Тёмный
No video :(

Maxamed Mooge Libaan Dar Allaad u huruddaa with Lyrics 

Shabakada Dhanka Bari
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 163 тыс.
50% 1

Maxamed Mooge Libaan Dar Allaad u huruddaa with Lyrics - GISS - STUDIO HARGEYSA

Опубликовано:

 

20 июл 2016

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 158   
@c.risaaqaxmed9833
@c.risaaqaxmed9833 2 года назад
Heestan markaa qayilaayo andhagestaa xaskeyga markee idhado jaadka iska dhaaf waxaan dhahaa Dar alaa uhurudaa waxba Dunida kama ogid
@mooice9167
@mooice9167 Год назад
Waa iga qoslisay sxp😂
@mohamedabdi4803
@mohamedabdi4803 Год назад
Waa qoslay wlh😂😂😂😂
@yaasir1936
@yaasir1936 6 месяцев назад
😂😂😂 legend baa tahay bartaas kaga hay
@abdullahimohamedali9741
@abdullahimohamedali9741 5 лет назад
Yaa dhageysanaya 3/01/2019. Codka mcn ee Mohamed mooge liibaan rabbi naxariistii janno hasiiyee ! 😭😭😭
@kaamilabdi8220
@kaamilabdi8220 5 лет назад
abdullahi xidig Anigaa dhagaysanaaya Alle ha u naxariistee Mujaahidka
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 5 лет назад
Markasta waan uduceya bal cilmiga ilaahay heesihisa ayunban dhagaysta lagasoo bilaabo illaa 2006_2019 hada lajoogo
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 4 года назад
Kulamid baan ahay sxb wlh 99% asaga ayaan dhagaystaa fanaan kale inuu jiro maba moodo illaahay naxariisti janno haka waraabsho al ustaad maxamad mooge
@azadawil
@azadawil 2 года назад
Opportunity to 9 0800
@maxamedhindi4344
@maxamedhindi4344 5 лет назад
Anigu kuma amanayo maxamed moogow waayo dadka odhan ayaku amny lkn wanku ducaynaya Alla janadii fardawsa kugee xisaab la aan
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 лет назад
Dar allaad uhurudaa, Waxba dunida kama ogid. Dugsigaanad nicinoo, Dibindaab yadaadiyo, col kudoonayaan jirin. Dila baan LA odhanoo, Dubcas aan naxayniyo, Daraawiishi kumahelin. Dumar baad katahayoo, Dambi taana kumalihid. Dar Allad uhurudaa, Waxba dunida kama ogid. Dayac baanad aragoo, Adigoo dardhanayaan, Dusha roobku kaahelin. Dayax baanad gudinoo, Dawyo aan lamarinbaan, Gudcur kaaga daba iman. Dumar baad katahayoo, Danbi taana kuma lihid. Dar allad uhurudaa, Waxba dunida kama ogid. Dariiqaad martaabaan, Hadba dib isku roginoo, Dabin dhawrba maad noqon. Adigoo darlumayoo, Aar daba maraayaana, Dawac waanu kugu ciyin. Dumarbaad katahayoo Dambi taana kumalihid. Dar allad uhurudaa , Waxba dunida kama ogid. Adoo daalay shalayoo, Dirganwaayey maantaan, Duhur lagugu soobixin. Duurgal baanad noqonoo, Dabnahaanad xidhanoo, Hadal baanad dayn wali. Dumar baad katahayoo , Dambi taana kumalihid. Alle ha unaxariisto (Moxamed mooge liibaan)
@SHIINE_YARE
@SHIINE_YARE 2 года назад
Thanks legendary
@amiirnour8627
@amiirnour8627 Год назад
Debedaadan aaminin
@AbdulahiMahdi-g6c
@AbdulahiMahdi-g6c Месяц назад
Mohamedou miidoh 2:49 pm badhtanka paris iyo bulgium ayaan texs balaa balaaa la dhaho ku dhex dhagaysanayaaa what a classic song😢😢😢😢. Isoo duceeya somaliyey 08/7/2024❤ we are strong insha allah.
@GalaGymka
@GalaGymka 2 года назад
Abwaankii aadan tarabi👑💯 codka maxamed mooge libaan 👑💯 Laxanka waa isla maxamed mooge!
