Тёмный
No video :(

Maxamuud Xaashi Cabdi oo mar kale Dhaliilo culus u jeediyey Madaxweyne Biixi. 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 85 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 559   
@naimakhayre3433
@naimakhayre3433 3 года назад
Ina xaaashi waaa nin ragged guuuul 🥰🥰🥰🥰🥰❤
@cumarmaxamed3903
@cumarmaxamed3903 3 года назад
Nin hadalo cad cad wlhi maxamuud xaaazhi hore usoco halka bugtoo abaaray libaax libaax dhalay wlhi
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 3 года назад
Anigu taaas ayaaan u aqaaaan Mucaaradnimo. Xisbiyadu mucaaaridku ha iska tageeen. Waxba igama galin inuu Systemkan kamid ahaaa. Laakin waa siday tahay Mucaaradnimadu si bulshada loogu iftiimiyo.👍👍👍
@MohamedAhmed-vq4nz
@MohamedAhmed-vq4nz 3 года назад
Sxb hadal qiimo leh baad tidhi
@khadarmohamed9212
@khadarmohamed9212 3 года назад
Mucaarid tani maha waa calacal halkii udanbaysay ninkan wa la eryay oo caubay kaga hadhay anoon muuse tageero uahayn lkin kan qudhiisa xoolihu umada ayaa kumaqan muusana cid wax laboobta marabo ee bob ayuu kujiraa wax garad oo dhana wuu iska fogeeyay
@Miraale199
@Miraale199 3 года назад
Intaan markii Dislike idhi baan hadana sii dhagaytay mise markuu wax qabadka Dawlada maraayo Like kula Booday. Waar Ninku sidii La Rabay in Mucaaradku u hadlaan buu u hadlay Ilaahay Khayr ha siiyee.
@SaidAdan
@SaidAdan 3 года назад
Adeer anigu awal iyo garxajis midna ma ihi laakiin ninkani wadanka wuu liqay ilaahay baa laga baqaaye,shaqaalaha airport kaan ahaa siday tahay buu lacagta u qaadan jiray
@Maan_koriye
@Maan_koriye 3 года назад
Ma aminsani cid lamida muse sidu wadanka u liqay cid la mida kan aan ka hadalno kani maba jogee wa hada si xadalada u hadlasid
@SaidAdan
@SaidAdan 3 года назад
@@Maan_koriye ilaa hada shaqaalaha airport ahay labada qabiilna midna ma ihi ilaahay baa ina arkaya laaluush iyo wax la iska gurtaa hada ma jiro laakiin adigu xor baad tahay waxaad doonto aamin
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 года назад
@@Maan_koriye qabyaalad ayaa ku haysa
@Maan_koriye
@Maan_koriye 3 года назад
@@SaidAdan labada walahi midna ma ihi lkn dacad hadi lo hadlo wax muse dalka ka dhacay bini adam ka horeyay kamuu dhicin wana lawada ogyhay inu ka tajiray qoyskisuna manta waa wada ganacsade wax hantiyana muna lahayn muse tasi saw cadayn buxda maaha sheekh
@Maan_koriye
@Maan_koriye 3 года назад
@Saleh Elmi oromo dalka iyada xukunta lkn xaqiiqada sidasa hegaad tahayban filaya kuwasa xaqiqada ka xanaqee kkkkkk iskadaba socde ilaa iskadaba socde
@yahyemaxamud3621
@yahyemaxamud3621 3 года назад
Waa runtii maxamuud xaashi muuse biixi ilaahay haa laxisaabtatim
@mohamedsulieman8785
@mohamedsulieman8785 3 года назад
Ma maxamuud xaashi ayaa manta ina wacdiyaya waaa aduun macankii ka dhamaday wlhi
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 3 года назад
kkkkk waad iga qoslisay
@mohamedshafici2200
@mohamedshafici2200 3 года назад
Wa yaab wlle
@caynanos
@caynanos 3 года назад
kkkkkkk
@mohamedmohamoud4056
@mohamedmohamoud4056 3 года назад
War walahi waa runta waa adun macanki Ka dhamaday wa iska Sidan markad wixi la cunayay la waayo
@mamen789
@mamen789 3 года назад
Man-sha-Allah great speech
@sahradheeman3348
@sahradheeman3348 3 года назад
Maashaa Allah wlhy waa Aftahan weeye maxa.ud xaashi wacdi iyo waani waa u dhameeyay Madaxweyne ayuu ku haboon Yahay
