Тёмный

MAXAA HORYAALA MADAXWEYNAHA CUSUB-HASSAN SHEIKH MOHAMUD 

HANOOLAATO
Подписаться 497 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 394   
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 2 года назад
mansha allah ayaanle sln qaaliya waan ku faraxsanahay in aad keento dad xogogaal ah thank my bro
@darwiish1096
@darwiish1096 2 года назад
Konton milyan oo soomaaliya waxay garan waayeen miyuu gartay ayaanle iyo saaxiibkiis ?????????????😳😳😳😳
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 года назад
Sax sax sax 👍💯
@FAAD21
@FAAD21 2 года назад
Allaha ufududeyo masuuliyada culus madaxweyne Xasan Sheikh Maxamud waa madaxweyne dowladnimada jecel waaye
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 2 года назад
Waxuuh,jecalyahay,majirto Waa,khah,in,wadan,hatanah Maraban,shacabkuh,wAxa Rabah,waa,dad,kuracay Khabil,oo,usiyey,dorar,oo U,cudeye,ee,maraban,shacabkuh,xasan,shekh, Markah,,shacabkah,ilahaay Hasiyoh,samir,iyo,imaan Amiin
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 года назад
Allah ayaa u qore. Xassan Sheekh. Hambalyo 🥰🥰🥰🥰🥰
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 года назад
Xasaan wax uu masuul Ka tahay ma jirto Dalka Kenya iyo imaaraates iyo Kuwa kale we cadow ah ayuu gacantaada u galay
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙
@iifahantv7013
@iifahantv7013 2 года назад
Alhamdulillah for life. Alhamdulillah for islam. Alhamdulillah for health. Alhamdulillah for wealth. Alhamdulillah for knowledge. Alhamdulillah for everything.
@mahamedali4112
@mahamedali4112 2 года назад
XXXX
@abdaladj3780
@abdaladj3780 2 года назад
@@mahamedali4112 pPPPPPPPPPPPPppp
@raxmoshekhxasanbarsane7638
@raxmoshekhxasanbarsane7638 2 года назад
Hambalyo xasan sheekh madaxweyne soo shawoow
@mohamedabdi7356
@mohamedabdi7356 2 года назад
Mahadsanid ayaanle baramijyadada horay usii wad
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 2 года назад
M/W Xasan Sh.Max,ud wax badan baa Sugaaya ee Alle ha u Fududeeyo (Aamiin ) Runtii M/W Cusub maahan waa Ruux horey wax u soo arkey waaye, hadana 5 tii Sano oo ka danbeysey wax ka maqaanaa arkey ay Maskaxda u buuxdo !! khibradaas buu heystaa, dadka waxey u wada ordaayaan waa danahooda ,dan Dal iyo Dad weyne nin rabo ama ku fikirsan waa yar yahey, Marka M/W waxaan dhihi lahaa ha sameeyo La Tashi adag, ka dibna Go, aan adag ha qaato si uu u qaldamin !! Maga caabista R/W Ma sahlana , in lagu Fududaado ma haboono inta rabtana Dantooda ayey u ordee !! ee ha weydiiyo yaa u rabtaa ? markuu u sheegana hala kulmo weji ka weji hala fiiriyo Aqoontiisa, si aan loogu eedin ha sameeyo Gudi baaris & inter Fiyuu ku sameeyo, lama rabo in lagu deg ddego berina la sii bedelo oo la yiraa waa igu Xumaadey, hana laga fogaado dadka isla weyn oo rabo in awood loo isticmaalo R/W raha , mana la rabo qof la soo dir diri karo oo Weji kale la soo baxaayo ama Damac bada waa in uu yahey Hayin raac waa in uu noqdaa Qof muta calim ah oo luqado badan ku hadlo, leh Dul qaad, cod kar, Geesi ah , Dadka isku wedi kara, Naxariis badan, lama rabo ruux iska socda, ee waa in uu isla socdaa, Xisaabtamo, aan Khaa,in aheyn, Dalka & Dadka jecel waxna u qabto Qowl & Ficil, waa in si dhab ah loo baaraa in uu Degaan kiisa yahey Somalida Xurta ah, wiliba dadka Degaanka laga Xaqiijiyaa , Hubsiino Hal baa la siistaa, looma baahno Somali Enefdii & Somali Gelinka 5 aad oo Ethobiyaan ah , Somali Jabuuti, hala Xisaab tamo, waa muhiim in si dhab ah loo ogaado maha uu ku dhashey, ileyn Somali baa la rabaa in uu u adeego !!!!!.