@khadarxaamud8279
@khadarxaamud8279 2 года назад
dayac banad aragoo adigoon dardhanyan dusha roobku ka helin muj maxmed moôge illaahayaw janada ugu deeeeq allaah yarxama rãaxmiin
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 Год назад
Abwaan adan tarabi ilahay cimriga haku dhereyo amiin mujahidki macalinki fananki maxamed mooge libaan ilahay naxaristi jano haka warabiyo amiin ✅
@meshalismacil9749
@meshalismacil9749 5 лет назад
April 2019 iladaday like isaar alle godka haw nuuro mujaahidka
@nuracalii5191
@nuracalii5191 3 года назад
Who still watching 1AUG 2021🤗😱😰😭😭my Allah bless u adeero
@mohamedduufaan8274
@mohamedduufaan8274 11 месяцев назад
2023, sept.
@ahmeddeak3162
@ahmeddeak3162 3 года назад
Hbn Arbaco ah berri na ciid tahay 12/05/2021 . Wadanka:Somaliland Caasimada : Hargeisa Degmadda: Degmadda Mohamed Mooge
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 лет назад
reer sland maxaa dad ka baxay yaa allah
@ahmedabdillahi5685
@ahmedabdillahi5685 4 года назад
@WAR'SAN IYO WEEDH'SAN " o ay faqash dishay..
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 4 года назад
@@ahmedabdillahi5685 😪😪😪😪😪
@hudafuture1330
@hudafuture1330 3 года назад
Mohamed Mooge Liibaan a Great legend .Wuxuu ahaa libaaxa Fanka waqtigii uu noolaa .ilaahay naxariistii jano ha siiyo danbigiisana ha dhaafo aameen
@kaamilabdi8220
@kaamilabdi8220 5 лет назад
Dariiqaad martaabaan hadba dib isku roginoo Dabin dhawrba maad noqon Adoo daalay shalayoo Dirgan waayay maantaan Duhur lagugu soo bixin Mujaahid, macalin maxamed mooge Liibaan baban Alle hakuu naxariisto
@suleimanfarahahmedmahamud2529
@suleimanfarahahmedmahamud2529 6 лет назад
M mooge liibaan 10/3/2018 axlaa sawt alle janadi kugali xisaab la'aan.
@abokorwarsame2411
@abokorwarsame2411 6 месяцев назад
Dumarbaa ka tahyoo Denbi taana kuma lihid. What a gentelman abwaan Muj. Adan Tarabi
@ninkajecelnabada6645
@ninkajecelnabada6645 6 лет назад
Waa ereyadii aadan tarabi waana qiso isaga iyo siyaad barre dhex martay kadib markii lagu xidhay hargaisa dabadeed jeelkii ka baxsaday xilliga taariikhda wuxu ku sheegay 19982 meel saraar layidhaahdu galay baxsigii .
@nimcomohmedsaid5298
@nimcomohmedsaid5298 6 лет назад
ninka jecel nabada k kkk ha wlo heestan wax uu la hadlay gbdh uu gurigeda kuso lexday isago baxsanay oo ku tiri wax xiligan socoda ma jinba imi waa insii Aniga isaga iga sheekeya afkisa alla iska dayo awowogay mcn
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 6 лет назад
Nimco Mohmed Said labadiinuba waad saxsantihiin ,marka uu reerka u soo hoyday ee gabadhu tidhi maxaa xiligan ku wada waxa uu ahaa nin fakada oo jeel hargaysa ku yaal buu ka soo baxsaday waana lagu daba jiray .markaa labadiinu sax baa tihiin
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 года назад
@@ismailomarfarah9585 see zxp markuu soo baxsaday dib xabsiga maloogu celiyey
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 года назад
@@marisacillahi1537 may dagaalkii ayaaa bilaabmay halkaasu halgankii ka bilaaabmay oo uu ka raacay
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 года назад
Labadinuba sax sax sax sax sax sax ok ok ok ok ok ok ok
@mohamedjeesto523
@mohamedjeesto523 2 года назад
Muj.Macalin.Fanaan.Abwaan Maxamed Mooge liiban IlaaHay Hakuu Naxariisto Janooyinkisana hakugu Casuumo Waa Casar 5:50 26/7/2022
@ahmeddeak3162
@ahmeddeak3162 3 года назад
Mohamed Moge waxaa uu ahaa marla-arag dunida soomaray ,Eebbe ha u naxariisto.