@nimonimco3063
@nimonimco3063 3 года назад
Siyaasigu show umada kama xishodo.markuu xil waayo calaacal badan,ohin badana.Shacabka hadaanu nahay maxaa siyaasiyintan hunguri isku haysata noga gidhiisa.🤭🤭🤭
@abubakarugaaz262
@abubakarugaaz262 3 года назад
HHH HA CALAACASHO WALIGEEDBA MBC WAXBA KA GURI MAAYO CIDNA MA MAQASHO
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 3 года назад
@Nimo Nimco dumar bad thye ragga ha soo dhex galine carurta LA ciyaar adero meeshan ragga BA isku hayee muuse balodhan WA LA xisaabtami dooneye adigu carurta LA ciyaar malaha aqoonta ku yare 🤦‍♂️🤦‍♂️🤔🤔🤔🤔
@nimonimco3063
@nimonimco3063 3 года назад
@@awdal_landtv9275 waa ayaan daro hadaabad siyaasi wali u rarantahay. Lakiin shacabku wuu fahmay sisaasiga daantiisa un u baroranaayay. Anagana waa isugu kay mid dhamaantod.Wayo siyaasigu cidna ma yaqaan ee dantiisu yaqanaa.
@afnaanyuusuf7948
@afnaanyuusuf7948 3 года назад
Adke waYe calacal mahe nin raged wye man gabku hays kah hadlo ina xashi hadal nin wayn keep going garyaqan👏👏👏👏👏♥️
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 3 года назад
like saar inta dhagaysanaysa markii Muuse laga badiyay
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 3 года назад
Waa duni ninkii shalay ku xaday maanta ku xadisayo !
@abdihassan894
@abdihassan894 3 года назад
Kkkkk aduunyo waalan
@caynanos
@caynanos 3 года назад
cadii mahaa tugii ugu weyna somaliland
@mokhadar6396
@mokhadar6396 3 года назад
Hayska ooyaan ciyaal heego iyo inta muuse biixi cagaha u dhaqdaaye wadanka waalaydinka gumaadaya dhawaan wadanku uma baahna dad gaajo soo eriday oo ka shaqaysanaya umada ee waxaa loo baahan yahay nin qaranka u shaqeeya
@abdirahmanegeh3543
@abdirahmanegeh3543 3 года назад
hhhhhh oo hadaa ba baloodhada masaakiinta laga qaadayo ayaa loo soo shaqategay
@mokhadar6396
@mokhadar6396 3 года назад
@@abdirahmanegeh3543 qofku hadaanu meel waxyaalan aanu arki jirin xeryaha digaagadaha xitaa ma dgaafo
@jamacclaahi3012
@jamacclaahi3012 3 года назад
madaxwaynaha mustaqbalka maxamuud xaashi cabdi
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 года назад
Waar odayga ha waalin sxb 😃😃😃
@busadabdi688
@busadabdi688 3 года назад
Long life mohamud hashi Abdi Siyasi aftahan aqonyahan
@bashirabdulle7625
@bashirabdulle7625 3 года назад
Waa hugaamiye aragti dheer Maxamud Hash Abdi Walal waxaan kuu doorsnaynaa hugaamiyaha somaali wayn Allah ku Tuso waan kuu bahanahaye
@hamseabdimuuse9926
@hamseabdimuuse9926 3 года назад
Niyahow anigu waxaan la yaabanahay mee xisbigii waddani la odhan jiray ma kulmiyaa mucaarad iyo muxaafadba noqday bal xisbigan muxaafadka isku badalay ee waddani eega
@barkhadabdilahi7980
@barkhadabdilahi7980 3 года назад
Kkkk waa sidaaa muuse Noolow !!!!! Cirka udir hj iyo Arb Namaba matalaan
@caynanos
@caynanos 3 года назад
ABAAR MA JIIRTO ILAHEY MUSE ROBLE AYUU KENEY
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 3 года назад
muuse qoysland weeye wixisu
@clqanifarah3517
@clqanifarah3517 3 года назад
Ina xazhi ziyazi buuxa💫
@hassanahmed898
@hassanahmed898 3 года назад
Waad noo xadiistay sheekh maxamuud waad ku mahadsantay muxaadaradaada
@abdikaniahmed9511
@abdikaniahmed9511 3 года назад
Diinta Nin Yaqaana Ayaad ila Eegtahaye ,Talow Markaad Xilka Haysay Adeer Ma Haysay Aqoonta Diiniga Ah Iyo Ku Dhaqankeeda Mise Intaad Xilka Ka Maqnayd Baad Baratay ??
