Тёмный

Maxamuud Xaashi, ayaa ku hanjabay in ururkiisu jaangoyn doono Doorashada madaxtooyada. 

Galaydh Media
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@AnabAli-f8p
@AnabAli-f8p Год назад
Thank you for coming together, wonderful speech ✌
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 Год назад
Inaader xaashow adigu waqti bad haysataa ee inaad tanaasulay wan kugu ogaa geesinimadaa wadna mahadsantahay inaader ❤
@musenuur9690
@musenuur9690 Год назад
Allah ha ku barakeeyee
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Год назад
Mansha Allah Guuuuuull iyo Gobanimo Guuleysta Mar kasta insha Allah ❤❤❤❤❤
@ahmedhasan4596
@ahmedhasan4596 Год назад
Cajiiiiiiiib walee siyaadada somaliland Waa heer kale another level
@Sulmainsalad
@Sulmainsalad Год назад
M.a madaxwayne go aan kii wanaagsanaa eee lagaaga bartay baad qaadatay guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤
@donotgiveuphelpneedypeople2241
Madaxweyne Mohamud Hashi Guuleyso geesi geesi dhalay❤❤❤❤❤❤
@hodanjama493
@hodanjama493 Год назад
waligii madaxwaynee noqon mayo muuse baa ku shaqaystaay oo yidhi madaxwayne u caraar adoo uruur ah hadii aanu aqbalina xashi muhiim mahaa
@sabahmohamed9289
@sabahmohamed9289 Год назад
Subxaanalaah wixii lagu heshiiyay markii laga Leexday ayaa khilaafka keenay, xusbiyo sanad jiray na ma aha inay la tartamaan xusbiyo 10 sano jiray sharcigii ayaa lagu soo noqday, muuse iyo dawladiisa illaahay inaguma soo celiyo illaahay xaqa hayna tuso aamiin
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i Год назад
Hogaamiye dhab ah madaweynaha mustaqbalka guuleyso abidkaa
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i Год назад
Waad heleysaan inshaa allah
@prosl11
@prosl11 Год назад
Geesi geesi dhalay baad tahay hore uu soco
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Год назад
Afki heegada ayuu kuhadlaya waajeegaantii warkooda aad wateen h/jeclo iyo h/awal ilaa xiligii SNM MUNAAFAQADII H/JECLO NAFTOODA AYEY UYAABEEN MAANTA EE WALIGOD DHIB GARXAJIS UN BEY KASHAQEYNAYEN
@Sulmainsalad
@Sulmainsalad Год назад
Guul iyo gobanimo 🎉🎉🎉🎉
@baredahir5347
@baredahir5347 Год назад
Maxamuud xaashi sacabka ugaraaca sacab sacab ayuu leeyahay allaayaacisag maanshalah
@melmi9330
@melmi9330 Год назад
Hbj iyo hawl jeegaan Ilaahay inaguma soo celiyo qabyaalad,nacayb,kala qayb sanaan umadii somaliland,musuq maasuq baahsan,Allaha weyni idin qabay 🤲🤲
@ahmedjama2090
@ahmedjama2090 Год назад
10kii baa ina waalay
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i Год назад
Mid aan carabiga garaneyn.baad.u egtay
@melmi9330
@melmi9330 Год назад
Cidna adoo kale uma mahmahi karo maba dhergeysid waad ku mamtay xaraantii 7sano aad guraysay!!!!!!! 🤮🤮🤮🤮
@lakimahamet4986
@lakimahamet4986 Год назад
kaah kaah❤
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Год назад
Waa khudbadii abid ugu qiimaha badnayd ee uu jeediyo Ina Haashi, Waligay ma taageerin lkn nin ragga bakhaskii waa ceeb
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 Год назад
Adeero next time somali noogu maah maah plz thank you
@sahnim7481
@sahnim7481 Год назад
Hadalka ina xaashi markaan dhegeystey waxan xasuustay Sh. Aadan Siiro. Ale hawnaxariisto. 😢
@Internut1985
@Internut1985 Год назад
😂😂😂 sh Aden siiro iyo ninkan iimaanka la’ Xagee iska shabbahan
@noahrageh623
@noahrageh623 Год назад
Gobanimo Halyeey siyaasi hadal cad
@MurtidaTv
@MurtidaTv Год назад
Qof waalan baa tahay tuug ina xaashiyow ilaahy umada kaa qabay
@AhmedHussein-ov9mh
@AhmedHussein-ov9mh Год назад
Ma qabiilba hadlaya mise urur.