@Khaliil123
@Khaliil123 Год назад
Listening in Mogadishu, Waberi District 23/06/2023 22:02 in memorial days back to 2018 in Malaysia while studying there. I am currently feeling lonely and frustrated as I was betrayed by someone I trusted.
@alioday7432
@alioday7432 10 месяцев назад
Rabi wayne hakuu Booga dhayo Gacalow ..Hiilkaagane Wayne ha joogo🙏🙏
@Khaliil123
@Khaliil123 9 месяцев назад
Now in Accra, Chana attending ACQF-II workshopb7-8/ November 2023. 20:50 Chana time
@Khaliil123
@Khaliil123 7 месяцев назад
Still listening in Dhumsamareeb at Dec 31st 2023 attending Galmudug Boook Fair 2023
@Ciidle1
@Ciidle1 4 месяца назад
Dumar baa ka taheyoo Danbi taana kuma lihid" Ramadan 28 1445 April 07 2024 Suxuur 3:51 am Legend waa ina mooge hadii la odhanayo.
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 3 месяца назад
Shabcaan 11 1445 April 20 2024 9:50 pm
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 5 лет назад
maxamed mooge heesihiisa maba ka xiiso go.o waxuu ahaa mar la arag aduunka soo maray 24/3/2019
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 года назад
Waa erayadii abwaan aadan tarabi jaamac
@saidmohamed745
@saidmohamed745 4 месяца назад
Habeen jimce soo galay 4/april/2024 Wadanka somalia Gobolka bosaaso
@aminaderia1854
@aminaderia1854 3 года назад
Who is watching 18/December 2020 😢😭Allah ha unaxaristo dembigisana hadhaafo isagiyo raggii lamidka ahaa ee dalkan usoo halgamay dulmigana diiday😢🤲aamiin yarabi anaguna wxa dhalalnay dal qurxoon oo nabdoon ilahow nimcada nosiyadi nana fahamsii aamin
@aimarolol6812
@aimarolol6812 5 лет назад
Ereyada: Abwan Aden Tarabi Laxanka/Codka Mohamed Moge Liiban Alle Haw Naxariisto,
@nimcomohmedsaid5298
@nimcomohmedsaid5298 6 лет назад
Heesta abwan aden tarabi waa uu ku nuxusaday wlhi
@guhaadabmohamud2968
@guhaadabmohamud2968 6 лет назад
DAR ALLAD U HURUDDAA WAXBA DUNIDA KAMA OGID DAYAC BAANAD ARAGOO ADIGOO DARDHANAYAAN DUSHA ROOBKU KAA HELIN AUN❤️😭😭😭😭😭😭LEGEND
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 7 лет назад
Mohamed mooge liibaan 😢😢😢 ayaa fanaan
@abdirahmanmohammed9002
@abdirahmanmohammed9002 7 лет назад
Allah ha u naxariisto Muj Mohamed Mooge Liiban. Libaax buu Ahaa Walhi
@cabdirahmancumer1488
@cabdirahmancumer1488 6 лет назад
Allow kuu naxariizo maxamed mooge liibaan
@jamaalmuuse4933
@jamaalmuuse4933 2 года назад
Dumarbad ka tahayo waxba dunida kama ogid Adigoo dur lamayo aar daba marayana dawac waanu kugu ciyin Ebbe haw naxaristo maxamed mooge libaaan
@mohamedismail104
@mohamedismail104 7 лет назад
maxamed mooge liibaan alle ha u naxariisto fanaan lamida somali laga waaye
@shiddedhabar-jillicalice4646
@shiddedhabar-jillicalice4646 6 лет назад
somaliland dalkayga xataa masoomaridoono ayey illatahay
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 лет назад
