Тёмный

Maxaa Kasocdo Kenya ?| Kacdoonka Dhalinyarada . 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 98 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 604   
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 9 дней назад
Walaalkeyga cumar inshaar adiga iyo walaalaha somaliyeed oo kugu xeran waxaan idinka codsanayaa hooyo ayaa iga xanuunsan inaad igu soo duceysaan ilaah caafiimaad taam ah hasiiye 😢😢
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 9 дней назад
allaha caafiyo hooyo 😢
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 9 дней назад
Wll allaha caafiyo cafimaad taam ah 🤲🤲
@maxamedcabdikariim2038
@maxamedcabdikariim2038 9 дней назад
Ilaahay caafimad sareeca ha siiyo hooyo
@AnisaAxmed-lx4jb
@AnisaAxmed-lx4jb 9 дней назад
Allow caafi hooyo
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 9 дней назад
@@ismailibrahim2376 shukran wll qaali aanmiin yaa rabi
@User7654suy
@User7654suy 9 дней назад
﴿يَسـَٔلُكَ النّاسُ عَنِ السّاعَةِ قُل إِنَّما عِلمُها عِندَ اللَّهِ وَما يُدريكَ لَعَلَّ السّاعَةَ تَكونُ قَريبًا۝إِنَّ اللَّهَ لَعَنَ الكٰفِرينَ وَأَعَدَّ لَهُم سَعيرًا﴾ [الأحزاب: 63 - 64]
@HANAFI.CR7
@HANAFI.CR7 9 дней назад
I LOVE SOMALIA 🇸🇴💯
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 8 дней назад
I love❤🇸🇴
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 9 дней назад
Ustad Cumar allha ku sharfo waa xaqiiq hadalka ah Reer Ceel Cadde waa QAZADA somaliya ilaahay ha u gargaaro Reer,Ceel Cadde
@abdallabro11
@abdallabro11 8 дней назад
Amiin ya Allah
@InaKoonei
@InaKoonei 9 дней назад
صلو على النبي صلى الله عليه وسلم
@mohammedahmad1575
@mohammedahmad1575 2 дня назад
صلى الله عليه وسلم
@Bulshada08
@Bulshada08 9 дней назад
Mudane Omar inshar 2 Sano ka hor Al jazira waxay so bandhigte Mid ka mid ah xamaas qof muhiim u ah oo lagu magacaabo Maxamed Al Zawaari Tunisia Aya lagu dilay documents Aya laga diyaariye bal no so turjun taariikhdiisa kooban
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro 8 дней назад
Ogaalka cusub ka hadley
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 9 дней назад
Keenyaanka intaan ka arkay waa bulsho ilbax ah, oon rakhiis ahayn, dad aan ogalayn in lagu dulsocdo. Bravo Kenya ❤
@haithammohamed2482
@haithammohamed2482 8 дней назад
Mxa naga galay marka xeywan yahey
@arafataaraf2334
@arafataaraf2334 9 дней назад
Halka marxuunka dalka🇸🇴 u hogaamiyo dhahay Ethiopia wn so dhaweyneyna
@shaondthesheeb6809
@shaondthesheeb6809 9 дней назад
Caqlikada wali isma keenin
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 8 дней назад
Maskaxdada aya marxun ah
@Maida489
@Maida489 8 дней назад
😂
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 9 дней назад
Somalia 🇸🇴 oo mid ah Allah hano keeno dhalan yaradena qawil yey oga hadlan internet ka iyo wax an wax micno an lahen 😢😢
@YuusufAli-qz6tx
@YuusufAli-qz6tx 9 дней назад
Hadaan hal ahaan laheyn dowlada xitaa wan burburin laheyn lkn away hee qof walba iyo qabiilkisa udaran💔
@ZIZIBOY123
@ZIZIBOY123 2 дня назад
Good hope but wrong generation 😭
@YuusufAli-qz6tx
@YuusufAli-qz6tx 2 дня назад
@@ZIZIBOY123 benta maha zhp wllhi I.a everything will be Kheyr
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 9 дней назад
Golden voice greeting you from mombasa Kenya🇰🇪
@AdnanMohmud
@AdnanMohmud 9 дней назад
Mombasa somalia 🇸🇴 😢
@MohamedLeil-u2s
@MohamedLeil-u2s 9 дней назад
Mombasa, Zanzibar
@AdnanMohmud
@AdnanMohmud 9 дней назад
@@MohamedLeil-u2s nuune yaa mobile kuu dhiibay🙆🏽‍♂️