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 Год назад
Xunbaweyne 😂😂
@hodanjama493
@hodanjama493 Год назад
xaashi madigoon cago lahay baad rabtaa inaad carartid talo horta cago yeelo mado uruur ah baad madaxwayne rabtaa inaad u caraarto calaacalkaagu badanaa hadaalkaga hadii anaad badalin waliga Xisbi noqon maysiid
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Год назад
Tuugi xoolaha liqi jiray.
@hassanhashi4442
@hassanhashi4442 6 месяцев назад
Madaxwaynaha ciro xirsi dabadi
@ismailjama3411
@ismailjama3411 Год назад
Mohamoud sida aad ugu hadlaysid carabiga lama fahmayo tarjumadana qaladaad badan baa ku jira
@melmi9330
@melmi9330 Год назад
Waar tuug yahow wadanka hore u liqay ka hor dhaqaaq dadka Ilaahay ku soo qabaye yaahuu iscun 🤮odayna ma tihid tuuuuug weyn ayaaaad tahay!!!!!!
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Год назад
geeesi ina xashow guuulayso insha Allah markaaga waad helaysa guusheee guulayso walee ma jecelayn lakin marhadii dadkii wadankayga tashaden lama diidayo taladaa nabadaa keenaysaa anigu uruurkan baan jecela inuu soo baxo guuul iyo goabanimo
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Год назад
Cabdiraxman Ciro siduu rabey isagu makeenin ee taladii qurmuuneyd ee muuse ayaa keentey Jabki iyo hubkadhigistii lagu sameeyey heegadii iy jeegaantii soo society ilaa waqtigii SNM
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Год назад
Waar wuu is waalaa waxani
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 Год назад
Adigu so waa laydin raajicinayaa huwaney
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Год назад
habarjeclo waa laangaab reer yar weeye
@abdikarimahmed444
@abdikarimahmed444 Год назад
gab gab kkkk
@zakisoleiman4287
@zakisoleiman4287 Год назад
Ax yuu u maah maahaya garxajis darawal ayaa u hanjabayey kana waa kan oofwareen waa inuu halaaga kuwan waar habarjeclo haloo days dhulbahante garxajisow
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Год назад
😂😂😂 Muxuu jaangoyn miskiinku, isagaa jallaafo loo dhigee. Imika doorashada codkiisa shaqsiyeed oo kaliya ayuu leeyahay.
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 Год назад
Naw naw
@hassanhashi4442
@hassanhashi4442 6 месяцев назад
DARAWAL INTASU GARAN WAYAY WA WATARIKHDA DANBE KAH LAGUDORANDONO CIRO IYO XIRSI
@hassanhashi4442
@hassanhashi4442 6 месяцев назад
DABADI
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Год назад
😂😂😂😂muxuu yidhi kaah waa boqor sameeye horta alla marka hore boqora isagana leh inuu ciduu doono ka dhigo madaxwayne wala kaah ban jaan goyin wala cid kle 😂😂😂ha walan dheh
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Год назад
WAR HALKA KU CARARAAY SA MR KAAH SUG TIME KA GA
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir Год назад
Siyaasada laysma amaaahiyo waa lays tabceeyaa arinkan xirsi ayaaa ka dambeeyay oo soo dhigay 😂😂😂 sankuu caano ka keenay ina xaashi 🎉
@mursalawil9714
@mursalawil9714 Год назад
adeero anagaa kudooranayna
@hodanjama493
@hodanjama493 Год назад
a gaadhsinaysid
@zakisoleiman4287
@zakisoleiman4287 Год назад
Bal ninkni siduu uga cadheysan yahay garlic lagugu hoosasineyay garxajis mxaa sidan u gartay qarankee waa qaraniyagu ay leeyihiin garxajis maanta wxuu haystaa dhulbahante oo garab taagan hadii laysku soo raaco markaa inuu diido ayay ahayd hala baryee wllahi farlama qaaden wuu ka adag yahay habarjeclo wxuu uvdoon lahaa dhulbahante garxajis iyo samaroon inta kale ayay eryan lahayen wllahi garxajis sharaf ayaa uvsoo hoyan lahayd wxni waa gun guni dhashay shut
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Год назад
Haadu tugu sida u hadlo maxad kaa sugi kii xaqa laha
@abdiqanilegend1206
@abdiqanilegend1206 Год назад
Marwalba jokernimo ĺaguma shaxee, marbaa ladhahaa anaa ka hadhay ee ila shaxa
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Год назад
WA SU AAL?? MALIN TI SU AAL AH URUR DA KU MAA MAD KA SO QAB GALIN WHY
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Год назад
Libaax cadowga u noolow
Далее
Day 2 | IEM Rio 2024 | Playoffs | КРNВОЙ ЭФИР
6:11:51
Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Go'aankiisa.
32:01
Просмотров 120 тыс.
Day 2 | IEM Rio 2024 | Playoffs | КРNВОЙ ЭФИР
6:11:51