+Mawlid alice kkkkk reer somaliland buu aha wl mrxumku abwan iyo fanba sland uun bu aha hadan tiroyo wan gadhsin kara ilaa 2000kun
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 5 лет назад
Allah unariiste Moge nin cod wanagsan bu aha lkn isaaqoow waxa ku walateen anagu nagadhashey war fananku Wu dhintay codkiisana dadka ola simantihiin cadiifada iska daaya iyo qabil jeclida
@hudafuture1330
@hudafuture1330 3 года назад
@@cabdiraxman6731 waa runtaada wl inta xanuusanaysa ha dhagaysan somali oo dhan baa lahayd fanaan mooge inkastoo dulmi lagu dilay.😭
@zakariyesaid9529
@zakariyesaid9529 6 лет назад
Dibnahaanad xidhanoo Hadal baanad dayn wali Cajiib
@HoodoReermilyandheerraml-bp8ju
@HoodoReermilyandheerraml-bp8ju 8 месяцев назад
Barisamad waa badnaa Nololbaa kabadisey
@mlover0740
@mlover0740 2 года назад
Yaa Dhegeysnyaa 2022/jun/24
@cadnaanahmed5269
@cadnaanahmed5269 2 года назад
Snm mahomed mooge liiban Leander waxa ku nooshahay qalbiyada kum kun dhaliayaro reer isaaq 1991 dhashay lkn eradaya fah maya nin kale yeelkii
@livinghope5422
@livinghope5422 3 года назад
Wax aqris bn kusoo jeeda . Dlkuna wa Sudan
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 Месяц назад
'dayax baadan gudinoo dawga haan-garaadbaan gucurkaga daba iman ' [Dawga haan-garaad wax ku yaalaaa saraar gaar ahaan agagaarka waridaad
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 8 месяцев назад
Adoo daalaY shalayoo Dirgan waayay maantaa Duhur lagugu soo bixin
@abdihayd3415
@abdihayd3415 2 года назад
Dayax baanad gudinoo Dawyo aan lamarinbaa Gudcur kaaga daba imman. Allow god u nuur danbigiisana dhaaf.
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 3 года назад
Waa fananka an fananinta ugu jeclahay maxamed mooge libaan
@engabdifatahsamirjama5604
@engabdifatahsamirjama5604 3 года назад
Ax ax weeey ax dadwakaas halyayadii halgamagii macalinkii fanankii imikana qaar hoyadood so habaartay ayaa sidii adhiga u ciyay
@fuaadaadanabokor4100
@fuaadaadanabokor4100 2 года назад
22.09.2021 ilaa hada ayaan ku ceshanayaa ilaahay ha u naxariisto M.M. LIIBAN
@takarbadacas9648
@takarbadacas9648 2 года назад
Cawa tariiqdu waa 24 /9/2021 sacadu waa 1:30 habeenimo waxan jooga giriiga sajiirad qaxonti oo ku tala bad waynta mitilini heestan ayan si dareen leh u dhagaysanaya ereyada heestu waxay cabirayan daren aan hada ku jiro waxad mooda inan anigu laha heestan allow.kuu naxariiso dhaman maxay xabali nin culus haysaa
@alikhalid1924
@alikhalid1924 2 года назад
Alaha ki dhaafiyo zxp insha alah wad ka gudbaysa aad.
@mubariktahar144
@mubariktahar144 6 лет назад
Ax yaa Dareen, Rabi Naxariistii jano ha ugu deeqo MML codkiisa hanqalka ah wax la heli karo maahee! Abwaanka heestan leh oo Mujaaahid Aadan Tarabi Jaamac isna Rabi Cimriga iyo Caaafimdka ha u barakeeyo!