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 2 года назад
DOWLAD CIYAALA SUUQ AMA GANS AH AYEY AHEED ILAAH AYAA NA DHAAFIYEY.... ALXAMDULILLAAH
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 года назад
madax wayne Hassan shiikh mahamud hambalyo hambalyo hambalyo guulayso 💯🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdulkadirahmed9230
@abdulkadirahmed9230 2 года назад
Dumar kale haka gado Saudi waa madaxweyne ugu horeeyey Gawaaad noqdo 2015
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 года назад
MashaAllah. Tabaraka. Allah ayaa. Kursiga u qorey. Alx. Hambalyo.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 года назад
@@abdulkadirahmed9230. Cayda joojiya. Haddi kale. Soomaali wey kala fagane.
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад
Muslimiineey Somaaliyeey badbaado iyo barako iyo walaaltinimo waxey kujirtaa in laiskuxukumo kitaabka Allah iyo sunada suubanaha salalahu caleyhi wasalam .. Asagu rabi raali noogu noqonayaa أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 2 года назад
Wax waalan baa thy Aayadaan cuthman bin cafaan baa loo soo Daliishaday isagoo Amiir ah marka Dal Muslim ah ku dhaqanka Diinta 100% in ka bdn 1000Gu dhaqan noo ahayd in aad noo Gafto waa kugu Gaf ee RAALI GALIN ka bixi
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад
@@ahmedabdiaziiz4682walaal waxaad kahadleyso cilmi uyeelo... Somaali dastuur qabyo baa luguxukumaa dawlada federaalka
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 2 года назад
@@aanulaabanoshareecadaraxma5502 dastuurka waxaa ku qoran awood qeeybsi wax diinta lid ku ah hadaad aragto farta ku fiiq lkn dastuur qodobkiisa koobaad uu yhy DALK DIINTIISU waa Islam in aad aayad u soo daliishato waa kugu gaf Dastuurka miyuusan noqon karin aayadaan Suuratu SHURA وامرهم شورابنهم Dastuurku wasiirada shaqadooda ayuu tusiyaa Tacliin, ciidan, dhaqaale, badd, dibadad, gudaha, cadaalada iyo diinta.
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад
@@ahmedabdiaziiz4682 arin quranka iyo sunaha kucad lagama shuureeyo maxaa yeelay maanta xalaal iyo xaaraam lagama shuureyn Karo oo waxaa qaada dhigey sharciga... Balse shuuraadu waa arimaha wadatashiga ee khibrad iyo waayo aragtinimo quseeyo ee maahan arimo dastuur
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 2 года назад
Hambalyo Madaxwayne Xasan Sheikh Maxamud welcome back
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 2 года назад
Runtii Dalka Somali Halis buu Galey, Alle ayaa bad baa diyey !! si lama Filaan ah ayaa is bedel u yimid , Alle Mahaddii , Run sheegidu dadka wey ka nixisaa umase dhinto , Xasan Sh.Max,ud waa qof ka fiican 100% Farmaajo, waayo isku qasdi maahan , Siyaaso , Damac , waxey kala yihiin Habeen & Maalin , Maadaama Hadda waaga noo Baryey, waxaa loo baahan yahey isku Duubni, wada tashi, wax Qabad dhab ah, si loo helo hor umar Deg deg ah, Laga bilaabo Abniga Dalka & Dadka, & Diinta ka dib Dadka maxay u bahan yihiin oo loo qabtaa ? 1. Lacag la,aanta Dalka ka jirta oo u baahan dan yarta Soomaaliyeed !!! 2. Dhag xaantaan jidadka lagu gooye oo umadda wadno qabad ku noqotey !!! 4. Gaadiidka Dad weynaha oo Dalka ka jirin & Wadooyinkii ay mari lahaa yeen, 5. Shaqo abuur la,aan baah san , Dadka in ay is cunaan ay ku dhaw dahey !!!! 6. Ganacsatada oo loo sameeyo Canshur dhimis, si loo helo badeeco jaban !!!. 7. Nadaafadda Magaalada Xamar oo aad u liidato & waddooyinka qaarkood oo la degan yahey bilaa sharci !!!! 8. Sidee loo soo celiyaa Diyaaraddii Somali AirLand oo arin sahlan ah !!! Sharafna u ah Dalka & Dadkaba....