@MohamedLeil-u2s
@MohamedLeil-u2s 9 дней назад
@@AdnanMohmud sxp wax miyaan haleeyay, Mombasa waa Caasimadii Zanzibar, Kenya waa la siiyay sida Garissa loosiiyay ookale
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 8 дней назад
@@MohamedLeil-u2s koley anigu joqraafiga isku ma fic nin
@40Durkiya
@40Durkiya 9 дней назад
Ilaahayow Noo gargaar hadaa soomali nahay meel walbo dulmi 😢😢
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 9 дней назад
Al qalfoof😂 Cumarow ku jecliyaa Maraykan wuxuu Kenya ujeclaaday anaga ayuu noogu danleeyahay
@Beastly.MarketingMix
@Beastly.MarketingMix 9 дней назад
😂😂😂😂😂
@user-ry6fb2ni9q
@user-ry6fb2ni9q 9 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ismaaciilMustaf-pe6ip
@ismaaciilMustaf-pe6ip 9 дней назад
😂😂😂
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 9 дней назад
Gaaladu waa qalfoof dhar xiran 😂
@maryamahassan377
@maryamahassan377 7 дней назад
😃😃 wlhi wa runtiis kani waa qolfoof suud xiran
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 4 дня назад
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 9 дней назад
walalkaas hoyadu kaxanunsan tahay alaha ucafiyo aamiin yaa rabi
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 9 дней назад
Wlhi wa run Kenyatiga wa dad la noolan karo 12 years aya kunola
@Hakuna01
@Hakuna01 8 дней назад
Shukran Waria'
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 9 дней назад
Istaag istaag wlal ha gudbin fadlan iso booqo sxb hal mar kuso dhufo❤😢
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 9 дней назад
Mahadsanid
@Mda.77737
@Mda.77737 8 дней назад
USTADH CUMAR ILAAHAY HAKUBARAKEEYO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 9 дней назад
Kenya 🇰🇪 waa dad fiican oo aqoon leh u malayn maayo iney dalkooda cuni doonan sida somalia oo kale ee amnigooda iyo dawladnimadooda ha ilaashtan qaranimadooda
@yasirpro661
@yasirpro661 9 дней назад
Inad wadakaaga liido wadankale aad faniso waa kuu damiirxumo 😊
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 8 дней назад
@@yasirpro661 Mahadsanid, inaad u jaawbtid kan oo kale.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 дней назад
​@@yasirpro661xaqiiqda qaraar wey xanuun badantahay, Runta ayuu kahadlay
@kaahoxajiyusuf3611
@kaahoxajiyusuf3611 8 дней назад
Dadka qayb runtu way dhibta
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 7 дней назад
@@yasirpro661 lidtan ma jirey ruun laga hadaly somali gacmhoda waxkst ku qarimen Kenya waa dad dagansho jecel wan ku nolanahe alle ha qabojiyo somali alle nabda ha siiyo
@adanibrahim6300
@adanibrahim6300 9 дней назад
Mahadsanid bro for all you said
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 9 дней назад
Waan idin salamay ardayda galaysa imtixanka dawlada fasalke 12 natijo fcn ayan rajeen
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 9 дней назад
waa sax in gartiisa lasiiyo qofka waa dad fiican shacabka kenya 🇰🇪 nabad waarto insha allah
@Cazaamboyy
@Cazaamboyy 9 дней назад
Hada ma-isla saxantahay 😂😂
@mohamedabdiwahaab3460
@mohamedabdiwahaab3460 9 дней назад
Yaku balamiyay​@@Cazaamboyy
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 9 дней назад
👍
@mohametpalfrey
@mohametpalfrey 8 дней назад
​@@CazaamboyyWaa Maskiin aan waaqaca fahansaneyn
@Cazaamboyy
@Cazaamboyy 8 дней назад
@@mohametpalfrey iyaga hadey is -dagalaan ama ay heshiiyan maxay noo-soo kordhinee ? Somalia Dhex-deeda ay dad kulayan kadibaa lagu lee yahay waa gumeysi diid .