@cawilcabdi8392
@cawilcabdi8392 4 года назад
Adigoo dar lumiyoo Aar daba maraayana Dawac waanu kugu ciyin Ax yaa fanaan maxamed mooge liiban 😭😭😭😭
@ramadaanahmed2059
@ramadaanahmed2059 2 года назад
Dar allaad Uhuradaa waxba Dunida Ka Ogid dugsigaanad Nicinoo dibindaabyaadadiyo col ku donayaaan Jirin dila Baan La orano dubcas Aan Naxayniyo daraawiish Kuma helin dumar baad ka tahayo danbina Taana Kuma lihid dar allad Uhurudaa waxba Dunida ka ogid Dayac baanad aragoo adigoo dardhanayaad dusha Roobku kaa helin dayax baanad GudinOo dawyo aan Lamarin Baan gudcur kaaga daba Iman dumar baad ka tahayo dambina Taana Kuma lihid dar allad uhurada waxba Dunida kama ogid dariiqad marataabana hadba dib isu rogino dabin dhawrba maad noqon adigoo dar lumiyoo aar daba marayaana Dawac waanu Kugu ciyin Dumar baad ka tahayoo dambina Taana Kuma Lihid dar allad uhurada Waxba Dunida Kam ogid adigoo daalay shalayo dirgan waayana Maantana duhur lagugu soo Bixin Duurgal baanad noqono dibnahaanad xidhanO hadal baanad Dayn wali dumar baad ka tahayo dabi taana Kuma Lihid Qoraa Ramadan Ahmet Sicid tell 00252907667744
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 5 лет назад
Hadaanan qoraalka akhrin wlhi inaanan xabad kafahmayn
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 5 лет назад
erayada heestu ma adka wll lkin maxamed mooge codkiisa aya ah cod gooh ah oon aad erayada ukala saari karayn qofka dhegaysnaga
@osmansufi4066
@osmansufi4066 6 лет назад
Ina tarabi cayaar looma xidhin waa ninkii kiciyey ardayda ee ay gabayadiisa isu gudbin jireen hargeysa burco iyo berbera iyo ceerigaabo waxa gabeygiisa ugu caansanaa Xalay buu sheekh gudayaa ii yimi gabaygaas anigoon idiin sii sharxayn waa gabayga dadkaba kiciyey sidaas baa loo xidhey hadaanu baxsana hubaal waa la dili lahaa se tiisaan gelin
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 года назад
Allaahuma arxam lahu waqfir lahu aamiin
@khadarshxasan3974
@khadarshxasan3974 2 года назад
Allah u Naxariisto waxa uu ka tagay xikmad
@abdikarimmaxamed9027
@abdikarimmaxamed9027 2 года назад
Laxanka iyo codkaba waa mooge midhahuna waa tarbi
@khadraabdilahi9734
@khadraabdilahi9734 Год назад
Maxamed moge ale hku naxaristo heestan inbadanban Ku murqamaye cawana mirqanka ikenay❤
@abdihayd4075
@abdihayd4075 4 года назад
Alle ha naxariistii Janno ha Ka warabiyo mohamed mooge
@enghamiido745
@enghamiido745 2 года назад
Darriqaad martaabaa Hadba dib isu rogino Dabin dhawrba maad noqon.
@Abdirahman2005
@Abdirahman2005 Месяц назад
Habeen 11:30pm 15/7/2024 Hargeisa somalilnd
@nuuramaax8275
@nuuramaax8275 Год назад
Mooge wa cajiip
@omaararabsio5385
@omaararabsio5385 4 года назад
Alle ha u naxariisto
@bakersadiiq693
@bakersadiiq693 7 лет назад
Fadlan heesaha maxmed mooge lyrics heesihii badan ka dhiga mahad sanid
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 2 года назад
Dumarba katahayoo dambi taana kuma lihid😥😥😥😥who listen 2022
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 2 года назад
Allah Haw Raxmado Mohamed Moge Liban Goorta: 09/November/2021 Goobta: Muqdisho Dhegaysiga Heesaha Iyo Guud Ahaan Suugaanta Way Kala Dhadhan Wacanthy Markad Dhagaysato Adoo Haya Qisada Sababta U Noqoty Samaynteeda Ama Deegaanka Ay Ka Hadlayso Aad Martid Waxaad Dareemaysa Midhihii Oo Nool Aad Dhex Mushaxayso Ayaad Dhab U Dareemaysa. Waxaan Daawaday Abwaanki Heestan Sameyey Abwan Adan Tarabi Oo Sameyey Xiligii Uu Ku Jiray Halganka Isagoo Sababtana Sheegaya Lakiin Nasiib Daro Specifically Muu Sheegin Date Uu Sameyey Walaw U Sheegay Inay Hbn Ahayd Waxana Waraysiga Qadayey Saxafiga Moh.ed Bosh. Waxaana Heesta Dib U Qaaday Isla Goobta Waraysiga Fananka Dada Yar Ee Wadne Kaabe.