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 2 года назад
Xasan,bahaney,oo,gabdhih Kagaay,sucudigah,iyo Tabnkih,laguh,khadarey Saladah,wuh,gatey,iyo,waxuh,kaloh,gatay,isbartibadih Kutal,yakh,shid,oo,ukagatey Yunusomkah,oo,hadah,u Soceliye,farmajo,iyo,dhulbadan,oo,kuyalah,xamar,buh Beciye,xasan,bahaneh Markah,Sidas,bey,kunacen Shacabkuh,somaliyeed
@fartunadow2551
@fartunadow2551 Год назад
SAX TAS WA RUN ❤
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 года назад
ILLAAHAY HA u fududeeyo shaqada iyo xilka uu dib ugu soolaabtay Prof.mdeyne Xasan Sh.M
@abobasement346
@abobasement346 2 года назад
Munafaq moryan yarkan waxaan ku nacay waa wasaq qabil u furtay tv in u wax ugah shegoh qabil sharaf ku leh somaliyah waryah sidah wax lomah shegoh mar walbah waxaad dacayad u sameysah qabilkah aad kah so jedoh wanah ku nacasnimoh wasaqyahow
@AhmedAhmed-oh7by
@AhmedAhmed-oh7by 2 года назад
Great show ayaanle.. as always. Keep going brother.. . And phenomenal guest. Very knowledgeable very truthful and honest. I would like to say to him... we need more people like you to lead our country.. you've got my vote.. thank you....
@fadumadiriemeier1701
@fadumadiriemeier1701 2 года назад
Waxa ila qumen in aan afarta sano la sugin sanad kasto lala xisaabtomo xukuumada Iyo in Golaha xukuumada aan lagu darin Golaha Sharci dejinta oo aan laga dhigin wasiiro xildhibaano ah sababto ah ma dhaceyso in la la xisaabtan yimaado golaha sharci dejintu ma sameyn karaan wax sharci ah intey arintaas jirto ma dhaceyso in aan horey u socono marka ayaanle ka hadel arintaas waadna ku mahadsan tahey Sida aad Horumarka , Dowladñimada Umadda Soomaaliyeed uga shaqeysid Toben adiga oo lake ah hadaan helilaheyn waan ka bixi laheyn dhibaatada siyaasada naga heysata
@MrGengad
@MrGengad 2 года назад
Farmaajo haters, I know what he did in the last 5 years for the country, 1. Building strong military and Police system. 2. He sorted border dispute with Kenya. 3. Majority of the debt has been cleared and the world recognised that. 4. He built strong relationship with international community and we are back on the map. 5. He set a deadline for African peace keeper to leave the country. 6. He step up very good payroll for military, civil servant and Police. 7. Majority of private owned schools came under him, and those who cannot afford can study for free. The list is huge, the issue is with Hawiya.
@bazeera5520
@bazeera5520 2 года назад
Laa xawla wala quwata Nimacadi lagu shukrri waaya way daadata allah ha badbasdsho dadka iyo dalka iyo diinta.ameen .
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 года назад
Great show brother Manshalah
@abdiwaliaxmed3816
@abdiwaliaxmed3816 2 года назад
Aabo xasan shiikh , 9
@fadumaiman3618
@fadumaiman3618 2 года назад
Maasha alaah ayaanle waxaa tahay qof aad u dadaalaya waxyaabaha aad soo bandhigayso waa wax soomaaliya aad iyo aad tusaaya waxyaabaha qaldan jasaakumulaah qeer walaal qaali ayaa tahay waan ku salaamaa noolow 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@sahruja5777
@sahruja5777 2 года назад
Hambalyo madaxweyne Xasan shiiq ❤❤❤💯💯💯
@Theoneofthelegend
@Theoneofthelegend 2 года назад
Congratulations Madaxweyne Hassan sheikh Mohamud ❤️❤️
@mahadmohamud9953
@mahadmohamud9953 2 года назад
Welcome back mudane xasan sheikh meeshii aad oga tagtay wali taagantahay waliba dib bay u noqotay meeshii kasii qaad qabyo ninkeeda dhamaystira
@cadarm6584
@cadarm6584 2 года назад
Been bandanna
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 года назад
Sax
@maykalyare7926
@maykalyare7926 2 года назад
10th president of JFS Guul iyo gobonimo insha Allah Allah hala garab galo Madaxwrynaha Cusub,Viva Hanoolaato Keep going my brother Ayaalne .