@omarahmad5053
@omarahmad5053 3 года назад
😂😂🤣🤣🤣 walaal siyasinta Somalia ama somaliland masulka into gursiga hayo waa maxafiid hado ka taako waa macarad waa laqbsanay
@musjeego6779
@musjeego6779 3 года назад
Maxamuud Xaashi oo madaxweyne noqda waxaaba dhaama Muuse Biixi oo waligiis ina haysta 😂😂😂
@garaadyaasiinbille5962
@garaadyaasiinbille5962 3 года назад
Maxamuud xaashi haddalkiisan waxuu isugu jirra digniin,hogo-tusaalayn iyo tudhaale. Allahu-akbar.
@saamalsaadi1063
@saamalsaadi1063 3 года назад
Masha allah wahadal Cadiimah oo faaido xambarsan
@cabdilahck9599
@cabdilahck9599 3 года назад
Waar yaabaye anigu odaygu waxan oo cadho iyo canaan iyo caqabada dhamaantood way u wada qoran yihiin xataa ducooyinka iyo axaadiista maansooyinka hasayeeshee waa iska uun calaacal waayo hore hadii aad dib u jaleecdo qudbado badan oo uu kutaageerayay ina biixi in tan lidkeed uunbuu ku amaani jiray waana ta kadhigtay khudbadiisa cataw iyo calaacal
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 3 года назад
Xog ogaalbad ahayd, sida aad u qudbadaada waa malab iyo subag, yAA salaam, maad caytamin, waxaad rolemodar u tahay siyaasiyiinta caalamka ee sida maraykanka,. Tolo Aaway dadki u dhagaysan lahaa Caafimad qabka ? Aaway dhagihii Muwadiniintu? Ma ihi shakhsi ad isku bel kaso jedaan balse waxan ahay shakhsi taageera Qudbadaha Hufan ee siyaasiyiinta.
@alleuroone2896
@alleuroone2896 2 года назад
Eesh qiyaasag sidoo kale ma ihi shaqsi aad isku beel tihiin lakiin waxaan ahay qof siyaasadiisa tageera
@AbdisamadIsmail-by5lq
@AbdisamadIsmail-by5lq 3 года назад
Isagoo murraad sadey Murdiyoon midh kaga tagin Moora duugayoo dhacey Waxaad maal laheydeen Moodkii ka daba direy Miyuu maanta leeyahey Keena maafishkii hadhey?
@arawelo4324
@arawelo4324 3 года назад
kkkk wallee wad la heshay
@axmeddacar7657
@axmeddacar7657 3 года назад
@@arawelo4324 u8
@hanadofficial2793
@hanadofficial2793 3 года назад
Aftahanimadu waa qayb sixirka kamida ah
@ekb3848
@ekb3848 3 года назад
xaashi♥️♥️♥️
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 года назад
So much thanks HCTV. Maxamuud gucle iyo gurguurashaba samee, waxaadse mudan tahay in lagula hubiyo dhaliilaha badan ee aad nosoo gudbisey, iyadoon ra'iga la siyasadeyn cidna dhinaca lasaarin, shacabku wuxuu kulmiye ka sugayaa ,wixii uga qabsoomey balanqaadkoodi mudada 3-da sonno ah,oo ah wax la arki karo la taaban karo, horumarkuna waa dareenka qofka shacabka caadiga ah, insha'aLLaah na kheyr ayeynu ALLe ka rajeynayaa, bi'idniLLaah.
@abdiaziizmohamud2104
@abdiaziizmohamud2104 3 года назад
Maxamuud xaashi madax weyna 2022 insha allh❤️❤️❤️
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 года назад
Viva mahamud xazhi abdi
@abdowali463
@abdowali463 3 года назад
Muuse wa macangag madax adag qabyaaladuna madax martay. Muuse dalna wuxuu yaqaan Gabiley dadna Habar Awal.