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t 9 дней назад
Inagu waaba is cunee, illahay iyana ha badbaadiyo .
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 8 дней назад
Aamin
@ismaacliAhmed
@ismaacliAhmed 4 дня назад
Somalia 🇸🇴 waya dhimataya😢 gado 😢
@AbdaleDaahir-wj7bj
@AbdaleDaahir-wj7bj 9 дней назад
guul Musliminta..falastin❤❤
@suldaanShiikh
@suldaanShiikh 9 дней назад
Guulayso ustaad omar wax badan ayaan ayaa noo faaidaysaa👏
@sallowadam5982
@sallowadam5982 7 дней назад
Thanks wll Omar inshaar ❤
@zuuzanmohamed5408
@zuuzanmohamed5408 8 дней назад
Wa sax kenyanku wa dad wanagsan %% dulmina ma qaraan Wana dad ixtiraam leh
@MohaYare-tb1hr
@MohaYare-tb1hr 9 дней назад
الله يحفظك يا عمر انشار ❤
@Nasirhis20
@Nasirhis20 9 дней назад
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
@UmuNajma-nr9vd
@UmuNajma-nr9vd 9 дней назад
Wcs
@nuraahmedaweis1718
@nuraahmedaweis1718 9 дней назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبراكاته
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 8 дней назад
Mandera,Garisa,Mombasa illaa inta u dhaxaysa waa dhul Somaliyeed.intaa ogaada.
@deeqxasan191
@deeqxasan191 9 дней назад
Sxb waa runtaa shacab wanaagsan weeye Kenya
@hassanmaawiye6680
@hassanmaawiye6680 9 дней назад
Ruto must re-sign 😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 9 дней назад
oo maxaa ka galay yaab
@hassanmaawiye6680
@hassanmaawiye6680 9 дней назад
@@Jaalejaale12 Qabyalada maiska daften wuu huuss
@lpproduction9116
@lpproduction9116 9 дней назад
🤫🤫🤫wasaq ba tahay
@hassanmaawiye6680
@hassanmaawiye6680 9 дней назад
@@lpproduction9116 runta dadka wey dibtaa wll , viruska Qabyalada maad waada
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 9 дней назад
Istaag istaag wlal ha gudbin fadlan iso booqo sxb hal mar kuso dhufo❤😢
@fiidowmrk
@fiidowmrk 9 дней назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@hassanahmed4219
@hassanahmed4219 9 дней назад
Wallahi waa sugaye video gan
@Awraali
@Awraali 7 дней назад
Alle ha ku barakeeyo saxafi sare ustaad cumar inshaar
@AbdifataahQiiro-iu5ej
@AbdifataahQiiro-iu5ej 9 дней назад
Sxp keep going
@dauddahir4170
@dauddahir4170 9 дней назад
Al qalfoof al ustaad ragayda❤❤❤
@Leomudi
@Leomudi 9 дней назад
Zxb wllhena falastin xalkoda❤❤❤nosheg
@hashimtahirsherif2170
@hashimtahirsherif2170 9 дней назад
Keep going bro omer❤❤❤😊
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 8 дней назад
East Africa waa dumayssa, Somali ayaa xukumi doontaa insha Allah.