@xasanaadan6352
@xasanaadan6352 2 года назад
Benale dadka kadabentadheh
@zaziyanolokozoyitzoyit7048
@zaziyanolokozoyitzoyit7048 2 года назад
Wariye qaran allah ku sharfo guul iyo gobonimo madaxa ayaa noo saranthy guuleyso barnamijyada noso badhi si kuwa shaarka dowlada dadka ku diwateeya dadka shacabka somaliyeet u.ogadhaan thanks tariikhda ayaa ku xusidonta masul
@thorntonheath.croydon.3431
@thorntonheath.croydon.3431 2 года назад
Madaxweeyne Xasan shiikh maxamuud Guuleeyso nooloow horey usoco Dee 🖐💯🙏💖❤
@saidmm9953
@saidmm9953 2 года назад
Farmaajo waa na khiyaanay. Wuxuu ku dhaartay in uu dastuurka ilaalin doono. Mana ilaalin. Wixii uu galay allaha ka gudo.
@hibohaginur9874
@hibohaginur9874 2 года назад
Maasha Allaah❗
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 2 года назад
mansha allah
@yusufmahi7321
@yusufmahi7321 2 года назад
Masha Allah wad Ku mahadsantahay ayaanle xoga dadka Ka qarsoon ee aad Nala wadagtay hal mid Ayan kugula talinayaa in aad badiso wareesiga qabaa,ilada ugu waawen ee somalia Kana wareesato dhibaatoyinka Ka dhex dhaca iyo sida loo xalin lahaaa aniga fikirkeyga taas waxay Ka qeyb qadan kartaa dhisida dowlad wanagsan islamarkana caawineesa madaxweynaha cusub si ay ugu fududaato xalinta dhibaatoyinka somalia halakeeyay waxaan rajeneynaa inshaa Allah in Alle waafajiyo HSM dowlad wanagsan oo dalka gaarsiisa doorasho qof iyo cod.
@ubahabdiomargrundlaggandev6611
@ubahabdiomargrundlaggandev6611 2 года назад
Qofki ugu horeyay oo igu fikir’ah ayan arkaya manta. Wax walba oo dhacay waxa ugu xun ee aniga i gubay oon ka gam’i wayay waxay ahayd aqlaq xumida ay dowladan naguso birisay: sida social mediaha in laguso dadiyay kuwa’aan ka xishon bulshada ee aflagadada ku hayay 😡🥺😥. Aqlaqda waa shayga ugu muhimsan ee jiritanka qof ahaned
@inaadam9250
@inaadam9250 2 года назад
Xadiiskii nabiga SCW waa hadaadan xishooneeyn waxaa rabto sameey.
@momomomo2693
@momomomo2693 2 года назад
Well done ayanlow
@AZus6pd
@AZus6pd 2 года назад
RESPECTFULLY WHAT HE IS DONE WELL?
@faadumocabdulaahifaarax1282
@faadumocabdulaahifaarax1282 2 года назад
Xasan Meeshii uu uga tagay 2017kii iyo meel ka xun ayuu dalku joogaa allaha u fududeyo madaxweynaha
@cabdiraxmanmaxamedxasb2691
@cabdiraxmanmaxamedxasb2691 2 года назад
Asc walaalkey ayaanle waxaatahay wadani masha allah ♥ 🙏
@yayaabdi
@yayaabdi 2 года назад
Qabyo ninkeeda ayaa dhameestira! Hambalyo mudane Madax_weyne, Xasan sheikh . Waa xaa lagaa rabaa Injineerkaan taladiisa inaad qaadato.oo ah . Accountability & justice system. Iyo amaanka guud ee dalka._ & Reconciliation & peace & security . stability. & Development sectors . Igu dambeen. One man one vote election. Inaad qabato sida farmaajo oo kale qolo gaar yee meel ugu xiran iska ilaali arinkaas. Corruptionka hadii aad cirib tiri Karin xataa kistoo yareeeyi. Ilaa meesha waa Afrikee wee adag tahayi in musuq_maasuqa la cirib tiro.