@wariyexamsegaraad2614
@wariyexamsegaraad2614 3 года назад
Geesi garab waayay maxamuud xaashi
@khalidsefudiin5757
@khalidsefudiin5757 3 года назад
Hhhhhhhhhh de mxuu ku wayay
@wariyexamsegaraad2614
@wariyexamsegaraad2614 3 года назад
@@khalidsefudiin5757 siyaasi garab waayay
@khalidsefudiin5757
@khalidsefudiin5757 3 года назад
@@wariyexamsegaraad2614 hhhhh waad iska hadashay
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 года назад
Muuse baloodh shaki kuma jiro hadii ay ka codeeyaan Awdal iyo Habar jeclo afka ayuu ciida darayaa.😂😂😂😂
@cilminasiib6942
@cilminasiib6942 3 года назад
Haldoor maxamuud xashi noolow badan way danbaysaa doorashadiina waxyarbaa ka hadhay saamayntaaduna waxay muuqan doontaa markaas muusana uu isagu farta dhexda ka qaniini doonaa
@bashaarxaaji7860
@bashaarxaaji7860 3 года назад
Niicle walaahi uma qalantid madaxwayne lagu aamino qaran tuug baad tahay ooyin looma baahna soo celi hantida qaranka aad ka dhacday from oog
@nintegayootalaabsaday4589
@nintegayootalaabsaday4589 3 года назад
From oog hhhhhh
@khayrohassan1286
@khayrohassan1286 3 года назад
Muu niic layn uu idikaa iska ciyey
@maxamudismaciil165
@maxamudismaciil165 3 года назад
Hadaanu nahay garxajis bari Maxamud xashi ayaanu wadanaa
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 года назад
Waxbaba lagama qaban karo qudbada maxamuud xaashi cabdi oo ah nin indheer garad wax badan og
@MaanGal13
@MaanGal13 3 года назад
Maxamuud xaashi waa ragii xoolaha umada cunay anagu muuse biixi difaaci mayno lakiin maxamuud xaashi talo kuu dhiiban mayno
@camaarcabo1958
@camaarcabo1958 3 года назад
Mansh alH inta Uu in xaashi nolyahay wali dadkii wanagsanaaa dunida kama dhamaan
@kamilabdi9353
@kamilabdi9353 3 года назад
mujaahid sifiican ayaad wax u iftiimisay walee xagay waxaasoo lacagi qabatay toloow ma ciyaalkiisan ayaa ku tamashleeyay muuse handaraab ilaahoow nagasoo gaadh
@mustapheyacine126
@mustapheyacine126 3 года назад
Nin wDan kiisa Hore usoo cunay Hadad maanta uraxLeyso saw danbi Kuguma aHan
@caynanos
@caynanos 3 года назад
kkkk ha de wa tugaa ugu ween somaliland
@haboonmohamed7418
@haboonmohamed7418 3 года назад
Cidii aamiin sanayd inuu been sheegayo maantaba ku quuso weli la isma gadhin muuse biixi sannad ka bacdi dhenged baa lagaga soo rayaa madaxtooyada Full stop ✋🏻
@iraadarts-halabuurmedia-ha63
@iraadarts-halabuurmedia-ha63 3 года назад
Anigu wax kale kanhadlimaayo balse kulmiya wuxu maray hakii udub maratay
@hassanmahamoudjama3252
@hassanmahamoudjama3252 3 года назад
Naar....naar ..waar waa saxb shaqa tag
@raasumbarwaani5678
@raasumbarwaani5678 3 года назад
BAL EEGA KAN OGEYSIIS KA DHEX WADA COMMENT KA ADEERA MEESHA RAGBAA ISKU HAYA😂😂😂😂 ORAD WARAAQO LA WAREEG MAGAALAD 😅😅
@cawilxasan245
@cawilxasan245 3 года назад
Waxaan leeyahay maxamuud xaashi adiga yidhi doorta muuse ka yeeli Maynu catow iyo calaacal aad marki hore qarisay
@Fatiti94
@Fatiti94 3 года назад
Nin reerkisi OO kaliya so ururiyay oo ii codeya yidhi hoostana wax uga dhiibay miyu dhex gali laha ina xashi ma laydh bad la doonaysa hhh meesha cadalad kama dhicin walhi
@KhadarHussein-lp6fh
@KhadarHussein-lp6fh 3 года назад
Amaanada ma habarjeclo ayaa udhiibtaye allaha ayaa siiyay guusha
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 3 года назад
Haaaa habarjeclo ayaa u dhiibtay ma ninka is caleemo saraybad tageer santhy adigu hooyada iyo muuse biixiba iyo sacad muusahad thyba anaa Wasa kunjeer dhila Ku dhashaye
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 3 года назад
Mohamed Hashi u have no sense of somaliland diginity among the Somaliland people Mohamed Hashi u have no record of history on assistances to somaliland people Ur allegation against Musa Behi is just a Jalousie behaviour U did not have the cultural heritage of Jabar jaclo Shame to u in all views
@awarsame1611
@awarsame1611 3 года назад
Tuug xadiisaya. waa cajiib Afkii uu shalay Madaxweynaha Muse u ku amaanayey miyaanu ku oolin eega. Waa khilaaf wasiir iga dhig ka kacay
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 3 года назад
caqli yarida wasiir hankiisu ka weyn shalay dawlada isagaa maamulayay oo silnyo uu xanuunsanayay meshii silnyo isagaa taagna
@absali9613
@absali9613 3 года назад
Geesi qaran💕
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 года назад
Dukaan iska furo al xaaji mahamoud, xaaji. Bahasha dhiig kar ayaa laga qaadaa.