@shucaybahmed2328
@shucaybahmed2328 Год назад
Dar allad uhurudaa waxba dunida kama ogod 21.8.2023
@abdirahmandiiriye4398
@abdirahmandiiriye4398 7 лет назад
Alle ha u naxariisto mahamed mooge liiban wuxu Ahaa fanaan dhamays tiran
@ilbirlyrics
@ilbirlyrics 2 месяца назад
Dugsi baanad nicinoo Dibaddaanad aadinoo Col ku doonayaan jirin✌️
@mohhaassan3441
@mohhaassan3441 7 лет назад
masha allah maxamed mooge libaax
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 года назад
Alle jannada Haku geeyo
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 5 лет назад
Asw anigoo neceb music lkn jeclaan jirey mml kana helay mooge yare oo keeney kabankiisii ayaan caawa dhegeeysanaya in USA 4/11/19 lkn. Waa xaaraan music in islam waanan necebahay balse Astiqfaar iyo ayado Qur'an ah ayaan ka danbeeysiin insha Allah waanan joojin insha Allah ,. Waayo music waxuu madoobeeyaa Qalbiga ....... Qalbiguna wixii lagu shubo ayuun buu Soo daacaa means Soo celiyaa ...... Dadka dhegeeysta music waxaa ku adkaada kelmatul toowxiid markuu Soo booqdo malahul moowdku.... walaahu aclam and Allah yaxfidkum ......... Shaydaan yuu kusoo riixin oo muran ha is odhan Ina Adam waa xaq taa aan ku idhi .... Sidaa looga mqbnuucay masaajidada ayuu islamkana uga yahay mqbnuuc ....... Waxaa leh oo uu hoos tagaa( lusifar ibles Satan music all ) hubaal 100% by researchers detectives investigators in Islamic method
@liibaanniyadsame6155
@liibaanniyadsame6155 2 года назад
2022 yaa dhagaysanaya axyaa cod
@Khaliil123
@Khaliil123 6 месяцев назад
Still listening in Mogadishu 16.02.24
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 6 лет назад
Runtii waa maanso aad u qiimo badan waxana uu aadan tarabi ka tiriyay xiliguu jabgafii nsm kubiiray
@abdiahmed-wd5co
@abdiahmed-wd5co Год назад
Mooge mujahid so halgamah talow yaan ooga aarna dhimashadisi
@ncawil7960
@ncawil7960 4 года назад
Legend allah yarxamák
@abdiazizmulla9089
@abdiazizmulla9089 Год назад
Heestaaan aad beey saameyn uleedahy dabin dhowrba maad noqon cajiiiib
@abdiazizmulla9089
@abdiazizmulla9089 Год назад
10/ Eylül/2022 yaa ila dhagysnaayo mnta ookle
@wardiabdi401
@wardiabdi401 Год назад
Ilaaahay naxaristii jano haka warabiyo boqorkii codka
@abdirashiidmohamedjama8018
@abdirashiidmohamedjama8018 Год назад
Aar mah waa qaarna daba marayaa weeye
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 года назад
Ahn legend
@Maxamed-sm6cf
@Maxamed-sm6cf 10 месяцев назад
Dilaban la odhanoo dubacas an naxayniyo dariwishi kuma helin😢 sory sayid maxmed mooge allaha godka kugu janeeyo adeer iska hurud janada manta halkaas ayaa ku wangsan manta ayaa la joogaa wakhtiga ayay heestu ka turjumyso qof caqli.leh unbaa dareemi kara 😢
@zerguledhasanofficial1939
@zerguledhasanofficial1939 3 года назад
Dawyo an la marinban gurcud kaga daba iman
@ayubahmed3151
@ayubahmed3151 4 года назад
SNM waa mira dhashay oo cagaheeddii ayey is ku tageen halka inaggoo USC ahna aan is raamsanay, maanta haddaan is ku sabri lahayn, ka soo bilaaw Gaalkacyo ilaa kismaayo waa ay noo xirnaan lahayd balse maanta fiiri 30 sanno ka dib dhulkeennii ayaa nalagu heystaa.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 года назад
hhh Galkacyo ilaa Kismaayo dad baa leh ee Hawiya ma leh waad naga qabsateen dibna wan usoo ceshanay
@ugaasdhiirshee5815
@ugaasdhiirshee5815 7 лет назад
Waxa sameyaay abwan adan tarabi wuxu kudhurayaa cidamadi siyad bare oo uu markas kafakadaay xabsi ee ku xireen.