@adamosman4185
@adamosman4185 2 года назад
Engineer ka wax badan buu noo iftiimiyay kheyr allaah sii, ayaanle aad baad ugu mahadsantahay sida wanaagsan ee aad dadka Tayada leh noogu soo xusho
@foos8984
@foos8984 2 года назад
Yaa Allah ha laga qabto ummada noocan
@foos8984
@foos8984 2 года назад
Dadka ayaa jecel Ee maseerka iska daaja. Madaxweyne saa loo jecelyahey weli lama arg.
@foos8984
@foos8984 2 года назад
Dadlar ayaa jecel Farmaajo cidna wax
@cimraanyarehasan6924
@cimraanyarehasan6924 2 года назад
Waxaa cad inow xarmjo waxba qaban
@Dr_Abdi
@Dr_Abdi 2 года назад
Masha allah ayaanle bro this is a good interview with someone who seems to know the ex government from inside out. I appreciate your show cause I learn a lot about the problem in Somalia 🇸🇴 and you always look for a solution. Keep up the good work brother.
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 2 года назад
Masha allah waa nin qabiira ninka wadani ah
@thorntonheath.croydon.3431
@thorntonheath.croydon.3431 2 года назад
Ayaanle guuleeyso walaallkeey Nooloow horey usoco Dee 🖐💯🙏❤💖
@hoyolester161
@hoyolester161 2 года назад
Hanolaato somail and haninolaato guuul iyo gobanimo insha Allah bless you thank you for your hard work guuul iyo gobanimo thank you
@mhassan3385
@mhassan3385 2 года назад
Ayaanle Farmaajo Wareeso Mar Un Sooqabo
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 2 года назад
It Is A Shame On Us🇸🇴!! 1🇸🇴#5🇸🇴 To Not Trust Each Other & To Have To Worry About Killing Each Other 30/40yrs Later Again!? Specially 2022 Like Animals.. May Allah Save 1🇸🇴#5🇸🇴❤️S! InshaAllah!
@qalbiqurxoon1785
@qalbiqurxoon1785 2 года назад
👑👑👑🙏
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 2 года назад
rajiim umada ilaahay kaqabtay weeye
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 года назад
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏🙏🙏😍💜
@mahamedali4112
@mahamedali4112 2 года назад
XXXX XXXX
@gaaradoyusuf9319
@gaaradoyusuf9319 2 года назад
Wa sax wale
@thorntonheath.croydon.3431
@thorntonheath.croydon.3431 2 года назад
Ilka yar danbe faqash danbe Waa ugu dhamaatey Dee👇
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 2 года назад
Wlh xaqiiqo waaye aniga ayey qof i so direen oo ay i dhahey dhalisha inaga daa Ee lagac baan ku sineyna 800$bil kasta ee titel ayaa subixi lagu so diraa si ad u cayso malintas grubna waa kugu dareyna wlh waa yaabey waa niman magac ku leh dowlada markan ka diideyna leygu hanjabey dil hadaan dhafi waayo qorakada iyo sawirada aan so dhigo baraha bulshada Alxl somali ma jogo markan aadayana telfonkega waa ka tagayey Marka meshas dowlad ma aheyn waaa dowlad baraha bulshada ku xoog weyn baraha bulshada
@shukridirie8518
@shukridirie8518 2 года назад
Waa ka xumahay in adoo muwaadin ah sidaa lagugu xad gudbo. Sorry
@mohamed88466
@mohamed88466 2 года назад
Hhhhhhhh been nooc badanaa
@abdulkadirahmed9230
@abdulkadirahmed9230 2 года назад
Qarax Nairobi ka dhaca waan ka naxaaa xamar Kan ka dhaco kama naxo nin dhahay nabad kama sugaayi
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 года назад
Hanoolato iyo ayaanle wansalaamaya farmaajo waalaga nastay
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
Qalbi Dhagax for PM of Somalia 👍💙✌..... Somalia hanolato... alshabab &qabil down.
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 года назад
Allaah ha ku garab galo walaalkeen Ayaanle
@keykey2594
@keykey2594 2 года назад
War ninkan ayaanle ah farmaajo bu ku waashay. Dadka shacabka maxay uhadlaan oo dawlada udifaacaan kulaha? War ayaanle sxb waxa lagu jira digital era oo qof walba wuu hadli kara oo telephone iyo internet bu haysta lama joogo xiligii 1990kii oo BBC kaliya hadli jirtay. Adba saw adiga youtube furtay oo farmaajo caayaya ado shacab ah.
