Тёмный

Maxaa lagu gartaa cudurada maskaxda ugu daran. 

Wellness with Ikram
Подписаться 2,6 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Psychosis waa cudur oo ka dhigaayo qofka in ay ka godo xaqiiqda noloshooda.
Psychosis is a mental disorder characterized by a disconnection from reality.

Кино

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 76   
@abdelghaniahmed8704
@abdelghaniahmed8704 2 года назад
Wall wad mahadsantay Xagee kamala soo xirira
@mohamudhassan4053
@mohamudhassan4053 Год назад
Abayo xagee kala soo xidhiidha sidhakhsa ah iigu soo jawaab
@DeeqoIbraahim-zy5ds
@DeeqoIbraahim-zy5ds Год назад
Asc drso ikraam ples inte kala so xiriiraa siqaasa kuugu baahnaa
@ikranmohamed4573
@ikranmohamed4573 3 года назад
Thnk you so much dreso
@alihaji153
@alihaji153 4 года назад
maashaa ALLAH
@hey2193
@hey2193 2 года назад
Maasha allah
@ÀbďìrashiidJeilani
@ÀbďìrashiidJeilani 10 месяцев назад
Asc walaashayda mcn wax yaaba adiga aad sheegoys qaar kamida ayaan isku arkay sidee la isku daabeyaa
@WhatcanIdo1256
@WhatcanIdo1256 Год назад
Ma jirtaa cabsi Oo la jarenesid markaa qof inaa la hadsho rabto
@DeeqoIbraahim-zy5ds
@DeeqoIbraahim-zy5ds Год назад
Ples si dagdag ah iigu so jwb
@deeqahassan1030
@deeqahassan1030 5 лет назад
Hore usoco insha allah wixii faa iido nooleh waa inaan isgaarsiino waana inaa jeclaano dadkeena wax bartay inkastoo somalidu wax free ah eesan jecleen inee raadiyaan bee jecel yihiin ama lacag kala baxaa mahadsanid habo mcn
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 5 лет назад
Mahadsanid walaal sida aad ii dhiirigalisay. Waxaan rajaynaa in qofkisto oo soomali ah marlin ay wax ka bartaan.
@abdishakur4319
@abdishakur4319 2 года назад
Can you talk about dissocistive amnesia
@guuleedguuleed1811
@guuleedguuleed1811 5 лет назад
Dr ikram waxan raba ilmo jira 18bilood oo maskaxda ka jiran inad naga caawisid xagenkala xiriirnaa all mahd sanid
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 года назад
Thanks
@shacniquruxdareenshacniwaa7533
@shacniquruxdareenshacniwaa7533 11 месяцев назад
Xage dr kala soo xiriiri kara cudurka ban qabaa
@Ahmedj48
@Ahmedj48 9 месяцев назад
Ma heshay wllka anigana.wa.raby inaa la xiriiro
@houdenabdi6338
@houdenabdi6338 4 года назад
Sister aniga madaxa I xanuna Sankana biyo aya iga imada
@nagaadjamaal2778
@nagaadjamaal2778 3 года назад
Wll calamadahaa walashayba ku aragney hadal aanan anagu maqlayn ayey maqlaysaa dadbaa idabasocda waalay dilayaa way icaayayaan markii hore runbaan kamodeyney xitaa jaarkiibey nagu dirtey imika 2years ayey qabtaa xanuunka
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 3 года назад
Walaal waan ka xumahay ariintaas murug ayeey leedahay. Cudurada psychosiska daaeo ayeey u baahan yehiin ee daawo u raadiya inanta.
@nagaadjamaal2778
@nagaadjamaal2778 3 года назад
@@wellnesswithikram1483 markii hore shaydaan inuu usheekaynayo ayaan modayney lkn imika dawey qadataa inkastoy wali hadalkii maqlayso weysexataa alxm
@Degan_abd
@Degan_abd 2 года назад
@@nagaadjamaal2778 Abayo aniga hada saas ah o dad an waxba iga samayn ayan ka baqaya Codad ayan maqlaya Io waxyabo an jirin ayan arka markan suuliga habenki galo Qof madow o mesha tagan aya isawirma markan layrka daarana Cidna meesha majoogto wal wal ayan la noolahay mudo 2sano ah
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 года назад
​@@Degan_abd Waa jin wl ee amba Cabsidaa jogtaa wn isku arkay lkn Ducoyin ayn akhristaa fadln quran is saar
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 года назад
​@@nagaadjamaal2778 Quraan saar usame
@sismahan2756
@sismahan2756 5 лет назад
Shukran sis
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 5 лет назад
La Shukr 3ala wagib.
@safiaahmed5321
@safiaahmed5321 2 года назад
@@wellnesswithikram1483 abyo xagee kala soo hadlaa
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 2 года назад
@@safiaahmed5321 wellnesswithikram@gmail.com
@ikranmohamed4573
@ikranmohamed4573 3 года назад
Waxan ku waydinaya waxan ahaay hooyo uur laah wax lagu sheegay cunugayga xanuunka fetal brain anomaly plz maxa keena ama cunuga maxa dhibto uu gaysan karaa Thnks
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 3 года назад
Ikran- walaal waan ka xumahay in cunugaaga cudurka lagasheyga. Cudur iyo caafimmadna ilaahey ayaa kushaqoleh. Aniga mooduucas wax kama baran laakiin waxaa keenikaro infection hooyada ku dhacay oo ladaawayn ama jug hooyada ku dhacday. Wa Allahu Aclam.
@soomaliyagirlsomali3754
@soomaliyagirlsomali3754 5 лет назад
Jasaaklah
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 5 лет назад
Adigaa mudan @boqorada Reer Putland.
@fartuunidir1973
