leymoonl4297 17 дней назад
Labo naago laga dhigay waa u hadal egyihiin 😅
@haniaden2700
@haniaden2700 17 дней назад
Xalane ha lagubo
@cabdi-hosh
@cabdi-hosh 17 дней назад
Sxb ma saan bay somali xor ku tahay, moral media
@user-zl1fq6kz9e
@user-zl1fq6kz9e 17 дней назад
Annaga gabaraa 5bilood agteeda naga maqan armay xalana kujirta lee ayana
@Umusamsam24
@Umusamsam24 17 дней назад
Ya og ilmahi wa na dhiben weyba iska baxan
@tolmonomar1656
@tolmonomar1656 17 дней назад
😭😭😭😭
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 17 дней назад
😅😅😅😅😅😅 oo meesha xalane lagu sheego ma iyaala xamar kaa og waxa ka socda mise kuwa beenta u sheega shacabka moqdisho ee baaba aaya walee waa yaab iyo lama arag oo madaxda soomaali koonfur woskuwa soomaliand afka huurada leh ku soo taaga may ciyaankan baaba aaya waxka qabtaan oo hoos u eegaan wixii loodiray😅😅😅
@Daqare666
@Daqare666 17 дней назад
SARAAKIISHANA MEESHA WAA LAGU CASUUMAA MAXAA CARUURTA KALIYAH IDIIN TUSEY
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 17 дней назад
Waa laso dabo halof halofeyey
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 17 дней назад
Dabadoda casuntay
@Tutu-hg7wl
@Tutu-hg7wl 17 дней назад
Engilish kana sifican baa lobaray
@adannur4755
@adannur4755 13 дней назад
Kkkkk
@Ladanabdii
@Ladanabdii 15 дней назад
It's not your business hadee imato wax buuqarinayaa aaway dowladi hala xiro ninkaa
@Jrmugabe-hq6bv
@Jrmugabe-hq6bv 17 дней назад
cadaan ka Africa jooga waa kuwa ciyaal ka xooga .samafale FN waa been
@mohadno841
@mohadno841 13 дней назад
Somali they don’t have future waa laga kufsada carorta ragba ka kanacsada kuuufsada kuuufsi habloo iyu awladbaa toooooosa
@munahaji8716
@munahaji8716 17 дней назад
Safarada sweden waa la ii diiday waxa rabtan ma noo sheegesan
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 15 дней назад
Caruurtaan waalidka dhaley aawey May wax ka qabtaan ilmahan.
Далее
QVZ PREMYER LIGA
00:18
Просмотров 1,6 млн
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 298 тыс.
Поймали акулу
0:51
Просмотров 2,1 млн