@xabiib-nuur
@xabiib-nuur 2 года назад
Farmaajo munaafaqa Beenlow Ethiopia spying agent
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 года назад
Farmaajo is fucking dictator
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 года назад
Very interesting waa barnaamij qaaliya oo Qiimo leh
@cabdinuuxjaamac6932
@cabdinuuxjaamac6932 2 года назад
Soomaaliya anaa midayn kara adna ima ogolid oo waad ogtahay
@ashaahmed8605
@ashaahmed8605 2 года назад
aslaamu calaykum boys miyaad ilowdeen wixii burburiyey somaaliya in u ahaa qabiilo difaacaan dawlada oo la yidhaado dawladadiina difaaca khaladkasta oo ay samayso
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 года назад
Ayaanlow sxb noolow ilaahay cafimaadka iyo cimriga alle ha ku barakeeyo runta ayaad taabatay ( wadaad ama sheekh isku sheeg Nairobi jooga Ama Yurub ama North America ayaa u jawaabaya qofkii dawladu dhibka ugu gaysatay muqdisho sida Hoyadi Ikraan dhashay iyo werarkii Cabdiraxmaan cabdishakuur wadaad Qurbo jooga ayaa soo weraraya Cabdiraxmaan cabdishakuur ama ikraan hoyadeed dawladii hadli mayso)
@mahdimohamed2700
@mahdimohamed2700 2 года назад
Asc
@safiyaosman7966
@safiyaosman7966 2 года назад
Ninkaa waa geesi alaaha xafido
@hibohaginur9874
@hibohaginur9874 2 года назад
🙏🙏🙏
@candehy3808
@candehy3808 2 года назад
Xasan sh maxmud waa inuu mid mid usiibaa haraadiga NN uuna siidaaya maxabiista siyaasadeed waxa kale dawladu dhiso baa qabanysa oo mid kaligiis u taala maaha
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 2 года назад
Ayaanle Guuleyso Adiga iyo walaal siyaasi sharaf
@aayatulaah4821
@aayatulaah4821 2 года назад
Hada waxaa na badbaadiyey doorasho dadban
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 2 года назад
In la doorto ma ahey waayo Marki reysalwasaaro asago ah ayu diidey moshin Oo xoog loga soo qadey kanbala Amerika asago ka ah jaaliyada buuflo ayaa xilkas wareji laga waaye oo maxkamada USA xog ugu Qaadey
@fosiyamahmed2390
@fosiyamahmed2390 2 года назад
Ha nooolato wareysiga ugu dhaw ee macquulka ah ee ka gun gaadha Xaqiiqada dhabta ah !! Waxan si sharable kaaga Codsanayaa inaad mar isoo booqatid si aan umada soo maliyeed Runta ugu iftiimiyo halkay Somali ka degi laadahay??🧠✍⚖⛹‍♀️🙏🏽🔑🕋🚶‍♀️S/laa,and
@abdullahiomar8820
@abdullahiomar8820 2 года назад
Walaidhin wasaa dilaa idhin dasheee
@cabdinuuxjaamac6932
@cabdinuuxjaamac6932 2 года назад
Ayaanloow maanta muqdisho hawiyaa u tashanaayo maanta
@farhanmohamed4791
@farhanmohamed4791 2 года назад
Xag xagasho madaxweyne Farmaajo waxba idin masoo kordhineeysee hadda waad haysiin waxaad u socoteene wax qabta
@gargaarmedia4241
@gargaarmedia4241 2 года назад
asc mr ayanle Hussein adigo mahadsan waaxan codsanayaa inad fursad isiides thanks
@shadiyaxiiz7508
@shadiyaxiiz7508 2 года назад
asc wll siraha madaxwanaha usheegte
@silverloola726
@silverloola726 2 года назад
like duqbilow
@cabdinuuxjaamac6932
@cabdinuuxjaamac6932 2 года назад
Maxaad adoo weriye dhexdhexaada noqon kara uga jeceshahay inaad soomaaliya utaqaano muqdisho oo qudha?
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 года назад
BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI.....
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 2 года назад
Waxaa ka baraneynaa Farmajo iyo koxdiisii in xukunka lagu aaminin dad ama shaqsiyaad aan shaqadooda iyo cafimadkiisa sanooyin badan la soo darsin. Waana in cadaalad awood iyo taye leh la dhisaa si shaqsiyaadka ka soo dusa shabaqaas looga hor istaago in ay halaag abuuraan.