@CabdirishiidAmiin
@CabdirishiidAmiin 9 дней назад
Asc ogaansho Cumar inshaar waaku salaamay waxaan ahay xirfadle kushaqeesta xirfada video editing marka company gaa shaqo karabaa ii soo jawaab mahadsanid
@mohamedhussien1418
@mohamedhussien1418 9 дней назад
Alqalfoof ayaan ayaan ku qoslay ilaahay haku barakeeyo wllky
@abdixafiidabdiwakiil9680
@abdixafiidabdiwakiil9680 9 дней назад
Waan dhalinyarada somaliyeed kacdoon sameeyaan dawlada aan ridno
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 9 дней назад
Qabyaalada marka iska deysaan ayaad midoobi kartaan rer wada laandheere 😂
@lolboychannel8028
@lolboychannel8028 8 дней назад
@@abdallamohamed5794😂😂😂wlle wa laheshy labdhere aan ahy inty kujirn isdilyn ayey kuleyhin Ethiopian iska celinyna💀
@UsameIbrahim-vx3nt
@UsameIbrahim-vx3nt 9 дней назад
Ustad dalanyartha bananbaxayan waa Gen z aya ladaha ustad ❤
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 8 дней назад
Maxaa lagawadaa Waan arkaayey maalmahaan eraygaas. reero Internet ma ihiye
@youwilllose-wq4fo
@youwilllose-wq4fo 8 дней назад
​@@user-pn4gb1mz9p dadka dhasheen 1996 wixi ka dambeeyo aa la dhahae Genz
@aymanbashir9286
@aymanbashir9286 7 дней назад
Gen z waa dhalinyarta dhalaty kadib 1997 kii waa generationka ugu danbeeyo adu dhalin yafta uun waayo ilaa 30 ka jiro​@@user-pn4gb1mz9p
@rupapqlnjo
@rupapqlnjo 8 дней назад
🎉congratulations 🎊 👏
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 9 дней назад
Wow
@AbdulrazaqMohamed-zs5dn
@AbdulrazaqMohamed-zs5dn 4 часа назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤
@AbdirahmanOsool
@AbdirahmanOsool 8 дней назад
Wcs wraxm wll Omar inshaar
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 8 дней назад
Allahu akbar ❤
@CabdulaahiQasimcali
@CabdulaahiQasimcali 9 дней назад
Dad badanaa maanta iga hormareene😮😮
@user-xw3xg4mr4c
@user-xw3xg4mr4c 8 дней назад
ustad al Qaalfoof nice to se you here iga Gaarsiiyaya Salaantaas
@user-no3zi9mf9c
@user-no3zi9mf9c 9 дней назад
Horta horay kumo soo qorin walikeey wax lakin manta anoo video fiirsanin aa wax kuso qoroya sabab kale mahan kenya iyo Ethiopia waxe soo bandhigan xaladaha xun ee ka jiro dalkeena marka waxa isdha haye shalay Kenya mee buun buuniyan dhibatada ka jiroto dalkoda wariyaahena sababto ah iyo ga sa idee ububuniya waxyabaha qaar ee dalka somalia sida tiktok ee iku danbesay xita oo qabyalada lo xiraaye inoolaw taliye hore usoco 🙏
@user-ee9mn3dd9l
@user-ee9mn3dd9l 8 дней назад
Aad ayaan uga xumahay waxa kasocda gobolka gedo iyo dhammaan koonfurta Somalia, waxaan rajaynayaa in dhalinta soomaaliyeed kacaan ayna dareemaan waxa dalka kasocda
@Phaisal.shareef.
@Phaisal.shareef. 8 дней назад
Mombasa xaalkeeda masahlano wllhi 😢😢 Allah na badbaadio
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 8 дней назад
Xaqiqdi kenya iyo ethoipia way dulmiyeen dadka somalyeed lkn insha allah waynu ka aarsan doona galada iskuken bahaysatay
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 9 дней назад
OGAANSHO CHANNEL 👏❤️💯✔️
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 8 дней назад
Nairobi iyo Mombasa kaliya maaha ee waa wadankoo dhan schoolada iyo goobaha wax barasho oo dhan waa la fasaxay wadanka oo dhan maanta ugu daran allaha na amaansado
@omargarad6774
@omargarad6774 9 дней назад
You right Kenyans are best people to live with side by side
@Israphilahmed
@Israphilahmed 9 дней назад
Somalida bananbax ha ku dhira gelinin, kista yar ey hestan ayeey iska Kala daaniyane
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 9 дней назад
Wn kugu raacsanhy Kenyanku inay yihiin dad wanaagsan.