@kakakaka-pj4ps
@kakakaka-pj4ps 3 года назад
Hees dhe
@tasliimtahliil8329
@tasliimtahliil8329 5 лет назад
Dayac baanad aragoo adigoo dardhanayaan dusha roobku kaa helin
@somaliwaynsomaliwayn7358
@somaliwaynsomaliwayn7358 3 года назад
Heestan xalay 21/02/21 habeenkaas taariikhdu isku beegan thy ayaan xusuus ku galay
@HoodoReermilyandheerraml-bp8ju
@HoodoReermilyandheerraml-bp8ju 8 месяцев назад
24 November 2023 hbn jimco Ah Ayaan Dhagysanyaa
@cabdiwahaabmaxamuud7564
@cabdiwahaabmaxamuud7564 Год назад
Yaa dhagaysanay 9/8/2022. Ilaahay hakuu naxariisto adeer
@amalnor
@amalnor 4 года назад
4/march/2020 allow noo dambi dhaaf dhamaantayo
@daudmohamudadan6060
@daudmohamudadan6060 4 года назад
13/03/2020 Isparta Turkey 🙏
@xaajiyahye8599
@xaajiyahye8599 2 года назад
kalmadaha micnahooda iska saxa wllyal
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 3 года назад
February 11 / 2021 Yaa ila fiirsanaya
@jbr724
@jbr724 2 года назад
00:41am 24th May 2022
@dikramohamed7316
@dikramohamed7316 3 года назад
Allayarxama raxiimin
@abdiasizderie3786
@abdiasizderie3786 6 лет назад
Allah yarxmak m.m.libn
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 4 месяца назад
Dulucda heesta waa inaanay dumarku aanay dhib iyo rafaad toona marin oo aanay balayaba arag Dagaal aanay galin Col aanu ku soo bixin Dayac aanay arag Roobab iyo dhaxan aanay arag Gurduc aanay waligoodba guurayn Inaanu jirin col doona dumarka Balse waxasoo dhan uu inan-rageed mari karro
@Walish-px7mq
@Walish-px7mq 3 года назад
Shib dhe!
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 лет назад
Erayadii adan tarabi
@sahroabdi8747
@sahroabdi8747 2 года назад
😭😭😭😭😭
@izmooo7409
@izmooo7409 Год назад
this song is one of my favourite songs 08/1/2023
@mohamedgurey8123
@mohamedgurey8123 4 года назад
Wooow
@cabdifitaxcabdi5743
@cabdifitaxcabdi5743 10 месяцев назад
😊
@kayzemohumed3251
@kayzemohumed3251 6 лет назад
Heestani waxay ka mitahay heesaha layaabkale ee uu qaaday maxed mooge liibaan heestani waa qisa dhaba waxa dhacday IN laxidhay abwaan tarabi kadib wuu ka baxsaday abwaanku aad ayaa loo baadi goobay dabadee goor danbuu ku soo beeg May reer markaa dumarkaa adhyaha maqasha ka xaranaya dabadee uu lahdlay kadib gabadhiibaatidhi waa maxay waxa goortan socdaa hadkaa suu qaadnay waaye
@ahmedfaarah2041
@ahmedfaarah2041 2 года назад
Haa waxay gabadhu waxa goortan socdaa ma jinbaa kalmadaa darted ayuu heesta u sameeyay
Далее
Classic Italian Pasta Dog
00:20
Просмотров 1,1 млн
Mohamed Mooge liibaan:  Saxarla a fududaan
8:02
Просмотров 2,1 млн
Maxamed Mooge - Sabab kale Ha moodine lyrics
7:23
Просмотров 286 тыс.
Sahra Ahmed Jamac - Bada Caashaqa with Lyrics
10:00
Просмотров 514 тыс.
Sow Sow Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge
5:46
Просмотров 134 тыс.
Mudantii Haweenkay
9:58
Просмотров 15 тыс.