@mustafadark3287
@mustafadark3287 3 года назад
Madax waynaha mutaqalka soo socda insha alla
@ubaxjamac2963
@ubaxjamac2963 3 года назад
Soomalilan socoteee aduu ducyso adeer muuse biixi waa geesi nafdtiis uhura dalkan ❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🙏🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@abdiezza9594
@abdiezza9594 3 года назад
Aw Mohamoudow, ma kuusoo maslaxnaa M/ WEYNE Muse. Wax kale Garan maayee. Aw Mohamoudow, YAA HUBA IN AAD DAACAD TAHEY, AHEYDNA,
@book2316
@book2316 3 года назад
Maxamuud Xaashi wuxuu maanta ka hadlayaa towbada. Aaway towbadiisii? wuxuu ka hadlayaa if iyo aakhiro, haddaba aaway taladii naftiisa? waa cajib!
@khayrohassan1286
@khayrohassan1286 3 года назад
Maasha Allaah Afkaaga caano lagu qabay geesi geesi dhalay
@hibohassan8939
@hibohassan8939 3 года назад
Wuu iga qosliyay mohamud hashi. Muse reerkan waa in uu xaalsiiyo reerkani waa gob. Anagu waanu aaminsannayi.mohamudow dadka aqliga age iskuma xidhna.
@ahmedofficial1565
@ahmedofficial1565 3 года назад
Waa taa dimiquraadiyada hadii aay jirin sidaa madaxweenaha looma dhaliilin
@coronaviashalom1355
@coronaviashalom1355 3 года назад
Master bihii...Tuug...Criminal...habar gaabee...bilaa damiir...PTSD....without conscience...moogee...Wallahi reer Somaliland kaa faa'idii mayssid...fuckink dumb...ignorant...Bihii..
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 3 года назад
ilaahayna la kala baryi og hadalkana la kala odhan og maxamud xashi libax
@MohamedAhmed-wu3pu
@MohamedAhmed-wu3pu 3 года назад
Maxamuud Xaashoow talaan ku siinayaayee, ninka ragga calaacal looga fiican ee tasho raggu way tashadeenee oo calaacalka iska dhaaf.
@mohamed-yf5lk
@mohamed-yf5lk 3 года назад
Muse hda wa akheru al lxdahat
@ehb898
@ehb898 3 года назад
Dadkan commentga ku qorya xashi waa tuug ..yaa muuse ka tuugsan ilaa Somaliland malintay dhalty isaga iyo reerkisu waxbay xadayeen lakiin way iskasoo dhamaan
@kandarabi927
@kandarabi927 3 года назад
Walalahayo habar awal saacaddu waxay kaga fadhiisatay HJ ayaa wax xaday iyagoo maanta 2020 baloodho malafsanaya, alla laydh weynaa kkkkkk
@mataan4137
@mataan4137 2 месяца назад
❤😂😂😂 the creativity of the pobulation somaliland
@januarySl2024
@januarySl2024 3 года назад
Walaahi qosol baan joojin kariwaayey waxa maahmaah iyo tiro gabay Somaali iyo Carabi Muxamuud Xaashi ku afrogey Madaxweyne Muuse Biixi. Waxa laga yaabaa Muuse Biixi in uu ka jawaabo 3-4 maahmaahaha iyo tixaha laakiin Carabiga wuu ku asqoobayaa.