@fartuunidir1973 2 года назад
M.a sister hooyade xaga maskaxda ka xanunsan waxan raaba ina ii qaawiso
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 года назад
asc
@hindaawad3634
@hindaawad3634 4 года назад
Walaal halkaan kala soo xidhiidhaa plz
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 4 года назад
Wellnesswithikram@gmail.com
@banditmo09
@banditmo09 4 года назад
paranoide schizophrenie cudurkan kasoo hadal walshey
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 4 года назад
Wll aniga kali ayaan ahay waan isla sheekaystaa maanta dhan waan fikirayaa un waxan jirin baaan ka fikitayaa oon sawiranayaa waxa igu keenay on isdhayo waa waxaan rabay ayaan helin kalina waan ahay please icaawi
@fatimacabdi2740
@fatimacabdi2740 3 года назад
Allah ayaa kula jira WIl allah hakuu gargaaro
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 года назад
Waal quraan isa saar wl
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 года назад
​@@fatimacabdi2740 asc
@cabiirmahmud1557
@cabiirmahmud1557 Год назад
Kula mid ayan ahy intas ayan tabaya cabsi aya iidheer iyo sawirida qof dhimanaya😪wxa sameyo wayey xita hda quran aqriso wali wey isawirmi😭😭🥺
@itsuyes5396
@itsuyes5396 2 года назад
Af somaliga ka xun walaal kuma faahmayoba ani af somali ku daadal barashadisa
@farhiamohamud5811
@farhiamohamud5811 5 лет назад
Abayo dhaqtar 👩‍⚕️ miya tahay ama nurse? Abaayo pls maka hadli karaa ADHD ma arkin qof somali o waxaas kahadlo. Aniga next week dhaqtar baa lakulmi rabaa si aan uhelo daawo.
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 5 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-aZyf7kJVomg.html
@aashamohamed5541
@aashamohamed5541 4 года назад
@@wellnesswithikram1483 xgeee kla sooxidhiidhaaaa
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 4 года назад
@@aashamohamed5541 wellnesswithikram@gmail.com
@sagalahmed367
@sagalahmed367 4 года назад
S/c abaayo waa ku salaamay. Aad baan kuugu baahanyahay waxaan ahay hooyo ku nool qurbaha arin ii private ah ayaan rabay inaan kaala hadlo plz xagee kaala soo xiriiray? Haday macquul tahay
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 3 года назад
Waxaad igla soo xariirtaa Instagram-wellness with ikram Email- wellnesswithikram@gmail.com
@ummuharuun5397
@ummuharuun5397 5 лет назад
Abayo see kugu hela
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 5 лет назад
Waxaad igla soo xariiri kartaa emailka wellnesswithikram@gmail.com. Ama facebook. wellness with Ikram.
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 года назад
asc
@zamzamjamac-tn9zd
@zamzamjamac-tn9zd Год назад
Asc
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 Год назад
@@zamzamjamac-tn9zd iwrn wl
@maxamedali2985
@maxamedali2985 Год назад
Wcs wll inte ka lala soo xarira inad icawiso donaua
@nawaalofficial_5838
@nawaalofficial_5838 5 лет назад
Abyo mcn maskxda aya ka dalanahay oo hada hurdo kama nasto subaxi ano dalan so kaca dawa u dhaqtar iso qoray lkn hurdo mcn wali ima sin maxa tala ah isine
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 5 лет назад
Walaal raadso qof aad lasheekaysatid. Qofka Markey maskaxda ka mashquusho hurdada ayaa katakto. Waxaad kale oo aad samaynkartaa in aad qortid waxa ku dhibaayo oo maskaxda kaa buuxiyey. Waxaad kaloo samaynakartaa excercise, cuntada caffeinka leh iska yaree. Dadqtarkaaga la socdsii in ay hurdadaada yartahey.
@nawaalofficial_5838
@nawaalofficial_5838 5 лет назад
Wellness with Ikram abyo mcn dhaqtarka dawa kaste su ika badalay wu ika dalay jimcsika ma depression ka bu uron yahay qali wlhi madax xanun hurdo laan an l walan raba
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 5 лет назад
@@nawaalofficial_5838 jimicsiga depression ayuu qofka ka caawiyaa. Waxaad kale aad iska baartaa wax layiraah argagixis AMA shook AMA PTSD. Hadii aad dhibaatooyin badan aad lasoo kulantay waxaa dhici Karto in uu cudur kugu noqdo.
@nawaalofficial_5838
@nawaalofficial_5838 5 лет назад
Wellness with Ikram abyo marki leska bara dhiig ma leska qada isoqor mel kala so xariiro
@wellnesswithikram1483
@wellnesswithikram1483 5 лет назад
@@nawaalofficial_5838 maya dhiig layskama qaado. Dhaqtarka cudurada maskaxda qaabilsan ayaa su'aalo kuwaydiinaayo oo ku saabsan dhibaatooyinki aad lasoo kulantay. Markaas kadib kuu sheegikaraa hadii aad qabtid PTSD. Waxaad igla soo xariiri kartaa Facebook wellness with ikram.
Далее
Сколько стоит ПП?
00:57
Просмотров 338 тыс.
БАГ ЕЩЕ РАБОТАЕТ?
00:26
Просмотров 236 тыс.
Psychiatry (7)Xanuunka Waalida (Schizophrenia)
19:18
Просмотров 2,8 тыс.
Xanuunada ku dhaca  dhimirka - Dr.Yacquub Aadan Cabdi
27:16
Barnaamijka Kobcinta Aqoonta Xanuunada Nafsiga
28:33