@Intisar83
@Intisar83 9 дней назад
رب اجعل هذا البلد آمنا 🇰🇪أللهم انا نعوذ بك من شر روتو
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 9 дней назад
Ha islaayo kenyatiga umada islaamka duqeeya
@Captian_Jey_Mohan
@Captian_Jey_Mohan 9 дней назад
KKkk
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 4 дня назад
Oo kuwa somalida oo lalaynaya ne😢😢😊
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii 8 дней назад
Wana kudhashy wana kubar baray 🇰🇪 hada nh school kan ka aqrista alhmdulilah ❤
@AbdiqaniAhmed-pj7ki
@AbdiqaniAhmed-pj7ki 8 дней назад
Ka akhristaa mise ka dhigtaa 😂😂 somaliga iska sax noi
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 8 дней назад
ana kenya hada ki nol all somali da kenya jokto and ku dhalati wexe dhahan waa aqrista ayago baranayan akhris waa barana kawadan😂​@@AbdiqaniAhmed-pj7ki
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii 7 дней назад
@@AbdiqaniAhmed-pj7ki isku lahjad manihin niyow HHh 😂
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii 7 дней назад
@@Aisha_Awes.i9544 😭😂😂haa usheg wan aqrista ban dhahna
@mudugbila3126
@mudugbila3126 9 дней назад
Dibad baxa bari ayaa kadaran Isha ku hay Omar ishar! Ruto Must Go👋
@ajmala522
@ajmala522 9 дней назад
Is ilaaliya hantidana qarsada inee niidilaan baa macquul ah
@AhmedSalah-yl1jw
@AhmedSalah-yl1jw 8 дней назад
Amiin walaal iLaahay ha kuu caafiyo Hooyo Hooyo Hooyo machan yaa allaah Caafimaad kaamila Hhooyo noo sii yaa macbuud yaa khaalag
@user-dz4ti5ru8d
@user-dz4ti5ru8d 9 дней назад
عقبال شعوب المقهوره
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 4 дня назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 9 дней назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 9 дней назад
all eyes on the gedo from hargiesa
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 7 дней назад
Haa walhi qali wayo waxkst wu b sii wada
@ikramahmett5550
@ikramahmett5550 8 дней назад
Maacalimadayda jaamacada waa keenyaati wlhi wax ka fiican ma arkin😢
@fearallahunseen9195
@fearallahunseen9195 7 дней назад
It's true about what you said about Kenyans, they are nice, civilized etc
@husseinismail2420
@husseinismail2420 9 дней назад
Maanta soomaalida dukaamahooda waa la.dhacay
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 9 дней назад
Sax kenyanttiga waa dad wanagsan 10 yrs ku noola
@muxamedamiin1018
@muxamedamiin1018 9 дней назад
Ruto is playing with fire 🔥
@farahhassan1299
@farahhassan1299 9 дней назад
Sax kenya dadkeeda intaan ka aqaan igu filan waxay xitaa ka fiicna queen qaxii reer gaarisa oo wallaal lagu sheegayo
@ahmeyhappy3223
@ahmeyhappy3223 9 дней назад
Wxn vidio wuu dhaafay gaarahaan hordhaca🎉
@AdnaSaleebaan-st9uw
@AdnaSaleebaan-st9uw 9 дней назад
13minit iyo 1.3k OO daawasha lpx caadi matihid🎉
@mohaofficial1047
@mohaofficial1047 9 дней назад
Walalkey cumar inshar aniga Aya Kenya jogo waxa la isku hesto Aya ah dastuurka Aya waxa lagu darayay waxasna shacabka uma ficna weyna kaso hor jesten midas oo ah canshuurta iyo alab weliba oo Dalka so galeso in canshuurta lagu darayo Dagalka meshas Aya la isku haya walalkey
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 9 дней назад