@isramohamed3453
@isramohamed3453 3 года назад
Mudane maxamuud xashi waxaan leyahay mudane hore u soco
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Год назад
Qurmis at its best!
@samayntafadhiyadadibada2534
@samayntafadhiyadadibada2534 3 года назад
maxamuud xaashi muuse wuu ka aqoonbadanyahay lakiin waa khaa,in muusena wax qorshaa wadanka uma hayo afar askari ayuu ku meeraysanayaa baanankiina waa faaruq muusena eber weeye
@edebsanaragsan7039
@edebsanaragsan7039 3 года назад
Maxamuud xaashi waa siyaasi aragti dheer kartina leh masha allh guulayso siyasi. Muusena wuxu yahay dadko dhanba og
@mowliidcaqli6218
@mowliidcaqli6218 3 года назад
Adigu kawarbixi taadii garoomada ber bera iyo hargaysa, dhaqaalihii kuwayd.
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 3 года назад
oo so kuwa aad ka dhooftid ta kale kuwyti mad tahay adigu
@abdijamac6270
@abdijamac6270 3 года назад
Ina xashow ..calaacalka badani sharaf malaha.. JEEGAANTII soconweydey!! Muusana Hargeysa Marti kuma aha!!..sidii tuur riyaale iyo silaanyo.. Laaluushna ma bixiyo ee haku daalin..
@bbffdfxx4466
@bbffdfxx4466 3 года назад
Tuur hargeisa ayu xoreeyay ee hayska hadlin
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 года назад
Adeer Tuur iyo Muuse Muuse ayaa Hargaysa Laaji kunoqonaya.Tuur tolkii ayaa iskaleh Hargaysa.Haddii aad kusoo degtay siilka inantiina haw qaadan inaad Hargaysa leedahay!
@abdikarimismail6431
@abdikarimismail6431 3 года назад
Thx ina xaashi si ruun ah ayuu uhadley,, somalidu amaba afikanka dad sisaasey ubahanyohiin
@shabanja3432
@shabanja3432 3 года назад
Huuro Ayaa dawanayaaa
@TOOSIYE
@TOOSIYE 3 года назад
Kkkkkkk waaaaaaaw esh calaaa sheik lkn markii uu wasiirka ahaa talow muu ilowsanaa mahamud hashi? Waaa in kolka masaajir imaam looga dhigaaa sheekhan hhhhh
@degandesigns959
@degandesigns959 3 года назад
Kkkkk
@abdihassan894
@abdihassan894 3 года назад
😂😂😂
@skaba6390
@skaba6390 3 года назад
War yaa ninkan wax u sheegaa ilayn doqon looma taaghelo Calaacalka jooji Cidi kaayeelimayso in aad dadka is ku dirto adkayso waa siyaasad Bariba xusbi Furo oo muuse wax tus. Tani waa sheeko dhamaatay nasiibkiisa ayuu qaadi. Kan kalena waxan rajadiisa dhigay markaa arkay Camerada uu is dabawaday oo uu rabay inuu ceebeeyo dadka.
@salmanchannel2528
@salmanchannel2528 3 года назад
Ina xaashi waa nin madhan siduu uhadlayo ninkan biriishyada dhisanayaa maanta inuu muuse caayo waa ceeb wayn waxa layaab ah inuu qabiil ku tartamayo adeero aadbaad uliidataa walahi reer qadaad wayn madhaantid calool xumada reerkiina kula duldhac meeshu waa qaran ku ma baahna walagaa maarmay, waxaad ku hadlayso qof buuxa kuma hadlo wasiirnimadina waad ku ciyaartay muuse waxan umalaynayaa inuu kaajaray lacagtii yarayd Nabigu scw wuxuu yidhi dadka imankoodu liito ayaan waxsiin jiray si ayna ugaalobin markaa ina xaashi sii guno yar si.uu ufadhiisto
@khadersicid7038
@khadersicid7038 3 года назад
Maxamuud xaashi,,,,Nagadaa Calaacalka iyo Catawga badan YaaKh
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 года назад
Ninku wuu garnaqsaday ee hala maqlo.