@mohammedabdihussen4181
@mohammedabdihussen4181 2 года назад
Ayaanle nin dagaal soo galay
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 года назад
Ayaanle please ka hadal guryaha iyo dhulalka xoogga lagu heesto oo qaarkooda ku antaconayan Hassan Sheikh aa na siiyay oo lacag iyo energy nooga dhamaaday. Hassan Sheikh wax ma qaban doonaa misse dulmiga ayuu u horseedi doonaa wadnaha ayaan farta ku heynaa. Waxaan rajeyneynaa please in dulmiga Xamar ka socdo iyo baadka in aad ka hadasho. Jizzakal'Allah.
@abdisalanwadani7953
@abdisalanwadani7953 2 года назад
Asha dear ninkan runta kama hadlo balse afartan sano baa wax waliba lakala arkaya insha allah
@caddeeye
@caddeeye 2 года назад
laba nin oo isku jiibinaya iga dheh !!! ninka nool aduunyada waa la arki doonaa 4 sanno soo socota
@maykalyare7926
@maykalyare7926 2 года назад
Insha Allah walaalkeyga oo jaahil ah Lee tahay indhahuna 4sano oo kale ayey kaa xirnaan doonaan😁🤣😁🤷🤷
@fadumomohamud2922
@fadumomohamud2922 2 года назад
Waxaa horyaal wixiisii hore
@cabdinuuxjaamac6932
@cabdinuuxjaamac6932 2 года назад
Waan qoslaa markaan ku arko hanoolaato xagaad ka keentay yaa keenay kelmada aad sidato
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 2 года назад
Ayaanle m-xasan wax horyaala ma laha waa lagu farxay hambalyo ayaan leebahay xilka ALAHA la garabgalo nuur calaa nuur 🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🇸🇴🇸🇴👏🏽👏🏽🍾🍾🍾👑👑🎈🎈🎈🎈🎉🎉🎉🎉🎊🎊✌️
@dahabajama4680
@dahabajama4680 2 года назад
Asc,waxa jira dad badan oowasanka gudihiisa ku nool oo si indho la’aan ah Farmajo u tageersan marka lag tago kuwa social mediah oo iyaga lagu tuhmayo in lacag la siiyo kuwa gudaha jooga maxaa iyaga ku taageerayaan.Kuwo badan oo aan lacag qaadan baa jira haddana aadan farmajo waa khaldanyahay ka dhaadhicin karin maxaa keenay
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 2 года назад
Xaljira.alla.og.waxgaradba.kataliyay.ceelki.kasosat.alxmd.shukru.lillah
@amiram132
@amiram132 2 года назад
Somalida shekadeda waiska waku jcladay duduub Nin diday dibad bax, dad kobaha ku dugay dorasho intaas o mar diday a wali lo sacbina.
@horusocotv6496
@horusocotv6496 2 года назад
10year president
@mahdimohamed2700
@mahdimohamed2700 2 года назад
Side wax lagu hagajin kara????
@mohamedsharifali3886
@mohamedsharifali3886 2 года назад
Accountability first and foremost
@MrGengad
@MrGengad 2 года назад
Farmaajo haters, I know what he did in the last 5 years for the country, 1. Building strong military and Police system. 2. He sorted border dispute with Kenya. 3. Majority of the debt has been cleared and the world recognised that. 4. He built strong relationship with international community and we are back on the map. 5. He set a deadline for African peace keeper to leave the country. 6. He step up very good payroll for military, civil servant and Police. 7. Majority of private owned schools came under him, and those who cannot afford can study for free. The list is huge, the issue is with Hawiya.
@mohamedsharifali3886
@mohamedsharifali3886 2 года назад
Allegations and unfounded claims. Social media insects and formaajolic. No wages from formaajo for formaajolics.
@cismaciilmuumin6907
@cismaciilmuumin6907 2 года назад
Labolabo
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 года назад
Farmaajo waa insharcjga lakeenaa,qofkastana oo maamul qabta lala xisaabtamo
@cabdiwaxid5611
@cabdiwaxid5611 2 года назад
Sxb qabyo qofkeda dhamestiro gugyo badan ayaa ii dhiman inaan gato hada ayaan dhameystira qabyada
@shadiyaxiiz7508
@shadiyaxiiz7508 2 года назад
asc sirtadada madaxwanaha
@shadiyaxiiz7508
@shadiyaxiiz7508 2 года назад
maxaad usheegesa
@abuukarmohamed4772
@abuukarmohamed4772 2 года назад
Asc wl Ayaanle waxaan kaa codsanayaa marka aad lakulanto madaxda in la xiro God jillacow please gaarsii fariintaan madaxda aad lakulanto because tacadiyo iyo dulmi badan ayaa ka socday. Dad ku xiran in lasii daayo please oo la waraysto xaaladooda nololeed.
