Тёмный
No video :(

Maxamed Adan Isaaq | Heestii Dhuuxi Boorame 

Caweyska Dalmar
Подписаться 821 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@muktarcabdi6593
@muktarcabdi6593 2 года назад
Mnsha allaah whi barwaaqadaaa u Tilmaamayo hada xgee ayaa lagu arki karaa Waxaan ka ka heley markuu leeyahey Ubax wada dhalaaloo dhabaladu Casaadeen dhaxdu ay huuruud sidaa baad U dhigantoon dhabi baxay la moodyee Waad igu dheertee Dhaayihii ku arkaa wanaag dhaxal u Yeeshee
@abdirahmancmm
@abdirahmancmm 4 года назад
Qofki u horeeyay ayan ahay reer Borama like ha ilaawina 👍
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Год назад
Mr-Liiro one of the best Singers And Legends In Somalia Long Live!!..full Respect...thanks.
@HappyLaboratory-ce9ht
@HappyLaboratory-ce9ht 4 месяца назад
Heestaan sida dhuuxa boorame waxaa miraheeda codkeeda iyo laxankaba iska leh ibraahim muunin nuur abwaan liire oo reer boorama
@muktarcabdi6593
@muktarcabdi6593 4 месяца назад
RU-vid ka baadh liiro oo sheegaya abwaankii sameeyey heestan iyo fanaanka codkan hada aad maqleyso markuu maankiisu taam ahaa waxaan wareysaneysa nimco samriya wakhtigaas
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 года назад
Maxamed Adan Isaaq fanaan cajiib ah ayuu ahaa big respekt ♥️♥️🎹🎹🎻🎤🎤🎸🎺🎷
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 Год назад
Asc, waa erayadii Adam jamac caynaan , laxanka iyo codkuba waa mohamed adam isaaq.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 6 месяцев назад
Liiro ayaa erayada heesta leh
@nuurcadeofficial6662
@nuurcadeofficial6662 7 месяцев назад
sida dhool gu yoo da ay ama dhibicda roobka tii leygu dheeree ama laamo dhabiyo fadhiyada kuyaaloo wabiga dhinaca saareen dhooley sidaad tahay damiirkaygu raacee kuma dhaafi akrayee dhaayihii ku arkaa waano dhaxal uyeeshee dhaayihii ku arkaa waano dhaxal uyeeshee waanigan dhaqaaqo waan dhoofayaayee axdi meel ma dhiganaa
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 Год назад
Waan ogahay ninka erayadda sameeyay inuu dhintay , mr Adam jamac caynaan , Caalin.
@nasiraydar7973
@nasiraydar7973 Год назад
Erayada provisor caalim nuux codkana maxamed aaden isaaq laxanka iyo musica noo so qabta ha laga faaiidayste
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 года назад
Al fanaan Maxamed Aadan Isaaq 👋👋👋♥️♥️♥️🙏🙏🙏
@mustafaabdullahi5031
@mustafaabdullahi5031 2 года назад
Heestani waa heesaha xasuysta igu reebay.Waa jeclaan jiray yaraantay. Caruusyada ka qaadijiray. Xasuys iyo jacayladii waayo waayo. 1986 96
@XuseenBaarri
@XuseenBaarri 7 месяцев назад
Erayaddii Yusuf Suldaan Cali Cilmi ( Yusuf Cali Cawar ) oo hadda ku nool London UK Laxankana Ustaad Ibraahim Liiro ayaa sameeyay labadooduba waa nool yihiin .
@diiriyeallmaxamuudjaamac293
@diiriyeallmaxamuudjaamac293 3 года назад
Afgooye ha noolaado
@mohamudfirin1259
@mohamudfirin1259 2 месяца назад
Dr. MOHMED ADEN ISAQ AFKAGA CAANO LAGU QABAY WAXA KHADKA JIRA WALALKA COMPUTER Dr MOHMUD FIRIN ABDICREIAM MUSE WAXBA NAHAY ADUUNKA XIDDIGI ADUUNKA HOWL - WADAG . BAAL WAXAN NOQDAY IILA ARAG BOWAH NASIIB WAXAN LAMID ALDAH LA ADEGTO HAWDA SARE DAYAX IYO XIDDIGAH DAYAX GACMADKA OO KLE WAR TABINTA ADUUNKA BOWE AMA MOBIL OO KLE . RAG SAMAYA NUCLEAR .
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Год назад
Hees aad Umacaan.. 🎉
@muktarcabdi6593
@muktarcabdi6593 2 года назад
Heese kale ma qaadaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Tan kaliya baan hada ka haya
@idleabdirahman7408
@idleabdirahman7408 2 года назад
Fanan Iga dheh
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 года назад
Axsan fanaan Max, ed Adan Isaaq♥️♥️🙏🙏🎤🎤
@calicadaani885
@calicadaani885 Год назад
Heeeskan Waxahachie sameeyey cali aw yuusuf maxed [cali cawar]waa nin reer burco ah oo cimraan ah
@abdulaahituraab2839
@abdulaahituraab2839 2 года назад
Wanaag dhax u yeeshee
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 Год назад
Asc, mohamed Adam Isaaq , miyuu nool yahay?
@izzadiin2238
@izzadiin2238 10 месяцев назад
Haa wuunolayhy adeerkeyga waaye
@Maxamedisaaq-lm7zu
@Maxamedisaaq-lm7zu 9 месяцев назад
❤😂❤❤❤
@muktarcabdi6593
@muktarcabdi6593 2 года назад
Fanaanka hada Ma noolyahey
@zeynabhasan8197
@zeynabhasan8197 Год назад
Haaa masha allah abtige mcn waye
Далее
Timings hated him #standoff #timing #meme
00:14
Просмотров 519 тыс.
M.M.C QAWL SHAMUURI QALBI NABAR KU YAALAN
7:36
Bandhigi Faniinta Borama Iyo Ciidii HCTV
42:06
Просмотров 224 тыс.
SIDA DHUUXI  BORAMA  _ 2016 !!!
8:45
Просмотров 21 тыс.