Тёмный

Mask brotien wajiga si dhaqsi ah kugu cayilineyso marka ugu horeyso isticmashid natijo fcn ku siine 

Faiza’s World | عالم فايزة
Подписаться 193 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Хобби

Опубликовано:

 

22 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@Sumayo937
@Sumayo937 Месяц назад
Aan ku Salino xabibkena scw scw scw scw scw scw scw
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Месяц назад
عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 Месяц назад
​@@Faizasworldbeauty Wiigi meeqa mar baa la isticmaali karaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Месяц назад
Isbuci sadex afar mar wa isticmali karta
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 Месяц назад
@@Faizasworldbeauty Mahadsanid walal inad ii soo jawaabtay jzklh kheyr
@wbaxaxmed7974
@wbaxaxmed7974 Месяц назад
MashaAllah mahadsanid abayo jazakallah kheir
@shukriali6296
@shukriali6296 Месяц назад
MashaAllah abayo thank you so much 😍🥰♥️
@xabiibomaxamed8910
@xabiibomaxamed8910 Месяц назад
Masha allah walasheey mahadsanid
@bintuyasin3119
@bintuyasin3119 Месяц назад
Asc wajiga dulduleelka leh kasooo hadaL
@caashahassan7533
@caashahassan7533 Месяц назад
Mash Allah ❤
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 13 дней назад
faiza abaayo bilahaan Kuma arkin xageed aaday
@ednafaysal1-kz6sj
@ednafaysal1-kz6sj Месяц назад
Hadalkaagu sida xadiiskan ayaan u aamina marwoy😂❤ thnkz wllo
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Месяц назад
Mahadsanid xbbti edna ❤❤
@maryamaruun6814
@maryamaruun6814 Месяц назад
Faiza abaayo wan kutageera waxaa iga jawbtaa hadan qamiirka lugaha marsado bac makuxiri karaa iso jwb qaali😍
@fihiimaaxmed2992
@fihiimaaxmed2992 Месяц назад
manshaa Allah habo jazaaka Allah een xulbada ma ta miraha ah baa mise takale ❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Месяц назад
Xulbada shidan wye hbo
@fihiimaaxmed2992
@fihiimaaxmed2992 Месяц назад
mahadsanid hbo❤️
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 Месяц назад
M. a allahuma baarik gacantada illahy haku barakeeyo abyo inta waxoga sameesto 3bari cml talaagad ma gashan kara
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 дней назад
Amin abyo shukran haa talajada wa gashan karta
@susannura1
@susannura1 Месяц назад
Slm.ich bin 60 und habe Akne bekommen einmal links einmal rechts geht nicht weg was trockene Haut Alergie was kann man tun?
@lyloyusuf4210
@lyloyusuf4210 Месяц назад
Shukran xabiibti
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Месяц назад
❤❤
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 Месяц назад
​@@Faizasworldbeauty Abaayo waxaan ku weydiinayaa waraangada wajiga waxay u tarto borashka iyo kafeegana sida la isugiu qurxiyo noo soo gali abaayo
@Maariyo-gs8vw
@Maariyo-gs8vw Месяц назад
Xulbada shiirkeeda idhibaya maxaa xal ah
@abiabi2393
@abiabi2393 Месяц назад
👍✅❤️
@soureremohamed2159
@soureremohamed2159 Месяц назад
Salam aleykoum huno waranga wamaxay merci
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 дней назад
Warango waxa wye tan xalwada laga sameyo corn stage
@fadumayuusuf9414
@fadumayuusuf9414 Месяц назад
Talagada ma gashan karaa 3 maalin intaan isku qasto
@RihaaminamohaRihaammoha
@RihaaminamohaRihaammoha Месяц назад
Wajiga gadud iga noqday maxan sameyaa😢
@hsaksa8264
@hsaksa8264 17 дней назад
Adiiga mamarsaday mise
@ednafaysal1-kz6sj
@ednafaysal1-kz6sj Месяц назад
Lkn wll qofka xulbada xasaasiyad ku qaba muxu ku badalan karaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Месяц назад
Xomos ku badalo ama shumburo
@umumushtaaq428
@umumushtaaq428 Месяц назад
M.a xapipti saliid qunbe maloo isticmaalikaraaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 дней назад
Haa salid qumbo wa u isticmali karta
@siraadxasan5298
@siraadxasan5298 Месяц назад
wll ka so hadal timaha nucyadoda
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Месяц назад
InshaAllah wll
@zamrousmiyir9623
@zamrousmiyir9623 Месяц назад
Sided baradhada biyaha uga sartay
@samiaandariyaboos3710
@samiaandariyaboos3710 16 дней назад
Meeqo bari ayey iii ooli
@user-gv7ms6wy5n
@user-gv7ms6wy5n Месяц назад
Saliida xulbada jidhka mala marin kara hpti
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty Месяц назад
Haa wa la marin kara
Далее
WAXYABAHA AN WAJIGEYGA UISTICMALO:
25:35
Просмотров 240 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 3,3 млн
Sida Wajiga Loo Caliyo | Somali | Amenabeauty
12:35
Просмотров 170 тыс.
Timaha goayo cilaj u fican o si degdeg ku so celinayo
17:05
Первый Холодец Китаянки
0:51