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 года назад
maxaad qiil ugu raadineysa ragaa
@Birds-i5b
@Birds-i5b 2 года назад
Treat means treat ..farmaajo was Mafia's TAAALO lagu dhisaaa 🤣🤣🤣 DUALE SAID " NINMAN USAN JIRIN HADUU UUNSADE " waaa ka dumtey dawaldii sow ma aha
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад
Umada islaamka Waxaan beylah unoqonay afkaar walbo oo khaldan ilaa aan gaarnay heer in dalalkeeni iyo bulshadeeni muslimka aheyd eysan xukun iyo kalabax uaheyn kitabka rabi iyo sunaha rasuulka salalahu caleyhi wasalam... Yaa ikhtiyaar kusiiyey in aad qaadato qaanuun iyo dastuur biniadim qorey muxuu rabigen arintaasi kayiri. أَفَحُكْمَ ٱلْجَٰهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ ٱللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍۢ يُوقِنُونَ Inuu Qofka kajeesto shareecada wuxuu rabi kutilmaamay munaafiqnimo و إذَا قِيلَ لَهُمْ تَعَالَوْاْ إِلَىٰ مَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ وَإِلَى ٱلرَّسُولِ رَأَيْتَ ٱلْمُنَٰفِقِينَ يَصُدُّونَ عَنكَ صُدُودًا Aakhiradaada utur qabriga keligaa baa lugudhigi. iimaan laan hadhiman adigoo ismoodo Muslim..
@maanbuumuqtar3562
@maanbuumuqtar3562 2 года назад
Shacabka waxba mafahmayan ilahey wax naka naxo hano keno
@khadiijacumar6672
@khadiijacumar6672 2 года назад
Waaaxay.asga.yeelay..nacnale
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 года назад
Wlhi wiilkaan si diican buu u hadlay ,online oriteeshan buu sameeyay
@abdullahifarah6772
@abdullahifarah6772 2 года назад
Baa aad Hassan u baaqaysid oo wax ka rabti basn u muuqataa
@habohabo3275
@habohabo3275 2 года назад
I am not supporting Farmajoo however, this guy sounds bitter or revenge towards to Farmaajo. He has been working with Farmajoo gov’t and never said anything at the time to come on public and share what he is sharing now. He was part of it whether it was good or not. Ayaanle, in fairness you suppose ask tough questions about him since Farmaajo is not here to defend himself. I wish best wishes and success to Hassan Shaikh Mohammoud!!!
@vp-fv1eo
@vp-fv1eo 2 года назад
I disagree he is just being honest with his criticism. Farmajo was a total disaster !!
@somalia2011
@somalia2011 2 года назад
@@vp-fv1eo in what sense was he a disaster?
@fatumavision8252
@fatumavision8252 2 года назад
Exactly. Why this time and not when farmajo was in office. The guy seems to be sided. We cannot say Farmjo accomplished nothing. Farmajo's regime is 50 50 as any other. Plus the reporter isn't neutral. All in all I wish Xassan the best as he take up responsibilities and challenges in his high office. And Farmajo thanks even the little changes.
@Birds-i5b
@Birds-i5b 2 года назад
You supporting farmaajo he was evil individuall ... of course revenge is sweet and justified. Do you think if there's no accountability next time another sociopath will come period.
@Birds-i5b
@Birds-i5b 2 года назад
@@fatumavision8252 are you kidding me if they spoke against satan they will die
@twozerosix4767
@twozerosix4767 2 года назад
Wan arkenaa askari kacabanaya mushaharkiisa oo 6 bil an qadan
@abdulkadirahmed9230
@abdulkadirahmed9230 2 года назад
farmaajo wax ma qaban ayuu kushekenaa
Далее
Paint Projects
00:17
Просмотров 2,8 млн
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 50 млн
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 4,2 млн
Paint Projects
00:17
Просмотров 2,8 млн