@rashiidsaleban8019
@rashiidsaleban8019 3 года назад
Ina xaashiyow Han hogaamineed iyo mid siyaasadeedba ma lihide ha is daalin adeer waa ku sidee dee Mida kale ninba waa markiiye adkayso dee
@user-rw1tv8oj3n
@user-rw1tv8oj3n 3 года назад
maxamud.Xaashi.boob.Dan.guud.muuse.jago.boobe.waa.xisbi.LA.eeday.hargeysa.eega.way.ooyaysaa.asalkii.hargeysi.mee.soogalayti.ayaa.boobay.burco.iyo.xarshin
@abdirixiinheelo4895
@abdirixiinheelo4895 3 года назад
Ma mar labaad ayd doneysaa inad xilka ku noqtaan habar jeclooy
@cadawjabiye7839
@cadawjabiye7839 3 года назад
Ina Xaashi iyo qabyo wasiiro maxaa nalooga dhigiwaayey uun weeye hadalkoodu
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 года назад
ex madaxweyne silaanyo inkaartan ku dhacday midkastoo oo wax ka dhigaya waxuu sheeganaya hogaamintiisii xirsi gaab ayaanu ogeyn kani arkaynaa waar ka xishooda ummadda
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 3 года назад
Habar jeclo soo rogaal celisay Rugcadaagii soo rogaal celi
@Hodansuper
@Hodansuper 3 года назад
Tuug aan tuug kale jirin ina xaashi waa lagu bartey in badan oo aad madaxtooyada dalka aad kaligaa ka talineysay adeerkaa oo tabcaan ahna aad awoodiisa ka faa,iideysatey waxba dalka kagamaad tagin aamusnaan ayaa sharaf kuu ah ina xaashiyow
@mohmoudimouzejama8107
@mohmoudimouzejama8107 3 года назад
Taladii xumaYd Shalay u UrtaY madax waynaha😆
@jimcalekaafi5616
@jimcalekaafi5616 3 года назад
Ayutulahi Mahmoud haashi Abdi
@yaxyeawaadan3562
@yaxyeawaadan3562 2 года назад
Waatii urtay eequdhuntay weliba Dulqaadkii lagu soo dhaweeyay ayuu mooday doqoniimo
@mascuudmaxamed7944
@mascuudmaxamed7944 3 года назад
Qudbada manta maxamuud xaashi waa rasas
@abdikafinursalad4482
@abdikafinursalad4482 3 года назад
muxaadiro maa socota
@dheman1418
@dheman1418 3 года назад
Adeer nagadaa waxaanoo hadala khaayin naga dhashay ayaa tahee alle haku cafiyo
@muusecabdi2887
@muusecabdi2887 3 года назад
Biyihii.hargaysa.
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 года назад
Mr hashi hadlka inta hore hadal nool maaha, inta u danbaysa waa hadal aad u fiican gaar ahaan gamacsatada qaadhaanka laga ururinayo
@choukriali1710
@choukriali1710 3 года назад
Walee aad ayuu ucadhoodey
@mutaahalarab6330
@mutaahalarab6330 3 года назад
Ninkaad shalay afkaaga ka amaanaysey baad maanta dhaliilay adkayso inbti😂
@maxamuudshabiin295
@maxamuudshabiin295 3 года назад
Siyasadu saxiptinimo joogto ah magasho way isbedbedeshaa waa danaysi dantaada hadaad kawaydo waad dhaliilikartaa heegoy muse waa bilaa abaal siduu ugulisay ugumuu hambayn isna caano ulisimaayo maxamuud xaashi waa nin hanle maaha jindagaagay awrkirale
@cadnaanfaysal9193
@cadnaanfaysal9193 3 года назад
🤣🤣🤣🤣
@fardusali5547
@fardusali5547 3 года назад
Muuse tuug ilhay haa kaa qabto wadanka
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 3 года назад
xita sugaantisu way jeegamaysan tahay gaariye iyo hadraawi ayuu kucelcelinaya
@ibraahimsaalaxx.xassan7014
@ibraahimsaalaxx.xassan7014 3 года назад
Hhhhh
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 года назад
Muuse biixi waa dictator Corrupted ah afduub ayuu ku haysta xisbiga Kulmiye
Далее
Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Go'aankiisa.
32:01
Просмотров 119 тыс.
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 4,7 млн
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09