uur ku taalooyin ka waxaa ugu xu uur kutaalada aadan wax ba ka qaban karin lkn cumar iyo inta lamid ah inata ay na baraa rujinayaan wa li waan noolahay
@Moha.Golden100
@Moha.Golden100 9 дней назад
Next greater somalia
@Faz-O
@Faz-O 9 дней назад
😂
@Moha.Golden100
@Moha.Golden100 9 дней назад
@@Faz-O foolish
@Badmaceye
@Badmaceye 9 дней назад
Ogaansho zxp muuqalkan xasaan sheekh garsi
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 8 дней назад
Ma axadkan yutuberka ah ayaa dr xasan shiq wax u sheegaya
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 8 дней назад
​@@user-iz4tc3kh5qxasan Garguurte waa Gaal murtad ah
@nimaabdiaziiz9021
@nimaabdiaziiz9021 8 дней назад
Wax uma sheegayo kaliya uu baraarujin​@@user-iz4tc3kh5q
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 8 дней назад
@@user-iz4tc3kh5qxasan baad kadhigaysa nin sharaf leh
@calicade3834
@calicade3834 8 дней назад
dr xasan waa nin majnuuna walaal​@@user-iz4tc3kh5q
@Alfaatix.media1
@Alfaatix.media1 8 дней назад
Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😢😢😢😢😢😢
@aarkaTech
@aarkaTech 9 дней назад
First comment ❤🎉
@chipschips6085
@chipschips6085 9 дней назад
Waa runta bro waa dad la lanoolaankaro
@AyaanleBarre-nb7dx
@AyaanleBarre-nb7dx 9 дней назад
Hh ustaad
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 9 дней назад
ومكرو ومكرا والله حير الماكرين😊
@ZainKhan-ob9tb
@ZainKhan-ob9tb 9 дней назад
I love kenya....and Somalia 🇸🇴 ♥️
@user-nh8um9np9r
@user-nh8um9np9r 9 дней назад
Wadamadii gaalada ayaa saa dantooda.ugu kacaya inagoo muslimiin ah waxa larabay inaan 100% waxwalba fahano (garano) ILLAAHOW noo sahal
@MaxamedCilmi-cu4oo
@MaxamedCilmi-cu4oo 8 дней назад
Ustaad omarow 26 ka June ma kasoo hadleesid miyaa
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 9 дней назад
ilahay hanaga badbaadiyo dhibkas anakuba wan kudhex noolahaye nooso duceeya
@IqroNuur-lm7uh
@IqroNuur-lm7uh 6 дней назад
I love you allah ♥️
@DeAdama-no2tw
@DeAdama-no2tw 9 дней назад
Salama
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 8 дней назад
Adeerkay ayàa adeerkay kale, ka diiday Caano aan fiicnayn.
@noorahmedhirat4404
@noorahmedhirat4404 7 дней назад
Sababta ugu badan ee aannu u dhimaneyno Al shabaab
@wiizhassandemaanka2676
@wiizhassandemaanka2676 9 дней назад
Waa ku faraxsanahay inaad hada wax kasto ogaateen 😢 ilaa wax yar mooye
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali 8 дней назад
Wlahi sxb ana Kenya kudhashay kentyatiga wax labartay inta kashektay shacbka wa runta wadad fcn badankoda aqon bayleyihin tajir iyo faqir ba nabada jecel madaxdoda mujrimina
@abukarosman7312
@abukarosman7312 9 дней назад
Inkatoo oo uu galabtey cansbuurti lkn bari xaalka wali masaxno lagayabaa iney dibado bax aaay ka dhacaaan
@spanishbowy3161
@spanishbowy3161 9 дней назад
Lataaa kapaaanda😂😂😂 Ustad af swahilka wax ba ku bilawaaane😂
Далее
FARUX RAIMOV AVJIGA CHIQDI - JAVOHIR🔥
01:01
Просмотров 1,2 млн
КОРОЧЕ ГОВОРЯ, ШКОЛА БУДУЩЕГО
10:40
MC TAXI: АК-47
35:14
Просмотров 420 тыс.
Как выходим с тройняшками 🙃
00:17
Top U.S. & World Headlines - July 1, 2024
12:09
Просмотров 238 тыс.
FARUX RAIMOV AVJIGA CHIQDI - JAVOHIR🔥
01:01
Просмотров 1,2 млн